General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. Muqdisho: Cumar Xaashi Aaden oo goor dhaw la kulmay Shariif Sheekh Axmed kalana hadlay arimo xasaasi ah. 11. maj 2009 Muqdisho(AllPuntland )- Shir aan saxaafada loo ogolaan ayna yareyd xogta laga heli karo ayaa goor dhaw ka dhacay aqalka Madaxtooyada ee magaalada Muqdisho, xili ay ku socoto duqeymo xoog leh, waxaana shirkaasi si gaar ah uyeeshay Wasiirka Amniga Qaran Cumar Xaashi Aaden iyo Madaxweynaha dawladda Faderaalka ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed. Waxyaabaha ay ka wada hadleen ayaa lugu sheegay in ay ugu weyneyd dagaalada qaraar ee ka socda magaalada Muqdisho ee lugu jabiyey cududii Milateri ee maxaakiimta iyo taageerayaasha Madaxweynaha dawladda Faderaalka ee Soomaaliya. Wasiirka Amniga Qaran Col. Cumar Xaashi Aaden ayaa lasheegay in uu sidoo kale ugudbiyey Madaxweynaha dawladda Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed xil ka qaadis deg deg ah luguna sameeyo Taliyaha ciidamada Booliska Soomaaliyeed Jen. Cabdi Xasan Cawaale (Qeydiid) oo maanta lasheegay in uu gabi ahaanba diiday in uu hubkiisa dagaal-galiyo. Xil ka qaadista uu doonayo Cumar Xaashi Aaden in uu ku sameeyo Jen. Cabdi Xasan Cawaale ayaa ah mid ay dad badan aad udhowrayaan, isla markaasna waxaa soo baxaya warar sheegaya in uu dagaalka Muqdisho galay jawiyo beeleedyo hor leh. Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa saaka si rasmi ah uga soo horjeestay in uu hub uu leeyahay qeyb ka noqdo dagaalada ka socda magaalo madaxda dalka Soomaaliya ee Muqdisho, wuxuuna sheegay in aysan muhiim aheyn in dagaal waqtigan laga curiyo magaalada Muqdisho. Cabdi Xasan Cawaale iyo Shariif Sheekh Axmed ayaa ka soo kala jeeda beelo Soomaaliyeed oo kala gedisan, inkastoo ay uwada dhasheen beelweyn guud, hadana labada Siyaasi waxa ay kala-tabanayaan waxyaabo kala gedisan, maadaama horay Cabdi Xasan Cawaale looga qabsaday Muqdisho xiligii uu Shariif Sheekh Axmed ahaa Hogaamiyihii Maxkamadaha Islaamigaa, maantana ay xaaladu ku ciirsan tahay Shariif Sheekh Axmed uuna muuqdaan in ay kala aarsanayaan. Wararka ugu dambeeyey ee Muqdisho ayaa sheegaya in kulankaasi soo dhamaaday, waxaana aan la ogaan karin waxyaabaha laysku afgartay, inkastoo ay labada Siyaasi ee Shariif Sheekh Axmed & Cumar Xaashi Aaden Saaxiibo aad iskugu dhow yihiin maalmihii ugu dambeeyey oo laga yaabo in ay hal mowqif ay yeeshaan. F. C. Geylan AllPuntland
  2. Fuad Shangoole & Xasan dahir will be defated as they always are. Anyhow if Sharif losses Mogadishu he can always come too Garowe where he will be safe.
  3. ^^^hillaac on May 11 2009 = not Allpuntland, read old boy.
  4. ^^^We of course those who love unity and governance and talk stright and not hide behidn the faith.
  5. ^^^loool. ABWAN you are sad wallahi. I feel sorry for you indeed. Your are only here to hate Puntland, but it keesp moving foreward while thsoe you used to demonstrate for are killing the people of Mogadishu, destroying the little they had. Thus keep talking old boy, facts on the ground have proven you was always a novice, clueless clan hater.
  6. ^^^Yes he did he was chased out of Galgaduud a small town called Guriceel and injured. Now to me Sharif's ********* was a bigger threat than these suicidal ******. Mogadishu if overun is longer a capital and the world will have to do business with Hargaysa and Garowe. Thats the big thing here. Al Shabaab and the ***** from Sweden will have no real impact.
  7. ^^^So when they attacked Yusuf in 2006 and he used what ever force required why did people go mad?
  8. ^^^It was them who used Mogadishu as no more than a butcher shop to kill Somali's. Even the clan poet Abshir Bacadle stated " They [fake waddado] killed more of us[clan] than Ethiopia" You have ABWAN here who does not comprehend simple logic. Yusuf made his region peaceful with a government. Sharif & Awas use their regions as battle grounds. Now who is bombing Mogadishu today and why?
  9. Muqdisho: AMISOM oo bilowday Duqeymo ka dib qeylo dhaan uga timid Shariif Sheekh Axmed iyo Ciidamadooda jooga Madaxtooyada Soomaaliya. 11. maj 2009 Muqdisho(AllPuntland )- Duqeymo culus ayaa ka socda magaalada Muqdisho ee Caasumada Soomaaliya, sida ay xaqiijiyeen Mucaaradka iyo muxaafidka dawladda Soomaaliya. Duqeymahan ayaa ka socda goobihii ay dagaaladu ka jireen 5-tii maalmood ee lasoo dhaafay, waxaana dagaalada ku naf-waayay dad badan oo kor udhaafaya 70 qof, sida ay xaqiijinayaan Ilaha caafimaadka ee wargalka ah. Duqeymaha hada ka socda magaalada Muqdisho ayaa ah kuwa ay isweydaarsanayaan dhinacyada iska soo horjeeda ee dagaalamayay maalmihii ugu dambeeyey, waxa ayna ka soo dhacaysaa agagaarka garoonka diyaaradaha iyo Aqalka Madaxtooyada sida ay sheegayaan Warar madax banaan oo laga helayo ilaha xaqiiqada ku dhow. Sarkaal magaciisa AllPuntland ugu soo koobay Xasan Deyde ayaa sheegay in garoonka diyaaradaha ciidamada AMISOM ee jooga ay soo gaartay qaylo dhaan ka timid ciidamadooda ku sugan gudaha magaalada, gaar ahaana Aqalka Madaxtooyada taasoo ku aadan in ay ku soo dhawaadeen Xoogaga ka soo horjeeda, taasna ay keentay in ay ciidamada AMISOM rasaasta culus ay isticmaalaan. Sarkaalkan ayaa sheegay in ay mucaaradka adeegsadeen laftigoodu hub waa weyn oo aad looga dareemayo caasumada Soomaaliya ee Muqdisho, ayagoo ku garaacaya Aqalka Madaxtooyada iyo goobaha aadka ugu dhaw ee ay joogaan dhinaca ka soo horjeeda. F. C. Geylan AllPuntland
  10. Muqdisho:Madaafic xoogan oo caawa Muqdisho la isku Dhaafsanayo 11. maj 2009 Muqdisho(AllPuntland )-Madaafiic xoogan ayaa caawa ku socota xaafada badan oo Caasimada markii uu qaboobay dagaalkii socday. madaaficda ayaa ah kuwa ay is dhaafsanayaan mucaaradka iyo dawlada , waxaana kooxaha mucaradka ay duqeyn ba'an u gesyten xarunta madaxtooyada Somalai , waxaana dhinaca madaxtooyada ka soo dhacay jawaabo ku socda xaafada ay tuhmayaan ciidamada Amisom in ay ka soo dhacayaan madaaficda. madaaficda ayaa khasaare u geysanaya inta badan dad badan oo rayid ah kuwaas oo ay guryahooda ugu tageyso. Degmooyinka Shibis iyo Boondhere madafic lagu soo riday waxaa ku geeriyooday dad shacab ah , waxaana uu dilay madfac soo dhacay qoys ka koobnaa 4-ruux oo ay laba caruuri tahay. madaaficfda madaxtooyada ka so dhaceysay ayaa iyana dad badan ku laayey xaafadaha S/xoolaha iyo tawfiiq . Dhinaca kale dagaalka galay mnaalinti shanaad ayaa waxaa uu yeelanayaa jawi u muuqda in uu ku so uruurau xaafadaha W/Muqdisho taas oo loo aaneynayo Xisbul islaam iyo Shabab oo soo qabsaday dhaman xarumibhi dawlada ee K/Muqdisho. Xafiiska wararka Muqdisho AllPuntland
  11. ^^^What do you guys know that we dont?
  12. ^^^rabid anger and frustration. Your great Wadaad's are killing and maiming kids and women and bombing Mosques. ABWAN you have no argument and no shame saxib.
  13. ^^^So Sharif is Mohamed Ali and Xasan Dahir is George Foreman? A rope a dope technique is in effect is that what you are saying brother? Hope it is otherwise he is finished and will be the lamest of the lame even worse than A/Qasin.
  14. ^^^These men suffer from Rabid disorder, everytime excuses are made , they started to belive their own lies and look what it got them.
  15. ^^^lool. You the one getting angry at the word Puntland while you show little feeling for the people who are daying by the same clowns who have been killing them for 19 years. who is bombing Mogadishu today? Not Puntland, not Yusuf just the same clan militia who you have been raising money for.
  16. ABWAN: The facts as proven by todays war,today war it was your clan militias who were bombing Mogadishu as they are today. They even bombed Cabdala & Cawarere Mosque killing 15 civilians. Abdullahi Yusuf defeated them in the bushes, they fought him in the homes of the people of Mogadishu as they do today.
  17. ^^^My friend, these clowns could not take galgaduud, so lets wait, Garowe, killed AL Itixaad it will kill Fuad Shangoole and your delusions. Also dont cry when these clowns get shott down soon enough
  18. ^^^Sharif has no authority he failed because of Omar Hashi Adan and Abdulkadir Ali Omars clanish tactics. PeaceNow: I dont think Al Shabaab can takeover Puntland or Somaliland, they have used the vacume in the south and they need to worry about the Ethiopians and others who will come to support the defeated leader.
  19. The Sharif can flee only Garowe.. Thus we will welcome him and all the embassies unil he can re liberate Mogadishu...
  20. ^^Yup they are but for how long? Bullies will get bigger bullies soon, no doubt.
  21. ^^^History will vindicate Yusuf, Founder of Puntland state that has outlived his power days he was the closest to creating a system of government of all clans.
  22. Muqdisho: Xaaladaha dagaalka Muqdisho oo isbadalay & Wararkii ugu dambeeyey. 11. maj 2009 Muqdisho(AllPuntland )- Dagaalada Muqdisho ayaa lasoo baxay kaarar hor leh, waxaana magaalada badankeeda ku faafay dagaaladii ugu xumaa ee abid ka dhaca, kuwasoo dhacay maanta galinkii dambe. Dagaalka maanta oo aysan dhinacyadu waxba iskula harin ayaa ugu dambeyntii hada ka socda meelihii uu ka bilowday saakadii hore, ayadoo dhinacyada diidan dawladda Faderaalka ee Soomaaliya lasheegay in ay ka soo ruqaansadeen saldhigyadii Milateri ee ay saaka joogeen oo ay horay ugu durkeen goobaha ciidamada dawladda. Wariyaha AllPuntland ee Muqdisho ayaa soo sheegaya in ay dagaaladan umuuqdaan kuwa jawi cusub galay, maadaama rag ka tirsanaa dawladda Soomaaliya aysan wali ciidamadooda dagaalka galin, siiba rag taageersan nidaamka Siyaasadeed ee Madaxweynaha dawladda Faderaalka ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed, isla markaasna ay mudo dheer ku soo wada jireen dagaal ay la galeen dawladihii ugu horeeyey Muqdisho. Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya oo lasoo hadlay AllPuntland ayaa ka dayriyey xaalka Caasumada, wuxuuna sheegay in ay dagaaladu isku badali doonaan hadii aan wax laga qaban qaab qabaa'iileed ayna dagaaladu isku badalayaan Koonfur iyo Waqooyi ee magaalada Muqdisho. Ciidamo badan oo taageersan Al- Shabaab & Xisbul Islaam ahna gurmadkii labaad ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho, kuwasoo ka soo baxay goobaha aadka ugu durugsan magaalada ay dagaaladu ka socdaan ee Muqdisho. F. C. Geylan AllPuntland
  23. Its Clan Courts war. Kashafa adeer they have lost and they have in Meiji's words betrayed the clan. Its over for Mogadishu and they know it.
  24. He singularly made these issues his war cries. Now they are using it against him and he is dumbfounded. ALso the man has no strategy, while Xasan dahir is playing all the tricks, he just got 50 technicals ina day from his sub clan and routed the clan militias of Shirkoole.
  25. ^^^Always found it strange how that was the mans alias, Ato, Buur and so on I know but making love to sheep.