
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
New York: Sharif Hotel no deal was made with Djibouti what ?
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^lool.^^^lool. Juje adeer, the Americans must have blown his bubble, since this is the first time he admitted there was no deal struck in Djibouti, contrary to his long silence and the utterances of fake “Professor” Ibbi. Juje, respect the state of Puntland adeer its the only thing that protects your cousin from the idiotic vultures. -
^^^Also another crap website called Jowhar.com both support harif Hotel and would never report such a thing if it was not true.
-
Somalia: Puntland govt to institute new public finance system 27 Sep 27, 2009 - 11:16:18 PM Garowe Online on Facebook BOSSASO, Somalia Sep 27 (Garowe Online) - The United Nations is assisting Somalia's Puntland State government institute a better public finance management system using modern technology, Radio Garowe reports. A training seminar began this week in the Gulf of Aden port city of Bossaso, Puntland's commercial capital, with Ministry of Finance workers benefiting from the program. Puntland Finance Minister Farah Ali Jama told the VOA Somali Service that Ministry employees are being trained to use the new computerized public finance system, with the assistance of the United Nations Development Program (UNDP). "This is a new system using modern technology to improve accountability standards," the Finance Minister said. He noted that the Ministry's regional offices will be using the new computerized system to keep track of the government's revenue and expenditure and to avoid the mismanagement of funds. Puntland's government has been using the same paper system since the state government was established in 1998. Ministry of Finance sources say the paper system is "outdated" and does not prevent corruption. Dr. Abdirahman Mohamed "Farole," who became Puntland's president in the democratic election of Jan. 2009, campaigned on a platform of change and the new public finance system is part of the changes the Farole administration has enacted in Puntland. Source: Garowe Online
-
New York: Sharif Hotel no deal was made with Djibouti what ?
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
What did the Americans tell good old Sharif Hotel? -
New York: Sharif Hotel no deal was made with Djibouti what ?
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Heshiiska Puntland Sharif ayaa sidoo kale ka hadlay heshiis uu dhawaan Ra'iisul Wasaare Cumar C/rashid la saxiixday maamul-goboleedka Puntland, wuxuuna sheegay ineysan jirin in heshiiskaas lagu xadgudbay, sida kasoo yeertay qaar kamid ah masuuliyiinta Puntland. Wuxuu nasiib darro ku tilmaamay inay jiraan dad mar walba weecinaya ujeedada wanaag walba oo ay dowladdiisu sameyso. Wareysiga madaxweyne Sharif -
New York: Sharif Hotel no deal was made with Djibouti what ?
General Duke posted a topic in Politics
New York: Shariif Sheekh Axmed oo beeniyey heshiiskii uu Jabuuti ku saxiixay wasiir ka tirsan dawladiisu. 28. september 2009 New-York(AllPuntland )- Madaxweynaha dawladda Faderaalka ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo ku sugan dalka Mareykanka, lana hadlayay Idaacada Codka Mareykanka ee VOA-da ayaa difaacay talaabadii uu Wasiir ka mid ah dawladiisu ugu saxiixay dawladda Jabuuti, heshiis ka hor imaanaya mid uu galay Raysalwasaaraha dawladda Faderaalka ee Soomaaliya Md, Cumar C/rishiid Cali Sharmaake. Shariif ayaa sheegay in aysan waxba ka dhaxeyn heshiisyadaasi, isagoo sheegay in kii dalka Jabuuti lugu saxiixay loo dhigay si qaldan, isagoo sheegay in aysan dawladda Puntland waxba hubsan oo ay Idaacadaha ka eedeeyeen Wasiiro ka tirsan dawladda Faderaalka ee Soomaaliya. Madaxweynaha dawladda Soomaaliya ayaa sheegay in uusan Ibi heshiis lagalin dawladda Jabuuti, balse uu Shir Jaraa’id oo kaliya la qabtay Wasiir ka tirsan dawladda Jabuuti, wuxuuna hadalkan dhabar jab weyn ku noqonayaa iyo kala hadal dawladda Faderaalka ee Soomaaliya. Wasiirka Kulluumeysiga iyo Kheyraadka Badda ee Soomaaliya Prof. Ibi ayaa xaqiijiyey galintaanka heshiiskaas, oo uu sheegay in uu yahay mid dan u ah Umadda Soomaaliyeed, isagoo sidoo kale soo qaaday saameynta heshiiska uu galay iyo heshiiskii lugu saxiixay magaalada Gaalkacyo. Madaxweynaha dawladda Soomaaliya ayaa xaqiijiyay in aysan waxba ka jirin ayna been tahay heshiis lagalay, taasoo ka hor imaanaysa hadalka Wasiirkii sheegay in uu saxiixay heshiiskaasi, waxaana hadalkan aad uga yaabay dad badan oo Soomaaliyeed oo la socday xaaladahaasi. Raysalwasaaraha Soomaaliya Md. Cumar C/rishiid Cali Sharmaake ayaa dhawaan sheegay in heshiiskii uu lagalay dawladda Puntland uu yahay, mid sax ah oo aysan jirin wax ka qaldan, isla markaasna aysan jirin doonin cid ka hor timaada, wuxuuna sheegay in uusan saameyn ku laheyn heshiiskii magaalada Jabuuti lugu saxiixay, balse uu Madaxweynaha Soomaaliya uu shalay sheegay in uusan aheyn Heshiis, balse uu u ahaa oo kaliya wada hadalada labadaas Wasiir dhexmaray. F. C. Maxamed AllPuntland -
Xaalada magaalada Beledweyn oo degan, kadib dagaal ka dhacay Galbeedka Xaalada Magaalada Beledweyn ee Gobolka Hiiraan ayaa degan kadib dagaalo ka dhacay barqanimadii maanta Galbeedka Magaalada oo ay ku faafeen Ciidamada Dowladda markii ay la wareegeen. Ciidamada Dowladda oo ku sugan dhanka Bari ee magaalada ayaa laga soo eryay Xaafadaha Galbeedka oo ay ka geysteen dhac iyo bililaqo, waxaana ka hortagay ganacsato is abaabushay oo dagaal la galay. Ganacsatada ku dhaqan Galbeedka ayaa dagaalka ay la galeen Ciidamada Dowladda kadib keenay in Ciidamada ay dib u gurtaan oo ay ka baxaan xaafadihii ay ku jarmaadeen ee Galbeedka. Wararkii ugu dambeeyay ayaa sheegaya in Ciidamada Dowladda ay heegan ka galeen dhanka Bari oo ay u muuqdaan kuwo ku fara adeegaya si aan loogaga saarin. Waabarigii saaka ayay aheyd markii Ciidamada Dowladda ay la wareegeen guud ahaan magaalada Beledweyn, kadib markii ay isaga baxeen Ciidamadii Xisbul Islaam,waxaana la ogeyn halka uu qabtay Sheekh C/raxmaan Mocow Gudoomiyihii hore ee Gobolka Hiiraan. Man cada sida ay ku dambeyn doonto Mustaqbalka magaalada Beledweyn oo ay ka jirto loolan dhinaca Maamulka oo ka dhex taagan Kooxaha isaga soo horjeeda siyaasada dalka Hoyga wararka Somaliyed www.Jowhar.com Jowharcom@hotmail.co m Jowharcom@gmail.com
-
Ciidamada dowladda oo laga saaray galbeedka magaalada B/weyn & ciidamada oo isugu uruuray Bariga. (28-09-2009) Ciidamada dowladda soomaaliya ee saaka la wareegay magaalada B/weyn ayaa laga saaray galbeedka magaalada B/weyn kadib markii ay iska caabin kala kulmeen ganacsato ka soo jeeda Galbeed oo gacan ka helayay qeybo ka mid ah kooxaha mucaaradka. Xaalada oo ah mid haatan degan ayaa waxaa ciidamada dowladda ay isugu soo uruureen dhinaca bari ee magaalada, waxaana kooxaha mucaaradka ay soo buuxiyeen dhanka galbeed ee magaalada. Wararka laga helayo magaalada B/weyn ayaa sheegaya in dagaalka ka dhacay galbeedka uu ka dambeeyay kadib markii qaar ka mid ah ciidamada ay ku kaceen falal burcadnimo ah,taasoo keentay in ay qoryahooda la soo baxaan ganacsatada ku sugan galbeedka. Ciidamada dowladda ayaa difaac ku jira haatan, waxaana ay ka soo baxeen Xaafada H/wadaag ee dhinaca galbeed ee magaalada, waxaana ciidamada ay ku sugan yihiin xarunta maamulka saldhiga booliska oo ay ku xoogan yihiin. Lama saadaalin karo sida ay wax isu badali karaan,hase yeeshee magaalada B/weyn ayaa waxay caan ku tahay is badalada dhanka maamulka ee u dhaxeeya dhinacyada isku haya. Dagaalkii ka dhacay barqanimadii maanta galbeedka magaalada B/weyn ayaa waxaa ku dhaawacmay sarkaal lagu magaacay salaad Xareed oo ahaa saraakiishii hogaamineysay ciidamada dowladda. Ma jirto wax war ah oo ka soo baxay Maamulka dowladda Kmg ee la wareegay magaalada, hase ahaatee waxay arinta u muuqataa in ciidamada dowladda haatan isugu soo uruureen dhanka bari oo ay muuqato in ciidamada qeyb kaliya oo magaalada ay gacanta ku hayaan. Dalkanews.com, Muqdisho
-
Government troops or some old men going on a picnic
-
Is the kid at the top not Sharif Hotels?
-
this is a nice pic I like the casual dress.
-
There are more murders in Norh Minneapolis than these two cities. There were more murders in Gebilay than these two cities this year as you are aware of.
-
^^^ Adeer like I stated before nonoje cares for your claims and do tell which major town they controller? Also how many they took over in Sharif Hotels time?
-
^^^ " I see right through you" what is that some Gypsie magic. Did you read a card or something? Adeer no one cares, as I have said before you have no clue about what you talk about. Your identity is also bogus much like your leader Sharif Hotel is no Shiekh & the likes of the poster here is no nationalist.
-
Xoogaga Al Shabaab oo laga qabsaday Kismayo 27 Sep 27, 2009 - 5:54:40 PM Ciidamo taabacsan Sh. Xasan C/llaahi Xirsi [Turkey] oo ah gudoomiye ku xigeenka Ururka Xisbul Islam iyo Ciidamada Caanoole ayaa si nabadgalyo ah xalay galinkii dambe [sep 27] kula wareegay Magaalada Kismaayo, halkaasoo ay gacanta ku haysay Al-shabaab. Wariyeyaal ku sugan Kismaayo ayaa u xaqiijiyay GO in ciidamo uu wato Sh. Axmed Max'ed Islam [Madoobe] oo taabacsan Sh. Xasan Turkey ay magaalada ku sugan yihiin, iyado saraakiishii Al-shabaab ay aadeen dhanka degmada Jamaame. "Magaalada waxaa soo galay ciidamo fara badan, saraakiishii Al-shabaab xalay ayay isaga baxeen; xarunta maamulka gobolka waxaa ku sugan Sh. Axmed Madoobe" ayuu yiri goobjooge ku sugan Kismaayo oo magaciisa qariyay. Xaalada Magaalada ayaa dagan iyadoo maxaabiistii ku jiray xabsiga la xaqiijiyay in la sii daayay, waxaana mas'uulka la wareegay Kismaayo oo lagu waday inuu maanta shir jaraa'id qabto uu sheegay inuu saxaafada berri la hadli doono. Ururka Al-shabaab ayaan weli ka haldin qaabkii ay Magaalada Kismaayo gacantooda uga baxday, inkastoo wararka laga helayo Baydhabo ay sheegayaan in ciidamo gurmad ah ay kooxdan u dirftay Gobolka J/hoose. Sh. Xasan Tukey ayaa dhawaan sheegay inuusan aqoonsanayn maamulka cusub ee looga dhawaaqay Kismaayo, kaasoo ku biiray maamulada taageersan Al-shabaab ee ka jira gobolada koonfureed ee Somalia. "Magacii maamulka Islaamiga ah ee Kismaayo waa la badalay, waxaana loo bixiyay - Maamulka Walaayada Kismaayo - waxaana hoostagaynaa Al-shabaab" ayuu Sh. Xasan Yacquub Cali u sheegay warbaahinta laba maalmood ka hor. Idaacadii tageersanayd Al-shabaab ee [Al-Andulus] ayaan maanta u shaqeynayn sidii hore, iyadoo la sheegay inay ka baxayaan Aayado Qur'aan ah, iyadoo inta badan wariyeyaashii idaacadaas aan la garanayn halka ay aadeen. Magaalada Kismaayo ayaa waxay ka mid tahay magaalooyinka dhaqaalaha leh ee Somalia, waxaana muddo sanad ka hor laga qabsaday ciidamo taabacsan Col. Barre Hiiraale oo ka tirsan xildhibaanada GAROWE ONLINE
-
Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka jubada Hoose ayaa sheegaya in kadib markii xalay 11:00 habeenimo uu soo gaaray magaalada Kismaayo Sh Ahmed Max'ed Islan (Madoobe) oo horkacaaya maleeshiyaad iyo gaadiid dagaal kuwaasoo laba jiho ka soo kala galay magaalada, waxaana la sheegay in Horjoogayaasha Shababka si lama filaan ay ay uga baxeen gudaha magaalada Kismaayo iyagoo dib ugu gurtay dhinaca Goobweyn. Xogtaan ayaa Tilmaamatay in dhaqdhaqaaq xoogan iyo dareen colaadeed ay xalay ilaa saakay ka jirto gudaha magaalada, waxaan wararku sheegayaan in maleeshiyaadka Ciidamada uu horkacaayo Sh.Ahmed Madoobe ay ka soo galeen magaalada Kismaayo laba jiho oo kala ah wadadda dheer ee ka timaada Dhoobley iyo dhanka Buula Xaaji waxaana dibada magaalada kaga hortagay oo soo galbiyey Maleeshiyaa dka Mucaskarka raskambooni kuwa Caanoole iyo kuwo kale oo beelaha ah kuna sugnaa agagaarka warshada Hilibka. Maleeshiyaadka Al-Sh abaab ayaan isku dayin in ay horjoogsadaan malees hiyaadka uu wato Sh Ahmed Madoobe waxaana la filayaa in uu saakay kulamo la qaato odaayasha dhaqanka & ergada Xisbul Islaam ee ku sugan magaalada Kismaayo. Wararkii ugu danbeeyey magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in madaxdii Al-Shabaab iyo ciidankoodii ay ka baxeen magaalda Kismaayo waxayna ku sugan yihiin Deegaanka Goobweyn lamana yaqaan sababta ay uga baxeen magaalada Kismaayo, waxeyse wararku intaasi raaciyeen iney aad uga fajicisay tirada Maleeshiyaadka & gaadiidka dagaalka ee Mucaskarada Raskambooni & Caanoole ay soo abaabuleen soona geliyeen gudaha magaalada, waxeyna wada tashi dheer kadib go'aansadeen iney dib uga gurtaan gudaha magaalada oo difaac ka galaan wadada ka timaada magaalada Muqdisho. Xaalada Amaan magaalada Kismaayo ayaa lagu tilmaamay mid kacsan, kadib markii ay dib u gurteen Horjogayaasha & maleeshiyadka Shababka, waxaana magaalada hadda u qeybsan tahay laba qeybood sidii aheyd waagii uu ka talinaayay Col.Barre Hiiraale, waxaana laga cabsi qabaa inuu ka qarxo dagaal lagu hoobto uu dhex mara Maleeshiyaadka labada urur, ilaa hadda ma jiraan cid u istaagtay iney dhex dhexaadiyaan.
-
^^ No insult the man claims his countrymen are Romanians who don like Gypsies. Thus I think he got lost this is Somaliaonline or he is another fak "Mogadishu society" individual who is so weak, hat he prtends to be from Vlad the Impalars homeland.
-
Gypsie lad, for all your rant, NATO is workimg with the state of Puntland and the state has reached an agreement with the international community to build the naval base in the state in order to combat piracy. Like I stated earlier one can get angry about this news, but its a promising start and we can not avoid the world powers in any way.