
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Madhabaa in Sirdoon ka tirsan dawladda Itoobiya ciidamadeeda Sirdoonka ay Puntland Xabsiyadeda mid ka mid ah ku hayso....Warbixin... Posted to the MOL November 10, 2009, 6:46 am Bosaso - APL ayaa xog baaris xoog leh ku samaysay sida ay wax uga jiraan warka sheegaya in Sarkaal sare oo ka tirsan ciidamada dawladda Itoobiya ee dhinaca Sirdoonka hada lugu hayo xabsiyada Puntland, mid ka mid ah, isla markaasna ladoonayo dhawaan in la horgeeyo Maxkamad si loogu qaado dambiga waqtigan loo haysto. APL ayaa la xariirtay Aqalka Madaxtooyada Puntland, Wasaaraddaha Mataanaha ee Arrimaha gudaha iyo Amniga Puntland & waliba Saraakiisha gacanta ku haysa xabsiyada Puntland, waxa ayna qireen jiritaanka warkaas, isla markaasna waxa ayba si hoose ugu sheegeen APL in ay wali wadan ugaarsashada qaar ka mid ah Saraakiishaas oo hada ku sugan deegaanada Puntland, isla markaasna ka dhuumanaya ciidamada dawladda Puntland. Sarkaal sare oo ka tirsan Aqalka Madaxtooyada ayaa usheegay APL in ay hayaan qaar ka mid ah Wardoonka Itoobiya, oo doonayay in ay falal guracan ka fuliyaan Puntland, kuwaas oo hada ku jira gacanta dawladda Puntland, isla markaasna ay ku hayaan baaritaan dheeraad ah oo ku aadan sababaha kalifay arrimahaasi. Saraakiisha Xabsiyad Puntland ayaa qiray sidoo kale jiritaanka warkan, waxa ayna shegeen in ay dawladda Itoobiya sirdoon badan ujoogaan Puntland, kuwaas oo ka baxsan Sarkaal ay og tahay dawladda Puntland ee jooga magaalada Garowe, kaas oo howshiisu tahay la socodka xiriirka labada dhinac iyo howlaha Safaarada. Puntland ayaa horay ugu eedaysay dawladda Itoobiya in ay jabinayso heshiisyadii horay loo gaaray, isla markaasna Puntland waxa ay sheegtay in dagaalka ka socda Bariga Itoobiya, ay doonayaan dhinacyada ku dagaalamaya in ay usoo weeciyaan gudaha Puntland oo horumar markan gaartay. " Itoobiya & ONLF labaduba waxa ay ku balameen burburinta Puntland, balse cidna kama yeelayno, ONLF dad dagaalkaas usoo dirsatay ayan qabanay, Itoobiyana waan ka qabanay, hal qof oo amaan la'aan keenaya Puntland sharci adag ayuu cagihiisa ku soo raadsaday, waana lugu qaadayaa sida aad og tihiina, hada Xabsiyadeena waxaa ku jira ONLF rag ka tirsan iyo Sirdoonka Itoobiya dad ka tirsan oo Soomaali ah, labadaba talaabo isku mid ah ayaan ka qaadaynaa" Ayuu yiri Sarkaal ka gaabsaday Magaciisa. Aqalka Madaxtooyada ee Puntland ayaa APL ay ka soo xigatay in ay dawladda Itoobiya ka soo codsatay dawladda Puntland in gacanta loosoo galiyo rag ay ku sheegtay, in ay ka tirsan yihiin ONLF, oo lugu hayo Xabsiyada Puntland, isla markaasna ay dooneyso Itoobiya in ay rageeda ka tirsan Sirdoonkeda ee lugu hayo Xabsiyada Puntland ay ka dhigto in ay yihiin ONLF oo sidaas kula baxdo, laakiin Hogaanka sarre ee Puntland ayaa ka biyo diiday arrintaasi. Waqtigan la joogo dawladda Puntland ayaa gobaladedu ay ku sugan yihiin xaalado qatar ah oo dhanka amaanka ah, taasina waxa ay keentay in ay dawladda Puntland ay xirto oo ay sharciga horkeento cid kasta oo ay lugu tuhmayo ka shaqeynta amaan la'aanta Puntland, waxaana dawladdu ay qaaday todobaadkii ugu dambeeyey howlgalkii ugu xooga badnaa kaas oo ay hada maamulayso, waxana ciidan badan la dhigay magaalada Bosaso oo halka ay ka taagan yihiin xiisadahan. Dhamaadkii Sannadkii 2008-dii ayaa sidan oo kale ay ka dhacday gobalada Puntland, taasina waxa ay keentay in dawladdii Puntland ee waqtigaas ay faraha ka qaaday talaabooyin badan oo ay maanta qaaday dawladda Madaxweyne Faroole, waxaana dawladdan ay ka adag tahay dawladdii hore marka loo fiiriyo dhinaca go'aan qaadashada, Madaxweyne Cadde Muuse ayaa sannadkii 2008-dii Wariyaasha ugu sheegay Bosaso in ay amaanka magaaladaasi kala shaqeynayaan dadka rayidka ah, laakiin taasi waxaa ka biyo diiday waqtigan Madaxweyne Faroole iyo kuxigeenkiisa Jeneral Cabdi-Samad Cali Shire, waxa ayna sheegeen in dadku ay yihiin bixiyaal Canshuureed, isla markaasna sugida amaanka ay tahay howshooda, aysan dhag-jalaq usiin doonin hadalada ka imaanaya Odayaasha dhaqanka iyo dadka ay ku sheegeen kuwa fidnimada ugargaaraya.
-
Nairobi: President Faroole meets with Mr Payne other US officials
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Nayrobi: Madaxweyne Faroole oo la kulmay Deeq Bixiyasha Caalamka ee Nayroobi jooga. 10. november 2009 Nayrobi(AllPuntland)- Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. C/rixmaan Sheekh Maxamed Maxamuud (Faroole) oo hada booqasho qaadan doonto mudo todobaad ah ku jooga dalka Kenya ayaa kula kulmay xalay magaaladaasi, Deeq Bixiyaasha Caalamiga ah oo uu kala hadlay xaaladaha Puntland iyo sidii ay taageero wanaagsan usiin lahaayeen. Madaxweynaha Puntland ayaa lasoo qaaday Danjirayaasha uu la kulmay balamadii ay horay ulahaayeen, waxaana ay isku afgarteen in mashaariic horumarineed si dhaqso badan looga fuliyo gudaha deegaanada Puntland, ayadoo laga amba qaadayo nabadgalyada ka jirta Puntland. Madaxweynaha ayaa hordhigay Deeq Bixiyaasha balanqaadyadii ay horay ugu sameeyeen, waxaana uu la kulmay Danjirayaasha Mareykanka iyo Reer Yurub ujooga magaalada Nayrobi, qaarkood oo uu si gaar ah ula soo qaaday caawinta hanaanka Maamul ee Puntland, oo uu sheegay in uu hada doonayo taabagalinta qorshayaal dheer oo ku aadan horumarka deegaanadaas, kuwaas oo ay ka mid yihiin dhismaha nidaamka Asxaabta badan iyo gaarida Dimuquraadiyad waafi ah oo ka hirgasha Puntland. Deeq Bixiyaasha qaarkood ayaa sheegay in ay garan istaagi doonaan qorshayaal ugudbiyey Madaxweynaha Puntland Dr. C/rixmaan Sheekh Maxamed, ayagoo ku amaanay talaabooyinkii uu qaaday mudooyinkii ugu dambeeyey oo ay ku jireen kuwa dhinaca Dastuurka horay loogu qaaday. Danjirayaasha Reer Yurub ayaa sheegay in ay sannadka soo socda ee 2010-ka ay mashaariic badan ka fulin doonaan gudaha deegaanada Puntland, waxa ayna balan qaadeen in ay sidoo kale dhameystir ku sameyn doonaan inta sannadkan ka dhiman Mashaariic qeybo ah oo ka jirta Puntland. Madaxweynaha Puntland Dr. C/rixmaan Maxamed Maxamuud wuxuu sidoo kale la kulmay Qamciyada Qaruumaha ka dhaxeysa oo uu kala hadlay caawinta dadka ku soo barakacay Puntland, isagoo usheegay in ay balamo badan lahaayeen, balse looga baahan yahay inta ka dhiman sannadkan in ay waxqabad muuqda ka hirgalayaan Puntland, ayadoo wax loo qabanayo dadka ka yimid gobalada kala gedisan ee jooga Puntland. Dawladda Puntland ayaa go'aan cad ku gaartay dadka ka yimaada Koonfurta Soomaaliya, ay xero Qaxooti looga sameeyo magaalada Gaalkacyo ee Puntland, maadaama magaaladaas ay ku taala xadka ay Puntland la wadaagto Koonfurta dalka Soomaaliya oo aysan dadkaasi halkaas soo dhaafin, waxaana Qaramada Midowbay loo gudbiyey qorshe dheer oo ku aadan wax uqabashada dadkaasi. Ilo ku dhow dhow Madaxweynaha ayaa xaqiijiyey in ay Qaramada Midowbay soo dhaweysay go'aanka Madaxweynaha Puntland, isla markaasna ay sheegeen in ay sida ugu dhaqsaha badan dadkaasi ugu fidin doonaan gargaaro wanaagsan, ayna udhisi doonaan Xeryo Qaxooti, si aysan dhib ugu geysan amaanka deegaanada Puntland oo aysan ugu soo dhex-dhuuman kooxaha doonaya in ay qasaan amaanka Puntland. Madaxweynaha Puntland ayaa la kulmi doona Saacadaha fooda nagu soo haya Raysalwasaaraha dawladda Faderaalka ee Soomaaliya Md, Cumar C/rishiid Cali Sharmaake oo ay isla soo qaadayaan xaaladaha qalafsan ee ka taagan gudaha dalka Soomaaliya & hirgalinta heshiiskii lugu saxiixay magaalada Gaalkacyo, kaas oo ku wajahnaa xiriirka labada dhinac. F. C. Maxamed AllPuntland -
Nairobi: President Faroole meets with Mr Payne other US officials
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
It seems Shankaroon is being avoided as if the lady catched the H1N1 virus. -
Madaxweynaha Puntland oo kulamo la yeeshay madax ka tirsan dawlada Maraykanka. Nairobi, Nov 10 - Madaxweynaha dawladda Puntland ayaa kulamo kala duwan maalintii shaley 9 Nov, 2009 iyo maanta Nov 10, 2009 la qaatey sarakiil ka tirsan Wasaarada arrimaha dibaadda Mareykanka oo uu horkacayey safiirka Mareykanka Michael Ranneberger. Kulankaan oo ka dhacey aqalka safiirka ka dagan yahay magaalada Nairobi ayaa waxaa lagu qaada dhigey sidii maamulka Puntland iyo Mareykanka isaga kaashan lahaayeen hurumarinta arrimaha bulshada , la dagaalanka burcad badeedka iyo hagaajinta amniga guud ee Puntland. Waxaa magaalada Nairobi ku sugan saraakiil badan oo ka tirsan wasaarada arrimaha dibadda Mareykanka kuwaasoo qoondeynaya tageerada dowlada Mareykanka siineyso sanadkaan Somalia. Madaxweynaha Puntland iyo waftigiisa ayaa la kulmey sidoo kale Honorable Donald M. Payne oo ah u qaybsanaha arrimaha Afrika aqalka Wakiilada Mareykanka. Kulankaan oo ka dhacey Hotelka Payne ka dagan yahay magaalada Nairobi ee InterContinental kaas ayaa laga hadley xaalada guud ee Somalia gaar ahaan Puntland. Kulankan Madaxweynaha Puntland la qaatey Payne ayaa ahaa mid daba socdey booqashadii waftiga Mud.Farole ku tagey cariga Mareykanka kaas oo albaabka u furey Puntland in beesha caalamku toos ula soo xiriirto Puntland. Payne ayaa sheegey in mamaulka cusub ee Puntland guulo ka gaarey hagaajinta amniga sida la dagaalanka burcad badeedka iyo maareynta misaaniyada taas oo wax badan ka badashay hab socodka howlaha dowladda. Kulankaan ayaa ku soo dhamaadey Qado labada dhinac yeesheen taasoo lagu lafagurey sidii tageero caalami ah loo siin lahaa Puntland. Kulamada madaxweynaha ayaa weli socda isaga oo la kulmaya wixii maalinta berri ah ka bilowda jaaliyada Puntland, saraakiil ka tirsan dowladda Federaalka iyo jalaiyadaha Somalida Ethiopia. Xafiiska Madaxweynaha Garowe, Somalia
-
Disclaimer: Gen Duke has not been in the chat room
General Duke replied to General Duke's topic in General
Allamagan adeer, you need something stronger than that dose you took today, it really is not working. Admin, if you can lets have a chatroom where you can only access using your SOL username and password. -
Disclaimer: Gen Duke has not been in the chat room
General Duke replied to General Duke's topic in General
^^^lool. -
Disclaimer: Gen Duke has not been in the chat room
General Duke replied to General Duke's topic in General
^^^How many people use it now? -
Disclaimer: Gen Duke has not been in the chat room
General Duke replied to General Duke's topic in General
Originally posted by Cara.: General Duke is suffering buyer's remorse huh? Qof baa ka dhaariyey that he will tone down his rhetoric in the Politics section and in the cold harsh Monday morning he is having trouble keeping that promise I think you are suffering from attention seekers syndrome. I always have respect for the site, its just a few always want to get famous by attacking the Duke and then get all upset when the Duke replies. The only reason for this post, is simple when I have time for the chattroom I will go there, and no one should be using my name even if they want to use to pistive reasons. -
Sharif Hotel Omar Sharmarke should be arrested for treason
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Somalia Needs Honest Government 7 Nov 7, 2009 - 4:12:39 AM The Somali people are once again learning the crucial lessons of nationhood the hardest way. One such cardinal lesson is never to leave matters of your society to others alone or lightly but to engage. The only way people can protect what belongs to them, enhance collective wellbeing and further their common interests is to engage in the affairs of their nation. It was our promise to support the Transitional Government when it is doing something right and speak up when it is doing wrong. Because of its bumbling we visit again the issue of the transfer of swathes of Somalia’s sea shelf to our neighbour. It was the disgust felt by the Somali people which made the Transitional Parliament to act and put a stop to the transfer of our sea shelf by overwhelmingly voting against the deal. However, we witness a fresh spin from the Transitional Government. According to a video posted on the Internet (Somali websites including Hiiraan) of a meeting between part of the Somali Community in London and the Prime Minister of Somalia Omar Abdirashid in which for the first time he owns up to [as did the President in the past] the transfer of a large part of the nation’s sea shelf. In this meeting reminiscent of the communist era of whopping and clapping at the sight of officials, we have seen one TG Minister after another answer questions not about any progress made on any front but on the foiled transfer of a large part of the Somali sea shelf to Kenya. Ironical as it is, in the video, the Prime Minister is blaming Kenya and not his own government for the attempted transfer of a huge junk of the Somali sea shelf. Kenya is only looking after her interests as all nations do. Where there is no seller there is no buyer. The bumbling explanation of the Prime Minister and his Ministers we saw on the video will not bring anything new to the table other than shed more light on the sad state of affairs of the Transitional Government itself. We need to draw a line under this painful episode in which anyone can take advantage of stateless Somalia by putting the record straight. If it was not the disgust felt by many Somalis and the courage of the Transitional Parliament which averted the transfer of Somalia’s sea shelf, now it would have been a different story. There would have been no more a large part of our sea shelf which we owe to pass on to our future generation. The Transitional Government could have chosen an honest way other than put out spin. For that reason, the Prime Minister could have easily said: ‘this matter is now behind us.’ Nevertheless, he and his Ministers chose to put out unconvincing spin. Since the fiasco to hastily push through the transfer of swathes of Somalia’s sea shelf, the Transitional Government had taught the Somali people one crucial lesson: to remain vigilant on the affairs of the nation. However, it will not amount to a thing if at a crucial moment of nation-building — Somalia has at the helm individuals who have for values the warped political culture of the past which new Somalia should never be founded upon. For that reason, there is no point building a system similar to the past fifty years which resulted in failure. Only to selectively bash the past will not bring about a new era if the culture of greed, malfeasance and ignorance becomes part of new Somalia. The TG should be reminded that modern politics is about honesty and integrity. At least a competent government owns up to its mistake, draws a line under it and moves on. Somalia needs honest and transparent government. The Somali people should not let their guard down. They should remain on their guard until there is a government which earns the trust and worthiness of its people. However, we need to remind ourselves that good governance does not come by itself. It is something sought and guarded by those who wish to cherish its rewards. Nations which have a good system got it through hard work and citizens who engage and whose eyes and ears are wide open. The Somali people should not only expect but fight for a fresh start and a new beginning from the political culture which had resulted Somalia in ruins and at the bottom of all nations. Abdullahi Dool -
Heshiis Hordhac ah oo ay wada gadheen Hogaanka SSC iyo Maamulka Puntland
General Duke replied to Liibaan's topic in Politics
It seems things are moving quite, this will trouble Shankaroon no doubt. -
Disclaimer: Gen Duke has not been in the chat room
General Duke replied to General Duke's topic in General
^^^One became quite concerned with a number of people who have asked me if I was in the room or if there was an imposter. It seems there were imposters. -
For the many imposter’s shame on you, let me be clear Gen Duke has yet to use the chatroom in SOL, and does not plan to use it anytime in the near future. Will keep people updated to when the Gen, decides to enter the room, thus any correspondence should be made through the traditional means. Thank you.
-
Sharif Hotel Omar Sharmarke should be arrested for treason
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Mr Sharmarke should be ashamed of himself. But the whole Sharif Hotel cabal are indeed out of their depth and will pay a high price. -
Puntland: Mr. Donyale Addresses Livestock Trading Opportunities in Bosaso
General Duke replied to Xudeedi's topic in Politics
The minister is doing a good job, long may it continue. -
Puntland should declare itself the republic of Somalia
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^ nicely put this, Puntland is no a single clan entity the populace as a whole have matured and the old isim declared parliment will be done with in no time. A political outlook based on unity , federalisam and a return to the union and the flag is the only hope for Somalia. Littel Meijis failed hope will not deter us nor stop the restoration of the republic. This is not the 1960s it's a new dawn build on the failuere of all Somali's. Thus let the debate continue what alternative do u offer my detractors? -
Juje is talking to himself , it's great the city of Bossaso is doing well it helps all of us as Nassir a man of vision states Putnland is one and will move forward as one.
-
Puntland should declare itself the republic of Somalia
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Why are you upset at the truth dear lad? -
Puntland should declare itself the republic of Somalia
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^The shift has already taken place, its time to move forward and restore this country. -
Puntland should declare itself the republic of Somalia
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^That was weak adeer, do tell us how the Queen of England is the long lost mother to your entire clan? -
Sharif Hotel Omar Sharmarke should be arrested for treason
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^No propoganda adeer its a fact, under Yusuf Mogadishu was closest it ever came to locals taking over. We see now with four different mayors, and the continued bood shed, displacement and death, you sure achive great deal. -
Sharif Hotel Omar Sharmarke should be arrested for treason
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^As ever you make no point, Mogadishu was not run by civilians but by a crazy collection of warlords, looters and Eritrean troops. Thus the TFG ounslaught was the best hope for peace as is vindecated today. Is Mogadishu, safe or better of ? No adeer for misplaced clan hate, you wasted an opportunity that could have helped the people of Mogadishu. -
Puntland should declare itself the republic of Somalia
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Take it up with VOA adeer, the Duke never made that map, but it does correctly signify the unionist strongholds that is Puntland state. Now go cry adeer, claiming SSC as yours wont wash. No one is against a clan, we just dont like secessionists.