
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Bossaso Dawlada Sucuudiga oo xayiraadii ka qaaday dhoofka xoolaha nool ee Somaliya. Jeddah, Nov 05 - Xayiraadii saarayd dhoofka xoolaha ee dawlada Sucuudigu ay saartay xoolada nool ee Somaliya ayaa la qaaday. 9-kii sano ee la soo dhaafay ayaan wax xoolo nool ah oo ka yimid Somaliya aan loo dhoofin Sucuudiga, iyada oo sababtuna ay ahayd baqdin la xiriirta cuduka Rift Valley oo lagu tuhmay in ay qabeen xoolaha Somaliya. Xoolaha Somaliya ayaa la cadeeyey in aanay qabin wax cudur ah oo khasbi kara in la kaarantiilo, laakiin maadaama aanay jirin dawlad Somaliyed oo u dooda xuquuqda ganacsatada Somalida ayaa ay qaadatay 9 sanno in la bedelo go'aankii hore ee xayiraada dhoofka xoolaha Somaliya ee Sucuudiga. Geela, ariga iyo lo'da ayaa ka mid ah xoolaha nool ee laga dhoofiyo dekedaha Somaliya, loona suuq geeyo dalalka Khaliijka oo suuqa ugu weyni uu ku yaal dalka Sucuudiga. Qaaditaanka xayiraada dhoofka xoolaha Somaliya ayaa lala xiriirinayaa maxjaro laga dhisay Somaliya, gaar ahaan Bossaso iyo Berbera oo ay maalgaliyeen sharikaad ay leeyihiin maalgabeeno u dhashay dalka Sucuudiga. 2-da maxjarad ayaa lagu baaraa, laguna kala soocaa xoolaha nool inta aan la beec geyn. Xoolaha nooli waa isha keliya ee dhakhliga ugu badani ka soo galo Somalida, oo u badan xoolo dhaqato reer guuraa ah oo nolol maalmeedkoodu ku salaysan yahay xoolaha nool iyo manaafacaadkooda. Ganacsatada Somaliya ayaa soo dhawaysay go'aanka Sucuudiga, sheegayna in ay wax weyn ka badli doonto nolosha, dhaqaalaha iyo ganacsiga Somaliya. Diiwaanka Wararka, Idaacada Daljir.
-
Move the Capital to Garowe, Puntland, State of Somalia
General Duke replied to Peacenow's topic in Politics
Moving the capital is not enough, the whole nation has to be moved. Puntland = Somalia proper. -
Puntland should declare itself the republic of Somalia
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Oodweyne, let us engage in a debate with no insults or snide comments. I read through the long winded nonsense that you typed, and all I could decipher was an empty rhetoric from an individual who has no clue. This is not an insult to you in anyway but a fact that we have come accustomed to in SOL. There are a few important things to note. 1. Puntland covers more than 1/3 of Somalia and covers a larger area than the secessionist strongholds of Togdheer, Awdal & Waqoye Galbeed. It is a peaceful state that has gained the recognition as was typified by the meeting held by Congressman Payne in which the secessionists were humiliated. 2. The secessionists have failed after 18 years to gain any recognition or even special status. Their closest ally Melez Zenawi has been unwilling or unable to recognize them, their “Mother” the Queen of England does not even know they exist. 3. Puntland is a pro Somali state and thus all Somali’s can feel at home under the blue flag, and it can be a launching pad for the restoration of the republic in a way present day secessionists enclave can never offer. Mr Oodweyne while you talk a great game, you present no facts, and your use of English only impresses those who have never mastered that tongue. The subject of this thread is important, we have in Puntland, the land, the population and the ideological framework to bring back the republic of Somalia, your failed attempt at nationhood coupled with Riyaale’s humiliation of the system and the clans pride highlights that you present not even an obstacle to my calculations and to this project. -
Puntland should declare itself the republic of Somalia
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Maybe you are right, but Faroole is not the only Puntland leader, we the Diaspora can play a role in creating such a movement. The old politician have no brains. -
Puntland should declare itself the republic of Somalia
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Originally posted by nuune: Duke, do you believe Somaliland's political stand? are you again't them or for them NOW? I am for self determination for Somaliland, like the Welsh and the Scotish have within the UK. But I am against secession at all cost. -
Puntland should declare itself the republic of Somalia
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Xaji Xunduf: The extremist wont be able to take over the south, they will just keep the cycle of death and destruction in its place for some time. The international community has no choice, other than to think outside the box, the only problem is Somali players tend to follow the old script and never present any credible alternative to the status quo. Puntland has a great deal of weight it is recognized by the UN, US, EU and other powerful world players as 1/3 of Somalia. Today Somalia is described as Somaliland, Puntland and the south. The difference between Somaliland & Puntland is simply that the later is pro Somalia and is not ashamed of it. Thus move the capital to Garowe, all the UN agencies and the embassies, and things will change overnight. Its time to move forward, wasting time on Mogadishu, on Al Shabaab and on a failed formula will not help a single Somali. -
Sharif Hotel Omar Sharmarke should be arrested for treason
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Adeer the PM is tainted by his own actions, this deal is more than “Somalitalk” and Kenya ahs already presented its case, now no doubt you will go down with this sinking ship, that’s not important here. The issue is the Somali national resource, that of my children and their children’s wealth, no one should play with that dear lad no one. -
Puntland should declare itself the republic of Somalia
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Juje: My answer is given in the other thread that concerns that particular subject. -
Sharif Hotel Omar Sharmarke should be arrested for treason
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
CEEBTII BADDA Markhaati uma abaahneyn midaas, balse farta iyo boogtu ayagaa is oge, waxaa lawada sugayay dhacdadii Badda, ee C/raxmaan C/shakuurna dhinaciisa u soo weeciyay. Waxa uu ku bilaabay in xiligii la magacaabay ka dib ay Muqdisho ugu yimaadeen AMB:WALLAD CABDALLA, iyo khabiir UN-ta ka socday kuwaasoo u sharaxay nidaamka cusub iyo isabadalka sharciga cusub ee xaduudaha baddaha khuseeya, kaasoo ay u sheegeen in 12/05/09, ay tahay kama danbeys. Tan ayuu ku sheegay in R/W Cumar ay ku riixday “MOU” ay la saxiixdeen Kenya, isagoo ku eedeeyay Kenya inay khayaano waday “Anaga saxiixeenu sidaas ayuu ku yimid, balse Kenya khayaano ayay waday, maxaa dhacay, xuduuda badda waxa lagu saleeyaa, hadba sida xaduuda berrigu ay u sal go’an tahay, anaga iyo Kenyana xuduuda Badda ee ay Kenya hadda wado, waa mid ay shagaashan digrii gudaha u soo weecinayso xadkeeda, waana taas khiyaanadu”. In khiyaanadii Kenya ay afka R/W Cumar Sharmaarke soo marto, ma ahan wax fudud, waana mid uu geesinimo muujiyay, balse wali, waxaa la iftiiman karaa daldaloolo, ha ahaato xiliga ay jawaabtaan tafaf tiran imaaneyso, amase ha ahaato, waqtigii ay hore u haysteen oo doodeedii iyo ka fiirsashaba ayan la iman, ku degdega “MOU” ayaan qudheeda LA DHAYALSAN KARIN, maadaama aan lawada socono, bishii March, Bahda Somalitalk, ku wargasheen xafiiska Madaxweynaha iyo R/W Sharmaarkeba Qormadoodii Cilmiyaysnayd ee “DHUL-BADEEDA SOOMAALIDA”, taasoo sida aan qirayo anigu aan arkey in email iyo cinwaanka qormadaas, oo uu Safiirka UN-ka u Fadhiya Soomaaliya Amb:Ducale u soo gudbiyay xaafiiska Madaxweynaha, R/Wasaaraha, asagoo u soo marsiiyay Wasaarada Arimaha Dibada, lehna “fadlan eega cinwaankan dhalinyaradu kusoo bandhigtay Qormo Cilmiyaysan oo khusaysa Xaduuda Baddaha oo sharcigoodu dhawaan wax iska badalayaan”. Hadaba tani miyaysan cadeynayn in Qormadii Somalitalk, oo gacanta ugu jirta DFKG ah masuuliyiinteeda in ay hadana galeen “MOU” ay Kenya la saxiixdeen, kolay dood iyo madmadowga arintani waa mid wali wax u dhiman yihiin, wallow xageyga aan anigu jeclahay in aan mid qura ku soo koobo, taasoo ah in KHIBRAD iyo KA INDHOXIRNAAN ay sabab u aheyd wixii dhacay, dowlada Kenyana iyo Shisheeye kalena sida R/W Cumar Sharmaarke hada qirayo ay Khiyaano arintoodu ku fadhiday. Waxaase wanaaga IYO DIFAACA BADDA aan lala wadaageyn marnaba Walaalaha Bahda Soamlitalk. -
Sharif Hotel Omar Sharmarke should be arrested for treason
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
kagadaal ayuu u weecday arintii Badda, asagoo codkiisa kor u qaadaya lehna “Baddu waa soo laablaabatay, anigu hadaba hadii aan saxiixay caawa waxaa i garab fadhiya R/W Sharmaarke oo aan amarkiisa ku saxiixay, wixii dood ahna isagaaba hada u jooga, jawaabna idinka siin doona”. Ka dar oo dibi dhal arintii miyaysan aheyn hadaba, Mudane C/raxmaan Falaartii go’i weyday ee badda Caawa ayuu banaanka iskaga soo dhiftay, balse yay ku hadhay taloow, waa R/W Sharmaarke oo durba laga dheehan karay in ay hinif hoose liqsiisay, maxaa xigay. source -
Sharif Hotel Omar Sharmarke should be arrested for treason
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Badda ayuu u weecday Jurrile, asagoo dhaar xafkasiiyay, waxa uu yiri “YAA RABBI, WARYAA ILAAHEY YAQAAN, BAD BAA GADATEEN AYAA LA YIRI, WALLAAHI AYAANAN GADAN BAD”. U malaynmahayo hadii aanan oraneyn, Jurriloow afar iyo tobanka iyo boqolka ayaan aqaanaa, yaa kaa akhrisanahaya, balse dhaarta masuulkaas sida uu yiri ayaan anigu u qaatay, anoo walina indhaheygu jaleecayaan mudane C/raxmaan C/shakuur,oo xantu u badan tahay dhankiisa. source -
Puntland should declare itself the republic of Somalia
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Originally posted by Che -Guevara: ^You know, that might not be bad idea at all under the circumstances. Che, how much does this "recognized" government rule with all the money that has been given to it? The fact that Puntland could be a base for a future strong government is in no doubt, the fact that it has the institutions in place weak as it maybe can not be put in doubt. Also the population would welcome the opportunity this would present their state. It’s a very pro Somali republic state, thus why should it be a guest to the nation when it runs the largest real estate of any contender? -
Puntland should declare itself the republic of Somalia
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Cowke was not weird he is just Juje in disquise trying to start trouble. Whats worse is a government that admits it was tricked into selling its own sea, thats more than strange adeer. -
Puntland should declare itself the republic of Somalia
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
No more time wasting, let the republic reside in 1/3 of it that is ready to bring it back, the rest will follow in due time. -
Due to the failure of all the political groupings of the south notably the Sharif Hotel caravan, the religious fanatics and the various armed clan groupings. Due to the utter failure of the secessionist enclave, to gain recognition for its “independence” with regards to the delusional stance of becoming a separate nation. Due to the loud cries and anguish of the average Somali in the republic and abroad for the restoration of the state and a functioning national government. It is high time for Punt and as the only functioning, pro Somali entity in existence to play its role and declare itself as the custodian of the republic and Somalia proper. The steps it needs to take are as follows, declare that Puntland should be home to the Somali parliament, nascent security forces and executive branch. That a new national conference should be convened in Puntland to help work out a new parliament, and executive and do away with the bloated and irrelevant 500 parliament. All NGO’s must relocate to Puntland, and that the state will be open for all members of the Diaspora to return and set up shop in the state. This is the only logical option, wasting money in Mogadishu & Baidoa is no longer viable.
-
PS3, X-BOX or the WII, whats the best console..
General Duke replied to General Duke's topic in General
^^^PS3 is quite expensive compared to the WII -
Sharif Hotel Omar Sharmarke should be arrested for treason
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^They got paid for it, or they were ****** enough to think this would make the Kenyans do them some favours. These men need to be brought to justice, even if this fails, their political careers are over. -
Maamul cusub oo loo magacaabay Gobolka Banaadir + PICS
General Duke replied to Juje's topic in Politics
^^^He wanted the job, and has proven to be a total failure. Though his supporters will tell us he will get better. Nearly a year has gone and no progress hope things better. As for the new admin, we have an Al Shabaab Mayor, Hizbul Ismaam mayor and now Sharif Hotel mayor. Who runs the city? -
PS3, X-BOX or the WII, whats the best console..
General Duke replied to General Duke's topic in General
^^^Not to sure your response helps me answer the question, and age is in the brain lad. I am looking for a console, thus which do you recomend? otherwise keep your comments to yourself. -
PS3, X-BOX or the WII, whats the best console..
General Duke replied to General Duke's topic in General
Wii, does it have good internet access and gaming? -
Sharif Hotel Omar Sharmarke should be arrested for treason
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Markii la xasuusiyey in C/laahi Yuusuf uu dhahay sidaas (in hadda Soomaaliya aysan gelayn heshiiskaas), waxaa sarkaalka xafiiska Walad Cabdalla ku jawaabay: “Haa… mana ogi hadda sababta (ay DFKMG ee hadda) u sameeyeen arrintan. Waxaan u malaynayaa in aysanba markaas fahamsanayn arrinta. Ma ogi waxa meesha ku qarsoon. Markii loo sheegay fikradda ay rumaysan yihiin jaaliyadda Soomaaliyeed in ay tahay in idinku (Xafiiska Walad Cabdalla) uu masuul ka yahay waxa dhacay? Waxaa sarkaalka ka tirsan xafiiska Walad Cabdalla ku jawaabay: “Waa ognahay in qof kasta uu annaga na eedaynayo…” Markaas ayaa la weydiiyay in arrintan laga hadlayo ay tahay go’aan weyn oo ku saabsan muran dhul iyo muran badeed, isla markaasna la xasuusiyey in arrintaas ay Qarammada Midoobay indhaha ka dadbatay. Waxaa xafiiska Axmed Walad Cabdalla ku jawaabay “ma ogi in QM ay xallin karto muranka dhulka….” Marar badan ayaa DFKMG waxay ku andacootey in ay khasab ku ahayd in ay Kenya la saxiixato heshiis Is-faham ee la xiriira xuduudda badda, si markaas ay xogta ugu gudbisato QM, arrintaas in aan waxba ka jirin ayadoo hore ay shacabka Soomaaliyeed u ogaayeen ayaa haddana waxaa si qeexan u caddeeyay sarkaalka ka tirsan Xafiiska Walad Cabdalla. Waxaana xusid mudan in Walad Cabdalla uu ahaa kii bilaabay ururinta xogta ay Soomaalidu u gudbisay QM, sida ku cad qormada hordhaca ah ee DFKMG u gudbisay UN April 14, 2009. Bogga 3aad ee qoraalkaas waxaa ku qoran: “October 2008 ayaa ergeyga gaarka ee xoghayaha guud ee QM u qaabilsan Soomaaliya, Axmed Walad Cabdalla, ayaa lahaa bilawga akhbaarta hordhaca ah ee muujinaysa qalfoofka qaaradda ee Soomaaliya wixii ka durugsan 200 mayl badeed.” -
Sharif Hotel Omar Sharmarke should be arrested for treason
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Sidoo kale, sida uu sheegay Raysul wasaare Cumar C/rashiid ka sheegay London, Walad Cabdalla iyo Khabiir kale ayaa markii ladoortay Dowlada FKMG ee lagu shiday Jabuuti tagay Muqdisho oo ku qanciyey talaabooyinka ay qaaday. “Arrintaas horta waxay ku timid aasaaskeeda anagoo joogna ayaa waxaa noo yimid UN-ka ninka haysta Walad Cabdalla iyo nin khabiir ku ah arrimaha badda….” ayuu yiri Cumar C/rashiid oo October 28, 2009. Xafiiskii (QM) ee lahaa asaaska heshiiskaas Is-afgarad ayaa hadda qirsan in aysanba markii hore DFKMG khasab ku ahayn in ay Is-afgaradkaas la gasho Kenya. Maxaad kala socotaa taariikhda xafiiska QM u qaabilsan Soomaaliya -
Sharif Hotel Omar Sharmarke should be arrested for treason
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Originally posted by Juje: quote:Originally posted by General Duke: Now Omar Sharmarke is saying they were indeed tricked by the Kenyan’s and that they were misled by Walid Abdalla’s office. Saxiib halku ku yiiri hadalkas ? Heshiiskii Lagu Khiyaamay Dowladda FKMG oo qiratay in lagu khiyaamay heshiiskii badda ee dhexmaray Soomaaliya iyo Kenya VIDEO -
Sharif Hotel Omar Sharmarke should be arrested for treason
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Xafiiska Walad Cabdalla oo Qiray inaan Heshiiska Is-afgarad Lagu Qasbin Dowlada Kumeelgaarka ah iyo Norway Shidaal ka baari doonta Xadka marka lacabiro Daabaco | Print | Faafin: SomaliTalk.com | Thursday, November 5, 2009 SomaliTalk.com | November 6, 2009 Xog laga soo xigtey saraakiisha Xafiiska Ergeyga gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qarammada Midoobay (QM), Axmed Walad Cabdalla, ayaa sheegaysa in heshiiskii Is-afgarad ee xuduudaha badda uusan khasab ku ahayn in Soomaaliya ay saxiixdo “Arrintaan (heshiiska is-afgarad) waxaa Soomaalidu dhehi kareen hadda ma samayn karro, oo malaayiin hawlood oo kale ayaa nooyaal, ee soo laabta shan sano kaddib,” sidaas waxaa yiri sarkaal ka tirsan xafiiska Walad Cabdalla. Xafiiska Walad Cabdalla, oo sida ku cad qoraalkii ay DFKMG u gudbisay QM, ka qayb qaatay gudbinta akhbaartii ay Soomaaliya u gudbisay QM, ayaa qirsan in aysan Soomaalida khasab ku ahayn in ay Kenya la galaan heshiis Is-fagarad ku saabsan xuduudaha Badda. Markii la weydiiyey sababta ay Norway ugu dhex jirto arrimaha la xiriira heshiiska Is-afgarad ee badda Soomaaliya iyo Kenya, waxa sarkaalka Xafiiska Axmed Walad Cabdalla ku jawaabay: “Waxaan u malaynayaa in (Norway) ay doonayaan…. waxaan u malaynayaa in ay rabaan qalfoofka qaaradda… Waxaan u malaynayaa in ay doonayaan isku day in dalalka Afrika oo dhan ay cabbir sugan u sameeyaan xeebahooda ee qalfoofka qaaradda, kaddib markaa ay (Norway) awood u yeelato in ay Shidaal ka qoddo, sababtoo ah haddii aan cabbirka xadka la aqoon ma qodi karaan, marka xuduudaha la cabiro ayey shidaal ka baari karaan.” Markii la weydiiyey su’aal ahayd: Maadaama Soomaaliya aysan hadda haysan khubaro, isla markaasna ay Qarammada Midoobay arrimahaas fahmi karaan, miyaan la oran kari arrintan waxaa masuuliyad ka saaran tahay Qarammada Midoobay. Waxa markaas sarkaalka xafiiska Walad Cabdalla ku jawaabay: “Laakiin arrintani waxay khusaysaa Soomaalida iyaga ayaana leh go’aanka iyo waxa arrinta laga dhehayo.” Markaas ayaa la weydiiyay: Waad ogtihiin waa sababta xafiiskiinu u jiro (in QM ay Soomaaliya wax u qabato). Waxa sarkaalka xafiiska Walad Cabdalla ku jawaabay: “Laakiin waxa xafiisku u jiraa – oo aan samayn karnaa – in aan ahaano broker (lataliye, dallaal, ukala dabqaade)… idiinma sheegeyno waxaad samayn lahaydeen. Soomaalida shardi kuma ahayn, mana jirto cid ku khasabtay (in ay saxiixdo heshiiska is afgarad ee Soomaaliya iyo Kenya). Arrintaan (heshiiska is-afgarad) waxaa Soomaalidu dhehi kareen hadda ma samayn karro, oo malaayiin hawlood oo kale ayaa nooyaal, ee soo laabta shan sano kaddib.” -
Sharif Hotel Omar Sharmarke should be arrested for treason
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Nayrobi: " DF cidna kuma qabsin heshiiskii ay usaxiixday Kenya" Sarkaal sare oo ka tirsan Xafiiska Siyaasada ee QM uqaabilsan Soomaaliya. 6. november 2009 Nayrobi(AllPuntland)- Xaafiiska Qaramada Midowbay uqaabilsan Arrimaha Siyaasada ee dalka Soomaaliya ee uu hogaamiyo Axmad Walad Cabdalla ayaa laga sheegay in aysan dawladda KMG ah cidna ku qasbin heshiiskii ay usaxiixday dawladda Kenya, waxaana laga sheegay Xaafiiskaas in ay heshiiskaas saxiixdiisa horay udiiday dawladdii uu hogaaminayay Madaxweyne Yuusuf. Sarkaal sare oo ka tirsan Xaafiiskan ayaa sheegay in aysan waxba ka jirin warka ka soo baxay Raysalwasaaraha dawladda KMG ah Md. Cumar C/rishiid Cali Sharmaake oo todobaadkii hore ku sheegay in lugu qayaamay heshiiskaasi, isla markaasna uu ka shaqeeyey bilowgii howshan Axmad Walad Cabdalla. " Marna wax ugama jiraan sida uu sheegay Raysalwasaaraha dawladda Faderaalka, Heshiiskaas cidna kuma qasbin dawladda KMG ah, ayadaa saxiixday Xaafiiskeena waxba kama ogeyn, aan ka aheyn in ay ******** markii la saxiixay heshiiskan" Ayuu yiri Sarkaal sare oo ka tirsan Xaafiiskaas oo ka gaabsaday Magaciisa. Raysalwasaare Sharmaake ayaa sheegay in ay bilowgii howshan lahayd Qaramada Midowbay, Axmad Walad Cabdalla iyo Khabiiro udhashay Norway-dna ay ugu tageen Madaxda dawladda Soomaaliya, xaafiisyadooda Muqdisho, ayna usheegeen in hadii aan la saxiixin heshiiskaas la dhacayo badda Soomaaliya. " Anoo joogna waxaa noo yimid ninka Qaramada Midowbay uqaabilsan Soomaaliya Axmad Walad Cabdalla iyo Khabiiro ka socday Norwayd ujeedadoodu waxa ay ahayd in ay noo sheegaan in la dhacayo Badda Soomaaliya, markaas ayaan anagoo ilaalinayna badda Soomaaliya raacayna warkoodina aan saxiixnay heshiiskaasi" Ayuu yiri Raysalwasaaraha Soomaaliya oo la hadlayay Jaaliyada Soomaalida ee dalka Ingiriiska. Hada Axmad Walad Cabdalla ayaa doonaya in uu helo wado uga baxo heshiiskaasi, waxaana mar lugu wargeystay Qaramada Midowgay oo ay wareystay Jariirad ay leedahay Qaramada Midowbay, uu si jees-jees kujiro uga gudbay arrinta Badda Soomaaliya, isagoo sheegay in ay Soomaalidu is heystaan, isla markaasna ay dalal badan ka faa'iideysteen, isagoo ula jeeday heshiiskan iyo kuwa kale oo hoose. " Dad badan ayaa eedaynaya Xaafiiskeena iyo Axmad Walad Cabdalla, runtii aan ognahay taas, waxaana ila tahay waa mid qaldan" Ayuu si dad badan uyiri Sarkaal ka tirsan Xaafiiskaasi. 1995-tii ayaa Xaafiiska Arrimaha Siyaasada ee QM uqaabilsan Soomaaliya laga furay magaalada Nayrobi, waxaana ujeedadu ahayd la socodka xaaladaha Soomaalida, waxaa soo maray Siyaasiin kala gedisan oo dhamaantood ukala dhashay dalal kala gedisan wax badana kala socday Siyaasada dalka Soomaaliya. Axmad Walad Cabdalla ayaa loo magacaabay jagadan horaantii sannadkii 2007-badii, waxaana magacaabay Xoghayaha Qaramada Midwbay Ban Ki Moon oo door bidayay in uu wax ka qaban karay xaaladaha Siyaasadeed iyo horumarineed ee dalka Soomaaliya, balse taas ayaa la rumeysan yahay in uu ku fashilmay Axmad Walad Cabdalla, maadaama aysan jeclaysan Soomaali badan dadaalo badan oo uu qaaday oo dhamaantood noqday kuwa yeelan waaya horusocod, oo ay ku jirto dhismihii dawladda hada jirta oo laga dhaxlay dagaalo sababay dhimashada dad badan, Khilaafyadii Soomaalida oo siyaaday & saxiixida heshiis aysan jecleysan Wadaniyiinta Soomaalida. Jagadan Axmad waxaa kaga horeeyey François Lonseny Fall,oo uu sannadkii 2005-tii magacaabay, Kofi Anan xoghayihii hore ee Qaramada Midowbay, waxaana Mr, Fall lugu xasuustaa in uu dhex-dhexaad ka ahaa xaaladihii Siyaasadeed ee sannadyadii uu joogay Xaafiiskaas, siiba kuwii ugu darnaa ee waqtigaas soo wajahay xaafiiskiisa oo ay ka mid ahaayeen dagaaladii udhaxeeyey xoogag markaas soo baxay (Kooxihii Maxkamadihii) & dawladda Soomaaliya oo ay taageerayaan ciidamada Itoobiya, isagoo mudo badan isku dayay dadaalo nabdeed balse ay dhinacyadu siyaabo kala gedisan u arkayeen. Dadka Soomaalida ayaa qaarkood soo dhaweeyey markii uu soo baxay warka sheegaya in Axmad Walad Cabdalla laga qaadayo xilka uu hayo, isla markaasna lugu badalayo nin cusub oo udhashay dalka Ingiriiska, Mudanayaal badan oo ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya iyo Siyaasiin ay ku jiraan dad haya xilal waa weyn ayaa soo dhaweeyey talaabadaasi. Ash-tako badan oo ka dhan ah Axmad Walad Cabdalla ayaa gaartay, ninkii soo magacaabay Ban Ki Moon, waxaana la xasuustaa in uu Ban Ki Moon sheegay in uu helay sannadkii hore dhaliilo badan oo ay soo gudbiyeen Mudanayaal ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya, oo ku eedeeyey Axmad Walad Cabdalla in uusan dhex-dhexaad ka heyn xaaladaha dalka Soomaaliya. F. C. Maxamed AllPuntland