
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Marvin Gay sexual healing lets get it on you are everything
-
UB40 - The Way You Do The Things You Do
-
Deadly combination Big L, Tupac, Biggie Deadly combination
-
your the one You’re the one: Tracy Chapman Some say you're crazy Say that you're no good Say your family's cursed with bad blood I think you're cute and misunderstood And I wouldn't change you if I could Let'em talk you down Call you names My mind's made up It ain't gonna change I'm sure in my heart Happy and free You're the one you're the one You're the one for me Some say you're bitter Think you're mean Uncouth untamed and unrestrained I think you're sensitive and sweet Stay as you are don't change a thing Let'em talk you down Call you names My mind's made up It ain't gonna change I'm sure in my heart Happy and free You're the one you're the one You're the one for me Some say you're bawdy Wicked and wild A restless useless juvenile I think you're funny and I like your smile Want to be with you want you to stay awhile Let'em talk you down Call you names My mind's made up It ain't gonna change I'm sure in my heart Happy and free You're the one you're the one You're the one for me A no ‘count mixed up Amount to nothing A day away from a bum on the street Some low class kind of royalty That's what they say about you When they're talking to me Some say you're bad A bad bad seed You love to play with fire you love gambling I know what you love and I know what you need And I like it when you play with me Let'em talk you down Call you names My mind's made up It ain't gonna change I'm sure in my heart Happy and free You're the one you're the one You're the one for me
-
Garowe: Puntland + EU UN to vastly improve states education
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
M/weyne Faroole oo qaabilay wafti ka socda Midawga Europe (EU), kalana hadlay sare u qaadida tacliinta. audio -
Mogadishu: Heavy fighting erupts with little or no gain for TFG.
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
11 ku dhintay dagaalkii Muqdisho 23 Nov 23, 2009 - 12:18:10 PM Ugu yaraan 11-qof oo ay ku jiraan askar ka tirsan kuwa DF iyo Xisbul Islam ayaa ku dhintay dagaalo shalay ilaa xalay ka socday Magaalada Muqdisho, iyadoo ay ku dhaawacmeen 18-qof, sida laga soo xigtay Isbitaalada Dayniile iyo Madiina. Dagaalkan ayaa waxaa sheegtay inay ka dambeeyeen Ururka Xisbul Islam, iyadoo mas'uul u hadlay uu sheegay inay dileen askar badan oo kuwa DF ka tirsan, ayna gubeen gaadiid dagaal oo ay ciidamadaas wateen. "Weerar aan ku qaadnay saldhiyo ay ku sugan yihiin AMISOM iyo DF ayuu dagaalku ka bilowday, kadib markii ay ciidamada Uganda dageen Isb. Digfeer, halkaasoo aan ka saarnay" ayuu yiri Afhayeenka guud ee Xisbul Islam Sh. Max'ed Cusmaan Caruus. Afhayeenku wuxuu sheegay in ciidamo kuwa dowlada ah ay ka saareen aagag ay kaga jireen xaafada Taleex ee degmada Hodan, ayna iyagu gacanta ku hayaan, isagoo sheegay in taasi ay keentay in ciidankii AMISOM ay ka baxaan Isbitaalka Digfeer. Dagaalka oo ku fiday jidka Maka Al-Mukaramah ayaa waxaa barbar socday madaafic xoogan oo ku dhacayay xaafado ay dad rayid ah dagan yihiin, kuwaasoo aan u dhaweyn halka uu dagaalku ka socday. Afhayeen u hadlay DF ayaa isaguna sheegay in dagaalkaas ay iyagu guulo ka gaareen, ayna iska caabiyeen xoogagii Xisbul Islam ee weerarka soo qaaday, wuxuuna sheegay in dadkii dhintay iyo kuwii dhaawacmay ay mas'uul ka tahay Xisbul Islam. Ciidamada AMISOM iyo gaadiidkood dagaalka ayaa intii uu socday dagaalka marqribnimadii shalay dib uga baxay Isbitaalka Digfeer oo ku dhow fagaaraha Tarabuunka, halkaasoo ay saldhig ka sameysteen ciidanka AMISOM galinkii hore. Dagaalkan ayaa noqonaya kii ugu xooganaa ee Muqdisho ka dhaca mudo todobaadyo ah, iyadoo dhinacyada dagaalkamay ay khasaarooyin gaareen xalay, inkastoo ay ka gaabsadeen inay sheegaan. GAROWE ONLINE -
Garowe: Maamulka sarre ee Shabakada AllPuntland oo raali galin ka bixiyay war lugu daabacay Shabakada APL… 24. november 2009 APLGarowe(AllPuntland)- Madaxda sare ee Shabakada Wararka Soomaaliyeed ee AllPuntland ayaa raali galin cad ka bixiyay war lugu daabacay Shabakada AllPuntland 23-November, oo shalay ku beegneyd, warkaas oo ku saabsanaa xaaladaha deegaanada Puntland, gaar ahaana lugu magacaabay in Shaqsiyaad xilal culus ka haya Puntland ay iska casileen xilalkoodii, sida ku qorneyd warkaasi shalay baxay. Madaxda AllPuntland ayaa sheegay in uu qaladkaas ka dhacay warqabadka AllPuntland ee dhinaca Koonfureed ee Soomaaliya, isla markaasna uu ahaa mid ay warkaasi sidoo kale sheegeen qaar ka mid ah Warbaahinta Koonfurta Soomaaliya. “ Warkii lugu daabacay AllPuntland 23-kii Bishan, loogana hadlayay arrimaha Puntland wuxuu ahaa mid aysan waxba ka jirin oo ay raali galin cad ka bixinayso Shabakada AllPuntland, waxaana usheegaynaa Madaxda Puntland iyo dadweynaha Soomaaliyeed ee la socda Wararka AllPuntland in uu warkaasi ku dhacay si qaldan” Ayuu yiri Madaxa ugu sareeya AllPuntland. Howlwadeenada AllPuntland ee gudaha Soomaaliya ayaa xaqiijiyey sida aysan waxba ugu jirin arrimahaasi, waxa ayna xariiro ay lasoo sameeyeen Madaxda magacyadooda lugu magacaabay warkaas iyo kuwa Puntland-ba ay raali galin ka siiyeen Warkaasi. Maamulka Sarre ee APL ayaa ubalan qaaday Shacabka Soomaaliyeed, in aysan dib dambe udhici doonaan wararkaas noocas ah, ayadoo aad horay ugaga barateen AllPuntland warar ku saleysan Xaqiiqo iyo Cadaalad kuna saabsan, Wararkii ugu dambeeyey AllPuntland. Kala soco AllPuntland saacad kasta wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya. Faarax C/qaadir Geylan AllPuntland WAR LA XIRIIRA
-
Mogadishu: Heavy fighting erupts with little or no gain for TFG.
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Muqdisho: Dagaalkii ugu horeeyey oo ay qaadaan ciidamadii DF loogu tababaray Jabuuti oo maanta dhacay iyo Guulo dagaal oo ay kala sheegteen dhinacyada ku dagaalamay Muqdisho. 24. november 2009 Muqdisho(AllPuntland)- Dawladda Faderaalka KMG ah ee Soomaaliya oo mudooyinkii ugu dambeeyey ku jirtay iclaaminta dagaal xoog leh oo ay lagalayaan Kooxaha Mucaaradka ah ee ka soo horjeeda ayaa saakadii hore bilowday weeraro ay ku qaadeen xarumaha ay Mucaaradku ku leeyihiin Waqooyiga iyo Koonfurta Muqdisho. Saraakiisha dawladda KMG ah ayaa sheegay in ay dagaal galiyeen markii ugu horeysay ciidamo mudo gaaban tababar uga socday dalka Jabuuti, kuwaas oo dhawaan lasoo galiyey gudaha dalka Soomaaliya, gaar ahaana magaalada Muqdisho. Ciidamadaas ayay sheegtay dawladda KMG ah in ay maanta dagaalkii dhacay ka gaareen guulo la taaban karo, isla markaasna ay qabsadeen Aagag dagaal, inkastoo ay taasi beeniyeen mucaaradyada awooda leh ee ka soo horjeeda dawladda KMG ah ee Soomaaliya. Afhayeenka Milateriga ee dawladda Soomaaliya Kaalmooy oo ka hadlayay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ay qabsadeen aagag dagaal oo cusub, wuxuuna sheegay in ay sii wadayaan dagaalada uu ku sheegay kuwa Jihaad ah oo ay ku difaacayaan Shacabka Soomaaliyeed. Mr, Kaalmooy wuxuu ku eedeeyey mucaaradka dawladda KMG ah in ay madaafiic toos ah ku garaaceen xeryo dad Shacab ah, wuxuuna tilmaamay in ay dhinteen dad badan oo Soomaaliyeed, oo aan qeyb ku laheyn dagaaladii dhacayay. Dhinaca kalena Ururka Xisbul Islaam oo ka mid ah dhinacyada ka soo horjeeda dawladda KMG ah ee Soomaaliya, ayaa beeniyey wararka dawladda KMG ah, waxa ayna sheegeen in ay qabsadeen deegaano kaal duwan, ayagoo sheegay in ay sameeyeen horumar dagaal oo ku aadan deegaanadaasi. Afhayeen uhadlay Xisbul Islaam oo la yiraahdo Maxamed Cusmaan Caruus ayaa sheegay in aysan waxba ka jirin in laga qabsaday deegaanadii ay dagaaladu ka bilowdeen saaka, isla markaasna ay rasaasta dagaalkaas gaartay deegaanada Koonfureed ee caasumada Soomaaliya. Wararka dhinacyada ka madax banaan ayaa sheegaya in ay dawladda KMG ah ay saakadii hore mar durjiyeen ciidamada Ururka Xisbul Islaam, balse ay dib uga baxeen deegaanadii ay soo galeen ee ay ka bixiyeen ciidamada Xisbul Islaam, waxa ayna sheegayaan Wararku in hada deegaanadii horay loo kala joogay ay kala yihiin Fariisimaha dagaal ee dhinacyadan. F. C. Maxamed AllPuntland -
Iska hor imaadyo ka soconaya qeybo ka mid ah waqooyiga Muqdisho & kooxaha mucaaradka oo saaka soo buuxiyay aagaga (24-11-2009)Iska hor imaadyo xoogan ayaa goor dhow ka bilowday qeybo ka mid ah waqooyiga Muqdisho, xilli saaka aagagii dagaalka ee waqooyiga ay soo buuxiyeen kooxaha mucaaradka, kadib markii ay ka war heleen dhaq dhaqaaqyo ciidan oo dowladda soomaaliya maalmahan waday. Iska hor imaadyada ayaa ka soconaya xaafado ka tirsan degmooyinka Shibis iyo C/casiis oo labaduba ah goobaha ugu daran ee iska hor imaadyadu halakeeyeen bilihii la soo dhaafay, kadib markii ay furun dagaal u noqotay dhinacyada iska soo horjeeda. Kooxaha mucaaradka ayaa la sheegay in ay weerar ku soo qaadeen ciidamada dowladda ee aaga difaac ku leh Hotelka Galobal nawaaxigiisa, taasoo dagaalka ka dhigtay mid dhowr jiho uu ka qarxo. Sidoo kale dagaalka ayaa si xoogan uga socda agagaarka Stadium Koonis ee degmada C/casiis, waxaana dagaalka uu is heystaa ilaa wadada Liido aada. Lama oga ilaa iyo hada qasaaraha ay geysanayaan dagaalka, hase ahaatee rasaasta wiiftada ayaa soo gaareysa degmooyinka Shangaani iyo Xamar weyne oo dadka qaar wadooyinka ay ka carareen. Dhinaca kale waabarigii saaka ayaa mar kaliya waxay dadka reer Muqdisho hurdada kaga salaleen madaafiic xoogan oo la isku weydaarsanayay magaalada Muqdisho, waxaana kooxaha mucaaradka weeraro hoobiyeyaal ku qaadeen Kulyadii hore ee Jaalle siyaad oo saldhig u ah ciidamada Amisom, waxaana jiray jawaabo culus oo ay ka bixiyeen. Ilaa iyo hada ma cada qasaaraha ay geysteen duqeymahaas iyo dagaal xalay isla aagaas, ka dhacay, waxaana magaalada Muqdisho 24-kii saac ee la soo dhaafay ay marti gelisay dagaalo iyo duqeymo ka dhashay dhimasho iyo dhaawac u badan dad rayid ah. Dalkanews.com Muqdisho
-
Xisbul Islam oo sheegay in ay dib u fureen dekedda Ceel macaan iyo garoonka Cisaley. 23-11-2009)Ururka Xizbul Islaam ayaa maanta shaaca ka qaaday in ay dib u (fureen isticmaalka garoonka diyaaradaha Cisaleey iyo dekadii mac macalka aheyd ee Ceel-macaan, iyadoo munaasabad ballaaran oo lagu furayay lagu qabtay halkaas. Mas'uuliyiin iyo saraakiil ka tirsan Xizbul islaam oo uu horkacayay Macalin xaashi maxamed faarax ayaa maanta waxay sheegeen in ay dib u fureen labadaas goobood oo horay ay u howl geli jireen, xilligii hogaamiye kooxeedyadii dalka ka talinayeen. Xoghayaha warfaafinta Xizbul Islaam Shiikh maxamed Macalin ayaa sheegay in maanta iyo wixii ka dambeeyay uu dib u furan yahay garoonka cisaleey iyo Dekeda ceel-macaan, isagoo sheegay in mujaahidiinta ay sugi doonaan ammaanka goobahaas. "waxaan u sheegeynaa shacabka soomaaliyed in aan dib u furnay dekeda ceel macaan iyo Cisaleey, waxaana rajeynaynaa in ay noqoto meel shacabka soomaaliyed ay si xor ah uga dhoofaan ganacsigoodana ugala soo dagaan"ayuu yiri Shiikh maxamed macalin. Shiikh maxamed macalin ayaa sheegay shacabka soomaaliyed ay dhibaato ku qabaan dekeda magaalada Muqdisho iyo airporka oo uu sheegay in dhiigooda lagu miirto, waxaana uu cadeeyay in uu u furan yahay garoonka diyaaradaha Cisaleey iyo Ceel macaan. Dekadii Ceel-macaan ayaa waxaa horay u maamulayay ganacsade xaaji abuukar Cumar cadaan oo ahaa taageerihii midowgii maxkamadaha, iyadoo Dekeda ay shaqeyneysay mudadii 15-ka sano ee xirneyd dekeda Muqdisho oo ay isku heysteen hogaamiye kooxeed is diidanaa, hase ahaatee dekeda ceel macaan ayaa la xiray markii lixdii Bilood Maxkamadihii islaamka ka talinayeen Caasimada Muqdisho oo ay dib u fureen Dekada caalamiga Muqdisho, waxaana tan iyo mudadaas ilaa hataan aheyd mid aan shaqeyn. Sidoo kale garoonka diyaaradaha Cisaleey oo garoon macmal ah ayaa waxaa maamulayay Bashiir raage oo ka mid ahaa hogaamiye kooxeedyadii, waxaana garoonka uu howl galayay muddo badan ilaa markii dambe dagaal loogala wareegay. Damaca ay haatan Xizbul islaam la soo baxeen ayaa imaanaya kadib markii ay ka quusteen in magaalada Kismaayo Dekedeedii iyo Airportgeediiba laga soomiyey Xisbiga oo ay xoogagga Alshabab la wareegeen iskuna koobeen guudahaan dhaqaalihii ka imanayey labada ilo-dhaqaale ee ay Kismaayo muhiimka ku tahay. Lama oga sida uu damacaani ku hirgeli karo xilli ciidamo fara badan iyo hub culus ay magaalada dhinac kasta yaalaan, iyo dowladda oo xusul-duub ugu jirta sidii ay ku hanan lahayd guudahaan magaalada Muqdisho, iyadoo bilihii ugu dambeeyey ay waxoogaa hormar ah ka sameysay uruurinta iyo tababarista ciidamo fara badan iyo keydsashada hub badan oo ka soo gaarey dunida taageersan. Dalkanews.com Muqdisho
-
Garowe: Puntland + EU UN to vastly improve states education
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
-
Madaxwaynaha PL oo Maanta Furay 5 Mashruuc oo Lagu Hormarinayo Waxbarashada Madaxwaynaha Dawlada PL Dr C/raxmaan Maxamed Maxamuud Faroole ayaa maanta si rasmi ah xariga uga jaray 5 mashruuc oo waxbarashada lagu hormarinayo kuwaas oo ay ka mid yihiin Dugsiyada hoose /dhexe Dugsiyada sare Farsamada gacanta iyo Tababaradda Macalimiinta kuwaas oo ay la fulinayso wasarada waxbarashada Ha yado ay ka mid yihiin Save the Children ADRA Diakonia iyo kuwa kale oo socnaya mudo 3 sano ah. Ugu horayn waxaa halkaasi ka hadlay wasiirka waxbarashada Pl Cabdi Faarax juxa oo isagu ku dheerada Mashaariicdaani waxaa ay ay yihiin kuna tilmamay kuwa hormarinaya Waxbarashada Pl isla markaasna mira dhalay waxaana kale oo uu intaasi raaciyay in ay Geed dheer iyo mid gaaban ay wasaaradu u fuushay sidii Kor loogu qaadi lahaa waxbarashada Pl. Madaxwaynaha PL C/raxmaan Maxamed Farooole ayaa isna ku amaanay wasaarada waxqabadka muuqda ee ay samaysay isagoo sheegay in Pl ay ku yaalan 1200 oo Iskuul ayna wasaradu ku guulaysatay sidii manaahij isku wada mida loo wax loogu dhigii lahaa , sidoo kale waxaa uu madaxwaynuhuu sheegay in ay wasaradu intii uu maamulka uu hayey ay Deeq waxarasho ay u dirtay arday badan kuwaas oo lagu soo kala xulay Dugsiyada sare ee PL Waxaana Goob Joog ka ahaa Dhamaan Ha yaddaha La shaqeeya Wasaarada waxbarashada Pl oo tilmaamay in ay wada shaqayn Fiican ay la leeyihiin Wasarada, mashaariicdaana ay yihiin kuwa ay wada fulinayaan Labada dhinaca. C/nasir Yaasin Salaad SBC International Garowe
-
Xoolihi dhowaan laga dhoofiyey dalka Soomaaliya oo gaaray Boqortooyada Sacuudiga. November 23, 2009 filed under NEWS IN SOMALI · Comments (0) Xoolihi dhowaan laga dhoofiyey dalka Soomaaliya oo gaaray Boqortooyada Sacuudiga. | read this item Aamino Ladan Axmed Cali Horseed Media. Xoolihi kala duwanaa ee dhowaan laga dhoofinaayay dekadaha caalamiga ah ee ku yaala gudaha dalka Soomaaliya ayaa lagu soo waramaaya in ay qaar ka mid ah gaareen Boqortooyada Sacuudiga. Gelinka dambe ee Axada ahayd waxaa Dekada Magaalada Jeddah ee Caasimada Boqortooyada Sacuudiga gaaray maraakiib siday ila iyo 246,000-oo xoolo Soomaaliyeed kuwaas oo beriyahan dambe dhoofintooda si xowli uga socday dekadaha magaalooyinka kala duwan ee ku yaala Soomaaliya. Waxaana gelinka hore maanta Dekada Magaalada Jeddah ka bilaabmay dejinta xoolahaas oo laga soo dejinaayo maraakiibta ay saarnaayeen iyadoo la saaraayo gawaarida xamuulka qaada kuwaas oo u iib geynaaya Suuqyada kala duwan ee Boqortooyada Sacuudiga. Xoolahaas ayaa waxaa soo iibsaday oo soo dhoofiyey Shirkadaha lagu kala magacaabo Al-Jaabiri,Fahd Al-Shalaawi iyo Dukhayeel Al-Rifaaci. Saleebaan Al-Jaabiri oo ah muulkiilaha Shirkada Al-Jaabiri ayaa saxaafada dalka Sacuudi Carabiya u sheegay in ay iminka si xowli ah u socdaan dhoofinta xoolaha Soomaaliyeed,wuxuuna tibaaxay in dhowrka maalmood nagu soo fool leh in ay Dekada Boqortooyada soo gaaraan maraakiib fara badan oo sida xoolo kala duwan,iyadoo u sheegay in ay ku soo jiraan iminka Badda. Al-Jaabiri ayaa hadalkiisa inta ku daray in sanadkaan oo keliya ay doonayaan in ay dalka Sacuudiga soo geliyaan oo ay ku soo dejiyaan Ari cadadkooda gaaraya 3-milyan,wuxuuna arintaas u sababeeyey in tirada Xujayda sanadkaan ay tahay mid ka badan ki hore inkastoo ay jiraan Xujay cudurka Hargab dhoofarka ee loo yaqaano Hargab Dhoofarka ay ugu geeriyoodeen gudaha Boqortooyada. Ugu dambeynti waxaa u sidoo kale sheegay in ay sidoo kale ku tala jiraan in ay dadka Sacuudiga sanadkaan si wanaagsan oo ay farxad ku jirto ku Ciidaan oo ay xoolaha laga keenay dalka Soomaaliya ay qayb ka noqoto farxada Ciida. Arintaan ayaa ku soo beegmaysa xilli dhowaan Boqortooyada Sacuudiga ay xayiraad ka qaaday xoolaha Soomaaliya oo ay mudo 9-sano ku haysay,waxaana beriyahan dambe Dekada Magaalada Bosaaso iyo kuwa kale ee dalka aad looga dareemaayay dhoofinta xoolaha. Horseed Media.
-
Congressman Donald Payne Condemns Puntland/Faroole.
General Duke replied to Faafan's topic in Politics
ThankfulSP, made valid points and this story is not as important as some make it out to be. Puntland admin will make mistakes and will have to answer to it in the right time. But the state is home to thousands from various clans on the south who have found dignity there. The south, the western Somalia and others regions of the Somali are light years away. Thus keep crying out loud lads the vomit won't do. -
Saylada burco oo ay buux dhaafiyeen xoolaha ka imanaya 5ta somaliyeed.
General Duke replied to Siciid1986's topic in Politics
^^^lool. Riyaale knows how to steal money with his Theif in Chief Cawil..Thus let the people eat bread no need to daydream about cake. -
^^^Adeer you will be missing in SOL like most secessionists when things get hot. Anyhow lets wish for a smooth end to the secessionist day dream with no or few casuelties on both sides.
-
Xagla-toosiye WAXAAN NAHAY REER PUNTLAND : no forgeries required
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Yup its good news I agree with you lad, now go and be fearfull. -
^^^This fake letter and JB's attempt at selling it to us indicates the level of fear in Hargaysa. Other than that, its just secessionist and nonsense.
-
^^^He was wrong then, he is wrong with the Oil exploration now also, he is wasting time with such an important issue. However when it comes to this issue, he has followed a conservative Puntland line, one all our former President's would follow, thus lets concentrate on our interest. If Puntland sucumbs to the issues at hand no one will have a legacy, not Faroole, nor Cade, nor Hashi and Yusuf. Today its about the state, Faroole will be measured when the time comes.