General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
The title good the secessionists out of the woodwork, it seems you are having debacle in your hands, SOOL and its young Garad are causing mayhem to the SNM day dreams. You will lose SOOL, then wake up to Riyaale who will no doubt keep you Muggers entertained with talks of recognition. Anyhow, save your boys and go back to the triangle.
-
4-Askari oo Somaliland ah oo ku dhintay Qarax ka dhacay Laascaanood. January 25, 2010Wararka ka imaanaya magaaladda Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa waxaa ay sheegaayan in qarax halkaas ka dhacay maanta ay ku dhinteen ila iyo 4-Askari oo ka tirsan Ciidanka maamulka Somaliland. Weriye madaxbanaan oo ku sugan halkaas ayaa Horseed Media uu sheegay in qaraxa ay kooxo hubeysan Saldhig ku taala bartamaha magaaladda, halkaas oo ay ku sugnaayeen Ciidan ka tirsan kuwa maamulka Somaliland. Waxaana uu hadalkiisa ku daray in khasaaraha uu dhaliyey khasaaro dhimasho 4-Askari, kuwaas oo ku sugnaa Saldhiga xilliga uu qaraxa ka dhacaayay. Saraakiisha Booliska Somaliland ayaa iyaguna ka gaabsaday in ay ka hadlaan qaraxaas, iyadoo Ciidanka Somaliland ay magaaladda ka wadaan howlgalo ay ku baarayaan cidi ka dambeysay qaraxaas oo aan la aqoon ila iyo iminka. Dhowr maalmood ka hor magaaladda Laascaanod ayaa waxaa lagu dilay Sarkaal Sare oo ka tirsanaa Booliska Somaliland ee gobolka Sool, iyadoo qaraxyada iyo dilalka lala beegsanaayo Ciidanka Somaliland ay kusoo badanaayan magaaladda Laascaanood. Weerarkan ayaa kusoo beegmayo xili shalay gelinkii danbe ay ciidamada Soomaaliland gaareen deegaanka Hol Hol halkaasi oo uu shir beeleed uga socday beelaha Sool, Sanaag iyo Cayn. Horseed Media.
-
Hol-Hol: Garaad Jaamac Garaad Cali oo gaaray Hol-Hol iyo Maamulka la baxay Somaliland oo Maleeshiyaad udiray deegaankaasi. 25. januar 2010 Hol-Hol(AllPuntland)- Garaad Jaamac Garaad Cali oo ka mid ah Isimada ugu caansan Puntland, ahna Isinka guud ee Beesha ***********, ayaa gaaray deegaanka Hol-Hol oo lugu qabanayo Shirweyne guud oo ay yeelan doonto Beesha ***********, kaas oo looga hadlayo xaaladaha Sool iyo danta guud ee Beeshaasi. Garaad Jaamac Garaad Cali ayaa si diiran loogu soo dhaweeyey deegaanka lugu qabanayo shirka, wuxuuna Garaadku la kulmay gudiga qaban-qabada iyo Odayaasha dhaqanka oo uu kala hadlay xaaladaha goobta iyo sida loogu baahan yahay go'aamo wanaagsan oo ka soo baxaya shirka. Garaad Jaamac Garaad Cali ayaa sheegay in la qaban doono wada hadaladan, oo ay noqon doonaan kuwa ay ku tashadaan Isimada Sool,Sanaag iyo Cayn, isagoo tibaaxay in ay doonayaan in ay go'aamada noqdaan kuwa khuseeya xoreynta Laascaanood. Dhinaca kale Maleeshiyaad ka tirsan Maamulka Somaliland oo lasheegay in uu hogaaminayo gudoomiyaha gobalka Sool ee dhinaca Somaliland, kana soo jeeda Laascaanood ayaa ku sii jeeda halka lugu qabanayo wada hadalada, isla markaasna aan la garan karin sida ay xaaladu noqon karto. Shaqsiyaad matalaya Somaliland ayaan loo ogolaan doonin wada hadaladaasi, sida lugu sheegay Warbixino ay heshay APL, maadama shirka looga tashanayo sidii Sool looga saari lahaa Maleeshiyaadka Somaliland, oo ay la socdaan shaqsiyaad udhashay gobalka Sool, oo inta badan ay dadku ku tiriyaan kuwa aan cidna matali karin. F. C. Maxamed AllPuntland
-
Hol-hol meeting begins: Secessionist propaganda humiliated.
General Duke replied to Xudeedi's topic in Politics
holhol:Isimadii maanta ka tagay magalada garoowe oo si nabad ah loogu soo dhaweeyay deegaanka holhol iyo warar sheegaya in la soo weerara oo been noqday Waxaan lagu soo waramayaa in ay deegaankaasi lagu soo weeraray isimadii maanta ka tagay magalada garoowe ay taasi noqotay mid aan waxba ka jirin oo ah been abuur ay dad ka soo horjeeda shirka halkaasi ka dhacay ay ka been abuureen ,. Dhanka kale wararka ka soo baxaya ciidamanada somalilandta ah ee la sheegay inay soo werareen garaadyadii degankaasi maanta soo garaay ayaa la sheegay inay ku sugan yihiin deegaanka ku xiga hol hol ee ganbadhe isla markaasna ay san wax dagaalka soo qaadin .taasina ay tahay mala awaal aan jirin., Safarka ay maanta ku tageen 2:Garaada Saleebaan Garaadmaxamuud 3:Garada Abshier Saalax 4:Garaad C/salaan Xasn Maxamud 5:Garad Cali Buraale 6:Suldaan Xasan C/qaadi 7:Garaad Ibraahin baaruud 8:Garaad SaleebanCali buraale 9:Ugaas Faarax Dheere 10;Ugaas Cabdilahi 11;Suldaan siciid tuulada hol hol oo ka tirsan gobalka sool ayaa waxaa uu salka ku hayaa sidaa qabiilka dhul bahante loo miday lahaa isla markaasna ay noqtaad far iyo faraatigiisa .si ay isaga saa raan gabi ahaanba wixii musuq maasuq ka wada gobalka sool, Waxaana lagu wadaa in ayaa mahaan danbe ay deegaanka holhol ay ka dhacaan shir ay isigu imaanayaa garaadyada iyo waliba ugaasyad dhul bahante ayadoona shirkaasi la rabo inay ka soo baxaan qodobo dhowr ah isla markaasn wax ku ool ah, -

^^ lool, the meeting has begun and all you have is cheap talk. Garad Saleebaan arrived from Garowe. Viva SSC -

^^^Yeah right, now adeer lets not live in fantasy the fact is you have been unable to court the traditional chiefs and your reliance on one man highlights the weak position that you are in.. Keep deluding yourself lad.
-
^^^That made a great deal of sense, thus "Somaliland" does not have enough money to bring them to Hargaysa, or the people from SSC who send money only send it to Bossaso? Both ways you shot yourself.
-
^^^Read the above post, listen/watch the link instead of crying out like some one mugged you. Garad Jama, as well as Garad Salebaan are in Puntland today and not in Hargaysa, thus proving the point they are Puntlanders and not Shankarooni's.
-
^^^LA is part of Puntland thus why all the Garad;s are in Puntland and not Hargaysa.
-
Another Sharif Hotel achievement: Somalia closes all embassies
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Sharif Ahmed is a laughing stock, a silly clan warlord who dressed up as a Shiekh and now is a prisoner in Villa Somalia. His supporters and their clan wailings resulted in the total occupation and subjugation of their clan fiefdom. The poor masses that were fooled into believing the clan courts hype are still fleeing as we speak. His time is over and the nation still searches for an end game. -
^^^He is home in Puntland adeer, thus dont worry, and you saw the welcome he recived in his home state.
-
Bint Hamid is one of the great un signed comedians of our times.. Round of applause indeed. he destroyed them completely and wiped them from the face of the earth.. there is still a somalia but when the judgement is finished there is no more haiti .. When were you emiled that the final destruction of Haiti started?
-
Association is demanding that power be handed over to Vice-President Goodluck Jonathan With a name like that one can't lose..
-
Don't panic Haiti, the Scientologists are coming!
General Duke replied to cynical lady's topic in General
Originally posted by cynical lady: How remarkable of you. The remarkable thing is, that Cara is spot on she forgot to add to her list; R Kelly, Mickey Mouse, Chris Eubanks and Mr T of the A team. Feminisam is as a ludicrous invention, like Mickey Mouse but much more harmfull. -
He might be terminally ill and they want to hush things up.
-
Don't panic Haiti, the Scientologists are coming!
General Duke replied to cynical lady's topic in General
^^^No dear, I don’t care to elaborate. -
Mogadishu: New national currency after 17 years
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^Inflation is the issue, it caused havoc all over Somalia in 2008, right now everything is stable. -
Don't panic Haiti, the Scientologists are coming!
General Duke replied to cynical lady's topic in General
Nice article, how on Earth people believe this nonsense ? Scientologists and feminists are the scourge of humanity. -
The Al Shabaab gave new support which changed the battle, the other group is not dead yet though.
-
Another Sharif Hotel achievement: Somalia closes all embassies
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Che, lets address a few issues, what is a warlord? It’s a fact Sharif Hotel was the “leader” of the Clan Courts that fought in Mogadishu in 2005 battles that resulted in the deaths of thousands and started the mass exodus of the city. He led the insurgency against the Somali government of the time which resulted in the deaths of thousands of civilians, for as you explained the excuse of “Ethiopia” today he is the leader of a government which is fighting in battles that have led to the deaths of thousands and the fleeing of 60,000 civilians in 2010 alone. From 2005 to 2010 Sharif Hotel has outdone any warlord in Somali history for the sheer deaths commited by the political battles he has engaged in. How is his government any different from the previous? It controls less territory, but it sure spends more money than the previous. It relies on AMISOM even more than previous. Has the shelling stopped in Mogadishu? Even safe areas like Karaan have seen the populations displaced, the whole of the North was safe under Yey, no more. Certain cities in central Somalia have seen the worst fighting in their history, ever heard of Wabxo?, or has Beledweyne ever seen as much violence as today. Has the technique of suicide bombings ever been utilized to such an effect? Sharif Hotels government is even worse than before for he has as finance Chief who lacks basic education. The fact that Sharif Hotel made that sea deal with Kenya, and now is closing the Embassies sees what he is and what his supporters are. Criminals. Lets go back to the asinine argument of warlords, who are Yusuf IndaCade & AbdiQaybdeed? The answer is simple, they are only second best to Sharif Ahmed the "Shiekh". -
Another Sharif Hotel achievement: Somalia closes all embassies
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
ABWAN, adeer no bother, weak minded goat herders usually get upset at those who happen to live in Villa's, thus your reaction is expected. -
Mogadishu: New national currency after 17 years
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Originally posted by AYOUB: Dr. Foolery asks . The only real point to be taken from your waffle, Dr Faroole will has already outsmarted the clowns by having a putting in place a fiscally responsible government in place. Oh and what Doctorate does Riyaale have, beating up SNM folks?