
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Originally posted by Xaji_Xunjuf: The world Also Remembers Somalia as a failled state, Egaal was one of the leaders of this failed state. Also he failed to get RECOGNITION for the NW enclave, he waged a destructive clan civil war against Tuur, that killed thousands, then chose an NSS spy as his deputy, robed the poor peoples taxes and died, without any success in creating an independent "Somaliland" till this day, the world recognises this enclave as part of Somalia.
-
UCID Leaders to Cancel Their Second Citizenship
General Duke replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Yeah right. -
^^^Garowe & Mogadishu are both strongholds for a united Somalia..
-
^^^They denied this story..
-
The Canadian Somali-Jewish Mentorship Project in Ottawa
General Duke replied to FatB's topic in General
^^^Jews dont want anyone to convert to their faith dear. Anywho Hussain Ahmed is doing a fine job in Canada. -
^^^The former capital belongs to who ever is strongest, dont worry you will be singing Nasheeds soon.
-
Originally posted by Jacaylbaro: quote:Originally posted by General Duke: ^^^In all these pics adeer, he was the PM of Somalia and served Mogadishu... Look at the picture above ,,, Signing Somalilands Independence in 1960 In the united kingdom Absurd argument as usual from an unstable secessionist. If Somaliland was independent, why did her become PM of a United Somalia? He was dumb huh, JB. Anywho in all the pics, the man was a servent of the Somali republic & its capital Mogadishu.
-
Masuuliyin ka Socotay Puntland iyo Saraakiisha Ciidanka Badda NATO oo ku Kulmay Xeebta EYL April 28, 2010 | AUDIO NEWS, NEWS Wefdigaan oo ka koobnaa 8-xubnood oo isugu jira maamulka gobolka Nugaal, Nabadoono, Isimo, Culimaa’udin iyo qurba joogta Reer Puntland ayaa maanta kulan kula yeeshay Markab taagna Badwaynta degmada EYL Saraakil ka tirsan Ciidamada NATO ee ka qayb qaadanaaya howlgalka la dagaalanka Burcad Badeeda Soomaalida. Waxaana wefdiga sidoo kale ka mid ahaa Gudoomiyaha gobolka Nugaal Cabdi Xirsi Cali Qarjab,Taliyaha qaybta Booliska gobolka Nugaal C/raxmaan Xaaji Abshir,Suldaan Siciid Maxamed Garaase oo ka mid ah Isimada Puntland, Khaliif Sheikh Aw-Cali oo ka mid ah Culimaa’udiinka Puntland,Maxamed Abshir Nuur oo ka mid ah Nabadoonada Puntland, Cumar Cabdiraxmaan Faroole, iyo C/risaaq Maxamed oo ah Agaasimaha qurba joogta Reer Puntland. Dhegayso Waraysi aan kala yeelanay Gudoomiyaha Gobolka Nugaal Cabdi Xirsi Cali Gudoomiyaha gobolka Nugaal Cabdi Xirsi Cali Qarjab oo hogaaminaayay wefdigaasi ayaa Horseed Media u sheegay in kulankaasi oo saacado soconaayay uu kulmiyay Saraakiisha ugu sareysa NATO ee jooga xeebta Soomaaliya oo u sheegay inuu hogaaminaayay Sarkaalka ugu sareeya Ciidamadaasi oo u dhashay wadanka Ingiriiska. Wuxuuna sheegay in kulankaasi arimaha lagu soo hadal qaaday ay sal u ahaayeen fikirka ay Puntland ka qabto Maraaakiibta jooga xeebaha Soomaaliya,sababta keentay Burcad Badeeda iyo sida wax looga qaban karo. Sidoo kale wuxuu sheegay in Saraakiishaasi ay wefdiga waydiiyeen arimo madaxda Puntland iyo dadweynaha ay ka aaminsanyihin taasi oo ah in Ciidamada NATO ay yihiin Burcad Badeeda,wuxuuna sheegay in arimahaasi ay yihin kuwo aan sal iyo raad lahayn. Mar Horseed Media ay weydiisay ma isla soo hadal qaadeen Saraakiishaasi Maraakiibta sunta ku aasta xeebaha Soomaaliya iyo kuwa jariifa Kheyraadka dalka ayaa waxaa u sheegay in arimahaasi ay kala hadleen isla markaana ay u sheegeen in aysan waxba ka jirin wararka sheegaaya in xeebaha dalka Soomaaliya ay joogaan Maraakiib ku aasta sun iyo kuwa jariifa kheyraadka ku jira Baddaha Soomaaliya. ”Waxaa ay inoo soo bandhigeen filim muujinaaya Maraakiibta lagu haysto xeebaha dalka Soomaaliya,Kooxaha Burcad Badeeda ah ee saaran iyo filimo muujinaaya 42-bilood ugu dambeeyay ay badbaadiyeen”,ayuu yiri. Cabdi Xirsi Qarjab ayaa intaasi raaciyey in Saraakiishaasi ay u sheegeen in sababta ay ugu dhiibi waayeen Burcad Badeeda Soomaalida ah ee ay u geyaan Dowladdo kale si loogu maxkamadeeyo ay ku jaan go’aan tahay Puntland iyo Soomaaliya oo aan dhowrin Xuquuqda Bin’aadamka. Gudoomiyaha ayaa ugu dambeynti sheegay in Saraakiishaasi ka socotay NATO ay isku raaceen in kulamo wada shaqayn lagu balansanyahay todobaadyada soo socda. Hore ayaa Saraakiisha Ciidanka Badda NATO iyo kuwa Midowga Yurub kulamo la yeesheen Masuuliyinta Dowladda Puntland oo ay ka wada hadleen arimaha Burcad Badeeda. Horseed Media
-
The capital belongs to Fuad Shangole. As for the secessionist comments, you know the day Mogadishu gets true peace, you will come back & start singing like the old days.
-
Puntland leader condemns Bakara Masjid explossions
General Duke replied to xiinfaniin's topic in Politics
^^lol. You have no point, but recognise the states contribution to peace adeer. The Ulema of Puntland are not waging war, nor stealing money as "President", they are merly telling the truth. -
Puntland leader condemns Bakara Masjid explossions
General Duke replied to xiinfaniin's topic in Politics
Cullimada Puntland oo bayaan dhalleecayn ah ka soo saaray qaraxyadii masjidka Cabdille Shideeye, Muqdisho; dhimasho 30+ & dhaawac 50+.audio -
So far in 2010, Saado Ali Warsame & our own B, are on top of the list of my Somali person of the year.
-
Puntland leader condemns Bakara Masjid explossions
General Duke replied to xiinfaniin's topic in Politics
^^He leads a Safe part of Somalia. -
Saudi king photo with women spices mixing debate
General Duke replied to Siciid1986's topic in General
Dont tell Fuad Shangole, he might have a nervous breakdown. -
Originally posted by Maaddeey: I say: 'Garowe baa noo ballan ah, booweh lool. Get out of the Bakara safely lad.
-
The folly of FUAD Shangole FBI, CIA are in Bakara
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Originally posted by Allamagan: I wonder who he is talking to? Every one in Mogadishu, Jubooyinka is direct or indirect victim Alshabab! If you listen close, he says that they knew of Blackwater/FBI [which is total bull] where in Mogadishu. The question is, what power do these men have when they could not stop these "agents" they knew off? Nonsense -
Aun to those who died in the Mogadishu blast as well as those who died in Kismau.
-
The folly of FUAD Shangole FBI, CIA are in Bakara
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
source He is even laying about what he knows. "There were FBI, blackwater in Mogadishu past two weeks" -
The folly of FUAD Shangole FBI, CIA are in Bakara
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
"Walaalayaalow maxaad dhibaatada noogu fiirsaneysaan, Ilaahay ma ogola in muminiinta ay dhibaato isku fiirsato, walaalayaalow noo gar-gaara, gacantiina ayaan u baahanehee", ayuu ku yiri Shangole wareysigiisa. -
Fu`aad Shangole: - Walaalayaalow noo gar-gaara! Muqdisho, Somaliya (Calanka.com ) 02-May-2010 Masuulkii shalay lagula beegsaday qaraxyada masjid ku yaal gudaha suuqa weyn ee Bakaaraha Fu`aad Shangole ayaa markii ugu horeysay soo gaarsiiyay codkiisa saxaafadda, wuxuuna sheegay in uu ka dhaawacmay gacanta bidixda ah oo uusan kala garaneynin in ay jaban tahay iyo in kale islamarkaana uu caafimaadkiisa kale uu aad u wanaagsan yahay. Shangole oo kooxda Shabaab u qaabilsan waxa ay ugu yeereen "dacwada" oo af-soomaali ahaan ah fidinta afkaarta diinta ayaa shalay lagula beegsaday sadex qarax, sida uu isagu sheegay kuwaasoo dhaliyay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac farabadan oo uu isagu ku jiro. Waxa uu sheegay masuulkan in markii uu qaruxu dhacay uu ka duulay kursigii iyo miiskii uu ku fadhiyay islamarkaana uu ku dhacay meel cidlo ah. Mar uu indhaha kala qaaday ayuu waxa uu sheegay in uu arkayay qamiiskiisii oo wada dhiig ah oo dhalinyaro uu markaas cashir siinayay oo qaar ash`haadanayaan qaarna ay dhinteen.
-
Where is the PEACE, now Masjids are not safe
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Qarax weyn oo gil-gilay masjid ku yaal Kismaayo Kismaayo, Soomaaliya (Calanka.com ) 02-May-2010 Wararka ka imaanaya xiligaan magaalada Kismaanyo ee xarunta gobolka Jubada Hoose ayaa kuwaramaya in qarax xoogan uu gil gilay masaajid ku yaal xaafadda Guul-wade ee magaalada kismaanyo. Qaraxani oo dhacay salaadi cishaha ee xiliga Kismaanyo ayaa waxaa la sheegay in uu ahaa miinada meelaha fog laga hago, waxaana inta la xaqiijiyey ku dhintay laba ruux oo ah dadki salaada cishaha ku dukanayey masaajidka, iyadoo dhaawacana lagu shegay inkabadan 10 ruux. Ilo madax banana ayaa sheegaya in miinada dhulka lagu aasay xalay saqdii dhexe,waxaana loogu tala galay qaar ka tirsan saraakiisha Al-shabaab in lagu qarxiyo, maadaama masjidku ay u badan yihiin dadka ku dukada horjoogayaasha Al-shabaab Kismaanyo. Lama ogo ilaa iyo iminka cida ka danbeysay qaraxa, waxaana masjidka uu ka dhacay qaraxa gaaray ciidamo farabadan oo ah kuwa Al-shababa, kuwaasoo baaritaano ka wada xaafadaha ku hareersan masaajidka qaraxu ka dhacay. Qaraxani ka dhacay masjidka Guul-wade ayaa ah kii labaad oo saraakil katirsan Al-shabaab lagula beegsado masaajid ku yaal koonfurta Soomaaliya. Wixii war ah ee ku Soo kordho isha ku haay Calanka!!!! -
Muqdisho:Alshabaab oo qeylo dhaan kasoo saaray Qaraxyadii shalay. 2. maj 2010 APL Muqdisho:(Allpuntland)-Saraakiisha ugu sarsaray urur weynaha Alshabaab ayaa qeylo dhaan kasoo saaray qaraxyadii shalay lala eegtay madaxdooda xili ay ku tukanayeen Masjid kuyaala suuq weyn ee Bakaaraha,waxayna sheegeen in qaraxaasi uu ahaa mid ay ka danbaysay FBI-da Maraykanku. Sheekh Fu'aad Maxamed Khalaf (Shangole) oo ah kuxigeenka Guud ee amiirka alshabaab,isla markaasn ah Madaxa dacwada ee ururka Alshabaab,sidoo kalena madax ka ah Gutooyin ciidan ah oo Alshabaab muqdisho u jooga oo shalay dhaawac kasoo gaaray qaraxii ka dhacay masjidka ayaa sheegey in ay Gaalo qaraxiisa ka danabaysay. "Shalay wixii nagaaray way iska yaraayeen,goor aanu Masjidka ku tukanayano ayey gaaladii na necbayd bambaanooyin nagu soo weerareen,ilaahay mahadii intayadii badnayd waanu ka badbaadnay,Aniga dhaawac ayaa iga soo gaaray gacanta bidix,hadana waan roonahay"Ayuu yiri Fu'aad Shangole. Sheekh Fu'aad wuxuu intaas ku daray in markan ay soo badatay Dagaaladii u dhexeeyey Waxa uu ugu yeeray Mujaahidiinta & koox kale oo uu Murtidiin ku tilmaamay,wuxuuna sheegey in Muslimiinta looga baahan yahay in ay Dagaaladaas ka qeybqaataan,maadaama buu yiri ay sii badatay Colaadii Gaalada & Muslimiintu. "Waxaad u jeedaan in kooxdii Murtidiinta ahayd oo Gaaladu dabada ka riixayso ay bilaabeen Dagaalo heer ay masaajida qarxiyaan,marka Muslimiinta waxaanu ugu baaqaynaa in ay gacan naga siiyaan sidii aanu gaalada ula dagaali lahayn,kitaabka allena u kormarin lahayn"Ayuu yiri Sheekh Fu'aad maxamed Khalaf. Sidoo kale Gudoomiyaha ururka Alshabaab ee Gobolka Banaadir ayaa dhankiisa ka hadlay,wuxuuna qiray in ay Alshabaab khasaaroweyni kaoo gaartay Qaraxyadii shalay,wuxuuna intaas ku daray in ururkiisu uu ka Aarsan doono cidii ka danabaysay Qaraxyadii shalay. Xafiiska Warqabadka Allpuntland ee Muqdisho.
-
If Fuad Sjangoole os not sage in the Bakara, then Al Shabaab days are numbered. AUN all the dead & injured, another tragedy that has been brought to Somalia by the fake religious groups.