
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Roobaabkii ugu xooga Badnaa oo xaley ilaa hada ka da´ay meelo badan oo Puntland ah,,Raxmad Eebe Garowe/Gaalkacyo(Puntlandi.com) Roobabkii xaley saqdii dhexe ka bilowdey inta u dhexeysa Gaalkacyo ilaa Garowe dhinaca kale Gaalkacyo ilaa Jariiban iyo waliba dhinaca xadka Itoobiya ayaa ilaa hada socda. Meelaha qaar waxaa cabsi laga qabaa in xoolaha daad qaado, Waa roobkii ugu xooga badnaa ee deeganada Puntland ka da´a in mudo la xasuusto ah. Magaalada gaalkacyo ayaa waxaa hada ka da´aya Roob xoogan oo oo dhibco waaweyn,biyo ayaa xoogan ayaa wadooyinka socda,caruurtuna jidkey ku ciyaareysaa oo ku qubeysaneyaan Roobka,Bacaadweyn sidoo kale, meelaha kale xaley saqdii dhexe ayuu badankooda ka da´ay. Waa raxmad Eeebe ayuuu yiri wiil yar oo wadada ordaya magaalada gaalkacyo,yeeees waa Raxmad eebe. Sanadkaan xiliga fasaxa kuleylaha wadamada Reer Galbeedka oo ayaa waxaa la filayaa in Soomaali badan oo Reer Puntland u badan ay yimaadaan Puntland, nimcadaan eebe awgeed. Puntlandi.com Gaalkacyo galkacyo@puntlandi.com
-
Gaalkacyo:"Amaanka gaalkacyo wuxuu marayaa Heerkii ugu wanaagsanaa"Duqa Magaalada Gaalkacyo. 19. maj 2010 APL Gaalkacyo:(Allpuntland)-Maamulka degmada Gaalkacyo ee Xarunta gobolka mudug ayaa sheegey in guud ahaanba amaanka gaalkacyo uu marayo heerkii ugu sareeyey marka loo fiiriyo sanadihii ugu danbeeyey oo amaanka Puntland ay wax u dhimayeen kooxo aanan weli la aqoonsan. Duqa Magaalada Gaalkacyo Cabdiraxmaan Maxamuud Xaaji Xasan oo maanta APL ugu waramay Xaaladaha guud ee Gaalkacyo & Waxqabadka Maamulkiisa ayaa sheegey in shacabka gobolka Mudug ay qeyb lixaad leh ka qaareen sugida Amaanka lana shaqeeyaan Ciidamada gobolka & Maamulka Dawlada. "Amaanku aad buu uwanaasan yahay,waad ka warqabtaa oo aadbay u yaryihiin Falalkii dhici jiray oo Qaraxyadu u horeeyaan,taas waxaanu aminsanahay inay keentay Shacabkeena oo aad u baraarugay oo fahmay in Dhibaatooyinkani ay iyaga u daran yihiin,mark hada aad buu u fiican yahay baanu orankarnaa"Ayuu yiri duqa Magaalada Gaalkacyo. Gudoomiyaha Degmada Gaalkacyo wuxuu intaas ku daray in mararka qaarkood ay falal yaryar dhacaan oo ay u dambaysay Fal xalay lagu dilay gabar oo ay dileen koox tuugo ah oo isku dayey in ay Teleefoonada gacanta ka qaadaan balse ka dhaga adaygtay,waxaana uu sheegey in hada magaaladu noqotay mida ugu amaanka wanaagsan Puntland ayna ku amaantay Dawlada dhexe ee Puntland. "Mararka qaarkood wax waa iska dhacaan oo hadii magaalo weyn lajoogo falal waa dhici karaan,hada xalay gabar ayaa koox tuugo ah Taleefoon ku dishay,kuwii dilayna ciidanka Amaanka ayaa daba jooga oo waxbaa laga qabanayaa,laakiin hada Dhawaan waad maqlaysay Madaxweynuhu sida uu dadka gobolkan u amaanay kuwa kale ee Puntland-na waxaan ugu baaqayaa inay ku daydaan oo ay soo qabtaan cidkasta oo amni daro wada ama ay Ciidamada lasoo socodsiiyaan"Ayuu yiri Cabdiraxmaan Maxamuud Xaaji. Duqa Magaalada Gaalkacyo wuxuu sheegey in tan & Markii ay shacabka Gaalkacyo gacantooda kusoo qabqabteen dad dilal badan gaalkacyo ay dhiiranaani gashay shacabka taasina keentay inay sii laba jibaaraan howlahooda shaqo ee ay Ciidamada Amaanka ku caawinayaan,wuxuuna ku baaqay in lasoo laba jibaaro. Cabdiqani Xayir Allpuntland
-
^^^You have no say in this, its a Somali issue. Sharif Hotel has failed, and thats good for Somalia. Now lets get rid of all of them and their 500 parliment.
-
^^^Puntland has ways to go but it has a better system than any in Somalia today. With the Multi party elections, and the oil industry development, things will change forever and Somalia's verysurvival is now centered on Puntland. The fake religious groups bomb and kill, Puntland builds. Sharif Hotel can not lead, Faroole has put together a great cabinet.
-
^^^Sharif is a clown adeer.
-
^^^No one cares for the Sharif he was a loser from the get go. Its the people that bring pain and they shall be redeemed soon insha Allah.
-
First I heard about and have been reading news all day..
-
^^lol. Dont worry , many European countries have been through worse, dont worry we shall sort ourselves out soon enough..
-
Dahir Riyaale; The Next Prime minister of Somalia.
General Duke replied to MoonLight1's topic in Politics
Royaale for PM, I support the proposal as well. We should start an SOL petition for the main Mugger. -
^^^Who ever thought Sharif was the answer, or Djibouti process with 500Mp's was on the right track, was having a right old laugh. Somalia though shall rise, regardless of the designs of the west or the confusion of those who want to help. The Somali race is not dead..
-
Oil is good news, a strong Somalia state will emerege when Puntland gets its oil out. The rest is just pure fear, envy and hate. The status quo of begging westerners and UN, is not acceptable anymore. Thats a fact.
-
^^^The system has been broken since Djibouti's nonsense. Not really bothered, however Mohamed Abdirizaq will not be a problem for Puntland, for the remaining few months of the Sharif Hotel/Walid Abdalla circus.
-
^^^Yusuf old Chief of staff, from US, via Galkacyu and has an American wife. Educated, but not sure he can do anything new, or bring new tricks to the 2KM state..
-
Mohamed Abdirisak, could not shine Omar Abdirashid's shoes, but oh well, another Puntlander is always welcome..
-
18 May - Maalinta Nadaafada oo si weyn looga xusay gobollada SSC
General Duke replied to me's topic in Politics
Well done to reer Buhudle, its a shame reer Hargaysa could not celebrate World Cleaning day as well. -
Ethiopia and Somaliland send troops to border
General Duke replied to Jacaylbaro's topic in Politics
^^^Che adeer stop chatting shitt, Yey never called for support to beat up on secessionist, just on Eritreans and Arab's who wanted to desecrate graves, oh as they do now. -
Its Somalia lad, Puntland all the way...
-
xaar fuqul xaar Yup thats the way to describe , Nur Xasan Husain, Sharif Ahmed, Al Shabaab & the clan Mujahids led by Xasan Dahir. At least the others have peace..
-
Prof Dalxa strikes back I am the speaker of Parliment
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Sharif's own friends are now supporting their PM, and their position. I hear its Jurile or Mohamed Abdirizaq for PM. This is getting worse. -
^^^Yeah, Sharif Ahmed waged a war on the state in 2006 and should be shott. If the state does not get him, Al Shabaab will.
-
We need someone in the mould of Hasan Ade to be next PM looool and what did he do, but let the Al Shabaabs not only the city but his sub clans grave yards. This game is done, and Sharmarke played his hand well. The rope a dope, was atrick, the PM was not a sleep nor a dope As for Sharif Sakin, he was exiled by Yusuf, and brought back by the ****** led by Sharif Ahmed, now drink up.