
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Shaley dagaakladii ka dhacey Buuhoodle ayaa ahaa kuwa aad loo buunbuuniyey oo aan xogta rasmiga ah wali la sheegin lakiin.... Buuhoodle(Puntlandi.com)Dagaalkii shaley ka dhacey Buuhoodle oo markii hore ay soo qaadeen koox maleeshiyo reer Hargeisa ah ayaa siadan u dhacey. Maleeshiyada Hargeysa ayaa si xun loogu jabiyey dagaal ay shaley kusoo qaadeen aaga Buuhoodle,kadibna Saraakiil ka tirsan maamulka Hargeysa ayaa la heshiiyey Ciidan joogey Xadka itoobiya oo Soomaali u badan si ay u difaacaan ciidankooda lasoo jabiyey,arintaana Dowlada Itoobiya waxba kama ogeyn,oo waxey ahaayeen Ciidan lacag qaatey,Ciidankaas waxaa la xaqiijiyey in si xun loo jabiyey,dadka lagu laayey ee ciidamada itoobiyaanka ah waxey abadnaayeen Soomaali asal ahaan ka soo jeeda Hargeysa iyo labo Itoobiyaan ah. Dowlada Puntland ayaa markiiba xiriir lasameysey Itoobiya balse Itoobiya waxey u xaqiijisey inaysan waxba kala socon arintaan,waxeyna markiiba usoo dirtey saraakiil Buuhoodle,kuwaasoo saaka la kulmey odoyaasha deegaanka,Itoobiya waxey raaligalin kasameysey in rag ciidamadooda ah ay ka qaybqaateen dagaalka,waxeyna sheegeen iney baarayaan sababta keentey arintaan,Odoyaasha Buuhoodle waxey saraakiishaan Itoobiyaanka ah ku wareeejiyeen 8 askari oo Soomaalida Itoobiya ah oo dagaalka lagu qabtey. Wararka rasmiga ah waxey sheegayaan in Maleeshiyada Hargeysa laga diley ugu yaraaan 45,dagaal saaka ka dhacey meel widhwidh u dhow oo looga daba tagey haraagii waxaa laga diley 8 labo gaarina waalaga qabtey. Magaalada Buuhoodle aadbey u degantahey hada,dadka magaaladuna waxey ku faraxsanyihiin ineysan mardambe soo haweysaneyn maleeshiyada lagasoo dirayo Laascaanood iney Buuhoodle soo galaan. Sargaal sare oo u hadley Ciidamada datraawiishta Puntland wuxuu sheegey iney ka qaybqaateen dagaalka Buuhoodle,ayna maanta u direen daawo iyo saad kale nawaaxiga Widhwidh. Waxaa la sugayaa in Itoobiya ay ka hadasho dagaalkii Buuhoodle oo ay saxaafada u sheegaan sidey wax u dheceen. Warar kale oo aan ka helney Wardheer waxaa naloo xaqiijiyey iney jiraan saraakiil Soomaalida Itoobiya ah oodagaalkaan ku lug lahaa in xabsiga la dhigey. kala soco wixii soo kordha Warbaahinta Puntlandi.com Bashiir Puntlandi.com bashiir@puntlandi.com
-
Widhwidh:Xaalada Widhwidh oo weli kacsan & Dagaaladii oo qaboobay. 22. maj 2010 APL Widhwidh(Allpuntland)-Wararkii ugu danbeeyey ee laga helayo Deegaanada hoosyimaada gobolka cayn ee Puntland oo ay maanta Halkaas dagaalo kulul ka dheceen ayaa kusoo waramaya in Xaalada halkaas ay goordhaweyd oo maqribkii ah Caadi kusoo laabtay. Wararku waxay sheegayaan in Dhimada Widhwidh ay aad u artahay marka loo fiiriyo Dagaalka oo saacado badan si xowli ah ku socday,waxayna wararku intaas ku darayaan in dad u badan Ciidanka Soomaaliland ay halkaas ku dhinteen. Ciidamo beeleedyada SSC oo xiriir lasoo sameeyey APL ayaa sheegey in ay guud ahaanba halkaas la wareegeen isla markaasna ay qabsadeen saraakiil badan oo katirsan Ciidanka Soomaaliland isla markaasna ay lawareegeen xabsigii dhexe ee Widhwidh. “Dagaalka anaga ayaa ku guulaysanay oo guud ahaanba,waxaanu qabsanay Saldhigii Buuhoodle,waxaanuna dilnay Saraakiil badan oo uu kamid yahay ninkii haystay Guutada 17-aad ee Ciidan Soomaaliland”Ayuu yiri taliye sare oo katirsan Ciidan beeleedka SSC oo APL xiriir lasoo sameeyey. Majirto cid madax banana oo wararkaas xaqiijisay,Maamulka Soomaaliland-na wax war ah kama aysan soo saarin Dagaalka maanta halkaas ka dhacay oo aanan weli la xaqiijin Karin in uu si toos ah u isaagay. Dhinaca kale warar laga helayo miyiga howdka ah ee gobolka Cayn ayaa kusoo waramaya in halkaas ay isku heleen labo Gurmad oo ukala socotay Soomaaliland & ciidan beeleedyada kasoo jeeda gobolada SSC halkaasna ay khasaaro badani ka dhalatay. Cabdiqani Xayir Allpuntland
-
Again , no one is talking to you personally. My point is not stoke up unnecessary clan hostility. The proletariat of Hatgayda are our brothers. Wrong as they are, there should be no Aberdeen rattling. The militia will be felt with but it's not a war about borders more so about *********.
-
No one is calling for violence against the clans of NW Somalia. What we want is accountability. Faroole needs to address this issue.
-
The problem for you is you know you wil never hold these areas. Even the wiser Ngoongr can see this is Bo more than rocking the boat. Maybe someone is afraid of the Turkey conference and is creating a reality on the ground.
-
^Xaji Adeer you need to keep quite, there are times your humour is not required.
-
Inshallah the people of SSC shall reclaim their lands. Keep us updated.
-
The current incidents involving The capital of Cayn, the continued plight of the city of LA. Has greatly shamed us. Faroole stance is wrong and out of step with the needs of the people of Puntland.
-
Abdullahi Yusuf Ahmed was right you were wrong. in Pictures
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^ leave Adeer Jama be lad. Kashafa what can I say, Yusuf even in retirement is more effective to the Somali cause than Al Shabaab, who are nothing more than a case study for craziness. -
Abdullahi Yusuf Ahmed was right you were wrong. in Pictures
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Awad Asharo is a good man, and deserves to be recognised for his dedication to Somalia. Thanks Nassir. -
Abdullahi Yusuf Ahmed was right you were wrong. in Pictures
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^While I respect your position my friend. I would counter simply that in Puntland he kept the state together, if he had failed then more brothers and even sisters would be killing each other today in that state, and we would not have the peace that prevails. He was instrumental in that. As for the historical enemy argument, that does not hold water, for Somali's destroyed the airport, port, killed millions of each other and clan cleansed whole cities before such action took place. History will remember that with all his flaws, none have had the singular achievements ina Yey in modern Somalia. The consistency and courage under great adversity is remarkable. Today in peaceful Puntland that he help carved out of darkness, religious men can meet peacefully, protected by the same security forces and government he helped create. Those who refused his leadership are now bombing Mosques in Mogadishu, suicide bombing graduation events and killing everything that moves. We don’t need history brother, the facts of today prove the old man, was no warlord, but a visionary and a remarkable leader who took tough decision that paid off in the end. -
Abdullahi Yusuf Ahmed was right you were wrong. in Pictures
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
The acting commissioner of the finance control committee in the Somali parliament has censured some Ministers in the Somali transitional federal government for money laundry. Some members of the finance control committee in the Somali parliament have submitted a dossier containing the list of the 10 Ministers in the Somali transitional federal government who are censured of possessing the Somali national wealth in illegal terms to Mr. Abdullahi Dahir Barre the Somali Attorney General. “I have seen the dossier today and it was brought by a man who is unfamiliar to me, but I wouldn’t have received from him otherwise I have received a phone call from two people who are familiar to me before he has reached at my residential, I have somehow read it but not the whole of it” said the Somali Attorney General. The Attorney General has added that the dossier had the signature of Mohammed Sheikh Ali Ahmed (Woosh) the acting commissioner of the finance control committee group. “The cases of the 10 Ministers whom we have submitted their names to the Attorney General have all committed national crimes, and they should be brought before the verdict we have strong evidences for their cases” said Mohammed Sheikh Ali Ahmed (Woosh). Eventually the Somali Attorney General has pledges that he will conduct thorough investigation related to the issues of the 10 Ministers who are condemned of national fraud, and added that he will reach swift verdict, and if they are liable of the cases against them he will announce them their penalty, and if they are above suspicion he will announce as well. Somalia has been in anarchy and without strong central command for the past two decades. -
Abdullahi Yusuf Ahmed was right you were wrong. in Pictures
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
After Yusuf Government controls The cabinet meets in Mogadishu National Army under Sharif -
Abdullahi Yusuf Ahmed was right you were wrong. in Pictures
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Shariif ayaa isaga oo hadlkiisa sii wata yiri "Puntland waa hooyadii Somalia waana ka warqabnaa waxa ay shacabkedu u sameeyen walalahood kale ee Somalia". Sharif Ahmed on Puntland... -
Abdullahi Yusuf Ahmed was right you were wrong. in Pictures
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
On Puntland Mar la weydiiyey siduu u arko xaalka dhibaatada ka jirta Soomaaliya wuxuu sheegay inuu qabo in la qabto kulan balaaran oo ka dhaca gudaha dalka gaar ahaan goobaha nabdoon sida Puntland iyo Somaliland oo ay isugu yimaadan Soomaalida ayna heshiis ka gaaran khilaafka ka dhex aloosan. Abdiqasin Salad Xasan -
^^^Zack adeer, if you call me a clanist I take it as a compliment, I am here to give you facts. Yusuf Yey was a legend and few Somali's will ever achieve what he did, and have the courage that he had. Yusuf could not stand Nur Cade, and left, he said if I dont get my way I am out, Nur Cade then became an Ambassador, which he is so proud of. Now use your whole brain and think hard. If Yusuf was so wrong, why did everyone after him fail so badly? Why is the only admin thats still functioning now, Puntland?
-
Abdullahi Yusuf Ahmed was right you were wrong. in Pictures
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
After Yusuf peace returns to Mogadishu Grave designer Hotel Shamo, and the deaths of the innocent -
Abdullahi Yusuf Ahmed was right you were wrong. in Pictures
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Pictures We swear on the holly Quran Trust me, I am a Shiekh We dont want peacekeepers We hate Melez Zanawi [*]http://www.******today.com/images/news/Melez%20and%20Shariifka.jpg -
Abdullahi Yusuf Ahmed was right. His vision for Somalia was clear, his strategy was right and he is missed most by his enemies. Yusuf a decorated war hero fough many in his day, he fought the imperial army of Haile Salasie when most Somali’s were still riding camels, he fought and won many battles against Ethiopia in the ****** war, this is another fact. He stood up to the tyranny of Siayd Barre, when Siilanyu, Egaal, Omar Jess and others were singing meekly. He fought the dictator when Riyaale was rounding up SNM elders and sending them to the hell of Mandheera. Yusuf fought when like Chickens the elders and poets of the NW were composing poems for the “dear leader”. He fought Menghestu and was put in jail for his bravery and stubbornness. Upon his return the whole nation was in upheaval and there was a new tyrant known as Aydeed. In the early nineties this man and his USC were the joggarnaut, who chased Siyad Barre on a Donkey all the way to Kenya. Aydeed was unstoppable and he now he had, Omar Jess and others doing a weird strip tease. He destroyed Baidoa and took everyone on. Yet who in all of Somalia could halt this man ambition, this wild movement? Who else but the Colonel who put a stop to Aydeed’s day dream in Galkacyu and thus changed the game for ever. After the USC were defeated, it was agreed that a new state should rise in the North East, again it was Yusuf who led. How many then thought this was nothing more than a delusion, and today even the hapless failures and clanist father of all Abdiqasin has recognized the importance of Puntland. Yes Yusuf was right in helping do his bit for Puntland you were wrong. As Somali president Yusuf was attacked by many clannish individuals and groups for trying to pacify Mogadishu. These groups were led by Al Shabaab & Sharif Hotel. Yet Yusuf told all Somali’s of the dangers of AL Shabaab, yet many raised funds and look were it ended them up? Yususf was attacked for bringing “Ethiopia” into Somalia by men who were in Asmara at the time, the Sharif Xasan’s , Ibbi’s of this world who are now spying for Ethiopia itself. We have groups who were waging Jihad at the time, now in Goday singing the Tigray anthem, yet they wanted no peace in Mogadishu as the old man wanted and dreamed. Yusuf was a man, who had strong convictions and a clear vision. He never sold the sea to Kenya, he never cowered to the likes of Walid Abdalla, he never pretended to be a “Mujahid” and used the faith in the wrong manner. He was a politician, skilled, courageous and clear about his aims. Again, you were wrong and Yusuf was right. He was right to fight Ethiopia, to fight Siyad Barre, to fight Al Shabaab;s dad, to fight Aydeed. He was right about Puntland, he was right about pacifying Mogadishu, he was right in not selling the sea and stealing national money. He was right to retire.
-
Mogadishu: Sharmarke scores a remarkable victory
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Garowe is your city adeer, no need to hate your own people now. -
why must you be such a simpleton? Shariif would not be where he is today if he and his #1 supporter nuur cade did not claim that only the parliament can dismiss the prime minister. They set that precedent and should live by it now, all you anti Yusuf solers where here in support of cade saying only the parliament can do that as well, well live with it too, Somalis! The brother above summarised it nicely. Prisoner Zack calm down now lad I know why poor MMA, is upset, its because Abdiqashin one of his hero's recognised the state of Puntland importance earlier today. As for Yusuf Yey, its wonderful to be reminded of the legend and his exploits, how he thrashed all his enemies and then left in style. He got rid of Geedi, then he could not stand Nur Cade and left. Poor MMA, he was never one the brightest of individuals in SOL, adeer Geedi, resigned while Sharmarke refused to do so. Now do you see the difference here? Sharif tried to get rid of Sharmarke and humiliated himself. And then could not leave, since he does not have the bottle. Yusuf left while having the support of Puntland. Sharif is still "President" while having control of 2KM of Somalia
-
Amistad yeah that's him. He is a competent leader.
-
^^^What vision has Sharif outlined? in 18 Months, can you give me a single policy position, other than the treasonous attempt at selling the sea to Kenya? Give us a break, anyone in SOL including the Romanian can do a better job than this man. As for faroole, he has assembled a better team, and has outlined clear policies for the state. There is no comparison, one runs 2KM of Mogadishu, the other 1/3 of Somalia. On a personal note, If you ask me who should lead Somalia today. I would answer, Gen Abdullahi Jama, Ilka-Jiir. He has proven in Puntland he is worthy of the highest position. Thats my number one choice right now, who is yours.
-
Muuqaalkaas oo ay sameeyeen dad aad wax badan uga yaqaana howlaha Dhismayaasha ayaa lugu qeymeeyey lacagta ku baxaysay aduun gaaraya 400,000 oo Dolar, taas oo aysan jirin heysa loona baahan yahay in ay ka soo xarooto Dadka Puntland oo dhan, gar ahaana dadka udhashay gobalka Mudug. Dhamaadkii shirka oo lasoo gaaray ayaa ugu dambeyntii laysku raacay in wax laga qabto Isbitaalka Gaalkacyo, waxqabadkaasna uu noqdo mid wanaagsan oo si cad uga hirgala magaalada Gaalkacyo, oo uusan noqon mid la mid ah kuwii horay loo muujin jiray, waxaana la qabtay gudi loogu magac daray gudiga Aruurinta lacagaha oo kala ah. 1- Sheekh C/casiis Sheekh Cali- Culumada Diinta ee gobalka Mudug 2- Cumar Cabdille (Cumar Dheerre)--- Gudoomiyaha ganacsatada gobalka Mudug ahna Maamulaha Shirkada Isgaarsiinta Telcom Gaalkacyo. 3- Suldaan Maxamed Jaamac- Isimada gobalka Mudug 4- Xuseen Jaamac Cismaan- Aqoonyahanada gobalka Mudug 5- Nuur Xirsi Cismaan- Odayaasha dhaqanka ee gobalka Mudug 6- Siciido Bootaan- Haweenka gobalka Mudug 7- Sahro Axmed Shire- Haweenka gobalka Mudug. Gudiga ayaa howlgali doona dhawaan, waxa ayna bilaabi doonaan aruurinta lacagta laga doonayo, ee wax looga qabanayo dayaca iyo xaaladaha qalafsan ee ka muuqda Cusbitaalka guud ee gobalka Mudug, waxaana lafilayaa in ay dhawaan qabtaan shirar arrimahaas looga hadlayo. Cusbitaalka Gaalkacyo oo dhismihiisa ugu horeeyey la taagay 1935-tii ayaa wixii ka dambeeyey waqtigaas aan helin dayactirkii ubaahnaa, waxaana uu Isbitaalka aad usii xumaaday markii ay shaqsiyaad kala gedisan cayriyeen sida la rumeysan yahay Haya'dii maamulaysay sannadkii 2006-dii, waxaana maanta muuqatay dawooyin iyo qalab loogu deeqay Cusbitaalka oo dawaduna dhacday, qalabkuna meel iska xirxiran yahay, iyadoo ay jirto baahi qalab oo daran. F. C. Maxamed AllPuntland
-
Gudiga oo xulidooda lugu bixiyey waqti dheeri ah, ayaa lugu soo daray dad badan oo wax ka yaqaana Gaalkacyo iyo xaaladaha ay mar kasta la kulanto, waxaana loo magacaabay sidan. 1- Axmed Cali Salaad----Gudoomiyaha gobalka Mudug 2- C/rixmaan Max'uud Xaaji--- Duqa magaalada Gaalkacyo 3- Cumar Cabdille (Cumar Dheerre)--- Gudoomiyaha ganacsatada gobalka Mudug ahna Maamulaha Shirkada Isgaarsiinta Telcom Gaalkacyo. 4- Prof, Maxamed Jaamac Salaad --- Xubnaha ugu sareeya gudiga Dhaqaatiirta gobalka Mudug ahna masuul sare oo ka tirsan Jaamacadda PSU. 5- Cabdi Jaamac Ali--- Aqoonyahanada gobalka Mudug 6- Cumar Nuur Galeyr ---- Xubnaha dhaqanka gobalka Mudug 7- Siciido Cumar---- Ururka Haweenka gobalka Mudug 8- Cabdiwali Maxamed Geelle-- Aqoonyahanada gobalka.