
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
“….Waxaa xalay ka dhacay magaalada Bosaso meel u dhaw dagaal aad u xoog badan, waa la caabiyey dhimasho badan ayaana soo gaartey, waana laga sifeeyey meelihii ay soo weerareen, waxaana laga qabtey saraakiil ka mid ahayd kuwa weerarka soo qaadey oo uu ka mid yahay Jaamac Ismaaciil Ducaale oo ahaa ninkii hadda ka hor soo weeraray magaalada Baargaal isaga oo wata ciidamo ajnabi ah….” ayuu Madaxweynuhu
-
Garoowe: Madaxweynaha Puntland: "Jab xoogan ayaan gaarsiinay kuwii weerarka nagu soo qaaday waxaana ka qabanay Jaamac Ismaaciil Ducaale oo Argagixisada caalamiga ka tirsan" 26. Juli 2010 Garoowe(AllPuntland)-Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland C/raxmaan Maxamed Faroole ayaa ka hadlay dagaalkii saakay waaberigii ka dhacay deegaanka Karin, isagoo sheegay in kooxo Argagixiso ah ay ku soo duuleen ciidamada amniga Puntland, isla markaana waxaa uu tilmaamay in laga guuleystay oo laga dilay dad badan saraakilna laga qabtay. "Dad badan waa laga laayay, Madaxda laga qabtayna waxaa ka mid ah Jaamac Ismaaciil Ducaale oo ah nin Argagixisada caalamka ku jira oo hada ka hor soo weeraray isaga oo koox ajnabi ah wata magaalada Baargaal, halkaasna dagaal caalami ah lagula galay balse ka baxsaday isaga" ayuu yiri Faroole oo intaa raaciyay in kuwa soo weeraray Puntland ay yihiin kuwo dhibaato ka geystay Soomaalia isla markaana col la ah nabadda ka jirta Puntland. Waxaa uu sheegay Puntland ay kalsooni ku qabto in cid kasta oo ku soo duusha ay ka guuleysanayaan, waxaa kaloo uu Md. Faroole uu ugu baaqay shacabka Puntland in ay iska difaacaan kuwa duulaanka ku soo qaaday jiritaankooda, hubka ay heystaana la soo baxaan si ay isaga difaacaan. Waxaa uu sheegay Faroole in dagaalkan uusan aheyn dagaal ku kooban Gobol ee uu yahay dagaal caalami ah oo Gobolka oo dhan saameyn doona, ujeedada laga leeyahayna ay tahay in ay xeraan buu yiri marin biyoodka Cadan sidoo kalena ay cuuryaamiyaan dhaqaalaha gobolka. "Waxaan ognahay in shacabku hubeysan yahay, hubka ay iyaga isu sameyeteen ha keenaan goobta dagaalka, maxaa yeelay maanta wax la reebanayo ma lahan, loomana kala harayo Dowladda, shacabka, Ganacsatada reer miyi iyo reer magaal dhamaan waan ka qeybgaleynaaa" ayuu yiri Madaxweynaha Puntland oo ugu danbeyntii ka codsaday dowladdaha deriska in gacan lagu siiyo sidii ay isaga xoreyn lahaayeen kooxaha ku soo duulay. Cali Muxiyaddiin AllPuntland News
-
Originally posted by NGONGE: ^^ Have some shame, son. Sharif & Yusuf's "inaugurations" took place in distant lands. No comparison. Don’t be a pansy, you are still a region of Somalia, and not a single head of state will come to your clan party regardless of how many fictitious articles you compose. From what I remember Ismael Umar Guled traveled to a far distant land to attend Yusuf party, he even attended the inaugaration of his Sultan in Zaylac, but wont come to the SNM OLD FARTS one, oh why?
-
^^^Zack, I supported the Yusuf government and I was right, it was the closest attempt to bring stability to Somalia. As I have said before if the government wanted to massacre the civilians it would have done from the day it entered the city. It was the Al Shabaab & the terror groups that sparked the war, and yes it was painful that so many died. Also mocking the loss of my relatives shows your empathy adeer. The fact is, if people cared about Mogadishu they would not have sold their jewelry and cried for a Jihad in their comfortable homes. who cared about Mogadishu and its people, the person who suported and wanted to bring stability, governance to the capital, or the fake Jihadi’s who raised money and made propaganda for Al Shabaab to destroy that very government? Its absurd that after all this time, you simply laugh at the plight, how many have died since Yusuf left? How many died this week, the youths robbed of their lives by silly clergy men like Hassan Turki, while their kinmen go to school in Jig-Jiga and their leaders make deals with the devil? Go on, the debate is getting better indeed.
-
Originally posted by The Zack: now who is prisoner? . Obviously you, did they not release one of your uncles as part of the deal?
-
You wish desctruction and failure for xamar As usual you seem to be having dialogue with yourself. How on earth do you know I wished for the destruction of the people of Mogadishu. The ICU clan militia attacked Baidoa, was defeated, the TFg entered the city without shooting a single bullet. Yet who started a guerilla, urban war and fought and still fights amongst the women and children? Who cheered for these groups then and is now upset. It was not me, not Yususf. Go talk to some one who does not have basic common sense. Indeed I have never changed its you people who are now making deals with Ethiopia after all the bravado, and who are now fighting the terror we all warned about, four years ago
-
1) un prophete 2009 was profound, the Godfather trilogy, Scarface.
-
^^^As usual you are ************. Your arguments are as weak as your**********. My uncles are being killed by the same clowns as in the past 20 years, Yusuf was the closest to have stopped it. Ignorance and clan bravado only gets you to prison. The truth is out there even your religious leaders have realsied it...Oops [ July 23, 2010, 03:36 PM: Message edited by: Admin ]
-
The prisoners are here all in force, how is the agreement between the ONLF & Melez Zanawi going ya Mujahids?
-
^^^I have no hatred on any clan least of all my uncles. I detest ******, individuals fake liberation clan fronts and religious nonses. But my reer Abti, I have said on many an occasion are the best.
-
Dooddan The Duke baa hoggaaminaya!. Maadey, any rain clouds over Guriceel?
-
^^^I know these clans very well because they are my family. Not all of us have a village mentality adeer, nor can one be easily fooled by such statements as the one I was responding to.
-
You know inuu Salaad Jeelle, Maxamed Dheere aysan wax xil ah ka hayn. Gobolka Banaadir oo beeshiisu u aragtay inay xaq u leeyihiin inay maamulaan inuu u dhiibey Tarzan oo ka soo jeeda beel kale. Tarzan is from what clan again? Adan Ade's family and Sharif hotel are the same clan, off by one father. But Yarisow, Dahir Gheele are from a different clan? Right Oh I forgot. The Minister of Interiror, Minister of Security are also from a tottaly different region huh? Anyhow 200,000 civilians fled Mogadishu this past few months, success it is not.
-
This is not about the prestige of a clan, or of the pride of a household. We have seen much more powerful clans fall victim to the ignorance of being beholden by pride. Bossaso safety is non negotiable, nor is the state no matter how weak. Only one group here seems to be turning the thing into a sub clan ordeal, and it might backfire on them. You can not have your cake and eat it, nor can one flip flop from being part of the state. Again the clan is a non issue, the state as pointed out earlier has survived throughout the last 12 years intact, and it has faced much worse enemies than this simple clown who fancies himself to be a new Godane.
-
The state has proven that it will survive these past 12 years and it will survive this. Faroole wrong policies shall be corrected with time. But there is no room for wannabe Al Shabaab's in Puntland, no group or clan is above the state.
-
After two years no alternative strategy to YUSUF
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Originally posted by Jacaylbaro: After 14 years no alternative strategy to CAYDIID's Salbalaadh ,,, Afret 50 years there is only one Somalia recognised by the world. -
But let me tell him and say as simple as it is 'what has changed is that this ulumaa have finally seen the light or let's say temporary as this Shabaab groups are now a threat to their livelihoods businesses and religious authority. They're under-mind daily by Al-Shabaab. Their livelihoods are at stake and they see that their students have turned against them and become unrecognisable. Now they see the beast that they have created and as such want to reverse the yesteryear and former strategy of theirs. Nice one. Jacphar, adeer no one insulted these men, pointing out the truth is no insult. To the rest, the article highlights a clear point and indeed it is Sakhar who has pointed towards the truth more than anyone else.
-
^^^Yeah its all "misleading", the fact that they live in Kenya and hate the Kaffir's was always ammusing. Read the article adeer........ Sh Umal ayaa khudbadaas ku dhaleeceeyay si farsameysana ugu gaalaysiiyay raggii xaadiray Jabuuti oo ay ugu horeeyaan kuwa wadaadada ah asagoo hoosta ka xariiqay in lagu dhaartay Dastuur uu ku tilmaamay ilxaadi oo ah meesha ugu sii xun gaalnimada ee aan jiritaanka Allah soo galeyn. Did any of these two Shiekhs make a Fatwa, against the agreement between the Clan Movement & Melez Zanawi?
-
Kampala: African nations pledge to send more troops to Somalia
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Originally posted by Che -Guevara: I wonder how those who opposed Ethiopia will now justify this? Shiekh Umar Farooq has already gave his blessing to this new objective, so its all right. Why did all the people die, if it was this that they wanted? -
Waa maxay Daliilka ama Xujada ay labadan Sheekh ku qancin karaan dadka ay marin habaabiyeen? Maadaama aysan labadan Sheekh aysan ka hadlin is dhiibida ay jabhadoodu isku dhiibtay gaalada ayaa waxaa saxaafada la hadlay wadaadka wakiilka u ah ee Sh Ibraahim Dheere, wadaadkaas ayaa xujo iyo daliil ka dhigtay in Diinta islaamka ay na fartay Gaalada oo lala heshiiyo sida ay noo fartay in lala dagaalamo! asagoo soo qaatay Heshiiskii Sulxul Xudeybiya ee Nabiga SCW la galay Mushrikiintii Qureysheed. Som uma jeedid wadaad hawadiisa raacay in uusan weynin qiil uu wax ku qasho, labaatan sano lagama maqal ayagoo sheegaya in diintu ogoshahay Gaalada oo lala heshiiyo oo nabad lagu wada noolaado bal xiligii ay dagaalka wadeen ma aysan dhageysan jirin dadka u sheegi jiray in Gaalada lala heshiin karo oo aan xabad lagu raadin wax nabad lagu heli karo. Yaan loo Fahmin in aan diidanahay nabada iyo Gaalada oo lala heshiiyo oo cid inkiri karta ma jirto in Diintu ogolaatay Gaalada oo lala heshiiyo. Dagaalkana xili ku haboon ayaa jirta- heshiiskana xili ku haboon balse kuwan sida ay ummada u khiyaameen caadi maaha oo xiliga heshiiska loo baahan yahay ma qaataan! Xiliga dagaalka loo baaahan yahayna ma qaataan. Caadifad qabiil iyo kooxeysi meel ha la iska dhigo... Walaalayaal Caqligu ha shaqeeye.. Yaan laga been sheegin diinta.