General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
^^^lool. Again my condolence to your political ambitions..
-
Originally posted by Oodweyne: ^^^ murdering one's kin and kith to suit the political directives of the CIA's chief spook in Nairobi, is, just in case it has not dawned on you yet, a real "medal winning" feat of it's own, indeed... Thus spoke Oodweyne, who used to be a supporter of the founding father of "Somaliland" the late Abdirahman Tuur who along with Egaal started a clan civil war that killed thousand young men. Then this man ran off and became a deputy for warlord Aydeed. Give us a break lad, now for supporting that folly you end up in the back of the line.
-
Originally posted by Koora-Tuunshe: Sheekadii dhinac bey u dhacdey, iyadoo aan ilaah mahadii dad badan ku dhiman. Laakiin wax walba waxay ku xiranyihiin sida ay howsha uga ambaqaado Puntland. Galgala kaliya kuma eka. Maanta wasiir ku xigeenka amniga C/jamaa Cismaan (the man with the green stripe t-shirt) who is from galgala. ayaa idaacada SPR u sheegay in meesha ay ku dagaalameen ciidamada dowlada isla markaana ay ka sifeynayaa qoladii kale. sidoo kale wasiir ku xigeenka sportstiga iyo shaqaalaha siciid daahir qodax oo isna ka hadley ayaa waafaqay hadalkii wasiir ku xigeenka amniga. Siciid daahir waa ninka xiran t-shirt ka cad. Dadku way nala shaqeynayaan ayuu yiri c/jamaal wareysigaa, isagoo sheegay ciidamada ay ku jiraan guuto dhan oo kuwa u dhashey galgala ah oo dhaba walba kala yaqaan oona la gali kara. laakiin xaqiiqdu waxa weeye dadka ayaa dhibka iska leh, waayo iyaga ayaa labada dhinac ka kala shaqeynaaya. waxana rajeynayaa in ay midoobaan. Good report thanks brother.
-
Originally posted by dambarsame: quote:Originally posted by General Duke: ^^^Your a light weight Oodweyne, like the brother said, a third rate power in the traingle should not be talking so big in here. Ngoonge, what did you say again? No No Brother he is not even the third rate of that entity, since those Awdalians become the third lately, while their fate normally merged to be the seconds or successors of an extremly aging old man elected by the people of the entity I am sorry, pardon me, my bad, Oodweyne tell us how it feels to be out of the medal contest?
-
^^^Your a light weight Oodweyne, like the brother said, a third rate power in the traingle should not be talking so big in here. Ngoonge, what did you say again?
-
Dawlada Puntland ayaa Waxay Shaacisay in ay Ciidamadeedu Gacanta ku dhigeen Deegaanka Galgala kadib Dagaal aan Awood badnayn oo saaka Subanimadii hore ka dhacay Deegaankaasi. Wasiirka Arrimaha Gudaha C/laahi Axmed Jaamac ilka Jiir oo saxaafada la hadlay ayaa sheegay 9-kii subanimo ee saaka in Ciidamada Dawladu Gacanta ku dhigeen Deegaanka Galgala i yo tuulooyinka ku xeeran, wuxuuna Wasiirku sidoo kale Sheegay Kooxihii Atam in ay dib ugu gurteen Togag iyo Qararka ka danbeeyay Tuulada Galgala ee dhinaca waqooyi xiga. Wasiirka oo wax laga waydiiyay Khasaraaha ka dhashay Dagaalka Saaka ayaa sheegay in ay Dhinca Kooxda Atam laga dilay 3 Nin halka Dhinaca Dawlada Puntland uu sheegay in aysan Wax khsaare ah ka soo gaarin dagaalkii saaka. Dhinaca Kale Odayaasha iyo Nabadioonada Tuulada Galgala oo ay Ciidamda Dawlada Puntland Gacanta ku hayaan ayaa Codsaday in lala soo gaaro Gargaar Cunto Maadama ay Mudo ku jireen Dhul Miyi ah intii Dagaaladu ay socdeen sidoo kalana Deegaankan Dawladu ay ka xayirtay in ay soo galaan Gaadiidka raashiinka Wada. Axmed Saalax Caynab oo ka mid ah Nabadoon Tuulada Galgala ayaa sheegay in ay la kulmeen Saraakiisha iyo Masuuliyiinta Dawlada Puntland ee Deegaanka soo gaartay Markii ay Ciidamadu si Awoodaysan ku qabteen, wuxuuna nabadoonku sheegay in ay Wadaan baadi goob Dadkii Buuraha galay ee xaasaska iyo Caruurta u badnaa. Qabsahsada Dawlada ee Fadhiisimihii Atam Waxay ku soo aaday Xilli Maanta laga War dhawrayay Talaabada Dawlada iyo natiijada ka dhalan karta Dagaalo Maanta Dib u bilawda, waxaana hada la isweydiinayaa Ciidamada Dawladu in ay si wadayaan Dagaalada ay kooxdan kula jiraan iyo in ay intaa ku hakin doonaan maadama ay kala firxadeen oo an si rasmi ah loo aqoon halka ay cirib iyo jaan dhigeen. Cumar Afguduud Allidamaale.com Gaalkacyo
-
Boosaaso:Ciidanku amar bay Qabaan,Kooxdaas meeshay joogtaba way uga dabatagayaan”Wasiirka Arimaha Gudaha ee Puntland. 9. august 2010 APL Boosaaso:(Allpuntland)-Dawlada Puntland ee Soomaaliyeed ayaa markale ku celisay in Dagaalada kasocda Buuraleyda gobolka bari ee dawlada Puntland oo ay saaka guulihii ugu waaweynaa ka gaareen ay sii wadi doonaan islamarkaasna aysan marna ka harin Kooxdii Alshabaab taabacsanayd ee ay dagaaladu dhexmareen. Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha,Dawladaha Hoose & Hor’umarinta reer miyiga ee dawlada Puntland Jen,Cabdullaahi Axmed Jaamac (Ilkajiir) oo goordhaweyd oo Caawa ah kusoo noqday magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga dawlada Puntland ayaa APL u xaqiijiyey in Dagaalku uu sii socon doono. Wasiirku wuxuu sheegey in Deegaanka galgala oo uusan Waqti dheer arag uu maanta si nabadgelayo ah u tagay islamarkaasna arkay Cuqaasha,Waxgaradka & dadka deegaanka,waxaana uu intaas ku daray in Ciidamadu ay amar buuxa ku qabaan inaysan dagalka joojin inta kooxda Hogaamiye Atam ay kasoo afjarayan. “Adeer Ciidankeenu Amar bay qabaan…hadaan kuu sheegayaa amar buuxa baan kusiinay wayna u hogaansameen,waxaa weeyey inta Kooxdaas ay dhaqdhaqaaqayaan way dagaalamayaan,waxaana ay wadi doonaan Dagaalada ilaa ay kooxdaas kasoo afjaraanna dagaalku ma istaagayo”Ayuu yiri Jen,Cabdulaahi Axmed Jaamac oo labadii cisho ee lasoo dhaafay kamid ahaa Saraakiisha sida aan kala harsiga lahayn ujoogay islamarkaasna uga qeybqaadanayey Dagaalada kadhacay buuraleyda gobolka bari. Jen,Cabdulaahi Axmed Jaamac wuxuu sheegey in Dawlada Puntland ay ka go’antahay inay tirtiro oo ay dhulka lasinto cidkasta oo Amaankeeda kasoo horjeeda,waxaana uu sheegey inay ciidanku weli baacsanayaan koox aad u kooban oo uu Hogaaminayey Hogaamiyaha ay ciidanka Puntland aadka u radinayaan ee Maxamed Siciid Atam,waxaana uu sheegey in ay rajeynayaan inay gacanta kusoo dhigaan Hogaamiyahaas. Cabdiqani Xayir Allpuntland
-
^^^There is nothing to change, you can dish clan division on others yet you forget that the clans of Puntland are one kin on the most part, even closer than what you are to NGOONGE or JB, your betters in the traingle. Dont get nervous old boy, Ilka-Jiir proved to be above little clan claims and will be remembered as a hero to the whole state.
-
^^^Makhir are part of Puntland, like Las Anod, which will be brought back to the fold sooner rather than later. NGOONGE, you I can speak with since you are a bigger fish in the traingle than Oodweyne..You have no point here, the minister of interior is a good war leader and his experise in the art of war wa sutalised by the state.
-
^^^You are no making sense adeer, who are the others you speak off? Go cry somewhere lad, your bogus clan claims mean nothing even in the traingle you are third place, after NGOONGE & JB, thus go claim your place from them..
-
^^^Nonsense as usual, not even as funny as your usual comedy. Ika-Jiir is a Somaliweyn leader and a Puntland Minister. He played a role in this, and thus highlights that this was never a clan issue. Go ahead, keep waffling.
-
Nonsense..Attam and his militia lost and not the clan..
-
Kudayo Puntland: Now that's how you handle Al Shabaab
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^I am not dealing with an opinion adeer, its a fact Attam started this battle and has since lost his base. The rest is just waffle, my prediction for Al Shabaab & theor supporters, pain.. -
Kudayo Puntland: Now that's how you handle Al Shabaab
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^lool. It does not matter what you belive your freinds were defeated on this day... -
Kudayo Puntland: Now that's how you handle Al Shabaab
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Somali secessionists are deluding themseleves. Gen Duke.. -
source
-
^^^You can think what you want adeer, but the state has taken care of business.
-
Kudayo Puntland: Now that's how you handle Al Shabaab
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Contrary to what you are saying adeer, a man on the run will not be able to organize anything. Now that his base has been taken over, and important commanders killed or on the run, Mr Attam has to worry about the PIS, as well as many locals who harbor a grudge when he was the master of the Universe in Galgala. His main aim now is to organize his own safety.. No NGOONE, this is not over yet, but Godane’s boys got a hell of beating, a hell of a beating. -
Ciidanka dawlada Puntland oo qabsaday Galgala iyo deegaanka ku xeeran; wafti ka socda Puntland oo kormeeraya goobaha dagaalku ka dhacay. Bossaso, Aug 09 - Dagaal socday muddo 24 saac ah ayaa ciidanka Puntland ay ku qabsadeen buuraleyda Galgala. Xiriir aan la samaynay saraakiil ka tirsan ciidanka daraawiishta Puntland ee furinta dagaalka, madaxtooyada Puntland ee Bossaso iyo qaar dadka ku nool deegaanka ayaa xaqiijiyey. Dagaalka ayaa [...]
-
^^^No one is cheering lad, but the situation has been handled in a good way. You seem bitter as usual this morning.
