
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
^^^Yes you do in Hargaysa where you go past Villa Morgan every other day...
-
Originally posted by Jacaylbaro: Looks like a Rock Star ,,,, I forgot you live in Somalia.
-
^^^Nonsense, Puntlanf captured Attams house in a single day, and he has been running around the bush for the past three weeks. What does Puntland need for anyone’s help? the name dropping also means nothing, These two states have proven to be giants in Somali affairs, with time they will talk about bigger and better things than this. Those in the bushes wont have any political effect what so ever.
-
Xudeedi: I dont think his bullets can reach Galgala let alone anywhere else.. He is funny as hell though..
-
^^^Was only joking lad..
-
^^^Is that you then?
-
Khadar, of course you are neutral.. Some people are wasting their time big time, its the age of development now.
-
^^^Ever heard of the foolishness of youth. If its true he looks weird..
-
Nice Haircut...
-
Reliable sources have forwarded this pic to me... I am told this is the man in the hills...
-
Somalia's once stable Puntland hit by insurgency
General Duke replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
^^^My bad.......I have edited it.. -
Somalia's once stable Puntland hit by insurgency
General Duke replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
edite, good save by Zack.. -
Somalia's once stable Puntland hit by insurgency
General Duke replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
The March report by the U.N.'s Monitoring Group said Atom was importing arms from Yemen and receiving consignments from Eritrea, including mortars, for delivery to southern Somalia. Atom's "activities pose a growing threat to peace and security in both Puntland and Somaliland," said the report, noting that "Atom appears to be preparing to confront both the Puntland and the Somaliland authorities more directly." Until recently Puntland was spared by the large-scale violence that has been plaguing much of Somalia's southern and central regions, where Islamist militants are trying to topple the weak, U.N.-backed government in Mogadishu. Warsan Cismaan Saalax, a member of the Puntland Diaspora Forum, a group that promotes peace in the region, said the clashes between Atom and Puntland were "inevitable" because "no government will accept to have armed militiamen in its backyard. "But to defuse the situation, a frank dialogue with Atom is needed," she said. "And to reach that stage, there must be a cease-fire first." Since he took office in January last year, Puntland President Abdirahman Mohamed Farole has been reaching out to Islamists in his region to reduce al-Shabab's influence. Good point... -
Somalia's once stable Puntland hit by insurgency
General Duke replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
^^^lool. Why the deep anger and bitterness? What happened to the bravado and the hype, or is the truth becoming clearer with regards to your true impotence? -
Has Atam fled to Mogadishu? + fleeing supporters reach Burco
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
An iconic picture of the Attam chase -
Somalia's once stable Puntland hit by insurgency
General Duke replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Originally posted by Nassir: These people are creating more problems they are ill-prepared to handle or deal with. Could not agree with you more, the self deluding Diaspora groups thet you are leading seem to be out of their depth. -
Galgala: Puntland the Attam affair a sober review ...
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Hadaba Madaxwayne C/raxman sh Maxamad sh maxamuud (Faroole) ayaa waxa uu ku Tilmamay kooxaha diidan Jiritaanka Amniga Alshabab ka dagaalanta Koonfurta somaliya in badan farole wuxuu shacabka ugu baaqay inay nabadooda sugtaan si loo cirib tiro Shuftada kuso duushay Puntland , Dib aan ugu soo laabano arimaha gal gala iyo madar Shoor .Maxamad siciid Attam ayaa waxaa uu war baahinta Caalamiga ah u sheegay inay la dagalamayaan shihado la dirir waxa uu ku sheegay Taasi oo ka yaabisay Umada Somaliyeed Attam waa nin Reer Puntland ah waxna ka dhigi jiray Jamacada bariga Africa wuxuuna aaday wadamada carabta oo wax badan ku maqnaa ka dib waxa uu kusoo laabtay Puntland waxaana hal mar ay dadka ku dhaqan Puntland ay maqleen magaca Maxamad siciid Attam oo VOA ee ka hadlay lahna waxaan la diriraynaa shihado la dirir "Talow Shihaado la dirar Xagee joogay" taasi waxaa qadan waayay dadka Reer Puntland , Maxamad siciid Attam wuxuu markii hore sheegtay inuu ka mid yahay Shabab isla markasna uu gabaad ka dhitay waxaase taasi ka biyo diiday Afhayeen alshabab Cali maxamad raage (cali Dheere) oo sheegay inaysan ka mid ahayn Ragaasi uu wato maxamd siciid Attam wuxuuna ku Tilmaamay inay yihiin dad u dagalamaya Diinta Alle "hadaba waxaa is waydiin mudan dadka ku dhaqan Puntland ma Gaala Yab waa yaabe" ka dib intaasi marka kale waxaa la waydiiyay Attam arintaasi wuxuuna marka kale isagoo uu waayay meel uu galo yiri" Aniga waxaan ahay qof u dagala diinta alle waxana diidanahay in Cunada iyo sahayda laga jarta dadka beeralayda ah ee jooga buurta gal gala "Taasi maxay noqonaysaa Dadoow waa Su'aan meesha ku dhex Jirta " Dhanka kale hadii aan wax yar ka taabano dowlada iyo Amniga, dowlada waxay samaysay Gudi wacyi galin usamaysay dadka ku dhaqan Deganada Puntland .waxana gudigaasi hormuud u ah Wasiirada haweenka iyo arimaha qoyska Caasho Gele Diiriye waxana ku xigan looga dhigay Maxamad Farax ciise Gashan Wasiiru dowlada mamul wanag madaxtoyada .gudigaasi ayaa waxay ka koban yihiin 9xubnood ii isagu jira wasiiro iyo ku xigeeno , Gudigani ayaa waxay Joogta ka dhigeen inay war baahinta kala hadlaan Shacabka Puntland kuwasi oo ugu Yeerayaa inay ka wada shaqeeyan Nabad galyada iyagu oo isku duuban waxayna in badan kala hadlaan war baahinta u shegan inay sidoo kale garab istagan Ciimada amaanka Si loo Suga amniga degaankooda .Taasi waa hormarka ay dowlada Puntland ku Xaqiijnayso Nabadii ka jirtay Puntland , War baahinada ka shaqeeya deganada Puntland ayaa waxay ka qayb qataan barnamijyada Nabada iyo hormarka dadka waxayna mar walba u baahiyaan heeso iyo warar ka turjumada Nababada Macanka ay lee dahay waxaana ay ku guda jiraan sida ay bulshada ugu shaqayn lahayeen Amnigooda .inkastoo ay dowlada Puntland ilaalin xaqa uu lee yahay suxufi ku jira shaqadiisa waxaana taasi cadayn kuugu filay Xarigii Agaasimaha horseed media bosaso C/futaax Jaamac mire sidoo kale waxay shaqada ka joojisay Wariye Nuux muuse barjeed oo ah wakiilka Laanta afka somaliga iyo Tv-caalamiga ah ee Unaversal .markii intaasi laga soo Tago Dowlada Puntland waxay si fiican ula shaqaysaa idaacada madax banaan , Maqaalkani aan maanta ku eegayay marxalada Sanadkaani ay ku jirto Dowlada puntland iyo sida ay ula muuqato indhaha calamka intaasi ayaan kusoo Xirayaa ,,,,,,Wa billaah towfiiq .....Alle ayaa Mahad leh intaasi ka dib waxaan mar kale u mahad Celinaya Muslimiinta meel walba ay Joogaan Cali Fantastic Mudugonline.com -
Galgala: Puntland the Attam affair a sober review ...
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Madaxwayne ku xigeenka iyo Waftiga kale ee la socda ayaa waxay Kormeer kusoo mareen Melahii ay gacanta ku dhigeen inta uu socday dagaalka kaasi oo u dhexeyay Maxamad siciid Attam iyo Ciidama amaanka dowlada puntland waxayna dowlada ku tilmaamay arintaasi mid ay ku xaqiijinayaan Amniga guud ee puntland, Wasiirada yagu ku sugan degaanka madar shor iyo gal gala ayaa waxaa ka mid ah wasiirka Amina Gen.Yusuf axmad khayr ,wasiirka arimaha gudaha hormarinta Reer miyiga iyo dowlaha hoose Gen C/lahi axmad jamac (Ilka Jiir) iyo Masuliyin kale oo ka mid ah dowlada puntland waxayna intaba Goobta dagaal u aadan si ay u dhiiro galiyaan Ciidama darawiisha ,amiga ee dagaal ku jira , Dowlada Puntland waxay ku caanbaxday Nabad iyo amiga xasiloon waxaadka ka dareemi kartaa dadka yagu kusoo barakacaya Koonfurta dagaalku la dagay ee somalida sida ay ugu socdaan meel walba oo ka mid ah Puntland waxana taasi usoo dheer inay gacan walaaltinimo ay ka helaan dadka ay la nool yihiin ee Puntland ,Taasi waxaaa la oran karaa Puntland waa meesha hada Amnigeed laysku halayn karo marka laga tago dagalka ay kula jiraan koox Nabad diid ah , Xukumada Puntland awal waxay dagaal xoogan kula jirtay koxaha burcad badeedka ah ee yagu dhibka faraha badan ku haya gacanta Cadan iyo badwaynta India waxaase dowlada Puntland usurta gashay inay soo yareeyan howlaha burcad badeedka waxana jeelasha Puntland ku xiray burcad badeed aad u tiri badan ,taasi ay dowlada ku tilaamsatay wado fiican, Sidoo kale dowlada waxay yaraysay dadka muhajiriinta ee tahriibta ah kuwaasi oo doonaya inay ka cararaan wadankooda ,dadka tahriibta ah waxay la kulmaan dhibatoyin aan halka lagu soo kaabi karin waxayna ku dhintaan inta u dhaxaysa Yeman iyo sucudi kuwa kale waxaa laga tuura doonyaha yar yar ka ah ee ay Naftooda ku Aaminaan .waxaase taasi ka hortagtay xukumada Puntland oo Diiday in laga tahriibo Deganada puntladn Cid walba oo lagu arko arimahaasi waxaa loo taxabayay Xabsiyada si ay uga wan toban dhibkaani ay kuso hordayaan , -
Maqaal:Xukamada Puntland iyo Maxamad siciid Attam arintooda xagee maraysaa Posted to the MOL August 18, 2010, 3:40 pm Marka hore alle ayaa mahad leh oo ii surta galiyay inaa qoro Maqaalkani ka hadlaya Dowlada Puntland .waxaana salamayaa dhamaan Somalida meel walba ay jogan ,Qurubadayna waxaan ku Bilaabayaa Sida Tan, Xukamada Puntland ayaa waxay ayaa mahani wadaa kulamo ay la qaadayaan dadka ku dhaqan degaanadii dagaalku ka dhacay ee Galgala iyo madar shoor waxayna qaar ka mida masuliyinta dowlada puntland oo in dhawale ku sugnaa halkaasi kormeer kumarayaan deganada dhaca gobalka bari iyo buralayda gal gala , Goobta uu dagaalku ka dhacay waxaa ku sugan madaxwayne ku xigeenka dowlada puntland Gen,Cabdi samad cali shire iyo wafti kale oo wasiiro u badan waxayna in badan soo mareen goobihii ay ka carareen Koox yar uu watay Ninka la yiraahdo Maxamad siciid Attam kaasi oo kasoo horjeeday dowlada Puntland, Dowlada waxay gacanta ku dhigtay Deganada Gal gala iyo madar shoor waxayna hada u tafo xaydaynasaa inay gacanta kusoo qabato degano kale oo dhowr ah kuwaasi oo ku yaala Buuraha gobalkasi bari,
-
Wafdi ka Socda Wasaarada Caafimaadka Dawlada Jabuuti ayaa kulan la qaatay Madexda Wasaarada Caafimadka Puntland, Waxaana aad loogu dheeraaday Iskaashiga Dhinaca Caafimaadka ah ee Labadan Dawladood. Wafdigan oo ka koobaan Dhaqaatiir Afar ah oo ka socday Wasaarada caafimaadka Wadanka Jabuuti ayaa Waxay Wasaarada Caafimaadka Puntland Waxay ku soo bandhigeen Qodobo la Xiriira Iskaashiga Dhinaca caafimaadka ee labada Dhinac , Waxayna Sheegeen in ay puntland u soo aadeen Sidii ay Xog uga heli lahaayeen Habka caafimaad ee Puntland. Wasiirka Cafimadka Puntland Dr, Cali C/laahi Warsame oo Hogaaminayay Xubnaha Puntland ee Wafadigan Kulanka la qaatay ayaa dhankiisa uga Warbixiyay Waxqabadka Wasarada isagoo Sidoo kalana u soo bandhigay Qorshaha caafimaad ee Wasaaradu ay ka dhiyaariysay Deegaanada Puntland iyo Waxyaabaha ka dhiman Qordhahooda. Wasiirku wuxuu sheegay in ay jiraan baahiyo Farabadan oo dhinaca caafimaadka ah, islamarkaana Wasaradu ay ku hanwayntahay qaabkii ay ugu guulaysan lahayd in Dhamaan Deegaanada Puntland si isku mid ah looga Hormariyo Dhinaca Caafimaadka, lakin Dawlada Jabuuti ay uga Baahan yihiin Iskaashi Arrimahan ku saabsan. Dhinaca kale Dr, C/laahi Yuusuf Nuur oo Hogaaminayay Wafdiga Dawlada Jabuuti ee Dhaqaatiirta isugu jirayay ayaa mahadcelin kadib, wuxuuna Carabaabay Dawlada Jabuuti in ay danaynayso hab iskaashi oo ay la yeelato Dawlada Puntland, wuxuuna sheegay in ay gacan ka gaysan Doonaan Horumarka Dawlada Puntland ay oo Doonayso in ay ka samayso Caafimaadka Deegaanada puntland. Dr C/laahi wuxuu shegay in ay Doonayaan in la mataaneeyo Wasaaradaha caafimaadka ee Jabuuti iyo Puntland si loo heloi dhaqdhaqaaq Horumar leh oo dhinaca caafimaadka ah. Wafdigan ayaa intaasi ka dib Waxay kormereen Goobaha caafimaadka ee Magaalada Garowe, waxayna Balan qadeen in ay gacan ka gaysanayaan Waxka qabashada iyo horumarinta Arrimaha caafimaadka ee Puntland. Waa markii ugu Horaysay ee Deegaanada Puntland ay soo gaaraan Wafdi ka socda Wasaarada caafimaadka ee Wadanka Jabuuti, kuwaas oo Danaynaya Iskaashi balaaran oo ay la yeeshaan Dawlada puntland si Horumar looga gaaro Arrimaha caafimaadka. Cumar Afguduud Allidamaale.com Gaalkacyo
-
Has Atam fled to Mogadishu? + fleeing supporters reach Burco
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^The anger and confusion from the radical Diaspora only highlights the success in taming Attam.