General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. Niina You are a Somali woman I assume, thus why do you need anything to move to Garowe? they would welcome a smart intelligent, hard working lady, and there are many eligible bachelors in Puntland if you are as JB states looking for one. Unfortunately I don’t work for the Ministry of Interior and thus the useful ID card are beyond my power to provide.
  2. Originally posted by NinaNC: GD, lol@clutching on to straws. I changed my screen saver picture to the PL flag. and I wrote down "PL always and forever so help me God" on piece of paper and framed it(all true). Now, where is that ID card you've promised me? I never knew you was an IDP?
  3. Dhakhaatiir Swedish ah oo kulan Garowe kula qaatey wasiirka Caafimaadka(+Sawiro) Posted by admin on August 19th, 2010 Garowe(Puntlandi.com)Wafti ka socda Sweden ayaa kulan la qaatey WasiirkaCaafimaadka Puntland Dr.Cali Cabdulaahi Warsame, wasiirka ayaana si diiran ugu soo dhaweeyey waftigan xarunta wasaaradda caafimadaka ee Puntland iyadoo ay dalka ku yimaadeen martiqaad rasmi ah oo ay ka heleen wasiirka wasaaradda caafimaadka Puntland.wasiirka ayaana dhakhaatiirtan uga warbixiyey xaalada caafimaad ee guud ahaan Puntland iyo baahiyaha dalka ka jira. sawiradii hoos ka daawo Wasiirka caafimaadku waxaa uu dhakhaatiirtan u sheegay in xaalada caafimaad ee dalku ay liidato isagoo tibaaxay in wasaaradiisu ay la tacaalayso sidii ay wax uga qaban lahayd baahiyahaas iyadoo ay yartahay waxqabadka wasaaraddu ayuu hadana sheegay in wax badan ay qabatey wasaaradu iyadoo ay isku dubariday wasaaraddu bulshada kuna wacyi galisay inay wax qabsadaan oo ay caafimaadkooda hagaajiyaan dibna u dayactirtaan Isbitaaladooda. Baahiyaha wasaaraddu dhakhaatiirtan u gudbisay waxaa ka mid ah Isbitaalada oo aan heysan qalabkii caafimaad iyadoo kuwa ay haystaana uu yahay qalab gaboobey oo aan la badalin 20-ka sano ee dalku burbursan yahay. Dhakhaatiirta reer Sweden oo laba xubnood ahaa ayaa waxaa hogaaminayay Dr. Johnson kaasi oo tilmaamay in ujeedkoodu yahay sidii ay u darsi lahaayeen xaalada caafimaad ee Puntland isagoo sheegay inay booqan doonaan Isbitaalada Garowe, Boosaaso iyo Gaalkacyo ayna baahiyaha jira u gudbin doonaan dalkooda markaasna ay sheegeen inay jecel yihiin in ay wax ka qaban doonaan. Dr. Johnson waxa uu carabka ku dhuftey inay bar caafimaad ka hirgaliyeen Xarunta qaramada midoobey ee Garowe iyadoo sido kalena ay ka samayn doonaan baro kuwan oo kale ah xarumaha UN-ka ee Boosaaso iyo Gaalkacyo markaas kadibna ay usoo jeesan doonaan wax ka qabashada baahiyaha dhanka caafimaad ee ka jira Isbitaalada sida qalabka iyo tabobarida shaqaalaha caafimaadka ee Isbitaalada guud ee ay dawladu leedahay, iyadoo uu sheegay dhakhtarkan in ay badan yihiin dhakhaatiirta diyaarka u ah inay wax ka qabtaan caafimaadka Puntland isla markaasna ay iman doonaan dhakhaatiir kale marka ay iyagu laabtaan. Dr. Johnson waxa uu intaas ku darey in xiligan ay u socdaan oo kaliya daraaseynta baahiyaha caafimaad ee ka jira Puntland balse waxa uu carabka ku dhuftey in dhakhaatiirta kale ee iman doonta inay noqon doonaan kuwa gacan ka gaysta caafimaadka Puntland, dhakhaatiirtaas ayuu sheegay inay ka shaqeyn doonaan qaybaha deg deg ah ee Isbitaalada dawlada ayna tabobar siin doonaan shaqaalaha caafimaadka, dhakhtarkan ayaa wasaaradda caafimaadka ka codsadey inay usoo gudbiso warbixin guud oo ka hadlaysa xaalada caafimaad ee dalka iyo baahiyaha deg deg ah ee ay wasaaraddu qabto si ay ugu gudbiyaan safaaradda ay Sweden ku leedahay Nairobi Kenya. Socdaalka dhakhaatiirtan u dhalatey wadanka Sweden ayaa ah kii ugu horeeyey ee ay Puntland ku yimaadaan, waxaana ay ku yimaadeen martiqaadka Wasiirka. Sidoo kale dhakhaatiirtan waxay sheegeen inay ka shaqeyn doonaan sidii ay isugu xiri lahaaheen wasaaradda caafimaadka Puntland iyo wasaaradooda caafimaadka. Ugu danbeyntii ayaa dhakhaatiirtan waxaa la geeyey Isbitaalka guud ee Garowe sidii ay uga qiyaasqaadan lahaayeen baahiyaha haysta Isbitaalada guud ee Puntland iyadoo warbixinadii horey loo siiyey ay indhahooda ku arkeen sida qalabka Puntlandi.com Wasaaradda Caafimaadka Xarunta dhexe ee Garowe
  4. ^^^The enemy we are facing is a fact that no one can deny, Attam's double speak, and Al Shabaab defeat [they dont like defeats] have led them to pretend but otherwise we know what we face. Godane, Attam are the same, they dont care for the people, they use the clan at their conveninece, even Godane sent a message to the people of Hargaysa not to take part in elections, he had clan on his mind. Adeer dont worry about us we know how to handle this group. Anyone who thinks we would attack our own people is a silly person, the people of these regions are part of Puntland. Also the Oil exploration will take place [inshaAllah] in Ufain Bari, and Conoco Nugaal thus you have no point..
  5. ^^^^lool. The truth on the ground is simple, Puntland is at war with Al Shabaab & their pony Attam, thats all. The same people who bombed Hargaysa, and Bossaso and led by the man born in Hargaysa Ahmed Godane. Its a war not of clan, since our population is united, led by the likes of Gen IlkaJiir and Abdisamad. You are here spewing the same weak clan argument, led by a vicious SNM warlord who attacked Borama, Erigavo and massacred many civilians.
  6. ^^^Adeer you are talking rubish. This is not about any resource it was about a bandit, who declared war on a state. Puntland led by Gen Ilka Jiir and Gen Abdisamad have taken the war to him. But keep it up adeer, we know how much Siilanyu and the secessionists in general love the clans that inhabit SSC regions..
  7. No pics of the man in the hills or anyone else for that matter... Puntland stands strong.
  8. Poliska Togdheer Oo Guryaha Ka Badhey Dad lala Xidhidhiyey Shek ATAM Booliska oo guri-guri u baadhay xaafadaha Burco, ujeeddada hawlgalkooda & weedha masuuliyiinta “Waxa jira rag xidhiidh la leh kooxaha rabshadaha ka wada wadamada aynu xuduudka la leenahay oo…” Hoggaanka Booliska Togdheer - Ciidamada amaanka ee gobolka Togdheer, ayaa hawlgal baadhis ah ka fuliyay guryo ku yaala inta badan xaafaddaha magaalada Burco ee xarunta gobolkaas. Sida uu Wargeyska Ogaal u xaqiijiyay hoggaanka Booliska gobolka Togdheer Mr. Cabdiraxmaan Axmed Liibaan (Cabdiraxmaan Fooxle), hawlgalkaas waxa ka qaybqaatay boqolaal ka tirsan ciidanka amaanka, kuwaasoo ku hawlanaayeen saddexdii habeen ee u dambeeyay. “Waxa jira rag xidhiidh la leh kooxaha rabshadaha ka wada wadamada aynu xuduudka la leenahay sida Soomaaliya iyo maamul-gobolleedka Puntland oo soo galay magaalada (Burco), kuwaasoo horena inaga dhaawacyo inoo gaadhsiiyay. Markaa hawlgalo balaadhan ayay ciidamada amnigu ka fuliyeen xaafadaha magaalada,” ayuu yidhi Taliyaha oo u waramay weriyaha Wargeyska Ogaal ee magaalada Burco Mr, Mahad Faarax. “Waxaanu baadhnay guryo tiradoodu gaadhayaan sideed guri, baadhistiina way socotaa, markaa cid aanu qabanay oo aan hadda kuu sheegi karaa ma jirto, maadaama ay baadhistii socoto,” ayuu raaciyay Cabdiraxmaan-Fooxle. Taliyuhu waxa uu sheegay in goobahaa ay baadheen ay ku tuhmeen raadad ay daba joogaan, isla markaana uu hawlgalkani la xidhiidho mid lagu sugayo amaanka magaaladaas. Hoggaanka Booliska ee Togdheer waxa uu dadweynaha ku dhaqan magaalada Burco u soo jeediyay inay Booliska kala shaqeeyaan arrimaha lagu xoojinayo nabadgalyada. Sidoo kale, waxa uu dadweynaha u soo jeediyay in fiiro gaar ah u yeeshaan dadka ay guryaha ka kiraynayaan, isla markaana wixii ay ka shakiyaan la soo socodsiiyaan ciidanka Booliska. Maaha markii u horaysay ee ciidamada Booliska Burco ay hawlgalo la xidhiidha adkaynta amaanka ka fuliyaan magaaladaas, iyadoo ay dhawr jeer oo hore hawlgalo ay fuliyeen ku soo qabteen rag falal amaan-darro lagu tuhmay. Ciidanka Booliska Burco waxay 10/06/2010 hawlgal baadhis ah ka fuliyeen guri ku yaala magaaladaas oo sida la sheegay ay degenaayeen niman lala xidhiidhiyay kooxda Al-Shabaab ee dagaalka ka wada Soomaaliya, iyadoo hawlgalkaas oo iska horimaad hubaysan sababay uu ku dhintay sarkaal ciidanka ka tirsanaa, isla markaana ay ku dhaawacmeen laba Taliye oo kala haystay qaybta Booliska Bariga Burco iyo saldhiga dhexe ee Booliska magaaladaas. Source: ogaal
  9. ^^^Oodweyne will have a heart attack when the drilling starts. He even mentioned the security sweep in Galgala as pretext for stop the deal. The secessionist big wig for all his talk does not undertsand that this is about money, and a great deal of money.
  10. Some, fellow Somali's fear this coming moment more than anything else. InshaAllah the people of peace will prevail..
  11. ^^^lol. Attam, is no issue, as have been told he was just wasting your time.
  12. Garoowe:D/Puntland oo soo saaray Amar yaraynaya Safarada Gudoomiyeyaasha Gobolada & Degmooyinka Puntland. 18. august 2010 Garoowe:(Allpuntland)-Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha,Dawladaha Hoose & Hormarinta reermiyiga ee dawlada Puntland Jen,Cabdullaahi Axmed Jaamac (Ilkajiir) ayaa soo saaray Warqad digteero ah oo lagu amrayo Maamulada kaladuwan ee gobolada & Degmooyinka Puntland inay xadidaan oo yareeyaan dhaqdhaqaayada ay Xuduudyada goboladooda uga gudbayaan. Warqad kasoo baxday Xafiiska Wasiirka Arimaha Gudaha ee Garoowe islamarkaasna ku Lambaraysnayd 05-kuna Taariikhaysnayd 18-ka Bishan Sideedaadl,ayaa si toos ah uu Wasiirku u amray in laxadiday Safarada & Dhaqdhaaqa Maamulada kala gedisan ee Puntland,waxaana ay Warqadu cadaynaysaa in xataa Safarada shaqo lasoo ogeysiiyo Wasaarada Arimaha Gudaha ee Puntland. “Wasaaradu Waxay ku wargelinaysaa dhamaan Gudoomiyeyaasha Degmooyinka & gobolada kalagadisan ee Puntland inay xadidaan islamarkaasna ay yareeyaan Safarada ay uga tagayaan goobaha ay maamulaan islamarkaasna ay Wasaarada ka amarqaataan marka ay Safarada ku baxayaan”Ayuu yiri Wasiirka Arimaha Gudaha ee dawlada Puntland Jen,Cabdullaahi Axmed Jaamac (Ilkajiir) oo amarkani xafiiskiisa kasoo baxay. Soo saarista Amarkan ee ay Wasaaradu soo saartay ayaanan weli la cadayn sababta rasmiga ah & Ujeedada ay Wasaarada Arimaha Guduhu ka leedahay,balse waxay u egtahay in dawladu ay oga gol leedahay Adkaynta dhanka Maamulada Gobolada & Degmooyinka ee Puntland kuwaas oo intabadan Safaro kala gedisan ku baxa islamarkaasna aysan qaarkood Wasaaradu u warhaynin. Cabdiqani Xayir Allpuntland
  13. Gen. Ilkajiir oo Amar Ka Soo Saarey Safarada Guddoomiyaasha Gobolada Puntland August 18, 20109 comments| leave your own! Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Dawladaha Hoose Gen.Cabdullaahi Axmed Jaamac (Ilkajiir) ayaa soosaarey wareegto soo baxdey maanta oo taariikhdu tahay 18 Augost 2010, taas oo ujeedadeedu ahayd xadidaad lagu samaynaayo dhaqdhaqaqa guddoomiyaasha gobolada iyo degmooyinka Puntland. Amarka wasiirka ayaa u dhignaa: ” Waxaa lagu wargelinayaa dhamaan guddoomiyaasha gobolada & degmooyinka dawladda Puntland in aaney ka bixi karin xuduudaha gobolada iyo degmooyinka ay ka arimiyaan, isla markaana aysan geli karin wax safar ah oo ka baxsan xuduudkooda iyaga oo aan ka haysan waraaq oggolaansho ah xarunta dhexe ee Warsaaradda Arimaha Gudaha, D/hoose iyo Hormarinta reer miyiga”. wareegtada waxaa saxiixay Wasiirka Arimaha gudaha, Dawladaha hoose Gen.Ilkajiir, (qoraalka wasiirku halkaas ayuu ku egyahay). Gobolada Puntland ayaa ka kooban 8 gobol, kuwaas oo qaybo kamid ah hadda ay ka taliso Somaliland, waxaa markii labaad dib loo magacaabey gobolka Haylaan iyada oo xarun looga dhigey magaalada Dhahar inkasta oo gobolka Haylaan aan weli loo calaamadin wax xuduud ah, maadaama laga soo jaray gobolka Sanaag, mana jiro Guddoomiye loo soo magacaabey, Maxamuud Siciid Dabayl oo ah guddoomiyaha gobolka Sanaag aya dhwaan saxaafadda u sheegay in isagu uu weli yahay guddoomiyaha gobolkaas inta loo soo magacaabayo guddoomiye isla markaana la calaamadinaayo xuduudiisa. Dhanka kale wasiirka ayaa soo saarey wareegto kale taas oo lagu tilmaamayo habka lagu soo xulanaayo xildhibaanada golaha degaanada ee Puntland, hoos ka akhri wareegtooyinka:
  14. Still the only problem now is the regions, Haylan[has no admin] Sanaag, might need something yes but as we note Bari already has a governor, and a new one at that. So yes Gen Ilka-Jiir has some work to do in the base area.
  15. Independent.co.uk Range Resources is Somalia-bound Somalia is rarely out of the news, and usually for all the wrong reasons. But that has not stopped a number of Aim-listed companies from looking at the country as an investment opportunity. Of course, there is no functioning national government and it is a society plagued by terrorism, so operating in Somalia has untold difficulties. But that has not discouraged Range Resources from investing significantly there. The Aim-listed oil and gas-exploration group has a predilection for looking for natural resources in dangerous places. It is, along with its joint-venture partner, Africa Oil, set to announce a new drilling campaign in Puntland, the country's north-eastern region. It also has assets in Georgia, which was at war with Russia a couple of years ago, so the group is nothing if not adventurous. It claims that Puntland is generally safer than the rest of the country, despite the region's ports being used to launch most of the pirate activity which attracts so much attention. News of the drilling programme in Puntland could come as early as this week, after earlier this month Range raised A$10m (£5.8m) from an equity placing. Last week, the group also exercised a number of options to raise a further A$1.5m (£900,000) in funds. A proportion of the cash will also be used to fund a drilling programme in Trinidad, where the group recently acquired an asset. It has also benefited from the revenues it makes from its producing assets in Texas. Having secured and stabilised its financial support, Range Resources is proposing to target and spud its first well in the fourth quarter. This opens multi-billion barrel prospects which should add an estimated 8.3p to each share, according to the company's London broker, Old Park Lane Capital. Barney Gray, head of research at Old Park Lane Capital, said: "The recent addition of Trinidad to its portfolio will strengthen Range Resources' production and reserve base and is likely to underpin the current share price further."
  16. The usual emotive arguments won’t rescue the editorial from this debacle. After three years in his tenure as the interior minister of Puntland, he has yet to create a viable administration in Sanaag, Haylan (Highland), and Western Bari. Again how does one take seriously these portals who are working ever so hard to create discord and division? The editor does not know how long Ilka-Jiir has been a Minister, and then laughably claims that he [ilka-Jiir] did not create an admin for a region that does not exist within the state. Whats more ammusing is that one is digging a deep hole instead of just admiting to the error.
  17. Africa Oil and Alberta Oilsands Secure Government Consent for Assignment of Blocks 12A and 13T in Kenya VANCOUVER, BRITISH COLUMBIA, Aug 18, 2010 (MARKETWIRE via COMTEX) -- Africa Oil The About Africa Oil Africa Oil Corp. is a Canadian oil and gas company with assets in Kenya, Ethiopia and (Puntland) Somalia. Africa Oil's East African holdings are in what is considered a truly world-class exploration play fairway. Africa Oil's total gross land package in this prolific region is approaching 250,000 square kilometers - an area roughly the size of Great Britain. The East African Rift Basin system is one of the last of the great rift basins to be explored. New discoveries have been announced on all sides of Africa Oil's virtually unexplored land position including the major Tullow Albert Graben oil discovery in neighbouring Uganda. Similar to the Albert Graben play model, Africa Oil's concessions have older wells, a legacy database, and host numerous oil seeps indicating a proven petroleum system. Good quality existing seismic show robust leads and prospects throughout Africa Oil's project areas. The Company is listed on the TSX Venture Exchange under the symbol "AOI". About AOS Alberta Oilsands Inc. is a technically driven high growth energy company focused on the development and conversion of the company's oil sands resources to reserves and the creation of long term sustainable value by increasing production and cash flow on relevant conventional oil and natural gas assets. Forward-Looking Statements and Information This press release contains certain forward-looking statements and information within the meaning of such statements under applicable securities law. In particular, this news release contains forward-looking statements and information with respect to the ability of Platform and Africa Oil to complete the assignment of Platform's interests in Blocks 12A and 13T in Kenya to Africa Oil, on the timelines and in the manner as described above. No assurances can be provided that the assignment will be completed in a timely manner or at all. Due to the risks, uncertainties and assumptions inherent in forward-looking statements and information, prospective investors in Africa Oil's or AOS' securities should not place undue reliance on forward-looking statements and information.
  18. Range Annual Report Secessiionists have one main fear, and it will be realised in due time inshaAllah.