
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
WWW: the fantasy lies of Attam Diaspora supporters continues..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Originally posted by Xudeedi: Ciidama uu wato Gen. Ilka Jiir oo sii galay magaalada Galgala, iyo warar sheegaya in Ciidama Atam ay dib uga baxeen. Galgala: Kadib markii ay ciidamada PIS tu lagala wareegay magaalada Galgala ayaa waxaa kasoo baxay magaalada Boosaaso ciidama badan oo uu wato Gen. Ilka Jiir Idaacada SPR ayaa waxay wareysi dhowaan la yeelandoontaa cod ah Gen. Ilka jiir. Ha moogaanin.... My God, now you are inventing more stories. The mythmaking is truly breathtaking. So yesterday according to Dhahar.com, Attam defeated the "PIS troops", chased them out of the city, blew up 4 technical’s in a classic Desert Fox maneuver. The PIS and their clan were totally humiliated and robbed of their Ethiopian armour. Only to be rescued by the heroic local Legend IlkaJiir with thousands of Makhir troops from Bossaso. Amazing stuff.. -
WWW: the fantasy lies of Attam Diaspora supporters continues..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Again why are you so mad teenager? Dagaal Qadhaadh oo xalay saqdii dhexe ka dhacay galgala iyo galgala oo markale gacanta u gashay ciidan attam Do you know who composed that article? Since Attam has not taken over Galgala or no where near it. Yes let me ask you the question do you belive every lie some one tells you over the phone.. -
WWW: the fantasy lies of Attam Diaspora supporters continues..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Gen C/samada Cali Shire Madaxweyne ku xigeenka Puntland ayaa wareysi gaar ah oo uu siiyay warbaahinta Caalamiga ee SBC waxaa uu ku sheegay in xaalada Deegaanka Galgala ay tahay mid aad u wanaagsan islamarkaasina Ciidamada ay gacanta ku hayaan guud ahaan Amaanka Galgala iyo deegaanada ku xeeran. Madaxweyne ku xigeenka oo maanta ku laabtay markale Tuulada Galgala oo ka tirsan gobolka bari ayaa sheegay in isaga & saraakiil ka tirsan Ciidamada amaanka sababta ay ugu laaabteen ay tahay inay soo eegeen xaalada Ciidamada, kala badelida Ciidamada Jiida Hore joogay oo lagu badelay ciidamo soo nastay & sidoo kale inay deegaanka u magacaabeen Taliye ciidan oo qaabilsan Hogaanka Ciidamada Puntland ee Galgala Jooga Puntland in full control.. -
Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo ka hadlay xaaladihii ugu danbeeyay ee Galgala Gen C/samada Cali Shire Madaxweyne ku xigeenka Puntland ayaa wareysi gaar ah oo uu siiyay warbaahinta Caalamiga ee SBC waxaa uu ku sheegay in xaalada Deegaanka Galgala ay tahay mid aad u wanaagsan islamarkaasina Ciidamada ay gacanta ku hayaan guud ahaan Amaanka Galgala iyo deegaanada ku xeeran. Madaxweyne ku xigeenka oo maanta ku laabtay markale Tuulada Galgala oo ka tirsan gobolka bari ayaa sheegay in isaga & saraakiil ka tirsan Ciidamada amaanka sababta ay ugu laaabteen ay tahay inay soo eegeen xaalada Ciidamada, kala badelida Ciidamada Jiida Hore joogay oo lagu badelay ciidamo soo nastay & sidoo kale inay deegaanka u magacaabeen Taliye ciidan oo qaabilsan Hogaanka Ciidamada Puntland ee Galgala Jooga Gen. C/samad Cali shire waxaa uu waxba kama jiraan & been la dhoodhoobay ku tilmaamay Wararka qaar ee ay isla dhexmarayeen qaar ka mid ah dadka warxuma tashiilka ah kaasi oo ku aadanaa in ciidamo ka tirsan Puntland ay u goosteen dhinaca Sheekh Maxamed Siciid Atam waxaana uu Madaxweyne ku xigeenku tilmaamay war aan sal & raad toona Lahayn ”Wax caqliga galaba mahan inta nin qaran & dowlad ka tago inuu u goosto argagaxiso, wax ciidankiisa ka suurta gala mahan dacaayadaasina waa mid raqiis ah mana ahan mid ay ciidamadeena istaahilaan waxa wararkaasi sameynayana waa kuwo argagaxisada la halmaala” sidaasi waxaa yiri madaxweyne ku xigeenka Puntland. Mar SBC International ay weydiisay madaxweyne ku xigeenka halka ay ku danbeeyeen kooxdii la dagaalameysay waxaa uu sheegay in kooxdaasi ay firxad ahaan ay uga baxeen guud ahaan deegaanadii ay ka dagaalayeen islamarkaasina ay bilaabeen inay weeraro gaadma ku soo qaadan ciidamada isaga oo sheegay in haatan ay xaalada gacanta ugu jirto ciidammada Mar Warbaahinta SBC ay weydiisay Gen.c/samad Cali shire Madxaweyne ku xigeenka Puntland in dagaalka gaadmada ah uu ka qaasaaro badan yahay dagaalka tooska ah wuxuuna yiri haatan ma jirto qasaare weyn oo dowladu sheegi karto oo ka soo gaaaray dagaalka caynkaas ah ee ah (gorilla war) waxaana uu sheegay inay la atacaalayaan sidii kooxdaasi ay u tirtiri lahayeen. Gen.C/samad Cali shire oo ay SBC weydiisay Bacdamaa Haatan dowladu Sheegatay guulo islamarkaasina ay sheegtay inay deegaanka gacanta ku hayso ayaan weydiinay waxa diidaya in dhinaca ka soo horjeeda la wareysto oo dhankooda la weydiiyo sida xaalka deegaanku yahay bacdamaa Wasaarada warfaafinta Puntland ay horey u mabnuucday wareysiga Kooxda taabacsan Sheekh Atam Madaxweyne ku xigeenka ayaa yiri hadii ninkastaaa microfone iska qaato uu wuxuu doono warbaaahinta ka sheego ciduu doonana wareysto wax la aqbali karo mahan waana arin mabnuuca waxaana uu yiri hadii aad saxaafadiinu wadaniyiin tihiin taga deegaanka soo arka waxa meesha ka jira laakiin maxaa iska wareysaneysaan Adiga & nin Aragagaxisa ah ayuu hadalkiisa ku soo koobay madaxweyne ku xigeenka Puntland. SBC International Monitoring
-
Puntland State condemns Hotel Muna massacre
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Dawlada Somalia.. -
Great minds discuss ideas; average minds discuss events; small minds discuss people. ... Xudeedi. The above quote comes to mind when one reads your angry outbursts as of late. Your venting on the Duke [his many guises] , and Thankful while we are dissecting the core concepts behind the terror agenda of Attam & his Radical Diaspora supporters, effectively unmasking their little hand made communication outlets. No matter how much you fume, no matter how many personal insults you throw in out of sheer desperation, it will be a relentless onslaught and unstoppable. As for unmasking anyone, one knows who you are quite well lad, I am rather disapointed with your performance thus far, one knows the very apparatus you hide behind, but like the above quote states I am more interested in bringing down your whole hype and myths that you have been hiding behind all these years, sticking it around your neck as a souvenir of your Attam's defeat than discussing a mere pawn lost in the make believe world that he created.
-
Mogadishu: Al Shabaab all out offensive begins...........
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
source -
Maalintii 3aad Dagaalo Yeeshay Saameyn oo Muqdisho Ka socda xili ay tahay Ramadaan Dagaalada ka socda magaalada Muqdisho caasimada Dalka Soomaaliya ayaa galay maalintii 3aad, kuwaasi oo u dhaxeeya Ciidamada Dowlada KMG ah, Ahlusuna iyo Amisom oo isku dhinac ah iyo Kooxaha Islaamiyiinta ah ee ka soo horjeeda. Waxayna weli ka sii soconayaan aagagii hore 2 ka hor ay ka qarxeen, sida Degmada Hodan, iyo qeybo ka mid ah Degmada Dharkinley . Dagaalada Xoogooda ayaa maanta waxay ka dhacayaan Xaafado ka tirsan Degmada Wardhiigley iyo weliba deegaano kale halkaas oo la isku adeegsanayo Hubka noocyadiisa kala duwan, iyadoona ay bar bar soconayaan Duqeymo xoogan oo ku dhacaya qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho oo aanu dagaalku ka socon. Waxay dagaalada iyo Duqeymahaasi geysteen khasaarooyin isugu jira dhimasho iyo dhaawac u badan dad rayid ah, inkastoo aan la xaqiijin Karin inta ay la egyihiin balse waxaa la sheegayaa in gaadiidka gurmadka deg dega ah ee Muqdisho ka shaqeeyaa ay daabulayen ilaa saaka Dad ay waxyeelo gaartay, waxayna noo sheegeen shaqaalha gaadiidkaasi in ilaa sodomeeyo qof oo qaba wayeelooyin kala duwan ay gaarsiiyiin goobaha caafimaad. Sarkaal ka tirsan Xarakada Alshabaab oo lagu magacaabo Sh Burhaan ayaa la hadlay warqabadka SBC ee Muqdisho waxaanu uu guulo ka sheegtay dagaaladii maanta, isagoo tibaaxay in ay la dagaalamayeen oo keliya ciidamada Amisom. Dagaalada ka soconaya magaalada Muqdisho caasimada dalka maalintii sedaxaad xili lagu guda jiro bisha barakeysan ee ramadaan ayaa saameyn balaaran ku yeeshay dhaq dhaqaaqa ganacsi ee suuqa bakaaraha. Maxamed Xaaji xasan Abuukar SBC International Muqdisho.
-
Originally posted by *Ibtisam: lol your funny, i'll give you that. You aint funny at all, I will give you that.. As for the topic, my sister stop supporting the secessionist agenda, its un-Islamic and quite weird to base your political allegiance to the misplaced notion that the British colonial rule made your clan special.
-
Puntland State condemns Hotel Muna massacre
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Originally posted by Land_Soldier: quote:Originally posted by General Duke: Dawlada Puntland ee Soomaaliyeed ayaa ka hadashay weerarkii shalay lagu qaaday Hotel Muna oo aanan waxbadan ujirin Madaxtooyada Soomaaliya islamarkaasna ay lahaayeen Dad Soomaaliyeed oo shacab,waxaana ay Dawladu sheegtay in weerarkaasi uu u xaglinayo dhanka xun,islamarkaasna ay dawladu weerarkaas u aragto mid six un looga soo shaqeeyey. Ku dayo Puntland [/QB]Indeed could not have said it better myself.. -
Koora adeer, with all due respect one has lost all faith in the interconnected web portals who have been spewing hate for the past couple of weeks since this Attam affair started. SPR and its board should have taken a long term view instead of falling into hype. They have a choice they can either continue to support this bandit who wishes harm on the state, or they can educate people on the truth.
-
Ibtisam, you are the last person I take seriously on this forum. It’s good my sister that you have come out of your shell since your clan uncle Siilanyu won the secessionist crown, now you are a full blown secessionist supporter and you do not hide it. Again how can I reason with someone who wants to Unite the Muslim Ummah, and divides her own Somali nation, because her clan was once occupied by a Christian power now that’s not compatible and it will never make sense to anyone other than a fundamentalist Somali secessionists. My dear charity starts at home, unity starts at the base. Now pay attention, while one does not care for your secessionist tendencies, you will not be forgiven for attacking or making snide comments against the people of Puntland. As you were my sister.
-
WWW: the fantasy lies of Attam Diaspora supporters continues..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Its time Dhahar.com started to communicate with Galgalanews.com Taliye siciid dheere oo ah taliyii dhowaan loo magacabay hawgalaad daraawiishta ayaa ciidanka kaga hortagay canjeelada balse waxa u ku guulaysan waayey in uu ciidanka ku celiyo gudaa magalada galgala, sida ay noo sheegayaan ila xog ogaala Dhahar.com Taliyihii Guud ee Daraawiishta PL Tuuta Wayne ayaa is Casilay ka dib markii uu Guul daro wayn ka soo Hooyay Dagaalkii Galbeedka Bari, ilo lagu kalsooyahay ayaa sheegaya in Siciid Dheere loo Magcaabay Xilkaasi Bale uu diiday inuu qabto. Galgalanews.com.. They can’t convince themselves if Gen Saciid Dheere is in their make believe battlefield or somewhere else where he has rejected the offer to lead the security forces? -
Boosaaso:D/Puntland oo canbaareysay weerarkii Hotel Muna. 25. august 2010 Boosaaso:(Allpuntland)-Dawlada Puntland ee Soomaaliyeed ayaa ka hadashay weerarkii shalay lagu qaaday Hotel Muna oo aanan waxbadan ujirin Madaxtooyada Soomaaliya islamarkaasna ay lahaayeen Dad Soomaaliyeed oo shacab,waxaana ay Dawladu sheegtay in weerarkaasi uu u xaglinayo dhanka xun,islamarkaasna ay dawladu weerarkaas u aragto mid six un looga soo shaqeeyey. War qoraal ah oo kasoo baxay Xafiiska Wasiirka Wasaarada Warfaafinta,Isgaarsiinta,Hidaha & Dhaqanka ee dawlada Puntland Cabdixakiin Axmed Guuleed ayaa lagu sheegey in dawlada Puntland ay canbaareynayso weerarkaas,Waxaana sidoo kale Qoraalka Wasiirka lagu sheegey in Dawlada Puntland ay Tacsi u diray Madaxda sare ee Soomaaliya. “Dawlada Puntland waxay canbaareynaysaa weerarkii Hotel Muna oo ahaa mid Waxshinimo ah islamarkaasna ay Argagixisada Soomaaliya ka danbaysay,Waxaanu xanuunka & Muragada la qeybsanaynaa Eheladii,Qaraabadii & Asxaabtii dadkuu birmageydada ahaa ee shalay ku geeryooday Weerarkii ka dhacay Hotelkaas,Waxaanu muujinaynaa in weerarkaas uu ahaa mid aanan loo baahnayn”Ayaa lagu yiri Qoraalka kasoo baxay Wasiirka Warfaafinta ee dawlada Puntland. Dhanka kale Cabdixakiin Axmed Guuleed wuxuu Qoraalkiisa ku sheegey In dawlada Puntland ay dhinacyada ku dagaalamaya magaalada Muqdisho ugu baaqayso inay dagaalada joojiyaan islamarkaasna ay shacabka Soomaaliyeed dhibaatooyinka ka daayaan ayna xurmeeyaan bisha barakaysan ee Ramadaan. “Dawlada Puntland waxay dhinacyada ku dagaalamaya Muqdisho ugu baaqaysaa inay dagaalada Joojiyaa islamarkaasna ay xurmeeyaan Bisha Barakaysan ee Ramadaan,Waxaanuna ku celcelinaynaa In dadka Soomaaliyeed aysan waqtigan u baahnayn Dagaalo & Dhibaatooyin ay kusii jiraan”Ayaa lagu yiri Warsaxaafadeedkan kasoo baxay Wasiirka Warfaafinta ee dawlada Puntland. Cabdiqani Xayir Allpuntland
-
Originally posted by General Duke: ^^^ Lol let me copy and paste another remark that you undertsand, keep uniting the Muslim Ummah while dividing the Somali race ya Ibtisam. To Ibtisam, how do you like that copy & paste.. Anyhow silly secessionists wont get anywhere the Somali race, and its republic will not be divided.. Now go unite the Ummah while seeking to divide the beloved republic and its people..
-
^^^ Lol let me copy and paste another remark that you undertsand, keep uniting the Muslim Ummah while dividing the Somali race ya Ibtisam. it's Hargaysa that lacks lands and covets SSC, not the other way round, it's Hargaysa that wants to send it's kids to their deaths and waste it's money to keep hold of SSC. Puntland does not desire an inch of your traingle real estate. That's the difference here, your deluding yourself and Siilanyu will end up robing you and no recogniion will come.
-
WWW: the fantasy lies of Attam Diaspora supporters continues..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Nonsense hate and lies won't change a thing on the ground. Sadly the main aim is to fool laymen into hating a specific sub clan that mans them no harm. No doubt the principle here is to repeat these lies often, to soften the authors ego and to seed some doubt in the hearts of the targeted audience and make them believe that their enemies are their own people instead of Al Shabaab who Attam works for. -
WWW: the fantasy lies of Attam Diaspora supporters continues..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Wararka ka imanaya Deegaanka Galgala aya sheegaya in Xalay Suxuurtii ka dib uu Dagaal qadhaadhe dhexmaray Ciidamada Ilaalinta Khayraadka iyo kuwa Maamulka Puntland ee doonaya inay Habeen Madow Gurtaan Macdanta Majiyahan ku Jirta, Warka ayaa sheegaya in dagaalkaasi uu wali socdo isla markaana intii Badnayd ee Ciidamada PL ay Bananaka uga soobaxeen GalGala iyada oo aanay Wakhtigan GalGala ku Sugnayn Ciidamadii PL. Qof ka mid ah Saraakiisha Deegaanka ee Galbeedka Bari aya noo sheegay inuu Arkayay Laba Gaadhi oo Nooca dagaalka kuwaasi oo Qarax lala eegtay in kastoo uu Diiday inuu Faah Faahiyo Khasaaraha dhimashada ah ee soo Gaadhay Gaadiidkaasi. Warar dheeraad ah ayaa sheegaya in Ciidamadii PISta ee Puntland Intelgent Service ay Guud ahaan soo Gaadheen Laamiga degmada Laag halkaasi oo ay dhufays culus ka xidheen. Magaalada Bosaso dadka ku sugani waxay sheegayaan in dhawaac Fara badan iyo la Geeyay Gudaha Rugaha Caafimaadka ee Bosaaso,waxana loo diiday Saxaafada inay Xog deheeraad ah arintaasi ka Ogaato. Saraakiisha Ciidamada PL Qaarkood ayaa Gaadhay Jiida Hore ee Laag iyo Ceel-Doofaar kuwaasi oo ay ka Mid ahaayeen kuwa Garoowe iyo Bosaso ka Boqoolay. Dhanka Ciidamada Deegaanka ee Gudoomiye Maxamed Atam ayaa la sheegay inay Saldhig wayn ka Samayteen Meelo badan oo ya ka Mid Yihiin la Helow iyo Madarshoon oo dib Looga Kiciyay PL. Puntland ayaa Bishii Julay,26- ee aan soo dhaafnay Gudaha u Gashay deegaanka GalGala ka Gadaal markii Ciidamada Maxamed Atam Taabacsan ay Sheegeen inay Xeelad dagaal Uga Gureen GalGala oo ay Horay Ugu Sugnaa. Taliyihii Guud ee Daraawiishta PL Tuuta Wayne ayaa is Casilay ka dib markii uu Guul daro wayn ka soo Hooyay Dagaalkii Galbeedka Bari, ilo lagu kalsooyahay ayaa sheegaya in Siciid Dheere loo Magcaabay Xilkaasi Bale uu diiday inuu qabto. Coll Gurya Cawl oo ka mid ahaa Ragii C/laahi Yuusuf La Tashan Jiray Wakhtigii uu Dagaalka Adag kula Jiray Jabhadii GBB-da ayaa la sheegay inuu Garoowe ku Sugan yahay kaasi oo la Filayo inuu Shilimaad ku qaato Hogaaminta Ciidamada PL. Gorya Cawl ayaa aad ula Shaqeeyay Gen Ilka Jiir Wakhtigii Doorashada Puntland uu Ugu Jiray Olalaha laakiin Gen-ka oo Marti Looga ahaa Dadka Xilalka Loo Magcaabayo markii Faroole Madaxwanimo Helay ayaan Liiska ku soo darayn Sarkaalkaasi taasina waxay Keentay inuu Cadhoodo oo Gaadho Dhooftinle oo uu ka soo Jeedo. GalGalanews@gmail.com -
Dagaal Qadhaadh oo xalay saqdii dhexe ka dhacay galgala iyo galgala oo markale gacanta u gashay ciidan attam Xalay saqdii dhexe ayaa waxaa dagaal qadhaadh uu ka bilawday agaarka deegaanka galgala dagaalkaan u dhaxeeya ciidanka maamulka puntlan iyo ciidan yagu markaa taabacsan wadaadka sheikh maxamed siciid attam Sida la xaqiijinayo dagaalka ayaa markii waxa uu ka bilawday meesha loo yaqaan gaamaha oo ahayd Difaacii ugu danbeeyey ee ay joogaan ciidanka puntland ,wararrkuna waxaa ay intaa ku darayaan in layskaal soo baxay agaas iyo guud ahaanba gudaa magalada galgala, waxa uu ka dhacayaa hada dagaalku dhinaca hoose ee dalcada galgala gaar ahaan aagaga loo yaqaan dankuug iyo danbare oo qiyaastii 4km ujirta magalada galgala , Dhinaca qasaraa dagaalka oo an ilaa hada la xaqiijin Karin ayaa ila lagu kalsoonyahay waxa ay sheegayaan in laba gaari laga gubay ciidanka puntland kuwaas oo la sheegay in miino la qaraxday walaw ay wararaka qaar sheegayaan intirada gawaarida gubat ay intaa ka badanyihiin, Dhaqaatiirta cusbataalka boosaso ooan xiriirnay ayaa noo xaqiijiyey in halkaa la gaarsiiyey tira dhaawaca iyo dhimashaa, Dad goobjogayala oo an kala xiriirnay magaalaad laagna waxa ay noo sheegeen in hatan ay marayaan gadiid dagaal kuwaas uu ku qiyaasay 17gaari 00 12 tiknikaa hataan ay saldhig ka dhigteen laag, lamase garan karo halka ay ku jihaysan yihiin ,sidii waxaa noo sheegay qof ku sugan gudaa laag oo isagu indhiisa ku arkay gaadiidkan Taliye siciid dheere oo ah taliyii dhowaan loo magacabay hawgalaad daraawiishta ayaa ciidanka kaga hortagay canjeelada balse waxa u ku guulaysan waayey in uu ciidanka ku celiyo gudaa magalada galgala, sida ay noo sheegayaan ila xog ogaala Ilaa hada cid ka hadashay labada dhinac ee is hayaa ma jirto ,balse wixii soo kordha oo warara waxaadna naga heli doontaan saacada soo socda Dhahar/online