General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. To you is all about qabil, but you dont have any respect for what you call a kin. That made no sense, if its all about Qabil, Attam is from my Qabil you Hiiraale supporter. Ilka-jiir is from Attam sub clan and Abdi-Jamal from his sub, sub Clan. But you just like talking right, how is Hiiraale doing with the new found Gas in Dolow.
  2. ^^^lol. Alas all the hot air and bravado has come to this? Poor lad you belived all the lies they told you from back home. Its funny your group made Faroole look great and thats the real shame in all of this.. Shock and awe lad, also on your way out, kindly provide the audio or the interview of the men you listed above in the communique.
  3. ^^^lol. Why are you quoting yourself, have you lost it? Any Audio of this "important meeting" or its final recomendations? Funny even SPR the local mouth piece is not reporting it, so far. We need something more tangible than this lad. Also why are they calling for the Puntland troops to leave, I thought according to you the "weak, happless, militia of the clan fiefdom" were chased out a week or two ago? You are all over the place man.
  4. Xudeedi: You always get angry when you get caught. Again you got caught red handed. Sorry lad, this was just a rubbish attempt on your part. Your soft groups aim of starting a clan mini war between kinfolk is falling on deaf ears, and your group’s lack of talent and basic common sense is coming out daily. The dates lad, , next time work on at least correcting the date. You might fool some laymen from villages up in them parts, but come on, this is just ammusing. You cant have a communiqué with the conclusion that came out a whole week before the meeting ended. But hey I read on your portal that Attam captured Galgala again this morning.
  5. ^^^Any Audio of any of these men? the mistake with the dates gave the game away lad. There must have been a press conference after the grand clan meeting ended
  6. Somalia Nugaal Interpretation of new 2D seismic data completed. One well expected to be drilled before end of 2010. Dharoor :Re-interpretation of 2D seismic completed. Discussions ongoing regarding plans for 2010-2011.
  7. Shabaab oo Ahlu Sunna kala wareegtay Mowlicii Macalin Nuur ee degmada Hodon. Muqdisho: (Sh. M. Network) Dagaalo xoogan oo geystay qasaarooyin isugu jira dhimasho iyo dhawaac ayaa Galabta ilaa caawa waxaa ay ka dhaceen xaafado ka mid ah degmada Hodon ee gobolka Banaadir iyadoo Al Shabaabna ay la wareegeen Mowlicii Macalin Nuur ee degmadaasi. Dagaaladaani oo xoogooda ay ka dhaceen inta u dhaxeysa Isgoysyada Dabka iyo Bakaaraha ee Magaalada Muqdosho ayaa waxaa uu dhexmaray ciidamo ka tirsan Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca iyo kuwa dowladda KMG iyo Xarakada Al Shabaab, waxaana ka dhashay qasaarooyin isugu jira dhimasho iyo dhaawac iyadoo Ciidamada Al Shabaabna ay la wareegeen fariisin Ciidamada Ahlu Sunna Wajamaaca ay ku lahaayeen Wadada u dhaxeysa Dabka iyo Bakaaraha. Dagaalka oo labada dhinac ay isku adeegsadeen hubka cul culus ayaa la sheegay in Ciidamada Ahlu Sunna iyo kuwa dowladda KMG Soomaaliya lagala wareegay fariisimo ay kaga sugnaayeen wadada u dhaxeysa Isgoysyada Dabka iyo Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho, waxaana sidoo kale Al Shabaab ay la wareegeen gacan ku heynta Mowlicii Macalin Nuur ee kuyiilay degmada Hodon halkaasi oo ay horey ugu sugnaayeen Ciidamada Maamulka Culumaa’udiinka Ahlu Sunna ee gobolka Banaadir. Inta la ogyahay dagaalada maanta maalintii shanaad ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa waxaa ku dhintay ku dhawaad 10 ruux oo rayid ah iyadoo ay ku dhaawacmeen in ka badan 15 kale sida Idaacada Shabelle ay u sheegeen saraakiisha gaadiidka Gurmadka deg deg ah. Wararka laga helayo nawaaxiga isgoyska Dabka ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ay la wareegeen Caawa fariisimo ciidamada dowladda KMG Soomaaliya ay ku lahaayeen isgoyskaasi Dabka iyagoo halkaasi soo dhigtay gaadiidka dagaalka gaar ahaan Taangiyo dhowr ah sida Caawa Idaacada Shabelle ay u sheegeen qaar ka mid ah dadka deegaanka. Majiro wax war ah oo ka soo baxaya dhinacyada dagaalamay gaar ahaan Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca oo la sheegay in ciidamadoodii caawa lagala wareegay fariisimo dhowr ah oo ay ku lahaayeen degmada Hodon ee gobolka Banaadir. Ciidamada Al Shabaab ayaa waxaa la sheegay in ay jareen wadada u dhaxeysa Isgoysyada Dabka iyo Bakaaraha iyagoo halkaasi ka qodoy boholo waaweyn oo ay horey ugu qodeen wadooyin kale oo halbowle u ahaa isku socodka Magaalada Muqdisho. Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya. NALA SOO XARIIR Webmaster@shabelle.netThis e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it
  8. Laba Taliye oo Sare ayaa GalGala lagu dilay August 27, 2010 By Juuj Wararka aanu ka helayo Magaalada GalGala ee Colaadu ka Ognayd Mudo Haatan Laga Joogo 2-Bilood ayay sheegayaan wararka Jiidaasi laga Helayaa in Xalay ABaara Saqdii dhex uu Dagaal Kulul dhexmaray Ciidamada Deegaanka ee uu Hogaamiyo Gudoomiye Maxamed Siciid Atam iyo Kuwa Taabasan Farool PISta, Ilka Jiir iyo C/Samad Cali Shire. Warka ayaa Tibaaxaya in Laba Taliye oo Ka Tirsanaa Ciidamada Dariishta ee Siciid Dheere Hogaaminayo Xalay ay ku Geeriyoodeen dagaalkaasi Labada dhinac dhexmaray. Qof Bosaaso nalaga soo xidhiidhay ayaa sheegaya in Labadaasi Taliye geeridooda la Xaqiijiyay Hase ahaatee waxa aan Noo suura Galin inaan Magacooda Helo Sababa la xidhiidha Dawlada oo diidan in Macluumaad dagaalkaasi laga ogaado. War aan isla La shaacin ayaa sheegaya in Wasiir Xigeenka AMniga C/Jamaal Cismaan Maxamed Ciidamo uu Horay u Geeyay GalGala uu dib uga soo celiyay sabab la xidhiidha Cadaadis Odayaasha Hayland kaga Yimi oo Dalbaday in Dhalintooda dib Loogu soo celiyo Caasimada Hayland ee Dhahar ka gadaal Shirarkii Maalmahan Socday. Xaalada ayaa wajiyo badan Yeelatay ka dib markii dheg Jalaq loo siin waayay Odayaasha Beesha Deegaanka oo dhowr Jeer baaq u diray PL inay Ciidamadeeda deegaanka kala soo Baxdo. Galgalanews@yahoo.com
  9. A stable Kenya is in everybodys interest. Good news indeed.
  10. ^^^ When you come back you will be weaker with no base to hide in.
  11. Dasturka cusub ee Somalia oo lagu soo bandhigey Garowe 26 Aug 26, 2010 - 2:12:28 PM Madaxweynaha Puntland iyo Gudoomiyaha Barlamanka Munaasabad oo uu goob joog ka ahaa Madaxweynaha Puntland Cabdiraxman Maxamad Maxamud "Farole", saraakiil ka tirsan hay'ada UNDP, Wasiiro , mudanayasha Barlamanka Puntland kuwaasoo uu hogaaminayey afhayeenka golaha, madaxda hay'adaha bulshada rayidka ah ayaa waxaa lagu soo bandhigey markii ugu horeysay Dastuurka Federaalka Somalia ee qabyada ah. Xafladaan oo lagu qabtey xarunta madaxtooyada Garowe ayaa Dastuurkaan waxaa soo bandhigey guddi u xilsaaran qoraalkiisa iyo sarkiil ka socota hay'da UNDP ee QM. Mudanayaal & Wasiiro ka tirsan Puntland Waxaa halkaa lagu soo bandhigay Nuqulkii koowaad ee Dastuurka qabyada ah 'Draft Constitution" taasoo la sheegey in la filayo in maamulka Puntland talo ku biiriyo islamarkaana la wafaajiyo Dastuurka Puntland. Xaawo Cali Jamac oo xubin ka ah Gudiga Dasaturka Somaaliya qoraalkiisa oo halkaa ka hadashay ayaa jeedisay hadalan ku wajahan nuqulkaan qabyada ah iyadoo rajo wanaagsan ka muujisay dhameystirkiisa iyo sida loo aqbali doono, Waxa isna halkaa ka hadlay Gudomiyaha Barlamanka Puntland Cabdi Rashiid Maxamad Xirsi oo xusay muhiimadda Dastuurkan u leeyahay shacabka Soomaliya iyo hogaankooda uuna noqon doono mid looga bixi doono kumeel gaarnimada. Gabagabadii Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiraxman Maxamad Maxamud Farole oo munasabada kahadlay ayaa ka waramay arigtidiisa ku aadan Dasturkan dhameystirkiisu, isagoo sida kale u tacsiyeeyay Xildhibaanadii lagu weerarey Hotel Muna.
  12. lol. Attam will not be allowed to fester in Puntland, thus stop the excuses. This communiqué is false and even the authors know it. The dating error gave it away.
  13. ^^^I indeed your cyber village should be invaded, cordoned off and your base taken over you should be arrested, tried and executed for your transgression against all that is good.
  14. Originally posted by Polanyi: Duke is a radical diaspora puntland fundamentalist. Maybe but Duke does not support AL Shabaab who you cheered for as they maimed, killed and blew themselves up in Hotel Muna. Thats the difference between you and I..
  15. Originally posted by Land_Soldier: What do you have against Atam? What has he done to you? his biggest crime seems to be that he sounds like taugh and cool on Paltalk. I think he gets more attention from girls on Paltalk, then you do. I dont go on Paltalk so he has a clear advantage there..
  16. Not sure what point you are trying to make here. Duke ahs always supported common sense. Yey fought AL Shabaab, defeated them in all majore battle saside from the same propaganda you are parroting right now. Then Yey resigned two years ago. The innocents are still being killed, nearly 150 died the oast four days. The massacres of the Hotels, Shamo & Muna are facts that no one can ignore. The truth is that it was not Yey or his allies, who created the mayhem or massacred the population. It continues today and the fault lies with the mindless folks who are mimicking Al Qaeda. That’s why the likes of Attam must be dealt with without any question or excuse.
  17. Originally posted by Land_Soldier: According to Duke the Diaspora is palling around with terrorist. Nassir and his kin are Radicals. No, Nassir and his few friends are making up stories. Teling long tales in order to safe their man Attam..