
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Buurawadal: President Faroole visit parts of SOOL..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Madaxweynaha Puntlland Dr.C/raxmaan Faroole oo safar ku tegay degaanka Buurawadal Posted to the Web Aug 27, 19:02 Garoowe:-Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamed Faroole iyo wafti Wasiiro ah oo uu horkacayo ayaa waxaa ay galabta safar aan horay loo shaacin ku tageen degaanka Buurawadal oo ka tirsan Gobolka Sool. Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiraxaan Faroole ayaaa waxaa socdaalkiisa ku weheliyey Xildhibaan Cali Jaamac Farax,Wasiir ku-xigeenka dekadaha Maxamed Xirsi Lacle,Wasiir ku-xigeenka Maaliyada Cabdiqowdhan Warsame iyo Saraakiil ciidan oo ka tirsan kuwa Daraawiishta. Madaxweynaha dowlada Puntlland Dr Cabdiraxaan Maxamad Faroole iyo wafdigii ku weheliyey safarkiisa ayaa waxaa ay kulamo la qaateen qaybaha kale duwan ee bulshad degaanka Buurawadal waxaan ay warbixin kooban ay ka dhagays teen odayaasha degaanka Buurawedal,odayaasha Buurawadal ayaa waxaa ay wafdiga madaxweynaha uga warameen xaalada dhabta ah ee ka jirta degaanka Buurawadal gaar ahaan caafimaad , amaanka iyo wax barashada. Mid ka mid ah macalimiinta Buurawadal ayaa waxaa uu warbixin kooban ka bixi yey waxbarshada , degaanka Buurawadal ayaa waxaa ay u jirtaa magalada Garoowe ee caasimada Puntlland ilaa 30 KM waxaan bilihii la soo dhaafay shirar iyo saldhig ka samaystay Ururka SSC. Ugu danbayntii Madaxweynaha Puntlland Dr.Cabdiraxmaan Faroole oo khudbad u jeediyey dadweynaha Buurawadal ayaa xusay in dowladiisu ay wax ka qaban doonto dhinac waxbarashada ,caafimaad iyo weliba amaanka dowladiisuna aysan waxba ka hagraddoonin bulshada ku nool degaanka Buurawada. M_M_Deeq Halgan.net -
Wafdi ka socda hay’adda lagu magacaabo KIMSE YOKE oo ah hay’ad khayri ah oo ka jirta dalka turkiga ayaa dhowaan soo gaartay magaalada Garoowe,waxaan ay hay’adda booqatay xafiiska wasaarada caafimaadka Puntland ee magaalada Garoowe halkasoo ay kulan kula qaateen Wasiirka caafimaadka Dr Cali C/laahi Warsame. Waxaan kulankaa looga wada hadlay sidii la isaga kaashan lahaa bahiyaha caafimaadka ee ka jira degaanada Puntland. Kulankan oo ka dhacay hoolka shirarka ee wasaaradda caafimaadka ayaa waxaa waftigaa loosoo bandhigey muuqaal ka turjumayay baahiyaha caafimaad ee ka jira guud ahaan Puntland,waxaan goobataa lagu soobandhigaaya bahiyah caafimaad fashiyay madax kala gadisan oo uu ka mid yahay wasiirka caafimaadka Dr. Cali C/laahi, wasiir ku xigeenka Maxamed Xirsi Ducaale, agaasimaha guud Dr. C/risaaq Xirsi Xasan, qaar ka mid ah agaasime waxeedyada wasaaradda, duqa Caasimada Garowe C/casiis Nuur Cilmi iyo madax ka socotey hay’ada wadaniga ee Al-Manhal. Wasiirka wasaaradda caafimaadka Dr.Cali C/laahi ayaa waftigan uga mahadceliyey booqashada ay Puntland ku yimaadeen taasi oo uu ku tilmaamay mid taariikhi ah isagoo wasiirku xusey in waftigan ay yihiin kuwii ugu horeeyey ee Puntland kazoo gaara wadanka Turkiga ayna ku soo dhaweynayaan gacmo furan oo walaaltinimo. Dr Cali C/laahi ayaa waxaa uu sheegay in puntland ay ka jirto qalab caafimaad yari iyo dawo la aan bahaasan waxaa kalkoo uu wasiirku xusay I dhinac dhaqaatiirta ay dalka ku yartahay oo ay puntland joogaan oo kaliy 77 dhakdhatar ayan halka dhakhtar ay ku soo adayaan dadka reer puntland 39,000 oo qof tasoo muu jinaysa in ay jirto baahi dhqtar oo balaaran Dr.Cali C/laahi Warsame waxaa uu ka codsaday xubnaha waftigani inay Puntland ka caawiyaan dhanka caafimaadka ayna ugu yeerayaan hay’adaha samafalka ee Turkigu inay yimaadaan dalka ayna gargaar u fidiyaan umadda Soomaaliyeed ee dhibaatadu hayso. Xubin ka tirsan waftigan ka socdey hay’adda KIMSE YOKE ayaa uga mahadceliyey wasiirka caafimaadka sida diiran ee uu ugu soo dhaweeyey xarunta wasaaradda caafimaadka, sida oo kale waxaa uu mahadceliyey dawlada Puntland oo ku martiqaadey gacmo furan, iyado uu sheegay inuu ku faraxsan yahay inuu Puntland yimaado. Masuulkan waxa uu sheegay in ay dareemi karaan xaaladda oo ayna ka qiyaas qaateen muuqaalkii loosoo bandhigay, waxaana uu tibaaxay inay ka go’an tahay inay caawiyaan walaaha Puntland, masuulkan waxa uu intaas ku darey in dhawaan ay Puntland soo gaari doonaan dhakhaatiir Turky ah kuwaas oo dhanka caafimaadka ka caawin doona Puntland tagina doona Isbitaalada fulina doona hawlgalo caafimaad oo ay shacabka u baahan yihiin. Waftigan ayaa markii ay u dhamaatey kulankii ay laqaateen madaxda caafimaadka waxay booqdeen cisbataalka guud ioyo xarunta lagu xanaaneeyo dadka dhimirka la si ay u darsaan xaldah halkaa ka jira waxaan wafdigaa ya ukuur galeen bahid rasmiga ee ka jirat cisbatlaak guud ee magaalda garoowe si ay u xaqii jiyaan bahid loo soo ban dhigay KIMSE YOKE wafdiga kasocda ayaa waxaa ugu horayn kazoo dageen magaalada boosaaso ee xarunta gobalka bari 25 bishaan aynu ku jirno iyagoo wafdigaan malintaa ay soo gaareen magaalada garoowe 27/08/2010 Maxamed Saciid Yuusuf Wakiilka Horseed Media Garoowe-Puntland
-
Puntland receives and launches Somalia's draft constitution
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Abu S made a valid point there. -
Galgala: More Al Shabaab militia killednd + more troops arrive
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
The locals have been liberated by their state and no longer will Galgala be used as haven for Al Shabaab. Appeasers like Ahmed Diiriye have no room in the state of Puntland and we have learned from the mistakes of the south. -
Puntland receives and launches Somalia's draft constitution
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Opposing everything is no longer possible and what are be chances that a non Muslim will ever be leader? It's time to build the structures of a new state for the next generation. -
Galgala: More Al Shabaab militia killednd + more troops arrive
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Ciidamo Dheeraada Oo Lageeyay Galgala. Posted by Ali on August 28th, 2010 Galgala(Puntlandi.com);-Wararka Naga soo gaaray Deegaanka Galgala ee Gobolka Bari ayaa ku soo waramaya in ay gaareen Ciidamo katirsan Daraawishta Puntland kuwaa oo loogu talagaly xoojinta ciidamadii horay ujoogay. Goobjoogayaal ku jugan Galgala ayaa Puntlandi.com u sheegay in Deegaanka soo gaareen Madax katirsan Dawlada Puntland Saraakiil Ciidan iyo ciidamo horle. Ciidamadan aya loogu talagaly dabargoynta haraaga maleeshiyaadkii ku soo duulay Gobolka Bari waxaana hogaaminaya madax katirsan Puntland. Deegaanka Galgala oo Dawlada ka fulisay hawlgal dagaal ayaa maalmahii udanbeeyay waxaa ka soo cusboonaaday weeraro iyo qaraxyo lala beegsanayo ciidamada Dawlada puntland ee deegaankaa ku sugan. Wararkale ayaa sheegay in Galgala gaareen Ciidamo uu horkacayo Gen.ilka Jiir wasiirka Arimaha gudaha oo uu wahliyo Gen.Siciid Dheere Taliyaha ciidanka Darawishta. Puntlandi.com Boosaaso@puntlandi.com -
Dagaal xalay ka dhacay Galgala Wararka aan Ka Helayno jiida hore ee Gal gala ayaa sheegaya in Habeenimadii Xalay ay Weerar ay ku soo Qaadayn ciidamada puntland kooxda la aamin sanyahay in ka tirsanyihiin alshabaab. Weerarkaas ayaa Lagu waramayaa in ay Ku Geeryoodayn 8 ruux oo lix kamid ah ay yihiin alshabaab halka labda kalan ay yihiin askar Ciidamada puntland iyadoona Saraakiil aan la hadlnay ay ku wara mayn in ciidnka Daraawiishtu ay Dareemayn SharQanta maleeyshiyaadkaas isla markaasna ay ciidamdu heegan buuxa ay ugalayn sidii isku difaaci laa haayeen Ama ay udabar Goon lahaayeen kooxahaas Weerarka Qaawan ku soo Qaaday Sargaal magciisa Qariyay oo ka tirsan ciidka puntland ayaa Tibaaxay in Haatan ay howgalo lagu baadi goobayo kooxahaas ay ciidamadu ka wadaan aagga buurta Gal Gala oolagu tuhun san yahay in saldhig ay ku lee yihiin waxa uuna sargaalkani uu intaa ku Daray Tan iyo intii Gan saciid dheere uu la wareegay Hogaanka ciidmada Qalbka sida ee puntland waxa uu is badalo ku sameeyay Saraakiisha ciidamada iyo Qaabka ay ku hoowl galyaan ciidamd Daraawiishtaac
-
Puntland receives and launches Somalia's draft constitution
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Aside from few misunderstandings steming largely from the side ofthe TFG officials like Ibbi and others, Puntland has and will maintain good relations with the TFG and the future government of Somalia. Which Puntland will play a central role. -
Puntland receives and launches Somalia's draft constitution
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
The new constitution will go along way to cement Puntlands standing within the future Somali state. -
Buurawadal: President Faroole visit parts of SOOL..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
SOOL is not an imediate problem for the state, and thus Faroole's move is most welcome. The secesionist under Siilanyu the butcher of SOOl can never offer the people anything other than paying of the likes of Xandade. -
^^^lol even in Ramadan William Wallace? Child this was never about you, it was about Puntland state beating the he'll out of a silly man and his terror cell. Why you interjected yourself in the argument and made things personal is beyond me. As for your destiny, by all means lead the people, build something but don't go around blaming other people if the fantasies in your head aren't true. As for weakness that's what Attam thought about Faroole before he recieved a historic beat down, the rest is what we see now. anyhow like I told you before the attacks will be relentless and unbearable for you and your interest group. So long as you attck the state and it's people, your group will be dealt with.
-
Dear teengager, nonsense as usual, its evident the person who blinked and started to try to get personal, insults as well as trying to name drop on individuals. You were warned and yet persisted to personalize issues of no real importance. You revealed your true character and that’s enough for me. As for you one knows your name, your where you hang out, vocation so on thus what point are you making again? If you are upset that the media outlets your affiliated with were criticized, they will be as your words will be and your pamphlets will be. There is nothing sacred or important about them or you. Nothing personal about that either, it’s the political tools that one chose to utilize. Again weak arguments aside you have presented nothing, and its only you who tried to cover your tracks by making childish personal attacks not just on me but on others for no other reason that losing the argument. As for your tactic, insult who want, attack which ever clan you want, the truth is your not making any damage, only to your reputation.
-
Mogadishu: Shocking images + The expected battle begins
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
SHOUCKING IMAGES -
Puntland receives and launches Somalia's draft constitution
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Puntland receives and launches Somalia's draft constitution 27 Aug 27, 2010 - 1:41:23 PM Officials of Somalia’s semi-autonomous state of Puntland led by President Abdirahman Mohammed Farole got opportunity to receive and officially launched a draft constitution presented to them by members of the Independent Federal Constitution Commission [iFCC] and UNDP. The launching ceremony of the draft constitution was held at Garowe Presidential Palace. Hawa Ali Jama, a member of IFCC was hopeful that the adoption of the new draft constitution will be realized soon. Puntland parliament speaker Abdirashid Mohammud Hirsi said the new draft is critical for the guide to the end of transitional governments in Somalia and ushering in a new era of peace. On his part, President Farole welcomed the consultative meeting, adding that new draft is official launches in Garowe, the administrative capital. He sent his government condolence to recent attacks on parliamentarians in Mogadishu, which killed six lawmakers. Al-Shabaab, a hardline insurgent group fighting the UN-backed Somali TFG and African Union troops was responsible for the attacks. The Independent Federal Constitution Commission [iFCC], comprising of 29 members, was mandated by the Transitional Federal Charter for Somalia to prepare the draft constitution for public consultation across the horn of African nation and Diaspora. The team embarked on consultation drive that will saw them visit many parts of the war-torn country. “The aim of the two-month public consultation period is therefore to draft a final constitution that is supported, reflects and represents Somali people's views of governance systems, right and duties in their nation,” said the commission in a statement. The Commission aim to present a final draft constitution this December. On August 14, the document was circulated to the cabinet and the members of the Somalia’s Transitional Federal Parliament for review and consultation. Somali Parliament is expected to vote for the constitution soon. GAROWE ONLINE -
Buurawadal: President Faroole visit parts of SOOL..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Will its a start, good on him. -
Buurawadal: President Faroole visit parts of SOOL..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
-
Buurawadal: President Faroole visit parts of SOOL..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
M. dowladda Puntland oo booqasho ku tagey Burawadal 27 Aug 27, 2010 - 8:46:56 AM Madaxweynaha Puntland oo booqnaya ceel biyood Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamad Farole iyo wafti uu hogaaminayo ayaa galabta booqasho ku tagey degaanka Burawadal oo ka tirsan gobolka Sool. Madaxweynaha Puntland oo socdaalkiisa ahaa mid kormeer ah ilsmarkaana uu ku ogaanayey xaalada dadka degan Buwaradal ayaa safarkiisa waxaa ku weheliyey Wasiir ku-xigeenka Maaliyada Cabdiqowdhan Warsame, Wasiir ku-xigeenka dekadaha Maxamad Xirsi Lacle, Xildhibaan Cali Jaamac Farax iyo sarkiil ka tirsan xafiiska madaxtooyada. Shacabka burwadal oo dhagyesnaya Madaxweynaha Safarka Madaxweynaha uu ku tagey degaankaas ayaa shacabka Burawadal aad u soo dhoweeyey madaama aan horey loo shaacin iyadoo kulan ka dhacey geed hostiis uu kula kulmey qaybha kala duwan ee bulshada kuwasoo ka warbixiyey xaaladooda nololeed si furan. Madaxweynaha ayaa ka dhageystey dadka degan Burwadal xaaladaha cafimaadka, Biyaha, waxbarashada iyo amaanka iyadoo halkaas warbixin uu ka bixiyey mid kamid ah macalimiinta wax dhigta, odey dhaqameedyada iyo gabar u hadleysay dumarka degaanka. Dadkii isugu soo baxey kulankaan Burawdal oo 30km u jirta magaalo madaxda Puntland ee Garowe ayaa shacabka dagan sheegeen in booqashadaan tahay midii ugu horeysay ee Madaxweyne Puntland ah ku yimaado degaankaan. Madaxweynaha Puntland oo warbixin siiyey dhamaan shacabkii halkaas isugu soo baxey ayaa xusey in dowladiisu waxba ka hakraneyn dadka degaankaan daga iyo kuwa kaleba balse Puntland ay soo foodsaareen dhibaatooyin amni xumo kuwaasoo hakad galiyey in xukuumadu sidii la rabey wax uga qabato arrimaha bulshada. -
Garoowe:Madaxweyne Faroole oo si kedis ah u tagay Buurawadal…(Warbixin). 27. august 2010 APL Garoowe:(Allpuntland)-Madaxweynaha dawlada Puntland ee Soomaaliyeed Dr,Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Maxamuud (Faroole) ayaa galabta si kedis ah booqasho aanan horay looshaacin ku tagay Deegaanka Buura Wadal oo 30-km ujirta Caasimada dawlada Puntland ee Soomaaliyeed islamarkaasna katirsan Gobolka aysan dawlada Puntland maamulin ee Sool. Safarka Madaxweyne Faroole oo ay ku weheliyeen Tiro Wasiiro ah oo ay kamid yihiin Wasiiro Xigeenada Maaliyada & Dekedaha ee dawlada Puntland ayaa sidoo kale waxaa ku wehelisay Saraakiil kale oo ay kamidyihiin Lataliyeyaasha sarsare ee Madaxweynaha dawlada Puntland,Waxaana uu madaxweynuhu muddo kooban un dabadeed gaaray Deegaanka Buuro Wadal oo ay tahay markii ugu horeeyey oo uu booqdo kudhawaad labadii sano ee uu Xafiiska Madaxtinimo ee dalka joogay. Madaxweynaha ayaa la hadlay shacabka magaalada Buura Wadal,waxaana uu ka dhagaystay baahiyahooda dhanka Arimaha Bulshada,gaar ahaan Amaanka,Biyaha,Caafimaadka & Waxbarashada,waxaana uu madaxweynuhu sheegey in Dawladiisu aysan waxba ka hagran doonin shacabka Buurawadal & guud ahaan dadka reer Sool oo uu sheegey in Xukuumadiisu ay si gaar ah uga warhayn doonto xaaladahooda kaladuwan,Mase soo qaadin Madaxweynuhu in xukuumadiisu ay dib u soo celin doonto gobolada Puntland kamaqan. Madaxweyne Faroole ayaa sidoo kale booqday Xarumaha Biyaha,Caafimaadka,Waxbarashada & Talisyada ciidamada ee Buura Wadal,waxaana uu halkaas Warbixino ka dhagaystay saraakiisha kaladuwan ee halkaas kusugan,Waxaana uu intaas kadib kusoo noqday Magaalada Garoowe ee caasimada dawlada Puntland oo uu awalba isla galabta ka tagay,Waxaana ay Buura Wadal mudo dheer talis u ahayd Odayaal & siyaasin kaladuwan oo markii danbe sameeyey Jabhadda SSC. Madaxweynaha Dawlada Puntland & Saraakiisha safarka ku wehelisa ayaa waqti kooban kusugnaa deegaanka Buurawadal,waxaana aad loo adkeeyey amaanka deegaankaas,iyadoo si gaar ah loo adkeeyey Amaanka geed aad uweyn oo uu shir kula qaatay bulshada kudhaqan Buura-wadal,Waxaana aad loo hadal hayaa Safarka Madaxweynaha oo aanan la shaacin islamarkaasna aanan loo sheegin cidkasta oo aysan qusaynin. Warar hoose oo ay APL safarkaas ka helayso ayaa kusoo waramaya in kahor intii uusan Madaxweynuhu halkaas tagin ay Wasiirada kasoo jeeda SSC gobolada la’isku yiraahdo ay googol xaar ahaan maalmihii lasoo dhaafay si isdabajoog ah u booqanayeen Deegaanadaas,Waxaana safarkii ugu danbeeyey saacado kahor kasoo noqday Tiro Wasiiro ah oo gaartay deegaanka Tukaraq oo ah halka ugu fog oo ay ciidanka Puntland joogaan. Cabdiqani Xayir Allpuntland
-
Still Galgala?..I thought mighty PL vanquished those few boys
General Duke replied to Paragon's topic in Politics
Originally posted by Nassir: Thankful, When our brother Xudeedi verified from the most biased clan-sites like AllPuntland ( a site known for its geographic ignorance of the region) and then asked his friend if he would ever believe it this time, Duke again, ever deperate in his self-defeating tactics called for Sakhar to post the same news and cited him as though he and Sakhar were of the same drilling unit. Allpuntland source Nonesen Nassir, and provable nonsense at that. This will prove that your whole stance is based on emotional ********* devoid of facts.. Sakhar posted that article on the above thread at August 25, 2010 12:01 PM Xudeedi in his rash mad dash to prove something posted the same article in SOL at August 25, 2010 04:53 PM. Look at the time difference, its more than four hours.. Nassir I am so disappointed in you. Are you still a Puntlander this afternoon, or have you changed again -
Originally posted by Xudeedi: As requested by fellow solers, I will avoid exposing you further. Stop making threats little man, its becoming a bore. Individually or collectively there is nothing you can do to me let alone my community. I don’t like the Radar but trust me I am up for any fight. So bring it on Puntland is a strong state, only Somaliland can compare to it, and like I told you on many occasions before you are welcome not to claim it and build something else. No one is holding you back. Also no one seems to be following your track of thought, How many Makhiri's have resigned? not a single, MP, Mayor, Minister has left, so apart from the nonsense you make up at night nothing major has happened between the two clans. Using your logic your clan is under attack, and yet no one but you and a few individuals have the guts to speak. Oh how brave you are. Our very own William Wallace. Is your sub clan that weak, to rely on Puntlands other clans for their livelyhood? You are making the whole clan look bad, but do go on.
-
Still Galgala?..I thought mighty PL vanquished those few boys
General Duke replied to Paragon's topic in Politics
Originally posted by Gallad: . You are just digging a whole for your self son. Why dont you go get your rights from those who occupy Dhusa Mareb & Galinsoor, Puntland is far too powerful for you lad. -
Originally posted by Xudeedi: ^Your a clanist so be a man an come out of your shadows. It’s that old case of the pot calling the kettle black. You trully are suffering from a deep seated inferiority complex which explains your resent outbursts and asinine comments. My track record is clear on SOL, I have supported and reported on many positive causes within your very own sub clan area and interest, from Ilka-Jiir, to SPR to Lasqoray development. However I will tell it as it is. You on the other hand have insulted a whole sub clan, belittle their territory and made sniffling comments and attacks on them all in defense of a silly man who happens to be from your own sub clan? Who is the clanist? My track record is clear, yours is also clear Move on son, you are living in a make believe world created by your own impotence and lack of understanding. The personal attacks also show how weak you are in your own standing, how unsure you are about your own goals. Believe me you are wasting your time, you wont do a thing to that clan you are beating your chest for, your finest hero was sent packing in less than a day and we will keep you honest. I can also differentiate men from clans, you are not that important for me to attack your clan, but I will keep the heat on you and your group, be assured of that That’s what bothers you the most, the realization that all you believed in was nonsense, all the tales they told you were fiction. So you attack, make noise and even make up events just to support your deeply held but false beliefs. Poor boy, you suffer so badly, but it isn’t my fault that you can’t take your head out of your ****. But again as I told you, we shall continue with this, so far you have proven to be worse than expected.