General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. ^^^ Attam supprters have an uncanny resemblance to the likes of Ahmed Diiriye who supported Al Shabaab, it's driven by madness that they will come to regret. However that does not mean that there is any clan war. SL occupation is not the same case and you know it. The simple fact is the Puntland population are largely from a specific sub clan, while SSC are fighting in their minds a distant clan that they always competed with. Siilanyu's massacre as the head of the SNM of this particular clan is only a few decades old while the last rivalry between the clans some confused folks want to start beef between took place a few hundred years back. Nothing to compare really.
  2. Weak argument old boy, Attam has supporters who's sites are the ones in question. Ilka-Jiir the interior minister is from Attam's clan, the deputy security Minister is from Attams clan and so is Doonyaale, the Garad Cali Ciid. These men are chasing and fighting with the state. They gave countless inteviews and are on the ground with pics and audio to prove it. What we are talking about are a handful of individuals who are spinning and makng up news in order to ignite inter clan conflict when there is none. They tend to get dates wrong, whi h as you can see has happene agains with that statement. Now this is not a clan war, no one other than the Attam supporters are claiming it is. Now wax fahan.
  3. ^^^ You seem to have no principles what so ever, one minute you support Makhir, Attam the. puntland, the. Somaliland lost With the wind you are. Even the stories about the PIS and so on are as false as the communique that you posted today. Actually 90% of what you post and claim seems to be no more than hot air. Bossaso has been quite and the city and the state now know Attams trouble and what it means to them. Again stop claiming Puntland and come out of the clan closet. The only thing that bothers me is all the double talk, the pretences while you wish gland propogate inter clan conflict.
  4. ^^ The brother is not being honest this is news made up in haste. But you pose a good question.
  5. The reason why our Nassir did not post the article. In their rush to relase somethingthe real authors made their usual mistake. They have issue with dates. How did the Communique come out seven days before the ending of the meeting. Something fishy is going on here. Also it was a quite a weak statment, nothing really to bother anyone, they did not mention Attam and his group at all and thus places more suspecion on it's authenticity.
  6. Baaq ay soo saareen odayaal dhaqameedka deegaanka Haylaan oo ku aadan colaada ka aloosan degmada Galgala ee gobolka Bari. Waxaa maanta oo taariikhdu tahay August, 20, 2010 ka dhacay magaala madaxda gobolka Heylaan ee Dhahar shir ay isugu yimaadeen dhamaan cuqaasha iyo waxgaradka gobollada Haylaan iyo Galbeedka Bari, waxaana laga wada hadlay xaalada deegaanka oo ay ugu horeyso arinta beryahanba ka taagnayd deegaanka Galgala.
  7. NGOONGE, Adeer Thankful has a valid point, this was never a clan war no matte how much in the back of your mind you wish for Puntland to get a bloody nose. I know you are not a hater of the worst kind but one can not ignore your attempts at injecting yourself in this matter and the fact that uncle Siilanyu's victory has ignited long held secessionist feelings within you. Now back to this topic, it's about Attam and his militia and there should be no mistake in the aims of the state. It seems the Radical Diaspora supporters of Attam are at it again. Baaq ay soo saareen odayaal dhaqameedka deegaanka Haylaan oo ku aadan colaada ka aloosan degmada Galgala ee gobolka Bari. Waxaa maanta oo taariikhdu tahay August, 20, 2010 ka dhacay magaala madaxda gobolka Heylaan ee Dhahar shir ay isugu yimaadeen dhamaan cuqaasha iyo waxgaradka gobollada Haylaan iyo Galbeedka Bari, waxaana laga wada hadlay xaalada deegaanka oo ay ugu horeyso arinta beryahanba ka taagnayd deegaanka Galgala. Hadaba markay arkeen odayaasha iyo waxgaradka deegaanada Haylaan iyo Galbeed Bari dhibaatada lagu hayo dadka iyo deegaanka Galbeedka Bari, markii ay arkeen dagaalka qaawan uu maamulka Puntland ku qaaday dhulkaa islamarkaana ay abuureen dacaayad ka dhan ah deegaanka iyagoo ku eedeeyey argagixisanimo, isla markaana ay ku gacansayreen odayaashii isu xilsaaray inay arintan wada hadal ku dhameeyaan So the final statement came out seven days ago? Or did they get the date wrong again, or is the whole thing just false. Think for yourself. Nassir, now you are “liberating" your people huh. It's a going to be a long war with much death right? So far the war is only taking place in your imagination and on the web portals on the net. http://www.dhahar.com/article.php?articleid=9587 They will no doubt edit this mistake later on no.
  8. He can't provide any source but keep up the good work old boy.
  9. ^^^ JB Adeer keep up the good work. Keep hope alive, this thread is useful in many ways. One it shows you care. But Attam ain't done Jack in 3 weeks, a man on the run has no time to Organise things.
  10. ^^^Nicely put. Faroole for all his weaknesses comes out smelling rosy from this. He moved fast and was decisive in his dealings with Attam. The swiftness of it all has even surprised the staunchest supporters of the state. It might be the case that the Attam affair will be remembered as a watershed moment when Puntland came of age. The security of Bossaso has improved and more need to be done, but you are correct Attam has saved Faroole.
  11. Galgala:Madaxweyne Xigeenka Puntland & Saraakiil Weli kusugan Galgala lanahadashaday Ciidamada Halkaas jooga…(Warbixin). 26. august 2010 APL Galgala:(Allpuntland)-Madaxweyne Xigeenka dawlada Puntland ee Soomaaliyeed Jen,Cabdisamed Cali Shire & Tiro kamid ah Wasiirada & Hay’adaha kaladuwan ee Quseeya Amaanka & Arimaha Ciidan ee Puntland ayaa 24-kii saac ee lasoo dhaafay kusugnaa Jiida Dagaalka ee Galgala halkaas oo ay kulamo Xasaasi ah kula lahaayeen Waxgaradka deegaanadaas & Ciidamada kaladuwan ee Mudadii lasoo dhaafay kusugnaa Jiida Galgala. Jen,Cabdisamed Cali Shire & madaxda kale ee safarka ku wehelisa ayaa xalay & Maantaba khubadbado kaladuwan oo xasaasi ah ujeedisay Ciidamada kaladuwan ee Jiida dagaalkas kusugan,waxaana ay ku gubaabiyeen inay ka qeybqaataan Amniga dalka islamarkaasna ay la dagaalamaan Kooxda Alshabaab ee kusugan weli meelo kamid ah Bariga fog ee Puntland. Taliyaha Cusub ee Ciidamada Daraawiishta dawlada Puntland Jen,Siciid Maxamed Xirsi (Siciid Dheere) ayaa khudbadii ugu xasaasisanayd saaka u jeediyey Boqolaal kamid ah Cuudabja daraawiishta ee dawlada Puntland,Waxaana uu Taliyuhu sheegey in uu doonayo in waxbadan laga qabto xaaladaha kaladuwan ee dalka islamarkaasna ay Ciidanku naftooda u huraan Sidii ay shacabkooda nabad ugu heli lahaayeen. Sidoo kale Jen,Siciid Dheere ayaa sheegey in Ciidamada looga baahanyahay in aysan marna ka daalin Difaaca Dalka,Dadka & Diinta,Waxaana uu madaxda sarsare ee dawlada Puntland ka codsaday in Ciidamada kaladuwan ee Puntland lasiiyo dhamaan waxkasta oo ay xaq u leeyihiin islamarkaasna ay dawladu Mas’uuliyadeeda koowaad ka dhigto Daryeelka & Abaabulka ciidanka Puntland. Dhinaca kale Wasiirada Amaanka & Arimaha Gudaha Iyo Khuburo kaladuwan oo dhanka Milatariga ah ayaa la hadlay ciidamada Puntland kuwaas oo ay ugu tageen Difaacyo kaladuwan oo ay ku leeyihiin Wadada isku xirta Galgala & Boosaaso,Waxaana maanta si rasmi ah Xilka Taliyaha Daraawiishta ee Puntland ula wareegay Jen,Siciid Maxamed Xirsi (Siciid Dheere) oo kamid ah Saraakiishii muda dheer kusoo jirtay Howlaha Daraawiishta Puntland islamarkaasna mudo dheer ahaa Taliye Xigeenka daraawiishta ee Puntland. Cabdiqani Xayir Allpuntand
  12. Originally posted by Haatu: hey duke, who won the recent Garowe mayor election? The incumbent won.
  13. Garoowe:W/Waxbarashada Puntland & Hay’adaha ka shaqeeya Hor’umarinta Waxbarashada oo Maanta Garoowe ku kulmay. 26. august 2010 APL Garoowe:(Allpuntland)-Waxaa Maanta Hoolka Shirarka ee Wasaarada Waxbarashada Dawlada Puntland isuguyimid Mas’uuliyiin kasocotay Dawlada Puntland ee Soomaaliyeed & Hay’adaha ka shaqeeya Hor’umarinta Waxbarashada ee Deegaanada Puntland & Guud ahaanba dalka Soomaaliya. Kulankan oo uu goobjoog ka ahaa Wasiirka Wasaarada Waxbarashada ee dawlada Puntland,Wasiiru-dowlaha Wasaarada Qorsheynta & Saraakiil kasocotay Hay’adaha Unicef,CFPT,Midowga Yurub & Madax kale oo kasocotay Ururada Waxbarashada ee Caalamiga ah waxaana kulankan uu halku dhigiisu ahaa “Sare u Qaadida Tayeynta Waxbarashada ee Puntland” kaas oo socon doona Sadexda Sano ee soosocta. Kulanka oo ay sidoo kale ka qeybgaleen Aqoonyahano kasocotay Puntland ayaa saacado badan socday,waxaana la’isku soo qaaday sidii loo hormarin lahaa Waxbarashada Puntland islamarkaasna loo samayn lahaa Jadwalkii hor’umarintaasi u dhici lahayd Sadexda sano ee sooscota kuwaas oo saameyn rasmi ah ku yeelanaysa Guud ahaan goobaha Waxbarasho ee Puntand. Wasiirka Wasaarada Waxbarashada ee dawlada Puntland Dr,Cabdi Faarax Siciid (Juxaa) ayaa kulankaasi markii uu soodhamaaday kadib isaga & Saraakiil ka qeybgalaysay kulankaasi ay Warbaahinta la hadleen,waxaana uu sheegey in Kulankaas laga gun gaaray isagoo mahad celin balaaranna usoo jeediyey Dhamaan hay’adihii kulankan ka qeybgalay,waxaana uu sheegey in Dawladiisu ay markasta ku dadaalayso hor’umarinta Waxbarashada ee dalka. Sidoo kale Juxaa wuxuu sheegey in Wasaaradiisu ay mahadcelin gaar ah ujeedinayso Ururka Midowga Yurub (EU),kuwaas oo uu ku amaanay inay Mashruucii 7-aad oo Hor’umarinta Waxbarashada Puntland kusaabsan ay Fulinayaan Mudadii koobnayd ee uu Xafiiska joogay,waxaana uu intaas kudaray in Wasaaradiisu ay markasta ka shaqeynayso Hor’umarinta Waxbarashada islamarkaasna ay Hay’adaha ka codsanayso inaysan marna ka daalin Howlahooda shaqo. Dhinaca kalena Salaad Daahir Aadan Madaxa Unicef uqaabilsan Arimaha Waxbarashada ee Puntland ayaa isna kulankaas ka hadlay,waxaana uu sheegey in Kulanku uu siwanaagsan ugu soo gabagaboobay islamarkaasna ay isku afgarteen dhamaan Waxyaabihii ay Wasaarada kala hadleen ayna Hay’adiisa & kuwo kale loo xilsaaray inay fuliyaan mashruucan oo uu maalgelinayo Ururka Midowga Yurub. Cabdiqani Xayir Allpuntland
  14. Wasiirka ayaa si fiican u Qeexey shuruudaha looga baahan yahey Ardeyda oo ay uugu horeyso Passport-ka cusub ee federaalka oo aan maranaba la Aqabali doonin kii hore ee cagaarnaa waxaana uu sheegey wasiirka in jamacada ay ka qaadan doonaana diploma iyo digree ayna helayaan Adeeg aad u sareeya lagana saacidi doono dhamaan wixi ku saabsan wax barashadooda Dhinaca kalena Wasiirka Waxbarashada ee dawlada Puntland wuxuu Warbaahinta u qeybiyey Warqad Qoraal ah taas oo isna akhriyey islamarkaaasna ku saabsanayd Natiijooyinka Imtaxaankii ay sanadkan Wasaaradu Qaaday waxaana ay Natiijadu u qornayd Sidan:- Dugsiyada imtixaanka aan horay ugu gali jirin Wasaaradda . 1 Number Of Schools 17 2 Number Of Students 801 3 Number Passed 759 4 number f ailed 42 5 Number of AS 141 Dugsiyada ugu fiican Alwaaha 32 Xaaji Cali biixi 5 Muntada Qardho 6 Ardayda gashay kaalinta dugsiyadaa aan horay Wasaaradda imitixaanka uga qaadi jirin 1 Cabdullahi Cali faarax Maxamed oo ka socda Dugsiga sare ee Alwaaxa 2 Zakariye Axmed Maxamuud oo ka socda dugsiga sare ee Xaaji Cali biixi 3 Abdullahi Mahamuud Aadan oo ka socda Dugsiga sare ee shaafi 4 Amina Mahamuud Abdullahi Nawaawi Bosaaso Dugsiyada Imtixaanka ugali jiray Wasaaradda horay 1 dugsiyada imtixaanka u fadhiistay waa 7 2 Ardayda imitixaanka gashay waa 527 Arday 3 Ardayda baastay waa 522 4 Ardayda dhacday waa 5 5 Number Of As waa 66 1 Dugsiga ugu fiican sanadkaan Dugsiyada sare ayaa noqday Dugsiga Cumar Samatar. 2 Dugsiga labaad gale ee dugsiyada ugu fiican qaatay waa Dugsiga Ganbool ee Magaalada Garowe 3 dugsiga sedax galy waa Sh Cusmaan Qardho oo asna kaalinta sedaxaad soo galay . Ardayga ugu sareeya dugsiyada sare ee Puntland ayaa noqday Arday ka qalin jabiyay Dugsiga Cumar Samatar Gaalkacyo waxaana lugu magacaabaa Xuseen Abdullahi Warasame Xaashi Waxaa kaalinta labaad galay Ardayga kale ee asna ka soo baxay Dugsiga sare ee Ganbool ee Magaalada Garowe kaa oo asna lugu magacaabo Maxamed Maxamuud Yuusuf Mahamuud . Kaalinta sedaxaad ayaa waxaa galay Arday asna ka soo baxay Dugsiga sare ee Cumar Samatar kaa oo lugu magacaabo Xusen Maxamed Xirse Xasan Gabadha ugashay kaalinta gabadhaha dhiganayay Dugsiyada sare ee Puntland ayaa iyana waxa lugu magacaabaa Caasho jama Xasan Axmed oo dhigata dugsiga Ganabool ee Garowe Dugsiyada dhexe ee Puntland. Dugsiyada imtixxaanka u fadhiisatay waxa ay ahayeen 82 Dugsi Ardayda imtixaanka u fadhiistayna waxa ay garayeen 3622 Arday Ardayda baastay ee gudbtay waa 2799 Arday Ardayda dhacday Sanadkaan waa 823 arday aya dhacday oo aan soo gudbin . Dhanka kale Wasaaradu waxay ku dhawaqday Afartii arday ee ugu wanaagsanaa Imtaxaankii sanadkan,Waxaana ay Wasaaradu sheegtay in ay Siin doonto Abaalmarino Qaali ah,Waxaana ay Afartaas arday kala ahaayeen sidan:- 1 Xuseen cabdullahi Warsame Xaashi Cumar samatar 2 Maxamed Maxamuud yuusuf Ganbool 3 Caasho Jaama Xasan Axmed Ganbool 4 Amina Mahamuud Cabdullahi New Bosaaso
  15. ^^^He has till next year I belive. It ends on August 2011..
  16. Madaxweyne ku xigeenka Puntland Jen C/samad Cali Shire oo booqasho ku tegay Galgala Posted to the Web Aug 26, 13:12 Boosaaso:-Madaxweyne kuxigeenka Puntland Jen C/samad Cali Shire ayaa booqasho ku tagay degaanka Galgala isaga iyo wafdi uu horkacyo isaga oo xalay u hoyday Galgala. Madaxweyne ku xigeenka Puntland Jeneraal C/samad Cali Shire ayaa sheegay in hadda xaaladu ay tahay mid degan, isla markaasna kooxihii ka soo horjeeday ay sida uu sheegtay ay awoodoodii ay ku soo uruurtay qaraxyo. Madaxweyne ku xigeenka Puntland Jen.C/samad Cali Shire ayaa sheegay in ay ciidamo kale la geeyey Galgala si loo soo afjaro dagaalka ay dowlada Puntland kula jirto Maxamed Siciid Atam oo iskagu lagu xagliyo Al-Shabaab waloow uu arinkaas iska fogeeyey. Hadalka Madaxweyne ku xigeenka Puntland Jen.C/samad Cali Shire ayaa ku soo aaday xili la kala badalay saraakiishii ugu sareysay ciidanka Daraawiishta ee Puntland iyada oo wararka aan la hubin ay sheegayaan in Col.Saciid Dheere loo magacaabay taliyaha ciidanka Daraawiishta ee dowlada Puntland. Wararka ka imaanaya GalGala ayaa sheegay in shalay uu isku horimaad ku dhex maray degaanka loo yaqaan Gaamaha oo ka tirsan degaanka Buuraleyda ah ee GalGala ciidamo ka tirsan kuwa Daraawiishta Puntlland iyo dhalinyaro hubaysan oo taageersan Maxamed Siciid Atam. Iska horimaada ayaa waxaa ka soo baxay warara is khilaafsan cid dagaalka qaaday wararka qaar ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan kuwa Puntlland ay weerareen goob saldhig u ahaa ciidamo raacsan Shiikh Atam walow warar qaar kalena ay sheegayaa in taageerayaasha atam ay weerar ku qaadeen ciidanka Puntlland oo saldhig ka samaystay degaanka loo yaqaan Gaamaha. Ilaa hadda ma jiraan masuuliyiin ka hadlay dagaalka 2 dhinac waxaan aad u adag in la hello xog rasmi ah oo ku aadan khasaaraha kala gaaray 2 dhinac M_M Deeq Halgan.net
  17. Sudan iyo Itoobiya oo Deeqwaxbarasho ugu deeqay Dowlada Puntland . Wasirka Wasarada Waxbarashada puntland Cabdi Farax Juxa oo maanta shir Jaraa’id uu ku qabtay Xafiiskiisa waxaa uu kaga warbixiyey Safarkisii uu ku soomaray dalalka itoobiya iyo Sudaan kuwaas oo u ka soo helay Deeq waxbrasho oo gaaraya 150 arday in kabadan oo loo qaadayo waxbarasho Jamacado Dibada waxaana ay noqonayaan ardaydaani loo soo helay waxbarashada heer jamacadeeda ah ardayda ugu saraysay Imtaxaanka dugsiga sare fasalka 4aad ee Puntland ‘wasiirku waxaa u ku bilaabay shir kisi jaraa’id, waxaan maqnayn Mudo ku dhow aniga iyo wafdi ka socday Wasarada waxbarashada si wanaagsan ayaa naloo soo dhaweeyay, waxaan tagnayn Nahromiil oo ku matanaysan puntland horay ayaana deeq waxbarasho sudaan noo siisay hada waxaa ay noogu deeqday, waxaan ardayda ugu bishaaraynaa ardaydii horay u heshay Deeqda waxbaradaa oo ka baqday in ay hada tagayaan, Hadana waxaan ka soo helnay 60 kurisi oo jamacado ah oo ay ka mid yihiin Jamacada Sudan iyo aljeezara’ Kadibna waxaan u sii dhaadhacay dalka Itoobiya waxaan soo marnay Dowlada dhexe ee itoobiya iyo tan kililka soomaalida oo si wayn nalooka soo dhaweeyay, albaabna waa naloo furay, waxaana ka helnay in kabadan 100 arday waxaana ku waragalinyaa dhamaan ardayda in ay qaataan Passport Dowlada Fedraalka oo la aqoonsan yahay, waxaana la siinayaa deeqda waxbarasho ee laga soo helay itoobiya iyo Sudaan ardayda ugu saraysa ee helay Dhibcaha A oo xag u leh Wasirku waxaa kale oo uu ka warbixiyey Imtaxaanadkii dhawaan ay ku guulaysteen Wasaradu in ay isku wakhti u wada fariistaan Imtaxaanaadka Dugisiyada sare iyo kuwa dhexe natiijadii ka dhalatay waxaana uu soo bandhigay Sanad Dugsiyedaydii Dugsiyada Sare iyo kuwa dhexe kuwaas oo markii ugu horaysay halmar imtaxaan uwada fariistay waxaana ugu badnaa ardayda fasalka 4aad ugu sareeeyay puntland ALwaxa oo helay 32 arday oo A Garowe Haji Cali Bixi Galkacayo Muntada Qardho waxaana u farisatay 801 arday 759 aarday ayaa u gudbay waxaa ku dhacay 42 arday aayaa dhacay 141 ayaa waxaa ay ku baxeen A Mahan markii ugu horaysay ee wasarada waxbrashada Puntland aysidaan oo kale ay deeeq waxbarasho u soo bandhigto uguna deeqdo ardayda ugu saraysa Dugisyaada Sare imtaxanaanadka u danbeeya kuwaas oo dhiiri galin u noqota, waxaa horay u aaday markay dhamaysteen dugisyada sare arday Deeq waxbarasho looga helay dalalka Sudaan iyo Yeman C/naasir Yaasiin Salaad SBC International- Monitoring
  18. Wasaaradda Waxbarashada Puntland Oo Furtay Mashruuca Waxbarashada Soomaaliya ee Midowga Yurub(Sawiro) August 26, 20101 comment| leave your own! Share Waxaa maanta kulan balaaran lagu qabtay xarunta Wasaarada Waxbarashada Puntland kasoo lagu furaayo mashruuca hormarinta waxbarashada Soomaaliya qaybtiisa degaanada Puntland. Kulankaan ayaa waxaa kasoo qaybgalay Wasiirka Waxbarashada Dr.Cabdi Faarax Juxa Wasiir kuxigeenka wasaarada waxbarashada,Wasiiru dowlaha wasaarada Qorshaynta iyo xirrirka Caalamiga ah,Agaasimaha guud ee wasaarada waxbarashada iyo masuuliyiin ka socota Midowga Yurub(EU) iyo hay’addaha UNCEF,CFPT iyo AET. Kulankaan ayaa ahaa markii hore mida ay albaabadu u xiranyihiin,waxaana markii masuuliyiintaan dhamaysteen kulankaa ay shir jaraa’d oo looga hadlaayo kulankoodii saaka ay ku qabteen isla hoolka wasaarada Waxbarashada. Sarkaal ka tirsan Hay’adda UNICEF oo lagu magacaabo Md Salaad ayaa ugu horeyn hadlay,wuxuuna sheegay in madaxdaan kala gadisan ay isugu yimaadeen maanta in ay ku dhawaaqaan mashruuca loogu talagalay taya galinta Waxbarashada Soomaaliya oo ay Puntland qayb ka tahay. Md salaad ayaa sheegay in mashrucaan uu wasaarada qaybo badan ka caawin doono kuwasoo dhamaantood kor u qaadaya waxbarshada Puntland. Sarkaal ka socda Midowga Yurub oo halkaas hadlay ayaa sheegay inuu ku faraxsanyahay ka qaybgalka mashruucaan tayaynta Waxbarashada Sooomaaliya qaybtiisa Puntland,wuxuuna ka codsaday maamulka Puntland in ay gacan weyn ka qaadato kor u qaadida miisaaniyada waxbarashada. Wasiirka Waxbarashada Puntland ayaa ugu danbeyntii goobta ka hadlay,wuxuuna sheegay in mashruucaan wasaaradiisa ay daba joogtay tan iyo markii loo magacaabay xilkaas. Wuxuu mahadcelin gaar ah ujeediyey Sarkaalka ka socday Ururka Midowga Yurub kasoo sheegay in mashruucaan uu yahay midkii 7-aad ay wado ururka uu kala soo qaybgalo isla markaan Midowga Yurub ay xooga saareen sidii caruurta Soomaaliyeed ay u heli lahaayeen waxbarasho tayo leh. Mashruucaan Tayaynta Waxbarashada Soomaaliyeed qaybtiisa Puntland oo maanta la furay ayaa waxaa uu socon doona mudo saddex sano ah. Maxamed Saciid Yuusuf Wakiilka Horseed Media Garoowe-Puntland
  19. Madaxwayne ku xigeenka Dawlada Puntland Gen.C/samad Cali Shire ayaa ka hadlay xaalada Galgala iyo halkii ay ku danbeeyeen maleeshiyaadkii Duulaanka soo qaaday. Madaxwayne ku xigeenka ayaa sheegay in ay wiiqeen awooda kooxahii ka soo horjeeday ciidamada ay ku raadjoogaan dabaadigii ka soo haray taa oo ay doonayaan in Deegaanka ka dabarjaraan. Gen.C/samad ayaa sheegay in kooxahii ka soo horjeeday awoodooda ku idlaatay Qaraxyo iyo weeraro gaadmaa oo ay ku qaadaan ciidamada ku sugan aaga dagaalka taa oo ay hadana ciidamada fiijignaan dheeriya ka muujiyeen. Madaxwaynaha ayaa hadalkan jeediyay markii uu ka soo laabtay booqasho uu ku tagay aaga dagaalka kulana kula soo qaatay saraakiisha Dawlada Puntland ee ku sugan Galgala isaga oo ku booriyay in ay Dalka iyo Dadkaba difaacaan waxaana uu intaa ku daray in ay ciidamo dheeriya geeyeen Deegaanka Galgala. C/samad Cali shire ayaa been abuur ku tilmaamay warar ay Buunbuuniyeen cadawga Puntland kuwaa oo ku aadan in ciidamo ka tirsan Dawlada Puntland ku biireen maleeshiyaadka uu hogaamiyo maxamed siciid Atam. Ali Ahmed Abdi
  20. ^^^Why should Ethiopia care if the Hargaysa group arrest one of their own?