General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. A-Khadar, this man & Abdulkadir Abdi Hashi are both puntlanders. Also Xamud is from Rochester.
  2. Macallinka;871433 wrote: GAS and Sharif used all the money for the election campaign . Ku waasi ilaahaygii naga badbaadiyay ayaa mahada iska leh. If the President is the man who has been handed the keys to the account. Then why do you mention Gas, since he was not the President?
  3. Engineer Maxamuud Jaamac Xaamud oo xilka Raysal-Wasaaraha Soomaaliya isu soo Sharaxay September 19, 2012 17:51 3 Comments ------------------------------------------------------------------------------- Engineer Maxamuud Jaamac Xaamud oo dhalasha ahaan ka soo jeeda Gobolka Sanaag, aadna looga yaqaan bulshada Rayidka ee qurba joogta Soomaaliyeed, gaar ahaan Waqooyiga Maraykanka, ayaa isu soo sharaxay xilka Raysal-Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya. Xilkaas oo Madaxwaynaha Soomaaliya Prof. Xasan Shiikh Maxamuud soo magacaabi doono muddo dhan 30 cisho gudaheeda. Eng. Xaamud wuxu waxbarashadiisa D/ hoose wuxuu ka dhigtay Cadan ee dalka Yamen, dabadeedna wuxuu dugsiyada Dhexe iyo Sare ku dhammaystay labada Dugsi ee qiimaha badan leh ee Dayaxa iyo Shiikh ee Gobolka Waqooyi Galbeed. Tacliintisa sare wuxuu qatay shahaadada Engineernimo ee Jaamacada Cornell oo ka mid ah Jaamacadaha Waqooyiga Maraykan ugu magaca dheer ee loo yaqaano Ivy League. Musharaxa shahadooyinkiisa waxaa u dheer waaya aragnimo uu ka kororsaday wax qabad xilal kala duwan oo la xidhiidha cilmiga Maamulka Mashaariicda (Project Management), Maamulka Arimaha Bulshada (Public Administration), Maamulka Arimaha Caafimaadka uu kaga shaqeeyey kana madax noqday hayaddii Africare inc. USA oo mashaariic farabadan oo ay ka mid yihiin mashaariic Horrumarinta bulshadda ka hirgeliyey goboladda Somalia oo dhan. Waxuu kale uu Eng. Xaamud la soo shaqeyey oo hormoodka ka ahaa Somali Development and Relief Agency (SDRA) oo ahayd hayadii nabadaynta iyo degenaanshaha u horseeday Gobolka Sanaag. Xiligaas wuxuu dhamaytiray mashruuc dib u habayn lagu dayactiray ceelal biyood dhan kob iyo toban ceel. Waxa kale ee uu Sanaag ka hirgeliyey mashariicdii ku saabsan quudinta, caafimaadka iyo tacliinta taasoo soo dhowaysay oo sahashay suurta gelinta nabad waarta ee ka dhacday Gobolkaas Sanaag. Waxaa mashaariicdaas oo kale laga hirgeliyey dhamaan Goboladda Soomaaliyeed sida Shabeelaha Hoose, Gobolada dhexe, iyo weliba Jalalaqsi. Eng. Xaamud wuxuu ka mid yahay odayaasha xubnaha degan Minnesota ee aadka ugu dadaala isu soo dhowaynta iyo iskaashiga bulsdhada Soomaaliyeed Musharaxu isagoo matalaya bulshada qurba joogta Soomaaliyeed, wuxuu ka qayb galay Shirkii London iyo Shirkii Istanbuul oo looga tashanaayey arrimaha Soomaalida sidii nabad looga gudbi lahaa TFG loogana gudbi laahaa Dowlad rasmi ah. Musharaxu wuxuu aad u la socday siyaasada Soomaaliyeed meel kastoo uu joogo, wuxuuna ka qayb qaadanayay hadba meeshii kaga haboon. Eng. Xaamud markii uu arkay: · Isbedelka khayrka leh ee ka soo muuqday hogaanka Dowladda Federalka Soomaliya ee uu Madaxweynaha ka yahay mudane Prof. Xassan Sheikh Maxamuud. · Hogaanka adag ee Baarlamaanka Professor Maxamed Sheikh Cusman Jawaari kuna sifoobay badbaadiyaha dalka iyo dadka soomaliyeed markii uu si hufan u maamulay doorashooyinkii isxigay. · Markuu arkay in ay Madaxweynaha isku siyaasad ka yihiin qorshaha samatabixinta dalka, ayuu go’aansaday in uu buuxiyo tirada gudoonka sare ee dowladda si loo dardar geliyo barnaamijka uu madaxweynaha u dejiyey samatabixinta dalka iyo in uu barnaamijkaas marna carqalad u noqon isafgaranwaa ka dhexe dhaca madaxda iyo barlamaanka, Si loo helo is afgarad joogto ah oo dhex maraa qaybaha dowladda ku taagantahay. musharaxu wuxuu ku dadaalayaa in barnaamijka madaxwenaya si joogta ah uga wada shaqeeyaan dhamaan maamulka sare isla markaasna wixii laga bedelaayo barnaamijkaas la waafajiyo go’aanka baarlamaanka Dowladda Federalka soomaliyeed uu gaaro. · Musharahu wuxuu diyaar u yahay in howsha dowladda uu u fuliyo si wadaniyadnimo ku dheehan tahay laguna dhameestirayo waqtigii loogu talo galay. Eng. Xamud wuxuu leeyahay 8 caruur. Xaaskiisana waa Caasha Abuukar Qaasim “Caasha Boolo,” oo horay uga soo shaqaysay Wasaaradda Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya. Horseed Media
  4. http://horseedmedia.net/2012/09/19/engineer-maxamuud-jaamac-xaamud-oo-xilka-raysal-wasaaraha-soom
  5. Not sure why ppl are so upset at A/Welli other than he was more educated than all previous leaders and even current ones. His achievements aside Somalia needs a man like him. Those who think that A/Welli alone represents the interest of certain segment of Somalia will be in for a rude awakening. His achievements are grand and the most significant was the humbling of the Sharif's and creation of the Federal Republic. Now for the next stage of Somalia pacification.
  6. No thats Mohamed Abdi Hashi, he is from SOOL his son Abdirahman ran for President. This is a younger man, an American who was a Puntland State Minister and who is now an MP. He is from the Goldogob Mudug.
  7. The former PM is not in the running. So far the top contenders are; Puntlanders= Abdulkadir Abdi Hashi, Goldogob. Engineer Xamuud Makhir... Outisiders others Gedo & Afmadow...
  8. ^^^^ The whole engineered false argument was Abdiweli is Faroole's puppet. We told many the truth and now it's clear. Though Faroole's man is a good man.
  9. ^^^ What has an ID card got to do with numbers & a census? Every federal state should have a resident ID card. Though the system needs allot of work and research.
  10. NGONGE;870569 wrote: ^^ The poor man is in shock and talking rubbish. Th Foreign Minister of Kenya is talking rubish? This is a big deal.
  11. ^^^Nonsense. You just proved you knew nothing about the man's history, yet you now claim to know the deal he had with the Kenyan's.
  12. ^^^^LOL. Adeer like it or not the man has achieved wonders. He has ended the transition..
  13. Carafaat;870328 wrote: War Xaajigu waa oday Somaliyeed, ee ka xishooda oo aflagada ka joojiya. XX should tell his edo Edna adan what took place today. She would get a heart attack. Somalia is back..