
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Che: While I agree with yousomewhat about the situation, I can not but see the irony of those who supported Sharif's war against the national interest, who hid behind the cloak of religion, nationalisam and pride. Who in fact pushed Somalia's stability back a decade or so. Pointing fingers. People fought Yusuf, not for country or faith but because of clan. People who waged Jihad on the Tigray, are now lap dancers for the Tigray. Its ironic is it not that the old man with all his faults came to be more real than all the long bearded Abu Hebels and the fake nationalists like Abdiqasin, Nur Cade and Co.
-
^^^Che of course you occupy the moral highround. You support those who have been shelling Mogadishu since 2004, first as Clan Courts[iCU], then as resistors to "occupation". then as Hizbul Islam/l Shabaab. The same groups who lost the war in the outskirts of Baidoa, fled for their lives only to start an urban war at the expense of the people of Mogadishu. You know, Yey entered Mogadishu without a single shot being fired at him. Then who started the urban Jihad? That killed so many civilians and uprooted millions. The group you support You supported the grave diggers clapping, raising funds all the while drinking hot Cofe with your white friends in Boston. I forgot I was talking to our very own cyber Jihadi.
-
Khamiis, 17 Feberaayo, 2011 (HOL) – Xarrakada Mujaahidiinta Al-shabaab ayaa maanta oo Khamiis ah tababar muddo hal sano ah socday ugu soo gabagabeysay deegaanka Lafoole ee gobolka Shabeellada hoose boqolaal isugu jira saraakiil iyo ciidammo loogu talogalay inay sugida amaanka ka shaqeeyaan. Munaasabadda lagu soo xiray tababarkan ayaa waxaa ka qaybgalay mas'uuliyiin ka tirsan Xarrakatul Shabaab, dadweyne iyo ardayda dugsiyada Qur'aanka, waxaana hadallo guubaabo iyo dardaraan isugu jiray ka jeediyay mas'uuliyiinta Xarrakada. "Waa dufcaddii labaad ciidamada maanta tababarka loosoo xiray muddo 15-casho gudahood ah, iyadoo dufcaddan ay tahay tii ugu badnayd, waxaana rajeynaynaa maalmaha soo socda inay wax ka bedelaan xaaladda gobolka Shabeellada hoose," ayuu yiri guddoomiyaha gobolka Shabeellada hoose Sheekh Maxamed Abuu-Cabdalla oo munaasabadda ka hadlay. Sidoo kale, Sheekh Abuu-Cabdalla wuxuu sheegay in ciidamadan iyo saraakiishan laga doonayo inay ammaanka adkeeyaan, sidoo kalena lagu caawin doono goobaha laga soo sheego culeysyada ciidan. Ciidamada maanta tababarka loosoo xiray ayaa sameeyay dhoolatusyo ciidan oo ay ku muujinayeen tababarkii ay qaateen, iyagoo sidoo kale qaadayay nashiidooyin ay ugu talogaleen inay ku muujiyaan duruustii ay qaadanayeen muddadii uu tababarka u socday. Afhayeenka Xarrakatul Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage (Sheekh Cali Dheere) oo xirtaanka tababarka ka hadlay ayaa ku guubaabiyay ciidammada iyo saraakiisha inay qayb ka qaataan dhaqan-gelinta shareecada Islaamka iyo ayna la dagaalamaan waxyaabaha anshax-xumada ah. "Runtii abaalkiina ma gudi karno, waxaana idin leennahay Alle ha idinka abaalmariyo howsha aad bulshada u haysaan, waxaana la idinka doonayaa inaad u naxariisataan dadka si uu Eebbe uu idin kugu naxariisto," ayuu yiri Sheekh Cali Dheere. Ugu dambeyn, qaar ka mid ah saraakiishii iyo ciidammadii tababarka loosoo xiray oo hadallo kooban ka jeediyay xafladda xiritaanka tababarka ayaa sheegay inay ku faraxsan yihiin inuu u soo xirmo tababarkii ay muddada sannadka ah qaadanayeen.
-
Puntland,Gulmudug state to discuss security Related issue.
General Duke replied to caydarus's topic in Politics
Puntland iyo Galmudug oo ka hadlaya dhamayta muran ka dhaxeeya Garoowe: (Sh. M. Network)Kulan looga hadlayo iskaashiga amaanka iyo xalinta qilaafaadka ka dhaxeeya Maamulada Galmudug iyo Puntland ayaa waxaa uu ka soconayaa magaalada Garoowem ee Caasimadda gobolka Nugaal. Wararka ka imaanaya magalada Garoowe ee Caasimadda gobolka Nugaal ayaa sheegaya in kulan xasaasi ah uu ugu soconayo Xarunta Madaxtooyada ee Maamulka Puntland Wafdi uu hogaaminayay Madaxweyne ku xigeen Maamulka Galmudug C/samad Nuur Guuleed iyo Madaxweynaha Maamulka Puntland Sheekh C/raxmaan Max’uud Faroole iyo qaar ka mid ah golahiisa wasiirada. Kulanka oo ahaa maanta mid ay labada dhinac ay ku kala saxiixanayeen qodob muhiim ah oo maalmihii u dambeeyay ay ka wada hadlayeen, waxaana la tilmaamayaa in qodoba maanta labadaasi dhinac auy ka hadlayaan ay yihiin iskaashiga labada Maamul, Amniga iyo in magdhaw laga dhiibo dadkii dhawaan lagu dilay dagaaladii ka dhacay Tuulo ka tirsan gobolka Mudug Kaasi oo u dhaxeey labo Maleshiyo beeleedyo oo kasoo kala jeeda Maamuladaasi. Kulankaan oo u muuqday mid la’isugu soo dhawaynayo Maamulada Galmudug iyo Puntland ayaa waxaa la tilmaamay in uu garwadeen ka yahay C/xasan Qeybdii iyadoo aan la’ogaan karin waxyabaha dhabta ah ee kasoo bixi kara kulanka maanta ugu soconaya Xarunta Madaxtooyda ee Maamulka Puntland iyo Galmudud. -
There you go again getting angry for no reason. The police man who shott the youths is in custody, in jail. The students of the city had a major demonstration against this incident. However today a militiaman of the TFG just shot a bus to bits and killed more civilians. Another emergency cabinet meeting was held and no doubt AMISOM will be sent a name to arrest for this incidnet as well. Nah, I think you need to worry for Mr Tarzan and Sharif Hotels "jobs"..
-
Askari ka tirsan DKMG oo rasaaseeyey gaari Bl- ah Muqdisho: (Sh. M. Network) Askari ka tirsan ciidamada dowaldda KMG Soomaaliya ayaa rasaas bareer ah waxaa uu ku furay gaari ay saarnaayeen dad rakaab ah oo ku sugnaa Isgoyska Banaadir ee magaalada Muqdisho. Inta la’ogyahay 1-ruux ayaa geeriyooday 2-kalana dhaawacyo halis ah ay kasoo gaaray kadib markii askari ka tirsan dowladda KMG Soomaaliya uu rasaas bareer ah ku furay mid ka mid ah gawaarida BL-ka ee ka dhaxshaqeysa Isgoyska Banaadir iyo degmada Xamar-weyne ee gobolka Banaadir. Rasaasta uu askariga dowladda la beegsaday gaariga Bl-ka ayaa la sheegay inay timid ka gadaal markii wadihii gaarigaasi uu ka dhaga adeegay in uu gaariga ku baakimo goob ay ciidamda dowladda KMG ee Isgoyska Baanadir ay u cayimeen gawaarida BL_ka ah. Dadkii ku dhaawacmay rasaastii uu faray askarigaasi aya waxaa loola cararay Isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho sida uu Idaacadda Shabelle u xaqiijiyay mid ka mid dadka ku ganacsada aga gaarka Isgoyska Banaadir ee magalada Muqdisho. Dhacdadaan maanta ka dhacday Isgoyska Banaadir ee magaalada Muqdisho ee sababtay dhishada iyo dhaawaca ayaa waxaa ay noqonaysaa dhacdadii 3-daad oo wax ka yar hal bil gudaheeda ka dhacda magaalda Muqdisho taasi oo intooda lala beegsaday dad rayid ah. Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.
-
AMISOM oo wali gacanta ku hayso Max’ed Dheere iyo ......... Muqdisho: (Sh. M. Network) Ciidamada AMISOM ayaa wali dowladda KMG ku wareejin Max’ed Cumar Xabeeb Max’ed Dheere, iyadoo ragii kale ee lala xiray Maxe’d Dheere lagu wareejiyay dowladda KMG Soomaaliya kuwaasi oo dhamantooda lagu eedeeyay inay ka dambeeyeen falkii lagu waxyeeleeyay dad banaanbax ka dhigayay Tiyaatarka. Sida ay Idaacadda Shabelle u xaqiijiyeen ilo lagu kalsoonyahay, Ciidamada AMISOM oo shalay gacanta kusoo dhigay Max’ed Cumar Xabeeb Max’ed Dheer iyo 4-sarkaal oo ka tirsanaa ciidamada dowladda ayaa waxaa ay ku waramayaan in AMISOM wali dowladda KMG aysan u gacan galin Max’ed Dheere oo iyagu gacanta ku hayaan. Wararka ayaa sheegaya in ciidamada AMSIOM ay dowladda ku wareejisay, ninman magacooda lagu sheegay Cabdi Qeybdiid, Nuur Cali Yalaxow, Max’ed Raage Tifoow iyo Cali Nuur Max’ed oo iyana la tilmaamay inay ka mid ahaayeen dadki ku lugta lahaa weerarkii lagu qaaday 2-maalin ka hor dad banaanbaxayay oo taageersanaa dowladda KMG Soomaaliya. Waxaa la sheegay in dadka dowladda gacanta loogaliyay ay ku jiraan Xarunta ciidanka nabad sugidda ee dowladda KMG Soomaaliya hase ahaatee sarakiisha AMISOM wali aysan u gacan galin dowladda Max’ed Dheere oo Mas’uuliyiin u hadashay dowladda ay sheegeen in isaga iyo afarta kale ay ku lugleeyihiin falkii lagu laayay dad dhigayay banaanbaxa. Xalay ayay aheeyd markii Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda KMG Soomaaliya Max’ed C/laahi Max’ed, Wasiirka gaashaandhiga dowladda C/xakiin Xaaji Fiqi iyo wasiirka arimaha gudaha iyo amniga ee dowladda C/shakuur Sheekh Xasan Faarax oo si wad jir ah shir jaraa’id u qabtay warbaahinta ay ku sheegeen inay gacanta kusoo dhigeen dad uu ka mid ah Max’ed Dheere ay ku eedeeyeen in uu ku luglahaa weerarkii lagu qaaday dibad baxayaashii ku banaanbaxayay aga gaarka Tiyaatarka ee magaalada Muqdisho. Inkastoo dowladda KMG Soomaaliya ay sheegtay in ciidamada AMISOM iyo kuwa dowladda gacanta ay kusoo dhigeen 5-ruux oo uu ka mid yahay Max’ed Cumar Xabeeb Max’ed Dheere ayaa hadana ilaha lagu kalsoonyahay waxaa ay sheegayaan in Wali Max’ed Dheere uu ku jiro gacanta ciidamada AMISOM. wasiirka arimaha gudaha iyo amniga ee dowladda C/shakuur Sheekh Xasan Faarax oo isna shirkaasi Jaraa’id ka hadlay ayaa waxaa uu sheegay in sharciga lala cuskan doono shaqsiyaadka dowladda gacanta ay ku hayso oo lagu eedeeyay inay ka dambeeyeen weerarkii lagu qaaday shacabka banaanbaxayaasha ahaa ee taageersanaa dowladda KMG Soomaaliya. Wararka ugu dambeeyay oo ay Shabelle ka helayso Xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya ayaa waxaa ay ku waramayaan in wada hadal uu u socdo Mas’uuliyiinta dowladda KMG iyo AMISOM kaasi oo ku aadan sidii ciidamada AMSIOM ay dowladda KMG ugu gacan galin lahayd Max’ed Dheere oo wali ku jira gacanta ciidamada AMSIOM. Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya. NALA SOO XARIIR webmaster@shabelle.net
-
Somali Government arrests suspects of Tuesday’s attack on Peace Festival
General Duke replied to Somalina's topic in Politics
If these men committed this crime, then no mercy should be given. However isle this is to score Points And use Amisom to arrest political enemies then it's going hay wire. -
Arab revolt spreads: Shoe throwing recahes Libya, Bahrain Yemen...
General Duke replied to General Duke's topic in General
Abdelhamid Mehri, one of the last surviving leaders of Algeria's war of independence against France, has written a letter to the country's president calling for radical constitutional reform. In the letter, obtained by Reuters, Mehri said that Algeria's form of government is "no longer capable of addressing the big challenges facing the nation," and comparing it to the governments of Tunisia and Egypt in having "a democratic facade but exclude, through different means, a large part of the citizens from participating in public life". Reuters's Lamine Chikhi reports from Algiers: Mehri's words carry weight because he was a leading figure in Algeria's struggle against French colonial rule and helped forge the country's identity after independence. Mehri, who is 84, is one of only two Algerians still alive who negotiated the Evian Treaty, which ended France's 130-year colonial rule after a war of independence that killed hundreds of thousands of people.