
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Dhagax-Tuur;696078 wrote: Lol@ uncle. Isn't that exactly what you represent and vouch for day in, day out on these boards. Never had an uncle who was an authoritarian, and If I did, I would have been the first to oppose him, unlike you. . Your lack of comprehension is scarry to say the least. Who was talking about you? The man who inherited from his uncle is none other than the despot in Djibouti. Kindly keep up will you. Also I am not even familier with you and you have been here since 2003, you are memorable arent ya lad?
-
Grand National Conference in Somalia Moving the capital-
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^You did not make much sense there lad. For 20 years you did not have a capital or a functioning state, thus whats wrong with trying something new? Attaturk moved the capital from Istanbul to Ankara, and things worked our perfectly. Think oustide the box for once, and as for Puntland its 1/3 of Somalia, thus if I love Puntland I love Somalia. No brainer there. -
oba hiloowlow;696033 wrote: idaacada kuhadasha codka dowladda ee Radio Muqdisho ayaa shalay iyo maanta laga maqlayaa heestii caanka aheyd ee “Samadiidow dabin baa kuu dhigan lagugu dili doono Somalina, AUN all the dea, now read Oba's above comment about the old regime's execution theme songs being aired on Sharif/Farmaajo radio for Mohamed Dheere. The same songs that were used against Gabayre and others before their excutions by that same regime.
-
Grand National Conference in Somalia Moving the capital-
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
A nice city that Beledweyne. -
walee shariif wuu ka aarsaday Maxamed Dheere ileen wadaadku wax ma hilmaamo. Duqadheeri waxaa uu shariif ka soo ceyrsaday Jowhar oo weliba magac ayaa u baxay ahaay shariif lasoo gemay. Wadaadkii la gemay maantuu katiinadeeyay aw dheere. Dowladi meesha mataalo ee waxaa yaal hanti boob iyo yaa uun beri iga xanaajiyey..... Came across this on another site comment page. Mohamed Dheere was the man who exiled Sharif out of Jowhar a former employee of his..
-
Grand National Conference in Somalia Moving the capital-
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^Well said mate.. -
^^^I dont much care for Mohamed Dheere and the other short dude. However this whole episode makes a mockery of the claims of this TFG. First you had poor civilians murdered in broad daylight by TFG soldeirs. Then you had the PM, Minister of Interior & Defence Minister announce the names of the men who commited the crime. Then you had arrests made by AMISOM, and two Somali men held in jail for nearly two days. Then there was outcry in the media and their clan supporters [as usual]. Then you had AMISOM hand the two men to the TFG and pictures published with the men in plastic cuffs. Where is the due process, what crimes have they been arrested for, and when did they go to court?
-
Grand National Conference in Somalia Moving the capital-
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Great now that we are in total agreement, lets work on the National Conference inside the country. I have already nominated the city of Galkacyu and Garowe as my top two. Peaceful, deep inside Somalia and ready to roll. -
Afhayeenka AMISOM oo sheegay inay qorsheynayaan inay isku ballaariyaan degmooyinka Muqdisho Jimco, 18 Feberaayo, 2011 (HOL) – Afhayeenka AMSOM Maj. Barigye Bahuko ayaa sheegay maanta oo Jimco inay wadaan qorshe ay isugu ballaarinayaan degmooyinka Muqdisho, balse wuxuu ka gaabsaday inuu sheego xilliga uu howlgalkaas billaabayo. “Qorshaha ayay noogu jirtaa inaan ballaarino fariisimaheenna millateri ee Muqdisho, horay ayaan ula wareegnay goobo badan, haddana waxaan doonaynaa inaan goobo kale oo cusub la wareegno,” ayuu yiri Maj. Barigye oo wareysi siiyay idaacadda Shabeelle ee Muqdisho. Afhayeenku wuxuu sheegay in ciidamadooda ay diyaar u yihiin inay dagaal la galaan Xarrakatul Shabaab oo diidan jirtaanka dowladda Soomaaliya iyo joogitaanka ciidamada AMISOM ee garabka siiya dowladda. Ciidamada AMISOM oo tiradoodu tahay 8,000-askari ayaa ka socda dalalka Uganda iyo Burundi, waxayna Muqdisho kaga sugan yihiin saldhigyo ku yaalla degmooyinka ay gacanta ku hayso dowladda Soomaaliya. Maj. Bahuko wuxuu sheegay inay socdaan wadatashiyo siyaasadeed oo xal loogu raadinayo dalka Soomaaliya, kaasoo uu xusay inay u leeyihiin ururka Midowga Afrika, dowladda KMG ah, dalka daneeya Soomaaliya iyo beesha calaamka. “Hadafka wadatashiyadan waa mid looga gol-leeyahay in xal looga gaarayo arrimaha dalka Soomaaliya iyo muranka siyaasadeed,” ayuu yiri afhayeenka AMISOM, isagoo aan sheegin halka ay kulammadaas ka socdaan. Dhanka kale, afhayeenka AMISOM wuxuu ku eedeeyay ciidamada dowladda inay dhibaatooyin iyo falal ammaan xumo ka wadaan degmooyinka ay dowladdu ka taliso, isagoo madaxda DKMG ah ka codsaday inay falalkaas ammaandarro wax ka qabtaan. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya
-
Bahuuku oo sheegay inay ka xunyihiin dhibaatoyink ay gaystaan DKMG Muqdisho: (Sh. M. Network) Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ayaa sheegay inay ka xunyihiin dhibaatooyinka ay ciidamada dowladda u gaysanayaan dadka rayidka ah. Afhayeenka Ciidamada AMISOM Barigye Bahuuku oo waraysi gaar ah siiyay Idaacadda Shabelle ayaa waxaa uu sheegay in AMISOM ay raali ka’ahayn islamarkaana ay ka xunyihiin dhibaatooyinka ciidamada dowladda KMG ay ku hayaan dadka degan goobaha ay gacanta ku hayso dowladda KMG Soomaaliya. Barigye Bahuuku ayaa sheegay inay jiraan dhibaatooyin dadka shacabka ah loogu gaysto degmooyinka ay gacanta ku hayso dowladda, wuxuuna tilmamay in AMISOM aysan dulqaadanayn dhibatooyinka dadka rayidka ah loogugaysanayo goobaha ay Maamusho dowladda KMG. Mr. Bahuuku ayaa waxaa sidoo kale sheegay goobaha ay ka taliyaan Xarakada Al Shabaab ay dhibaatooyin loogu gaysto dadka maatada ah si ka daran sida dadka rayidka ah dhibtaaooyinka loogu gaysto goobaha ay Maamusho dowladda, isagoo sheegay in Al Shabaab ay joojiyeen Hay’adihii gar gaarka ee caawin lahaa dadka ay saamaynta ku yeesheen abaaraha ee ku sugan goobaha ay ka taliyaan Shabaab. Dhinaca kale Afhayeenka Al Shabaab Sheekh Cali Max’uud Raage (Sheekh Cali) oo Saxaafadda la hadlay ayaa waxaa uu wax kama jiraan hadalka kasoo yeeray AMISOM ee ku aadan in dhibaatooyin dadka rayidka ah loogu gaysto goobaha ay Maamulaan Al Shabaab. Wuxuuna tilmaamay in 10-ka gobolka oo ay Al Shabaab gacanta ku hayaan aan ka jirin cid dhibaato loogu gaystay, isagoo carabka ku dhuftay in bishaan gudaheeda dad faraban oo rayid ah lagu laayay degmooyinka kooban oo ay gacanta kuhayso dowladda KMG sida uu hadalka u dhigay. Hadalkaan kasoo baxay AMISOM ee ku aadan dhibaatooyinka dadka rayidka loogu gaysanayo goobaha ay gacanta ku hayso dowladda ayaa waxaa uu imaanaya xili maalmo ka hor ay aheeyd markii AMSIOM iyo dowladda KMG talaabo si wada jir ah ay u qaadeen ay kusoo qab qabteen dad lagu eedeeynayo inay ku lugleeyihiin falkii ka dhacay aga gaarka guriga Hooyooyinka oo dad shacab ah lagu laayay. Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.
-
Waxaa maanta oo ku beegnayd 18ka Feberaayo ka dhacay magaalada Jabuuti ee caasimada Jamhuuriyada Jabuuti mudaharaad balaaran oo ay isugu soo baxeen kumanaan dad ah oo kasoo horjeeda Xukuumada Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geele. Mudaharaadkan ayey ku dhawaaqeen maanta oo Jimce ah inay shacabka isugu soo baxaan Xisbiyada Mucaaridka ah ee dalkaasi Jabuuti. Wararka soo baxaya ayaa sheegay in todobaadkan ay Dowlada Jabuuti xabsiga u taxaabtay qaar kamid ah hogaamiyaasha mucaaridka iyo dadka u ololeeya arrimaha Xuquuqda aadanaha ayadoo dowlada ka hortageyso mudaharaadyada maanta lagu waday inay dalka Jabuuti ka dhacaan. Mudaharaadka maanta ka dhacay Magaalada Jabuuti ayaa waxaa isugu soo baxay dad kumanaan kun ah oo lagu qiyaasay inay ka badnaayeen 20 kun oo dad ah ayadoo ciidamada Booliiska ee dowlada ay rasaas ku fureen dadkii mudaharaadayey sida ay sheegeen hogaamiyaasha mucaaridka ee maanta ka qeyb qaatay mudaharaadka. Waxaa sidoo kale loo diiday inay dalka soo galaan saxaafada Caalamiga ah, khaas ahaan telefishonka Aljazeera ayaa la sheegay in suxufiyiin ka socotay laga soo ceshay markii ay dalka geli lahaayeen. Ismaaciil Geedi Xareed oo ah Hogaamiyaha xisbiga UDJ ahna hogaamiyaha dalada xisbiyada mucaaridka ee loo yaqaan UAD oo kamid ah xubnihii soo qaban qaabiyey mudaharaadka maanta oo Horseed Media Wareysi gaar ah siiyey ayaa sheegay in banaanbaxan ay shacabka dalka Jabuuti ku muujinayaan sida ay uga soo horjeedaan xukuumada Ismaaciil cumar Geele oo uu sheegay inay si kalis talisnimo ah ku dhaqmeyso. Mucaaridka ayaa sidoo kale horey ugu baaqay in dib loo dhigo doorashooyinka lagu wado inay ka dhacaan dalka Jabuuti bisha April ee soo socota. Maxamed Daauud oo ah madaxa xisbiga DPD ayaa sheegay in doorashooyinkaasi ay haboon tahay in dib loo dhigo inta Beesha Caalamka ay dalka uga soo direyso kooxo caalami ah oo isha ku haya habka ay doorashada ku dhaceyso. Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele ayaa dalkaasi kasoo arriminayey illaa sanadkii 1999kii wuxuu dhawaan Madaxweynaha bedalaad ku sameeyey Dastuurka dalkaasi bishii Maarso ee sanadkii tagay 2010 si uu markale isugu soo taago doorashada Madaxweynimo markii sadexaad oo fursad u siineysa inuu dalkaasi sii maamulo muddo ah 6 sano oo dheeraad ah. Xisbiga Ismaaciil cumar Geele ee PRP (People’s Rally for Progress party) ayaa dalka Jabuuti soo xukumayey laga bilaabo tan iyo intuu dalkaasi xoriyada qaatay ee 1977kii. Mudaharaadyada maanta ka bilowday Jabuuti ayaa daba socda mudaharaadyadii iyo kacdoonkii shacabka ee ka bilowday dalka Tuuniisiya, Masar, Baxreyn iyo Yemen. Wadanka Jabuuti ayaa waxaa sidoo kale ku yaal Saldhigyada ugu waaweyn ee dalalka Maraykanka iyo Faransiiska ay ku leeyihiin Bada cas iyo Qaarada Afrika. (wixii faah faahin ah oo mudaharaadka Jabuuti kala soco Horseed Media haduu eebo idmo)
-
Askar ka tirsan DKMG oo dilay dad rayid ah oo ku sugnaa Dharkeenlay Muqdisho: (Sh. M. Network) Askari ka tirsan dowladda KMG Soomaaliya ayaa waxaa ay rasaas ku fureen dad rayid ah oo ku sugnaa deegaanka Suuq Boocle degmada Dharkeenlay ee gobolka Banaadir. 2-qof ayaa ku dhimatay 2-kalana way ku dhaawacmeen, rasaas maanta barqadii askar ka tirsan ciidamada dowladda KMG Soomaaliya ay ku fureen dad rayid ah oo ku suganaa deegaanka Suuq Boocle ee degmada Dharkeenlay ee gobolka Baanadir halkasi oo la sheegay in raashiin gar gaar ah laga bixinayay. Rasaasta ayaa timid sida la sheegay kadib markii baqaaro ku yaalo Suuqaasi oo guddiga qaranka ee dowladda KMG Soomaaliya ay Xukuumada u xilsaartay arimaha gar gaarka uu rashiin gar gaar ah ka qeybinayay halkaasi ay ku xoomeen dad u farabadan taasi oo keentay in askar ka tisan ciidamada dowladda rasaas qasaaro gaysatay ay ku fureen dadkaasi rayidka ah. Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka dowladda KMG Soomaaliya ee degmada Dharkeenlay oo aan la xiriirnay ayaa beeniyay in rasaastaasi ay fureen ciidamada dowladda, iyagoo warkaasi ku tilmaamay mid been abuur ah. Rasaasta maanta ciidamada dowladda KMG Soomaaliya ay ku fureen dadka rayidka ah ee ku suganaa degaanka Suuq Boocle ee degmada Dharkeenlay ee gobolka Banaadir ayaa imanaysa iyadoo mudo ka yar 30-maalin askarta ciidamada dowladad siyaabo kala duwan afar meelood ay ugu rasaaseeyeen dad rayid ah taasi oo gaysatay qasaarooyin isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.
-
Grand National Conference in Somalia Moving the capital-
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Not only an apology but there should be actions taken against the admin itself for any crimes commited against civilians in the war to hunt down Al Shabaab. Now will the leadership of Mogadishu, the likes of Ahmed Diiriye and others apologise for the crimes commited against all of Somalia, return the looted properties still being held and seek forgiveness from the millions killed in the name of clan?