
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
The problem with those who don't understand their environment is they waste their time on personalities. The failure of Sharif/Farmaajo is evident. they can't defeat Al Shabab, nor able to arrest their Furux, Indacacade and other warlord so they score a point by arresting an icon of a clan and then are suprised by the blowback. Amazing world indeed.
-
Mogadishu Fighting Kills Six as Government Battles Islamists Bloomberg Saturday, February 19, 2011 At least six people were killed and two dozen others wounded in the Somali capital Mogadishu as government forces backed by African Union troops battled Islamist insurgents. The battle began early today when the government forces with the African Union Mission in Somalia attacked Al-shabaab entrenchments in the Wardigley and Howlwadag districts and the Sayid junction near the presidential palace. “Our troops are advancing towards their strong positions” Abdullahi Ali Anod, a commander for presidential forces, told journalists today. “We have lost one soldier, and six others have sustained injuries. We have launched a planned attack towards their positions this morning.” Both sides exchanged fire from artillery, mortar and rocket-propelled grenades. Residents and witnesses said the fighting is continuing. “The causalities are not confirmed exactly because the stray bullets and mortars have hit several people in different locations,” Ali Muse Sheikh, director of Mogadishu ambulances services, said in an interview today. “Until now, six civilian corpses have been collected and 16 others wounded.” Witnesses and residents said that heavily armed Al-shabaab troops have joined the battle. The fighting has resumed again this afternoon as civilians were wounded or killed by stray mortars from areas that are far from the battle including Bakara market, HamarJajab and Hamarweyne district. “Five Christians from Ugandan troops and seven apostate soldiers (a reference to government soldiers) have been killed in the battle, and their corpses are still in the street,” Sheikh Abdul Aziz Abu Musab, an army spokesman for Al-shabaab, said on a conference call with reporters today. “They have failed in their attack.” Source: Bloomberg
-
Waxa hadalkan ka soo yeedhay labada maamul gobolleed ee Puntland iyo Galmudug si kulul uga jawaabay Afhayeenka madaxtooyada Somaliland Md Cabdilaahi Maxamed Daahir [Cukuuse] oo ku hadlayey afka xukumada Somaliland, isagoo la hadlaya labada maamul mar uu galabta shir jaraa’id ku qabtay xarunta Madaxtooyada magaalada Hargeysa, waxaa uu yidhi “Waxaan halkan kala hadlayaa maamul-gobolleedka Puntland iyo nimanka la yidhaahdo Galmudug oo inta ay shireen iyagu yidhi waanu heshiinay, Somali-na shir baanu u qabanaynaa Somaliland waa ka mid yidhi dadkaa ay shirka u qabanayaan.” Its only been two days, and the secessionist Villa Morgan spokesperson is already screaming...
-
Grand National Conference in Somalia Moving the capital-
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Again people can see Beyond thier clan hate. Puntland & galmudug have called for a national conference to create a governmtn for Somalia. No one cares who will lead this. Yes there were demo's in Galkacyu, people held a peaceful demo aired their grievance and went home. It's amazing the views here were these people are supporting the failed 550 mP parliament of Sharif hotel and are against a conference to chart a new future in Somalia. Cajib -
Grand National Conference in Somalia Moving the capital-
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Trust me in this 550Mp'S who have failed will not keep Somalia hostage. Like it or not the Somali people deserve better and are taking their destiny into their own hands. This is an agreement between Somali's and for Somalia and in Somalia. Those who dont like it can go jump of a cliff. -
Dagaalo culus oo saaka ka bilawday qeybo ka mid ah Hawlwadaag oo weli socda By SomaliMirror on 19 Feb, 2011 12:09 PM in Main, Wararka Dagaal iyo duqeyn isbarbar socota oo u dhexeysa ciidamada xarakada Shabaab iyo ciidanka Amisom oo ayaa saaka mar qura ka wada qarxay degmooyinka Hodan, H/wadaag iyo Wardhiigley, halkaas oo dagaalada ay si saf ballaaran uga soconayaan iyadoo dagaalka uu sii sii kululaanayo. Dagaalkan ayaa ka dhashay dhaqdhaqaaqyo saaka ay sameeyeen ciidanka Amisom oo dancay inayhore ugu dhaqaaqaabn qeybo ka mid ah degmada Wardhiigley iyo isgoyska dabka oo markii hore la isku horfadhiyay. waxaana ha;lkaasi saaka waaberigii ka qarxay dagaal iska caabin ah oo lagala hor yimid Amisom. Wararka goobta dagaalka laga helyo ayaa sheegaya in ilaa shaley halkaasi laga dareemayey dhaqdhaqaaqyo ciidan iyadoo Amisom ay halkaasi geeyeen ciidamo fara badan iyo taangiyo halka dhinaca xarakada Shabaabna ay adkeysatay difaaca kuna soo biirisay askar cusub. Waqtigan la joogo ayaa dagaalka waxaa uu sii socdaa Isgoyska Dabka, iyadoo dhawaqa rasaasta ay tahay mid aan kala joogsi lahayn. Waxaa sidoo kale qeybo ka mid ah magaalada lagu garaacayaa madaafiic laga tuurayo fariisimaha ciidamada Amisom. Dagaalka yaa weli soconaya saacado xiriir ah, taasoo ah mid muujineysa sida uu uga duwan yahay dagaalada caadiga ee ka dhici jiray Muqdisho kaasoo looga bartay in muddo daqiiqado kaliya inay socdaan kadibna joogsadaan. Dhanka kale Isgoyska Sayidka iyo degaan-dega ayaa iyana dagaalka kale uu ka qarxy kaasoo qeyb ka ah dagaalka saaka ka soconaya magaalada Muqdisho, wuxuuna dagaalkan u muuqdaa mid labada dhinacba ay ku soo talagaleen oo u soo diyaar garoobeen xoogiisa marka loo eego. Khasaaraha uu dagaalka geysanayo ayaan ilaa hdada tirakoob rasmi ah lagu sameyn inkastoo saacado badan uu dagaalku socdo balse waxaa shabakada Somalimirror.com loo xaqiijiyey in dhaawacyo rayid ah la geeyey isbitaalada kala duwan ee magaalada ku yalla waxaana sidoo kale jira tirooyin dhimasho. Dhinacyada hogaaminaya dagaalka ayaan weli wax war ah siin saxaafada walow laga war dhowrayo inay saacadaha dhow ay ka hadlaan dagaalka.
-
Shabaab iyo AMISOM oo saakay dagaal iskula kalahay Ciidamada AMISOM oo kaashanaya kuwa dowlada ayaa saakay dagaal ba,an kula jiro xoogaga Shabaaka oo weerar dib u riixis ah ku qaaday. Dagaalada ayaa ka danbeeyey marki ay ciidamada AMISOM horay ugu siqeen dhinanaca aagaga Al Shabaab, waxa ay doonayeen in ay fariisimo cusub ka sameystaan deegaanada Hodan iyo Wadaag. Meelaha uu dagaalka culus ka socdo ayaa waxaa ka mid ah Godka Cagadhiig, Xaafada Sayidka, Isgoyska Dabka, Shaqaalaha iyo xaafadaha degmada Hodan, waxaana la isu adeegsanayaa madaafiicda culus. Inta la hubo dagaaladan ka socdo saakay magaalada Muqdisho ayaa waxaa ku geeriyooday laba ruux shan kalana dhaawacyo ayaa kasoo gaaray kuwaasi oo ay guryahooda ugu tageen madaafiicda culus ee AMISOM. Ma jirto wali wax war ah oo kasoo baxay dhinacyada ku dagaalamayo saakay magaalada Muqdisho, waxaana laga yaabaa in dagaalka saakay uu ka qasaaro badnaado kuwi hore maadaama uu si saf ah uga socdo dhowr meel oo ay isku horfadhiyaan labada dhinac. midnimo.com[pro Sharif Hotel site]