
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Wasiirka Waxbarashada Puntland oo Ka Waramay Safarkii uu Ku Tegay Dalka Turkiga 1 min ago | 0 comments Share 00 Wasiirka Waxbarshda Puntland Cabdi Faarax Juxaa ayaa dhawaan safar gaaban ku tagay dalka Turkiga halkaasoo uu wasiirku kula soo kulamayamda madax kala gadisan oo ay kamid yihiin Wasiirka waxabrshada dalka Turkiga, Wasiirka Beraha, Wasiirka Warfaafinata,Gancasto,Xildhibaano,iyo ardeyda Saaomaalida ah ee dhigata Jaamacadaha dalka Turkiga. Wasiirka Waxabrshda Puntland Cabdi Faarax Juxa ayaa ku tilmaamey safarkiisi dalka Turkiga sidii loo xoojin lahaa wada shaqaynata labdaa dhinac iyo sidii kor loogu qaadi lahaa deeqada waxabarsho ee dalka Turkigu siiyo Soomaaliya gaar ahaan Puntland. Wasiirka ayaa sheegay in waxayabihi uu madaxdaa kala hadalay dhamaantood laga gaaray guulo lataaban karo Kulamdaasi kadib ayaa wasiirku waxaa uu sheegay in ay labda dhinac ay isku waafaqeen in ay kordhiso dowlada Turkigu deeqada waxabarsho ay siiso dalka Soomaaliya gar ahaan dhinaca Puntland dowlada Turkiga ayaa sidoo kale ballan qaaday in ay sameeyaan xarun lagu barto aqoonta Sayniska tasoo laga dhisi doono deegaanda Puntland Dowlada Turkiga ayaa waxaa kaloo ay balan qaaday in ay dhawaan soodiridoonaan dhakhaatiir khuburo ah kuwaasoo eegi doona xaaladda caafimaad ee deegaanda Puntland iyo in kabilaabi doonaan fursdo gancsi deegaanda Puntland Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiraxmaan Faroole oo shir looga hadlaayey arimaha Soomaaliya uga qaybgalay dalka Turkiga sanadkii 2009 ayaa dhidibada u taagey xiriirka Turkiga iyo Puntland, waxaana uu ka helay balan qaadyo faro badan, Dawladda Turkiga ayaa sanadkii 2010 u soo dirtey Puntland dhakhaatii9r caafimaad kuwaas oo qalniin iyo daaweyn badan ka geystey qaarkamid ah magaalooyinka waaweyn ee Puntland. Si kastaba ha ahaatee Safarka Wasiir Juxaa ayaa lagu tilmaami karaa guul u soo hoyatey waxbarashada Puntland, haddii ardeydu helaan deeqo waxbarasho oo dalka Turkiga ah. Maxamed saciid Yuusuf Wakiilka Horseed Media Garoowe-Puntland
-
Contentions It’s Time to Bomb the Puntland Pirates
General Duke replied to Jacaylbaro's topic in Politics
thats how desperate you are huh, America will bomb Puntland for your recognition? -
Double Discrimination - Gender Violations of Minority Women
General Duke replied to Che -Guevara's topic in Politics
Shocking pics and report.. Damn them all. -
Qoraaga Caanka Ah ee Nuradin Farax oo Booqdey Gooboaha Waxbarashada ee Caasimadda Puntland 1 hour ago | 0 comments Share 00 Waxaa maalmihii la soo dhaafey booqasho ku joogey Puntland Qoraaga caanka ah ee Nuradin Farah, Qoraaga ayaa caasimadda Puntland kaga qaybgalay shir looga hadlaayey ama lagu xusaayey maalinta afka hooyo. Nuradin Farah ayaa maanta (Arbaco) booqasho ku tegay dugsiga sare ee Ganbool, waxaana booqashadiisa ku weheliyey Wasiirka Waxbarashada iyo Barbaarinta ee Dawladda Puntland Cabdi Farax Juxaa, Guddoomiyaha Gobolka Bari Shiikh Cabdixaafid Cali Yusuf oo isagu booqasho ku joogey Garoowe, iyo xubno kale. Cabdi Farax Juxaa Wasiirka Waxbarashada oo ugu horeyntii halkaas ka hadley ayaa ku soo dhaweeyey Qoraaga Soomaaliyeed ee Nuradin Farah, waxaana uu sheegay in Qoraa sare Nuradin ugu yimid ardeyda si uu ugu dhiiri geliyo waxbarashada iyo in ay isticmaalaan qalinka oo ka miro dhaliyaan maskaxdooda, sidoo kale wasiirka ayaa sheegay in loo baahan yahay ardeydu in ay aragti ka helaan qaabka qoraalka loo bilaabo iyo muhimadda uu lee yahay. Qoraa Nuradiin Farah ayaa la ahdley ardeydii ka soo qaybgashey kulanka waxaana uu ku bogaadiyey dharka ay qabaan ee ah kii waxbarashada iyo fursadda ay haystaan, waxaana uu aad ugu dheeraadey qiimaha ay leedahay waxbarashadu.
-
Madaxweyne Siilaanyo oo Soo Saaray BAAQ NABADEED
General Duke replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Come on.. -
Siilanyu has failed badly. No wonder they used to keep the old man out of power they knew his clan fanaticisam was great. The innocent civilians killed by the SNM militia has reawakened the feelings of many within Puntland. Siilanyu and his group are driven by clan hatred and this a worrying development. As for Xabaade and the like, they seem to be tolerated by some here who are still talking the language of defeat and double talk. Anywho if one wants peace you must prepare for war.
-
JB has found his humanity, now his Somaliweyn side needs to come out... Nice stuff
-
SNM leader Siilanyu went from Stalin wannabe to Mickey Mouse
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Walaac weyn ayaa soo food saaray ciidamadda maamula isku magcaaba Somaliland kuwaasi cabsi ka qaba degaanka Dhaqdhaqaa xoogleh ayaa ka muuqanaya meelo badan oo ka mid ah duleedada magaaladda Laascaanood taasi oo ay sababtay ciidamada Maamulka Puntland oo wata Gaadiidka Gaashaaman oo soo gaadhey meelo u muuqda. Ciidamadan oo maalmahan lagu soo xoojiyey ciidan beeleedyo laga soo ururiyey dhul badan sida ay noo xaqiijiyeen ilo lagu kalsoon yahay oo ku sugan magaaladda Burco ayaa waxa ay ilaa fiidnimadii caawa ka guurguurayaan meelihii ay deganaayeen iyadoo ay gelayaan meelo cusub si ay uga tab samaystaan duulaanka culus ee ku soo beegmay. Sarkaal sare oo ka tirsan ciidanka ku sugan duleedka magaaladda Laascaanood oo fiidnimadii la sheekaystay waxa uu ii sheegay inay ogyihiin ciidanka ku soo wajahan baaxadiisa balse ay adagtahay sida waqtigan la isaga difaacaa maadaama aanay jirin awoodii ciidan ee awal jirtey. Sarkaalkan waxa uu ii xaqiijiyey in ciidankoodu sababo ay ka mid yihiin Kalsooni daro ciidanka hada haysata, hubka iyo gaadiidka ay haystaan oo aan mudo dheer dayactir fiican celin, dhaawac ciidanka kaga dhacay Kalshaale, Xiisad qabiil oo ciidanka ka dhex taagan iyo dhulka oo ku balaadhan dartood waxa haboonaan lahayd buu yidhi in laga boxo meelha haatan laysku hor fadhiyo. Sarkaalkani waxa uu xusay in dagaalka Kalshaale uu noqday waxa riiqay Somaliland maadaama uu reeroobey oo mudo dheer ciidanku diidanaa saraakiishiisu hadana wixii laga baqaayeey ay muuqdeen hadii talo taal waa in ciidanku ka baxaan Sool Kalshaalena cidii leh ayaa lahaanaysa hada waa dhaaftay buu yidhi heer awood layku muquuniyo. Guud ahaan xaaladda Magaaladda Laascaanood ayaa degan nayaayiro farxadeedna waa ka muuqataa waxana ay is weydiinayaan ciidanka soo baxay halkee marayaa. -
Sawirada saldhigyo muhim ah oo shabaab laga fara maroojiyay.
General Duke replied to oba hiloowlow's topic in Politics
Che -Guevara;696878 wrote: The only solution for Somalia is negotiated settlement. All SOmali powers, clans and armed groups should negotiate to eradicate Al Shabaab, their foreign fighters and their takfiiri doctrine from Somalia. -
lol@Xabadi madicin. Of course you are now running backwards towards the traingle. Soon you will go back so much you will cry out for Somaliweyn...
-
SNM leader Siilanyu went from Stalin wannabe to Mickey Mouse
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
why is siilanyu quite asks secessionists -
^^^You want to fight the old man? His troops are pouring into SOOL and facing no resistance, and Siilanyu is quite as ever..
-
Ciidamo iyagu ka socda beesha ******teeniya oo wata hub aad u badan & gaadiid dagaal oo aanan tiradooda la xaqiijin ay galabta gaareen kusii socdeen deegaanada Tukaraq & Gambara ee katirsan gobolka Sool. Hore ayaa waxaa dagaalka ugu jiray ciidamo beeleedyo uu madax u yahay Wasiirkii hore ee duulista hawada ee maamulka Puntland, kuwaas oo iyagu dagaal ku dhexmaray ciidanka Somaliland deegaanada Kalshaale,Hagoogane & Meygaag. Somaliland.ORG Somaliland.org, quoting Allpuntland & JB finding his human side.. It all makes sense
-
^^^lool@JB, fear always brings the good out of secessionist..love it now you are Quoting Xabsade, since the Habro are scared to death, you will use one of the locals as a back up?
-
Ciidamadii Maamul goboleedka Puntland Oo Ku Soo Biiray Kooxihii Nabadiidka Ee SSC February 21st, 2011 Comments Off (Somaliland.ORG Laascaanood, Somaliland) War ay maanta qortay shabakda ku hadasha afka xukumada maul goboleedka puntland ee lagu magacaabo www.allpuntland.com ayaa qortay in ciidamo ka tirsan maamulkaasi gurmad ugu tageen kooxaha Nabadiidka ee SSC, ee iyagu dagaalka kula jira ciidamada Somaliland. Ciidamo iyagu ka socda beesha ******teeniya oo wata hub aad u badan & gaadiid dagaal oo aanan tiradooda la xaqiijin ay galabta gaareen kusii socdeen deegaanada Tukaraq & Gambara ee katirsan gobolka Sool. Hore ayaa waxaa dagaalka ugu jiray ciidamo beeleedyo uu madax u yahay Wasiirkii hore ee duulista hawada ee maamulka Puntland, kuwaas oo iyagu dagaal ku dhexmaray ciidanka Somaliland deegaanada Kalshaale,Hagoogane & Meygaag. Somaliland.ORG
-
yeah his troops have run towards LA and are 28km out and yours are scrambling... So mch for bravado
-
^^^I like how you found your human side all of a sudden. I am proud of you. Now tell your militias to go back to the trangle in order to save their lives.
-
Ciidamo Katirsan Maamulka Puntland Oo Tukaraq Soo Gaadhay Lasanod Online Monday, February 21, 2011 Laascaanood,(Lasanod Online)-Jawiga guud ee magaalada laascaanood ayaa caawa kacsan kadib markii dadwaynaha reer laascaanood ay ku war heleen in ciidamo ka tirsan puntland iyo kuwa hore ugu sugna degaanka tukaraq ay fadhiisimo ka samaysteen Aaga bari ee laascaanood,halkaas oo ay hore ugu sugnaayeen maleeshiyaadka Somaliland ee Dulkaanka ku jooga gobolka sool. Dadka ku dhaqan magaalada lascanod ayaa dareenkoodu badalmey kadib markii ay mudo 4sano ah kadib maqleen ciidamo ka socda maamulka puntland oo dagaal la gali doona ciidamada somaliland, dhanka dhaqdhaqaaqa ciidamada somaliland ayaa si wayn looga dareemaya gudaha magaalada lascanood iyago fadhiisimo badan oo ay ku lahaayeen Duleedka Koonfureed ee laascaanood,na idil ahaanba ka baxay una wareegay Bariga Magaaalda halka la dhoho Maraaga, halkaas oo fadhiisin u ah somaliland, Ciidamadan puntland iyo kuwan *********** oo iskaashanaya ayaa sida haatan warku sheegayo waxay ku soo wajahanyihin magaalada laascanod iyadoo sanadii 2007 ay maamulka somaliland la wareegeen gacan ku hatnta Magaalada laascaanood.
-
^^^You are looking for face saxing exit, nice one..