
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Golaha Deegaanka ee degmada Bosaso oo maanta la dhaariyey[sawiro] 15 mins ago | 0 comments Waxaa maanta si rasmi ah loo dhaariyey golaha deegaanka degmada Bosaso oo ka koobnaa 27-xubnood oo isugu jira rag iyo dumar xarunta gobolka Bari ee degmada Bosaso. Munaasabadii lagu dhaariyey xubnahaasi ka mid noqday golaha deegaanka degmada Bosaso ayaa waxaa goob joog ka ahaa Wasiirka Amniga & DDR Puntland Khaliif Ciise Mudan,Wasiirka Maaliyada Puntland Faarax Cali Shire,Wasiirka Arrimaha gudaha iyo Dawladda hoose Cabdillaahi Axmed Jaamac’Ilkajiir’,Wasiirka Dekaddaha iyo Gaadiidka Badda Injineer Siciid Maxamed Raage,Saraakiil iyo xubno kale. Intii aan Khudbadaha mas’uuliyiinta laguda gelin ayaa mid mid loogu yeeray Xubnihii ku sugnaa xarunta kuwaasi oo gaarayey 27-qof,waxaana lagu dhaariyey in si daacad ah ugu adeegayaan bulshada degmada. Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda arrimaha gudaha Puntland Cali Yuusuf Cali’Cali Xoosh’ oo ugu horeyn ka hadlay munaasabadii dhaarta,wuxuuna Faah-faahin ka bixiyey marxaladii uu soo maray dhisida golaha degmada Bosaso,wuxuu sheegay in uu mudadii ay socotay diyaarinta xubnaha la soo gudbiyey ku dhawaad 46-File balse la rabay oo kaliya 27-xubnood taasina ay keentay dib u dhac ku yimid dhismaha golaha. Khilaaf ayuu sheegay Cali Xoosh in uu ka taagnaa soo magacaabida Xubnaha cusub ee kamid noqonaya golaha degmada kuwaasi oo qaar kamid ah dib loogu celiyey beelihii soo xushay kuna soo badaley kuwa kale. Sidoo kale ayuu hoosta ka xariiqay in caqbado farabadan uu kasoo gudbay magacaabida golaha degmada ee cusub taas oo ay ugu weyn tahay beel dooneysa wax walba isgu darsato. …..”Golaha deegaanku haddii uu Saddex meelood oo meel horey u soco weeye,haddii beel jeegada jilic ka dhigto waa laga soconayaa si lhorumar loo gaaro….”ayuu yiri. Wasiirka Maaliyada Puntland Faarax Cali Shire oo isna hadalo kooban oo u badnaa dardaaran usoo jeediyey Xubnaha cusub ee degmadu ay yeelatay,wuxuuna sheegay in looga baahanyahay in aad la tiamaadaan horumar cusub kaas oo bulshada u horseedi kara horumar balaaran. Mudane Faarax Cali Shire oo khudbadiisu ku socotay Xubnaha cusub ayaa sheegay in International Community-gu waxa ay wax ku bixiso ay tahay hawsha aad qabataan balse haddii aan wax la qaban haba yaraatee majirto dhaqaale ay bixiso. …..”bishii January ee sanadkan 2011 Bosaso waxaa u bilaaban lahayd 1000 oo doolar,2010 wey ku guul dareysatay,mana hasato xiligaan dhaqaale loogu talagalay sababtoo ah ma dhisna gole deegaan…”ayuu yir. Wasiirka Arrimaha gudaha iyo Dawladda hoose Cabdillaahi Axmed Jaamac’Ilkajiir’ ayaa shaaca ka qaaday in maalinta bishu ay tahay 16.8.2011 si rasmi ah loo qaban doono doorasha golaha degmada Bosaso. Si kastaba ha ahaatee doorashada Guddoomiyaha iyo kuxigeenkiisa ee golaha deegaanka ee degmada Bosaso ayaa la filayaa in bishaan 16-keeda ay si rasmi ah uga dhacdo gudaha magaalada Bosaso. Cismaan Turaabi Horseed Media Bosaso,Puntland
-
The opposition leader of Turkey is now saying he will visit Somalia. Great stuff.
-
Dalalka Koonfur Afrika iyo Tanzaniya oo sheegay inaysan Somaliland u aqoosanayn dal madax-bannaan Axad, Ogoosto 14, 2011 (HOL) – Dalalka Koonfur Afrika iyo Tanzaniya oo ka mid ah dalalka Qaaradda Afrika ayaa si wadajir ah u sheegay inaysan diyaar u ahay inay Somaliland u aqoonsadaan dal ka madaxbannaan Soomaaliya inteeda kale. Wasiirka arrimaha dibadda ee dalka Tanzaniya Bernard Membe iyo wasiiradda xiriirka caalamiga ah ee dalka Koonfur Afrika Maite Nkoana-Mashabane ayaa hadalkan ka sheegay kulan ay Sabtii shalay ku yeesheen magaalada Pretoria ee xarunta Koonfur Afrika. Mr. Membe ayaa sheegay inuu la kulmi doono laba todobaad kaddib wafdi ka socda Somaliland, laakiinse wuxuu diiday inuu faallo ka bixiyo waxyaabaha kulankaas looga hadli doono ka hor inta uusan dhicin. Labada mas'uul ee Koonfur Afrika iyo Tanzaniya Membe iyo Nkoana-Mashabane ayaa sheegay inay jeclaan lahaayeen inay arkaan Soomaaliya oo soo noqota iyadoo hal dal ah. "Somaliland hadda waxaan u aqoonsannahay inay qayb ka tahay Soomaaliya. ma doonayno inaan ku dhiirrigelinno inay noqoto dal gooni u taagan," ayuu yiri Nkoana-Mashabane. Isagoo intaas ku daray: "Innagoo ku hadlayna afka Midowga Afrika ma doonayno inaan kala jarjarno dalalka Afrika." Bishii May ee sannadkan ayay Somaliland u dabaal-dagtay sannadguuradii 20-aad ee kasoo wareegtay markii ay ku dhawaaqday inay ka go'aday Soomaaliya inteeda kale. Iyadoo Somaliland ay ahayd gobolladii waqooyi oo xorriyadooda ka qaatay gumeystihii Ingiriiska. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya
-
Well not yet, just getting the page ready.
-
DEG DEG: Wafdi hor dhac u ah Raysal Wasaaraha Turiga oo Muqdisho Soo Gaaray Muqdisho (RBC Radio) Wafdi hor dhac u ah Booqashada uu dalka ku imaanaya ku iman Raysal wasaaraha Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho si ay ugu kuurgalaan xaaladda dhabta ah ee ka jirata dalka. Wafdigan ka socda Dowladda ayaa waxa ay ka koobanyihiin Dhaqaatiir, mas’uuliyiin ka tirsan wasaaradda Caafimaadka Turkiga iyo xafiiska Raysal wasaaraha wadanka Tuirkiga. Dhowaan ayaa waxaa lagu wadaa in uu wadanka Soomaaliya soo gaaro Raysal wasaaraha Wadanka Turkiga Rajab Dayib Ordagaan Wixii warar ah oo kusoo kordhaa lasoco goor dhow RBC Radio
-
Madaxweynihii Soomaaliya C/qaasim oo codsi u jeediyay Mareykanka Qahira: (Sh. M. Network) Madaxweynihii hore ee Soomaaliya C/qaasim Salaad Xasan ayaa waxa uu baaqay dowladda Mareykanka inay baaritaano ku sameyso dhaqaalaha lagu eedeynayo in Madaxda dowladda ay lunsadeen. Dr C/qaasim Salaad Xasan Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo isagoo ku sugan magaalada Qaahira ee caasimada dalka Masar la hadlay Idaacadda Shabelle ayaa waxa uu sheegay in dowladda Mareykanka looga baahanyahay inay baaritaano ku sameyso Madaxda dowladda KMG Soomaaliya oo lagu eedeeyay inay masuq maasuqeen dhaqaalo loogu tala galay Soomaaliya. Madaxwynihii hore ee Soomaaliya ayaa waxa uu sheegay in eedeemahaasi aan cadeyn loo heyn hase ahaatee waxa uu xusay in Mareyknaka laga doonayo in baaritaano uu ku sameeyo Madaxda dowladda cidii ay ku cadaadatana inay lunsatay dhaqaalo loogu tala galay shacabka Soomaaliyeed Maxkamad lasoo taago. Marka laga soo tago hadalka Madaxweynihii hore ee dowladda Soomaaliya C/qaasim Salaad Xasan ee ku aadan in dowladda Mareykanka ay baaritaano ku sameyso Madaxda dowladda KMG oo Mareykanka uu sheegay inay lunsadeen lacag dhan 75-Milyan oo dollarka Mareykanka ayaa hadana Xildhibaano dhawaan kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho waxa ay sheegeen in dowladda sadexdii sano ee u dambeysay ay safka hore ka gashay wadamada ugu musuq maasuqa badan Caalamka. Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya. NALA SOO XARIIR webmaster@shabelle.net
-
Turkish PM to travel to famine-stricken Somalia with his family
General Duke replied to Che -Guevara's topic in Politics
PM Erdogan and his AKP have transformed Turkey into a growing regional economic power. Turkey was always a military strong nation, however now it has a renewed found self confidance and vigor lacking in other major powers. The nation with the second fasted growing economy in 2010 and the fastest in the Q1 of 2011. Turkey is an inspiration and Erdogan a hero. Today he is more of a hero and I wish him and his family well on their trip to my home country. -
^^^Again, the man's "Jihad" was to work for Faroole and replace his cousins in the admin? Its all absurd..
-
^^^So he is asking to work for Faroole? If you can't beat them join them...lol.
-
Nasra Agil: A Canadian civil engineer rises to next level
General Duke replied to Somalina's topic in General
I am not sure why someone took the time to search her pics and post it here? Also why playdown what college she went to and what she achieved? We need more girls going to school and educating themselves. I hope these attacks on Somali women stop, remember most of us men, have mothers, sisters, wives, aunts and daughters who we all love. Who's mistakes we overlook and who we would defend to death. Consider that next time. Well done to the sister, my only advice to her is work harder and get closer to the lord insha Allah.. -
lol. They went from we will destroy Puntland to Attam will be appointed a Minister? How can one be a minister of an entity that he claimed he was destroying, and that his supporters claimed was a clan entity a Garowe clan and so on? Remarkable, what is built on falsehood never lasts long..Puntland is 13 years old and growing stronger.
-
1st of August and first day of Ramadan coinciding
General Duke replied to Fiqikhayre's topic in Politics
One can have problems with the timing of this. However one can never doubt that Puntland State as an idea has grown in the hearts of the people.I know I was there from the beggining. A young lad supporting something called Puntland. It brings joy to my eyes how little Garowe has grown and how the people have. Its time to move in the right direction thats the struggle in the next decade insha Allah.. -
My people are daying.. I can do nothing but pray...
General Duke replied to General Duke's topic in General
I posted on that thread. However this is no time to celebrate on a personal note. -
Congrats to nomad Maskiin-Macruuf-Aqiyaar
General Duke replied to Libaax-Sankataabte's topic in General
Congradulations old boy. To you and your wife a happy life insha Allah.. -
1st of August and first day of Ramadan coinciding
General Duke replied to Fiqikhayre's topic in Politics
Fiqikhayre;738294 wrote: Well done to my beloved Puntland State of Somalia. Good reporting ya Fiqi.. -
Puntland is seeking to save the remaining local youths who have been brainwashed by the cult of Al Shabaab. However Attam is today in a less secure position that last yer when he used to give interviews every other day and act tough. Now he is in hiding and others speak for him and so on. I would say he is in a less position to show his face than at any time in the past.
-
Nassir Adeer you have become a secessionist cheer leader and you here on this thread on the record supporting Siilanyo's tool. Thus we shall hold you to this when you start pretending to be a Somali nationalist. As for SSC regions no one from Garowe, covets this land, claims this land Puntland has always been a voluntery union and so far apart from the defeated militia of agent Attam, and Tourist Gacamay the majority of people and leaders are still part of it. Faroole's ********* aside the people are the same they have not changed shirts or identity.
-
Somalia: Puntland Oil is transformational moment for the Somali's...
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Why not have the same success as nations closer such as Kuwait, UAE, Bahrain, Qatar, Oman & Saudi Arabia who's societies and government were not that strong and who share religious and cultural values as the Somali's? -
http://www.regjeringen.no/styles/Images/ud/ud_en.gif[/img Norway's Opening Address at the ICG-meeting on Somalia Madrid, 27 September 2010 Your Excellency Mr. President Sheikh Shariff Ahmed Mr. Chairman. Dear colleagues and friends, But, colleagues, time is short. The present mandate of the Transitional institutions will come to an end in less than a year. It is therefore urgent now to focus on the transitional tasks, including finalizing a new constitution and to pursue the process of national reconciliation with all the groups that are not yet a part of the Djibouti-process. In this endeavour it may be useful also to draw on the experiences both of the large Somali Diaspora, and of the regional authorities in Somaliland - as well as in Puntland - which have proved to be more successful in dealing with such challenges. I would like to commend the successful recent elections and peaceful change of power in Somaliland. This should serve as an example for the rest of Somalia. The Somali conflict cannot be solved by military means alone, and this is why it is vital to continue the process of reconciliation, and to build a broad alliance of all those who want to find a peaceful solution to Somalia’s problems, against those who seek power through brute force and terror. We are increasingly seeing that the present conflict is also a battle over the support of the Somali people. For this reason it is important that the TFG may be able to prove to the ordinary people that the government is relevant in their lives and that it is trying to do something for them, like providing certain basic services within the areas under its control. Unless the Transitional Institutions can gain the trust and support of the Somali people they are likely to loose out, no matter how many troops that AMISOM might be bringing into the country. I believe we may now be entering a critical stage in Somalia. For this reason I also believe that our efforts to assist Somalia at the present time are even more crucial than before. This is why we so strongly appeal to You, Mr. President, and to the TFG to use what is left of your mandate to more bring about a positive change for your country. Likewise, we, the partners in the ICG, should be ready to seize the moment, and to go an extra mile, in order to support the Somali people in its quest for the peace, the security and the stability that they so very much need and deserve. Norways stance, Somaliland is a province like Puntland and so on... link Norway
-
State Secretary Johansen extends congratulations to new president of Somalia On behalf of the Norwegian Government, State Secretary of the Ministry of Foreign Affairs Raymond Johansen extends his congratulations to Sharif Sheikh Ahmed, former Chairman of the Alliance for the Re-liberation of Somalia(ARS) on his election as President of the Republic of Somalia. Sharif Sheikh Ahmed was today elected as Somalia’s President by the newly expanded Somali Parliament meeting in Djibouti, in which the former major opposition group, the ARS, is also included. State Secretary Johansen hails this election as an important step in the process of political reconciliation in Somalia, which was initiated by the Djibouti agreement in June last year. At the same time, Mr Johansen stresses that there are still huge challenges ahead before stability and peace can be ensured in Somalia. He expresses the hope that this election will bring about a new climate of cooperation in Somalia, in which all groups and factions will join forces to create a better future for the Somali people, who have suffered so much during the many years of war and lawlessness. Mr. Johansen states that special recognition should also be given to the Special Representative of the UN Secretary-General, Ambassador Ahmedou Ould-Abdallah, for his relentless efforts to bring the Djibouti process forward. Norway has been actively supporting the reconciliation efforts in Somalia for many years, including the Djibouti process led by the UN Special Representative, to which Norway has already contributed USD 2 million. - We stand ready to provide further support to Somalia as it now hopefully embarks on a new and vital stage of its progress towards sustainable peace and reconciliation, Mr. Johansen said.