
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Minister Aydeed arrives in Mogadishu + his comments
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Xuseen Caydiid"anigoo ka wakiil ah Madaxweynaha waxaan u imid inaan xarunta Villa" Muqdisho-14.August.2005 Ra'isalwasaare kuxigeenka dhinacyada amaanka iyo siyaasada ee DFKMG ah ee Soomaaliya ahna wasiirka arimaha gudaha Eng.Xuseen Max'ed Caydiid ayaa maanta si diirran loogu soo dhoweeyey caasimadda Muqdisho. Xuseen Caydiid ayaa maanta barqanimadii wuxuu ka soo degay Garoonka diyaaradaha No 50 ee gobolka Shabeelaha Hoose waxaana halkaasi ku soo dhaweeyey boqolaal ka mid ah taageerayaashiisa SNA, xubnaha labada golle ee DFKMG ah iyo xubno ka mid dhinacyada siyaasada Soomaaliya. Masuuliyiintii maanta sida gaarka ah Xuseen Caydiid ugu soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha ayaa waxaa hogaaminayey Gudoomiye kuxigeenka 2-aad ee golaha Baarlamanka KMG ah ee Soomaaliya Cismaan Cilmi Boqore, Wasiirka Ganacsiga ee DFKMG ah Al-Xaaji Muuse Suudi Yalaxow, Abuukar Ganey oo ah kusimaha Xuseen Caydiid iyo Ganacsade C/rashiid Shire Ilqayte iyo xubno kale. Ra'isalwasaare kuxigeenka Xuseen Caydiid oo markii uu soo gaarey magaalada Muqdisho boqolaal taageerayaashiisa ah kula hadlayey Xarunta Madaxtooyada ee Villa Somalia ayaa daboolka ka qaadey in uu aad ugu faraxsan yahay ku soo laaabashada caasimada Muqdisho mudo ka badan sadex sano oo uu ka maqnaa, waxaana uu tibaaxey in socdaalkiisu uu qayb ka yahay dadaalka Xukuumada ee ay dib dalka ugu soo guurtey. "Waxaan idiin sheegayaa inaan wakiil ka ahay Madaxweynaha iyo Ra'isalwasaaraha, waxaana maanta halkan ka cadeynayaa inaan doonayo in aan ku soo dhaweeyo Madaxtooyada Jamhuuriyada Soomaaliya Madaxweynaha iyo xubnaha kale ee xukuumada, isla markaana ay taasi tahay waajibaadkii shaqo ee aan u dhaartey" ayuu yiri Xuseen Caydiid. "Dawlad loo dhan yahay ayey Soomaalidu ku soo dhisatay dalka Kenya, anigana maanta waxaan u imid Muqdisho xilka Qaran ee uu ILLAAHEY SWT ii dhiibay in aan guto, Soomaali maanta dowlad ayey yeelatay, nimcadaas uu ILLAAHEY siiyey in ay ku xamdiyaan weeye, ayna iskaashadaan, Qarankan dhib badan baa loo soo maray, gaar ahaan shacabka Muqdisho dhib badan ayey soo mareen" ayuu yiri Xuseen. "waxaan salaan buuxda idinkaga wadaa madaxweynaha & Ra'isul wasaaraha, sidoo kale guddoomiyaha baarlamaanka & ku-xigeenadiisa, waxaana dhamaanteen na saaran waajibaad qaran oo ah kii aan Ummada u soo qaadney una dhaaraney" ayuu yiri Xuseen Caydiid oo xiligaas ay ka muuqatey hilow uu u qabey mudo 4 sano ah markii ugu horeysay uu xarunta Madaxtooyada kula hadlo taageerayaashiisa oo sanado ka hor ugu yeeri jirey Madaxweynaha Dawladii Salbalaar ee uu dhisey Jen.Caydiid. Xafiiska wararka SBC Muqdisho, Somalia. -
Minister Aydeed arrives in Mogadishu + his comments
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Now that your cause or that of which support is decaying right infront of your eyes I can only wish to notice it and be steadfast in its abadoning. I have noticed that its you who has true belife in the failure of this government. For reasons that are based on the clan. So start working for the interest of the nation and not the selfish narrow focus on the clan. -
Minister Aydeed arrives in Mogadishu + his comments
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Nice pic indeed, however you do suffer from short memory was Haji Musa not the man who clapped for Geedi last time the PM was in Xamar? Was he not the man who swore to oppose the President with the "Not right shoes" remark, then later swore to serve in the government of Abdullahi Yusuf Ahmed? You still a novice son, wake up -
Minister Aydeed arrives in Mogadishu + his comments
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^ Its not over comitment nor rash for the PM and Minister Aydeed have more power and stature within the government and within the public in Mogadishu. While Mr Qaynyare his spokeman Sharif and the other MP's have been proven wrong for their overcommited and rash claims of pacifying Mogadishu. Claims which you supported with the wrong propogation of the "Invasion" of Ethiopia. So like I said before things will take time but change has already begun.. -
Duqa Degmada Beladweyne oo sheegay in ay dagaal kala hor imanayaan cidkasta oo isku dayda inay hor istaagto ciidamada Puntland Beladweyne:-- Duqa Degmada Beladweyne Aadan Garaase ayaa xalay ku dhawaaqay go'aankan Guddoomiyaha Degmada Beladweyne Aadan Garaase ayaa xalay ku dhawaaqay go'aankan. Go'aankan ayaa la sheegay inuu kadeemay kadib markii ay habeenkii xalay ay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiran ay isugu yimaaden wasiirada reer Hiiran ee ka tirsan DFKMS, Guddoomiyaha Degmada Aadan Garaase iyo weliba qaarkatirsan saraakiisha ciidamada reer Hiiran Mas'uuliyiintan reer hiiran ee xalay shiraysay ayaa la sheegay inay magaaalada Mustaxiil kula soo shireen madaxweyne Cabdilaahi Yusuf markii uu halkaas booqashada ku tegay. Aadan Garaase oo kulan kadib saxaafada la hadalayey ayaa sheegay in kulankii xalay ay yeesheen ay ku soo dhamaynayeen barnaamijyo qabyo ka ahaa ka hor inta aysan Mustaxil u ambabixin. Aadan Garaase mar uu ka hadlayey Ciidama Puntland ee la sheegay inay ku sugan yihiin magaalada Mustaxiil ee dalka Itoopiya waxa uu sheegay in ay ka mari doonan hiiran meelkasta ayka doonaan,waxaana uu isla markasna uu sheegay in iyagu aysan ka leexan doonin cid walba oo reer Hiiran ah oo isku dayda inay is hortaagan ciidamada Puntland ee doonaya inay u gudbaan dhinaca magaalada Jowhar. Aadan Garaase waxa uu kamid ahaa mas'uuliyinta reer Hiiran ee iyagu horay u diidanaa in ciidamada Puntland ay maraan gobolka Hiiran, fikirkan cusub ee uu qaatay iminka ayaa lala xiriirinayaa is afgarad dhex maray ma'suuliyinta ka soo jeeda gobolka Hiiran iyo madawxeyne Cabdilahi Yusuf mudadii uu booqashada ku joogay magaalada Mustaxiil ee dalka Itoopiya. HorseedNet.com
-
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo magacaabay Saraakiil soo xuli doona ciidammada Qaranka Posted to the Web Aug 14, 14:01 Jowhar: (PP):- Warar lagu kalsoon yahay oo aanu ka helnay Jowhar oo xarun Dowladda Federaalka KMG-ka ah ee Soomaaliya ayaa sheegaya in Madaxweynaha Dowladda FKMG ee Soomaaliya C/laahi Yuusuf Axmed uu sooo saaray qoraal uu ku magacaabay saraakiil ka shaqeyn doona diiwaangelinta Ciidammo laga ururinayo Gobollada Shabeellada hoose, Baay, Banaadir, Bakool Jubbada dhexe iyo gobolka Gedo. Wararkaan ayaa intaas ku daraya in saraakiisha la magacaabay ay horay uga tirsanaan jireen ciidammadii qalabka siday ee Soomaaliya waxayna qaarkood haatanba ku sugan yihiin gobollada la doonayo inay ka howlgalaan, inkastoo aysan noo suurogelin inaan magacyadooda helno. Saraakiishaan ayaa gobol walba waxaa loo qoondeeyay inay howshaas ka qabtaan min 7-sarkaal, tiradooda guudna ay dhan tahay 42-sarkaal, Iyadoo saraakiishaan ay ugu tagi doonaan ciidammo laga diiwaangeliyay gobolladaas, waxayna u kala sooci doonaan Ciidammada la qoray laba qaybood oo kala ah Ciidammadii hore ee dalka iyo kuwa cusub. Sidoo kale lama shaacin xilliga ay saraakiishaan billaabi doonaan howshoodan, balse wararka qaar ayaa sheegaya inay howshoodan billaabi doonaan xilli dhow. Xubno ka tirsan dowladda Federaaka KMG-ka ah ee Soomaaliya oo ku sugan gobolladaas ayaa iyagu horay u billaabay inay isku ururiyaan ciidammadii hore ee Soomaaliya, iyagoo sidoo kale ciidankaas ay ururinayeen ku daray ciidammo kale oo cusub, waxaana haatan halkaas ku sugan ciidammo la ururiyay oo aad u badan. Isku soo wada duuboo, ciidammadii dowladda ayaa waxay in dhawaalaba ahaayeen kuwo hadal hayntooda ay badnayd, iyadoo la doonayo inay ka qaybqaatan dib u soo celinta ammaankii iyo kala dambeyntii dalka oo lunsanayd muddo ka badan 15-sano. Maxamed Xuseen Jimcaale (Jantiile) Wakiilka Puntlandpost – Mogdishu – Somalia
-
Minister Aydeed arrives in Mogadishu + his comments
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
lol. I am very happy ina Abti. As for Mr Minister Aydeed he is welcome to clean up the job of Mogadishu. After all he is minister of interior and comes from one of the strongest groups in the city. Geedi + Aydeed + Cade = what the tool Qaynyare and the rest could not do... -
Xuseen Maxamed Ceeydiid ayaa sheegay inuu wakiil ka yahay marka uu imanayo magaalada Muqdisho dowlada madaxweyne Cabdulaahi Yuusuf. August 14, 2005. HornAfrik. Mogadishu, Somalia. Xuseen Maxamed Ceydiid intii aanu ka soo duulin magaalada Nairobi wareysi uu siiyey wakaaladda wararka ee Reuters, ayuu ku sheegay inuu wakiil ka yahay marka uu imaanayo magaalada Muqdisho dowladda madaxweyne Cabdulaahi Yuusuf Axmed. Ra’iisal wasaare ku xigeenka dowaladda federaalka Soomaaliya isla markaana ah wasiirka arrimaha guddaha ee dowladda federaalka Xuseen Maxamed Ceydiid oo in ka badan Saddex sanno dalka ka maqnaa, ayaa sheegay inaaney jirin is aaminaad u dhaxeysa hoggaamiyayaasha, indheer garadka iyo dowladda federaalka Soomaaliya. Xuseen Ceydiid ayaa xusey in kaddib dhisitaanka dowladda federaalka ay aheyd talaabadda in lagu dhaqaaqo dib u heshiisiin dhab ah, oo laga soo bilaabo dadka dhalinyarada ah, iyo sidoo kale Haweenka, hoggaamiyayaasha iyo odayaasha Soomaaliyeed. Xuseen Maxamed Ceydiid wasiirka arrimaha guddaha ahna ra’iisal wasaare ku xigeenka dowladda federaalka oo wareysi siiyey wakaaladda wararka ee Reuters, ayaa sidoo kale sheegay in dhamaan xubnaha dowladda federaalka oo isagu ku jiro ay nabad sameyeen, oo ay tahay in la fuliyo waxyaabihii ay heshiiska ku gaareen, waxaana ka mid ah buu yiri Xuseen Ceydiid waxyaabihii ay wada saxiixdeen dhamaan xubnaha dowladda federaalka in hub ka dhigis la sameeyo, iyo in hawlaha ay si nabad ah u qabtaan. Xuseen Maxamed Ceydiid ayaa waxa kale uu wakaaladda wararka Reuters u sheegay in Muqdisho uu maanta imaanayo isagoo matalaya dowladda Cabdulaahi Yuusuf ee lagu soo dhisay magaalada Nairobi ee dalka Kenya, iyo inuu fulinayo heshiis bishii June 12 lagu gaarey dalka Kenya, oo ah iney dowladda dalka dib ugu laabato. Xuseen Ceydiid ayaa tibaaxey inuu sii wadayo dib u heshiisiinta inta uu Muqdisho ku sugan yahay, “Waxaan dibu heshiisiinta ka qaadan doonaa door dhex dhexaadnima ah, inkastoo aan u badanayo dhinaca Madaxweye Cabdulaahi Yuusuf ,†ayuu Xuseen Ceydiid u sheegay wakaaladda wararka ee Reuters, waxaana intaasi ku darey inuu dhex dhexaadinayo labadda garab ee dowladda federaalka Soomaaliya. Xuseen Ceydiid oo ka hadlayey qaabka loo soo afmeeri karo dagaalada dalka Soomaaliya ayaa sheegay iney tahay in la dardar galiyo dowladnimo wanaaga, iyo in la ixtiraamo xuquuqda aadanaha. Xuseen Ceydiid ayaa xusey in dowladda Itoobiya aaney dhibaato ku aheyn dalka Soomaaliya, Soomaalidana looga fadhiyo iney arrimahooda wax ka qabtaan. Ra’iisal wasaare ku xigeenka ahna wasiirka arrimaha guddaha dowladda Soomaaliya Xuseen Ceydiid ayaa la filayaa in goor dhow uu soo gaaro magaalada Muqdisho.
-
President Yusuf returns to Jowhar after visiting Hiiraan
General Duke replied to Sky's topic in Politics
ODAYAASHA MAGAALADA B/WEYNE OO SOO DHAWEEYAY KULANKII AY LA YEESHEEN MADAXWEYNE C/LAAHI YUUSUF {Ciidamadii puntland ka socday oo mar kale la qorsheeyay inay hiiraan soo dhex maraan} Odayaasha dhaqanka magaalada B/weyne iyo siyaasiyiinta maamulka oo kulan kula yeeshay Madaxweynaha Soomaaliya Col.C/laahi Yuusuf meel ka mid ah Gobolka Hiiraan ayaa sheegay in kulankoodu uu ahaa mid guul ku dhamaaday islmarkaasna laga gaaray ujeedooyinka laga lahaa. Kulankaas oo hore loo qorsheeyay inuu ka dhaco magaalada B/weyne ayaa loo wareejiyay meel ka mid ah gobolka Hiiraan ka dib markii ay sidaas codsadeen siyaasiyiinta iyo odayaasha dhaqanka Magaalada B/weyne. Rasmi ahaan looma oga waxyaabihii uu madaxweynaha kala hadlay odayaasha reer hiiraan iyo siyaasiyiintooda degmada B/weyne,inkastoo kulankaas u muuqdo mid hor dhac u ah kulan xasaasi ah oo siyaasadeed oo sifo dowli ah ku dhacay waxaana warar ku dhow dhow xubnaha dowlada ay sheegayaan in madaxda sare ee dowlada bilaabeen inay si qarsoodi howlahooda u fuliyaan iyadoo kulankaani yahay mid daba socda kulamo uu Madaxweyne C/laahi Yuusuf la yeelanayo waxgaradaka gobolo ka mid ah Soomaaliya. Dinaca kale Warar lagu kalsoon yahay oo ku dhow dhow madaxda sare ee soomaaliyeed ayaa sheegaya in mar kale mas’uuliyiinta Gobolka hiiraan iyo dowlada ay isla garteen in ciidamadii puntland ka socday ay soo dhexmari karaan gobolka hiiraan oo hore loogu diiday, waxaana la sheegay in xitaa loo ogolaaday inay degi karaan gudaha gobolka hiiraan,arintana ayaa ka danbaysay ka dib markii madaxweynuhu la kulmay odayaasha reer hiiraan. -
President Yusuf returns to Jowhar after visiting Hiiraan
General Duke replied to Sky's topic in Politics
Good news a nice summary by SKY on the trip of the Pres. -
Ahmed Deedat, Distinguished Islamic Scholar, Passes Away Date Posted: Monday, August 08, 2005 -------------------------------------------------------------------------------- Renowned Islamic scholar Ahmed Deedat passed away Monday morning. DURBAN, South Africa, Aug 8 (MASNET & News Agencies) - Sheikh Ahmed Deedat, founder of the Islamic Propagation Center International, passed away Monday after a long struggle with illness. Deedat, who was bedridden after suffering a severe stroke in 1996, died this morning at the age of 87. He fell ill shortly after a trip to Australia. Deedat was also the only South African recipient of the King Faisal Award for his service to Islam, which he received in 1986. Known particularly for his work on comparative religions, Deedat was the founder of the Islamic Propagation Center International (IPCI), the largest Islamic dawah organization in the world, reports al-Jazeera. He published more than 20 books, and distributed millions of copies and audiotapes free in the hope of spreading knowledge. Deedat's debates have been translated into various languages in video and DVD format. He also delivered thousands of lectures throughout the globe. "It is on this solemn occasion of his demise that we salute the courageous spirit and phenomenal work of this world-renowned personality, a hero of the Muslim world, nay, a true hero of believers all around the globe," a statement from IPCI said. His career in comparative religion involved him in dialogue with the heads of the Protestant church in America and the late Pope John Paul II, reports al-Jazeera. In the 1980s, Deedat was known for his debates with the priest Jimmy Swaggart and had been refused entry to France and Nigeria on the grounds his opinions might cause civil unrest. As head of the ICPI, he was critiqued by some as being controversial due to lectures on Christianity and Hinduism. Babu Jadwat, an IPCI trustee, explained why Deedat was controversial, reports the South African Independent Online. "Ahmed was the reaction to an aggression by the worldwide church against Muslims. He was successful because he was an outstanding scholar and this resonated throughout the world." "From America to Indonesia, he is regarded as a person who made tremendous contributions and sacrifices for Islam," said Jadwat. In his later years, Deedat could not talk or move after the stroke. He taught himself to communicate by blinking his eyes, reports Independent Online. Deedat's son Yousuf said his father became seriously ill three weeks ago, the online news agency reports. "My mother Hawa and I were with him when he passed away," he said. "He suffered cardiac arrest and kidney failure, but his kidneys were working again a few days later and we thought he would be fine. "We didn't expect this to happen so soon." Deedat was born on July 1,1918, in the Surat district of India. He immigrated with his father to South Africa in 1927 and settled in Durban, where he will be buried later on Monday. The funeral will took place at the Lotusville Musjid, and proceeded to the Verulam Cemetary at about 6:00 p.m. South Africa time today.
-
Muslims Mourn Late Sheikh Deedat Deedat was a self-educated caller to Islam. By Fatima Asmal, IOL Correspondent DURBAN, South Africa, August 8, 2005 (IslamOnline.net) - Hundreds of people are expected to attend the funeral of South African caller to Islam Sheikh Ahmed Deedat, who passed away in the early hours Monday, August 8. Sheikh Deedat, 87, passed away at his home in Trevennen Road, Verulam in the province of KwaZulu Natal at 7 a.m. His son Yusuf told IOL that the cause of his death was heart failure. The family was not in a state of shock, said Yusuf. “As Muslims we believe that every soul shall taste death.†He added that the last moments of his father’s life were peaceful, and coincided with the commencement of a recitation of "Surah Yaseen" on an Islamic radio station. “Channel Islam had just introduced and begun to play Surah Yaseen when the throes of death began,†he explained. “My father just looked at us and then passed away.†Funeral Sheikh Deedat will be buried in the Verulam cemetery after Salaatul-Maghrib (Maghreb prayers) Monday. Hundreds of people from around the country are expected to participate in his funeral prayer, and his family says that people from across the world, such as India, the United Kingdom, Saudi Arabia and the United Arab Emirates have been calling to convey their condolences. “His death comes as a shock to us,†Maulana Ahmed Kathrada, of the Jamiatul ‘Ulama (Scholars' Group), a local theological body, told IOL. He added that Sheikh Deedat had served not only South Africans, but the Muslim Ummah at large, for many years. “We pray that Allah Grants him a lofty position in Jannah (Paradise), and that He Grants his family patience, especially his wife who has endured so much during the last few years.†Dedicated Wife He was bed-ridden for almost a decade. Mrs Hawa Deedat, who had spent the last nine years nursing her husband and administering his daily injections, was present at her husband’s side at the time of his death, and she is well, said Yusuf. “She is the wife of a soldier, and can therefore only be a soldier herself." Several other religious leaders and political figures expressed their sadness at the news of Sheikh Deedat’s death. Mr. Ashwin Trikamjee, president of the South African Hindu Maha Sabha, said that Sheikh Deedat would be missed by Muslims worldwide and the greater South African Muslim community. “I think that the Islamic community has lost a great man, who was totally committed to the cause of Islam,†he said. Mr. Trikamjee said that Sheikh Deedat had made a huge impact on constructive religious debate. Mr Riaz Jamal, a director of the Al-Ansaar Foundation in Durban, South Africa, who had done a thesis on Sheikh Deedat as part of his Masters in Islamic Studies, said that there was a need for the Muslim and Christian worlds to continue to bring audiences together for religious debate and dialogue. “Sheikh Ahmed Deedat was a global caller to Islam,†he said. "I don’t think any other Muslim wrote to the Pope, inviting him to Islam, but Sheikh Deedat did. It’s our responsibility to continue in propagating his message.†Sheikh Deedat’s health had been steadily deteriorating in the last few months after he had suffered various complications related to the lock in syndrome stroke which had left him paralysed and bed-ridden for almost a decade. His death marks the end of an era of Da’wah in which his name became synonymous with breaking down inter-faith barriers. His Life Born on July 1, 1918, Sheikh Deedat arrived in South Africa, from India, as a nine-year-old in August 1927. Although he hadn’t previously been exposed to the English language, he learnt it in six months, excelled at school and finished top of his class. However, due to financial considerations, his father removed him from school during his early years of secondary schooling. He was sent to work in a store in a rural area, where his mission of Da’wah began. Students from a Christian missionary school would visit the store preaching their beliefs to him, and knowing little more than the shahadah (testifying that no god but Allah and Muhammad is His prophet), he found it difficult to defend his beliefs. He then stumbled upon a book which carried a religious dialogue between a Muslim imam and a Christian priest, and this proved to be the first of many books which he would read on the subject. He began researching both religions and recording his findings in a notebook, after which he started delivering lectures in South Africa. First Lecture Deedat became famous for a debate with US Reverend Jimmy Swaggart, on the topic “Is the Bible the Word of God.†His first lecture was entitled “Muhammad (peace be upon him): Messenger of Peace,†at it was delivered in 1940, to 15 people at a cinema in his province. Within a short space of time, the numbers grew and people crossed the racial divides which were then prevalent in apartheid South Africa, to listen to him, and to participate in the questions and answers sessions which followed his lectures. Although some Christians and Muslims felt that his style was blunt, many others reverted to Islam, and Da’wah soon began to dominate his life, with the audiences at his lectures reaching forty thousand. In 1957, Sheikh Deedat, together with two of his friends, founded the Islamic Propagation Center which printed a variety of books and offered classes to new Muslims. In 1986, he visited Saudi Arabia for a conference, and in his first television interview, enthralled the Arab world with his dynamic personality and in depth knowledge of comparative religion. He then visited the United Kingdom, Morocco, Kenya, Sweden, Australia and Denmark on lecture and debating tours. In the United States, he became famous for a debate with the American Reverend Jimmy Swaggart, witnessed by 8,000 people on the topic “Is the Bible the Word of God.†On May 3, 1996, Sheikh Ahmed Deedat suffered a stroke which left him paralysed from the neck down, and also meant that he could no longer speak or swallow. He was flown to a hospital in Riyadh, where he was taught to communicate through a series of eye-movements. He spent the last nine years of his life in a bed in his home in Verulam, South Africa, encouraging people to engage in Da’wah. He continued to receive hundreds of letters of support from around the world.
-
Daacigii Islaamka ee waynaa Shiikh Axmed Deedat oo maanta Geeriyooday Durban:-Waxaa maanta magaalada Durban ee dalka South Africa ku geeriyoday Daacigii Islaamka ee sida wayn loo yaqan Shiikh Axmed Deedat. Shiikh Axmed Deedat oo 87 jir ahaa ayaa waxaa uu tobanki sano ee u dameeyay uu la jiifay xanuunka qalalka taas oo keentay inuu shiikhu dul saarnado sariirta. Shiikh Axmed Deedat ayaa lagu wadaa in isla maanta salaada maqrib kadib lagu aaso magaalada Durban, waxa la filayaa in janaasada Shiikha ay ka soo qaybgalaan boqolaal qof. Yusuf Axmed Deedat oo shiikhu dhalay ayaa isaga oo saxaafada la hadlayey waxa uu sheegay in aabihi uu geeriyoday saacadihii hore ee maanta kadib markii uu wadnuhu istaagay. Yusuf waxa uu sheegay in reerka marxuumka iyo ehelka wax naxdin ah aysan ka qaadin dhimashada waalidkooda maadaama ay naf kasta ay geerida dhadhaminayso. Shiikh Axmed Deedat oo ku dhashay dalka India sanadki 1918 isla markaana u soo wareegay dalka South Africa (Koonfur Afrika) 1927 waxa uu soo caanbaxay sanadihii sideetamadkii kadib markii ay doodu kululi ay ku dhex martay dalka Maraykanka Baadirigii Maraykanka aha ee la oran jiray Jimmy Swaggart isla markaana ay daawanayeen dadweyne kumanaal gaarayey. Waxana udub dhexaadka doodu ahaa "Bible ku mayahay Eebe kalaamkiisi" iyo "...Nabi Ciise ma yahay Illaah sida ay masiixiyiintu sheegaan..." doodahaas oo lagu duubay cajladaha Video ah, waxana Shiikh Deedat uu doodihii uu lagalay baaderigaa uu ku buriyay been abuur badan oo baaderigaasi sheegayey. Doodaha Shiikhu uu la gali jiray baaderiyinta isla markaana uu daaha kaga qaadi jiray isburinta waxa ay sheegayan baaderiyintu waxa ay keentay in reer galbeedku in la sameeyo qabo kamid ah Kaniisadooda iyo xarrumo kale oo raacsan Maktabado gaar ah oo lagu kaydiyay kutubta Shiikh Axmed Deedat, tallaabadas oo ay ku doonayeen inay ka baaran degaan isla markaana ay raadiyaan waxa ay isaga difaaci karaan waxyaalaha Shiikhu uu ku qabsaday. Shiikhu waxa uu maqaalo badan oo uu qoray ku canaantay Carabtu inay ka gaabiyeen fidinta diinta Islaamka. Eebe ha u naxariisto Shiikh Axmed Deedat Janiidasa Fardowsan ha ka waraabiyo,Ummada Islaamkana Eebe ha u soo bixiyo kuwo la mid ah oo dariiqadiisii diinta ku faafiya . AAMIIN AAMIIN AAMIIN Faysal Gele Omar HorseedNet.com fgc001@hotmail.Com
-
Liberal MP first foreign politician to enter Somalia and meet with Transitional Federal Government Posted to the Web Aug 08, 11:12 NAIROBI, KENYA, Aug. 7 /CNW Telbec/ - On Saturday, August 6th, Liberal MP Borys Wrzesnewskyj (Etobicoke Centre) became the first foreign politician to meet with the President, Prime Minister and Cabinet of Somalia's Transitional Federal Government (TFG), at its temporary seat of power in the Shabelle region of Somalia -- 90 km outside of the yet to be secured capital of Mogadishu. Following two days of meetings with President Abdullahi Yussef Ahmed, Prime Minister Ali Mohamed Geedi, Cabinet Ministers and Members of Parliament, Wrzesnewskyj travelled back to Nairobi, Kenya, by small private aircraft, from where he shared these observations by telephone: "It is heart wrenching to see the conditions in which the people of this failed state live. We all know that there are no government schools or hospitals, but I was shocked that there are no roads and that few brick or mortar buildings remain habitable. Somali Parliamentarians are living and working nine per room in an old schoolhouse. Cabinet Ministers are running a nation out of 400 square foot rooms with three tables and chairs per room. I met with the President and Prime Minister in their heavily guarded compound in Jowhar City and notwithstanding the devastation all around, I was optimistic about the future of the Somali people and their state upon seeing the dedication and skill of the President, Prime Minister and their key advisors. They bring impressive qualifications and a great reserve of knowledge that will help to make this government succeed. Most heartening was that the Somali people are united -- every Somali I met on the streets was clear, they want this Transitional Federal Government to succeed - they feel it is their only hope to reclaim a future for their children and grandchildren. There was a time when Canada was at the forefront internationally in helping states at historic crossroads. In 1974-75, Canada was the first country to help Somalia during its draught. With the outbreak of civil war and anarchy in Somalia,Canada was among the first to accept Somali refugees and we now have the largest Somali diaspora in the world. We must build upon the legacy of Lester Pearson and Canada's reputation as peacekeeper and civil society builder and we must give substance to the special relationship that we have with the Somali people." Wrzesnewskyj will hold a press conference in Nairobi on Monday, August 8, 2005 at 1:00 pm local time, to share his observations of the situation on the ground in Somalia. The location of the press conference is to be confirmed, however the Toronto area MP will be available for telephone interviews. For further information: Borys Wrzesnewskyj, MP (in Nairobi), (613) 853-9001; Betty Pavelich-Sirois, (613) 947-5000 or (613) 863-3136
-
Jowhar: UN to relocate office from Nairobi + Pirates to release Ship
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Hay'adaha Beesha Caalamaka ee ka Hawlgali doona Caasumada ku meel gaarka ah ee Soomaaliya Jawhar ayaa la shaaciyay, iyaga oo la shaagay in ay dhawaan ka furan doonaan xafiisyadooda Magaalada Jawhar Posted by : webmaster on Sunday, August 07, 2005 - 09:15 AM Warar aan si hoose ku helnay ayaa sheegaya in Qaramada Midoobay xafiiisyadii ka furnaa magaalada Nairoobi loo soo wareejin doono caasimada KMG-ah ee Soomaaliya magaalada Jowhar,maadaama inta badan xubnaha dawladu ay ku sugan yihiin. Xafiiska ugu horeeyo oo loo soo rari doono caasimada KMG-ah ayaa lagu sheegay xafiiska siyaasada ee Soomaaliya ee loogu magac daray UNIPOS. Dhinaca kale xafiiskii UNDP uu madaxda ka ahaa Maxwel Gaylard ayaa la qorsheynayaa in isna ,loo soo rari doono magaalada Jowhar mustaqbalka dhaw si, uu halkaasi ooga fuliyo hawlihii gargaarka iyo mushaarbixinta dhamaan hey.adaha Dawlada. Soo guurida Hey,adahan caasimada KMG-ah ayaa noqoneysa mid u sahasha Beesha Caalamka in ay ka hawlgalaan gudaha Soomaaliya. Xuseen Yaasiin Gode-Gode godegode_6@hotmail.com Idamaale News -
Jowhar: UN to relocate office from Nairobi + Pirates to release Ship
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Somali pirates to release WFP ship, hostages Posted to the Web Aug 06, 17:27 By Andrew Cawthorne NAIROBI, Aug 6 (Reuters) - Somali pirates holding 10 hostages for more than a month on a ship chartered by the U.N. World Food Programme to carry food aid have agreed to release the vessel and crew, the WFP said on Saturday. "An agreement has been reached for the release of the ship, crew and food in the next three days," WFP spokeswoman Rene McGuffin told Reuters in Nairobi. In the most high-profile of a recent spree of hijackings off lawless Somalia, the militiamen seized the MV Semlow on June 27 as it headed for the northern port of Bossaso carrying 850 tonnes of rice given by Japan and Germany for post-tsunami aid. Armed pirates use speed boats to attack ships in the area, and even targeted a laden oil tanker in one of nine incidents in recent weeks reported by the International Maritime Bureau. In the WFP case, the pirates initially demanded a $500,000 ransom for the eight Kenyan crew members, Sri Lankan captain and Tanzanian engineer.They then reduced that to demand the rice. WFP said agreement was reached at a meeting on Friday in Jowhar -- the seat of the new Somali government -- between diplomats, local leaders and WFP country director Robert Hauser. "We are tremendously grateful to the Somali Transitional Federal Government and the Kenyan ambassador for their combined efforts to ensure that the vessel, the food, and most importantly the ten-member crew who have suffered greatly during this ordeal will be released unconditionally," Hauser said. -
Qaramada Midoobay oo Xafiisyo ka furanaysa Caasimada KMG-ah ee Magaalada Jowhar. Posted to the Web Aug 07, 16:30 Nairobi:-Warar aan kahaleyno magaalada Caasimada ah ee Narobi, ayaa sheegaya in Qaramada Midoobay xafiiisyadii uga furnaa Magaalada Nairobi loo soo wareejin doono caasimada KMG-ah ee Soomaaliya Magaalada Jowhar,maadaama inta badan xubnaha dawladu ay ku sugan yihiin. Xafiiska ugu horeeyo oo loo soo rari doono caasimada KMG-ah ee Jowhar ayaa lagu sheegay xafiiska siyaasada ee Soomaaliya ee loogu magac daray UNIPOS. Dhinaca kale Xafiiskii UNDP uu madaxa ka ahaa Maxwel Gaylard ayaa la qorsheynayaa in isna loo soo rari doono Magaalada Jowhar mustaqbalka dhaw, si uu halkaasi uga fuliyo hawlihii gargaarka iyo mushaarbixinta dhamaan hey'adaha Dawlada. Soo guurida Hey'adahan ay ku doonayso inay Xafiiskeeda u soo wareejiso caasimada KMG-ah ee Jowhar ayaa noqoneysa mid u sahasha in ay ka hawlgalaan gudaha Soomaaliya. Xuseen Yaasiin Gode-Gode email:godegode_6@hotmail Puntlandpost.com
-
Interview with Minister of Land and Settlement [Moulid Macane]
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Xoogsade, your imperfect analysis once again rears its head. Mogadishu is the one and future capital, your bellicose statements can in no way hide the fact that the place is much troubled from 1991 on wards it has deteriorated into a third rate ghetto with no police, security a closed sea and air port and much scars running through its districts. Yet you mistake the program of restring it as an “invasionâ€. The government is working on a plan to give the city back to its people. nd diminish the power of the warlords and scrap merchants.. You on the other hand are working on maintaining the status quo at worse an appeaser at best an apologist to the current status. In a sense you remind me of Shariff Xasan, much talk and no plan of action. Your lack of understanding of the situation is clearly shown when you suggest there is a difference between Mogadishu and Jowhar. How so? The President is in Jowhar a town with a simmilar clan demographic make up to Mogadishu. Wouldn’t his “aggression†and policy of clan invasion begin with Jowhar? You need to back up facts with your statements. “Don't you guys, as A/Y supporters, present A/Y as infallible man whose utterances and polIcies are unquestionable Amusing but again untrue, A/Y is no super man nor is he always right nor do I or others agree with all his policies. Its also important to note that I did not elect him nor did my clans 61 MP’s elected him, it was a cross clan support that he gained, in which he managed to beat, Abdiqasin, Cadow and others as you witnessed. The PM , most of the ministers and even the new capital are not strong hold of his or my clan. “Have I ever said I have more right to Mogadishu?†I don’t even need to answer tha, you seem to pose questions which you answer in the same sentence, brilliant. ………………………………………………………….. “Of course, it goes without saying that I don't have any hostile intensions towards the town and its people. Can you say the same about yourself?†Its funny the way you slyly suggest I have some evil intentions on Mogadishu while you have only its best interest at heart, yet you belive it belong to us all. Marvelous delusions brother. Mr Soothsayer, the program of pacification, normalisation will continue, if you hide behind religion, clan or even fictitious history. No one is planning to invade the capital least of all the President, yet no one should delude themselves that there will be peace without Justice. Mogadishu will thrive once again once issues like security, law and order and property rights are addressed. -
Interview with Minister of Land and Settlement [Moulid Macane]
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Truth hurts the one who hides behind a cloak of lies... this post is about an interview with the minister of land and resettlement and your comments are as follows… “I mean, some of them pray at the mosque five times and have read religious books, yet they are very supportive of A/Y invading if he could(which he can't) Mogadishu where it is guaranteed people will die†Why invade Mogadishu? Is it a foreign land or is it not the capital of Somalia. Once again you deploy the siege mentality and sowing the seeds of division.. “In any case, they will have to contend with the majority who own their own homes and live as decent muslims and who want their blood, nasabad and kinsmen respected and not threatened by Another criminal†Simple while the majority own their own homes they will defend their minority kinsmen, blood and dignity even though these might not own their won homes. Very clever indeed the government are criminal tribilist who want to invade the good Muslims……. Stop the nonsence Somali's are one tribe and the people of Mogadishu dont need to be sold these warlord lies.. To you anyone who wants his property back must be trying to invade the good people of Mogadishu. You the “Somali†non tribalism goes on further by lumping people together…. “ the answer is simple, the people you are reasoning with know only one criminal, the one who hails from the tribe they don't belong to.†Brother you don’t even have to go far, this post alone highlights your duplicitous personality and your lack reasoning.. “ the best way for them to get what they want is to support the right way, the islamic way of peace and reconciliation†Very nicely put wonderful indeed.. Then a couple of post later you address me as……………… “without a doubt, a man without faith whose God is A/Y and his tribe. †Disturbing and un-islamic to label address a Muslim so.. Yet its the symptoms of "clanists" that they get so angry they see their Somali' kinsmen as "Invaders" label them as "others" and justify the very things that are non islamic.. Let me finish with this simple truth, Mogadishu belongs to all and you Xoogsade do not have more right than anyone else least of all the Duke… -
Interview with Minister of Land and Settlement [Moulid Macane]
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^ Your misplaced anger seesm to answer the questions put. Also my old friend dont commit a sin by making silly utterences. What happened in the civil war is terrible and without justice there will be no peace thats why even the victimisers does not get anything out of keeping looted properties, their prayers and their worldy efforts will amound to nothing. Again you need to clam yourself, and you calling anyone tribilist is like the "pot calling the kettle black" -
Wafdi ka kooban afar xubnood oo ka socda jaaliyada soomaaliyeed iyo barlamaanka dalka Canada oo Jowhar soo gaaray Wafdi ka socta barlamaanka wadanka kanada iyo jaaliyada soomaaliyeed ee wadankaas ayaa maanta soo gaaray magaalada Jowhar oo ah xarunta kmg ah ee dowladda, wafdigan oo ka kooban afar xubnood ayaa waxaa hogaaminyay xildhibaan ka tirsan barlamaanka wadanka kanada oo lagu magacaabo Mr. Borys. Wafdigana ayaa la sheegay ujeedad socdaalkooda in ay tahay u kuur gelida xaalada dalka iyadoo la sheegay in ay kulamo la qaadan doonaan xubno ka tirsan dowladda, wafdiga ayaa waxey socdaal ku tageen qeybo badan oo ka mid ah magaalada Jowhar iyo dhismayaalka dhowaantan laga hirgeliyay magalaada Jowhar. Axmad Cali Yoonis oo ka mid ah jaaliyada soomaaliyeed ee wadanka kanada ayaa sheegay in ay socdaalkooda uu yahay u kuur gelida dalka iyo dib u dhiska dalka isagoo intaa raaciyay in ay qeyb ka qadaan doonaa horumarinta waxbarashada, caafimaadka iyo arimaha bulshada. C/casiis Xasan Max’ed (GOLF) googooye16@hotmail.com Jowhar Midnimo Nuuradin Macalin Mukhtaar (Diinow) nuradin007@hotmail.com Xafiiska Midnimo ee Muqdisho Soomaaliya Midnimo Information Center wararka@midnimo.com
-
Wafid ka socday Dowlada Kanada oo maanta soo Gaaray Magaalada Jowhar ee Xarunta Dowlada KFS. Wafdi uu hogaaminayo Xildhibaan iyo qaar ka mid ah jaaliyada Soomaaliyeed ee ku nool Dalka Kanada ayaa Maanta ka soo degay garoonka diyuuradaha ee Magaalda Jowhar. Wafdigani oo uu hogaaminayo Xildhibaan Borys oo kamid ah Golaha Barlamaanka ee Xukumada Kanada ayaa ujeedada socdaalkooda lagu sheegay sidii Doowlada kanada ay uga qeyb qaadanlahayd dib udhuska Waddanka burbursan ee Soomaaliya. Mid kamid ah wafdiga oo lagu Magacaabo Axmed cali Yuusuf Dhabar Yare) oo hadal yar isiiyey ayaa tibaaxay in ay la kulmi doonaan Madaxweynaha iyo Raysul wasaaraha ka dibna ay saxaafada war siin doonaan. Horjoogaha wafdigani oo lagu magaacabo Mr Borys ayaa waxaa soo doortay inta badan jaaliyada Soomaaliyeed ee waddanka Kanada si uu uga qeyb galo Dib udhiska Dalka. Wafdigaani aya waxaa ka mid ahaa Axmed Cali Yuusuf (Dhabar Yare), C/Shakuur Cilmi, Sheekh Aadan Ciise Iyo Maxamed Ibraahim Culusoow. Manta ayaa lagu wadaa xarumta madaxtooyada in ay kula kulmaan Raisul wasaaraha iyo Madaxweeynaha iyagoona maalinta Birrito ah lagu wado in ay dib ugu laabtaan magaalada Nairopi ee Xarunta dalka Kenya . Wafdigaani ayaa socod kusoo maray daafaha magaalada ayadoo aanan la socon wax istaaf ama ilaalo ah marka laga reebo wasiiro dhowr ah oo soo kala baraayey magaalada, wafdigaani oo u badan Jaaliyada Soomaliyeed ayaa lagu tilmaami karaa mid wadiniyad ah waxa ay usoo bareereen ineey dalkooda wax u qabtaan maadaama ay maanta soo gaareen Dalka Somalia gaar ahaan magaalada Jowhar waa guul usoo hoyatay jaaliyada Soomaliyeed gaar ahaan dadka ay matalaan ee dalka kanada waxaana leeyahay waxaad tihiin wafdigii ugu horeeyey ee soo booqda Xarunta KMG ee dowlada, waxaana ay mudan yihiin in lagu dayan doono iyadoo waliba wafdi kastaa oo Jaaliyadaha Soomaalida ee dibada ku nool lasoo dhaweeyn doono. Warar ah oo kusoo kordhana waan idoon soo qori doonaa hadii uu ILAAH yiraahdo.
-
Olol, brother it is sad that people are actually attacking you for your views. I am touched by your plight and I hope admin finds the culprit and punishes him accordingly. You have shown great courage in the way you came out. I applaud your bravery and hope that others take your example and dont hide in shame. To the bullies in SOL, I would like to send a clear message that we the posters in the "Politics" section will never tolerate such vermen. Everyone has a right to his/her opinion and we must respect that.. Olol, again my heart goes out to you old boy
-
^^^^ indeed .. He does criticise everyone from Puntland, Presidet Yusuf and now the reality in Mogadishu..