
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Warlords ignore Sharif Xasan + Salax lobbying Arab support for TFG
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Madaxweyne Saalax oo ku hawlan sidii ay J/Carabtu ay taagero dhaqaale ugu fidin lahayd Soomaliya San'a:- Sida ay ku warrantay wakaalada wararka Yemen ee SABA. Madaxweynaha dalka Yemen Cali Cabdala Saalax ayaa waxa uu ku hawlan yahay sidii ay Jaamaaca Carabtu ay uga qayb qaadan lahayd dadaalada horay loogu riixayo heshiiski dib u heshined ee Soomaliya. Iyada oo laga ambaqadayo qodobadii ay Madaxweyne Yusuf iyo Gudoomiye Sharif ay qalin ka ku duugeen heshiiski Cadan. Masuul ka tirsan xukumada Yemen ayaa u sheegay SABA in Jamhuuriyada dalka Yemen ay ka codsatay dalalka Carbeed in ay bixiyaan ballan qaadyadii dhaqaale ee ay Somaliya ugu ballan qaadeen shir madaxeedki Carbeed ee Aljeeriya. Waxana uu sheegay in la doonayo in deeqaha dhaqaale ee Carabtu ay bixinayso si toos ah loogu dhiibo xukuumada Soomaliya, iyada oo ay J /Carabtu ka ciyaarasyo kaalinta isku dabaridka deeqahan. Waxana uu sheegay in codsigan ay xukumada Yemen ay carabta u sii marsiiyay xoghaya guud ee Jaamacada Carabta. Waxana uu masuulkani intaa raaciyay in xukuumada Yemeni ay bixisay ballanqaadyadii dhaqaale ee ay Somaliya ugu yaboohday shir madaxeedkii Carbeed taas oo qayb ka ah daadalada ku jihaysan dib u dhiska Somaliya, dib u soo celinta hay'adihii asaasiga ee dawlada iyo xasilooni ku soo dabaalida Soomaliya iyo guud ahaanba Geeska Afrika. -
Kulankii uu ku baaqay Guddoomiyaha baarlamaanka oo aysan ka soo qaybgelin Wasiirrada Hubeysan Posted to the Web Jan 18, 14:40 Muqdisho (PP) – Kulan maanta ay ku yeesheen xubnaha labada gole ee Muqdisho ku sugan uuna shir guddoominayay Guddoomiyaha Baaramaanka Federaalka Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaanay ka soo qaybgalin wasiirrada hubeysan. Kulankaan ayaa ahaa mid uu ku faafaahinayay guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Shariif Xasan safarradii uu ku soo kala bixiyay dalalka Masar, Kenya, Dubai iyo Yemen oo ay ku kulmeen Madaxweynaha Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed iyo Guddoomiye Shariif Xasan ayna ku gaareen heshiis ka koobnaa shan qodob. Guddoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xasan ayaa ugu baaqay shalay markii uu soo gaaray Muqdisho in xubnaha labada gole ee Muqdisho ku sugan ay isugu yimaadaan kulan uu ku faafaahinayo heshiiskii isaga iyo Madaxweyne Yuusuf ku dhex maray dalka Yemen, waxaase ka yaabisay kaddib markii ay soo xaadiri waayeen wasiiradda hubeysan. Kulankii maanta ayaa markii la furay waxaa warbixin uu guddoomiye Shariif Xasan uu warbixin uga dhageystay Afhayeenka labada gole ee Muqdisho Mudane Cumar Xaashi Aadan oo ahaa ku simaha guddoomiyaha Baarlamaanka, waxaana warbixintaas uu ku faafhaafiyay wixii is baddalay intii guddoomiyaha uu dibadda dalka uga maqnaa. Intaas kaddib ayaa waxaa hadalkii qaatay Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan oo sheegay inuu magaalada Qaahira kaga qaybgalay kulankii Baarlamaannada dalalka Carabta, sidoo kalena uu kaga qaybgalay Imaaradda Dubia ee dalka Imaaraadka Carabta aaskii Amiirkii dhawaan dhintay ee Imaaraddaas iyo isagoo sheegay in Yemen uu u tagay sidii uu heshiis ula soo saxiixan lahaa Madaxweynaha Soomaaliya. Shariif Xasan oo faahfaahin dheeri ah uga bixiyay xildhibaannada Muqdisho ayaa ku tilmaamay heshiiskaas inuu ahaa mid lagu doonayo in lagu dhameeyo khilaafaadka u dhexeeya dowladda Federaalka Soomaaliya isla markaana ay dowladdu hal meel ku shaqeyso. Xildhibaannadii maanta ka soo qaybgalay kulankaas ayaa si weyn ugu qancay sida uu guddoomiye Shariif Xasan Sheekh Aadan u qeexay heshiiskii uu Madaxweynaha Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed kula soo yeeshay Magaalada Cadan ee Dalka Yemen, isagoo sheegay in kulan kale oo looga hadlayo halka lagu qabanayo kulanka baarlamaanka ay isugu imaan doonaan Maalinta Sabtida ah ee soo socota haddii ALLE idmo. Maxamed Xuseen Jimcaale (Jantiile) Wakiilka Puntlandpost – Mogadishu – Somalia
-
Ayoub & Xarago, For me the restoration of the nation has always been paramount. This does not mean that I would overlook the actions of the TFG in every instance. It is bloated, cumbersome and the leaders are making daft moves on a regular basis. The Aden accord has been positive, the actions of the police chief have been good, the courting of the international community, maintaining the support of IGAD countries while simultaneously building good relations with the Arab world I have welcomed. This has made the aspirations of the secessionist what it is a puff of smoke. Yet why should supporters not criticise? Why should the Duke and other pro TFG persons keep quite all the time, surely keeping hush does not help the government? We remember the military regime, how much good did singing in unison achieve? Xoogsade, you are right I have an ulterior motive to want a functioning government. Indeed my wish has always been to return from this exile. My support is at 100% but it is the process and the country and not any individual which I support.
-
Yemeni Landmark Deal: The Beginning of the End of Somalia's Warlords
General Duke replied to SOO MAAL's topic in Politics
Its too early to jump, but good never the less. -
Am afraid, one could not say the same for the loopy, loony lot in the Diaspora. Thats a nice line brother Samurai, even though I find it a tad simplistic and unfair as a general description to individuals in this thread.
-
Pres Yusuf, Speaker Sharif PM Geedi in Nairobi
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Shariifka iyo Geeddi oo soo dhoweeyay Madaxweynaha Fadhigii Yemen ee Madaxweynaha iyo Guddoomiyaha Khilaafkii u dhexeeyay mas'uuliyiinta sare ee dowladda Soomaaliya ayaa u muuqda in uu meesha ka baxay tan iyo markii magaalada Cadan lagu saxiixay heshiis Madaxweynaha iyo Guddoomiyaha baaralamaanka u dhexeeya. Gegida dayuuradaha ee magaalada Nairobi ayaa Madaxweynaha KMG-ka ah ee Soomaaliya, Cabdullaahi Yusuf Axmed, waxaa wadajir ugu soo dhoweeyay Guddoomiyaha Baaralamaanka Shariif Xasan iyo Raiisal Wasaare Cali Maxamed Geeddi. Ka dibna saddexda mas'uul waxay wadajir kulan gaaban ugu yeesheen guriga Madaxweynaha Soomaaliya ee magaalada Nairobi. Isu soo dhowaashahan ka muuqda hoggaanka sare ee dowladda ayaa ah tallaabo aad u weyn oo aan la fili karin ka hor heshiiskii magaalada Cadan ee dalka Yemen lagu gaaray. Waa markii ugu horresay ee ay saddexda mas'uul ee dowladda Soomaaliya ugu sarreeyaa ay wadajir u kulmeen tan iyo billowii 2005 markii ay ku kala xanaaqeen Nairobi. Tan iyo berigaas waxay ku guul darreysteen in ay isku arkaan dalka gudihiisa. Hadda oo ay mar kale wadajir u kulmeen magaaladii awalba lagu soo dhisay, heshiis dhowaan la saxiixayna uu jiray, rajadu waxay tahay in saddexda mas'uul ay gacnaha ay is qabsadaan oo ay hore u tallaabsadaan. Heshiiskii ay Madaxweynaha iyo Guddoomiyuhu ku gaareen magaalada Cadan, Yemen, waxaa uu ahaa in ay baarlamaanka fariisiyaan 30 maalmood gudahood. Maanta oo 10 maalmood laga joogo markii ay heshiiskaa saxiixdeen, labadooda midna dalka weli kuma laaban. Wakhtigu waa is gurayaa! Si kastaba ha ahaatee, Madaxweynaha oo soo maray Addis Ababa iyo Guddoomiyaha oo Dubai ku soo hakaday waxaa hor yaalla hawl culus. 30-kii maalmood 20 ayaa hartay - Weli lama shaacin magaalada baarlamaanku ku kulmi doono. -
Wararkii Ugu Dambeeyey Iyo Magaalada Kismaayo Waxaa wixii ka dambeeyay salaaddii duhurnimo waxaa magaalada laga maqlayay rasaasta noocyadeeda kale duduwan oo ka dhacayey gudaha magaalada Kismaayo gaar ahaan xaafadda Calanleey. Waxaa sidoo kale si buuxda u soo qaxay dhammaan shacabkii degganaa xaafaddaas Calanleey oo ka baqaya in isku dhaca dagaal uu saameeyo noloshooda. Waxaa dhanka kale istaagay gaadiidkii dadweynaha iyo ganacsigii guud ee suuqyada Imbaradooriya iyo suuq yare oo iyagu ku dhowdhow aagga qasan. Illaa iminkana in kasta oo u soo socdo dagaal teel teel ah ah,waxana meesha ka baxday xal raadintii guud ee ay wadeen niman odyaal ah dhowrka bilood ee la soo dhaafay. Dadweynaha ayaa iyaguna anfariirsan isla markaasna u soo guuraya dhinaca xaafadaha kale ee magaalada sida xaafadda Guulwade iyo xaafadaha kale. Waxii kale oo soo kordha halkan ayaanu idinkale socodsiin doonaa goor dhow. Gedonet News Desk Kismaayo
-
Xiisad Colaadeed oo ka taagan Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose Posted to the Web Jan 15, 13:44 Kismaayo (PP) – Warar dhawaan naga soo gaaray magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in magaaladaas ay ka taagan tahay xiisad colaadeed oo laga cabsi qabo inay isku rogto dagaal gacan ka hadal ah oo u dhexeysa maamulka dooxda Jubbooyinka. Wararkaan ayaa sheegaya in xiisaddaan ay ka dhex taagan tahay Malleeshiyooyin kala taageersan wasiirka dib u dhiska iyo dib u dajinta dowladda Federaalka Soomaaliya isla markaana ah guddoomiyaha isbahaysiga Dooxda Jubba Barre Aadan Shire (Barre Hiiraale) iyo kuwo kale oo taageersan Col. Cabdi Cigaal oo ay horay isugu dhaceen Barre Hiiraale, waxaana la sheegay in xiisaddu ay tahay mid cirka isku sii shareeraysa lagana yaabo inay keento dagaal lagu hoobto. Dadka ganacsiga ku haysta Magaalada Kismaayo gudahdeeda ayaa la sheegayaa inay xareysteen ganacsigooda isla markaana ay ay ciidammo aad u xoog badan ilaalo ka hayaan shirkadaha ku yaalla gudaha Magaalada Kismaayo, waxaana waddooyinka magaalada jooga sida wararku sheegayaan maleeshiyooyin aad u xoog badan oo kala taageersan labada mas’uul ee horay uu khilaafku u dhex maray, waxaana wararka ay Puntlandpost ka helayso halkaas ay sheegayaan inay suurogal tahay inay dagaallo ka dhex dillaacaan labadaas mas’uul. Col. Barre Hiiraale iyo Col. Cabdi Cigaal ayaa ka soo wada jeeda beesha ********* oo iyadu qayb ka ah isbahaysiga haysta Gobollada Jubbooyinka, waxaana isku dhaca labadan mas’uul uu sababay kal hor in gurigiisa lagu weeraro Col. Cabdi Cigaal kaddib markii uu warbaahinta siiyay war sheegaya in Kismaayo aan lagu qaban Karin wax shir ah oo ay yeelanayso Dowladda Federaalka Soomaaliya, waxaana taasi ay keentay inuu ka caroodo warkaas Col. Barre Hiiraale. Goobjoogayaal ku sugan magaalada Kismaayo ayaa u sheegay PUntlnadpost in waddooyinka magaalada Kismaayo ay yihiin kuwo cakiran isla markaana la ciirciiraya Malleeshiyooyin aad u hubeysan iyo gawaarida Tiknida ah oo isdaba yaacaya magaalada gudahadeeda, waxaana goobjoogayaashaas ay sheegeen in saadaashu ay u eg-tahay mid dagaal; iyagoo sheegay in dagaal ka dhaca magaalada Kismaayo gudaheeda uu geysan karo khasaarooyin aad u fara badan. Maxamed Xuseen Jimcaale (Jantiile) Wakiilka Puntlandpost – Mogadishu – Somalia
-
President, PM & Speaker all in the same venue.
-
^^^ Xiin, the Adaen agreement as you know I welcome, however that has nothing to do with my criticism which is based on the workings of the government, the attitude of the leaders and their priorities. I support the restoration of governnace to my state. However one must voice the concern he or she has. My concern is the shady business dealing, Top Cat. The lack of leadership or coherent plan on the severe drought. The incompetence of the officials starting with the PM, and other ministers. My point is not that things will change over night, the 15 year of war cannot be used as an excuse by our leaders for their basic inability to govern.
-
Edna Aden Ismail and her terrorist threats against Sool
General Duke replied to Taleexi's topic in Politics
My oh my, the orphans of HRM Queen EII, are still day dreaming. First of all as a unionist and a lover of Somaliweyn, I am glad that few silly secesionist rely on the like NSS Stoog Riyaale and the confused Ms Adna as their leaders. Adna does not hide her self loathing and clan extremism, her daily threats on SOL reminds me of Ayoub Shiekh's 30,000 well trained army still heading towards Las Anod. Every year since 1994 was the Year of recognition the year of deliverence. Have all of us forgoten the famous monty pathon moment when Riyaale visited London? Sayid Mohamed was bombed by the British, thats the way with colonials and freedom fighters. The fact is Sayid Mohamed will be remmebered for ever. I dare say who remmebers the spineless serfs who were protected by the British up in North West Somalia? -
A new ****** but deadly feud erupts in Mogadishu
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Maleeshiyada Bashiir Raage oo La Wareegay Gacan ku haynta degaanka Galgalato Goobihii dagaalka ka dhacay Waqooyiga Magaalada Muqdisho ayaa guud ahaan waxaa la wareegay Maleeshiyada Ganacsade Bashiir Raage kadib markii loo awood sheegtay Maleeshiyadii Ganacsade Abuukar Cumar Caddan. Sidoo kale dagaalka ayaa looga qabsaday Ganacsade Abuukar Cumar Caddan 3 Baabuur oo kuwa dagaalka ah sida ay ii sheegeen ilo muhiim ah oo ka tirsan Ganacsatada Dekedda Ceel Macaan. Dagaalka ayaa waxaa uu salka ku hayay dhul ku yaalo degaanka galgalato ee duleedka Waqooyiga Magaalada Muqdisho, kaas oo Labada ninba lahaanshihiisa sheegteen. Ilaa iyo hadda waanwaan buuxda oo ay wadaan waxgaradka Beesha Mudullood ayaa jirin,iyadoo dagaalku istiisa u istaagay. Dhamaan waxaa istaagay dhaq dhaqaaqyadii iyo baaburtii ka shaqeyn jirtay labada dekadood ee aagaas ku yaalay ilaa hadana lama ogo waqtiga ay furmayaan. Dr, Xuseen Xaaji Bood iyo Wasiirka Ganacsiga Dowladda Federaalka Xaaji Muuse Suudi ayaa ka hadlay arrinta dagaalka waxayna ugu baaqeeen Labada dhinaca inay dagaalka joojiyaan. Nuuradin Macalin Mukhtaar (Dinow) nuradin007@hotmail.com Xafiiska Midnimo ee Muqdisho Soomaaliya Midnimo Information Center wararka@midnimo.com -
We have heard of Yalaxow, Qaynyare, Osman Ato, Yusuf Inda Cade now add two new comers to the ****** list. Abukar Cadani and Mr Bashir Rage who where at times partners in business and allies. These men are now battling over something. Maybe its just their overblown ego or the port of Ceel Macane. ****** need to stop taking the lives of these young fighters and innocent civilians. Dagaal la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan ayaa waxaa uu ka socdaa duleedka Waqooyiga Bari ee Magaalada Muqdisho Dagaal culus oo hubka kala duwan la isku adeegsaday ayaa salaadii Jimcaha ka hor waxaa uu ka bilaabaday duleedka Waqooyi bari ee magaalada Muqdisho. Dagaalkan oo u dhaxeeyo sida ay sheegayan wararka ka imaanaya goobaha dagaalka ka dhacaya Labo maleeshiyo oo kala taageersan Ganacsade Bashiir Raage iyo Ganacsadaha kale ee Maamula Dekedda Ceel Macaan Xaaji Abuukar Cumar Caddan, in kastoo weli war rasmi ah ka soo bixin cidda si rasmi ah dagaalka ugu lug leh. Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya dagaalka wararka qaar ayaa waxay sheegayan inuu dagaalka ku bilaabaday Dhul , hase ahaate warar kale ayaa waxay sheegayan inuu yahay arrimo Labada dhinaca u gaar ah gaar ahaan arrimo Ganacsi. Dagaalka ayaa waxaa uu ka dhacaya halka loo yaqaano Galgalato oo ku taala marka laga soo tago Garoonka Diyaaradaha ee Cisalay una soo socota Magaalada muqdisho, halkaas oo Labo Maleeshiyo oo ilaalisa Dekedaha Ceel Macaan iyo Ceel Cade. In kastoo dagaalka weli uu socda haddana ilaa iyo hadda wax war ah oo ku saabsan khaasaraha dagaalka ma aanu helin wixii war ah oo soo kurdhana wararkeeni dambe ayaa kala socon doontaan. Nuuradin Macalin Mukhtaar (Dinow) nuradin007@hotmail.com Xafiiska Midnimo ee Muqdisho Soomaaliya Midnimo Information Center wararka@midnimo.com
-
It took millions of US dollars and more than three years to create this Frankenstein. It took the prayers and the hope of a whole nation, a year on what do we have? We have absolute disaster, a shambles an uncoordinated bloated entity with the single aim of raising funds for self enrichment. Somalia has become a haven, not for terrorists but for corrupt individuals and officials outdoing each for who will gain the quick buck. This TFG, has no priorities what so ever, it signs contracts with shady organisations for $Millions without being able to pay its MP’s or security personnel. The President spends another Eid in a foreign country. The PM instead of leading efforts on the severest drought in years instead leads a delegation to Nairobi for ever more talks. The JNA, (Joint Needs Assessment) or Minister Juriles child is another big joke another attempt at prolonging our collective agony. There is a real lack of vision & ideas coming from the 275 MP’s. There is a major drought in Gedo and much of the south. Deadly renewd clashes in Mudug, and a new feud in NORTH Mogadishu between business men Abukar Cadani & ashir Rage both allied to the PM. No action has been taken so far, no plan formulated. Yusuf, Geedi are neglecting the people. This is the greatest crime that any leadership can make. If these men do not take corrective measure soon, then alas TFG will soon join the TNG’s before it in the dark abyss of shame.
-
Olol, my dear boy. Are you new to Toogane words? If you enjoyd that one you surely wil love his earlier work. There is one about Yalaxow, it should go down well with you.
-
Sky, a good and very informative post. I heard about this incident through the media and it does amaze me that, a private millitia can challange the police in Bossaso. No one should be above the law. Ina Taar or a simple layman should be treated the same. One should never tolerate such things. As for the corruption and nepotism these are the greatest danger to the cohesion of the Somali people. Puntland has of late been trying to come to terms with this. Abdullahi and Cade do seem alike. Again thanks for the thread..
-
US 'heartened' by Somali political agreement Posted to the Web Jan 09, 06:16 NAIROBI (Reuters) - The United States welcomed on Monday an agreement by Somalia's leaders to try and end a rift in the anarchic African nation it failed to pacify in the 1990s. Raising hopes of an end to a feud that has paralyzed the 14th attempt to restore government in Somalia since 1991, factions led by Somalia's president and parliament speaker agreed last week to convene the legislature within 30 days. If that happens, it would be a first for the fledgling Somali government since returning home in mid-2005 after formation in the relative security of neighboring Kenya. "We are heartened by their commitment to turn a new page in Somalia's political life, to respect the Somali Transitional Federal Charter, and to convene the Parliament in regular session within 30 days, as expressed in their joint declaration," the U.S. State Department said. The U.S. statement, released in Nairobi, also urged all Somali ministers, legislators, civil society, business and religious leaders to support the accord. The agreement was reached at talks in Yemen between President Abdullahi Yusuf and speaker Sharif Hassan Sheikh Adan. The split between the president's and speaker's factions has hindered the government's attempt to impose any authority on the Horn of Africa nation which has been run by warlords since the ousting of former dictator Mohamed Siad Barre in 1991. The United States sent troops into Somalia in 1992 ahead of a U.N. force intended to restore order and open aid channels. But they left in 1994 after encountering tough resistance from local warlords. That included a 1993 clash which killed 18 U.S. soldiers and was depicted in the film "Black Hawk Down." Diplomats and analysts say that while the Yusuf-Hassan contact in Yemen was encouraging, the proof of their agreement will be if parliament actually meets. Fears among Somali factions that the government may be dissolved or key figures removed at the meeting may hamper its chances, they said. The contentious issue of where to locate the government -- Yusuf's faction is in the provincial city of Jowhar while Hassan's is in the capital Mogadishu -- is also unresolved. Source: Reuters, 09 January 2006 U *** saaxiibkaa
-
Xamar oo Laga Qabanqaabinayo Banaanbax ka dhan ah Muuse Suudi iyo Maxamed Qanyare.. Dadweynaha ku nool Degmada Kaaraan ee Gobalka Banaadir ayaa waxa ay qaban-qaabo ugu jiraan banaanbax balaaran oo ay uga soo horjeedaan Max’ed Qanyare Afrax iyo Muuse Suudi oo iyagu si dabacsanaan ah uga hadlay heshiiskii dhexmaray Madaxweyne C/llaahi Yuusuf iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xasan Shiikh Aadan iyo sida ay uga hor yimaadeen maamul u sameynta Gobalka Banaadir, waxaana banaanbaxaan la filayaa in ay ka qaybqaataan qaybaha kala duwan ee bulshada, waana markii ugu horeysay oo banaanbaxyo ka dhan ah hogaamiyaasha hubeysan uu ka dhaco Gobalka Banaadir, waxaana isa soo taraya dhaceybka ay dadweynaha u qabaan hogaamiyaashaasi oo mudo 15-sano ah hor taagnaa shacabka Soomaaliyeed iyo in dalku uu helo Dowlad iyo nabad buuxda. Banaanbaxaan ayaa marka uu ka dhaco Degmada Kaaraan waxaa la filayaa in uu ku baaho dhamaan degmooyinka Gobalka Banaadir oo iyagu aad uga soo hor jeestay hogaamiyaasha hubeysan ee Gobalka Banaadir marka la fiiriyo maalmihii la soo dhaafay. Dhinaca kale dadweynaha Degmada Wardhiigley ayaa iyagu talaabo ku dayasho mudan sameeyay kaddib markii iyagoo isku duuban ay si wadajir ah uga hor tageen isbaaro kooxo maleeshiyo ah ay dhigteen Isgooska Aadan Cadde ee degmada Wardhiigley, waxaana arrintaani ku tusineysaa sida dadweynaha Soomaaliyeed ay ugu adkeysan la’ yihiin kooxaha Maleeshiyooyinka ah ee mar walba gacan siinaya kooxaha hubyesa ee ku sugan Gobalka Banaadir.
-
Madaxwaynaha DFKGS iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka oo yimid Magaalada Adis-Ababa , ugana sii gudbi doona dalka Suudaan. {Adis'ababa}07.01.06 Madaxwaynaha dawladda Soomaaliya Md: C/laahi Yuusuf Axmed iyo guddoomiyaha baarlamaanka ayaa saaka kasoo duulay magaalada Cadan ayagoo u soo duulay magaalada Adis Ababa ee dalka Itoobiya...... Wafdigan ayaa markii ay soo gaareen Itoobiya waxaa garoonka diyaaradaha ee Adis-Ababa kusoo dhaweeyay masuuliyiin ka tirsan wasaaradda arimaha dibadda dalka Itoobiya . Waxay kulamo la yeelan doonaan ilaa galinka danbe ee maanta raysulwasaaraha dalka Itoobiya Males Zanawi iyo xubno sar sare oo katirsan dawladda Itoobiya. Kulamadaasi kadib waxay wafdigu kulamo gaagaaban la qaadan doonaan Jaalliyadda Soomaalida ee kunoo dalka Itoobiya kuwaasoo ka mid ah jaalliyadaha ugu badan ee kunool dalalka dariska ah . Waa socdaalkii ugu horeeyay ee ay wada galaan madaxwaynaha dawladda Soomaaliya Md: C/llaahi Yuusuf Axmed iyo guddoomiyaha baarlamaanka sidii loo dhisay dawladda Soomaaliya. Wafdiga ayaa la filayaa inay u sii gudbaan magaalada Khartoum ee dalka Sudan halkaasi oo uu ka dhacayo shir ay leeyihiin madaxda dalalka Afrika. Farxaan Yasin Mire (ISQOOTAX) isqootax@hotmail.com
-
The strong man Sharon is no statesman and his motives have never been opaque - conquest by military means Karma Nabulsi Friday January 6, 2006 Everybody knows that Ariel Sharon had a dark past. For us Palestinians, for me as a Palestinian, he is our dark present. The entire destruction of the fabric of our civic and political society over the past five years has had the looming presence of Sharon at its black heart. That single moment when in the year 2000 Sharon went to the Haram al-Sharif (Temple Mount) to light the chaotic, atavistic fuse of his return to political power - the moment that sparked our revolt against everything that he represented, and which began his rise to power - that single moment was the essence of his persona, the uniquely ruthless, relentless dynamic of his role as conqueror. With the return of this man, we were lost, again, and one could not let his return be witnessed without an active daily resistance to it, and the fate he had in store for us. It was this single fact that mobilised me to work again in the political realm. Having lived in Beirut with my family and friends, and having worked, and fought, and stayed alive throughout the Israeli invasion of Lebanon that Sharon engineered in the spring and summer of 1982, I had no doubt what he had in store for us when he began his final climb back to power. And just so: in February of 2001, within three days of being elected prime minister, he was replaying across the West Bank and Gaza his dark arts, a mad echo of his practices of 20 years before in Lebanon: the assassination and destruction of the fighters, the local defence committees, the refugee camps. Women and children and young men killed, our buildings demolished, our institutional infrastructure, our records, our art, broken, gone. And, of course, our leadership encircled and besieged. If he destroyed our leader, he believed, he would destroy our collective aspirations for freedom and for an independent Palestine. His vision of our destiny was quite simply one of apocalyptic proportions, he was no politician, nor elder statesman. To us, he was always the classic military conqueror and adventurer - we never found him "controversial", nor his motives opaque. He never left us guessing. His practices, his aims, his intentions were made clear through his policies. Every Palestinian man, woman and child witnessed, lived, or died under that vision, and they each understood it well. But during the new war launched by Sharon against our people, the generation of 1982 that I was part of were more scattered, further flung to the four corners of the world, farther away from being able to do anything to help, even more powerless than before. So to those of us who had fought in those earlier battles and were still living, his return did something more cruel than simply bring back haunting reminders of those days, and of how many friends had died. It changed the look of what we did, our luck, our motives, how we had failed to stop him when we were younger. Sharon has shaped everything for us: young, or old, in exile, or at home in an Israeli prison under occupation. He is emblematic of our condition; worse than emblematic, it is his very fist we feel. To this day I have not been able to watch him on television, but must avert my eyes at the immense presence of this avatar - there is no one else who evokes this terrible reaction. I know this is shared by Palestinians everywhere, especially the survivors of the Sabra and Shatila massacres, for which, let us not forget, he was culpable, according even to an Israeli tribunal, the Kahane Commission. They recommended that he never be allowed to return to public office. To us, to me, his mission had always been thus: to kill our resistance, our organisations, our solidarity, our institutions, and above all our national liberation movement. He did not want us to have a national framework, his desire was to reduce us to small quarrelling groups and factions trapped under his prison rule, disorganised, disintegrated, or co-opted; he planned actively and provocatively (and carefully) to create such an impoverishment of our people's public and private life. This he did through the iron tools of military rule: assassination, imprisonment, violent military invasion. His fate for us was a Hobbesian vision of an anarchic society: truncated, violent, powerless, destroyed, cowed, ruled by disparate militias, gangs, religious ideologues and extremists, broken up into ethnic and religious tribalism, and co-opted collaborationists. Look to the Iraq of today: that is what he had in store for us, and he has nearly achieved it. His great skill was breaking ceasefires whenever he felt cornered to make a political concession towards peace, he sought to provoke an inevitable response, which could then be used to advance his military aims, and free his hands to expand settlements, expropriate land in Arab East Jerusalem and the West Bank. He never cared for Gaza, it was a military asset. Indeed he won internationally uncontested control of the West Bank (which was always his goal), by returning it. An empty gesture anyway: in practice it is still owned and run by Israel, but now turned into a tragedy of heartbreaking proportions, a destroyed place, corrupted beyond description by the devastation of Israel's terrible role there since 1967. We Palestinians saw how he well he understood the west, how far he could push it - he had an almost magical ability to measure how craven the response could be to his violations of common decency and international law, how much he could get away with. He would test, and test the limits of his actions, would he get a red light? Would the Americans stop him? I watched him at this, day after day, during the invasion of Lebanon in 1982, from besieged Beirut, which was in flames. Every time he would break the ceasefire, break his word to the Americans. We, on the other side of this equation, were waiting, hearts in mouths, for international protection, intervention, help of any kind not to be left at his mercy. How many times in these last years did he break the ceasefire in Gaza through a provocative assassination, an aerial assault, a military raid killing dozens of civilians to provoke Hamas to attack Israel? His pattern was set in stone, a stone around our necks. Two summers ago, I went back to Shatila Camp where I had lived and worked for so many years, the first time since 1982, and I have returned many times in the past two-and-a-half years. Twenty-three years ago we had been evacuated from the city, with the rest of the PLO, at the end of the siege of Beirut, and only two weeks before the massacres. But we only agreed to leave with international guarantees that the civilian refugee camps would be protected from the fascist Lebanese militias. Instead Sharon invaded Beirut (that he could not take while we were there), surrounded the refugee camps, and had his forces light up the night sky with flares, while the Lebanese militia did their work with knives and axes and guns, day after day. He let busloads of them in, no Palestinians allowed out. I have talked a lot about those days with old friends who survived the camps, exiles now living far away in snowy northern Europe. What it meant to have left under orders, what it meant to have been trapped behind. For the ones who had to stay behind when the fighters left, you see, already understood Sharon well. · Karma Nabulsi is a politics fellow at St Edmund Hall, Oxford and a former PLO representative
-
01/07/06- 07/1/06 Members of the federal parliament Mohamed Xabsade of Baidoa, welcomes agreement and states that his city will host the parliment meetingif asked. www.midnimo.com 07/1/06- The people of Bakool come out and celebrate the agreement in Adan. www.somaliweyn.com
-
Like MMA, pointed out there was nver any real disagreement. The issue was to criple the government by creating two competing factions, i.e. Jowhar & Mogadishu. This ploy was done intentionally, but with haphazard coordination by the people who would lose the most, i.e. warlords+ political personalities who lost in Nairobi. The greatest change has come out of the MP's who have realised that ulitmatley their interest lies with a functioning government and Parliment. The major change has come from the international community. Its a great chance, and one must forget the past conflict. On my part I salute the Sharif for his bravery.
-
As is obvious to anyone not committed to the party line, taking control of Iraq will enormously strengthen US power over global energy resources, a crucial lever of world control. Suppose that Iraq were to become sovereign and democratic. Imagine the policies it would be likely to pursue. The Shia population in the South, where much of Iraq’s oil is, would have a predominant influence. They would prefer friendly relations with Shia Iran. Chomsky is at it again.. Wonderful
-
Mogadishu Warlords say NO to peace governance..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Heshiiskii madaxweynaha & guddoomiyaha baarlamaanka oo helay taageero ballaaran Taageero kala duwan ayuu helay heshiiskii madaxweynaha & guddoomiyaha baarlamaanka ay ku gaareen Cadan, waxaana taageeradaasi ay ku muujiyeen shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan gudaha & dibedda sida ay ugu faraxsan yihiin in mar un la soo afjaro khilaafka xubnaha dowladda federaalka, iyadoo sidoo kalena ay soo dhoweeyeen heshiiskaasi beesha caalamka & Q/Midoobay oo ku tilmaamay heshiiskaasi in uu yahay mid taariikhi ah. Xubno uu ku jiro ra’isul wasaare Cali Max’ed Geeddi & xubno ka tirsan labada gole dowladda federaalka ayaa si weyn u soo dhoweeyey heshiiska labada gole, waxaana ay heshiiskaasi ku tilmaameen in uu yahay mid yididiilo xambaarsan, wax weyna ku soo kordhin doona in la soo afjaro khilaafka labada dhinac ee dowladda. Dhinaca kale, xubno ay ku jiraan wasiirada ganacsiga & amniga Muuse Suudi Yalaxow & Max’ed Qanyare Afrax ayaa sheegay in aysan soo dhoweyneyn isla markaana diideyn, ayna u baahan yihiin in faahfaahin dheeraad ah laga siiyo qodobada heshiiskaasi. Isku soo duub heshiiskaan ay gareen labada masuul ayaa waxaa siweyn u soo dhaweyey dhamaan beelaha dhibanayasha ah halka ay ka goos adeegsan tahay beelaha loga bartay in ay wax walbo oo ah samaan diidaan Cabdishakuur Cilmi Xasan,Dayniile,Muqdisho -
Mogadishu Warlords say NO to peace governance..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Hogaamiyayaasha Muqdisho ku Hubaysan oo aan Juuq ka odhan Heshiiska C/laahi Yuusuf iyo Shiriif Xasan {Muqdisho}06.01.06 Qaar ka mid ah xubnaha dowladda FS ee ku kala sugan magaalooyinka Muqdisho iyo Jowhar ayaa soo dhaweeyay heshiiska ay kala saxiixdeen Madaxweyne C/laahi Yuusuf iyo Gudoomiyaha Baarlamanka Shariif Xasan, iyadoo hogaamiyeyaasha hubeysan ee magaalada Muqdisho ay ka gaabsadeen arintaasi............................ Iyadoo qaar ka mid ah mudanayaasha Baarlamanka iyo wasiir K.xigeenada dowladda FS ee ku kala Sugan Muqdisho, Jowhar iyo Xudur ay soo dhaweeyeen heshiiskaasi ayaa hogaamiyeyaasha hubeysan ee ku sugan magaalaada Muqdisho ayaan haba yaraatee ka hadlin heshiiska Madaxweyne C/laahi Yuusuf iyo Gudoomiyaha Baarlamanka ay ku gaareen wadanka Yemen. Hogaamiyeyaasha ku hubeysan magalaada Muqdisho ayaan wax taageero iyo diidmo ah ka muujin heshiiska labada Mas'uul ee ugu sareysa dowladda FS. Xilhibaan xasan dhinbil Warsame oo ka mid ah mudanayaasha Baarlamanka FS ee ku sugan magaalada Muqdisho oo u waramayay Saxaafada ayaa sheegay in uu soo dhaweynayo heshiiska, isla markaana isagoo ku hadlaya magaca xubnaha labada gole ee ku sugan magaalada muqdisho. Yuusuf Max'ed Kheyr Guurow oo ah wasiir K/xigeenka Iskaashatooyinka dowladda FS oo ku suga degmada Xudur ee gobolka Bakool ayaa sheegay in xubnaha dowladda ee jooga gobolka Bakool ay si weyn u soo dhaweynayaan, isla markaana ay ka shaqeynayaan dhaqan galka heshiiskaasi si looga gudbo ismari waaga sanadka ah ee ku dhex jira xubnaha dowladda FS oo ku kala sugan magaaooyinka Muqdisho iyo Jowhar. Waxa uu ka gaabsaday in uu ka hadlo in waxba kama jiraan laga soo qaado dhamaan heshiisyadii dowladda FS ay gashay tan iyo markii ay Baarlamanka isku feereen wadanka Kenya, oo ay noqdeen kuwo u kala saftay labo garab. Salaad Cali Jeelle oo ah wasiir K/xigeenka wasaaradda warfaafinta DFS ayaa waxa uu sheegay in garabkooda ay si weyn u soo dhaweynayaan taageerada ay u hayaan heshiiska taariikhiga ah ay ku kala saxiixdeen magaalada Cadan Madaxweyne C/laahi Yuusuf iyo Gudoomiye Shariif Xasan Sheekh Aadan. yassiin maxamed cali ( faytin