
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Jaylani, the men on the list are elders from the clan, thus not anybody. The website is Midnimo.com owned by the same clan, they would not put it in their site if they thought the elders where just anybody. Just because you are ignorant of the issue, does not give you any right to respond in such a way.
-
^^^Why did you not ask the question before, istead of prancing around like you owned the site. This news, is quite important for it rubishes the point of many here that the Clan Courts enjoy universal support in the areas that they control. Thus, my point was to highlight on the contrary most people in Mogadishu are not happy with, Xasan Dahir, IndaCade and his group pretending to speak for everyone. If the Clan Courts can not rely on this clans support what does that say about the people who they occupy? In lower Shabbele, Juba's and even the majority unarmed clans of Mogadishu? So when the TFG comes calling who will fight for the Clan Courts other than the usual suspects?
-
Che, well, jokes aside that Puntland and its clans wont be fooled by the lies of the Clan courts. The stories of these men add to the pressure for the courts within the state. The men even spoke aout against the individuals from the Badbado clan that took them to Cadaado. Domesticly their millitary push have come to a astand still. They can not invade Galkacyu, without setting of a major clan war engulfing their home counties of Cadaado and Guriceel, nor is the supposed uprising from within Puntland going to materialise. Games up in the Northern front. Watch out for the backyard, Burhakabo and so on.
-
Maxamuud C/qaadir mar AllPuntland wax ka waydiisay sababta keentay inuu waqti gaaban gudihiis maxkamadaha u galo , dabadedna kasoo laabto ayuu sheegay in maxkamaduhu lasoo bexeen qodobbo dhowr ah oo ay kamid yihiin:- ayagoo noo caddeeyay in lagu duulayo Puntland iyo Somaliland oo ah laba dhul oo nabad ah, in maalkooda iyo xoolohoodu ay yihiin Qaniimo(hantida maxkamadaha) iyo in dadka Puntland iyo Somalilandba ay yihiin dad u baahan in diinta la fahan siiyo.
-
audio interview..... Bandiiradley:Ciidan kasoo goostay Maxkamadaha oo u galay ciidamada Puntland iyo koonfurta Mudug. Talaado, December 05, 2006 Bandiiradley(AllPuntland)- Ciidan gaaraya 35 askari oo ka tirsanaa maxkamadaha magaalada Muqdisho ayaa maanta galay dhinaca ay joogaan ciidanka Puntland iyo kuwa koonfurta Mudug. Ciidankan ayaa u badnaa kuwo reer Puntland ah oo horay ugu galay maxkamadaha, iyo ciidamo kale oo ku abtirsada koonfurta gobolka Mudug. Nin uhadlay askartan baxsadka ku yimid ayaa warbaahinta si wada jir ah maanta ugu waramay deegaanka Bandiiradley ee gobllka Mudug, halkaasi oo talisyada ciidamada ay saxaafadda ku marti qaadeen. Askarigan oo lagu magacaabo Maxamuud C/qaadir Mire ayaa sheegay in asaga iyo 17 askari inay gaar usoo baxsadeen ,wuxuuna sheegay in askar kale oo intaasi kudhowna ay soo baxsadeen laakiin ay maxkamaduhu qaar ka daba yimaadeen. Maxamuud C/qaadir mar AllPuntland wax ka waydiisay sababta keentay inuu waqti gaaban gudihiis maxkamadaha u galo , dabadedna kasoo laabto ayuu sheegay in maxkamaduhu lasoo bexeen qodobbo dhowr ah oo ay kamid yihiin:- ayagoo noo caddeeyay in lagu duulayo Puntland iyo Somaliland oo ah laba dhul oo nabad ah, in maalkooda iyo xoolohoodu ay yihiin Qaniimo(hantida maxkamadaha) iyo in dadka Puntland iyo Somalilandba ay yihiin dad u baahan in diinta la fahan siiyo. Maxamuud C/qaadir wuxuu sheegay in markii ay tageen Cadado loo qaaday tuulo cadaado u dhow , halkaasi oo tabobar looga furay, asaga iyo askar ka badan 300. Wuxuu xusay in halkaasi joogitaankeeda ay u adkaysan waayeen, arimaha badan ee uu soo sheegay dartiis, ayuu xusay inay ku kalliftay in rag aad ubadan ay go'aan ku gaaraan inay baxsadaan. Askariga la waraystay wuxuu sheegay in markii ay jidka soo hayeen uu la kulmay nin maxkamadaha ay isku mabda'a yihiin oo gaari wata, markii ay ka dalbadeen inuu qaadana uu ka wargeeyay oo uu maxkamadaha u sheegay, taasina waxay keentay in dhowr gaari laga soo daba diro. Maxamuud C/qaadir wuxuu sheegay in askarta uu asagu ku jiro ay siddeed siddeed u socdeen , illaa iyo iminkana ay la'yihiin askar badan meesha ay jiraan. Isku soo wada duuboo Maxamuud C/qaadir oo u waramayay taliska ciidanka iyo saxaafadda wuxuu xusay in khalad ay horay u galeen , kadib markii dalkooda iyo dadkooda oo nabad ah una baahan ay ka carareen,. CCC Farayaamo AllPuntland.
-
Garad Jama recieves great welcome in Boston, Pics
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
BOSTON: Xaflad soodhawayna oo loo qabtay Garaad Jaamaca Garaad Cali Garaad oo ka dhacday dalka Maraykanka (Daawo Sawirada) Posted to the Web Dec 05, 11:28 Boston:(pp) - Xaflad si wayn loo soo agaasimay oo lagu soo dhawaynayo Garaad Jaamac Garaad cali ayaa ka dhacday dalka maraykanka oo ay ka soo qayb galeen Soomaali badan oo iyagu soo abaabulay xafladaasi. Garaadka oo ugu horaynba ka hadlay xafladaasi ayaa ku tilmaamay xafladan in ay tahay mid taariikhi ah islamarkaana loo baahan yahay Soomaalidu meel walba oo ay joogto in ay iska kaashato aayaa ka talintooda waxaana uu garaadku dardaaran iyo talooyin siiyay dhamaan soomaalidii Halkaasi isugu timid isaga oo ugu dardaaramay in ay aakhiro iyo aduunba ay u tabcadaan hanti. Garaadka oo maraya dalka maraykanka ayaa u tagay wadanka maraykanka sidii soomalida goobahaa ku nool uu wada hadal ula yeelan lahaa , uguna warbixin lahaa xaalada uu ku sugan yahay dalkooda islamarkaana ay wax uga qaban lahaayeen dalkooda si ay uga sameeyaan gudaha dalka mashaariic horumarineed oo wax ku ool ah. Soomalida ku dhaqan dalka maraykanka ayaa ah soomaalida ugu badan ee dibada ku nool waana somalida ugu shaqadabadan islamarkaana waxay bil kasta u soo diraan soomalia lacag badan oo biil ah iyaga oo ku caawinaya qoysaskooda ku sugan gudaha dalka soomaaliya si ay uga dhigtaan biil maadaama aysan jirin shaqo iyo dawald dhexe toona. Balse iyada oo ay sidaas tahay oo ay lacag soo diraan ayay hadana soomalida qurbo joogta ahi la kulmaan dhibaatooyin badan oo ay ka mid tahay midab kala sooc taasoo marar badan ay istusiyaan somalida ay arrimahaasi ku dhacaan in ay dib ugu soolaabtaan dalkooda hooyo oo aysan jirin wax u dhaama, ayaa hadana u dulqaata dhibaatadaas iyaga oo dareensan xaalka ka taagan soomaaliya islamarkaana doorbida in ay wali ku sii sugnaandaan qurbaha oo ay ka xamaashaan intii ay doorbidi lahaayeen in ay dulsaar ku noqdaan qoysaska ku sugan soomaaliya ee ay qaraabda yihiin maadama aysan jirin shaqo ku filan oo ay haystaan qoysaskaasi. Garaad Jaamac Garaad Cali ayaa ah Garaad ka sooo jeeda deeaanada Puntland, dada badan oo puntland ah ay durbaba dareemeen Garoodkooga cusub iyo shaaca uu la soo baxay , waxayna dad badan u arkaa inuu yahay Garaad da' yar oo si fiican u buuxin kara door muhiima waana garaadkii ugu horeeyay ee booqasho ku taga dalka maraykanka isaga oo rajaynaya in uu dib ugu soolaabanayo deegaanada puntland islamarkaana la imaanaya shirar iyo talooyin uu la soo qaatay soomalida dalalkaas ku nool. Garaadka ayaa baryahaanaba booqasho ku marayay meelo badan oo ka mid ah dalkaasi maraykanka isaga oo la kulmaya madaxda iyo inta badan soomalida ku dhaqan dalkaasi maraykanka, islamrkaana shirar iyo wada xaajoodyo la qaadanaya dhamaan cidkasta oo uula kulamayo garaadku. A/rizak koronto Puntlandpost, Garoowe, Soomaaliya -
Garaad Jaamac Garaad Cali oo si weyn loogu soo dhaweeyey Magaalada Boston ee Cariga Mareykanka(Daawo Sawirada) Last Updated::2006-12-05 13:55:08 Boston:-Xaflad si wayn loo soo agaasimay oo lagu qabtay dalka Mareykanka Gaar ahaan magaalada Boston ayaa waxaa lagu soo dhaweeyey Garaad Jaamac Garaad Cali oo iminka ku sugan cariga Mareykanka. Garaadka ayaa kulamo la yeeshay jaaliyada Soomaaliyeed ee ku sugan Boston gaar ahaan jaaliyada Puntland isaga oo garaadka u mahad celiyey sida loo soo dhaweeyey. Garaad Jaamac ayaa waxa uu ka warbixiyey xaalada guud ee Puntland gaar ahaan Deegaanada Sool Sanaag iyo Cayn isaga oo sheegay in ay wax badan ka qabteen kuna guulaysteen in ay dadka isku isirka ah ee wada daga deegaankaas ay hishiis wada gaareen si loo ilaaliyo nabada iyo Xasiloonida. Garaad Jaamac Garaad Cali ayaa wax weyn ka qabtay markii loo caleema saaray gaarnimada iyada oo dadka reer Puntland ay aad u dareemeen wax qabadka Garaadka oo ah mid lagu farxo. Garaadka ayaa waxa uu in badan ku celceliyey in uu wax Siyaasad ah uusan shaqo ku lahayn uuna yahay Garaad u dhaxeeya Umada Soomaliyeed isaga oo aad u dhiira Galiyey Jaaliyada Reer Sool sanaag iyo Ceyn in ay soo taageeraan Dhinacyada waxbarashad Caafimaadka iyo Horumarka Deegaanadaas.
-
Baidoa: Vehicles from Mogadishu banned to enter Baidoa...
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^There has been two such attacks in the past few months. Thus the ban if it works might limit opprtunities. Since both attcaks were allegedly from Mogadishu. I doubt these groups could set up such things from Ethiopia or within the city. -
I fully agree with Baashe there and believe that the Courts’ only way to victory is to sit down with the TFG and make temporary concessions. Because looking at it from all angles and considering all possible outcomes of the political manoeuvrings so far I really can’t see any way out for the Courts. They’ve well and truly walked into this trap (a trap of their own making). I agree with this last point here. The lifting of the arms embargo presents many political problems. This resoloution also support the TFG, giving it certain garauntees, against any attempt to over throw it by any group. This is what the Courts were hoping to do, to replace the government whole sale by force. The Clan Courts have given the TFG what it never had, international support.
-
^^^lol. Ah indeed you are in denail as always. Yes I present the same old argument which you will not e able to address. I rememeber a political and millitary confrontation between Somaliland and Puntland over an area we know as SSC. I also remmeber many of your politicians, Edna Adan, Warrabe and Riyaale included all spoke out and promised your lot some swift action. But action came from the side of Yusuf. I belive there is enough threads dealing with that in SOL.. So my brother in that clash, Yusuf dealt with Somaliland. Thus, it can go some way to explain the secesionist hatred of him, this goes beyond the usual the union with the South. He is after all a recent rival who has had the better of the phantom state. Now to the south. I have already pointed out that Xasan Dahir, IndaCade are not new to President Yusuf. They have not yet got the better of him, in any engagement. The future Allah knows. But here we are dealing in facts.
-
Baidoa: Vehicles from Mogadishu banned to enter Baidoa...
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^No Saxib, the aim is not to hamper the sale of vehicles . Its a temporary security measure. No vehicles from Mogadishu can come to Baidoa. . The courts could just buy vehicle in Baydhabo or even from Ethiopia. The So you admit to the Clan Courts being behind the bombings? -
Defection of two true sons of Somalia from secessionist camp!
General Duke replied to QabiilDiid's topic in Politics
^^^lol. Somaliland with this and the Burco incident seems to be in trouble. -
^^^Red Sea, Presidetn Yusuf Yey has had a clear stretgy from day one. Which was simple for anyone to comprehend. This is how he has stered his governemnt, through internal friction, warlords and clan courts agression. However I doubt you ever will since you are subjective and never objective when it comes to him. The strategy is simple, build the governemnt up, diplomatic as well as domesticly, avoid any clashes with any group untill one is ready. Then go for the kill.. Look, the old man dealt with Somaliland a number of years ago, so you can not even under estimate him. Now its the Clan Courts turn. But wait he has already dealt with Xasan Dahir before and even outwited Abdiqasin.
-
IS UNITED STATES SPONSORING MAYHAM, CHAOS, AND BLOODSHED IN SOMALIA AGAIN?
General Duke replied to Wiilo's topic in Politics
The US placed this arms embargo 14 years ago. It led to mayhem and blood shed. The US also Isolated Somalia, they have ignored every reconciliation conference and even supported some of the warlords. The change of policy now is most welcome. The US is not working with the secesionist or the illegal Clan Courts. Because. Today Somalia has a national governemnt, strengthening it will not lead to mayhema nd blood shed. On the contrary this is the ebst way for the Somali's to get back their nation. A nation that can not recruit, arm and train its national security forces is no nation. This embargo strenthens the rogue groups, like warlords and Clan Courts that will get their wepons from certain countries. This is not about, Ethiopia or even Igad, this is about the Somali governemnt being able to do what ever other governemnt does, secure its borders. -
^^^Saxib. The secesionist have no strategy, wehn it comes to the Clan Courts other than, they might defat the old enemy President Yusuf yey. This much even some of you have admited. The problem so far is that the Clan Courts ahve only taken out Yeys opponents without so much as lifting afinger against his power bases including Baidoa and Puntland. Thats the difference, your whole rants and ravings are coming to naught. Jaylani, Riyaale is arresting Suldans and sacking girls and torturing Shiekhs for what? Even the first defectors to the courts are from Somaliland :eek: Give us a break.
-
Waa xaq darro xadhigga Suldaan Cismaan iyo Xoghayntiisu asiirka Arrimaha Dibadda Somaliland: “Waxaannu dhisnay Distoor Calmaani ah”- BBC World, The World Today, 19th Aug. 2006 Madaxweynaha Somaliland:annu hirgelinney Dimoqraaddiyad calmaani ah”,[/i] The Daily Telegraph, Friday 27th Oct. 2006. 01/12/06 ayaa suldaanka laga afduubay gurigiisa magaalada Burco oo loo taxaabay xabsi ku yaalla Mandheera. Suldaan Cismaan Suldaan Cali waxa lala qabtay oo isna xidhan Maxamed Faarax Aadan oo ka mid ahaa shir guddoonkii kulan Burco ka dhacay 30/11/06, shirkaas oo lagu guddoomiyey in Habar Yoonis ku maaraynayso arrimaha gudaheeda degaan ahaan ku dhaqanka shareecada islaamka, waxana shirku dawladda Somaliland iyo tolalka kale ee ay walaalaha yihiinba ugu baaqay ku dhaqanka shareecada islaamka. Aan idhaahdo Somaliland halis bay daaqaysaa. Waxa cagta lagu hayaa waddaddii burburka. Jarkii hoogga ayaa maalinba maalinta ka dambaysa lagu sii durkayaa. Kelitalisnimadu waa hooyada halaagga. Car juuq dheh iyo ku tumashada xuquuqda, milgaha iyo haybadda waddanigu waa astaantii ifafaalayaasha baaba’a qanuunka iyo kala dambaynta. Haddii distoorka iyo xeerarkiisu ay ka dul kici waayaan oo ku dul abaarsadaan waraaqaha ay ku qoran yihiin, haddii madaxda qaranka iyo hay’adaha dawladdu u dhaqamaan sidii ay doonaan oo lagu gabbood falo xilkasnimo oo dhan iyo mas’uuliyaddiiba, waxa lunta kalsooni oo dhan, waxana si fudud u suula sifooyinkii dawladnimo oo dhan. Dawladda maantu waxqabad la’aanteeda, curyaannimadeeda, indha la’aanteeda iyo musuqeeda, waxa ay ku darsatay dad cunnimadan ay la soo baxday iyo foolxumooyinkan ku xidhiidhsan caqiidada iyo diinta ummadda ee si kasta cagta hoosteeda loo gelinayo ee loogu tumanayo. Sannad in ka badan ayaa laga joogaa markii lixda culimada ah ee argagixisada lagu eedeeyey loo taxaabay xabsiga Hargeysa, culimadaas oo aan ilaa haddeerto wax xukun ahi aanu ku dhicin oo lagu soo caddayn kari waayey wax dembi ah oo ay ka galeen dalka iyo dadka Somaliland. Sida laga warqabana culimadaas waxa lagula kacay jidh dil fool xun oo qaarkood la caddaynayo in dhaawacyo ka soo gaadheen. Culimadaas Hargeysa ku xidhan waxa ka mid Sh. Maxamed Sh. Ismaaciil Sh. Xasan oo beri dhoweyd la faafiyey muuqaallo fool xun (Jidh dil ah) oo lagaga duubay sheekha cajalad video ah, arrintaas oo dawladda Somaliland ku guuldarraysatay iska dulqaadkeeda, ka dib markii ay u saari kari waydey guddi madax bannaan oo ammuurtaas meel cayiman ku tiirisa! Culimada xidh xidhani waxa ay kala yihiin: Sheekh Maxamed Sheekh ismaaciil Sheekh Axmed-kayse Cali Xuseen Sheekh Maxamed Maxamuud Nuur Sheekh Muuse Cali yuusuf Sheekh C/laahi Maxamed Axmed Sheekh Maxamed Ibraahim Axmed Suldaan Cismaan Suldaan Cali Madar iyo Maxamed Faarax Aadan ayaa iyana maanta u godobaysan diinta islaamka. Dembiga lagu haystaa ee xabsiga loogu garbaduubayaa wax kale ma aha ee waa keliya in ay ku baaqeen in lagu dhaqmo shareecada islaamka, ka dib markii ay go’aansadeen in ay degaanka qoyskooda ka hirgelinayaan shareecada islaamka iyo ku dhaqankeeda. Waa ayaan darro in arrintaas oo kale cidba loo xidhaa, waana ayaan darro kale in madax dhaqameed, weliba suldaan beel dhan lagaga xayuubiyaa sharaftii iyo haybaddii uu lahaa. Runtii waa gef iyo xumo xurmo la’aaneed oo loo gaystey Somaliland oo dhan madax dhaqameedyadeeda, salaadiinteeda, ehlul sharafkeeda iyo shacabkeeda. Waa xaq darro ay tahay in laga wada oogsado oo la diido fulinteeda iyo sii socoshadeeda, waana mash-qac la ruubay dadnimadeenna oo haddii aynu haddeer ka diiri wayno, hadhowto inagu noqon doona waran afdhuuban oo fallaadho sumaysan jiidanaya! In dawladdeennu diinta iyo damiirkeenna islaamiga ah la dagaallantaa la yaab ma leh, ha yeeshee waxa yaab leh in aynu hoos u hoganno oo ugu dul qaadanno qorshayaasha lagu fogaynayo soo dhowaynta hirgelinta iyo ku shaqanka shareecada islaamka oo dastuurkeennu oggol yahay. Dawladdeennu ma aha xilkas, mas’uuliyiinteeduna waxa ay la ambadeen xilkaas. Sinaba macquul uma aha in arrintan Suldaan Cismaan Suldaan Cali loo xidhaa. Haddii ay dawladda Somaliland xilkas tahay waxa loo yeedhi lahaa suldaanka oo lagu qancin lahaa ilaalinta iyo kala xadaynta awoodda fulinta ama xukunka dawladda iyo maamulka hoose ee tolalku gudahooda kaga dhaqmaan. Ha yeeshee xadhiggu waa xilkasnimo darro iyo meel-ka-dhac weyn. Dawladdeenna iyo ku dhaqanka shareecada islaamku waxa ay kala fadhiyaan “cirka iyo dhulka”, taas baana keenaysa in ay ka didaan sidii adhi weere arkay dareen kasta oo dhadhan diimeed leh. Shareecada islaamku ma burburinayso Somaliland ee waxa duminaysa siyaasadda dawladda maanta ee xaalad abuurka ah, dawladdan ku faanta diin laawennimada; diin la’aanta ama calmaannimada. Madaxweynaha iyo wasiirkeenna arrimaha dibaddu waxay labaduba dunida u caddeeyeen in ay ku naalloonayaan hirgelinta dawlad calmaani ah; dawlad aan diin wax shuqul ah ku lahayn; dawlad diinlaawennimo ku dhaqanta! 19/08/2006 ayaa wasiirka arrimaha dibaddu arrintaas u xaqiijiyey barnaamijka afka ingriiska ku baxa ee BBC-da ee loo yaqaan The World Today. Madaxweynaheennuna waxa uu arrintaas mid la mid ah ku sheegay wargeyska The Daily Telegraph cadadkiisii soo baxay Jimcihii, 27-kii bisha Okt. 2006. Xadhiga Suldaan Cismaan Suldaan Cali iyo xoghayntiisu waa baaddil xaq darro ah, waana in xukuumadda cadaadis lagu wada saaraa sii dayntooda, waana in dawladdeenna la baraa in xadhigga xaq darrada ahi ka mid yahay waxyaalihii ummaddani ka dagaallantay ee kumannaanku ku naf waayeen, kumannaanka kale ku naafoobeen, kumannaankuna ku maal beeleen ee ku burbureen. Somaliland ma aha quraarad daleel saaran oo dhagaxna hoos yaallo oo iska soo dhacaysa, iskana burburaysa. Suldaan Cismaan Suldaan Cali iyo beeshiisuba waxa ay ka mid yihiin hormuudkii u halgan iyo hawlba galay Somaliland iyo dib u yagleelkeeda, maantana ma ay samayn wax hagardaamo ah iyo waxyeellayn ku qumman qarannimada Somaliland wax sii hagaajinaya mooyaane. Waa in la sii daayaa Suldaanka iyo inta xaq darrada ugu hoyata ee ku xidhan jeelasha waddankeenna dhammaantood, iyada oo maskaxkamad deg deg ahna la horkeenayo dadka dembiyada lagu eedaynayo, gaar ahaan culimada lagu silic dilyeynayo xabsiyadeenna. Qalinkii Maxamed Baashe X. Xasan mohamedbashe@hotmail.com Waayaha.net,London,UK
-
Baidoa: Vehicles from Mogadishu banned to enter Baidoa...
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
government bans cars traveling from the capital Mogadishu Somaliweyn Media Center (SMC) The powerless interim government of Somalia has prohibited the luxury cars from Mogadishu to inter Baidoa, its temporary seat, for security reason after two blasts used with luxury cars rocketed at the town.On Thursday the last suicide car bomb killed at least 12 in outskirt Baidoa as the government accused the Islamists of the responsibility. Islamists denied to have carried out it. Biadoa district administrator Ahmed Madey **** has formally announced the decision in a decree he issued while he said the pronouncement will come in to a force from December fifth. “All luxury cars traveling from Mogadishu, where the Islamists based will not be permitted to get to Baidoa for security and safety anxious” Madey said. Madey said the government has suspicion over suicide car bombers may come from Mogadishu as intelligence reports showed and that is the why the government said all cars from People traveling from Mogadishu to Baidoa use Mark II model cars, the same cars used for the suicide bombings that took place in Baidoa. Some drivers have expressed concerns over the ban saying they will face difficulties because they were earning money from traveling to Baidoa. -
^^^Saxib you are mixing things up. When it comes to natural disaster no human organisation least of all a bankrupt entity like the TFG can do anything. Remember Katrina in the US, or the Tsunami a few years back. Or even this weeks tragedy in the Phillapenes.. The TFG has spoken about the issue, but it can do very little, actually no one can do anything but to work with the international aid agencies.
-
^^^Saxib you are moving the goal post further away. What has the meeting in Djibouti got to do with the arms embargo resoloution? You seem to be mixing things up. Also there is no indication of any change on the TFG side or the Clan courts. Both are still at odds. But all the panic is coming from Mogadishu. I agree with you 100% that the Americans were wrong to support the warlords, but their support was never out in the open and legal. It was covert at best and they denied any involvement. Now they are openly supporting the TFG and going through the security council.