
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Baidoa: Vehicles from Mogadishu banned to enter Baidoa...
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Gaadiidka ka yimaada muqdisho oo ladiiday inay galaan Baydhabo Last Updated::2006-12-04 19:50:53 Baydhabo:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee fariisinka dawladda KMG ayaa sheegaya in la joojiyay gaadiidkii ka imanayey dhinaca magaalada Muqdisho ee doonaya inay galaan gudaha magaalada Bayhdbo. Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee fariisinka dawladda KMG ayaa sheegaya in la joojiyay gaadiidkii ka imanayey dhinaca magaalada Muqdisho ee doonaya inay galaan gudaha magaalada Bayhdbo. amarkan oo kasoo baxday maamulka degmada Baydhabo oo dhaqan galaya maalinta bari ah ayaayimid saddex maalmood kadib oo qaraxyo ka dheceen magaalada duleedka magaaladaasi. Guddoomiyaha degmada Baydhabo Axmed Maadeey ***** ayaa horseednet u sheegay in dhowr fal oo is miidaamin ah ay ka dheceen gudaha magaalada Baydhabo , gawaarida qaraxa gaysatayna loo badinayo inay ka yimaadeen magaalada Muqdisho. Marka uu go'aankan dhaqan galo maalinta bari ah , wax gaadiid ah oo ka yimid Muqdisho looma ogolaan doono magaalada Baydhabo" ayuu yiri gudoomiye *****. Qaraxyadii khamiistii ka dhacay magaalada Baydhabo ayaa dusha loo saaray maxkamadaha Muqdisho, inkastoo ay arrinkaasi beeninayaan. 18kii bishii September ayaa madaxwaynaha Soomaaliya C/laahi Yuusuf uu ka bad baaday qarax la doonayay in lagu khaarajiyo. Maxamed Maxamuud welcome Horseednet.com -
Baydhabo: Dikreeto lagu mamnuucayo gaadiidka ka yimaada Muqdisho inay galaan Baydhabo oo soo baxday. Isniin, December 04, 2006 Baydhabo(AllPuntland)- Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee fariisinka dawladda ayaa sheegaya in la joojiyay gaadiidka ka yimaada magaalada Muqdisho ee doonaya inay galaan gudaha magaalada Bayhdbo. Awaamiirtan oo kasoo baxday maamulka degmada Baydhabo oo dhaqan galaysa maalinta bari ah ayaa timid saddex maalmood kadib oo qaraxyo ka dheceen magaalada Baydhabo. Guddoomiyaha degmada Baydhabo Axmed Maadeey ***** ayaa sheegay in dhowr fal oo is miidaamin ah ay ka dheceen gudaha magaalada Baydhabo , gawaarida qaraxa gaysatay ayuu sheegay in loo badinayo inay ka yimaadeen magaalada Muqdisho. " Marka uu go'aankan dhaqan galo maalinta bari ah , wax gaadiid ah oo ka yimid Muqdishoi looma ogolaan doono magaalada Baydhabo" ayuu yiri Md: ****. Qaraxyadii khamiistii ka dhacay magaalada Baydhabo ayaa dusha loo saaray maxkamadaha Muqdisho, inkastoo ayaguna ay beeniyeen. 18kii bishii September ayaa madaxwaynaha Soomaaliya C/laahi Yuusuf uu ka bad baaday qarax la doonayay in lagu khaarajiyo. CCC Farayaamo AllPuntland Related Articles
-
^^^Bambo. Your point thus is there was no meeting? Or that it was unimportant?
-
^^^How so my dear brother. You sound vexed? The courts are unable to penetrate Baidoa. Internationally they are isolated, hence the cries and the demo's and the daily threats. You have to give it to the TFG, for being patient. It is not them that is attacking towns, villages and threatening other areas. This is going to pay dividends, because they have a an agenda and a programm. The main obsticles to this programm was the arms embargo and not warlords or Clan Courts. It was the inherint weakness of the lack of central institutions from the last 16 years. Now things are moving forward, the areas the clan courts controlled will mean only streching their millitias capabilities and nothing more.
-
Mixture of Photographs from Puntland State of Somalia!
General Duke replied to Fiqikhayre's topic in Politics
Camir, I need to get me a horse like that man.. Here are some pictures of Galkacyu... -
^^^Bambo, the whole Clan Court thing has been proven to be nothing but that an egenda led by a sub-clan, who actually think they are a supoer power. Their advantage comes from the foeign fighters at their disposal and the fact that they made some key alliances with certain clans. Truck driver IndaCdae admited this himself. The other point you raised. The Ethiopian governemnt is an ally of the TFG much like how the Eritreans are allies of the Clan Courts. Now there will be no invasion, maybe a few operations here and there by the Ethiopians to offset any advantage the Clan Courts may get from their foreign fighters and Eritreans in particular. An invasion of Somalia, is no more than the talk of those who oppose the TFG and was the excuse of the warlords before the clan courts. As for Xasan Dahir, he was better of when he was an enigma unknown to the massed. He is becoming some what contradictory. Yesterday he used to call the warlords "lions" and now we know he is one of the founders of the occupation of his sub-clan of Lower Shabbele. Price of becoming a public figure is, your history will be made available.
-
Raysul wasaare Geedi oo u xogwaramay Jaaliyadda Somalida AddisAbaba, sheegayna arimo muhiim ah Posted to the MOL December 4, 2006, 1:53 pm Raysul wasaaraha DKF Somaliya Cali Maxamed Geedi ayaa maanta kulan la yeeshay Jaaliyadda Somalida ee dalka Ethiopia, isagoo halkaas kusugnaa dhowr maalmood oo qayb ka ah safar shaqo oo uu ku tagay dalka Nigeria. Raysul wasaaraha oo isagu codsaday kulankan uu maantay la qaatay jaaliyadda somalida e Ethiopia, ayaa uga waramay dadweynihii kasoo qaybgalay waxqabadka dowladdiisa iyo xaaladda hadda uu kusuganyahay dalku. Wuxuu sidoo kale amaan ujeediyey dowladda Ethiopia sida ay ula dhaqantay qaxootiga tirada badan ee kusugan dalkiisa, isagoo sheegay inay jiraan dad doonaya in Ethiopia iyo Somaliya ay colaad ka dhex huriyaan. Wuxuu aad hadalkiisa ugu cambaareeyey falalka argagaxiso ee kucusub wadanka Somaliya ee ay fulinayaan Midowga Maxkamadaha Islaamiga ah. Sidoo kale wuxuu Raysulwasaaruhu ka hadlay baasaboorka Cusub ee loo sameeyey wadanka Somaliya, taasoo uu ku tilmaamay inay ugu horayso waxqabadka dowladdiisu hirgalisay, isagoo sheegay inay utababareen dadkii hawshaas qaban lahaa, dhawaanna laga bixin doono meelaha somalidu ku badantahay sida Magaalada Jidda ee Sacuudi Carabiya, Dubai, Nairobi iyo magaalada Addisababa. Wuxuu sheegay in qaadashada baasaboorada laga ilaalin doono Argagaxisada doonaysa inay Somalinimada ku dhuumato. “ Dad ayaa lahaa ma aqoonsanayno baasaboorka cusub, yey matalaan, yaase kala hadalaaya inay aqoonsadaan, maxay ismoodeeen?” ayuu yiri Cali maxamed Geedi. Raysul wasaaraha ayaa ku baraarujiyey Somalida kusugan Ethiopia inay samaystaan hal jaaliyad oo ay ku midoobaan, iskana daayaan xinifta qabiil iyo kala tagga jaaliyadaha tirade badan ee ka jira Addisababa, taasoo u sheegay inay cabasho arintaas ku saabsan uu ka helay xafiisyada dowladda Ethiopia iyo Safaaradaha oo ku wareeray warqado kala duwan oo ka kala yimid Jaaliyado badan oo ka samaysan magaalada Addisababa. Wuxuuna sheegay in mid kaliya ay shaqayn doonto oo lagu midoobo. Wuxuu ku adkeeyey Somalida inay wadaniyad isku qadariyaan, iskana daayaan wax ku qaybsiga 4.5 meelkasta iyo markasta, isagoo sheegay in sababta dowladdiisa logu saleeeyey ay ahayd baahi loo qabay iyo marxalad taagnayd in looga gudbo, maadaama aysan jirin xiligaas xisbiyo siyaasadeed oo tartama. Raysul waraaha ayaa sheegay in dowladiisu ka shaqaynayso nabadaynta dalka aysan marnaba doonayn in shacabka Soomaliyeed wax dhib ah kasoo gaarto dowladdiisa, balse ay jiraan dad ajanabi ah oo doonaya in Somaliya ay gabaad ka dhigtaan kadib markii dalalkoodii laga soo cayrshay ama ay cadaaladda kasoo fakadeen. Wuxuu sheegay in dowladdu la dagaalayso kooxahaas aysanna marnaba aqbali doonin inay Somaliya ku dhuumaalaytaan, balse wax laga naxo ay tahay in dad Somali ah ay codsi (application) uqoranayaan inay dadkaas la dhintaan. “ Dad ayaa sheegaya in Mogadishu la duqayn doono, taasi majirto see loo duqeeyaa… anigaygaan idin la hadlaaya hooyaday waxay dagantahay magaalada Mogadishu, balse way jiraan dad in laduqeeyo ubaahan. Waana ajnabigaas doonaya in somaliya gabaad ka dhigtaan” ayuu yiri raysul wasaare Geedi. Raysul wasaarah ayaa socdaalkiisaan waxaa ku waheliyey, Wasiirka Ganacsiga, wasiiru dowlaha warfaafinta, kuxigeenka wasiirak arimaha dibadda. Mudugonline.com News Desk, East Africa
-
^^^Are you serious. brother. You think this ragtag Clan millitia led by truck driver IndaCade and a few majors in the old army are a match for anyone oustide few warlords and gangsters in Somalia? The panic is in the air. You need to realise that it is only the Clan Courts who are rushing everything. Every week there is an organised demo, with AK47 Flashing women and children and certain natioalistic/clanistic pesudo religious speeches. Then you have dashes to Djibouti and Yemen and now invitations for Geedi of all people to Mogadishu, "lets have a sit in Prime Minister". Yesterdays puppet is todays honourable leader. Also it is clear there will be no invasion from anyone, least of all Ethiopia. It is the Clan Courts who are in a rush to no where. The TFG is calm and collect putting its plans in order. Xasan Dahir is contradicting himself daily.
-
The Mujaahidin should attack Baydhabo and kill the old hag Caasho Yuusuf before she dies of liver and parkinson disease...that should be the priority. Now we have circled them from Hakaba to diinoor, it would be very strategic to capture Baydhabo and kill all the puppets, collabarotors and traitors. Then we could bring Geedi to Mogadishu and kill him for treason immediately. killing these two and their cheerleaders is an act of worship and Jihad for Sabiililaah As religious as "Shiekh" Indacade and Aways I see.
-
U.K. supports U.S. draft resolution on Somalia..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Safiirka Ingiriiska u jooga QM Emyr Jones Parry oo soo dhaweeyay qorshaha lagu qafiifinayo xayiraada hubka e saaran Somaliya. New York,Safiirka dowladda Ingiriiska u jooga QM ayaa soo dhaweeyay qaararka dowlada Mareykanka ay ku dooneyso in Somaliya xayiraada hubka looga qafiifiyo isla markaana ay soo galaan Ciidamo nabad ilaalin oo gacan siiyan dowlada FS,ee fadhigeedu yahay magaalada Baydhabo. Safiirka Britain ee lagu magacaabo Emyr Jones Parry ayaa ku tilmaamay talaabadasi mid hor seedi karta nabad ka dhalata dalka Somaliya,isla markaana looga gudbo dhibaatooyinka laga filan karayo dalalka Geeska Africa ee la xiriira falal Argagixiso. Parry waxaa uu ku booriyay Xubnaha Golaha Amaanka ee QM in ay u codeeyaan mashruucaasi qaraar oo uu ku sheegay mid qaramada Geeska Africa lagu badbaadinayo,isla markaana qeyb ka ah dadaalada beesha Caalamka ee ku wajahan la dagaalanka Waxa uu ku tilmaamay Argagixisada. Safiirka Britian waxaa uu tilmaamay in Somaliya ay dhibaatooyin baahsan oo dowlad la'aan ay ugu horeyso ay ka jirtay mudadii 16-ka sano ee lasoo dhaafay,isla markaana dowladihii la dhisay ay ka shaqeyn waayeen dhibaatooyin amaan darri oo ka jira Somaliya,waxaana uu ku booriyay dalalka Caalamka in la taageero dowladda FS si mar kale aysan u dhicin bur bur dowladeed. Hadalka Safiirka Britain ee QM Emyr Jones Parry ayaa kusoo beegmaya maalmyo yar kadib markii dowladda Saaxibada ay yihiin ee Mareykanka ay ugu baaqday dalalka ku jira Golaha Amaanka ee QM in ay ansixiyaan mashruuc dhawaan ay horgeyn doonto kaasi oo lagu doonayo in lagu qaadayo qeyb ahaan xayiraadad Hubka Somaliya,isla markaana Somaliya lagu geeyo ciidamo nabad ilaalin oo aysan ku jirin wadamada Dariska ah. Xarunta wararka Waayaha.net -
Ingiriiska, Oo Si aad ah u Taageeray Qaraarka Maanta Miiska saaran Ee Maraykanka Uu Ku Doonayo In Xayiraadda Hubka Looga Qaado Soomaaliya. Posted to the Web Dec 04, 06:19 NEW YORK – Iyadoo Golaha Amaanka ee Jamciyadda Qurumaha ka dhaxaysa ay maanta looga fadhiyo in ay go’aan kama dambeys ah kasoo saaraan qaraar uu Maraykanka hordhigay oo ogolaanaya in xayiraadda hubka Soomaaliya la qaado, iyadoo la ogolaanayo in ciidamo shisheeye loosoo diro Soomaaliya, ayaa Maraykanka waxaa hindisahaasi ku taageertay Xukuumadda Britain. Safiirka xarunta Golaha Amaanka ee New-York, u fadhiya Dowladda Ingiriiska, ayaa si cad u shaaciyey in 95% ay Dowladiisi si toos ah u taageersan tahay qaraarka Maraykanka eek u saleysan xayiraad ka qaadista Soomaaliya. “Qaraarka Maraykanka waa mid lagama maarmaan ah inaguna waynu la dhacsan nahay waliba si aad ah, waayo waa daruuri in taageero la siiyo Dowladda KMG ee aan awooda badneyn” ayuu yiri Safiirka, oo intaasi ku daray in ay Mowkhif ahaan Maraykanka kala mid yihiin marxaladda sii cakirmeysa ee haatan Soomaaliya ka aloosan. Qaraarka Maraykanka, ee maanka miiska saaran, ayaa waxaa horey utaageeray Dalalka China iyo Russia, oo iyagu laga cabsi qabay in ay codka Veto-ga ku hor istaagaan qorshaha xayiraad ka qaadista Soomaaliya muddo 14-sana ah ka dib. C/risaaq C/laahi Maxamed Puntlandonline.com Muqisho Indhojaceel2003@hotmail.com
-
^^^Bambo. I really dont trust anything the Clan Courts say, everything that comes out of their mouths must be taken with a pinch of salt. Now my point to you is why all this sudden movement towards diplomacy from your side? Why agree to go back to the Khartoum talks that you were against last month without any conditions? Why this news of courting PM Geedi?, was Sharif Xasan mission a failure? Yusuf has not asked to meet anyone, nor is he rushing to open diplomatic chanels with ASMARA. Nor is he holding weekly demo's parading, children and women with AK47's. My dear Bambo the TFG has outmastered the Clan Courts long ago. Your case is one of damage limitations, without even knowing where the problem is.
-
^^^Bambo, you seem to be outdoing yourself, n your mind, Yusuf is desperate, Ethiopia is desperate but the clan courts are not? Who wants to meet Geedi all of a suden, yesterday he was a puppet? Who wants to meet IGAD, now? Yusuf has not asked to meet anyone, nor is he rushing to open diplomatic chanels with ASMARA. Nor is he holding weekly demo's parading, children and women with AK47's. My dear Bambo the TFG has outmastered the Clan Courts long ago. Your case is one of damage limitations, without even knowing where the problem is.
-
^^^I know, but I doubt that makes any difference to the situation other than some Mogadishu press tim, wasted on this type of story. Duuliye, I thought you guys were ready to invade Baidoa, why the sudden change of heart? Why all these talks with IGAD and in particular the enemy "Ethiopia"? Give us a break, your clan courts have no strategy what so ever.
-
^^^lol. Desperate times calls for desperate measures.. Now they want to use the Clan CARD, though yesterday Geedi was the "Tigray puppet". Its getting hot in the Clan Court cells. They wanted to meet with Ethiopia foreign department officers in Djibouti. Plus their demo's, + this news. Wow what a difference a week makes.
-
Mixture of Photographs from Puntland State of Somalia!
General Duke replied to Fiqikhayre's topic in Politics
Bossaso -
Reports: Diinsoor: TFG recapture town from Clan Courts...
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^lol. Abdi2005, si still stuck in last year. His clan courts are becoming marganalised every day. And they are rushing like headless chickens with no aim. -
Mixture of Photographs from Puntland State of Somalia!
General Duke replied to Fiqikhayre's topic in Politics
-
Mixture of Photographs from Puntland State of Somalia!
General Duke replied to Fiqikhayre's topic in Politics