
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Images of the week, deperate Clan Courts....
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^First time for everything. -
Culimo lagu xiray Somaliland, where is Rambo?
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Red Saxib, the situation is getting out of hand in Somaliland, Riyoole, is arresting the Wadaads left right and centre get the courts to help man. Lead a delegation to Mogadishu and set up a Clan Court.. Come on son what are you waiting for????/ Wadaad Lagu Xidhay Borama Iyo Ciidamada Amaanka Oo Heegan lagaliyay (Boorama}10.12-06 Waxa saldhiga Booliska ee Boorama laga sii daayay Sh Xasan Daheeye oo ah imaamka iyo khadiibka masjidka Harawo oo ku yaala badhtama magaalada Boorama,ka dib markii uu sheekhu mudo ku xidhnaa saldhiga Booliska....................................... Ma jiro war rasmi ah oo ka soo baxay maamulka Gobolka iyo taliska ciidanka Booliska oo ku saabsan xadhiga lagu fuliyay Sh Xasan Deheeye oo ka mid ah culimada sida wayn looga yaqaano magaalada Boorama, balse wararka ilaa hada na soo gaadhay waxa ay xadhiga sheekha la xidhiidhinayaan in loo cuskaday khudbadii uu masjidka ka jeediyay maalintii jimcihii oo ay maamulka gobolku u arkeen inuu ku taageerayay midowga maxkamadaha Inkasta oo la sii daayay sheekha hadana intii uu ku xidhnaa saldhiga waxa agagaarka saldhiga ku soo xoomay dadwane badan oo u dhegtaagayay waxa uu ku dambeeyo xadhiga sheekha iyo kala warqaadasho ku aadan waxa keenay amaba sababta loo xidhay. Waa markii u horaysay ee ay dhacdo noocan ah lagu arko magaalada Boorama oo iyadu ka deganayd gobolada kale marka loo eego dareenada iyo saamaynta arimaha noocan ah dhanka kale waxaa heegan buuxa lagaliyay ciidamada amaanka ee police-ka iyagoo ay had iyo jeer gaaf wareegayaan wadooyinka dhexmara magaalada iyo kuwa kabaxan halka habeenkii goorta loogaadhana ay dadka joojinayaan iyaoo su'aalo kala duwana waydiinayadadka Widhwidh Online -
Images of the week, deperate Clan Courts....
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Saxib, you do protest too much. Go take the steps I have given you above and prove your credentials. This constant noise from your part does nothing to porve anything beyond clan centric politics. You know very little about the situation of souther Somalia. The Union of Desparado's and the TFG know each other what you or Faisal Warrabe think does not have any affect what so ever. -
Unarmed and minority clans support UN decesion...
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Onkod.net Also these clans must really hate their country and the armed ones must really love their country. Funny that. -
Images of the week, deperate Clan Courts....
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Saxib, that map is as fake as the claims of the clan courts are. This is another tired excuse, first it was Shariah law, then Ethiopian troops now its the whole world is against it. I dont buy it mate and I never did buy into every conspiracy theory specially one that is given special status in the middle of a conflict. -
Culimo lagu xiray Somaliland, where is Rambo?
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Go protest about then or declare a Clan Court in Hargaysa. Dont act so big when it comes to war in the south and then make conciliatory remarks here. Lets see your action for your religion and country the words you parrot often. Or is it a case of talk but no action? -
Images of the week, deperate Clan Courts....
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Puppet master & the puppet -
Images of the week, deperate Clan Courts....
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
AbdiqasinAbdiqasin speaking a fewyears ago :eek: -
Images of the week, deperate Clan Courts....
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Red Sea, saxib your hypocracy is not as amusing as the fakery of the clan courts. You need to start with working to free with the aid of Rambo if you must, the wadaads behind bars in Hargaysa. You need to address the reason and make sure it never happens again, when a Suldan of a clan could be arreasted for declaring he wants his sub-clan to use Shariah Law. You need to get your leaders like Faisal Warrabe to stop attacking the Clan Courts and Djibouti. Charity dear lad starts at home. Che, you are a clever fellow, you know that a fake map, made on Photo -Shop by an individual means nothin whent the world recognises Somali and its governemnt as was the case only a week ago. These arguments only highlight the depth the opposition have fallen lately, their "Clan Jihad" is non existant their attacks on Baidoa is futile and their attempts to buy legitimacy as in the case of Sharif Xasan, ICG nad Djibouti came to nothing. Shiekh_Yuusf. A great name, THE UNION OF DSPARADO'S -
Images of the week, deperate Clan Courts....
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^How does one take them seriously, they burn the flag then say they did not. They make contradictory statements every day and their only tool is war and war mongering. They use Oromo, Eritrea and other deperate groups to fight for them, then cry out at the top of their longs "Tigray, Tigray, Tigray".. However they are facing the real deal, a recognised TFG that is playing its hand very well. -
Images of the week, deperate Clan Courts....
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Saxib, everyone can smell the bull, and its quite amusing the length the Clan Courts are going, parading women and children with guns while they are supposed to be "strongest in Somalia". Also the fake secret map, "stolen from Geedi's office". Lies turned to be the biggest weakness of the Clan Courts.. Just dont get the children killed thats all. :mad: -
Source =ceelbuurnet.com Guddoomiyaha xisbi mucaarid ah oo ka dhisan Somaliland oo sheegay inay heleen warar sir ah oo cadeynaya in dowladda Jabuuti iyo maxkamadaha islaamiga iska kaashanayaan burburinta dalkooda Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Feysal Cali Waraabe ayaa maanta soo bandhigay qoraalo sir ah oo uu sheegay inay u soo gudbiyeen illo xog-ogaal ah oo ka tirsan maamulkaasi kuwaasoo tilmaamaya in dowladda Jabuuti iyo golaha maxkamadaha islaamka Soomaaliyeed ay iska kaashanayaan sidii loo burburin lahaa midnimada iyo jiritaanka maamulka gooni u goosad doonka ee Somaliland, sida uu hadalka u dhigay. Sidoo kale, Feysal Cali Waraabe ayaa xusay inay qorshahan maanta ka doodeen golaha guuritda ee maamulkaasi Somaliland, wuxuuna sheegay in qorshahan bur burinta ah ay ka kala soconayaan dhinacyo kala duwan oo dalka gudihiisa iyo dibeddiisa ah. “Muddo badan ayaan qorshahan dabo gal ku heynay, waxaana ugu dambeyntii ogaanay inuu jiro qorshe lagu doonayo in lagu burburiyo jiritaanka iyo shacabka Somaliland, oo ay iska kaashanayaan maxkamadaha Muqdisho iyo dowladda Jabuuti, waxaana u sheegeynaa dhinacyadaasi in Somaliland IILLAAHEY abuurtay ayna iska diaaci doonaan cidii walba oo dibin daabyo la damacda” ayuu yiri Feysal Cali Waraabe oo sidoo kale ku eedeeyay dowladda federaalka inay iyaguna dhinac kale ka wadaan dhibaateynta shacabka Somaliland, sida uu hadalka u dhigay. Dhinaca kale, Feysal Cali Waraabe oo la weydiiyay sababaha ay inta badan u cambaareeyaan mas’uuliyiinta golaha maxkamadaha islaamka ayaa sheegay in maxkamadaha ay xilli ay ka filayeen inay aqoonsi siiyaan madax banaanidooda ay ku gabyeen isla markaana ay hawada u soo mariyeen hadalo aan munaasib aheyn sida uu hadalka u dhigay, wuxuuna sidoo kale tilmaamay in maamulka Somaliland, uu iska difaaci doono cid kasta oo ka hor jeeda gooni isu taagooda. Garaad Salaad Xirsi garaadcadde@hotmail.com
-
Images of the week, deperate Clan Courts....
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Sharif Ahmed, Xasan Dahir and their backer Aferwarki -
Images of the week, deperate Clan Courts....
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Ceebay tacaal: Cabdirxman Xariri oo sharaxay sidii Khariidadii "Xildhibanada" Muqdishu ku soo bandhigeen hornafrik oo ku sheegeen ay tahay Khariirad cusub loo sameeyay Posted to the MOL December 10, 2006, 2:51 pm adex xildhibaan oo Muqdisho ku sugan ayaa soo bandhigay khariidad cusub oo ay si qarsoodi ah uga heleen xafiiska raisal wasaaraha Soomaaliya Cali maxamed Geedi," (HOOS KA EEG - waa tan labaad ee ugu hoosaysa)sadexda nin idinkuma cusba waa nimankii qabqablyaasha durbaanka u sidi jirey ee is muujin jirey ee markasta jeclaa inay kasbadaan raali noqoshada dagaal ooga-yaasha….."Subxaanal muqayiral axwal" Xiligan hogaamiye-yaashoodi hore gabalkoodii baa dhacay, wadaado cimaamado sita ayaa circa ku dubtey, maantase xilka ay hayaan ee "xildhibaan nimadu" (haday sax tahay in loogu yeedhaa) suuq kale ayuu yeeshay, cid kaloo oo gadanysa ayaa soo baxday waa midowga maxkamadaha ….markaa walaalayaal hala yaabina haday alifaan xirfado cusub oo kalsooni kasbasho ah oo ay inakaga yaabiyaan goor kasta. Markaan u soo noqdo tii ugu dambaysey ee uguna weyneyd ee ahayd Maab cusub oo Soomaaliya Itoobiya lagu daray oo ay saxaafada tuseen, waxaan aad uga murugooday heerka aqooneed iyo farsamo ee nimanka xildhibaanada sheeganaya ay leeyihiin iyo sida ayan wax fikrad ah uga haysteen meesha Soomaalidu manta marayso iyo in wiil Soomaali ah oo 18 jir ka yiri oo gurigii aabihii joogaa uu samayn karo ka ay soo sameeyeen ee ay qaranka u soo bandhigeen mid ka quruxbadan kana macquulsan. (Ka ay sameeyeen marka la eego "fonts" iyo midabka magacuba waa ka duwan yahay ka runta ah, wayna iska muuqataa in uu yahay wax la dhoodhoobay…."Fake and fabricated" Hadaba anigoo in kooban ka aqaan kumbuyuutarka aan haysana barnaamij Photoshop ah ayaan anigoo isticmaalayaa "Normal Photo editor" sameeyey mid kooda u dhigma ama ka wanaagsanba bal hoos igala eega……!!! Anigoon hadaba u doodayn Itoobiya meeshan aan ka saarayn in dowlada waliba tay ka itaalka roon tahay dano ka yeelan karto hadana in Soomaaliya oo iska dhan Itoobiya lagu daraa waa cirkoo caad laga waayey, waa qoraxdoo soo bixi weydey, waa beledweyne baar kuma taal. Nimakan xildhibaanda sheeganayana waxaan leeyahay Been hadaad sheegaysaan mid run u eg sheega, ixtiraamana caqliga bulsha weynta soomaaliyeed kana xaal mariya inaad sida wax ma garatada wax ugu sheegteen….hadii kale…!!! Walaahu aclam Cabdirxman Xariri – Saudi Arabia -
Images of the week, deperate Clan Courts....
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^ Red Sea, those who rush to war, usually rush out of it when it gets too hot. This fakery has become funny. Xasan Dahir Aways, prison warden usually ends up on the lsoing side specially when he meets Yusuf. Oh here is the map the dudes changed, or another fake one... -
Culimo lagu xiray Somaliland, where is Rambo?
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Oh he is, all these Clan Court members are all politicians. They want to rule and thus are no different to other political creatures, businessmen, professionals and fake clerics all go hand in hand. -
Images of the week, deperate Clan Courts....
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
the funniest image, a "secret map" with Somalia erased, though Djibouti is still there Talk about scaring the public.. -
Images of the week, deperate Clan Courts....
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
The old Prison warden, dusts of his uniform -
Images of the week, deperate Clan Courts....
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
School children carry guns, do they know how to shoot? Behind the boys. The old clan poet/singers of the warlords now encourage the Clan-Jihad -
Yeaaah War is fun
-
^^^ Thanks for the update mate.
-
Culimo lagu xiray Somaliland, where is Rambo?
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^No since I dont have any real info on the ruling. But my point is valid, since Turki made the remarks he did. One should hold these politicians to account right. -
^^^We wait and see, we have head so much saber rattling, now we wait for the real action.
-
Culimo lagu xiray Somaliland, where is Rambo?
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Where is Rambo, aka Xasan Turki, what happened to the comando raid or was that hot air? -
Unarmed and minority clans support UN decesion...
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Beelaha laga tirada badan yahay oo so Dhaweyay Cuna Qabatenta hubka somaliya laga Qaday [09/12/06] Shirweyn oo ay so QabanQabiyen Belaha laga tirada badan yahay oo Kunol North America ayaa lagu Tageray gonka kaso Baxay Qaramada Midowey kas oo somaliya uu in fasaxaya in Cidamo africa kasocda ay so Galan Gudaha Somaliya , taas o Larajey nayo in aay amanka wax ka Qabtan aniga ah sheekh Cumar farax kuna Hadlaya Magac besha an ka Dhashay ee biyomal ,,waxaan.manta Ku faraxsanahay in soomaaliya Laga Qado Cun Qabatenta hubka oo Horay uu sarna Waxana manta nasib wanag ah Qolo gar ah oo an ka Turjumen Rabitanka inta badan Hadi aan nahay Belaha somaliyed ee isugu Yimid halkan Waxan cadey neyna aniga oo Ku hadlaya Codka besha biyomal in an Rali ka nahay ana so Dhawey neyno Gonka Qaramada Midowey ooCuna Qabatenka Hubka loga qaday soomaaliya, in tasi kadib ayaa waxa hadalka Qatay farxiya salad sheekh oo Ku hadleysay Magac besha tuni yaa Ku dheeratay Mahimada ay somaliya ay u ledahay in Cuna Qabatenta hubka laga Qaday Somaliya wayo bay tiray Gonka maxakamadaha ay dadka uu shegen wax ka duwan bay la yimaden wayo, waxa lesku oga in Qolo waliba Lagu Warejiyo waxa ay Xaaq u ledahay , hadi aan nahay besha Tuni Gorta aay besha tuni Codsatay in Lagu warejiyo Barawe waxay maxakamadaha Nagu Yirahden Sacan uma Bislidin in Xukun lidinku warejiyo sabab badan dartis Gorta aan Ku dhahnay dadka nala miidka ah waxa ay Xaaq u leyahin manan xaaaq anaga ulahen jawab ta waxan ka sugeyna Umada somaliyed wayo , ayay is weydisay , Farxiya salad sheekh jowhar waxa Lagu warejiyay dadki xaqa ulaha Baladweyne sido kale Cabudi waq sido kale lakin manta waa ayan daro in layira Qolo wax lasiyo qolana lo dido intaas kadib waxa hadalka Qatay adey isman oo Ku hadlayay dhaman Codka besha Digil Waxa isman sheegay in wax kabadan Dagan koda Lagu hestay 10 Sano ilaa hadana ayna Umaqan in an Gacanta Lo galin oo ilaa Hadana Lahesto Yal aay yahin madama wali dhulkoda aay marti ka yahiin anaga hadi an nahay dadka dadka kaso Jedo Deganka Shabeleda hose waxan so Dhawey neyna Gonka Qaramada Midowey ee kusabsan Cuna Qabatenta hubka Saran somaliya oo laga qaday Taas oo an uu arko in aay so dadajin karto Xalka somaliya , Mel kuso aruuro Waxan ku Qanacsanahay DFKM Raysul wasaaraha Soomaliya Prof Cali Maxamed Geedi Gonka gesinimada leh u Qatay, Waxa kale oo an uu mahad Calinaya inta Nabada Jaceel , intas kadib waxa hadalka Qatay Xaji macow oo asna kaso Jeda deganka Shabelada Hose ayaa asna shegay in Horta manta Wadanka uu kusugan Yahay Xalad Qatar ah oo an Laga Firsan wayo bu Yiray somaliya waxa aay didaned Cidamo itobiya ah mahe somaliya ma Didin Cidan nabada Ilaaliyaa oo Kormera Gobaha ay nabada Ka Jirto Waxana Tusale Somaliya Ugu Filan waxa ay soo martay anigo aniga oo ku hadlaya magaca Dhaman Dhaman Belaha kaso Jeda Gobalka Shabelada Hose marabo Codka besheyda kaliya in aan ku Hadlo Waxan umada somaliyed uu shegaya in aan Ku Qanacsanahay Gonka somaliya adunka ka Garay , Ugudanbeyn Shirkan Waxa kale oo Laga Hadlay In lo hiliyo Nabad Iyo Cadalada Shirkan oo Lagu qabtay Wadanka Mareykanka Qasan : Phone Number (520) 509-4961 California . USA shamsasalad@yahoo.com