
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Clan courts clash with government, utopia says it's Ethiopia!
General Duke replied to Fiqikhayre's topic in Politics
lol. IndaCade's stooges are making up major battles now. Anyhow let them continue moving towards Baidoa. -
Djibouti: we recognise TFG we dont support courts...to late?
General Duke posted a topic in Politics
JABUUTI: Dowladda Jabuuti oo sheegtay inaysan la safnayn Maxkamadaha ayna aqoonsan tahay Dowladda FKS Posted to the Web Dec 20, 07:26 Jabuuti (PP) - Dowladda Jabuuti ayaa waxay daboolka ka qaaday in ay aqoonsan tahay dowladda Federaalka Soomaaliya isla markaana aysan u janjeerini dhanka Maxkamadaha Midoobay ee Muqdisho saldhigoodu yahay. Sarkaal u hadlay wasaaradda Arrimaha dibadda ee Jabuuti ayaa daboolka ka qaaday warkaan, waxaana uu sheegay in warkaan uu jawaab u yahay hadal uu dhawaan Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geeddi ka jeediyay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Dowladda Federaalka Soomaaliya. "Dowladda Jabuuti waxay qiraysaa inaysan la safnayn dhanka Maxkamadaha, balse ay aqoonsan tahay dowladda Federaalka Soomaaliya, mana doonayso dowladda Jabuuti inay la safato dhinac ka mid ah dhinacyada isku haya amuuraha dalka Soomaaliya" ayuu yiri sarkaalkaan oo magaciisa aan la shaacin una warramayay wakaaladaha wararka caalamka. Sidoo kale sarkaalkan ayaa daboolka ka qaaday in dowladda Federaalka Soomaaliya ay tahay dowladda sharciga ah ee ka jirta Soomaaliya, taasoo dunida oo dhanna ay aqoonsan tahay, mana jirto sabab aan annagu uga weecanno dariiqa dunida ee ah aqoonsiga Dowladda Federaalka Soomaaliya. Dowladda Jabuuti ayaa waxay sidoo kale sheegtay in aysan doonayn in dalka la geeyo ciidammo nabad ilaalin ah oo ka socda Afrika iyo caalamka intaba, waxaana uu sarkaalkaan u hadlay dowladda Jabuuti sheegay in ay wanaagsan tahay inay isku afgartaan labada dhinac ciidammo keenista Somalia. Maxamed Xuseen Jantiile Wakiilka Puntlandpost - Mogadishu E-mail: puntlandpostmog@hotmail.com -
Over 40 Ethiopian fighter aircraft and 70 new tanks enter Gedo region.
General Duke replied to Gabbal's topic in Politics
^^^Insults aside, if your logic is Ethiopia is supporying the TFG, then Oromo, Eritrea and other illegals are supporting the clan courts. They have even burned the Somali national flag in public in Baidoa. You have no leg to stand on, bad news daily, security council decesion and the bogus IndaCade threats. Village capture wont save these Clan Courts. -
Over 40 Ethiopian fighter aircraft and 70 new tanks enter Gedo region.
General Duke replied to Gabbal's topic in Politics
^^Thus Mogadishu, Kismayu and parts of the south are occupied by foreign mercenaries, Oromo, Eritreans and others. Who burned the Somali flag. A thing that never ever took place in the south in the hight of the war. -
JIHAADKII BERRI BILAABAN LAHAA MIYUU BAAQDAY?!!
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Red Sea, you are having a laugh dear brother. Those who do not back up their threats will be seen as nothing else than comedians. A week ago you was joyful, full of bravado, even made an infamous post "defend yourselfs" you said. Let me reassure you, no one is afraid of IndaCade. May Allah spare the innocent and the weak. But trust me war is no joke. One never expected IndaCade to understand this, since he never took part in any real war. As for you, make sure you give your charity to Somaliland and destroy the corrupt regime of Riyaale. -
Over 40 Ethiopian fighter aircraft and 70 new tanks enter Gedo region.
General Duke replied to Gabbal's topic in Politics
I doubt that the news would be fabricated due to fear of Clan Courts. we must wait and see. Horn is correct it is an entry point. -
President cade Puntland delegation arrive in Baidoa..PICS..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Nicely put. Here are more pics from Baidoa.. Cade Muuse oo sheegay in ay ka mid yihiin Dowlada Federaalka mar uu ka hadlayey Xaflad loogu sameeyey Hotel Bakiin ee magaalada Baydhabo -
Suldaan Cismaan Vs Somaliland government...
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Bayaan Ku Lid Ah Suldaan Cismaan Oo Ay Burco Ka Soo Saareen 43 Cuqaal Iyo Odayaal Ka Soo Jeeda Beesha Suldaanka Somaliland.Org — Hargeisa, Somaliland — 18 December, 2006 -------------------------------------------------------------------------------- Burco (Somaliland.org) - Bayaan ay saxeexeen 43 xubnood oo isugu jira cuqaal iyo odayaal ka tirsan beesha Galbeedka Burco ayaa ku baaqay in xadhigii Suldaan Cismaan Suldaan Cali uu ahaa xaq, baaqyada uu soo saarayna aanu cidna ku metelin. Bayaankaas oo caawa soo gaadhey saxaafaddu wuxuu u qoran yahay sidan: Ka dib markii ay shirar isdaba joog ah yeesheen ardaaga uu ka soo jeedo Suldaan Cismaan, gorfeeyeena hawlaha uu Suldaanku faraha kula jiro – waxay garteen in ay u jeediyaan Talooyin wax ku ool ah waanu ku gacan saydhay. - Markuu baal maray Distoorka iyo sharciga dalka u yaala ayaa la xidhay - Mar labaad Beesha oo ka adkaysan weyday xadhigiisa waxay ku tashatay inay Ergo xukuumada ugu tagto lana sii daayo, ayadoo ku mahadsan xukuumaddu waanay aqbashay waanay noo sii daysay. Haddaba waxaanu halkan ku cadaynaynaa in Suldaan Cismaan diiday Talooyinkii beeshiisa, kana doortay cidaan u danaynayn asaga, magaca uu sito iyo qaranka Somaliland. Sidaas darteed reerku markuu isu yimid Cuqaal, Culimo, Guurti iyo aqoonyahanba wuxuu go’aansaday sidan:- Inuu Suldaan Cismaan ka baxay dhaqankii iyo haybadii Saldanadu lahayd, lana bahoobay kooxo xag jir ah oo aan u danaynayn Beesha, Qaranka Somaliland midna. Isla markaana cidna kuma matalo go’aamada iyo baaqyada uu hore u soo saaray iyo kuwo danbe. Inay shareecada islaamku tahay tii hore ee aynu haysanay, mid cusub oo timi aanay jirin beelaha Somalilandna aanu kala mid nahay. In xukuumadda Somaliland ee loo igmaday Ammaanka iyo kala danbaynta ay gacan bir ah wax kaga qabato ciddii khalkhal iyo khilaaf abuuraysa. Waxaaanu u soo jeedinaynaa Beesha Suldaankeeda Guud Suldaan Maxamad Suldaan Xirsi Qani, Cuqaasha, Guurtida iyo Wax garadkeedu inuu taageero buuxda ku siiyo Ardaaga Reer Sugulle Qodabadaas oo danta ummadu ku jirto. Magacyada Cuqaasha, Culimada, Guurtida iyo waxgaradka Beesha:- Chief Caaqil Ahmed Maxamed Cali Raan Chief Caaqil Maxamed Cumer Xayd Chief Caaqil Cismaan Aw Maxamed X.Ibraahim Chief Caaqil Maxamuud Jamac Tahar “Arawe” Chief Caaqil Baashe Guuleed Gaboobe Xil. Ahmed Maxamed Nuur Xil. A/laahi Ibraahim Xirsi “Dhugad” Xil.Yuusuf A/laahi Suldaan Warsame(KL5aad) Beeldaaje Jaamac Cabdi Maxamed “Ganaf cadde” Jamac Cilmi Cabdi C/laahi Cumer Xayd Maxamuud Cali Ahmed Cabdi Sulub Maxamed Ibraahim A/laahi Ismaaciil Jamaal C/laahi Ibraahim Mataan Dhuule Cawad Nassir Gaaxnuug Xiis Gamadiid Ahmed Ahmed Ismaacil Maxamed Cali Maxamuud Jamac Ahmed Maxamed Cumer Maxamed Axmed Ibraahim A/laahi Maxamed Hurre Maxamed Cabdi Jamac Xuseen Taray Ibraahim Ahmed Cabdi Caalin Cabdi Cawed Abyan “Dhaylaawe” Cabdi Xariir Cali Iid A/laahi Cumer Cabdi Ahmed Jamac Gidhigidhi Yuusuf A/laahi Warsame Muxumed Cumer Xayd Maxamed Cabdi Sanweyne Diiriye Gamadiid Guuleed Maxamed Cabdi Yoome Yuusuf Ibraahim Nuur Cawil Karuur Jamac Xuseen Xasan Ducaale Faarax Yuusuf Hassan Iid Cumer Muuse C/laahi Ahmed Kuluc Yaasiin Maxamed Xuseen Ahmed A/laahi Ibraahim C/risaaq M. Dubbad, Hargeysa. -
The full article... source Suldaan Cismaan Oo Mar Kale Ku Celiyey In Beeshiisu Go'aansatay Shareecada Islaamka. "Idinkoo Foolxun Ayaad Ka Degi Doontaan Xilka.." Somaliland.Org — Burco, Somaliland — 19 December, 2006 Buco (Somaliland.org) – Suldaan Cismaan Suldaan Cali Madar oo Jimcihii laga siidaayey Xabsiga Mandheera oo uu ku xidhnaa muddo laba toddobaad gaadheysa ayaa mar kale ku celiyey in uu dhaqangelayo go’aankii uu hore beesha Galbeedka Burco ugu go’aamiyey ee ku dhaqanka Shareecada Islaamka. Suldaan Cismaan, warsaxaafadeed uu xalay ka soo saaray Magaalada Burco, waxa uu faahfaahin kaga bixiyey go’aanka ku dhaqanka shareecada Islaamka ee sababay in la xidho, dhabihii xukuumaddu u martay xadhigiisa iyo guud ahaan sida uu u arko siyaasadda hoggaamineed ee Madaxweyne Riyaale. Waxana uu yidhi Warsaxaafadeedka Suldaanku u dhignaa sidatan:
-
^^My view has been and is that a federal national government representing every clan, is the best soloution for Somalia. The groups who oppose this for, narrow selfish interst, and who played a key role in the destruction of the capital, occupation and displacement of much of the southern area and its population. Have in my opinion no leg to stand on. Hence the rebranding and the new Islamic tag.
-
The point, the millitary means is not out of question. Its the only legitimacy of the Clan Courts, that they defeated the warlords and captured many towns in the south and center. In the political and diplomatic arena they have been a horrible failure. Their recognition of the TFG, makes little sense, since they want to fight the very entity they recognise. Their latest gaff, the seven day ultimatum and then the u-turn, further highlights the weakness of this organisation. Other than the muscle of IndaCade's clan and funds of Abukar Cadaan they have very little to show. Thus IndCade will be out muscled soon. Then there will be peace, within the TFG frameowrk.
-
Over 40 Ethiopian fighter aircraft and 70 new tanks enter Gedo region.
General Duke replied to Gabbal's topic in Politics
^^^Please come with something else. The struggle between good & evil has nothing to do with this. nor is the occupation, looting prperties and thugs can be instruments in this struggle of civilisations. The fake, Jihad, the posturing and parading of women and children with guns is means as a cloak for the agenda of a clan. No one buys it and as the days go past, fades the myth that is Clan Courts. Also the report above is garbage, Amin Khasaro of Mogadishu, does not know what the leaders discussed. Though you have tendency to belive in such reports. A week ago you was telling us the Clan Courts captured parts of Baidoa city itself. -
President cade Puntland delegation arrive in Baidoa..PICS..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^lol. The honest man himself. The Clan Courts have yet to finish of Puntland & the TFG indeed they may have given a new lease of life to both... -
JIHAADKII BERRI BILAABAN LAHAA MIYUU BAAQDAY?!!
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
FAALO: Ceebeey tacaal Jihaadkii uu iclaamiyay Indhacade xaguu ku dambeeyay? Posted to the MOL December 19, 2006, 7:48 am Yuusuf Siyaad Indhacade oo Maxkamadaha u qaabilsan dhinaca Gaashaandhiga ayaa Todobaadkii hore iclaamiyay inay weerarayaan Ciidamada Dawlada iyo Macalamiimta Itoobiyaanka ee ku sugan Magaalada Baydhabo,hadii aysan Magaaladaas ooga guurin Todobaad gudihiis. Xiligii la qabtayna waa la dhaafay,iyadoo aysan Dawladu dhaq jalaq u-siin dhawaaqii aan laga fiirsan ee ka soo yeeray Indhacade (Ceebeey-Tacaal)(Been-Fakatay-Run-ma-gaarto). Jihaadka uu sida jees-jeeska oogu dhawaaqay Indhacade wuxuu ka mid yahay Tiirarka aas-aaska u ah Shareecada Islaamka, waxaana jira Aayado badan iyo Axaadiis ku soo aroortay qaabka loo wajahayo Jihaadka,laakiin waxaa muuqata in Mas,uuliyiinta Maxkamadaha arintii Jihaadka inay ka dhigteen xeelad-Siyaasadeed oo lagu kicinayo quluubta Shacabka Soomaaliyeed, iyadoo laga faaiideysanayo cadawtinimada soo jireenka ah ee u dhexeeya Wadamada Soomaaliya iyo Itoobiya. Kacdoonkii Shacabka Gobolka Banaadir intii uu socday waxaa badanaa arimaha Maxkamadaha wax laga weydiin-jiray Sheekh Shariif Sheekh Axmed, balse daraasad aan sameeyay Labadii Todobaad ee la soo dhaafay kadib markii aan dhaga-dhageeyay Idaacadaha waxaa ii soo baxday in Nimankan horboodaya Maxaakiimta aysan Afkooda iyo dhagtooda is maqal, waxaana iigu cajibsanaa markii aan dhageystay Gudoomiyaha Shuurada Sheekh Xasan Daahir Awees oo la weydiiyay maka qeyb galeysaan Shirka Khartuum? balse markiiba wuxuu la soo booday maxaan ka qeyb-galnaa Shirka maba aqoonsani Dawlada, balse daqiiqado kadib Sheekh Shariif Axmed oo isagana Idaacad kale ka hadlaya ayaa carabka ku adkeeyay "Waan aqoon-sanahay Dawlada waana ka qeyb-galeynaa Shirka Khartuum bilaa shuruud" :eek: iyadoo daqiiqado kadibna uu wareysi bixiyay Sheekh Cabdi-raxmaan Muudeey oo dhinaca Warbaahinta u qaabilsan Maxaakimta wuxuuna yiri isagoo xanaaqsan "Kenya iyo Itoobiya hadaan Shirka laga saarin uma socono kulanka Khartuum" isagoo beeniyay hadalkii Gudoomiyaha Maxaakiimta Sheekh Shariif Axmed, taasina waxay ku tusaysaa in shuruucda Maxaakiimtu ku dhisan-tahay is-bar-bar-yaac. Murti Soomaliyeed ayaa oranaysa "Meyd midkee u dambeeyay?"Midka hada la sii wado, iyadoo aan wada ognahay in shalay oo keliya Madax ka tirsan Raga horbooda Maxaakimta ay ka hadleen Idaacadaha, Wasiir Mareykan ah baa hadlay, Masuuliyiin kala gedisan oo Maxaakiimta ayaa kadaba qaadatay, Reysal-wasaaraha Itoobiyaa hadlay, Mas,uuliyiin kala gedisan oo Maxaakiimta ayaa u jawaabtay, Dawlada Federaalka ayaa hadashay, Masuuliyiinta Maxkamadaha oo kala fikrad duwan ayaa u jawaabay, taasina waxay ku tusaynaa aqoon-yarida heysata Nimanka hormooda Maxaakiimta, waana mida maanta keentay in Gudoomiyaha Gudiga fulinta Maxaakiimta Sheekh Shariif Sheekh Axmed inuu beeniyo dhawaaqii Jihaadka ahaa ee uu keligiis iclaamiyay Yuusuf Indhacade,isagoo Shariifku sheegay inaysan ka war-qabin goorta iyo goobta lagu dhawaaqay Jihaadka uu iclaamiyay Ninka u qaabilsan Gaashaandhiga (Cajiib). Hadalkayga waxaan ku soo af-jarayaa Aayad quraan ah oo ku jirta Suuratul Munaafiquun (Walaahu Yash-hadu Inal-Munaafiqiina-La-kaadibuun)oo micnaheedu yahay Ilaahay wuxuu ka marqaati kacayaa in Munaafiqiinta Been sheegayaan, hadaba hadii ay rabaan Maxaakiimta in Umada aaminto ha iska-qabteen oo shaqada ha ka fariisiyeen Indhacade waayo had iyo jeer wuxuu la taagan-yahay inuu ceebeeyo karaamada iyo sharafta Diinta Islaamka, waxaana hadalkeyga ku soo xirayaa marnaba lagama yaabo inay Maxaakiimtu gaaraan hadafkooda ilaa iyo inta uu dhex-boodayo shaqsigan caadeystay had iyo jeer inuu ku been-abuurto Shareecada Islaamka, waxaana talo ku soo jeedin-lahaa maadaama kelimada (Abuu)mudooyinkan la baxeen Xubnaha Maxaakiimta sida (Abuu-Mansuur ama Abuu Cuteyba) in aad u bixisaan Yuusuf Siyaad Indhacade (Abuu-Beenaale) maadaama Shacabka Soomaaliyeed ay ooga barteen inuu yahay shaqsi caadeystay been-abuurasho iyo hadalo aan laga fiirsan. Suldaan-Godo-Godo (Abuu-Godo-Godo) -
Golaha maxakimta islaamka oo sheegay in ay ka baaqsaden go`ankii muddada todobaadka ah ay ugu qabteen ciidamada Itoobiya. Golaha maxaakimta islaamka ayaa maanta shaaca ka qaaday in ay ka laabteen go`aankii hore ee ahaa in muddo todobaad ah haddii ciidamada Itoobiya uga bixin dalka Soomaalya ay weeraryaan .Tue- Dec-19-2006 Horn Afrik reports... They are following the Art of War to the letter..
-
Over 40 Ethiopian fighter aircraft and 70 new tanks enter Gedo region.
General Duke replied to Gabbal's topic in Politics
^^^lol. Its the other side that will win through patience, since they have already acheieved the necessary diplomatic and political break through. If you know the enemy and know yourself, you need not fear the result of a hundred battles." Indeed Yusuf, knows Xasan Dahir and his group thus, their running around means nothing. -
A welcome worthy of a King...Garad Jama in Minnesota..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^A great trip so far, may Allah make it a success for him. -
FAALO: Ceebeey tacaal Jihaadkii uu iclaamiyay Indhacade xaguu ku dambeeyay? Posted to the MOL December 19, 2006, 7:48 am Yuusuf Siyaad Indhacade oo Maxkamadaha u qaabilsan dhinaca Gaashaandhiga ayaa Todobaadkii hore iclaamiyay inay weerarayaan Ciidamada Dawlada iyo Macalamiimta Itoobiyaanka ee ku sugan Magaalada Baydhabo,hadii aysan Magaaladaas ooga guurin Todobaad gudihiis. Xiligii la qabtayna waa la dhaafay,iyadoo aysan Dawladu dhaq jalaq u-siin dhawaaqii aan laga fiirsan ee ka soo yeeray Indhacade (Ceebeey-Tacaal)(Been-Fakatay-Run-ma-gaarto). Jihaadka uu sida jees-jeeska oogu dhawaaqay Indhacade wuxuu ka mid yahay Tiirarka aas-aaska u ah Shareecada Islaamka, waxaana jira Aayado badan iyo Axaadiis ku soo aroortay qaabka loo wajahayo Jihaadka,laakiin waxaa muuqata in Mas,uuliyiinta Maxkamadaha arintii Jihaadka inay ka dhigteen xeelad-Siyaasadeed oo lagu kicinayo quluubta Shacabka Soomaaliyeed, iyadoo laga faaiideysanayo cadawtinimada soo jireenka ah ee u dhexeeya Wadamada Soomaaliya iyo Itoobiya. Kacdoonkii Shacabka Gobolka Banaadir intii uu socday waxaa badanaa arimaha Maxkamadaha wax laga weydiin-jiray Sheekh Shariif Sheekh Axmed, balse daraasad aan sameeyay Labadii Todobaad ee la soo dhaafay kadib markii aan dhaga-dhageeyay Idaacadaha waxaa ii soo baxday in Nimankan horboodaya Maxaakiimta aysan Afkooda iyo dhagtooda is maqal, waxaana iigu cajibsanaa markii aan dhageystay Gudoomiyaha Shuurada Sheekh Xasan Daahir Awees oo la weydiiyay maka qeyb galeysaan Shirka Khartuum? balse markiiba wuxuu la soo booday maxaan ka qeyb-galnaa Shirka maba aqoonsani Dawlada, balse daqiiqado kadib Sheekh Shariif Axmed oo isagana Idaacad kale ka hadlaya ayaa carabka ku adkeeyay "Waan aqoon-sanahay Dawlada waana ka qeyb-galeynaa Shirka Khartuum bilaa shuruud" :eek: iyadoo daqiiqado kadibna uu wareysi bixiyay Sheekh Cabdi-raxmaan Muudeey oo dhinaca Warbaahinta u qaabilsan Maxaakimta wuxuuna yiri isagoo xanaaqsan "Kenya iyo Itoobiya hadaan Shirka laga saarin uma socono kulanka Khartuum" isagoo beeniyay hadalkii Gudoomiyaha Maxaakiimta Sheekh Shariif Axmed, taasina waxay ku tusaysaa in shuruucda Maxaakiimtu ku dhisan-tahay is-bar-bar-yaac. Murti Soomaliyeed ayaa oranaysa "Meyd midkee u dambeeyay?"Midka hada la sii wado, iyadoo aan wada ognahay in shalay oo keliya Madax ka tirsan Raga horbooda Maxaakimta ay ka hadleen Idaacadaha, Wasiir Mareykan ah baa hadlay, Masuuliyiin kala gedisan oo Maxaakiimta ayaa kadaba qaadatay, Reysal-wasaaraha Itoobiyaa hadlay, Mas,uuliyiin kala gedisan oo Maxaakiimta ayaa u jawaabtay, Dawlada Federaalka ayaa hadashay, Masuuliyiinta Maxkamadaha oo kala fikrad duwan ayaa u jawaabay, taasina waxay ku tusaynaa aqoon-yarida heysata Nimanka hormooda Maxaakiimta, waana mida maanta keentay in Gudoomiyaha Gudiga fulinta Maxaakiimta Sheekh Shariif Sheekh Axmed inuu beeniyo dhawaaqii Jihaadka ahaa ee uu keligiis iclaamiyay Yuusuf Indhacade,isagoo Shariifku sheegay inaysan ka war-qabin goorta iyo goobta lagu dhawaaqay Jihaadka uu iclaamiyay Ninka u qaabilsan Gaashaandhiga (Cajiib). Hadalkayga waxaan ku soo af-jarayaa Aayad quraan ah oo ku jirta Suuratul Munaafiquun (Walaahu Yash-hadu Inal-Munaafiqiina-La-kaadibuun)oo micnaheedu yahay Ilaahay wuxuu ka marqaati kacayaa in Munaafiqiinta Been sheegayaan, hadaba hadii ay rabaan Maxaakiimta in Umada aaminto ha iska-qabteen oo shaqada ha ka fariisiyeen Indhacade waayo had iyo jeer wuxuu la taagan-yahay inuu ceebeeyo karaamada iyo sharafta Diinta Islaamka, waxaana hadalkeyga ku soo xirayaa marnaba lagama yaabo inay Maxaakiimtu gaaraan hadafkooda ilaa iyo inta uu dhex-boodayo shaqsigan caadeystay had iyo jeer inuu ku been-abuurto Shareecada Islaamka, waxaana talo ku soo jeedin-lahaa maadaama kelimada (Abuu)mudooyinkan la baxeen Xubnaha Maxaakiimta sida (Abuu-Mansuur ama Abuu Cuteyba) in aad u bixisaan Yuusuf Siyaad Indhacade (Abuu-Beenaale) maadaama Shacabka Soomaaliyeed ay ooga barteen inuu yahay shaqsi caadeystay been-abuurasho iyo hadalo aan laga fiirsan. Suldaan-Godo-Godo (Abuu-Godo-Godo)
-
Over 40 Ethiopian fighter aircraft and 70 new tanks enter Gedo region.
General Duke replied to Gabbal's topic in Politics
^^^What happened to the words of Amr IndacADE or was it another example of a warlord gone mad? -
The only person or groups goading for war and parading women and children with guns are the Clan Courts. The only group that makes idle threats are the clan courts. The 7 day threat is yet another example of how much fear they have. Also they did shoot injured prisoners not long ago in Buaale, so it is a top level decesion on their part. Shame on you fake Shiekhs.
-
Over 40 Ethiopian fighter aircraft and 70 new tanks enter Gedo region.
General Duke replied to Gabbal's topic in Politics
Sightings of Ethiopia seems to be on the increase. Though why that much armour in Gedo?