
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Baidoa: latest courts suffer heavy set back....
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Clashes escalate in Somalia, 2 hours after the deadline of ultumatum Heavy fighting erupted between Somali Islamists and government troops backed by Ethiopian forces, a day after the expiry of an Islamist ultimatum for Addis Ababa to withdraw Rival forces pounded each other with heavy shells and rockets near the seat of government in Baidoa, about 250 kilometres (155 mile) northwest of the capital Mogadishu, and hundreds of terrified civilians fled the battlezone. The leader of the Islamists, Sheikh Hassan Dahir Aweys, nevertheless said the clashes on two fronts were "a small incident" pitting his forces and Ethiopian troops and not the government. "There is heavy fighting which I think could result in many casualties," Islamic commander Sheikh Mohamed Ibrahim Bilal told earlier. Government commander Ibrahim Batari confirmed the fighting, accusing the Islamists of mounting the attack. "There is shelling everywhere... our forces are facing Islamists, hell is going on," he told "I can't tell you the casualties but there is fighting everywhere today," he added. Both sides claimed victory in the clashes that occured in Adale and Mote Mote trading posts, south and east of Baidoa. "The fighting was a small incident," Aweys told a reporters in Mogadishu after a meeting with European Commissioner humanitarian chief Louis Michel. "We had a meeting with the EU and the meeting was significant and it ended in mutual understanding," Aweys added, without elaborating. Fighting erupted overnight Tuesday in Idale, a trading post about 60 kilometres south of Baidoa, two hours after a seven-day deadline the Islamists gave the Ethiopians to pull out or face major attacks. The government said its forces had defeated Islamists who stormed Idale overnight Tuesday, sparking artillery duels that claimed at least 12 fighters -- 10 Islamists and two government soldiers. Commanders said the fighting had spread to Mode Mode, a key stronghold of the Islamists, and the army garrison in Deynunay, about 25 kilometres east of Baidoa. "The fighting is so fierce, but government forces are still controlling Deynunay," said Issak Adan Mursaley, a resident in Deynunay. Residents said hundreds of civilians fled the battlezones in southern Somalia, where nearly a million people have already been affected by heavy flooding. "People have already started fleeing (from the area) and there are a lot of armed forces from both sides," Muhidin Ali Mursal, a resident of a village near Idale, told Michel, who earlier held talks with President Abdullahi Yusuf Ahmed in Baidoa, said the Islamists had agreed to resume talks with the government. "We are happy the the Islamic courts have agreed to resume peace talks without pre-conditions," Michel told reporters. The Islamists, who control swathes of southern and central Somalia and are accused of links to Al-Qeada, have already declared a holy war on Ethiopian forces and claimed first blood in recent skirmishes with Addis Ababa troops. Deputy defence minister Salad Ali Jelle said the Idale fighting was led by Sudanese national, Abu Taha al-Sudan, one of three extremists wanted by Washington. "Al-Sudan, the terrorist is leading the Islamic courts militias in the fighting," said Jelle. "We have information that he is the one who attacked us is Idale." Ethiopia has sent several hundred military trainers and advisers to help the government, but denies widespread reports it had deployed thousands of combat troops to Somalia. But Addis Ababa said its officers in Somalia were not involved in the clashes. "So far none of our advisers has been attacked," Zemedkum Tekle, the spokesman for Ethiopian information ministry, told Analysts have warned that a war in Somalia would engulf the whole region, drawing in Ethiopia's arch-foe Eritrea, as both countries are accused of fighting a proxy war in the lawless country. But Eritrea President Issaias Afeworki downplayed the fears, saying Ethiopia was worsening the situation. "I don't see war in Somalia. War between two nations in the Horn of Africa, I don't see that happening," state-run newspaper Eritrea Profile quoted him as saying. Somalia has lacked an effective administration since the 1991 ouster of dictator Mohamed Siad Barre and the two-year-old government has failed to exert control across the impoverished nation of 10 million people. olol.us Chicago USA -
Baidoa: latest courts suffer heavy set back....
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Ayoub news is only relevent when it is new. -
^^^Ayoub, aagain you say nothing new. The Ethiopians you speak of are in Berbera and Hargaysa and their influance is as strong on Somaliland as it is in Baidoa. Time for talking is finished and the Clan Courts will take the blame, it is them who atatcked the TFG and not the other way, as for Xaji indaCade tryinng to prove a point and we will see where that takes him. The TFG has yet to attack, but I doubt it will wait much longer. indacdae commenting on clahses
-
Baidoa: latest courts suffer heavy set back....
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^You are coreect on Puntland being part of TFG, thus news coming from that source might be biased. Howver any news coming from Somalia will not be objective. This is what the goverment is saying, thus it is up to the other side to refute it. -
^^^When one secsionist runs out of breath another one takes over. Ayoub, look at my latest posts, my stance is the same as ever that the TFG is the only credible NATIONAL entity in Somalia, my support for it is 100%. Thus what you are implyinng is nosical, as for Ethiopia, they are our allies, as much as they are yours. Thus dont get all Red Sea with me..
-
Baidoa: latest courts suffer heavy set back....
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^No, I am reporting the latest news, it matters not what position you take. Also Gagab is not an apointee of President Yusuf or the TFG. He is a leader from Puntand and he was giving hi side of the story. -
Baidoa: latest courts suffer heavy set back....
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Saxib, Mr Gagaab is is part of the delegation led by president Cade Muse who have been in Baidoa for the past three days.. I hope that answers your question. -
^^^Ahmed here is the latest news out.. BAYDHABO :Maleeshiyada Maxaakiimta oo khasaare Ba’ani ka soo gaaray weerardii ay maanta ku soo qaadeen degaanka Iidaale iyo agagaarka Buurhakabo. Posted to the Web Dec 20, 20:18 Wasiirka Maaliyada Dowlad Goboleedka Puntland Dr. Maxamed Cali Yusuf, ayaa wuxuu noo xaqiijiyey in Maleeshiyada Maxaakiimtu ay sadex jeer weerar ku soo qaadeen laba aag oo kala ah, degaanka Iidaale iyo agagaarka buurhakabo, halkaas oo ay ku sugnaayeen Ciidamada Qalabka sida ee Soomaliya. Weeraka ay soo qaadeen Maxaakiimtu waxaa ka soo gaaray khasaare aad u balaaran oo isgu jira dhimasho badan iyo dhaawac fara badan oo loo daadgureeyey magaalooyinka Buurhakaba iyo ilaa Afgooye, waxaa kaloo goobaha ay maxaakiimtu weerarka ku soo qaadeen lagaga gubay gawaarida dagaalka oo aad u fara badan, ka dib markii ciidamada qalabka sida ee soomaliya ay isaga hor yimaadeen goobahaas. Dhinaca ciidamada dowlada waxaa ka soo gaaray weerarada lagu soo qaaday khasaare aan badnayn. Waxaa cad in weerarka Maxaakiimtu ay xiligaan la beegsadeen Dowlada Federaarlka ay ujeedadiisu ahayd, sidii ay u carqaladayn lahaayeen dadaalka ay wadaan wafdiga maanta soo gaaray magaalada baydhabo oo ka koobnaa madax sare oo ka socta Midowga Yurub, Jaamacada Carata, iyo Igad, waxaa kaloo Baydhabo ku sugnaa wafti ka socda Dowlad Goboleedka Puntland oo uu hogaaminayey Madaxwaynaha Puntland, wefdigaas oo booqasho wada tashi ah ugu tegey dowlada fedraalka oo hada fadhigeedu yahay magaalada Baydhabo. Wasiirku wuxuu ku tilmaamay nasiib daro dagaalka iyo weerarada ay ka wadaan kuwa la baxay maxaakiimta gudaha soomaaliya, masuuliyadeedana ay iyagu qaadayaan wixii dhimasho, dhaawac, iyo bur bur ka yimaada, Wasiirku wuxuu kaloo nasiib daro ku tilmaamay in 16 sano ka dib ay jiraan kuwa weli doonaya inay ummada soomaaliyeed ku maquuniyaan awood ciidan si ay ugu gaaraan ujeedadooda guracan. iyadoo ay dhisan tahay dowlad soomaaliyeed oo loo wada dhan yahay kuna soo baxday qaab wadatashi iyo isafgarad. puntlandgovt /puntlandpost.com
-
BAYDHABO :Maleeshiyada Maxaakiimta oo khasaare Ba’ani ka soo gaaray weerardii ay maanta ku soo qaadeen degaanka Iidaale iyo agagaarka Buurhakabo. Posted to the Web Dec 20, 20:18 Wasiirka Maaliyada Dowlad Goboleedka Puntland Dr. Maxamed Cali Yusuf, ayaa wuxuu noo xaqiijiyey in Maleeshiyada Maxaakiimtu ay sadex jeer weerar ku soo qaadeen laba aag oo kala ah, degaanka Iidaale iyo agagaarka buurhakabo, halkaas oo ay ku sugnaayeen Ciidamada Qalabka sida ee Soomaliya. Weeraka ay soo qaadeen Maxaakiimtu waxaa ka soo gaaray khasaare aad u balaaran oo isgu jira dhimasho badan iyo dhaawac fara badan oo loo daadgureeyey magaalooyinka Buurhakaba iyo ilaa Afgooye, waxaa kaloo goobaha ay maxaakiimtu weerarka ku soo qaadeen lagaga gubay gawaarida dagaalka oo aad u fara badan, ka dib markii ciidamada qalabka sida ee soomaliya ay isaga hor yimaadeen goobahaas. Dhinaca ciidamada dowlada waxaa ka soo gaaray weerarada lagu soo qaaday khasaare aan badnayn. Waxaa cad in weerarka Maxaakiimtu ay xiligaan la beegsadeen Dowlada Federaarlka ay ujeedadiisu ahayd, sidii ay u carqaladayn lahaayeen dadaalka ay wadaan wafdiga maanta soo gaaray magaalada baydhabo oo ka koobnaa madax sare oo ka socta Midowga Yurub, Jaamacada Carata, iyo Igad, waxaa kaloo Baydhabo ku sugnaa wafti ka socda Dowlad Goboleedka Puntland oo uu hogaaminayey Madaxwaynaha Puntland, wefdigaas oo booqasho wada tashi ah ugu tegey dowlada fedraalka oo hada fadhigeedu yahay magaalada Baydhabo. Wasiirku wuxuu ku tilmaamay nasiib daro dagaalka iyo weerarada ay ka wadaan kuwa la baxay maxaakiimta gudaha soomaaliya, masuuliyadeedana ay iyagu qaadayaan wixii dhimasho, dhaawac, iyo bur bur ka yimaada, Wasiirku wuxuu kaloo nasiib daro ku tilmaamay in 16 sano ka dib ay jiraan kuwa weli doonaya inay ummada soomaaliyeed ku maquuniyaan awood ciidan si ay ugu gaaraan ujeedadooda guracan. iyadoo ay dhisan tahay dowlad soomaaliyeed oo loo wada dhan yahay kuna soo baxday qaab wadatashi iyo isafgarad. puntlandgovt /puntlandpost.com
-
^^^Shame on you, if you belive your fellow Muslim brothers and kinsmen want to massacre you. Thus you defeat your own argument, I'm asking you personally. Does it bother YOU that there are Somali Muslims slaughter for political greed fuel by power hungry yaxaasyo…? Thus do some inner reflecting, I know where I stand.
-
^^^Ahmed, you may say you are a mole, I am not for anyone. Socod, brother, it is not me who declared and then back out of an all out Jihad. If this is the all out war that one has to fear, then I am sorry for you..Baidoa has not fallen, the foreign support and troops are coming and they even agreed to go back to talks. Their offensive has faltered, this only strengthens the TFG. Thats my point. If you have anything else to add go, but dont tell me to eat humble pie, when I ahve not even lost.
-
^^^lol. Saxib stick to your delusions, the clan courts are your masters after all. I expect to hear from, Bambo, Olol and the powers behind the courts, not the comanders assistant.
-
^^It bothers me that my nation is divided and have been throught my whole life. It is the single greatest dilema I have faced. Having no country and being in exile most of my life. Also ask the aggressor, who are attacking, why? Ask the likes of Red Sea, who have been praying for a war in the south, while defedning their clan feifdom in the North west. Saxib, dont act like you have the moral high ground. After all you are a scesionist noh?
-
Ahmed, why the anger, so far I have refrenced, Allpuntland [which basicly translated news from AP, REUTERS & others] , waayaha.net, somaliweyn, puntlandpost and so on. You have sourced nothing other that your own inner clan hatred.
-
Here is Horn-Afrik's take on the news..no claim of victory Also look at the claim of "Ethiopia" Vs Courts. This is amazing.. This is anotehr indication of a major set back since when ever they have a set back it is against Ethiopia, and never to a Somali group. Dadaaladii ay waday Beesha Caalamka ayaa u muuqda kuwo guud dareystay ka dib markii uu dagaal culus ku dhexmarey duleedka magaalada Baydhabo ciidamada Itoobiya iyo kuwa maxkamadaha Islaamka xilli uu magaalada Baydhabo booqanayey, Louis Michel oo ah mas’uul sare oo ka tirsan midowga Yurub. December -20-2006 HornAfrik, Mogadishu. Dagaalkii ugu cuslaa ayaa maanta markii ugu horeysay wuxuu ku dhexmarey deegaanka Daynuunaay ciidamada maxkamadaha Islaamka iyo dowlada Itoobiya :eek: iyadoo qasaare aad u culus uu ka soo gaarey labada dhinac. Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya qaabkii uu dagaalkaasi u dhacay iyo cida rasmi ahaan gacanta ugu haysa Daaynuunaay. Illaa iminka dhinacaya isa soo horjeeda deegaanka Daynuunaan waxa ay kala sheeganayaan gacan ku haynta oo 30Km koofur bari kaga beegan magaalada Baydhabo dhinaca Buurhakaba. Inkastoo dhinaca deegaanka Iidaalle ay u dhacday maxkamadaha Islaamka hadana dhaawac yadii kasoo gaarey dhinacyadii ku loolamayey deegaanadiisi isku haya qaybo ka tirsan gobalka Baay. Dagaalka ayaana soo baxay saacado yar ka dib markii uu magaalada Baydhabo uu gaarey Wafdi ka socda midowga Yurub oo uu hogaaminayo madaxa arimaha bani`aadinimada iyo hor marinta Louis Michel. Dagaalka ayaana noqonaya kii ugu horeeyey oo si toos ah u dhexmara ciidamada Itoobiya iyo xoogaga midowga maxaakiimta Islaamka oo iyagu gacanta ku haya goobo badan oo ku yaala koofurta iyo bartamaha wadanka Soomaaliya. Maxaakiimta Islaamka ayaa soo baxay ka dib markii ay ka guuleysteen hogaamiyaashii dagaalka ee lamagac baxay Argagiso la dirarka oo iyaga la rumaysnaa iney taageero siin jirtay xukuumadda Washington.
-
Ahmed, you need to get your head stright son. These clashes will not gain any advantage to the clan courts in fact, all it does is play into the hands of the TFG. The courts have already broken the UN resoloution by attacking the TFG. The fighting has spread to Bur-Hakabo and thus a reversal for the courts who are claimming to be 20km west in Danuunay. One important fact that gives confidance to the TFG story, is that Shabbele,Hornafrik and other clan court media are trying to be even in their coverage, when this only happened when the courts are on a backfoot. Hence if they thiught they were winning they would not be so fair.. Anyhow watch this space. This is a breaking story and thus we must wait for the dust to settle.
-
BUUR-HAKABA: Dagaallo u dhexeeya Maxkamadaha iyo Dowladda oo dhawaan ka qarxay aagga Buur-hakaba Posted to the Web Dec 20, 12:43 Buur-hakaba (PP) - Dagaal aad u qaraar oo dhawaan ka billowday inta u dhexeysa Baydhabo iyo Buur-hakaba ayaa waxay sheegayaan inuu haatan ka socda deegaan ku dhow Deegaanka Daynuunaay ee Gobolka Bay. Wararka ka imaanaya Degmada Baydhabo ee Gobolka Bay oo ah xarunta Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxay sheegayaan in dagaalka uu socdo, isla markaana u uu yahay mid aad u culus ayna labada dhinac is weydaarsanaayaan hubka noocayadiisa kala duwan. Maxkamadaha ayaa waxay sheeganayaan in dagaalkaas uu yahay mid ay iyaga ku xoog roonaadeen isla markaana ay gacanta ku hayaan Deegaanka Daynuunaay oo saldhig u ahaa ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya. Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxay iyaduna sheegtay in dagaalka uu haatan ka socdo meel ku dhow Degmada Buur-hakaba ayna dagaalka dhawaan billaabeen Makamadaha Midoobay, waxayna sheegeen in iyagu ay kaga sarreeyaan Maxkamadaha dagaalka hadda ka socda deegaannada ay isku horfadhiyeen ee u dhexeeyay Baydhabo iyo Buur-hakaba. Ilo wareedyo Madax bannaan ayaa waxay sheegayaan in dagaalka u dhexeeya Maxkamadaha iyo Dowladda ee ka socda inta u dhexeysa Baydhabo iyo Buur-hakaba ayaa waxay sheegayaan in dagaalka uu yahay mid jira, isla markaana ay labada dhinac kala joogaan goobihii uu dagaalka ka billowday. Wixii warar ah ee ku soo kordha dagaalkaas kala soco Aqriste webkaaga koowaad ee Puntlandpost.com haddii ALLE ogolaado. Maxamed Xuseen Jantiile Wakiilka Puntlandpost - Mogadishu E-mail: puntlandpostmog@hotmail.com
-
Dagaalo ka dhacay deegaanada meelo ka tirsan Gobolka Bay oo Wareeysi aan kala yeeshay Wasiir kuxigeenka Gaashaandhiga Mr. Jeelle Waxaan wareeysi la yeeshay Wasiir kuxigeenka Gaashaandhiga si aan wax uga ogaano dagaalada ka dhacaya Deegaanada Daynuunaay iyo Idaale oo kawada tirsan Gobolka Bay, Hadaba waxaan wax ka weydiiyey inuu faahfaahin naga siiyo dagaalada ka dhacaya agagaarka magaalada Baydhabo Waxaana uu ku jawaabay? Mr. Jeelle: Dagaaladan inay dhacayaan waa la ogaa iyagaana horey ugu dhawaaqay inay mudo todobo maalmood ah ay weerari doonaan magaalada Baydhabo sidaasi bayna kaga dhabeeyeen waxaa waliba wehliyo oo sii kordhiyey Booqashada uu Lois Michel yimi magaalada Baydhabo, shalay galab ayay weerar soo qaadeen saaka ilaa galabtana dagaalka waa socday, aaga Diinsoor aad iyo aad baa loogu jabiyey ciidamadeenu difaacu waa ku adkaadeen, dhimashadoodana ilaa sodomeeyo kor waa u dhaafay, hada Khasaarihii gaarayna aad buu u weynaa inkastoo Jiida hore aad layga soo tifaftirin. Su'aal kale oo aan weydiyey ayaa ahayd: wararku waxa ay sheegayaan in la idiinka qabsaday Xerada Daynuunaay oo fariisin idiin ahayd ama aad difaac ugu jirteen ciidamadiinu arrintaasi maxaa ka jira? Mr. Jeelle: Taasi waa borobogaandhadoodii ay waligood sheegi jireen, anaga ciidamadeenu waxay difaac ugu jireen Moodo moode oo u dhaw Buurhakaba sedex jeer baa lasoo weeraray weyna iska difaaceen dad badan baa looga dilay iyadoo dad badan oo ilaa 70meeyo qofoodna ay cisbitaal ku jiraan halka kuwa Ajnabi ahna loola cararay magaalada Muqdisho. Su'aal kale Wax Khasaaro ah oo idiinka soo gaaray ma jiraan ama idinku aad geysateen? Mr. Jeelle: Runtii anagu dhaawac waa jiryaa dhimashana Saaka laba ayaa naga dhimatay, aaga Daynuunay ee ku aaday Buurhakabana dhaawac ayaa ka jira laakin hada anagu waa yasiran nahay dhibaatadeenu ma badna waana fiicanahay dhibaato aad udaran anaga nama haysato. Su'aalo kale oo aan weeydiiyey ayaa ahayd: Waxaa lasheegayaa inay idiinka dhinac dagaalamayaan Ciidamo Ethiopian ah maxaa ka jira arrimahaasi? Mr. Jeelle: Haba yaraatee wax kajira majiraan horaana u sheegnay inaysan joogin ciidamo Ehiopian ah, ciidamadeena ayay u yaqaanaan ama kusheegaan inay yihiin Ciidamo Ethiopian ah, shacabka Soomaaliyeed ayay ku marin habaabiyeen warkaasi way arkeen wayna fahmeen. Su'aasha ugu danbaysay ee aan weydiyey ayaa ahayd Ciidamiina halkee bay ku sugan yihiin haatan? Mr. Jeelle: Hada ciidameenu waa ka durgeen halka ay horey u joogeen waxayna 10km u durgeen xaga iyo horay, Ciidamadeenu waxa ay qabsadeen hal gaari oo Tikniko ah labana wey gubeen, isla markaa ciidamadeenu maadaama ay difaac ahaayeen waxay diirada saarayeen in argagixisada wixii soo weerara inay dib u laaban oo ay iska dhiciyaan taasna wey kuguuleysan waayeen.
-
War deg deg ah:Faah faahin dagaalada socda iyo guulaha dhinacyada iska soo horjeedaa ay kala sheegteen (Baydhabo)-Wararka hadda aanu ka helay magaalada Baydhabo ayaa sheegaya inay laba aag dagaalo culusi ka socdaan, labadan aag oo kala ah tuulo wax yar u jirta Iidaale iyo degmada Buur hakaba, oo iyadu fariisin ah midowga maxaakiimta. Dagaalka ayaa shalay galab gaabkii ka bilowday laba sahan oo isku dhacay dhinaca deegaanka Iidaale waxaana arintani isu badashay dagaal weyn ka dib markii uu saaka dib u bilowday. Mar aanu la xiriirnay magaalada Baydhabo weriye ku sugan oo lagu magacaabo Jamaal Aadan ayaa noo sheegay in dawladu sheeganayso inay gacanta ku dhigtay gawaari dagaal oo gaaraysa ilaa 25 iyo 17 maxaabiisa dhinaca deegaanka Iidaale. Waxaa iyana sidaas oo kale madaafiic culusi kadhacaysaa degmada Buur-hakaba oo labada dhinac ee qorax u dhinac iyo qorax ka soo bax ay kaga socoto, welina lama sheegin dagaal toos ah oo labada dhinac isku wajeheen oo halkaas ka dhacay marka laga reebo madaafiicda, waxaana wararku intaas ku darayaan in ciidamada maxkamaduhu ay ka bexeen degmada buur-haba oo ay difaac ka xirteen dhinac wadada dheer ee magaalada Muqdisho aadda. Waxaa iyana dhinacooda guul la taaban karo sheeganaya midowga maxaakiimta, waxaana ay sheegeen inay gacanta ku dhingeen xeradda Ciidan ee Daynuunaay, oo iyadu 30km u jirta magaalada Baydhabo iyo gebi ahaan deegaanka Iidaale waxaana uu sheegay masuul u hadaley maxaakiimta oo lagu magacaabo Max'ed Ibraahim Bilaal ay guud ahaan ay deegaankaas gacanta ku hayaan. Guud ahaan laba dhinac ayaa waxay kala sheegayaan inay dagaalka ka soo hooyiyeen guulo la taaban karo, hase ahaatee ma jiraan cid madax banana oo xaqiijin karta sida wax u jiraan. Ha moogaan Waayaha.net wixii soo kordha
-
Baydhabo:Wararkii ugu danbeeyay ee wakaaladaha wararku ka qoreen dagaallada ka dhacaya Gobolka Baay. Arboco, December 20, 2006 Baydhabo(AllPuntland)-Deegaanno dhowr ah oo ka tirsan gobolka Baay ayaa lagu soo waramayaa inay dagaallo kharaar ka dheceen. Wakaaladda wararka ee AFP oo soo xiganaya Sheekh Maxamed Ibraahim Bilaal oo ah horjooge ka tirsan maxkamadaha ayaa sheegay inuu xaqiijin karo in dagaallo kharaar ay dhowr furin ka soconayaan. Ibraahim Batari oo asaguna kamid ah saraakiisha ciidamada ee dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in maxkamaduhu ay duullaanka soo qaadeen, meel walbana xabbaddu ay ka dhacayso. Md: Batari wuxuu sheegay in ciidanka dawladda iyo kuwa maxkamadaha ay ku jiraan dagaallo kharaar, meel walbana sharqatnta rasaastu ay ka dhacayso, mase sheegin guulo ay gaareen ciidankooda amaba laga gaaray. Qof kamdi ah dadka deggen Daynuunaan ayaa sheegay in labada difaac ee dawladda iyo maxkamadaha rasaasta ay is waydaarsanayaan inay aad u maqlayaan. Wakaaladda wararka ee Reuters oo waraysatay darawal ka tirsan ciidanka maxkamadaha ayaa sheegay in labada dhinac ee dawladda iyo maxkamadaha aysan guulo sheegan karin, hase ahaatee wuxuu sheegay in ciidanka Itoobiya uu la dagaallamayo maxkamadaha. " Rasaasta iyo madaafiicda qoryaha waawayn ayaa meel walba duulaya , Ciidamo hor leh oo gurmad ah ayaa la dagaallamaya ciidanka Itoobiya" sidaasi waxaa yiri darwalka oo magiciisa qariyay sababo ammaan. Wakaaladda Reuters oo soo xiganaysa saraakiil dawladda federaalka ka tirsan oo magocooda ka gaabsaday ayaa sheegay in 13 gawaarida dagaalka oo ay leedahay Ethiopia ay goobaha dagaalka u amba bexeen. Dhinaca kale wararkii ugu danbeeyay ayaa sheegaya in dagaallo ka dhacay dhowr furin oo ah gobolka Baay gaadiid iyo maxaabiis looga qabsaday maxkamadaha. CCC Farayaaamo AllPuntland
-
So much for an all out attack, the aim of the whole recent clash was to startle the TFG meeting the EU delegation. This is yet another example of the agression of the Clan Courts. The clashes started near Idaale, and then spread to Qansax-dheere and Burhakabo. The latest news is that the TFG forces have pushed back the courts in Idaale and the fighting is raging in Bur-Hakabo itself.