General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. MMA, I dont mind brother Olol's attack on my perosn. Though he needs to aopologise to Idamaale's web master. and follow your advice..
  2. Olol, what has come over you. Has Idamaale's report been that painful. Calm down we will have peace talks soon.
  3. ^^^No the latest clashes. Their reporting is interesting to say the least.
  4. ^^^Oh my you got me man. Anyhow please edit the thread this sis against the rules..
  5. ^^^This is exactly it. The fighting has been fierce. Al Jazeera said the Islamic Courts had denied reports from Baidoa claiming hundreds of its fighters were killed in heavy fighting there What would they do confirm it?
  6. ^^^I have, brother. However whats amazing me is the news coming out of Mogadishu, right now.
  7. ^^They do lie. From the reports I have had, they have had a major set back.
  8. [GO] stands for, Garowe-Online. run by Mr Faroole, an anti TFG/Puntland web portal.. source
  9. ^^^lol. They dont want Washingtons attention? Your ignorance is as vast as the oceans.
  10. ^^^lol. damn you got me man, I am the only one here who has a foreign passport. I give up.
  11. ^^^of the hook, that was very funny. Pardon me how much were those slipers?
  12. Warbixintii ugu dambaysay dagaalada Somalia 20 Dec 20, 2006, 18:16 Waxaa degan xaalada deegaanadii ay dagaaladii xooganaa ee u dhaxeeyay golaha Maxkamaddaha Islaamiga iyo ciidamada Dowladda KMG ah ee Somalia oo sida la sheegay gacan ka helaya ciidamada Ethoipia. Deegaanka Daynuunaay oo magaalada Baydhabo u jirta qiyaastii 20 Km ayaa sida wararku sheegayaan waxaa maanata dagaal xoogan ku dhex maray labada dhinac ayaa waxaa lagu soo waramayaa in ay isu adeegsadeen madaafiicda waaweyn ee dagaalka iyadoo dhinaca dowladda KMG ah ay dagaalkaasi u adeegsanayeen madaafiicda waaweyn sida qoriga loo yaqaan BM iyo madaafiic kale, waxaana halkaasi ka dhashay khasaare labada dhinaca ah, inkastoo warbixin rasmi ah aan laga heyn. Dadka degaanka ayaa sheegaya in rasaas si teel-teel ah ay weli dhacayso balse aysan jirin dagaal xoogan oo iminka socda. Golaha Maxkamaddaha Islaamiga ayaa ku doodaya in ay gacanta ku dhigeen Daynuunaay isla markaana ciidamada dowladda ay ka reebteen gaadiidka Tiknikada loo yaqaan iyo kuwa ciidamada lagu qaado ee loo yaqaan Ural-ka, waxayna Maxkamadaha ay qirteen in ay jirto khasaaro dhimasho oo soo gaaray ciidamadadooda. Dhinaca dowladda KMG ah ayaa iyaduna sheeganeysa guulo ay ka gaareen dagaalkii ay la galeen Maxkamaddaha Islaamiga isla markaana aysan jirin deegaan laga qabsaday, afhayeenka wasaaradda warfaafinta dowladda KMG ah Md. Maxamed C/qaadir Axmed (Maxamed Deeq) oo aan la xiriirnay isagoo ku sugan Baydhabo ayaa sheegay in ciidamada Maxkamaddaha Islaamiga ay siiyeen cashar lama ilaawaan ah isla markaana aysan jirin deegaan ay kala wareegeen, isagoo intaa ku daray in Maxkamaddaha Islaamiga ay dagaalka geliyeen caruurta dugsiyada kuwaasoo markii uu dagaalka qarxay dhibaato xoog leh soo gaartay. Wasiir ku-xigeenka Gashandhiga Salad Cali Jeelle ayaa sheegay in ciidamada dowladda ay ka geeriyoodeen sadax ruux, Toban ka mid ah ciidamada maxkamaddahana ay kaga dileen dagaal ka dhacay degaanka Idaale. Taliyaha ciidamada Maxkamaddaha eek u sugan Buurhakaba Sheekh C/llaahi Macalin ayaa isagana sheegay in ay ku sugan yihiin deegaanka Daynuunaay, isagoo sheegay in tiro ciidamo Ethoipia ah ay ka dileen dhinaca dowladda kuwo kalena ay ka qabsadeen. Warar madax banaan oo aan ka helnay degmada Baydhabo ayaa sheegaya in ciidamada Dowladda KMG ah ay afka sareen degmada Diinsoor ee gobolka Bay halkaasoo ay ku sugnaayeen ciidamada Maxkamaddaha Islaamiga oo haatan ku sugan duleedka degmada Diinsoor halkaas oo laga baqayo in maanta dagaal ka qarxo.Waxaa aad u adag in la helo xogta dhabta ah ee dagaalada manta ka dhacay degaanada Daynuunay iyo Idaale. Tiro meydad ah oo ku dhintay deegaanada uu maanta ka qarxay dagaalada ee Daynuunaay iyo Idaale ayaa lasoo sheegayaa in ay daadsan yihiin wadooyinka kadib markii labada dhinac ay awoodi waayeen in ay kala qaataan meydka iyadoo kuwii ku dhaawacmay dagaalkaasi qaarkood ay u geeriyoodeen dhiig bax sida ay soo sheegayaan dadka degaanka. Mas’uuliyiinta dowladda FKMG iyo midowga Maxkamdaaha ayaa midba walba waxaa uu sheeganayaa in uu guulo kasoo hoyeen dagaalka maanta dhacay. Suxufiyiinta ku sugan gobolka Bay ayaa ku soo waramaya in ciidamada labada dhinac ay ku kala sugan yihiin goobihii maanta dagaalku ka bilowday. Cali Muxayadiin Cali,GO
  13. ^^^insults aside, are the europeans not in on it with the US? Your view point is as simplistic as if this would make any real different aoart from getting Washingtons attention.
  14. ^^^What does it mean That you move from the American dollar to the European Euro?Other than you are still in the hands of the west. Oh I forgot who, I was exchanging views with.
  15. Dagaal aad u xoogan oo ka Dhacay Deegaamada Iidaale, Buur hakabo iyo Qansax Dheere Ee Gobolka Baay Dagaal aad u Xoogan ayaa saakay waxa uu ka qarxay Deegaamada Iidaale, Buur hakabo iyo Qansax Dheere. Dagaalkaan oo khasaaro aad u ba’an gaystay sida uu shaaciyay Wasiirku Xigeenka Wasaaradda Gashaan Dhiga Ee DFKM Ee Soomaaliya Mudane Salaad Cali Jeelle waxa uu sheegay inay guulo ka soo hooyeen Dagaalkaan ay saaka lagaleen MMI. Waxa uu Wasiirka sheegay in Ciidamada Dowlada ee Dagaalka kaga jira Dhanka duleedka Degmada Buur Hakabo ay gacanta ku dhigeen tiro kamid ah gawaarida Dagaalka ee Maxkamadaha. Sidoo kale Mudane Jelle ayaa warbaahinta waxa u cadeeyay in Dagaalka ay la galeen Ciidamada MMI ay Dib u durjiyeen ilaa 15 KM deegaanka Moode Moode oo 40 KM u jira Baydhabo. Sidoo kale wararka nasoo gaaraya ayaa waxa ay sheegayaan in Dagaalka ugu kharaar uu ka socdo Deegaamada Iidaale iyo Qansax Dheere oo khasaaro aad u ba’nna laga soo gaarsiiyay Ciidamada Maxaakiimta ee Muqdisho. Wararka kale oo ka imaanaya Magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in la soo gaarsiiyay qaar ka mid ah gawaarida dagaalka oo laga qabtay Ciidamada Maxaakiimta ee Muqdisho Dagaalkaan ayaa k soo beegmay Xilli wafuud ka socota Midowga Yurub ay maantay Soo gaartay Magaalada Baydhabo Ee Gobolka Baay Wixii ku soo kordha ha ka dheeraan www.alldarwiish.com Max’ed Axmed Abshir Dhoodhoole12@hotmail.com
  16. A good move, but should they not work on an alternative currency to the wests, moving from dollar to euro means nothing.
  17. Ciidamadda xooga dalka Somaaliya ayaa dharbaaxo lama filaan ah ku dhuftay huwanta maxaakiimta xamar. Baydhabo:-(abaaqaroow)wararka caawa uu nasoo gaarsiiyay wariyaha shabakada abaaqaroow u fadhiya magaalada Baydhabo Ureen Birkaan ayaa wuxuu inoo sheegay in huwantii maxaakiimta la baacsanayo ayna dib uga gurteen meelihii ay saaka ku sugnaayeen halkaana ay uga carareen gawaari badan oo kuwa dagaaölka ah ,19 maxaabiis iyo 23 dhimasho soo gaartay Maleesiyada huwanta Maxaakiimta, maydadkoodii iyo dhaawacoodiina ka cararay. Magaalada buur-Hakaba iyo Leego inta u dhexeysa ayay Maleesiyada Huwanta maxaakiimta isku aruursanayaan markay galabtay kala lumeen una adkeysan waayeen dayaanka Sawaariikhda casriga iyo gantaalada meelaha fog wax ka dila kuwaa oo dushooda ku soo hoobtay. ayagoo is lahaa idinkoo digrinaya baad gali doontaan Baydhabo. Dagaalkan ayaa noqon doona midkii ay ku rogman lahaayeen mujrimiintaasi xaqdarada ku socda iyo dhuuni qaadyada ay wataan .(I-arkooy , I-arkooy iqariyooy baa ku xigidoonta). Ciidamada Xoogga dalka ayaa adeegsanayay hub casri ah ,oo u badnaa kuwa waaweyn,guuxooda dhaga cadawgana u daran. waana midda maanta keentay inay maxaakiimta ka cararaan maydadkoodii iyo kuwii dhaawaca ahaa
  18. Al Jazeera said the Islamic Courts had denied reports from Baidoa claiming hundreds of its fighters were killed in heavy fighting there. Late on Tuesday, government troops and Islamic fighters also clashed near Idale, another front-line village northwest of Mogadishu, spokesmen from both sides said. Ten people were killed. Fears of a full-blown civil war have intensified in recent weeks as the government and the Islamic Courts dismissed efforts to schedule peace talks and threatened military action. source
  19. Government claims victory in Somalia fighting source -------------------------------------------------------------------------------- Somalia's transitional government claimed its Ethiopian-backed armed forces had inflicted heavy losses on Islamic fighters in an upsurge in a conflict threatening to embroil the entire region. Rival forces pounded each other with heavy shells and rockets near the seat of government in Baidoa, about 250 kilometres (155 mile) northwest of the capital Mogadishu, and hundreds of terrified civilians fled the battlezone. "The onslaught of the Islamic Courts Union and their terrorist allies has been defeated," the information ministry in Baidoa said, adding that "hundreds" of Islamic fighters had been killed. The clashes began overnight Tuesday after Islamist forces attacked government training camps in Daynunay and Manas, each within 30 kilometres (20 miles) of Baidoa.
  20. ^^^lol. Onkod reports are getting as deperate as Olol.
  21. But Eritrea President Issaias Afeworki downplayed the fears, saying Ethiopia was worsening the situation. "I don't see war in Somalia. War between two nations in the Horn of Africa, I don't see that happening," state-run newspaper Eritrea Profile quoted him as saying. :eek: This the eye opener.Eritrea is distancing itslef.
  22. ^^^Melez was in trouble, and very unpopular. The clowns in Mogadishu threats have made him very popular in Ethiopia.
  23. ^^^lol. Adeer, Ethiopia is an ally of both Baidoa and Hargaysa, if you deny this simple fact then you are not even normal. Where there is smoke there is fire. As for troops, Yyes' troops already met Somalilands or was that "Ethiopians" defending Las ANo from the secesionists?