General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. ^^^Your argument is flawed. The problem in Galkacyu is purely political, the clans of this region, have been neighbors and intermarried since there were records. The people do not hate each other. Thus figuring out a political solution in which they share the Somalia pie is in itself the solution. The clans of Mudug are powerful and have played key roles in Somali History. There are already movements on the ground, and in the Diaspora and various channels of communication between the community. Thus while you are a Somali you would not be privy to such information or even know the depth of undertanding and kinship between these people. For you what you read on various sub clan websites or what you deduce from laymen you believe to be the truth. Again spare us the nonsense, you wont get reer Galkacyu to do your dirty work and bring advantage to the secessionist. Remember that both communities hate secession and love the union of Somalia.
  2. http://www.allsanaag.com/ It seems like even in cyberspace the secessionist victories are short lives...
  3. What leverage? The secessionist delusions are getting even worse. They want Ethiopia to arrest Ali Khalif for them. They also belive that William Hague visited Mogadishu in order to put pressure on them to attend the meeting in London. The British thus are opening an Embassy in Mogadishu and sending the deputy ambassador to Ethiopia to Hargaysa out of love and to show the rest of Somalia the importance of the SNM...
  4. Nonsense, adeer your only making asaninse arguments because you believe there is an angle for you. If the aim is the unity of Somalia as a whole and this road map has Puntland & Galmudug sitting next to each other on the table and even part of the national security apparatus, does that not mean that unifying the city, region and nation is what the end goal is? Your understanding is being clouded by your secessionist tendencies. Galkacyu unty is not a matter you can even comprehend. Also don't ever claim that you want the unity of my mother family and my fathers more than I do. Cause that in itself is absurd.
  5. Carafat you don't know what you speak about. The city of Galkacyu has one enemy and that's the assassins and those who want to create division between it's people. Those who killed this man, are the same who killed others over he last few years. It's important to note that the people of this city have no real hate for each other and the few issues that arise come from lack of leadership. Also note that you are in no position to unite anyone and not this region. Since your only interest is to divide its people to fit your political agenda.
  6. A thriving Mogadishu is a good thing for all of us. The aim Is to rise above our differences in order to achieve our goals.
  7. Adeer, just take the advice and stop being obstinate. Attack politicians all you like, just be careful with the people. If they are not our people, they are mine.
  8. Let's not e short sighted here. Britian is still an important nation who has a large Somali community residing there. The fact that it has taken an interest in our affairs and has reopened diplomatic relations is a step in the right direction. The fact that they have also marginalized the secessionists is also most welcome.
  9. Somalia, stop with the clannish nonsense. Also don't insult the people of Galmudug. Attack politician all you like, but be respectful of the people.
  10. AUN, a good man who was a big help to all the people. May Allah give you peace Ina Abti.
  11. This is a big, bold move. Sharif should be congratulated. He may be lucky or smart. I would say to the Somali's, Nairobi @ Addis ain't my capital. Mogadihu is. Long live the Republic.
  12. It matters not who gets credit, whats important is the republic.
  13. Zack in this case I will give the Sharif credit. He has done a good job lately.
  14. Ra’iisul Wasaare Abdiweli oo la kulmay Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Talyaaniga [sawiro] Updated:- 2 days ago| 0 Commnets Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Abdiweli Mohamed Ali oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Talyaaniga ayaa kulan dheer la qaatay Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Talyaaniga H.E. Giulio Terzi. Kulankan ayey labada mas’uul uga hadleen xiriirka qotada dheer ee labada dal, xaalada dalka Soomaaliya, arrimaha Burcad-badeeda, arrimaha Amniga iyo Shirka London. Kulanka ka dib ayey labada mas’uul wada qabteen shir-jaraa’id oo ay saxaafadda kula hadleen Xafiiska Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Talyaaniga. Raìiisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa uga mahadceliyey Dowladda iyo Shacabka Talyaaniga sida ay uga go’antahay in la sii xoojiyo xiriirka qotoda dheer iyo u gargaarida shacabka Soomaaliyeed. Labada mas’uul waxey sheegeen inay ka wada hadleen arrimo muhiim u ah labada dal, ayna rajeynayaan inay sii xoojiyaan xiriirka labada dal. Sidoo kale waxey labada mas’uul sheegeen inay ka wada hadleen shirka London oo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya sheegay in la rajeynayo in shirkaas uu middeeyo beesha caalamka oo ay u soo jeestaan sidii xal waara loogu heli lahaa Soomaaliya, isla markaan lagu sii horumarin lahaa dadaalada socda iyo horumarka laga sameeyey dhanka Amniga, Dib-u-heshiisiinta, Xiriirka maamulada iyo Dowladda, Maamul wanaaga, Dastuurka qabyada ah iyo dib-uhabeynta Baarlamaanka. Wasiirka Arrimaha Dibedda Talyaaniga ayaa sheegay in Talyaaniga uu tagayo shirka Lodon isla markaana taageeri doono mowqifka Soomaalida si xalku u noqdo mid ay Soomalidu leedahay. Raìiisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa waxaa Qado sharaf u sameyey Wasiir ku xigenka Arrimaha Dibadda Talyaaniga H:E. Staffan De Mistura oo ay labada mas’uul ka wada hadleen sidii loo sii xoojin lahaa xiriirka labada dal. Raìiisul Wasaaaha Soomaaliya ayaa lagu wadaa inuu kulamo la qaato Wasiirada Gaashandhiga, iyo Arrimaha Gudaha iyo Ra’iisul Wasaaraha Dalka Talyaaniga. Horseed Media
  15. [b ]Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay Wasiirka Arrimaha Gudaha Talyaaniga [sawiro][/b] Updated:- 2 days ago| 0 Commnets Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Abdiweli Mohamed Ali oo maalmahan booqasho rasmi ah ku joogey Talyaaniga ka dib casuumaad rasmi ah oo uu ka helay Dowladda Talyaaniga ayaa kulan dheer la qaatay Wasiiradda Arrimaha Gudaha ee Talyaaniga H.E. Annamaria Cancellieri. Kulanka labada mas’uul ayaa waxey uga hadleen arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin arrimaha amniga, sidii Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Talyaaniga ay xiriir wadashaqeyn ula yeelan laheyd Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Soomaaliya. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa marka hore uga mahadceliyey Wasiiradda sida quruxda badan ee loo soo dhoweeyey isaga iyo wafdigiisa. Sidoo kale Wasiiradda Talyaaniga Annamaria Cancellieri ayaa ku ammaantay Ra’iisul Wasaaraha sida uu horumarka weyn uga sameeyey arrimaha amniga isla markaana u soo celiyey rajadii Soomaaliya oo ay sheegtay in beesha caalamka ay u soo jeesteen arrimaha Soomaaliya. Labada mas’uul ayaa ugu danbeyntii waxey isla garteen in Booliska Soomaaliyeed iyo Booliska Talyaaniga ay wada saxiixdaan heshiis iskaashi oo Booliska Soomaaliyeed loo fidiyo kaalmo dhanka qalabka, Lojistikada iyo kor u qaadida tayada ciidanka Booliska Soomaaliyeed. Waxey kaloo isla garteen in Soomaaliya laga saacido maalmul u sameynta degmooyinka laga xorreeyo Al-Shabaab iyo la dagaalanka burcadbadeeda in laga saacido Soomaaliya soo nooleynta Ciidanka Xeebaha iyo u sameynta mashaariic horumarineed si dhalinyarada ay looga fogeeyo falalka burcad-badeeda. Ugu danbeyntii waxey labada masìuul isla garteen in Qorshaha Xasilinta ee Amniga Qaranka Soomaaliyeed la dhaqangeliyo oo Talyaaniga uu kaalintiisa ka cayaari doono. Horseed Media Xigasho: Xafiiska Rasal Wasaaraha
  16. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay Wasiirka Difaaca Talyaaniga Updated:- 2 days ago| 1 Commnets Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Abdiweli Mohamed Ali iyo wafdi uu hoggaaminayo oo beryahan booqasho rasmi ah ku jooga dalka Talyaaniga ka dib casuumaad rasmi ah oo uu ka helay Ra’iisul Wasaaraha Talyaaniga ayaa waxuu kulan dheer la qaatay Wasiirka Difaaca Talyaaniga H.E. Gianpaolo Di Paola oo ay ka wada hadleen arrimo fara badan oo ay ka mid yihiin arrimaha amniga, xaaladda dalka Soomaaliya iyo sidii Wasaarada Gaashandhiga ee Talyaaniga ay iskaashi wada shaqo la yeelan laheyd Wasaaradda Gaashandhiga ee Soomaaliya. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa warbixin dheer siiyey Wasiirka Difaaca Talyaaniga oo ku aadan horumarka baaxadda leh ee laga sameeyey soo celinta amniga iyo kala danbeynta, sida Xoreyntii Muqdisho, Jubbooyinka, Gedo iyo Beledweyn, Dadaalka Dowladda ee Qorshaha Xasilinta Amniga Qaranka (NSSP), iyo howlgalka ballaaran ee lagu xoreynayo dhammaan gobolada dalka ee ay Al-Shabaab joogaan. Wasiirka Difaaca Talyaaniga Gianpaolo Di Paola ayaa si diiran u soo dhoweeyey Ra’iisul Wasaare Abdiweli una sheegay in Talyaaniga uu si aad iyo aad ah u xiiseynayo arrimaha Soomaaliya diyaarna u yahay inuu saacido. Gianpaolo ayaa ku ammaanay Ra’iisulwasaare Abdiweli horumarka baaxadda leh ee uu ka sameeyey soo celinta amniga, Xiriirka maamulada dalka iyo Dowladda, Dib-u-heshiisiinta, Dastuurka iyo Roadmap ka. Labada mas’uul waxey isla garteen in Talyaaniga uu Saacido Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed, tababaro loo fidiyo ciidanka, in dib loo soo nooleeyo ciidankii Cirka ee Soomaaliya iyo in dib u dhis lagu sameeyo Ciidankii Soomaaliya iyo Qorshaha Xasilinta Amniga Qaranka. Wasiirka Difaaca waxuu sheegay inuu diyaar u yahay in labo guddi ee labada wasaaradood ee gaashandhiga ay ka wada shaqeeyaan xiriirka labada wasaaradood. Horseed Media Xigasho: Xafiiska Raysul Wasaaraha
  17. Ra’iisul Wasaare Abdiweli oo la kulmay Ra’iisul Wasaare Mario Monti Updated:- 1 day ago| 2 Commnets Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Abdiweli Mohamed Ali oo maalmahanbooqasho rasmi ah ku jooga Rome ka dib markii uu casuumaad rasmi ah kahelay Ra’iisul Wasaaraha Talyaaniga ayaa maanta kulan dheer la qaatayRa’iisul Wasaaraha Talyaaniga Mario Monti. Labada Ra’iisul Wasaare oo labadaba ah Professoro dhanka Dhaqaalaha ahayaa yeeshay kulan dheer oo ay uga wada hadleen arrimo dhowr ah oo ayka mid yihiin xiriirka qotada dheer ee labada dal, arrimaha amniga,burcad-badeeda, Qaxootiga Soomaalida, Roadmap ka iyo shirka London ee23ka Febraayo.Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Abdiweli Mohamed Ali ayaa uguhorreyntii uga mahadceliyey Ra’iisul Wasaaraha Talyaaniga Mario Monticasuumaada rasmiga ah iyo soo dhoweyntii quruxda badneyd ee wafdigiisaloo sameeyey. Ka dibna waxuu warbixin kooban ka siiyey xaaladdaSoomaaliya iyo horumarka baaxadda leh ee ay Dowladdu ka sameeyseylixdii bilood ee la soo dhaafay dhanka amniga, xiriirka maamulada, dibu heshiisiinta, maamul wanaaga, dastuurka iyo dib u habeyntabaarlamaanka.Ra’iisul Wasaaraha Talyaaniga Mario Monti ayaa ballanqaaday inuu garabtaagan yahay Soomaaliya isla markaana ay Talyaaniga ka caawini doonaanshacabka soomaaliyeed arrimaha soo celinta amniga, gar-gaarkabani’aadanimo, dib-u-dhiska dalka iyo sidii dhalinyarada Soomaaliyeedloogu sameyn lahaa mashaariic horumarineed. Ra’iisul Wasaare Montiayaa sheegay in Shirka London uu Talyaaniga si weyn u taageeri doonoqorshaha Soomaalidu ay wadato ka dib markii uu dhageystay Ra’iisulWasaaraha Soomaaliya oo ka codsaday in shacabka Soomaaliyeed ay kasugayaan Shirka London inuu garab istaago Roadmap ka iyo Garowe Principles oo la doonayo in baarlamaan tiro yar oo tayo leh la sooxulo, isla markaana la dhameystiro dastuurka si looga gudbo marxaladdakala guurka ah. Sidoo kale Ra’iisul Wasaare Abdiweli ayaa sheegay inShirka London laga filan karo inuu dib-u-soo nooleeyo hay’adaha amnigaSoomaaliya, iyo in August 2012 ay dhacdo doorashooyin.Labada Ra’iisul Wasaare ayaa waxey si saraaxad leh uga wada hadleensidii Soomaaliya loogu heli lahaa xal oo ay isku af-garteen. Xafiiska Raysalwasaaraha Soomaaliya Faafin Horseed Media
  18. Its opportunity for Britain as well. They don't want the Turks & Chinese to take all the influence in the new Somalia.