
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
^^^Indeed, but these one have a clear mandate and support the legitimate government, its a multinational effort supported by the world powers and the UN.
-
^^^Saxib you are not reading the signs well as usual. If your bouys could not stop Yusuf driving tinto Mogadadishu, nor take over any government hedl area, nor take the port airport, even a single police tsation, they have no hope..Just dont cry "massacre" when the dust settles like last time.
-
^^^Not really, we had various groups now we have an AU force with a mandate. Much easier and simpler to deal and a great advantage to the Somali governemnt.
-
Clan spokesmen we are not with anti TFG groups
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Odayaasha Beelaha ****** oo iska fogeeyay xiriir ay la leeyihiin Maxkamadaha Click here to find Shabelle news in English Mogadishu 09, April.07 ( Sh.M.Network) Odayaasha Beelaha ****** ayaa iska fogeeyay in ay wax xiriir ah la leeyihiin Maxkamadihii islaamka Somalia iyo xubnaha dowladda KMG ah ee ku sugan magaalada Asmara ee dalka Eritrea. Afhayeenka Guddiga Beelaha ****** Axmed Diiriye Cali oo shabelle u waramay ayaa sheegay in aanu jirin wax xiriir ah oo ay la leeyihiin Maxkamadihii islaamka iyo waliba xildhibaanada iyo wasiirada ku sugdan dalka Eritrea. Waxa uu sheegay in dhinacyadaasi ay wadaan dadaalo uu ku tilmaamay in ay yihiin kuwo looga xun yahay dagaalada ka soconaya magaalada Muqdisho. Waxa uu sheegay in loo baahan yahay in gacan laga geysto sidii nabad loogu soo dabaali lahaa caasimadda Somalia ,isagoo sheegay in xubnaha ka tirsan dowladda Somalia ee ku sugan dalka Eritrea iyo iyaga ay kala fogyihiin hasa ahaatee dadkaasi ay yihiin kuwo ka xumaaday dhibaatada taagan caasimadda Somalia. Odayaasha waxa ay sheegeen in dagaaladii ka dhacay magaalada Muqdisho ay yihiin kuwo beel lagu soo qaaday waa sida ay hadalka u dhigeen, waxaana hadalkaan uu ku soo beegmayaa xilli maalmihii la soo dhaafay ay jireen warar sheegaya in xiriiro ay ka dhaxeeyaan Maxkamadaha, xubnaha dowladda ee aaday Eritrea iyo Odayaasha Beesha ******, walow Afhayeenka odayaasha Beesha ****** uu meesha ka saaray arinkaasi. Click here to find Shabelle news in English Shabelle Media Network Uganda E-mail us: info@shabelle.net -
AUDIO: Sirta Warlordka Col. Yey oo Salaad Cali Jeele ka fakatay
General Duke replied to Suldaanka's topic in Politics
^^^I am funny that I dont belong to Dheere or Jele's clan. Though I undertsand why they responded in kind to the fake clan spokesperson.. Anyhow thats the end of the "uprising" and "insurgency" did any one stop the old man from driving into Mogadishu, what about the new anti -tank weapons you spoke off??lol -
^^^Nah, there is more order than a few months back. Gone are certain players, such as clan courts, Ormo & Eritrean fighters on Somali soil.
-
Somaliland flag, nothing wrong with that, it is part of Somalia and thus I welcome their flag.
-
Clan spokesmen we are not with anti TFG groups
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Ah the pressure, these old men got into something bigger than their frail minds could handle. -
Clan spokesmen we are not with anti TFG groups
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Xubintaan oo diiday in magaciisa la xuso ayaa sheegay in ay dhalay kulan ku yeesheen Muqdisho ayna go'aan ku gaareen inay soo saaraan warkaan ay ku beeninayaan inuu jiro xiriir u dhexeeya iyaga iyo Maxkamadihii iyo weliba xildhibaannada mucaaradka ku ah Dowladda ee ku sugan Eritrea. -
MUQDISHO: Xubnaha Beelaha ****** oo beeniyay inay xiriir la leeyihiin Maxkamadihii iyo Xildhibaanada Mucaaradka ah ee Asmara ku sugan Posted to the Web Apr 09, 07:38 Muqdisho (PP) - Xubnaha Beelaha ****** ee dadaallada xabadjoojinta ah ka wada Muqdisho ayaa waxay sheegeen inaysan wax xiriir ah la lahayn Maxkamadihii Midoobay iyo weliba xubnaha ka goostay dowladda ee ku sugan Asmara. Xubno ka tirsan Odayaasha Beelaha ****** oo ay Puntlandpost xiriir la sameysay ayaa waxay sheegeen inaysan iyagu wax xiriir ah la lahayn labada qaybood ee inta badan ay warbaahintu sheegto inay xiriir la leeyihiin, waxayna carrabka ku dhufteen in kooxahaas iyo iyagu aysan isku fikir ahayn. Waxay dhanka kale, sheegeen in kooxahaas ay u arkaan inay yihiin kuwo isku bahaystay inay ka soo horjeestaan Dowladda Federaalka Soomaaliya, balse aysan iyagu fikirkaas oo kale qabin, ayna qabaan in Dowladda la taageero, balse ay gooni ahaan u qabaan in la joojiyo dagaallada ka dhacay Muqdisho laba jeer oo hore. "Waxaan diyaar u nahay inaan joojinno dagaallada ka dhacaya Muqdisho si dadka Reer Muqdisho ay fursad ugu helaan inay guryahooda ku soo laabtaan, balse annagu fikir intaas ka badan ma qabno" ayuu xubintaan ka tirsan beelaha ****** khadka taleefoonka ugu sheegay Shabakadda Wararka ee Puntlandpost. Xubintaan oo diiday in magaciisa la xuso ayaa sheegay in ay dhalay kulan ku yeesheen Muqdisho ayna go'aan ku gaareen inay soo saaraan warkaan ay ku beeninayaan inuu jiro xiriir u dhexeeya iyaga iyo Maxkamadihii iyo weliba xildhibaannada mucaaradka ku ah Dowladda ee ku sugan Eritrea. Maxamed Xuseen Jantiile Wakiilka Puntandpost - Mogadishu E-mail: Jantiile@gmail.com
-
WASHINGTON: Jandayi Frazer oo sheegtay in Mareykanku uga digayo Dowladda Eritrea inay gacan-siiso kooxo ay ku sheegtay... Posted to the Web Apr 09, 07:38 Washington (PP) - Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka Arrimaha Afrika Mss. Jandayir ayaa ku eedeysay dowladda Eritrea inay gacan siiso kooxo ay ku sheegtay inay yihiin kuwo xagjir ah oo ku sugan Soomaaliya, qaarkoodna ay dagaallada ka wadaan Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Mss. Frazer waxay sheegtay in dowladda Eritrea ay hub iyo waxyaabo kale soo siisay kooxahaas intii ay dagaallada ka wadeen Muqdisho, waxayna sheegtay in Eritrea looga baahan yahay inay joojiso taageerrada ay siiso kooxaha xagjirka ah ee Dagaallada ka wada Muqdisho. "Dowladda Eritrea waxay markii hore gacansiin jirtay Maxkamadihii laga itaalka roonaaday, haddana waxay isku rogtay inay gacansiiso kooxaha ka soo horjeeda dowadda ee dagaallada ka wada Muqdisho, waana mid aan kaga digayno Eritrea arrimaha ay waddo" ayay tiri Mss. Jandayi Frazer. Mss. Frazer waxay carrabka ku dhajisay in haddii Eritrea ay joojin waydo kaalmooyinka ay siinayso kooxaha lagu tuhmayo Soomaaliya ee xiriirka la leh Al-Qaacida uu Mareykanku tallaabo ka qaadi doono, taasna ay dhibaato weyn ku keeni karto Dowladda Eritrea. "Kooxaha ku sugan Muqdisho ee gacansaarka la leh Argagaxisada ma badbaadayaan, waana lala dagaalami doonaa, waxaase marka hore la dagaalamaynaa kooxaha ay gacansaarka ka helaan" ayay tiri Jadayi Frazer oo intaas ku dartay: "Wax walba oo ay qaadato waa in laga taqaluso kooxaha mitidka ah ee ku sugan Soomaaliya, dagaalladana ka wada Muqdisho". Maxamed Xuseen Jantiile Wakiilka Puntandpost - Mogadishu E-mail: Jantiile@gmail.com
-
AUDIO: Sirta Warlordka Col. Yey oo Salaad Cali Jeele ka fakatay
General Duke replied to Suldaanka's topic in Politics
^^^lol. Lets not get carries away here. Nabadoon looter & his group started the latest clan calling, which only resulted in the Hawks of North Mogadishu responding in kind. How many men from these clans were murdered by the clan courts in the last three months, how many attacks were made on their hotesl including Global? One should not start such things and then complain. -
^^^I welcome such statements its like how will this get Somaliland recognition or save these groups skin, they have lsot control of everything.
-
All sounds kind of desperate dont you think. Waagacusub has long recognise Somaliland.. Also was it not them who reported Villa Somalia fell a few days back?
-
AUDIO: Sirta Warlordka Col. Yey oo Salaad Cali Jeele ka fakatay
General Duke replied to Suldaanka's topic in Politics
^^^They were elected by their clans. I have never been a fan of Mr Dheere, but lets be honest who started the clan issue? We remmeber the fake religious cries, who turned it into a clan thing? It was this anti-governemnt group. -
President Yusuf PM Geedi travel from Baidoa to Villa Somalia by ROAD
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Socdaal xagga dhulka ah oo markii ugu horeysay madaxda dawlada ay ku soo galeen Muqdisho April 8, 2007 Markacadeey Madaxweynaha dawladda Federaalka Somaliya iyo Ra'isal Wasaare Cali Max'ed Geedi ayaa soo gaaray caasimadda Somaliya ee Muqdisho kadib markii Magaalada Baydhabo ay socdaal dhulka ah kaga soo ambabaxeen,iyagoona soo maray deegaano dhowr ah oo dad soo barakacay ay joogeen. Ciidamo fara badan iyo gawarida dagaalka Itoobiya ayaa galbinayay wafdiga masuuliyiintaasi,waxaana ay ciidamada dawladda Federaalka hore u xireen dhamaan wadooyinka muhimka ah ee taga xarumaha ay ku sugan yihiin masuuliyiinta dawladda Somaliya. Masuuliyinta ugu sareysa dawlada ayey noqoneysaa markii ugu horeysay oo safar dhulka ah ay kusoo galaan magaalada Muqdisho,taasina waxaa loo aaneynayaa in ay halis badnaatay socdaalka Xagga cirka ah markii ay kooxaha kasoo horjeeda dawladda ku guuleysteen in ay soo ridaan laba diyaaradood. Madaxweyne Yuusuf iyo Ra'isal Wasaare Geedi ayaa shalay Baydhabo kulan kulasoo yeeshay masuuliyiin Mareykan ah oo ay kamid aheyd Haweeneyda Afrika ugu qaabilsan Maamulka Mareykanka Jendaya Frazer iyo Safiirka Mareykanka ee Nairobi Michael Renneberger. Socdaalka masuuliyiintaasi ee Muqdisho ayaa kusoo beegmaya xilli ay xaaladu degan tahay hayeeshee wali aysan jirin wax la isku haleyn karayo oo baajin kara dagaalo mar kale kasii dhaca magaalada Muqdisho, oo mudo 4 maalmood ah ay ku hardamayeen kooxaha kasoo horjeeda dawladda iyo ciidamada dawladda oo kaashanaya kuwa Itoobiya. Maxamed Carab Xafiiska Markacadeey Muqdisho -
Salad Jelle, M-Dheere audio....clan meeting..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^What about the other group who stated they had no problems with Ethiopia but with Puntland?? What did they eat.. -
Salad Jelle, M-Dheere audio....clan meeting..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Dheere -
Salad Jelle, M-Dheere audio....clan meeting..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Salad Jelle -
The issue of clan was raised by the group that once called itself clan courts. Who now use the name of the large clan. They claimed to speak on behalf of clan against other Somali clans... As we have seen in the past when things become clan, it will go deeper and we have seen the clans of Mogadishu come against this anti governemnt groups Thus who started this name calling and clan gatherings? Those who started this war.
-
President Yusuf since october 2004 in pics..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
-
President Yusuf PM Geedi meet top US diplomats...PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Baidoa has become a stable city since the demise of the clan courts... -
^^^lol. The US gives 3 billion to Egypt & Israel & Colombia annually have you heard that money in the great debate? Anyhow the money is first step to pay for the armed forces and governemnt employees.. Another slap in the face of anti governemnt groups..
-
Xuseen Aydeed the new saint, like the Sharifs before him???
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
The only shame here is that Aydeed Jr firts name is not Sharif..One could give him the title of Sharif Hussain Aydeed... -
Xuseen Aydeed the new saint, like the Sharifs before him???
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Sharif Ahmed a former employee of Warlord Mohamed Dheere & Abukar Cadaan protege, became the second saint of the movement to keep the scrap merchants, charcoal traders and clan millitias who occupied lands out of harms way..