General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. Cali Mahdi Oo Faafaahin Ka Bixiyay Qaabka Shirka D/Heshiisiinta Muqdisho(Calanka.com) 14-May-2007 Gudoomiyaha shirka dib u heshiisiinta Somaliya mudane Cali Mahdi Maxamed ayaa faafaahin ka bixiyay qaabka iyo sida uu u qabsoomayo shirka laasoo lagu wado in uu ka furmo magaalada Muqdisho 14-jun. Mudane Cali Mahdi ayaa sheegay in shirka uu u furan yahay qabaailada Somalida oo dhan balse aanan looga soo qeyb galeynin qaab urur siyaasadeed iyo mid xisbiba. Cali Mahdi ayaa sheegay in ey maalinta berito ah ey u kala dirayaan gobolada dalka oo dhan wufuud soo xusha odayaasha iyo wax garadka uga qeyb galaya gobol kasta shirka. Waxaa iyana uu soo hadal qaaday Mahdi in beesha caalamka oo dhan ey kasoo qeyb galayaan shirkan eyna aad u daneynayaan, iyaguna ey ku casuumayaan beesha caalamka inta dhiman. Mar wax laga weydiiyay gudoomiyaha shirka in Maxkamadihii Islaamka ey kasoo qeyb gali karaan shirka dib u heshiisiinta ayaa waxa uu sheegay in shaqsiyaadka ku jira maxkamadaha ey yihiin Somali eyna kasoo jeedaan qabiil eyna u furan tahay in ey uga soo qeyb galaan shirka qaab qabiil oo kaliya. Mudane Cali Mahdi ayaa sheegay in abaabulka shirka iyo howlihiisaba ey ugu socdaan si habsami leh, wuxuuna sheegay goobta lagu qabanayo in ey tahay goobtii ahaan jirtay gaadiidka Boliska ee magaalada Muqdisho. Calanka.com: - Isha wararka xaqiiqda
  2. Some people have tried to play down the juciest part of the VOA interview with J Frazer. The fact that Sharif Ahmed called on the US to rescue him. AUDIO
  3. Madaxweyne C/laahi Yuusuf oo u duulay Kampala Jowhar 14, May.07 ( Sh.M.Network) Madaxweynaha dowladda KMG ah ee Somalia, C/laahi Yuusuf Axmed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa ka dhoofay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho, isagoo ku sii jeeda magaalada Kampala ee dalka Uganda. Madaxweyne C/laahi Yuusuf oo socdaalkiisa uu ku wehliyay safiirka Imaaraadka Carabta ee Somalia, ayaa waxa uu ku baxay casuumad uu ka helay dhigiisa dalka Uganda Uveri Musafini. Labada Madaxweyne ayaa la filayaa in ay ka wada xaajoodaan qodobo dhowr ah oo ku aadan arimaha Somalia gaar ahaan arimaha ciidamada AMISOM ee ku sugan Muqdisho iyo kuwa kale ee la filayo in ay yimaadaan Somalia. Madaxweyne C/laahi Yuusuf ayaa la qorsheynayaa in uu faahfaahin dheeraad ah ka siiyo dhiggiisa dalkaasi howlaha dowladdiisa ay ka wado magaalada Muqdisho iyo guud ahaan dalka Somalia iyo ciidamada Uganda ee ku sugan magaalada Muqdisho. Madaxweynaha Uganda Uweri Musafini oo isagu ahaa Madaxweynihii ugu horreeyay ee ka dhabeeya ciidamo uu u soo diro Somalia ayaa la filayaa in isaga iyo C/laahi Yuusuf ay ka wada hadlaan sidii amaan iyo nabadgalyo loogu soo dabaali lahaa dalka Somalia. Socdaalka Madaxweynaha Somalia C/laahi Yuusuf ayaa ku soo beegmaya xilli magaalada Muqdisho ciidamada AMISOM ay ka wadaan howl-gallo baaxad leh oo ay ugu horreyso howsha miino baarista iyo dhinaca bani'aadnimada Shabelle Media Network Sh/dhexe E-mail us: info@shabelle.net
  4. Here is the organiser of the national reconciliation conference regarding the topic of this thread. There will be no new governemnt untill 2009. Muqdisho: "Shirka dib u heshiisiinta ma ahan mid lagu casilayo dowladda, dadka aaminsan in dowlad cusub lagu dhisayo niyadooda haka saaraan" Cali Mahdi 14. Maj 2007 Muqdisho(AllPuntland)- Siyaasiga Cali Mahdi Maxamed oo ah shir guddoonka shirka dib u heshiisiinta Qaran ayaa ka dhawaajiyay in shirka uu qabsoomayo 14-ka bisha Juun, isagoo sheegay in ay ka soo qeybgeli doonaan dhamaan qabaa'ilada Soomaaliyeed. Cali Mahdi Maxamed ayaa sheegay in shirka qaab beeleed looga soo qeybgeli doono, wuxuuna meesha ka saaray in awooda shirka aysan laheyn dowladda KMG ah ee Soomaaliya balse wada tashi ay ku leeyihiin, wuxuuna Cali Mahdi uu tilmaamay in awooda shirka ay u madax bannaan yihiin. Md. Cali Mahdi ayaa waxaa uu sheegay in shirka dib u heshiisiinta loo qabanayo beelaha Soomaaliyeed isla markaana uusan aheyn mid lagu casilayo ama lagu dooranayo dowlad kale, hase ahaatee wuxuu sheegay in beelaha Soomaaliyeed la isugu keenayo maadaama shirkii dib u heshiisiinta ee dowladda lagu soo dhisay ay ka qeybgaleen hoggaamiyeyaasha iminka dowladda ku jira. "Shirka dib u heshiisiinta ma ahan mid lagu casilayo dowladda, dadka aaminsan in dowlad cusub lagu dhisayo niyadooda haka saaraan" ayuu yiri Md. Mahdi oo intaa raaciyay in cid kasta oo Soomaaliyeed uu shirka u furan yahay. Cali Muxiyaddiin Cali AllPuntland, Muqdisho
  5. Robleh, the lady means change as in after the 2009 transition period. If you listen closely she states it that this transition period will continue until every Somali can elect their new leadership. Thus the TFG will have to change. The June confernece is not about electing a new governemnt, its reconciling the clans and c*****ng a course for the new federal institutions, and the upcoming national elections in 2009 Seconomist is right, the aim of this governemnt is to put the foundations for the new federal Somali republic.
  6. Muqdisho:Madaxweynaha Dawlada Soomaaliya oo ka ambabaxay Magaalada Muqdisho. 14. maj 2007 AMuqdisho(AllPuntland)-Madaxweynaha Dawlada Soomaaliya Md.C/laahi Yuusuf Axmed iyo wafdi uu horkacayo ayaa waxa ay maanta ka dhoofeen magaalada Muqdisho ee caasumada wadanka Soomaaliya. Wafdiga Madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxa ay ku sii jeedaan Wadanka Ugandha waxaana lasheegay in uu Casumaad ka helay madaxweynaha Ugandha Yuweri Musaveni,waxaana ku waheliya madaxweynaha safarkiisa safiirka dawlada Soomaaliya ee imaaraatka carabta Axmed Maxamed Cigaal. Madaxweynaha Soomaaliya iyo dhigiisa wadanka Ugandha ayaa waxaa lafilayaa in ay kawada hadlaan aramihii ugu danbeeyey ee Soomaaliya ka soo kordhay,gaar ahaan arimaha ciidamada nabad ilaalinta ee ka socda Ugandha ee AMISOM. Madaxweynaha Uganda Uweri Musafini oo isagu ahaa Madaxweynihii ugu horreeyay ee ka dhabeeya ciidamo uu u soo diro Somalia ayaa la filayaa in isaga iyo Madaxweynaha dawlada Soomaaliya C/laahi Yuusuf Axmed in ay ka wada hadlaan sidii amaan iyo nabadgalyo loogu soo dabaali lahaa dalka Somalia. Safarkan madaxweynaha Soomaaliya ayaa wuxuu ku soo aaday,ayadoo Dawlada Soomaaliya ay lawareegtay guud ahaan Caasumada wadanka Soomaaliya. Faarax C/qaadir Geylan AllPuntland
  7. Muqdisho: "Shirka dib u heshiisiinta ma ahan mid lagu casilayo dowladda, dadka aaminsan in dowlad cusub lagu dhisayo niyadooda haka saaraan" Cali Mahdi 14. Maj 2007 Muqdisho(AllPuntland)- Siyaasiga Cali Mahdi Maxamed oo ah shir guddoonka shirka dib u heshiisiinta Qaran ayaa ka dhawaajiyay in shirka uu qabsoomayo 14-ka bisha Juun, isagoo sheegay in ay ka soo qeybgeli doonaan dhamaan qabaa'ilada Soomaaliyeed. Cali Mahdi Maxamed ayaa sheegay in shirka qaab beeleed looga soo qeybgeli doono, wuxuuna meesha ka saaray in awooda shirka aysan laheyn dowladda KMG ah ee Soomaaliya balse wada tashi ay ku leeyihiin, wuxuuna Cali Mahdi uu tilmaamay in awooda shirka ay u madax bannaan yihiin. Md. Cali Mahdi ayaa waxaa uu sheegay in shirka dib u heshiisiinta loo qabanayo beelaha Soomaaliyeed isla markaana uusan aheyn mid lagu casilayo ama lagu dooranayo dowlad kale, hase ahaatee wuxuu sheegay in beelaha Soomaaliyeed la isugu keenayo maadaama shirkii dib u heshiisiinta ee dowladda lagu soo dhisay ay ka qeybgaleen hoggaamiyeyaasha iminka dowladda ku jira. "Shirka dib u heshiisiinta ma ahan mid lagu casilayo dowladda, dadka aaminsan in dowlad cusub lagu dhisayo niyadooda haka saaraan" ayuu yiri Md. Mahdi oo intaa raaciyay in cid kasta oo Soomaaliyeed uu shirka u furan yahay. Cali Muxiyaddiin Cali AllPuntland, Muqdisho
  8. Zidane, Zinedine Born 23 June 1972, to an immigrant proletarian Algerian family in Marseilles, Zidane (or "Zizou" as he is affectionately known to the French public) has risen to become not only the most important French footballer of the 1990s, but also a totemic cultural icon. Zidane was the man of the 1998 Coupe de Monde, scoring two magnificent goals in Les Bleus' 3-0 demolition of the Brazilians in the World Cup Final. That year he was also voted French Sportsman of the Year, FIFA World Player of the Year and European Footballer of the Year. All that in a Summer during which he'd already hauled his club team, Juventus of Turin, to their second successive Serie A Championship. Zidane is, without any question, one of the most talented footballers of the last thirty years. He is physically strong, oddly graceful -- with a bizarrely balletic lumbering gait, and a deceptive change of pace and direction --, and blessed with a heady combination of a masterful footballing intelligence and prodigious gifts of imagination and intuition. Zidane's ability to read the game, and to telegraph pinpoint passes to the feet of team-mates, is legendary. The analytical verve and strange soulflulness of his game is amplified in its effect by his striking physical appearance: a tall, hard man, Zidane bears a marked resemblance to Mr. Spock of Star Trek, with his dark, steely eyebrows and impassive demeanour painting a picture of logical rigour and hidden inner depths. In addition, Zidane's "deceptive baldness" (Simon Hooper, 1998), whereby he appears standardly tonsured from the front, but is revealed, from the elevated perspective of the watching fan, or TV camera, to be in possession of a capacious bald patch, lends him something of the demeanour of a medieval monk. Thus, Zidane's physical instantiation of the odd archetypes of Dark Age Holy Man, Vulcan, Divine, and 23rd Century Scientist creates a heady impression of a man of strange learning, deep thought, powerful intellect, strong will and great skill. Zidane's cultural (as opposed to purely footballing) significance is tied to his origins. He was born in the deprived and despised Marseilles housing projects which are home to so many of southern France's large Arab population. With the seemingly inexorable rise of Jean-Marie Le Pen's Front National in the 1970s and 80s, especially on France's Mediterranean coast, Zidane had to grow up as a member of a marginalised and distrusted group. Yet, throughout the Spring months of 1998, Marseilles was dominated by an enormous poster of Zidane, towering over the Vieux Port, and proclaiming the stirring message that 'La Victoire est en Nous'. Better still, within hours of the World Cup victory (on Bastille Day, no less), Zidane had the chance to see over a million people gathered on the Champs-Elysées, all chanting his name in delirious unison. The role of Zidane was just part of the role played by the splendidly multi-ethnic French team in exploding traditional notions of Frenchness, and delivering an inclusive bliss-hit to late millennial France as well as a smashing blow to the politics of exclusion, fascism and reaction. In addition to the Algerian-French Zidane, the team could boast an Armenian Youri Djorkaeff, the battling West African Patrick Vieira, the commanding presence of Marcel Desailly at centre-back, and, in Lilian Thuram, a powerful French African who saved his nation's footballing hopes more than once, from right-back, with a set of wonderfully struck goals. France had, in addition, two Black strikers in Thierry Henry and David Trezeguet, a talented Black attacking midfield player, Christian Karembeu, and a Basque left-back, Biexente Lizarazu -- and even captain Didier Deschamps is half Savoyard. When this phenomenal band of Frenchmen won the greatest sporting event in the world on home soil, the little-France mentality of Le Pen and his ilk was savaged by a rampant wolf of ebullient footballing energy, producing a joyous national pride that owed nothing to the hate-filled fantasies of the Right, and everything to a cosmopolitan nationalism of the Left. It is no coincidence -- no coincidence at all -- that the triumph of these Mestizo-Frenchman took place just in advance of the satisfying implosion of the Front National, and the disastrous decline of the political fortunes of Le Pen himself. Some Comrades Turtle (O'Neill and Sandbrook among them) found themselves, in that magic Summer of 1998, in the town of Montpelier in southern France. They write: "We were playing football on the dusty pitch of a predominantly Arab housing project on the outskirts of the town with a group of delightfully skillful young kids. (Indeed, so skillful was one of these young lads, that he managed to score a goal from a corner, with his the inside of his left foot, having stepped over the ball and then spun around, sending it careering off with enough spin to bend it into the back of the net -- undoubtedly the finest footballing feat we'd ever seen). In our broken French, we discussed football with them (the level was basically "Quel bout!" and "J'adore Cantona"), and every one of them said he loved Zidane (and Djorkaeff), and that one day they, like he, would play for their country -- for France. Their little sisters, playing close by, all had their faces painted in the blue, white and red of the French tricolour, with the letters Z-Z scrawled on their foreheads and cheeks in mark of respect to their hero." These young Europeans, living on the edge of a Mediterranean which has been the medium for fruitful trade, communication and exchange between Europe and North Africa for millennia, had found themselves finally pulled into a vision of Frenchness, and delivered of real hope for the liberty, equality and solidarity which that vision -- at its best -- promises. And all this had been accomplished through the alchemical offices of a young but wise Leonard Nimoy-lookalike, a proud Algerian-Frenchman, a visionary footballing master, who had once lived just as they did. Our moral: Vive la Revolution! Vive Egalité! Vive Zizou! Allez les Bleus!
  9. " These arms are in the hands of individuals or organised groups. Pacifying Mogadishu would need time and patience and winning of the hearts and mind of the general public. There is no military solution for peace in Somalia and the TFG is determined to bring peace to every corner of Somalia. There is a real opportunity to restore peace and good governance in Somalia. This will be achieved by a process owned by the Somali people. But for it to succeed the international community must be involved. We hope the United Kingdom will lead the world in this endeavour. Let me conclude by saying that Somalia has seen better and more peaceful days. It has also seen a democratic system of government. I am sure it can be turned around, and it is my aim to make Somalia peaceful enough for democracy to flourish once more. I hope we can count on your support." President Abdullahi Yusuf
  10. Tahliil. You seem to be insulting our intelect. The Mogadishu wars have been on going for 16 years. The TFG did not instigate this new round of fighting, it was attacked in Baidoa. When it came to Mogadishu it was these groups who started the mortar and land mine attacks. I remmeber you did not have any qualms about such action and did not care much for the dead civilians. When for three months they did not listen the TFG had no option but to engage this group. You had no problem with Ahmed Diriye and others when they were inciting clan hatred and swearing to fight to the last man. What changed now? Why are they willing to meet the governemnt they yesterday denied existed? Thus saxib, it is your group who did not care about the welfare of the people when you supported the suicide bombings, mortars and landmine attacks inside Mogadishu. The TFG did not chnage it was this group that has after the fact many died. So hand over the guns, the people need peace and development.
  11. Abdullahi Yusuf Ahmed was the first President of Puntland. And the first real postwar President of Somalia.
  12. Madaxweynaha iyo ra'isul wasaaraha qaranka Soomaaliyeed oo maanta la kulmay:wax garad,siyaasiyiin iyo aqoonyahannada Beesha {Kulankaa wax yaabihii looga hadlay oo faafaahsan} Xarunta Madaxtooyda ee Villa Soomaaliya ayaa galabta waxaa ka dhacay kulan aad u ballaaran oo Madaxda qaranka Soomaaliyeed ay la qaateen masuuliyiin ka socotay beesha ...........,waxaana kulankaa looga dooday arrimo dhowr ah oo ay ugu muhimsanayd nabadaynta dalka oo dhan gaar ahaanna Magalada casimadda ah ee Muqdisho. Xarunta Madaxtooyda ee Villa Soomaaliya ayaa galabta waxaa ka dhacay kulan aad u ballaaran oo Mdaxda qaranka Soomaaliyeed ay la qaateen masuuliyiin ka socotay beesha **** ee Habar Gidir,waxaana kulankaa looga dooday arrimo dhowr ah oo ay ugu muhimsanayd nabadaynta dalka oo dhan gaar ahaanna Magalada casimadda ah ee Muqdisho. Kulankaa ayaa sidoo kale waxaa ka qeyb galay xubnaha beesh ugu jira labada gole ee dowladda federalka Soomaaliya ,oo inkastoo ay xukuummadda ku jiraan hadana la socday beeshooda. Kulankaa ayaa dhanka dowladda federalka Soomaaliya waxaa ku matalayay madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane C/llahi Yuusuf Axmed, Ra'isul wasaaraha Dr. cali Maxamed Geeddi iyo mudanayaal kale,halka dhanka beesha ay ku matalayeen:Wasiirka caddaaladda Avv Xasan Dhimbil Warsame,xildhibaan Yuusuf Mire Seeraar,xildhibaan Maxamuud salad Nuur,Dr. Maxamed maxamuud Culusow,Agaasimaha Horn Afrika Axmed c/salaan Xaaji Aadan,Ugaas Cabdi Daahir iyo wax garad kale. Kulanaaski oo ahaa mid albaabadu u xirnaayeen ayaa markii uu soo dhamaaday kaddib waxaa saxaafadda la hadlay afhayeenka cusub ee dowladda Soomaaliya Cabdi Xaaji Gob doon oo sheegay in muhiimadda kulankaasi ay ahayd sidii beeshu ay dowladda ugala qeyb qaadan lahayd arrimaha amaanka dalka gaar ahaanna Muqdisho,dhinaca horumarinta Bulshada iyo arrimo kale oo dhowr ah. Afhayeenka dowladda Soomaaliya Goob doon waxaa uu intaa ku daray in si weyn la isgu afgartay dhamaanba waxyaabihii kulankaa looga dooday,islamarkaana ay beeshu dalbatay in kulan kale oo kan ka ballaaran la isugu yimaado,kaasoo uusan sheegin xilliga uu dhici doono. Xafiiska warqabadka shabakadda wararka carmooyin.com ee Muqdisho. Contact:info@carmooyin.com
  13. MUQDISHO: Madaxweynaha Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed oo Maanta kula kulmay xarunta Madaxtooyada xubno ka socday beesha............. Posted to the Web May 13, 18:17 Muqdisho (PP) - Madaxweyenaha Soomaaliya C/laahi Yuusuf Axmed ayaa Maanta kulan kula yeeshay xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ee ViIla Somalia odoyaal iyo waxgarad ka tirsan beesha........... klankaan oo ahaa mid ay isugu yimaadeen Madaxewynaha Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed iyo Mas'uuliyiin ka tirsan beesha... oo gaaraya 70-xubnood ayaa waxay kaga hadleen arrimo dhowr ah oo ku saabsan xaaladda dalka uu xilligaan marayo iyo sidii ay beeshu u taageeri lahayd Dowladda Federaalka Soomaaliya. Xubaha kulankaan ka qaybgalay oo ay ka mid ahaayeen Axmed Diiriye Maxamed Afhayeenka xubnaha ******, Salaad Dhuxul, Xildhibaan Cali Calas Qaareey, Xildhibaan Maxamed Jaamac Furux iyo xubno kale oo ka tirsan beesha ayaa waxaa si weyn loogu jeex-jeexay beesha waxa ay tabanayso iyo sida ay ugu heelan tahay inay la shaqeyso dowladda ayna taageerto, maadaama ay ka tirsan tahay beelaha ******. Kulankaaayaa oo kii ugu horreeyay oo Madaxweyne Yuusuf uu la yeesho waxgarad iyo odoyaal ka soo jeeda beesha saleebaan ayaa waxay ku sheegtay beeshu inay taageersan tahay dowladda iyaga iyo Madaxweyne Yuusufna ay isku afgarteen dhowr qodob oo ay ka mid tahay in laga shaqeeyo Nabadda Muqdisho iyo in ay dowladda taageeraan. Beesha.........xubno u hadlay ayaa waxay sheegeen in Madaxweyne Yuusuf ay ka codsadeen inuu dib u dajin u sameeyo dadka laga rarayo xarumaha Dowladda, maadaama ay dadkaasu muddo 16-sano ah ku soo jireen xarumaha xilligaan ay dowladdu soo saartay in laga baxo. Madaxweyne Yuusuf ayaa xilliyadii ugu dambeeyay sidii ay Dowladdu uga guulaysatay kooxo mucaarad ah oo dagaallo kula galay Muqdisho wuxuu kulammo kala duwan la yeelanayay beelaha Soomaaliyeed qaarkood, si uu ugu qanciyo inay dowladda la shaqeeyaan. Maxamed Xuseen Jantiile Wakiilka Puntlandpost - Mogadishu E-mail: Jantiile@gmail.com
  14. Since the defeat of the anti governemnt groups in Mogadishu there has been a remarkable turn around in the attitude of the entire clans of Mogadishu and their reps. A few days back we had the clan of Guriceel sending a delegation led by their Ugas, Culusow and MP Seeraar who once did not "recognise" the governemnt. Today we have the reps of the entire Cadaado clan including the famous Ahmed Diriye who changed his tune. No longer does his group rely on meeting unknown "Tigray officers". Each clan has come out in support of the TFG, ending any violent activity and willing to participate in the upcoming national reconciliation conference. The northern Mogadishu clans has for some time been fully behind the TFG, now we have the remaining clans coming on board. One must comment the TFG, which has not seeked revenge on its enemies and which is willing to meet any stakeholder at any venue at any given time. Now the Duke will provide the news of the day.
  15. I agree with title of the thread. It is time for rebuilding our nation since the defeat of the anti-governemnt groups.
  16. Abdullahi Yusuf is a visionary leader the first man to fight the regime everyone fought. He was a leader who brought stability to his region and became the founder of Puntland state. He is now dealing with the difficult task of restoring the state. A`legend in his own life time. Thats our President long may he live..
  17. Somalia has a while to go but it is on the road to recovery. As for the Somaliland edirorial it is to be expected.
  18. ^^^He mentioned Pele, who last played 37 years ago. Northerner its a damn shame he did not win the world cup. After all in 2006 it was all about him, he destroyed Spain, Brazil and Portugal and is one of the few in the modern age to score in two finals.