Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    30,222
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    82

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Saraakiishii u Horreysay Ciidanka Qaranka ee ka soo Qallinjabisa Aqoonta Hoggaaminta Colalka oo Soo Gaadhay Hargeysa Last Modified: Tue 07th Jun,2011 Dawladdaha Somaliland iyo Itoobiya oo si wadajir ah xaflad soo dhawayn ah ugu qaabilay saraakiishaas Hargeysa (Jam)- Toddoba sarkaal oo ka tirsan ciidanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland oo soo dhammaystay waxbarasho millatari, gaar ahaan dhinaca dagaalka oo ay ku soo qaateen dalka Itoobiya, ayaa loo sameeyey xaflad si ballaadhan loogu soo dhaweeyey. Casuumad qado-sharaf saraakiishaasi loogu sameeyey huteelka Maansoor ee magaalada Hargeysa, waxa ka qaybgalay Wasiirka Gaashaandhigga Somaliland, Safiirka Itoobiya u fadhiya Somaliland iyo saraakiil wehelinaysay, Taliyaha Ciidanka Qaranka iyo hoggaannada ciidanka, Taliyayaasha ciidammada Booliska iyo Asluubta, madax kale iyo marti sharaf kale. Madaxa hoggaanka Tababarada Ciidanka Qaranka Axmed Cali Maxamed (Axmed-Tanzani) oo ugu horreyn munaasibadaasi ka hadlay, ayaa ka waramay waxbarashada saraakiishani soo qaadatay iyo heerarkii kala duwanaa ee ay soo martay muddo ku dhaw saddex sanno oo ay ku jireen kulliyad ciidammada Itoobiya leeyihiin. Axmed Tanzani waxa uu u mahadnaqay dawladda Itoobiya, gaar ahaan Ciidanka Fadaraalka Itoobiya oo uu ku ammaanay waxbarashada ay u fidiyeen Ciidanka Somaliland. “Saraakiishani waxay ka soo qallinjabiyeen kulliyadda sare ee abaanduulka Itoobiya oo ah ducfadii u horreysay ee saraakiisha sare ee ciidanka difaaca qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, inkasta oo ay tiradoodu tahay 7 laakiin kaalin wayn waxay ka qaadan doonaan hoggaaminta ciidanka Qaranka,” ayuu yidhi Hoggaanka Tababarku. Axmed Tanzani waxa uu sheegay in saraakiishan baahi weyn loo qabay, maadaama saraakiishii hore ay noqdeen wax dhintay iyo wax hawlgab ah. Isagoo ka hadlayey nooca aqoonta ay barteen, waxa uu yidhi, “Waxay qaateen tababar ku saabsan habka hoggaaminta colalka ee nooc kasta taatiko ahaan iyo istaraatijiyad ahaanba, maadaama dagaalka wakhtigan casriga ahi u baahan yahay aqoon fiican waxa lagama maarmaan noqotay in la helo saraakiil aqoon u leh fulinta nooc kasta oo dagaalka ah.” Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland Nuux Ismaaciil Taani oo isna halkaasi ka hadlay, ayaa tilmaamay in saraakiishan oo ah kuwii ugu horreeyey ee u soo qallinjebiya Ciidanka Qaranka Somaliland. “Waxa noo muuqatay in saraakiishii hore sii gaboobayaan, waxna dhimanayaan, waxa lagama maarmaan noqotay in saraakiil aqoon leh ciidanka loo abuuro oo kaalintaas buuxsi oo kala heer ah, kooxdani waa heerkii ugu sarreeyey, qaar kale oo iyaguna ilaa saddex sanno ah iyo kuwa shan sanno ahina way jiraan. Sidaas ayaanu doonaynaa in aannu ciidanka beddelkiisii u samayno oo aannu jiil cusub oo maskax iyo firfircooni cusub leh in aannu u abuurno,” ayuu yidhi Taliyuhu. Taliyuhu waxa uu sheegay in laba kooxood oo kale oo saraakiisha hoggaaminta ciidammada ahi wakhtigan ku jiraan kulliyadda Itoobiya, kuwaas oo noqon doona jiil cusub oo ciidanka bedddela. Gen. Nuux oo la dardaarmayey saraakiishu waxa uu yidhi, “Waxaad ogaataan inay idiin taalo hawl ballaadhan, kuna talogala inay idinka uun idin sugayaan inaad tababartaan saraakiisha kale ee soo kacaya.” Taliye Nuux waxa uu sheegay in saraakiishani magac iyo sharaf wayn u soo hooyeen dalka Somaliland , isla markaana ay waxbarashoodii soo dhammaysteen iyagoo sharaf huwan. Wakiilka dawladda Itoobiya u fadhiya Somaliland oo isna xafladaasi ka hadlay, ayaa soo dhaweeyey saraakiisha soo qallinjebiyey oo uu ku tilmaamay inay nasiib u heleen kulliyad tayo sare leh. “Waxaan leeyahay saraakiisha kulliyadda Millatariga Itoobiya ka soo qallinjebiyey hambalyo, inkasta oo tiradoodu tahay 7 haddana waxaannu aaminsanahay inay soo saari karaan boqolaal iyaga oo kale ah. Kulliyada ay ka soo baxeen waa inta badan saraakiisha ugu tayada sarreysa dhinaca tababaradu ka qallinjabiyeen, aad baanu ugu faraxsanahay in aad heshaan fursad aad ku gashaan kulliyadaas,” ayuu yidhi Wakiilka Itoobiya u fadhiya Somaliland . Wakiilka Itoobiya waxa uu sheegay in dawladdiisu Somaliland kala shaqayn doonto sidii ciidammadeedu u horumari lahaayeen, “Mudanayaal ogaada in fursad labaad la kordhin doono saraakiisha gelaysa kulliyadaasi ee ka socda Somaliland .” Gebogabadii xafladaasi Wasiirka Gaashaandgigga Axmed Xaaji Cali Cadami ayaa ku tilmaamay saraakiishaasi geesiyaal dalkooda aqoon u soo bartay oo anfici doona. Mr. Cadami waxa uu kula dardaarmay saraakiishaasi inay ka soo baxaan waajibaadkooda shaqo ee laga rabo, isla markaana ay waxbadan ku soo kordhiyaan hawlaha ciidanka Milatariga ee ay ka tirsan yihiin. Dhinaca kale, saraakiisha cusub ee soo qallinjebiyey ayaa shahaado sharaf guddoonsiiyey Taliyaha Guud ee Ciidanka Qaranka Nuux Ismaaciil Taani oo ay sheegeen inuu ka mutaystay. Saraakiishii u Horreysay Ciidanka Qaranka ee ka soo Qallinjabisa Aqoonta Hoggaaminta Colalka oo Soo Gaadhay Hargeysa Last Modified: Tue 07th Jun,2011 Dawladdaha Somaliland iyo Itoobiya oo si wadajir ah xaflad soo dhawayn ah ugu qaabilay saraakiishaas Hargeysa (Jam)- Toddoba sarkaal oo ka tirsan ciidanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland oo soo dhammaystay waxbarasho millatari, gaar ahaan dhinaca dagaalka oo ay ku soo qaateen dalka Itoobiya, ayaa loo sameeyey xaflad si ballaadhan loogu soo dhaweeyey. Casuumad qado-sharaf saraakiishaasi loogu sameeyey huteelka Maansoor ee magaalada Hargeysa, waxa ka qaybgalay Wasiirka Gaashaandhigga Somaliland, Safiirka Itoobiya u fadhiya Somaliland iyo saraakiil wehelinaysay, Taliyaha Ciidanka Qaranka iyo hoggaannada ciidanka, Taliyayaasha ciidammada Booliska iyo Asluubta, madax kale iyo marti sharaf kale. Madaxa hoggaanka Tababarada Ciidanka Qaranka Axmed Cali Maxamed (Axmed-Tanzani) oo ugu horreyn munaasibadaasi ka hadlay, ayaa ka waramay waxbarashada saraakiishani soo qaadatay iyo heerarkii kala duwanaa ee ay soo martay muddo ku dhaw saddex sanno oo ay ku jireen kulliyad ciidammada Itoobiya leeyihiin. Axmed Tanzani waxa uu u mahadnaqay dawladda Itoobiya, gaar ahaan Ciidanka Fadaraalka Itoobiya oo uu ku ammaanay waxbarashada ay u fidiyeen Ciidanka Somaliland. “Saraakiishani waxay ka soo qallinjabiyeen kulliyadda sare ee abaanduulka Itoobiya oo ah ducfadii u horreysay ee saraakiisha sare ee ciidanka difaaca qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, inkasta oo ay tiradoodu tahay 7 laakiin kaalin wayn waxay ka qaadan doonaan hoggaaminta ciidanka Qaranka,” ayuu yidhi Hoggaanka Tababarku. Axmed Tanzani waxa uu sheegay in saraakiishan baahi weyn loo qabay, maadaama saraakiishii hore ay noqdeen wax dhintay iyo wax hawlgab ah. Isagoo ka hadlayey nooca aqoonta ay barteen, waxa uu yidhi, “Waxay qaateen tababar ku saabsan habka hoggaaminta colalka ee nooc kasta taatiko ahaan iyo istaraatijiyad ahaanba, maadaama dagaalka wakhtigan casriga ahi u baahan yahay aqoon fiican waxa lagama maarmaan noqotay in la helo saraakiil aqoon u leh fulinta nooc kasta oo dagaalka ah.” Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland Nuux Ismaaciil Taani oo isna halkaasi ka hadlay, ayaa tilmaamay in saraakiishan oo ah kuwii ugu horreeyey ee u soo qallinjebiya Ciidanka Qaranka Somaliland. “Waxa noo muuqatay in saraakiishii hore sii gaboobayaan, waxna dhimanayaan, waxa lagama maarmaan noqotay in saraakiil aqoon leh ciidanka loo abuuro oo kaalintaas buuxsi oo kala heer ah, kooxdani waa heerkii ugu sarreeyey, qaar kale oo iyaguna ilaa saddex sanno ah iyo kuwa shan sanno ahina way jiraan. Sidaas ayaanu doonaynaa in aannu ciidanka beddelkiisii u samayno oo aannu jiil cusub oo maskax iyo firfircooni cusub leh in aannu u abuurno,” ayuu yidhi Taliyuhu. Taliyuhu waxa uu sheegay in laba kooxood oo kale oo saraakiisha hoggaaminta ciidammada ahi wakhtigan ku jiraan kulliyadda Itoobiya, kuwaas oo noqon doona jiil cusub oo ciidanka bedddela. Gen. Nuux oo la dardaarmayey saraakiishu waxa uu yidhi, “Waxaad ogaataan inay idiin taalo hawl ballaadhan, kuna talogala inay idinka uun idin sugayaan inaad tababartaan saraakiisha kale ee soo kacaya.” Taliye Nuux waxa uu sheegay in saraakiishani magac iyo sharaf wayn u soo hooyeen dalka Somaliland , isla markaana ay waxbarashoodii soo dhammaysteen iyagoo sharaf huwan. Wakiilka dawladda Itoobiya u fadhiya Somaliland oo isna xafladaasi ka hadlay, ayaa soo dhaweeyey saraakiisha soo qallinjebiyey oo uu ku tilmaamay inay nasiib u heleen kulliyad tayo sare leh. “Waxaan leeyahay saraakiisha kulliyadda Millatariga Itoobiya ka soo qallinjebiyey hambalyo, inkasta oo tiradoodu tahay 7 haddana waxaannu aaminsanahay inay soo saari karaan boqolaal iyaga oo kale ah. Kulliyada ay ka soo baxeen waa inta badan saraakiisha ugu tayada sarreysa dhinaca tababaradu ka qallinjabiyeen, aad baanu ugu faraxsanahay in aad heshaan fursad aad ku gashaan kulliyadaas,” ayuu yidhi Wakiilka Itoobiya u fadhiya Somaliland . Wakiilka Itoobiya waxa uu sheegay in dawladdiisu Somaliland kala shaqayn doonto sidii ciidammadeedu u horumari lahaayeen, “Mudanayaal ogaada in fursad labaad la kordhin doono saraakiisha gelaysa kulliyadaasi ee ka socda Somaliland .” Gebogabadii xafladaasi Wasiirka Gaashaandgigga Axmed Xaaji Cali Cadami ayaa ku tilmaamay saraakiishaasi geesiyaal dalkooda aqoon u soo bartay oo anfici doona. Mr. Cadami waxa uu kula dardaarmay saraakiishaasi inay ka soo baxaan waajibaadkooda shaqo ee laga rabo, isla markaana ay waxbadan ku soo kordhiyaan hawlaha ciidanka Milatariga ee ay ka tirsan yihiin. Dhinaca kale, saraakiisha cusub ee soo qallinjebiyey ayaa shahaado sharaf guddoonsiiyey Taliyaha Guud ee Ciidanka Qaranka Nuux Ismaaciil Taani oo ay sheegeen inuu ka mutaystay.
  2. Degel;726798 wrote: That is the million dollar question :D:D Hadday kasii dareen oo ciidamadii Ethiopiana sheegteen Lool are you saying the pics are from Ethiopia looolz
  3. The pics are from Somaliland that's what matters and Going to military college in Ethiopia is good i welcome that Ethiopia has one of the best Military college's in africa.
  4. A_Khadar;726786 wrote: I am sure you would if you could because of how excited you are and posted it in 15 minutes with no remorse of the tragedy. War xishood xumaanta laguma farxo. Alle ha u naxariisto intii ku dhimatay inta dhaawaca rabi ha u fududeeyo allena umada ha kala qaboojiyo.. I heard it's not nice to be first to report the bad news.. religion prospectives..Not sure though where is wadaad xiin when you need him.. so are you saying i should not posted this it said war deg deg ah breaking news it's indeed a tragedy and it's an insult to me when u say waad ku faraxsantahay subxaan wa qadir.
  5. A_Khadar;726781 wrote: Because that is his wishes. Fahan.. He enjoys others misery and calls news when he is spoted. I don't wish anything are you now saying i was behind these people being killed?
  6. AYOUB;726772 wrote: ^I'm surprised you didn't say inshallah (not). Anyways, does 50% make "this conflict" a "half or dhibic shan" clan clash? maya inshallah odhan meyno dagaal sahadin meyno
  7. Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Xaflad soo Dhawayn ah U Sameeyey Saraakiil Ciidanka Qaranka ah oo Soo Dhammaystay Waxbarasho Dibadeed Hargeysa (SDWO 06/06/2011) Toddoba sarkaal oo ka tirsan ciidanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland oo soo dhammaystay waxbarasho millatari, gaar ahaan dhinaca dagaalka oo ay ku soo qaateen dalka Itoobiya, ayaa loo sameeyey xaflad si ballaadhan loogu soo dhaweeyey. Casuumad qado-sharaf saraakiishaasi loogu sameeyey huteelka Maansoor ee magaalada Hargeysa, waxa ka qaybgalay Wasiirka Gaashaandhigga Somaliland, Safiirka Itoobiya u fadhiya Somaliland iyo saraakiil wehelinaysay, Taliyaha Ciidanka Qaranka iyo hoggaannada ciidanka, Taliyayaasha ciidammada Booliska iyo Asluubta, madax kale iyo marti sharaf kale. Madaxa hoggaanka Tababarada Ciidanka Qaranka Axmed Cali Maxamed (Axmed-Tanzani) oo ugu horreyn munaasibadaasi ka hadlay, ayaa ka waramay waxbarashada saraakiishani soo qaadatay iyo heerarkii kala duwanaa ee ay soo martay muddo ku dhaw saddex sanno oo ay ku jireen kulliyad ciidammada Itoobiya leeyihiin. Axmed Tanzani waxa uu u mahadnaqay dawladda Itoobiya, gaar ahaan Ciidanka Fadaraalka Itoobiya oo uu ku ammaanay waxbarashada ay u fidiyeen Ciidanka Somaliland. “Saraakiishani waxay ka soo qallinjabiyeen kulliyadda sare ee abaanduulka Itoobiya oo ah ducfadii u horreysay ee saraakiisha sare ee ciidanka difaaca qaranka Jamhuuriyadda Somaliland,” ayuu yidhi Hoggaanka Tababarku. Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland Nuux Ismaaciil Taani oo isna halkaasi ka hadlay, ayaa tilmaamay in saraakiishan oo ah kuwii ugu horreeyey ee u soo qallinjebiya Ciidanka Qaranka Somaliland. “Waxa noo muuqatay in saraakiishii hore sii gaboobayaan, waxna dhimanayaan, waxa lagama maarmaan noqotay in saraakiil aqoon leh ciidanka loo abuuro oo kaalintaas buuxsi oo kala heer ah, kooxdani waa heerkii ugu sarreeyey, qaar kale oo iyaguna ilaa saddex sanno ah iyo kuwa shan sanno ahina way jiraan. Sidaas ayaanu doonaynaa in aannu ciidanka beddelkiisii u samayno oo aannu jiil cusub oo maskax iyo firfircooni cusub leh in aannu u abuurno,” ayuu yidhi Taliyuhu. Taliye Nuux waxa uu sheegay in saraakiishani magac iyo sharaf wayn u soo hooyeen dalka Somaliland, isla markaana ay waxbarashoodii soo dhammaysteen iyagoo sharaf huwan. Wakiilka dawladda Itoobiya u fadhiya Somaliland Mr. Dibise oo isna xafladaasi ka hadlay, ayaa soo dhaweeyey saraakiisha soo qallinjebisay, waxaannu yidhi, “Waxaan leeyahay saraakiisha kulliyadda Millatariga Itoobiya ka soo qallinjebiyey hambalyo, inkasta oo tiradoodu tahay 7 haddana waxaannu aaminsanahay inay soo saari karaan boqolaal iyaga oo kale ah. Kulliyada ay ka soo baxeen waa inta badan saraakiisha ugu tayada sarreysa dhinaca tababaradu ka qallinjabiyeen.” Gebogabadii xafladaasi Wasiirka Gaashaandgigga Axmed Xaaji Cali Cadami ayaa ku tilmaamay saraakiishaasi geesiyaal dalkooda aqoon u soo bartay oo anfici doona. Mr. Cadami waxa uu kula dardaarmay saraakiishaasi inay ka soo baxaan waajibaadkooda shaqo ee laga rabo, isla markaana ay waxbadan ku soo kordhiyaan hawlaha ciidanka Milatariga ee ay ka tirsan yihiin.
  8. Mad Mullah are there only 3 Somali qabils lolz
  9. oba hiloowlow;726714 wrote: ^^ lol markey kaso jawaaban then we can call it a clan clash. Dee haa oba wa caynkaas imika clan clash ki 50% ba qabsoomay
  10. Sensei;726638 wrote: Lol @ 15 minutes ago. Real-time hate reporting, I see. What are you talking about son
  11. bilan;726635 wrote: clan clashes kuye, maad dhahdid burcad dad laayey, how is this clan clahes warka aad meesha ku soo dhejisay iyo ciwaanku isma laha. Dee kooxdii kale so kama so jawabayan marka wa clan clash.
  12. Somaliland Court Sentences Six Captured Pirates to Jail Terms Jun 6, 2011 9:48 PM GMT+0200 . The Berbera Regional Court gave five of the pirates eight- year jail terms, while a sixth received a sentence of five years after he confessed to the crime, Osman Ibrahim Direi, head of the court, said yesterday. The six men were captured by Somaliland’s coast guard on March 24 near the coastal town of Maydh. Somaliland, a breakaway enclave in northern Somalia, in March opened a maximum-security prison built with United Nations funding to incarcerate convicted pirates. An increase in pirate attacks, spurred by a 36-fold jump in ransom payments in five years, has threatened vessels carrying 20 percent of world trade and raised expenses for shippers. Costs linked to piracy may reach $13 billion to $15 billion by 2015 as global trade rebounds and pirates operate over wider areas, according to research firm Geopolicity Inc. source bloomberg
  13. Indeed i agree Sharia is the way forward and Muslims should follow the laws of our Allah. As Muslims we should reject man made laws.
  14. it just happened 15 min ago we will hear about it in the next coming hours.
  15. War Deg Deg ah:-Maleeshiyo ka soo jeeda Koonfurta Gaalkacyo oo 7 qof diley meel Balibusle u dhow on June 6th, 2011 Gaalkacyo(Puntlandi.com)Dadka la laayey oo gaari Bus ah saaran ayaa maleeshiyaad K. Gaalkacyo ka soo jeeda ay jidka galeen, gaarigii waa gubeen,dadki saaraana waa dileen. Gaariga ayaa u socdey jariiban,meesha loo galeyna waa Taalo Xagaa dheere oo Balibusle wax yar u jirta falkuna wuxuu dhacey makhribki . 7 Qof ayey dileen, ugu yaraan 15 waa dhaawac dhamaan dadka dhintey iyo kuwa dhawacmey waa reer puntland. Wixi faahfaahin ah wan idin soo gudbineynaa. warar kale oo deg deg ah oo Balibusle naga soo gaarey ayaa noo xaqiijiyey in dhimashadu hada mareyso 8 qof ka dib markii qof u dhintey dhaawac. Dadka dhintey waa 5 nin iyo 3 dumar ah, gaarigu wuxuu ka baxey Gaalkacyo wuxuuna u socdey Jariiban meesha lagu weerareyna waxey 3 km u jirtaa Balibusle. Puntlandi.com
  16. wa hagaag xadeedow so dhowow so xadhiga maad soo goosan:D
  17. Al shabaab can't win this war they need to stop this war and give in, to many innocent casualties this has to stop.