Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    30,019
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    78

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Wefti Ka Socda Somaliland Oo U Kicitimay Kenya Iyo Kulan Ay Golaha Ammaanka Kula Yeelanayaan May 24th, 2011 Hargeysa(Somaliland.Org)-Wefti balaadhan oo ka socda xukuumadda Somaliland iyo Golaha Wakiilada oo uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaarada Arrimaha Dibada Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar, ayaa saaka u kicitimay dalka Kenya oo ay sheegeen inay fadhi gaar ah la yeelan doonaan Guddi ka socda Golaha Ammaanka iyo Nabadgelyada ee Jimciyada quruumaha ka dhaxaysa. Weftigaasi waxa kale oo xubno ka ahaa Wasiirka Gaashaan-dhiga Md. Axmed X. Cali Cadami, Wasiirka Macdanta iyo biyaha Md. Xuseen Cabdi Ducaale, Wasiirka Shaqada iyo arrimaha bulshada Marwo Ilhaan Maxamed Jaamac iyo Guddoomiyaha Guddi hoosaadka arrimaha dibada iyo iskaashiga caalamiga ah ee Golaha Wakiilada Md. Xuseen Maxamed Cigge. Wasiirka Arrimaha dibada oo ka hor intii aanu dalka ka dhoofin saxaafada ugu waramayay qolka nasashada ee madaarka Hargeysa ayaa tafaasiil ka bixiyay shirkaasi, waxaanu yidhi “Weftigan balaadhan ee ka socda xukuumadda iyo baarlamaanka waxaanu u baxaynaa dalka Kenya caasimadiisa Nairobi, halkaasi oo aanu kaga qeyb galayno shir ay qaban qaabisay Golaha Ammaanka ee qaramada midoobay Somaliland-na lagu soo casuumay. Waxaana Somaliland shirkaasi loogu casuumay si toos ah waana fadhi khaas u ah Golaha Ammaanka iyo Somaliland. Way jiraan shirar kale oo Golaha Ammaanku la yeelanayo Soomaaliya.” Wasiirka oo ka hadlayay waxa fadhigan ay la yeelanayaan guddi ka socda qaramada midoobay lagaga hadlayo waxaanu yidhi “Fadhigan waxaanu kaga hadli doonaa qadiyada Somaliland, waxaanu uga warami doonaa inay Somaliland tahay dal nabadgelyo ah oo dimuqraadi ah oo xoriyadiisu madax banaanidiisu taam tahay oo ah dal adduunka ka doonaya inuu ka helo ictiraaf iyo aqoonsi buuxa. Golaha ammaankuna waa Ha’yada ugu sareysa ha’yadaha dunida ka jira ee caalamku wada leeyahay. Shirkani wuxuu inoo yahay sharaf waayo waa markii u horaysay ee tan iyo intii ay Somaliland jirtay ay xukuumadda Somaliland ay si toos ah oo fool ka fool ah ula fadhiisato jimciyada quruumaha ka dhaxaysa Golaheeda ammaanka oo ay u gudbiso qadiyada, dareenka iyo himilada shacabka reer Somaliland.” “Anagoo tix gelinayna muhiimad ay leedahay fursadaasi waxay Somaliland ku faraxsan tahay inay ka qeyb gasho fadhigaasi gaarka u ah Somaliland iyo Golaha ammaanka,”ayuu yidhi Md. Cabdilaahi Maxamed Cumar. Wasiirka oo la weydiiyay waxa ka soo baxay dhoolatuskii shacbiga Somaliland ku muujiyeen sanad guuradii 20-aad ee ka soo wareegtay dib ula soo noqoshada madax banaanida Somaliland isagoo arrintaasi ka hadlayayna waxa uu yidhi “farriintaasi farriin adag ayay ahayd, jawaabo arrintaasi ku saabsana way soo gaadheen xukuumadda Somaliland.waxaanu aaminsan nahay in dawlado faro badani ay dhawaan aqoonsan doonaan Somaliland. Waxaynu ka war haynaa in maalin dhawayd Wasiir Ku Xigeenka dawlada Kenya uu ka hadlay aqoonsiga Somaliland, dawlado kale oo iyaguna ka hadli doonaana way jiraan.”
  2. Leezu Ethnic Somalilanders are people who hail from Somaliland originally who also resides in parts of Ethiopia they mostly have a dual citizenship.
  3. Yeah oday zack thinks the people of sool sanaag cayn are like sheeps and have one political desires he thinks it's black and white but on the contrary what he is referring to is the garaad clan to be precisely the maakhir clan have no intenion to join the ssc Rebel group. There is division among the Garaad clan , Majority of the reer nugaaleed thinks it's fine to ally themselves with the rest of Somaliland. While there are elements in the Buhoodle district who are hostile towards Somaliland and the neighbouring clans as i explained earlier. Even the diaspora do not agree wether to join the rebel group puntland or Somaliland.
  4. MoonLight1;722671 wrote: JB Haaaa, after 20 years of NAY, No, NEVER to Somalia, how many times did you hear (MADAX BANNAANIDA S'LAND WAA LAMA TAABTAAN, GORGORTAN MA GASHO) it seems the Sland political elite are getting sober,as well as our friend JB. hope XX and co follow soon. Moonlight war miyad riyooneysa wa sida wararku sheegayan eeh wa siyasad ama kaarto cusub oo lugu gaadhi laha hadafki la rabay that's all Somaliland jiritaankeedu wa muqadis manaad siilanyo dhegeysan his speech
  5. Indeed the struggle started in 1961 the people of somaliland rejected the union from the beginning even the so called referendum in the early 60s the people of Somaliland said no to the Union.
  6. Saalax;722668 wrote: With all due respect that is like saying the ONLF should give up and consider their position and become a state of Ethiopia because it seems there is no freedom on sight for years to come. Good point, Somaliland is allready independent and that's what matters to the people of Somaliland that there is no outside force ruling them they control their land and their future. see that's the mentality that i really dislike about the koonfurians why should Somaliland be an autonomous region of Somalia Why can't Somalia be an autonomous region of Somaliland. Zack The People of Somaliland will even turn down the offer if you give them Somalias president for for eternity. the capital the prime minister and 60% seats of the parliament i believe they still will turn down that offer. the only option is two nations side by side.
  7. The Zack;722651 wrote: Somaliland clan have been subjugated and harassed by a regime that contained all kinds of clans ( Some of them actually were from Somaliland) and not by a specific clan, do you disagree with that fact? Even if you believe it was Siyad Barre's clan that did that to the Somaliland clan, Somalia is a multi-clan country. Just because specific clan did bad things to them doesn't mean they should secede from all Somalia. The issue of SSC, however, is different. It is one clan vs one clan thus the hatred is more serious. JB, so SNM was for secession in the 80s? oh please! Do you know the founder of SNM and the First Chairman of SNM Axmed jimcaale always disagreed with the union with Somalia even during the 60s he was a member of the NUF party
  8. The Zack;722632 wrote: ^Good points, Jacphar. The SNM struggle has indeed been hijacked. SNM = Somali (no land here) National Movement. SNM was not Somalia national Moverment it was Somali and we are Somalis.
  9. We should continue to arm ourselves and expand our army and even built a much larger army Thank you cigaal and rayaale for your efforts But that army will not be used to invade Somalia or our brothers in Djibouti. but only to protect Somaliland and Ethnic Somalilanders in Ethiopia in the near future.
  10. AfricaOwn;722523 wrote: If worst comes to worst, SL will claim to those lands for bargaining chip purposes. Independence for parts of Sool and Sanaag, and we can call it a day. A khadar wants to continue to let his animals graze as far as beyond garowe as he told me i suggest in the long term we should annex parts of Nugaal region the garaad clan will be happy as part of the longer term solution.
  11. Abokor Omar i am all for defending the territorial integrity of Somaliland but the situation is different the ssc Problems can be solved very easy its all about how we approach the current situation. The Garaad clan is divided into two sections reer hawd and reer nugaleed. The reer hawd have felt territorial expansionism from the burco and Qurilugud clans the past 100 years so they will line them selves up in a more hostile way towards Somaliland and their neighbouring clans as they feel opressed. Somalilands government must take away that Hostile feeling of fear.Compare them to the reer nugaleed Garaad clan.They are more open for suggestions and are more open minded since they only border A small section from the Big beard clan in northern sool and in sool only up to oog, which is 90km west of Laascanood. If you can change the Psychologicial Environment of the Garaad clan More things can be done in the mean time widhwidh should get schools Basic infrastructure. And we will continue Gogashi nabada, Aynu wada hadalno wa aynu wada heshino.
  12. A_Khadar;722522 wrote: You replied to yourself.. how so
  13. if you attack people they will fight you back and the situation will escalate even further that's not what we want it's in the interest of Somalilands Government and the different communities of somaliland to maintain the peace. See ssc is a local thing it's like a child this child comes to you and tells you Daddy why do you Always hate me Why do you always beat me, when he gets frustrated he will take your car and crash your car how will you deal with him. The next day he will will approach you and tell you why do you love my brother more then I. How will you treat such a behavior, Will you lock him up or will you beat him or would you continue to talk and find some sort of short term solution while you work on a long term solution.
  14. Abokor Omar;722499 wrote: In my humble opinion and being objective; SL does not have the stomach to be a country. The leadership need to determine the best root to recognition and eventual independence and applying the necessary work required to achieve the goal. The required work will involve hands getting dirty even worse case scenario people being sent to the Hague, but this is how countries are made, through blood, sweat and tears. Bosnia gained independence through force, same with east Timor and with EPLF. SL's current policy towards those who are aiming to destabilise it are soft and more suited in Scandinavia not in Africa. A more aggressive policy would be advisable and a dependent culture needs to be cultivated in those said regions. This should involve less carrots and bigger stick for those not willing to accept peace. I very much doubt those in power today who missed the first opportunity to remove this cancer SSC from Somaliland are brave enough to fix it today. Killing Somali Muslim people is not the way we should find a peaceful solution at any cost
  15. A_Khadar;722444 wrote: Ibti, habo, with no specific one post from all yours, you tired sp hard to be a persuasive and approach to matter in a respective ways, but failed in many parts by having in one sentense that ssc can't survive without s/l (clan) same as somaliland either yet promoting that saperation from the rest of somalia.. All ssc supporters here are saying to you we (somalis) all need each other from Lawyade to Dhoobley.. So keep the family together. If one is down now, in the case, the south, let us help to get it up. A khadar what Ibtisam is talking about are the basic needs of the Average nomad wether it's from the garaad clan or the clans from Qurilugud or caynabo there are Minimum resources in the region.The Nomads in the region do not care about politics they just want their Animals to to graze in peace who will define the clan borders between the garaad clan and the clans of qurilugud and caynabo. The Garaad clan their Animals graze as far as burco and the qurilugud and caynabo oog clans their animals graze as far as awr boogeys and sarmaanyo and nugaal godan how are you going to divide them?.
  16. Beelo Ka Mid ah G/Sool Oo Ka Hadlay Mowqifkooda Somaliland Iyo Gogosha NabaddaMay 23rd, 2011 Comments Off Hargeysa (Somaliland.Org)- Shir muddo tobaad ah uga socday beelaha Maxamuud Bari ee gobolka Sool iyo Koonfurta Sanaag, ayaa maanta laga soo saaray war murtiyeed ka kooban afar qodob, oo ku wajahan dhinacyada nabadgelyada iyo siyaasadda.Shirkan waxa maanta gunaanadkiisii ka soo qeyb galay oo goob joog ka ahaa Badhasaabka Gobolka Sool Md. Cadilaahi Jaamac Diiriye iyo Guddoomiyaha Guddida tallo bixinta furashada ururada siyaasada ahna Xildhibaan ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland Md. Saleebaan Yuusuf Cali Koore.Oday Maxamuud Jaamac Maxamed oo galabta la soo xidhiidhay shabakada wararka ee Somaliland.Org, ayaa tafaasiil ka bixiyay go’aamada shirkaasi ka soo baxay.“Waxaan kuu sheegayaa Beelaha Maxamuud Bari oo kala ah Cumar Wacays, Ugaadh yahan iyo Hinjiile oo dega degmooyinka Taleex, Xudun, Laascaanood iyo koogfurta Sanaag ayaa shir balaadhan uga socday todobadii maalmood ee la soo dhaafay magaalada Laascaanood, shirkaasi waxa waxgaradka, aqoonyahanka iyo cuqaasha beelahaasi ay kaga arrinsanayeen maslaxadooda, nabadgelyada iyo qodobi kale oo dan u ah bulshada gobolka Sool, shirkan waxa uu ku dhamaaday jawi wanaagsan waxaana ka soo baxay bayaan afar qodob ka kooban oo waxgaradkii ka qeyb galay ay isla qaateen kuwaasi oo kooban afar qodob,”ayuu yidhi Maxamed Jaamac Maxamuud.Oday Maxamed Jaamac oo aanu weydiinay Nuxurka qodobada ka soo baxay shirkan waxa uu yidhi “Shirkan waxa ka soo baxay qodobadan hoos ku qoran:-1-Beelahani waxay go’aansatay oo ay isla qaateen inay ku midowdo Somaliland oo ay is barbar taagaan maamulka dawlada Somaliland ee uu Hoggaamiyo Axmed Siilaanyo.2- Beeshu waxay si kal iyo laab ah u soo dhawaynaysaa kana qeyb galaysaa gogoshii nabadeed ee uu shacbiga gobolada bari qaarkood u fidiyay Madaxweynaha Somaliland.3- Beeshu waxay beelaha kale ee Somaliland ku boorinayaan in si wada jir ah loo ilaaliyo ammaanka dalka, wada jirka isla markaana xukuumada Madaxweyne Siilaanyo laga gacan siiyo sugida nabad gelyada dalka.4- Beeshu waxay go’aansatay in xukuumada Somaliland ay ka doonato xuquuqdeeda siyaasadeed iyo bulsho.”Maxamed Jaamac Maxamuud, waxa kale oo uu tilmaamay in Bayaankaasi ay qalinka ku duugeen qaar ka mid ah waxgaradka beelahaasi kuwaasi oo ay ka mid ahaayeen Caaqil C/Kariin Xasan Saalax, Caaqil Faarax Muuse Dhiin, Caaqil C/Rashiid Cilmi Faarax iyo waxgarad kale.Waxgaradkani waxa kale oo ay ammaan balaadhan u soo jeediyeen badhasaabka gobolka Sool Cabdilaahi Jaamac Diiriye oo ay sheegeen inuu la lagdamayo sidii nabad gelyada gobolka Sool loo xasilin lahaa. Waxaanay xukuumada Somaliland ka dalbadeen inay maamulka gobolkaasi ka gacan siiyaan sugida amniga.
  17. Inshallah peace will come ilahay hala baryo
  18. A south sudanese delegation visited few months ago asmara and Isiyas was oke back then i wonder what changed. Why does Isiyas care for ONLF ,south sudan doesn't even border the Somali region but they border the gambeele Ethiopians.
  19. a khadar no it's a new video the only part that is old is the keyse abdi yusuf part when he defected to Somaliland but the rest is all new.
  20. I still don't understand why the Eritrean president is opposing the independence of south sudan not that he can stop it.
  21. Xukuumadda Somaliland Oo Degmadda Widh-Widh Ka Bilowday Mashaariic Horumarineed Iyo Nuxurka Shir-jaraa’id Oo Wasiirka Xanaanada Xooluhu Ku Qabtay Magaalada Burco. Hargeysa(Ramaas) May22, 2011 - Wasiirka Wasaarada xananada Xoolaha iyo Degaanka iyo horumarinta reer miyiga Somaliland Dr.Cabdi Aw Daahir Cali oo maalmihii u dambeeyay ku sugnaa degmadda Widh-Widh ayaa maanta ka warbixiyay waxqabadka ay xukuumadu ka gaysatay degmadaas iyo waxyabaha ay kala kulmeen degaankaasi, waxaanu yidhi isaga oo arimahaa ka hadlaya “Waxa aanu deegaanka u tagnay arimaha amaanka, mashaariicda iyo arimaha sanad guuradii 20aad ee Somaliland oo ku beegnayd 18-kii bishan May, Waxanu la shirnay dhammaan qaybaha kala duwan ee bulshada reer Widh-Widh, waxaana ay dhammaan kulamadaasi noogu dhamaadeen si fiican”. Dr Cabdi Aw Daahir Cali waxa kale oo uu soo qaaday “ Dadka reer Widh-Widhna waxay ku jiraan fidinta deegaankooda, waxaana aanu kala shaqaynaynaa qaramaynta Ciidamada amaanka, horumarinta Degmada iyo sidii loo joogtayn lahaa Xidhiidhka Dawlada iyo Dagmadaas.” Ayuu yidhi wasiirka Xanaanada xoolaha Somaliland. Sido kale, wasiirku waxa uu tilmaamay inay degmadda Widh-Widh ka hirgaliyeen dhisme cusub oo maamul iyo saldhig boolis oo laga dhisay Magaaladda Bali-cad iyo tuulada Geed-dheer oo iyaddana laga hirgalinayo dugsiyo waxbarasho iyo mashaariic horumarineed. Wasiirka Xanaanada xoolaha iyo weftiga uu hogaaminayay oo maanta ka soo laabtay degmada Widh-Widhi ayaa warbaahinta ugu waramay Magaaladda Burco.