Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    30,102
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    81

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Obama wants to be fair between the Palestinians and Israelis, and i firmly believe he is tired of the Jewish settlements being build on Palestinian land. But there is little he can do if he wants to be re elected next year he needs to accept jewish demands.
  2. A khadar a man from ssc is a Somalilander Whether he is born in Australia or india it has nothing to with Clan its about the origin of the people of Somaliland all the people who hail from Somaliland are Somalilanders very simple. Matter of fact i despise Clan iyo wixi tageera sheekoyin reereysan wa waxa dalka aynu jaarka nahay 4.5 oo qeybisay allow inaga bad baadi.
  3. Not at all Israel tested the long distant ballistic missile Military in the middle east they are still Number one only the Islamic republic of iran forms a threat who are about to become a nuclear Power in the region. The Jewish Lobbyist group are still very active in Washington and dictate Washington's foreign policy to the middle east
  4. Somalilander can be both Nationality and Ethnicity the 12 Different Tribes of Somaliland form the Somaliland Ethnic group.
  5. Islam allows Islamic men to have 4 wives the prophet Muhammad CSW had more than 4 wives but the reason why he had more than 4 wives it had to do with the spread of Islam every ArabianTribe was offering Prophet Muhammad their daughters. like the story Maria al qibtiyya the woman that was send to prophet Muhammad csw from al-Muqawqis of Misr.Ask you're self why Prophet Muhammad csw didn't had two wives when he was Married to Khadījah bint Khuwaylid ibn asad.
  6. A_Khadar;756703 wrote: Let us say they were ciidanka ssc, are they not innocents when they are killed defending their homes and towns from your thugs and you all posting one news after news saying we are closing the border.. Who are you? The only innocents are the innocent civilians the unarmed civilians in the times of war you have two armies fighting both armed both of them are innocent or not innocent
  7. Polanyi;756755 wrote: Kenya develops plan for satellite region of Jubaland on Somali border The final decision, taken precipitously, apparently surprised allies of Kenya, such as Ethiopia, which also has plans to intervene in Somalia. It is thought that both countries want to carve out zones of influence. Nairobi plans to set up a semi-autonomous region, Jubaland. A puppet government would be used to control resources and facilities, starting with Kismayo, a port used by smuggling networks with Kenyan links, according to a UN report published in July interesting http://www.guardian.co.uk/world/2011/nov/08/somali-fears-in-kenya-conflicts?newsfeed=true Interesting Kenya is making real efforts
  8. Dunida waxa ugu liita nin aan dantisa garanayn
  9. You Become Somalilander by birth and ethnicity the legendary ugaaz nuur doodi the Awdalite Sultan was born in Jigjgia province but he is a Somalilander. Somalilands finance Minsiter Muhammad hashi Ilmi was born In Jigjiga but he is also a Somalilander.It has nothing to do with you're Clan you do not have to support the former rebel group snm to be a Somalilander lol. The Kid from qabridhahar and qalaafe and dhagaxbuur is an Ethnic Azanian.
  10. Knight of wisdom the Somalilanders in harshin harta sheikh dulcad kambabokor Mirsak Gaashaambo teferi ber and aw bare and parts of Shinile they are also Somalilanders they have double citizenship both that of Ethiopia and that of Somaliland. Somalia is one country yes indeed from raaskaambooni till raas caseer And Somaliland is one country from lawyacade till yoocade
  11. There is no beesha SNM or beel kale ama beel meel kale degtey there is only one Somaliland one nation one flag one National Military one president. Somaliland and Somalia two brotherly nations side by side is the future But a Somalilander today is doing all he can to help Somalia establish a strong National Military The Somalia defense Minister is an Ethnic Somaliland working hard to help the people of Somalia.
  12. A_Khadar;756711 wrote: Of course there are gurmad on both sides and there is no such national army and something called gov.. These are two clans live and share one city. Ninyahow dee indha adayga naga daa meesha.. MA INAGII BAA ISU DOWLADAYNAY... Hadanay dawladi jirin iyo Ciidan qaran ma nolol ba jiri lahayd bal caqliga diib u raac awoow.
  13. A_Khadar;756692 wrote: Look how pathetic your argument is? Any claim your militia makes like "Waxyi" and truthful.. This is your side of story and the only proof you have is what your clan sites posted. Bring something else.. If you never heard of these, of course because you are from Baligubadle and beyond in the Killil5.. Let Cerigabans talk and sort their matters.... If the Somaliland national Army makes a mistake and hurts innocent civilians i will be the first to condemn such an evil act but this needs to be verified and proofed the Somaliland army was attacked by a Militia who established them selves in the south east of Ceerigaabo. I can bring sources from you're sites who claimed proudly that there was gurmad coming from the surrounding villages now does that make my argument pathetic.
  14. A khadar lol abti wamaxay gumeystahan aad ka sheekeynesid ma gumeysta jooga dalku sooki Xoroobi lixdanki loool@ kusimaha tallow mu so noqonaya ilaahoow ha so celin Gumeysi saancadaalihi dalka ayny ka saarnay. The people of Somaliland not only share the same former Colonial administration but they also shared the same anti Colonial resistance Political parties they shared the same history heritage Customs and culture traditional way of solving their problems kinship and also Ethnicity.This is unbreakable and nothing can come between the People of Somaliland. God bless
  15. Carafaat i don't think it will be delayed its going well so far as planned.
  16. A_Khadar;756679 wrote: You're missing the complete point here.. Siiranyo or anyone from your lot can go and do speach any part of the city that his clan dwells so as the men who fought against your miliita in the city roam their part of the city and your militia can attack with technical vehicles, yet at the end retreat.. I don't call such this your militia controlles the city.. To give you little more education on this conflict, even so called police and militia works your project are clan line divided and each group go to their part of the city.. Again, this is all about clan beside make few bucks from your militia.. Not true you said there is a puntland mayor in ceerigaabo i have never heard such a thing than you said the army of Somaliland cannot go to parts of ceerigaabo but that's also not true do you know why there was a clash before. it was because armed Gangs entered the city from outside the villages of ceerigaabo.The Somaliland national army qeybta sedexaad based in degmada ceerigaabo made it clear no one can roam inside the city with guns they refused to lay down their Arms and that's what caused the Clash nothing else.
  17. A khadar my People actually hail in all of Somaliland and also from daroor rabaso and Dayable but also in every region in Somaliland i call all regions of Somaliland my home from baligubadle to hargeysa berbera borama seylac sanaag ceeriigaabo badhan laascaanood taleex laasqoray etc etc.I am not one of those people yidha ededay ba ku dhalatay tuulo hebel marka tuulo hebel yaynan ka sheekeyn lool. The various Communities in sanaag need to live together if one person kills another the other community should not hide the Killer but hand them over people need justice equality other wise they are going to play their own judge and that's the last thing we want.Mudane Cali cabdi hure and Ismacil Xaaji nuur the mayor are doing a good job they just need to talk to both communities and settle this thing down.
  18. A_Khadar;756666 wrote: That is the lalabi of successionists.. Beside the militia take the salary from snm gangs in Hargaysa, there is no admin in that city entirely whether it's s/l or any other admin. You won't beleive, there is a man named by p/l as the governor of Sanaag in Carigabo and the blue flies on this 4x4.. Need no anyother proof than what happened last few days. That city is divided on the ground but your imaginations, there is only one admin so called s/l.. Keep that imagination if it helps with your sleeps.. Where is the so called puntland admin he holds press conferences in Bosaaso last time a Somaliland military convoy visited Shimbiraale Can you provide sources or proof we have seen president Siilaanyo gave a speech at kheriyada ceerigaabo and you are telling me there is another administration in another part of ceerigaabo lol.
  19. Golaha Guurtida Somaliland Oo Baaq Nabadeed U Diray Beelaha Walaalaha Ah Ee Dhawaan Ku Dagaalamay Magaalada Ceerigaabo. “Golaha Guurtida Somaliland fadhi uu yeeshay maanta oo Salaasa ah bishuna tahay 08/11/2011 wuxuu go’aamiyay inuu......... Hargeysa (GNS) -Golaha Guurtida Somaliland ayaa fadhi ay maanta yeesheen Baaq Nabadeed ugu diray Beelaha Walaalaha ah ee Dhawaan ku dagaalamay Magaalada Ceerigaabo. Baaqan ay Guurtidu soo saareen ayaa waxa uu u dhignaa sidan “Golaha Guurtida Somaliland fadhi uu yeeshay maanta oo Salaasa ah bishuna tahay 08/11/2011 wuxuu go’aamiyay inuu baaq Nabadgelyo u diro Beelaha walaalaha ah ee xarguftu ku dhex martay Gobolka Sanaag, gaar ahaan Magaalada Ceerigaabo:- 1- Marka hore Goluhu isaga oo ka xun waxa uu tacsi u dirayaa qoysaskii waxyeeladdu ka soo gaadhay dhacdadaasi, inta dhimatayna ALLE ha u naxariisto, inta dhaawacantayna ALLE ha caafimaadiyo. 2- Dadweynaha Deegaanka Ceerigaabo ama Gobolka Sanaagba Golaha Guurtidu wuxuu baaq Nabadgelyo ah u dirayaa dadka walaalaha ah ee shaqaaqadu ku dhex martay Magaalada Ceerigaabo, waxaanay ku adkaynayaan inay soo celiyaan wanaagii lagu yaqaanay ee ay ku dhamaysan jireen Arrimahooda dhinaca Nabadgelyada. 3- Labadan Beelood ee shaqaaqadu hore ugu dhex martay Deegaankaasina waxay Golaha Guurtidu ka codsanayaan baaqna ugu jeedinayaan inay hawlaha ammaanka iyo xasiloonida lagu adkaynayo ay ka qeyb qaataan, gogasha Nabaddana ay soo fadhiistaan wixii tabasho ah ee jirtana lagu dhammeeyo wada hadal iyo is afgarad. Ugu dambayntii waxaanu ILAAHAY uga rajaynaynaa inuu ALLE arrintaasi inoo fududeeyo, dadkaasi walaalaha ah ee dirirtu dhex martayna ALLE baggoodda burcad isku mariyo.
  20. ^^ The city is not divided it has one police chief one Military commander one mayor galkacyo is divided into two administration puntland and galmudug.
  21. Maamulka Ahlu Sunah Oo Dowlada Itoobiya u gacan geliyey dagaalyahano ka tirsan jabhada ONLF Maamulka Ahlu Sunah ee gobolka Galguduud ayaa sheegay in ay ugudbiyeen illaa soddon dagaalyahan oo ka tirsan jabhadda ONLF maamulka Kilinka 5aad ee dalka Itoobiya. Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee golaha fulinta maamulka Ahlu Sunna Waljamaaca Sh.Axmed Ilkacase ayaa waxa uu sheegay in dagaalyahanadan ay ku wareejiyeen Dowlada Itoobiya ay yihiin rag doonayay ina ay u gudbaan dalka Ethiopia. Iyaga iyo ciidamada Ahlu Sunna ayuu sheegay in dagaal uu ku dhex maray deegaan u dhaxeeyo degmada Guriceel iyo xadka ay Ethiopia la wadaagto Guriceel. Shikh Axmed Ilkacase ayaa ku eedeeyey dowlada Eritrea, maamulka Ximin Iyo Xeeb iyo Ururka Al Qaacida inay ka dambeeyeen ragan ka tirsan ururka ONLF ayna isku dayeen in qalqal lagu geliyo ammaanka ka jira deegaanada ay maamusho Ahlu sunna ee Galguduud. Guddoomiye ku xigeenka 2aad ee Ahlusunada Galguduud ayaa uga digey maamulka Ximin iyo Xeeb inay isku dayaan markale in dagaalyahano ka tirsan ururka ONLF ay soo geliyaan deeganada ay gacanta ku hayaan. Illaa iyo hadda ma jiro wax war ah oo ka soo baxay maamulka Ximin Iyo Xeeb ee la xiriira eedeyntan loo soo jeediyey. Horseed Media
  22. Ceerigaabo: Amaanka Oo Aad LooAdkayeey Iyo Kulan Dhex Maray Waftigii Xukuumada & Cuqaasha Beesha Koonfurta Sanaag Ceerigaabo: Amaanka Oo Aad LooAdkayeey Iyo Kulan Dhex Maray Waftigii Xukuumada & Cuqaasha Beesha Koonfurta Sanaag Ceerigaabo, (Haatuf) - Magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag ayaa shalay degaynayd ka dib markii maalintii doraad uu iska hor imaad geystay khasaare dhimasho iyo dhaawac iskugu jiray ku dhex maray Ciidamada Qaranka iyo dabley hubaysan oo ka soo jeeda beesha koonfurta Sanaag oo soo weerartay shir u socday Cuqaasha beeshooda iyo xubno ka tirsan Gudidii xukuumaddu u xil saartay xalinta shaqaaqooyin u dhaxeeya laba beelood oo walaalo ah oo deegaankaasi wada dega. Ciidan fara badan oo ka tirsan Ciidamada qaranka ayaa soo gaadhay 24-kii saacadood ee la soo dhaafay magaalada Ceerigaabo kuwaasi oo qayb ka ah xoojinta ammaanka magaalada Ceerigaabo waxaana jidadka magaalada lagu arkayay Ciidamo badan oo la soo dhoobay suuqyada iyo waddooyinka magaaladaasi. Weftigii xukuumada Somaliland ee uu Hoggaaminayay Wasiirka Wasaarada arrimaha gudaha Maxamed Nuur Carraalle (Duur) ayaa shalay kulan balaadhan oo albaabadu u xidhnaayeen la yeeshay waxgaradka, odayaasha iyo cuqaasha beesha koofurta Sanaag, hase yeeshee ma jirto wax war ah oo ka soo baxay kulankaasi, balse ilo lagu kalsoon yahay oo ku sugan magaalada Ceerigaabo ayaa Haatuf u sheegay inay xukuumaddu u soo bandhigtay odayaashaasi inay xakameeyaan dhalinyaradooda, isla markaana waxay ku wargeliyeen inay Ciidamada qaranku talaabo adag ka qaadi doonaan ciddii lagu arko iyadoo hubaysan. Waxa warku intaasi ku darayaa in odayaasha beesha koonfurta Sanaag ee kulankaasi ka qeyb galay ay sheegeen inay qaadanayaan nabad, isla markaana ay diyaar u yihiin in wada hadal lagu soo afjaro dilalka u dhaxeeya labada beelood ee wada daga deegaankaasi.