-
Content Count
30,018 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
78
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Abtigis singing for Ethiopia
-
Kenya Versus Al- Shabaab: A Somali Alternative to Violence Invasion
Xaaji Xunjuf replied to xiinfaniin's topic in Politics
xiinfaniin;760633 wrote: NGONGE, If you didn't know Hiil Qaran exists, it does. It is a political group that espouses that Somalia shall be united and Islamic in its identity I agree unity for Somalia eventhough hiilqaran brings some solutions they need an Army if you want to do something in Somalia you need an army. -
Gaalkacyo:Garoonka Gaalkacyo oo Maalinkii Labaad la duqeeyey iyo Ciidamada Puntland oo Duqayn taas la mid ah ku jawaabay. 22. november 2011 APL Gaalkacyo:(Allpuntland)-Waxaa maanta barqanimadii markale Weerar culus oo duqayn ah lagu qaaday Garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee magaalada Gaalkacyo oo kamid aha Garoomada ugu shaqada iyo mashquulka badan geyiga Soomaaliya waxaana weerarkaas oo ahaa quryaha darandooriga u dhaca ku qaaday Garoonka Malayshiyo kasoo jeeda Koonfurta magaalada Gaalkacyo oo aan weli la cadayn sababta rasmiga ah ee ay ula jeedeen. Garoonka ayaa la duqeeyey barqanimadii maanta xili ay diyaarad nooca khaaska ah ee hay’aduhu soo cagadhiganaysay waxaana lagu garaacay Quriga loo yaqaano 37-ka iyadoo aysan rasaastaasi khasaaro gaarsiin diyaaradihii kaladuwanaa ee kusugnaa iyo qaybaha kaladuwan ee garoonku uu ka koobanyahay waxaana weerarkaas islamarkiiba qoryaha culus uga jawaabay ciidamada daraawiishta Puntland ee ilaaliya Amaanka Garoonka Gaalkacyo kuwaasoo duqeeyey halkii ay ka timid rasaastii lagu garaacay Garoonka oo garoonka uga beegan dhanka Koonfurta. Weerarkani waa kii labaad oo labo cisho gudahood lagu qaado garoonka diyaaradaha ee Magaalada Gaalkacyo waxaana ay taasi keentay in magaalada laga maqlo qoryaha waaweyn ee lidka diyaaradaha iyo kuwo culus ee Madaafiicda goobta oo qaarkood la’is weydaarsaday iyadoo ay jiraan kuwo kale oo tijaabo ah oo keydka ciidamada Puntland uu maanta tijaabinayey kaasoo ay saraakiisha Amaanku sheegeen inay uga jawaabayaan weerarkasta oo lagu carqalad galinayo Garoonka diyaaradaha ee magaalada Gaalkacyo, Wararka ayaa sheegaya in weeraradii shalay iyo duqaymihii labada dhinac aysan cidna ku dhiman wallow ay khasaaro gaartay gaarigii shalay duqeeyey Garoonka magaalada Gaalkacyo. Maareeyaha Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Gaalkacyo Siciid Cabdiraxmaan Yuusuf ayaa APL u sheegey in weeraradii shalay iyo maanta aysan wax saamayn ah ku yeelan shaqada caadiga ah ee Garoonka Gaalkacyo Maareeyuhu wuxuu sheegey in uusan garanayn sababta keentay Weerarkaas waxaase uu sheegey in ciidamada Amaanku ay dhawaan joojiyeen xirmaysi ay malayshiyo hubaysani rabtay inay ku goosato meel kamid ah Garoonka oo Koonfurta ku dhow taasoo uu sheegey inay doonayeen in Garoonka lagu kala jaro wuxuuna sheegey inay markasta iska difaacayaan weeraro noocan oo kale ah.
-
Urur Siyaasadeedka SSC oo maanta Si rasmi ah loogu Wanqalay
Xaaji Xunjuf replied to Saalax's topic in Politics
^^ Why not isn't keyse a Somalilander why cant he run for president -
According to some people Ethiopia is good for Somalia but not good enough for Dhagaxbuur and qalaafe
-
Suugaantii Soomaaliyeed weli waa nooshahay! Sool home of Somali Poets
Xaaji Xunjuf replied to A_Khadar's topic in General
The guy staring 06:20 is pretty good xarafka Y bu ka gabaya impressive idinkan idin yeedhinay eeh talo ka so yeesha good ending -
SSC Political Party Program and Strategy revealed
Xaaji Xunjuf replied to Carafaat's topic in Politics
. Dahabshiil will sponsor the party and in return Saado will make Dahabshiil promotion song and clib. hahahahahahaha -
Ooh shit is going down now
-
Urur Siyaasadeedka SSC oo maanta Si rasmi ah loogu Wanqalay
Xaaji Xunjuf replied to Saalax's topic in Politics
Good point carafaat -
Urur Siyaasadeedka SSC oo maanta Si rasmi ah loogu Wanqalay
Xaaji Xunjuf replied to Saalax's topic in Politics
Soon they will open political offices all over the country borama gabiley hargeysa oodweyne burco berbera laascaanood ceerigaabo widhwidh -
^^ They exchanged some personal insults very funny
-
Urur Siyaasadeedka SSC oo maanta Si rasmi ah loogu Wanqalay
Xaaji Xunjuf replied to Saalax's topic in Politics
Darwiishki soo rugaal celi just look at the party's flag -
The road to Al Shabab land goes through Asmara and Hargeisa.
Xaaji Xunjuf replied to PasserBy's topic in Politics
Again Alshabaab is a Somali problem its for Somalis to solve it No Military Intervention can solve it nor will the Somali people allow Foreigners in their land,, why is a Tigrayan guy like you talking about the needs and the aspirations of the Somali People don't you have to worry about the Amharas and other Ethiopians dying of poverty. An Ethiopian is telling me about what is good for Somalia the world is ending you're Government was arming different warlords for more than a decade in Somalia and than you have the guts to talk about whats good for Somalia. -
The road to Al Shabab land goes through Asmara and Hargeisa.
Xaaji Xunjuf replied to PasserBy's topic in Politics
Somaliland Somalia Djibouti are Somalis brotherly nations in the horn of Africa We do not want Kikuyos and Tigrayans in any of these Countries. When will you understand that even Alshabaab are Somalis not foreigners its our problems we will solve it has nothing to do with you. -
Che -Guevara;760390 wrote: NGONGE reminds of dadkii Maxamad Siyaad habaari jiray not really giving serious on the day after. Are you saying Ngonge wa habar habaartanta oo kale
-
Ngonge that's what they used to say few years back ICU needs to be defeated Alshabaab came in the place of the icu even if Al Shabaab is removed from the parts they control in Somalia another Shabaab with a new name will rise up you have action which is an invasion you get a reaction is a new Islamic Patriotic Movement.
-
Taleexi;760110 wrote: Waad degdegaysaan. Abti welcome back so ma wanaagsanid what is you're opinion on this
-
abtigis welcomes the Ethiopians the world is really coming to an end.