-
Content Count
30,102 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
81
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Carafaat;807195 wrote: ;D Iminka ayuu Oodweyne soo boodi. Why carafaat?
-
Che because he is short
-
AsadSL;807193 wrote: Your kidding right Asad you will see this guy in the political arena for a long period to come
-
^^ He's the hidden prime minister of Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan.
-
He is the real thing
-
Avenging Buuhoodle: Hitting Silaanyo Below the Belt
Xaaji Xunjuf replied to Abtigiis's topic in Politics
Abtigis marwalba siyasada wuxu is yidha ka dhex dusi laba qof oo isi saaran wa dhibaato taasi dadka guryahooda u nabad gali wixi qaba iyo wixi is qabana iyo wixi isla boyfriend iyo girlfriendna ah ilahay ha isu barakeyo. -
'Liibaan';807064 wrote: Xunjuf Beenaale, Jooji beenta badan, soo matihid kii ku faraxsanaa markii Ciidamda Itoobiyaanka Liyu ee Shacabka Buuhoodle xasuuqeen, iyo markii Maleeshiyada Somaliland ee Dagaal kusoo qaadeen shacabka Buuhoodle, oo ee dadkii shacaabka dhibaata badan u geestaan. Nabada cida diidan waa kuwa duulaanka ah ee mar kasta dagaal kusoo qaadaya shacabka Buuhoodle iyo Khaatumo/SSC. May may wax kala saar war la tabiyo fikir la dhiibto iyo ku farxiid cid dagaal ku faraxda horta ma jirto laakin markay dhacdo wa in la minimizegereya horta maanta wa guul oo meesha jabhad ssc wa ka baxday oo dhinac kale ba lo gudbay Nabada dadka iyo dalka oo dhan ba uu baahaan laakin liibaanow intad hub sidatid dee inadeerow nabadi siday u islaaxi lahayd way adkanaysa wanad fahmi karta taas.
-
Maya maskaxdu wa dhag dhag eeh meesha waxa jirta cilad aan la tabanayn halkay sal raacday maalinta ta la sameyo aya xalki la gaadhaya inta ka sakow khaatuumo ha heesto Sh Adan siiro Diinta ha akhriyo cismaan badawi na maqaalada wardheernews haa soo galiyo Siiilaanyo na gogol nabadeed ha ku baaqo tabtaasay u dhacaysa.
-
Taleexi;807057 wrote: Xaaji - Wallee reer tolkay oo aan dagaalamin baydaan dulmiga ka deyn. Taleexiyow waxba ma kala nihin aniguna dulmi ma tageero waligay ba ma tagerin laakin dee sidee xal lo gaadha dadki wada hadal diid. Dagaal na la arag oo ki buhoodle ka dhacay ba wali qoyan oo khasaaro badan keeney dagaal naf ma leh sabab rag uun ba inagaga dhimanaya.
-
Avenging Buuhoodle: Hitting Silaanyo Below the Belt
Xaaji Xunjuf replied to Abtigiis's topic in Politics
Maantana marwooyinki madaxtooyada la gaadhay where does it end war ileen dad baan waligood xiishoon. -
Mowliid Macaane: Waa sharci Maamulka Banaadir State Nairobi: (Sh. M. Network) - Xildhibaan ka tirsan barlamanka KMG Soomaaliya ayaa sheegay in Maamul goboleedka Banaadir State uu yahay mid si sharci ah ku dhisan islamarkaana dadka dhaliilay ay wataan dano gaar ah. Mowliid Macaane Maxamuud oo ka mid ah Xildhibaanada barlamanka KMG ah oo la hadlay Idaacadda Shabelle ayaa waxa uu sheegay in sida axdiga federalka ah uu qabo 2-gobol iyo in ka badan ay sameysan karaan Maamul goboleed, hadiise Maamulka Banaadir state uu ku yimid rabitaanka shacabka ku nool goboladaasi uu yahay mid sharci ah. Xildhibaan Mowliid Macaane oo hadalkiisa sii wata ayaa waxa uu tilmaamay in loobaahan yahay in la eego danaha shacabka islamarkaana laga fogaado is qab qabsiga had iyo jeer Soomaalida u dhexeeya, isagoo shaqsiyaadka horay u dhaliilay Maamulka Banaadir state ku tilmaamay kuwo dano gaar ahi wata sida uu hadalka u dhogay. Maamulka Banaadir State oo dhawaan looga dhawaaqay magaalada Muqdisho ayaa waxaa la tilmaamay inuu ka shaqeyn doono gobolada Sh/hoos, Sh/dhexe iyo Banaadir, waxaana horay u jiray dhaliilo farabadan oo loo soo jeediyay nidaamka lagu soo dhisay Maamulkaasi. Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee
-
Xaabsade oo Tibaaxay in Somaliland iyo Somaliya dib isugu noqonayaan “Manhajka Dawlada ee waxbarashada waa in si siman loogu soo Daro Taariikhda SNM iyo Daraawiishta” “waxba yaanay idin dhibin Somalinimadu waa laysu tegayaa oo waa tii berigii dhaweyd la soo dhameeyay in la wada hadlo..” Xaabsade Hargeysa(Waaheen)-Wasiirka Cusub ee Warfaafinta Md. Cabdi Yuusuf Ducaale (Boobe), ayaa shalay si rasmi ah xilkii ugala wareegay Wasiirkii hore ee Md. Axmed Cabdi Maxamuud (Xaasbade) oo loo bedelay WasiiradaHalwaha Guud. Munaasibadii xil-wareejinta oo lagu qabtay xarunta Wasaarada Warfaafinta, waxa ka qaybgalay Wasiirrada xilka la kala wareegaayey, Agaasimaha Guud ee Warfaafinta Faysal Cali Sheekh, Masuuliyiinta iyo hawlwadeenada Wasaaradda Warfaafinta, xildhibaanno, cuqaal iyo martisharaf kale oo tiro badan. Wasiirkii hor ee Warfaafinta Md. Axmed Cabdi Xaasbsade, xafladaasi ka hadlay ayaa tilmaamay in madaxweynuhu uu soo magacaabay wasiir aqoon buuxda u leh saxaafadda, isaga oo Ilaahay uga baryey wasiirka cusub ee loo soo magacaabay wasaaradda warfaainta inuu xilka u fududeeyo, halka uu warbaahintana kula dardaarmay inay ka fiirsadaan waxay qorayaan “Waxaan aad u soo dhawaynayaa Wasiirka cusub ee warfaafinta oo ah nin aan wasaaradda ku cusbayn. Waxaan madaxweynaha uga mahad celinayaa inuu maanta aqoontii meesha uu keenay oo uu gartay ninkii ku haboonaa. Maalintii aniga meesha la I keenay waan yaabanaa oo waxaan lahaa halkaad ka bilaabaysaa. Warfaafin waligay ma arag, kamana shaqayn umanaan ducayn,”ayuu yidhi Wasiirkii hore ee warfaafintu, waxaanu intaasi ku daray “laakiin maanta wax badan baa iiga baxay oo farsamo ah oo aqoon ah oo haatan haddii la igu soo celiyo aan la talaabsan karo”.” Xaabsade waxa uu dhaliilay aqoonta Warfidyeenada ka hawl-gala TV-ga dawlada “Berigii dhawayd ee aan tagay Ingiriiska dacwadii ugu badnayd ee naloo soo qadimay waxay ahayd shaqaalaha TV-ga qarank ka hadlaa aqoon uma laha oo waa la inaga cawday. Waxa kale oo nalooga soo dacwooday arrimaha dhaqanka kuma wanaagsana. 50 hablood oo reer Somaliland ah ayaa markii aan London tagay I casuumay oo casuumad gaar ah ii sameeyay. Waxay yidhaahdeen waxaanu idinka rabnaa inaad carruurtayada yar yar ee London joogta aad dhaqanka bartaan oo aad Telefishanka laga soo daayo hidaha iyo dhaqanka sida heesaha caanaha lagu lulo, kuwa guryaha lagu dhiso iyo heesaha xoolaha”ayuu yidhi.” Wasiirkii hore waxa kale oo uu dibada soo dhigay Baahiyo badan oo dhex yaala wasaarada Warfaafinta “Baahi badanbaa taala meesha, daynbaa nalugu leeyahay oo Niman Somaliyeed oo halkan fadhiyaa nagu leeyihiin, dhaqaale kale oo aanu dawlada iyo Ganacsatadaba ka sii amaahanay ayaa jira , Wasaaradu dhisme ma leh, Hoostadii Gaadiidka lagu dayactiri lahaa ma leh, Shidaal meel lagu keydiyo ma leh, shaqaaluhu aqoon fiican ma leh”ayuu yidhi. Geesta kale Xaabsade waxa uu ku taliyay in Saxaafada loo sinaado, isagoo ku kaftamay in Umadda Somaliyeed oo dhami u simantahay Saxaafada Somaliland isla markaana ay isu tegayaan wixii laysku odhan jiray Somaliya “Saxaafadu Umada soomaliyeed ee reer Somaliland oo dhan way u simantahay oo maaha in cid gaar ah loo sheego , waxbaa yaanay idin dhibin Somaliya waa laysu tegayaa oo taa waatii berigii dhaweyd la soo dhameeyaye yaanay idin dhibin, waayo waa laysku imanayaa, waa la wada hadlayaa oo Miisbaa la wada fadhiisanayaaye”ayuu yidhi. Wasiir Xaabsade waxa kale oo uu ku taliyay in Taariikhdii Daraawiishta lagu soo daro Manhajka dawlada si la mid ah Taariikhda SNM, waxaanu ku dooday‘Wiilashii SNM soo ahaa hadii Manhajka Dawlada lagu daray dee kuwii mujaahidiinta ahaa ee iyaguna soo halgamay ee labaatanki sanadood ee ay SNM Dagaalamaysay labaatan u dhigma dalka u soo dagaalamay halugu soo daro Manhajka dawlada…. “ waa in lagu soo daraa Taariikhda iyo Manhajka Waxbarashada Somaliland Taariikhdii Daraawiishta iyo kuwii Diinta u soo dagaalamay ee aan SNM ahayn hadii kale dadkoodu aqbali maayaan SNM oo kaliya” Wasiirka cusub ee Warfaafinta Md. Boobe Yuusuf Ducaale, ayaa isagu khudbad dheer halkaas ka akhriyey, waxaanu yidhi “Halkan umaan iman in aan ka shaqaysto, halkan uma aan iman in aan ku hodmo oo aan ku tanaado. Halkan uma aan iman in aan aqal ka dhisto. Uma aan iman in aan gaadhi ka iibsado. Uma aan iman in aan si kale uga danayso,. Han garoocan idiin lama aan iman. Gurmad ayaan idiinku imi. Ma aan shaqo la’ayn ee waan shaqaynayey. Mushahar aan halkan ka helayo, mid ka badan oo ka buuran meel aan ka helayo ayaan haystay oo aan ka soo tegay, is-tiqaalad-na ka bixiyey”ayuu yidhi Waxaanu intaasi raaciyay “Wasiir dadkii dhaqanka soo ururi dadkeenaas dibaddu waxay u baahan yihiin inay helaan dhaqankoodii si carruurta loogu ababiyo.waxaan halkan hortiina idiinka balan-qaadayaa inaynu waajibaadkeena iyo xilkeenaba u gudan doono si wadaag iyo wad jir ah. Wasaaraddan warfaafinta iyo hawlaheedaba waynu wada leenahay inaggoo ka wakiil ah dadweynaha iyo dawladdaba. Waxaan hortiina ka balan-qaadayaa inaan idin hawl-geliyo aniga oo aan cidka ka buuxin oo aan tunka ku sidan, cidna ku buuxin oo aan takoorayn,”ayuu yidhi Md. Cabdi Yuusuf Ducaalle Boobe. Agaasimaha Guud ee Warfaafinta Faysal Cali Sheekh oo halkaas ka hadlay, ayaa isagu faahfaahin ka bixiyey waxyaabihii u qabsoomay muddadii ay xilka wasaaradda hayeen.
-
Al shabaab massacre in Mogadishu wipes out a whole family
Xaaji Xunjuf replied to Cambuulo iyo bun's topic in Politics
Inaalilahi wa inaalilahi rajicuun kuwan islaamka halaga qabto imikay odhan doonan sidoodi gaalanu dilnay subxaan dad dhig islaam banaystey akhiro halkay geli.Allah ha u naxariisto masakiinta. -
Somalina;806807 wrote: :D koley wisdom badan baa kugu duugan, odeyaasha kama ag kici jirin ayaan u maleyn markaad yareyd. Dhibkaaga faraha badan ayaa laga garan karaa da'daada. lol.... waa lagaa soo dacwoodey marar badan, odeyna dacwo iyo rabsho wuu iska fogeeyaa. Type( #1) haddaan ku keeney, haddii kale (type #2). World experience markay noqoto koley wax badan baan u so joogay marka dee koley wax wa igu duugantahay laakin is faanin mayo ileen Nin is faanshay waa ri' is nuugtay awoow , Oyadadi hore wa run aad baanu u wada socon jirnay laain dee kuwaas beri hore bay qabriga adeen hada aniga la iga sugaya, waad so dha dhawesey awoow
-
Halkan banu isku raacayna Somalina
-
Somalina laakin awoow boqol basaaboor baan haysta boqol wax ba ii kala qoran xiiligan dhashay wa qiyaas gadhki ima wada cadaan marka dee waad iska qiyaasi karaysa.
-
i agree with Miskiin 5000 4000 wa ok 7000 badana naagtu dumarke kale maka qurux badantahay oo ma ka timo dhadheertahay oo ma ka jidh wanaagsantahay oo ma dhalasho wacanthaay qaalisana beledu. Xiliyadi hore 200 halaad iyo qoriga maandhiin ba inan lugu meherin jiray tani waba kadeed waleh.
-
inshallah waan is leeyahay hadu alle idmo
-
maan gaadhin eeh ha ii de dedjin awoow:D
-
Waleh nimanka turkygu wa niman jira allow ajjar ka sii Anyway teatreki ba la furay waleh wa hormar la gaadhay teaterka waan xasuusta xiliyadi berigi hore maxaan galay the future looks bright mashallah xamar so laabatay god bless.
