Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    30,102
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    81

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Ballotboxka ino soo badiyaa wa ariin fiican its people who want to participate in the votes its a good thing.
  2. I think federal government officials of Somalia are trying to convince Ethiopians that ONLF is finding a safe heaven in Kismayo.
  3. Apophis were are you're fine belligerent skills something the bantus lack that's what Oba is saying where is the skinny warrior inside of you.
  4. Oba hilloowlow if you had an actual army we could take the Somali bravado serious.
  5. Apophis;890059 wrote: '77? Bad policy of the Somali democratic republic they should have just supported the WSLF with logistics and arms and financially in order to weaken Mengistu haille mariams regime. By invading the O'gaden region the Somali republic violated the Italian Abyssinian treaty which defined the Somali republics border with Ethiopia. But if they just kept on supporting the rebels against the Amharas that would have been a far more effective strategy.
  6. Ninka la baxay Kiraitu Murungi wasiirka macdanta Somalia mu u jawaabo waxani wa wax laba dawladood ka dhexeyaa weye dawlada Somalia bay u taala inay ilaaliso macdanta iyo kheyraadka dabiiciga eeh Somalia. Oba bal dawladi ka war doon oo weydi waxay ka yeelayaan arintaan?
  7. oba hiloowlow;890027 wrote: Kiraitu Murungi oo ah wasiirka tamarta Kiinya oo saxaafadda tusaya dhalo ay ku jirto saliida Ceyriin. (March 26, 2012). Haduu intaso kaliya qadinayo ninka madoobi eeh ku jirta bottlke ka yar dhib maha:D Wixi inta ka badan wa cadalaad daro.
  8. The Zack;890022 wrote: JB iyo XX are mad because Fowzia has been attacked lol. Zack defending Abdiqasim the man behind HAG what a crazy world.
  9. Abwaan;889938 wrote: Ninkaan XX un haloogu wado. I only call him XX because qof aan soo xajin Xaaji lama dhaho and I am not sure inuu soo Xajiyey. Laba jeer baan soo xaajiyey
  10. Duke how are you doing today good to see you, don't you have to worry about Cabdi Cawar being deported by Faroole. After lots of campaigning screaming ur longs out for Gaas. Trying running for president hoping for the premier position even that failed, and eventually being an mp and that's not all ending ur career as a failed opposition to faroole:D
  11. Taleexi khatumo is a good thing i always said it Khatumo is a home grown entity they finally broke with the garowe clan enclave and understand that with clanism you cant built proper governance that will last. Thats why i believe sooner or later they will merge with the rest of their Somaliland brothers and sisters. Somalia is showing good signs and is coming back from the long civil war and Somaliland policy was always to talk to Somalia and restore relations with Somalia. Its very important that after post conflict era dialogue must be given a chance lots of bridges can be established between SL and Somalia and the international community already came with the initiative We are not there yet but we are getting there you just have to make sure that you sit next to me when talking to the Koonfurians.
  12. Abwaan;889764 wrote: Caqli-xumada iyo hadal xumada ayaan ku sannifay. Goosashada dad badan bay ka guuxaysaa laakiin qofku markuu caqli xumo ku darsado ayaa dhibaato ah. bal yara qeex caqli xumada , hadalada qaar waa run way ka yara dha dhacan oo suldaanku wa direct waxba ma qariyo.
  13. Taleexi;889758 wrote: Adiga gaashaanbuurnimo buu kaa rabaa balse annaga xabbad baa naga dhexaysa ee isu kaayo daa Xaasha dagaal inaga ma dhexeyo wiil iyo abtigiis baynu nahay ehel walaalood tan iyo waaga akhiro yanu ninkan Mudug ka yimi isku kaya dirin.
  14. Taleexi;889750 wrote: Who takes hadhwanaag serious Taleexi awoow Hadhwanaag waad ka hesha Somaha:D
  15. Abwaan;889749 wrote: Ninyahow Faysal warkiisa iga daa, wax uu og yahay ma leh. I once saw him in Dubai with his hangool and I wasn't even interested to shake hands with him that is how much I do not like him. abwaan faisal maxaad ku saniftay lol
  16. Ma suldaan faisal he is a good guy dadka reer konfureedku cunsuri bay moodaan laakin he is a nice guy runti., Somaliland uun bu aad u jecelyahay marka marku arko reer koonfureed diidan qadiyada Somaliland, uun bu si cadho leh ugu jawaabo , laakin ka naxli maha.
  17. Abwaan taa waxba ka jira Somalidu waxba kuma qancaan reer walba waxay jecelyihin inay meesha iska dhex arkaan runti wa fiicantahay wasiirada la yareyo sabab dee dakhliga iyo waxqabadkooda wax ku ool noqonaya , waxba tari mayso 30 wasaradood oo aan tayo lahayn. As for Xaaji Xunjuf wixi wanaagsan eeh dhaca Somalia wu tageera wixi xun na wa sheega ma eexdo sinaba dhinac uma janjeedho.
  18. Saxafada Somalida wax badan ba ka qaldan war aan jirin bay dad badan qoraan, eeg wax waad mucaraadi karta war jira oo xaqiiqo ah intad kala so baxdiid sidad rabtid waad u qori karta laakin dee wa inay wax runi ku jirto. Mar mar waxay ku bilaabaan waxanu helnay xog dhab oo sheegeyo oo ilo xog ogaal ba xaqiijiyey few hours later warki been bu noqday. Wax badan ba u bahaan in la saxo thats why aan anigu waligay webebka waagacusub iyo daynile waligay ma eego. Sabab war aan la hubin bay qoraan sida sawirka aah oo kale oo lix sannoh ka hor la qaaday useless weye dadkasu anigu saxaafada waan ka mamnuuci kara journalism ethics wax la yidha ba jira.