Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    30,089
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    79

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. WAR DEG DEG AH:-Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo u duulay Turkiga 4. december 2012 Madaxweynaha dalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gordhaweyd ka duulay garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho. Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdiga uu hogaaminayo ayaa waxaa la socday wasiirka arimaha dibada,Wasiirka Gaashaandhiga,Wasiirka maaliyada Xukuumadda Soomaaliya. Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa saxaafada kula hadlay wasiirka arimaha dibada dalka Soomaaliya ahna Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Fowsiyo Yuusuf Xaaji. Waxa ay sheegtay in ujeedka socodkooda uu yahay kadib markii casuumaad rasmi ah ay ka heleen dalka Turkiga halkaasina madax kala duwan oo Turki ah ay kula soo kulmayaan. Waa markii ugu horeysay ee Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu uduulo dalka turkiga tan iyo markii lasoo doortay.
  2. Ucid Kulmiye and Wadani it is Congratulations reer Somaliland.
  3. Degmada Berbera 1- Kulmiye 9 xildhibaan 2- Ucid 5 xildhibaan 3- Waddani 3 Xildhibaan 4- Rays 2 xildhibaan 5- Umadda 1 xildhibaan 6- Xaqsoor 1 xildhibaan 7- Halka Dalsan oonuu waxba ka helin
  4. Burco 1-Kaalinta koowaad Xisbiga Kulmiye oo helay 7 Kursi. 2-Kaalinta labaadna Ururka Wadani oo helay 5 Kursi. 3-Kaalinta sadexaadna Ururka Rays oo helay 4 Kursi. 4-Kaalinta Afraadna Ururka Umadda oo helay 3 Kursi. 5-Kaalinta Shanaadna Ururka Xaqsoor oo helay 1 Kursi. 6-Kaalinta Lixaadna Xisbiga Ucid oo helay 1 Kursi. Qarannews
  5. Listen here http://www.hadhwanaag.com/detail.aspx?id=83780
  6. What do these Ethiopians want from us go back to Oromia.
  7. Talks will restart in January 2013 the biggest talk behind doors in hargeysa and Mogadishu is where to hold the next official talks between Somaliland and Somalia. Some of the places suggested is Qatar Kenya Ethiopia S/Sudan Djibouti.
  8. So far Kulmiye wadani and ucid are leading the polls
  9. Ceerigaabo district results Sanaag Wadani 18828 votes 6 mps Kulmiye 15866 votes 5 mps Umada 13919 votes 4 mps ucid 5658 votes 2 mps Rays 5114 votes 2 mps Xaqsoor 4898 votes 1 mp Dalsan 2714 votes 1 mp
  10. Ku khasbi mayo laakin runtad ogtahay
  11. Only Allah knows the exact time we will die but one thing is certain we shall all taste the pain of death sooner or later. But my predictions are close to the truth even taleexi knows that.
  12. -Alshabaab will lose Jawhar -Nigerian police will arrive in Somalia -Faroole will remain president of Puntland despite all opposition - Ethiopian troops will depart from hiiraan Somali troops will secure that city - Cabdi cawar will resign from his MP position and will move back to the states - Somaliland and Somalia will resume talks with a final agreement as a result. - Amiir Godane will take the war to Nairobi Kenya - South sudan will facilitate talks between Eritrea and Ethiopia with success - Galmudug will get a fourth President - Khatumo will merge with Somaliland - Omar hassan all bashiir of sudan will be overthrown - Somaliland will continue with oil exploration - Mogadishu will continue to have a construction Boom with so many diasporas returning - President Ismaciil Cumar geele of Djibouti will visit Beledweyne Hiiraan. - KDF will stay in Somalia particularly in kismayo it will take another year before they liberate other parts of middle juba. - Vote rigging in Kenya machetes will be used the international community will begin mediation. - Sh sharif will restart his studies in America and will learn the English Language
  13. War ninkan afshimbireedka ku hadlaya eeh ina cayaya muxu aha, adeer halkeed nooga timid, did we ask you're opinion? Lool@ Nin Yaabaan ninki mayorka u ordayeye,waxa ka danbeye nin masai oo meesha cay la so tagaan.
  14. Yes I belief in Somaliweyn. But not in bringing all five Somali regions under one country. the Somaliweyn construct I would prefer is one based on seeking cooperation and sharing commonalities and irrelevent of the (future) state structure of these regions/countries. So that means you don't support Somaliland under Mogadisho
  15. Borama district Awdal 1-kaalinta Kowaad Xisbiga Kulmiye oo helay 7 Kursi 2-Kaalinta Labaadna ururka Wadani oo helay 4 Kursi 3-kaalinta Sadexaadna Xisbiga Ucid oo helay 3 Kursi 4-Kaalinta afraadna Ururka Umadda oo helay 3 Kursi 5-kaalinta Shanaadna Ururka Rays oo helay 2 kursi 6-Kaalinta Lixaadna ururka xaqsoor oo helay 1 Kursi 7-Kaalinta Todobaadna Ururka Dalsan ooHelay 1 Kursi Qarannews Borama
  16. The youth they do know about Somalia that it exist but they also know that Somaliland is independent and that Somaliland wants to join the league of nations and that its been held back by the south for achieving that. Do you think the youth in Sl keep them selves busy with Somalia not at all they keep themselves busy how they can better their lives. The youth know and their parents told them that the union with Somalia brought nothing but misery to the people of Somaliland and that they are better of alone. So what u see is that the youth have shaped their own opinion the same with the youth of Somalia do you think the ordinary kid around the age of 19 keeps him self busy with Somaliland getting recognized or not he wants to go school and his home town to be peaceful he is thinking about a future. You cannot change the past the past is the past we should forget what happened and move on as 2 separate states. Whats the point of uniting and than fight another civil war the union of Somalia and Somaliland became toxic . The union destroyed us both Somalia and Somaliland imagine if the union never happened the civil war would have not been as bad as what we have today now. Somaliland being ruled by the south is still fresh in the minds of the old generation when they tell their children never accept to live as a second class citizen. What do you think the reaction will be do you think they will listen to oday Somali who is not from Somaliland.