Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    30,089
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    79

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Xukuumadda Somaliland Oo Jawaab Ka Bixisay Hadalkii Deel-qaafka ahaa ee Madaxweynaha Soomaaliya May 20th, 2013 “Somaliland caadifad kumay dhalan, ninkii yidhaahda caadifad bay ku dhalatayna waa nin xaqiiqada indhaha iska qabanaya” Hargeysa (Somaliland.Org)- Madaxtooyada Somaliland ayaa jawaab adag ka bixisay hadalkii qiimihiisu hooseeyey ee Madaxweynaha maamulka Muqdisho Xasan Sheekh Maxamuud ku yasay shalay madaxbannaanida Somalialnd ee uu ku tilmaamay caadifad waqtigeedii laga soo gudbay. Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa ku tilmaamay dhawaaqaasi ka soo yeedhay Madaxweynaha Soomaaliya mid riyo ah oo ka fog mabda’a gooni-isu-taagga Jamhuuriyadda Somaliland iyo dareenka ay qabaan shacabka reer Somaliland oo ku adag madaxbannaanida dalkooda. “Shacabka reer Somaliland waxay xuska 18-ka May muujiyeen dareenkoodii, waxay la hadleen qof kastoo niyaddiisu hoosaysay ama welwel ku jiray oo u baqayey Somaliland, waxa kale oo ay la hadleen Soomaaliya oo aan weli ka quusan midnimadii, laakiinse dadka reer Somaliland ay muujiyeen in midnimadu ahayd waxay markii hore iyagu ula tageen, markii dambena iyagu go’aansadeen inay la soo noqdaan madaxbannaanidoodii.” “Waxaan leeyahay masuuliyiinta Soomaaliya ee dareenka shacabka Somaliland sida khaldan uga jawaabaya ee caadifadda ku tilmaamay wuxuu kaasi la mid yahay kii hore u dafiray dareenkii reer Somaliland markii 1960-kii la isku daray ee yidhi dadka reer Somaliand waxba loogama baahna ee quudhsaday ee kellifay inay qoriga qaataan, dhiiggooda daadiyan iyo waqtigii dheeraa ee ay u dagaallameen xornimadooda, waxaan hubaa iminka inay u dagaallami donaan jiritaankooda, dhiiggooda, dhaqaalahooda iyo xornimadoodba, waxay hore ula dagaallameen maamulkii Siyaad Barre oo ahaa xilligaa dawladihii Afrika ugu xoogga waynaa. Dadka reer Somaliland dareenkoodu waa kaa ay muujiyeen, Somaliland caadifad kumay dhalan, ninkii yidhaahda caadifad bay ku dhalatayna waa nin xaqiiqada indhaha iska qabanaya. Waxaannu leenahay Somaliland jibbo kumay iman, cidi kumay khasbin ee dareen bulshada ka yimi oo ah mabda’ aasaasi ah inay madaxbannaanaadaan oo aan cid ka noqonayn, haddii ictiraafku inta uu doono gaadhayo, waxaanuna aamisannahay ictiraafku waa himilo qaran, waanuna gaadhi doonnaa annagoo isku duuban sidii aannu himiladayadii hore ee in aannu dalkayaga xorreyno u gaadhnay. Sidaa darteed, nin kasta oo dareenkiisu muujinayo inuu quudhsado madaxbannaanida bulshada reer Somaliland waxaan leeyahay dadkani waa kuwii inay ka sii adkaadaan oo waxbartaan oo ka sii fara badataan oo dhaqaale iyo dawlad ay helaan mooyee aanay waxba ka dhicin,” ayuu yidhi Wasiir Xirsi oo hadal ka jeediyey xalay xaflad Jaamacadda New Generation ku xusaysay dabbaaldegga 18-ka May. Wasiirka madaxtooyaddu waxa uu beesha caalamka ugu baaqay inay ixtiraamaan rabbitaanka shacabka Somaliland, waxaannu yidhi, “Waxaan beesha caalamka u sheegayaa dareenka bulshadayadu waakaa, maaha wax aannu annagu ku khasabnay ee wax ay dooneen ayaanu ku hoggaaminaynaa, kuna shaqaynaynaa oo ugu adeegaynaa. “Waxa kale oo aan leeyahay bulshada reer Somaliland aan dhabar-adaygno oo isku duubnaano, aan u samirno waqtiga, dhallinyarada guud ahaan Somaliland waxaan leeyahay Somaliland waxa loo soo maray dalkan dadaal intaa ka badan, waxa la soo geliyey tacab badan haddii ay tahay xornimadii 1960-kii iyo dib-ula soo noqoshadii xornimadaba,” ayuu hadalkiisa raaciyey Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan.
  2. Badhan eastern sanaag " frameborder="0" allowfullscreen> Ceerigaabo " frameborder="0" allowfullscreen>
  3. Well thats good the sultan wants the movement of people between Somalia and Somaliland. If the political problems are solved there is no reason for the 2 shacabs in anay waxba wada qabsanin. HAG are always good entrepreneurs and their ideas are always welcome in Somaliland and investment to. Dahabshil and indhodeero and somcable want to invest in Somalia 2.
  4. Ulusow cannot be really taken serious since he is against the constitution its self.
  5. ^^ If Somaliland is already part of Somalia , than why are the international community insisting, for the talks to happen. And if he is their president how come than the world is calling fort he 2 sides to clarify their future relations. Diplomatic resources will not take him any where we have seen him how he is struggling with Uhurro Kenyatta and the Jubbaland affairs. As long as he doesn't control from raskambooni to raascaseer he will never be able to negotiate from a stronger position. The Somaliland latest celebrations in Somaliland should be a clear message for you where the SL people stand regarding their indepedendence. 70% of the Somaliland population were born in the mid 80s and late 80s. If he was talking to a clan as you want us to believe why did he had to go to another country to conference with them. No where did the President mention he was bring back a clan. The Somalia and Somaliland agreement are not between clans , you should read the communique again. On what he wants i asked you how he wants to achieve unity, but you keep repeating what he wants and what not. I know what he wants , i want to know how he will enforce it.
  6. Johnny B;952456 wrote: The irony of the adage is so lost on someone . Can you tell me how he is going to unite Somalia with Somaliland what methods will he use , what resources how is he going to convince SL leaders and SL public to support him 70% of SL population dont even know what the union was lol. Now tell me how is he going to unite Somalia with Somaliland. Forget about what he wants forget about what Somaliland wants, He wants unity right with Somaliland how is he going to achieve that.
  7. oba hiloowlow;952343 wrote: Indeed madaxweyne barre ha noolaado Why are you supporting a warlord against another warlord?
  8. Aaliyyah;952290 wrote: It is beyond me why reer Khaatumo would have a parade on Garbage Day. All Khaatumo citizens have a very great sense of patriotism in Somaliweyn. Reer Laascaanod, reer Buhodle, iyo dhamaan Khaatumo State of Somalia jira oo jooga Nope they have no patriotism in Somaliweyn they support uhurro Kenyatta and our ethnic Somalilander sister Amina , to be the minister for foreign affairs of Kenya they recognize the anglo Italian border that seperates Kenya from Somalia they also respect the Anglo Abyssinian SL and Ethiopa border. They have repeatedly said they respect those boundaries. They are cleaning Buhoodle and the land because its 18 may the day Somaliland statehood was restored they express themselves in a different but patriotic way, i hope next year more Somalilanders do that.
  9. For the record what anigu ma ihey nin hadalkisa ka noqda Somaliland wa dal ka madax banaan Somalia marka wa xaraan in lacagteeda inu dhuuqo nin Somalia ka yimi. Gaalku isaga awal mamuuli jiray gaalku hadu no gar qadayo wa oke hadu inu qeybinayo wa oke. Laakin inu kiish ku qaato qolyo moxog ku cunta meel anu garanayn ma ogalin.
  10. ^^ Intu qadaan laha nin aan xaq u lahayn inu lacagta SL qaato gaalku ha qaato isaga ba awal qadaan jiray eh Arin ba ka weyn gaalka iyo UNta Dawlada Somalia waxay sheegenayasa wax anay xaq u lahayn. Marka waxa anay xaqa u lahayn wa in laga jara thats all.
  11. Aaliyah nadafaadu wa muhim the nationalistic Somalilanders in Buhoodle believe not in waving flags and paradings but they love the land and clean it on this important day its a different form of patriotism well done.
  12. Carafaat;952241 wrote: Xaaji, we should not accept Kenya nor Ethiopia to determain who leads Somalias regions. You need political power and boots on the ground , there is no way the current Amisom guarded government in Mogadishu can resist Kenya's plans to have a lose autonomous buffer state south of Mogadishu. Aslong as there are large Somali constituencies on the side of Kenya there is little the Mogadishu admin can do. The only way it can be halted is if the Kenyans are replaced by another African union country. Or if Amiir godane makes peace with Hassan sheikh and their forces are conscripted into the Somali army.
  13. Kenya supports Ahmed madoobe's admin is not a secret , they have trained his troops raskambooni movement. i wonder how this will turn for Barre hiiraales admin in the same city.
  14. ^^ Somaliland is not in dispute with the UN or in conflict with the UN , if the UN manages it i am fine with it but Somalia will not manage it. Somaliland will not tolerate that. Now can the 2 sides jointly manage it i am for that it needs to be worked out in the finer details but that could be agreed on. But Somalia cannot manage Somaliland air space revenues. Since Somaliland is not part of Somalia. Kagan nuunow la baxayow.
  15. They can condemn it and air their frustrations but it will not change the reality on the ground Somaliland airspace revenue will not be managed by Somalia.