-
Content Count
30,019 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
78
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Faroole oo Dubai iyo Adis-ababa ku wajahan Monday, 17 June 2013 11:53 Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Faroole oo maalmahan u shaxaad-doontay Jaaliyadaha Jubbaland iyo Puntland ee Dalka Austraaliya ku nool inay lacago ugu deeqaan inuu 5-sanno Puntland u taliyo ayaa la filayaa saacadaha soo soca inuu ka soo duulo Magaaladda Melbourne ee Dalka Australia. Faroole ayaa la filayaa inuu Dubai uga sii gudbo Magaaladda Adis-ababa oo casumaad uu ka helay Midowka-Afrika iyo Ururka IGAD oo kala tashanayo sida laga yeelayo muranka ka dhex-aloosan Maamulka Jubbaland iyo Dawladda Federaalka Soomaaliyeed oo iyagu mucaaraday Maamulka Jubbaland iyo Madaxweynaha loo doortay ee Sayid Axmed Madoobe.
-
Somaliland calling for diplomacy between the 2 countries to sort out their problems in a diplomatic way, its willing even to mediate if needed. I think this is an excellent step by Somaliland to remain very neutral between the 2 the Nile waters are not one that concern Somaliland. These rivers do not go through Somaliland. But the peace in the region is necessary.
-
Muddo 20-sano ah oo kasoo wareegtay Markii Ergaygii Qaramada Midoobay ee Somalia uu Amaray in lasoo qabto Jen. Caydiid Isniin, Juun 17, 2013 (HOL) — Labaatan sano ayaa maanta ku buuxsantay markii ergaygii Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, Admiral Johathan Howe uu amar ku bixiyay in lasoo qabto Jen. Maxamed Faarax Caydiid, xilligaas oo ku beegnayd 17-kii June 1993-kii. Amarkaas ayaa keenay inay isku dhacaan ciidamadii uu hoggaaminayay Jen. Caydiid iyo kuwii UNOSOM (United Nations Operation in Somalia) iyadoo ay ku dhinteen askar badan oo isugu jira ciidamadii UNOSOM ee uu Mareykanku horkacayay iyo kuwii Soomaalida ahaa ee Jen. Caydiid. Jen. Caydiid oo geeriyooday 01-dii Ogoosto 1996-kii ayaanay suurogelin in howgalkaas lagu qabto, waxaana sababta dagaalka keentay ay ahayd iyadoo loo haystay ciidamadii uu horkacayay inay dileen 25 askari oo u dhashay dalka Bakistaan, kuwaasoo qayb ka ahaa howgalkii UNOSOM ee Soomaaliya. Admiral Howe ayaa dul-dhigay madaxa Jen. Caydiid 25,000 oo dollar iyadoo loo ballanqaaday ciddii soo qabata ama soo sheegta meesha uu ku sugan yahay, isagoo xilligaas ku jiray dhuumaaleysi. Dadkii lagu laayay dagaalladaas waxaa ku jiray ciqaal iyo odayaal laga xusi karo, Col. Abshir Kaahiye oo la safnaa Jen. Caydiid iyo xubno kale, waxaana uu dilkooda dhacay 12-kii June 1993-kii. Sidoo kale bishii 03-dii Oktoobar 1993-kii waxaa lagu dilay dagaalkii loogu magac-daray Black Hawk Down dad badan oo Soomaali ah, iyadoo sidoo kale ay naftooda ku waayeen 18-askari oo ka tirsan ciidamadii Mareykanka. Howlgalkii ciidamadii UNOSOM ee Soomaaliya ayaa lasoo gabgabeeyay bishii May ee sannadkii 1994-kii kaddib markii lagu guuldarreystay in lasoo qabto Jen. Caydiid, lagana adkaado xoogaggii uu hoggaaminayay. Ugu dambeyn, waxaa is-weydiin leh isbeddel ama saameyn noocee ah ayay Soomaaliya ku yeelan lahayd haddii waqtigaas lasoo qaban lahaa Jen. Caydiid oo ahaa hoggaamiye Soomaaliya oo muctafic ahaa.
-
Xukuumadda S/Land Oo Ka HadashayMawqifkeeda Dhaamka Ethiopia Ka Dhisanayso Blue Nile-Ka Oo Xiisad Ka Dhex Abuuray Qahira Iyo Adis-Ababa Hargeysa, June 17, 2013 (Haatuf) – Xukuumadda Somaliland ayaa markii ugu horaysay ka hadashay Mawqifkeeda Muranka ka taagan dhaamka Ethiopia ka dhisayso Blue Nile-ka, taas oo xiisad ka dhex abuurtey dawladda Masar iyo Ethiopia oo khilaafkoodu todobaadadii ugu danbeeyey uu cirka isku sii shareeray ka dib markii ay labadda dhinac hadalo hanjabaado iyo digniino xambaarsan hawada isku mariyeen. Wasiirka Arrimaha Debadda Somaliland Dr Maxamed C/laahi Cumar ayaa isagu mar uu shalay hortagay Golaha Wakiilada ka hadlay mawqifka xukuumadda uu ka tirsan yahay ay ka taagan tahay khilaafka xoogan ee dhashay biyaha Webiga Niil-ka ee u dhaxeeya Masar iyo Ethiopia, kaas oo dunida iyo dalalka mandaqada ugu baaqay inay sameeyaan dhaqdhaqaaqyo diblomaasiyadeed oo lagu xalinayo xiisadaas, isla markaana xusay inay taageerayaan in qaab wada-hadal lagu soo afjaro qadiyadaas. Dr Maxamed C/laahi waxa uu tilmaamay inay diyaar u yihiin inay qayb ka noqdaan dhaqdhaqaaqyada lagu soo afjarayo khilaafka u dhaxeeya dalwadaha Ethiopia iyo Masar, tibaaxayna inay Somaliland iyo dalalka geeskaba ay khatar ku tahay hadii dagaal ka dhexqarxo xukuumadaha Qahira iyo Adis-Ababa. Ugu horayna isaga oo arimahaas ka hadlayana, waxa ka mid ahaa hadalkiisii “Arintan biyaha Webiga Niilka ee hadal haynteedu baryahanba taagnayd waa khilaaf u dhaxeeyey dalal badan oo ku yaala gobolkan, markaa horta taas aynu ogaano inaanay arintaasi ahayn mid ku kooban Masar iyo Ethiopia oo kaliya. Xukuumad ahaan arintaasi anagu waxaanu u aragnaa arin khal-khal galinkarta nabadgalyada gobolka Geeska Afrika ee aynu ka midka nahay, waxaanay sida aanu sheegay noogu muuqataa arin wayn oo mudo hadalkeedu taagnaa, isla markaana aanu Caalamku marnaba si wanaagsan u darsin oo aanu u eegin oo heshiisyadii hore u jiray mooyaane aan arintaas markale dib loogu noqonin, waana arin la filankaro inay Mushkilad wayn keento Mustaqbalka”. Dr Maxamed C/laahi Cumar Wasiirka Khaarajiga Somaliland isaga oo hadalkiisa sii watana, waxa uu intaas raaciyey “Waxaanu xalka arintaas u aragnaa inay dalalka Mandaqada iyo kuwa Caalamkuba u gurmadaan oo ay sameeyeen dhaqdhaqaaqyo Diblomaasiyadeed oo arintaasi wax lagaga qabanayo, xukuumad ahaan marnaba uma aragna xalku inoo yahay in la isku dilo oo dagaal ka dhexqarxo dawladda Masar iyo Ethiopia oo dabcan hadii ay dhacdo saamayn wayn ku yeelankara Somaliland. Markaa Mawqifka Somaliland ee qadiyadaasi waxa uu noqonayaa in si nabadgalyo ah ay dunida iyo dalalka ay khusaysaaba ay arintaas ka odayeeyaan, Somaliland-na dal ahaan waxay diyaar u tahay inay dhaqdhaqaaqyada diblomasiyadeed ee lagu dajinayo arintaas ay ka qaybqaadato”.Wasiirka mar wax laga waydiiyey sida ay xukuumad ahaan u arkaan taageeradii dawladda Ethiopia dhawaan u muujisay Somaliland, waxaanu si kooban u yidhi “Arinta kale ee ku saabsan taageeradda ay Ethiopia u muujisay Somaliland oo run ahaantii aanu ka mahad celinayno, isla markaana inaanu arimaha noocaas ah meel uga soo wada jeedsano way naga go’an tahay oo waanu soo dhawaynaynaa”.
-
Good points but i disagree because the Big foot community in Kenya are the greatest supporters and financiers of the ONLF and i doubt they stopped supporting it. They have agreed to focus on the Jubbaland state forming and fight another day more extensively. It is true that Ileey gained allot of support the past 2 years. He played the Clan card very well to unite the O community and create his little O kingdom in Jigjiga. The reason Why Madoobe is in addis ababa is to make an alliance with Ethiopia because Ethiopia was suspicious about the whole Jubbaland.If you read Wikileaks the Ethiopians never supported a Jubbaland led by the Big foot Community. Also the SFG was not helping the cause on the Pirates and their relations with the whole Jubbaland thing you are spot on. But Mintid do not forget the gedo community is also very divided Madoobe and the Pirates are day in day out working hard to include them.Its the Mogadishu Community that will do the most of the Diplomatic fighting to halt this Jubbaland Project.
-
Lol@ Hagbad Somalis indeed consider Federalism like some sort of Hagbad and Hassan sh is temporarily named to be head of the Hagbad foundation. And the rest are the investors
-
I doubt they fully sacrificed the ONLF for Jubbaland, but maybe they decided to fight another day. Remember ONLF is not making any progress against Ethiopia. Absolute no support from Somalia i mean if SFG officials go to addis ababa and tell the Ethiopians there is an ONLF cell in Kismayo what are you expecting. As i see it they divided themselves 3 ways one group will continue the war against Ethiopia one group will cooperate with Ethiopia, in order to achieve and secure a tribal homeland for Beesha in Somalia inter linked with the last group who are setting up a state in Somalia with the help of the Somali Kenyans. Its kinda smart of them its a good strategy if you ask me.
-
Somaliland President Ahmed Silanyo to visit Saudi Arabia.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Mad_Mullah;962347 wrote: This coming from a country that runs on money that gets sent back from Europe/America. Pfffff... Arabs are morally mentally very weak , also very inferior when it comes to europeans Arabs are not creative they are very poor even with all the resources the Smallest EU countries have higher GDP than the richest Arab countries. -
Somaliland President Ahmed Silanyo to visit Saudi Arabia.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Arabs are still weak , we might take their money if they have money to offer us is always welcome , but we will not cooperate with these monkey's they always have an agenda we have no interests in their agenda because most of the time it goes against ours. They were always very hostile towards Somaliland. Give ma quarter of the army equipment saudi Arabia has and i can guarantee you Somaliland Militia can shake the foundation of the state of Israel. But Arabs cannot fight diplomatically they have nothing to offer us , they might tell us that we should be nice to the Koonfurians. Because the Koonfurians have been screwing up the past 2 decades. And the Arabs have no ally in the Horn:D -
Somaliland President Ahmed Silanyo to visit Saudi Arabia.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
^^ The Arabs are weak -
^^ Maaddeey Somalia sheeganaysa Somaliland ,Djibouti, Ethiopia, Kenya ma sheegtan Somaliland.
-
Somaliland families on Citizen or stranger Aljazeera reports
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in General
I think that is not correct -
Citizen or Stranger? In this two-part series we meet an extended family of immigrants navigating their lives in six different countries. Special series Last Modified: 14 Jun 2013 10:19 Countries with a multicultural approach, like Canada, the US and Great Britain, encourage immigrants to keep their customs and culture. Others, like France and Denmark, urge immigrants to integrate and adopt Western values. We look at the story of one immigrant family that was separated due to a civil war. They tell about their lives in their adopted country, and about their hopes for the future. Episode 1 In the world today, there at least 10 million people on the move, looking for safety, comfort and a better life. But they are not always welcomed when they arrive in a new land, and the arguments over how to integrate these newcomers are emotional and sometimes explosive. I'm French, whether they like it or not Sahra Halgan Ahmed But what about the people who are at the centre of this debate? What do they think of their new countries, and how have they been received? In this film, we meet an extended family of immigrants who now live in six different countries. Some of them are distant cousins, some, are close relatives. They all come from the same part of the world: the Horn of Africa - Somaliland, a place that has been torn apart by civil war for the last 30 years. This is their story in their words. http://www.aljazeera.com/programmes/specialseries/2013/06/201361314412558551.html
-
Somaliland President Ahmed Silanyo to visit Saudi Arabia.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
if it is true and the President goes to Saudi Arabia, the question what do the Arabs have to offer us , i always raise my eye brows when Arabs are involved -
Somaliland President Ahmed Silanyo to visit Saudi Arabia.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
MADHABAA IN M/wayne Ahmed Mahamuud uu wafti ku tagi doono Caasimada Saudiga ee Riyaadh Dawalada Boqortooyada Sauidiga aya Si ba an uga soo horjeeday Qadiyada Gooni Iskutaaga Somaliland Warar aan wali soo shaacbixin oo naga soo gaadhay Casimada Boqortooyoda Saudaiga Magaalada RIYAADH ayaa lagu sheegayaa in dhawaan Safar uu ku tagi doono Madaxwayne Siiranyo. Macada Sababta ay dawlada Saudigu Waqtigan Casumada ugu Fidinayso M/waynha Somaliland. Dawalada Boqortooyada Sauidiga aya Si ba an uga soo horjeeday Qadiyada Gooni Iskutaaga Somaliland Warkan oo ilaahada aan Shaaca lga qaadin ayaa imanaya Waqti Mandaqada Geeska africa ay ka jiraan XurguF ka dhex aloosan labada dal ee MASAR IYO ETHOPIA KAA SOO KU SAABSA Wabiga niil -
Lol@ Haatu its maybe a bit stereotype but there is some truth in it reer NFD look like borana oromo and rendile mar mar. Welll Somalia there is no Typical Somali look.
-
I have to say Ahmed madoobe has one of the best political advisers , the last 2 weeks there were rumors that ONLF might have had a safe heaven in Kismayo. He is now in addis ababa telling the Ethiopians they shouldn't worry. And that his state Jubbaland is not anti Ethiopia. Because the Ethiopians were a bit suspicious at the beginning.its seems to be cleared now Ahmed understands the role the neighboring countries play and their support is essential. The best thing i will give him an advise to is to tell the Ethiopians he supports the Grand Ethiopian Renaissance Dam or the Abay dam as the Ethiopians call it. He should also tell The TPLF that Hassan culusow is in bed with the Ikwaani Egyptian mullah's.