-
Content Count
30,018 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
78
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Alshabab loosing ground to SFG and Amisom Force the game ends Here
Xaaji Xunjuf replied to malistar2012's topic in Politics
Alshabaab is losing ground but they are going underground, i believe Alshabaab is more radical and more extreme and more effective that it was few years. The African union troops will chase them away from all the major cities but in time they can never really defeat shabaab who are hiding in the midst of the civilians and the African union troops are not police forces and can never really keep the place secure they can remove shabaab but they can not keep the place secure. it takes allot of intelligence to fill the vacuum to set up proper networks of intelligence in the places removed by Shabaab. -
SFG & AMISOM: Lix magaalo ayaa Laga saaray Alshabaab
Xaaji Xunjuf replied to Dalmar1's topic in Politics
SFG militia are learning to drive armored vehicles after 23 years of Madness i doubt these clowns can liberate a quarter of a village credit goes to Ethiopia and Kenya. -
SFG & AMISOM: Lix magaalo ayaa Laga saaray Alshabaab
Xaaji Xunjuf replied to Dalmar1's topic in Politics
Lets be correct here the SFG militia hides behind the African union troops the credit goes to the Amisom troops they fought shabaab and removed the shabaab militants. So lets give credit where its due. -
Somaliland versus Somalia in the Ugandan capital lol
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Stop lying SFG has not removed shabaab from a single village all credit goes to the African union troops , you can live in a fairy tale but Somalia has no defense apparatus the raid on Villa Somalia is our witness. Somalia is broken and dismantled by Somali factions, if Somaliland is so pathetic why do you wish to unite with them loolz, There would not be an SFG with out the African union troops these are the facts on the ground. -
Somaliland unable to gain international status after 23 years
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
The message is loud and clear God bless -
Somaliland versus Somalia in the Ugandan capital lol
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Why dont you go to Somalia and fight the xabashis now they are all over the place from gedo to Galguduud to bay and bakool what is stopping you now. You have to build a strong state u cant hope for it and than it becomes Nabigu ducada wuxu yidhi ficil ku dara. Koonfurians are waiting for a miracle. No strong state can ever emerge in Somalia aslong as Somalis are deeply divided the 23 years ongoing civil war in Somalia is our witness. And also Alshabaab cannot be defeated by using half of the African continent. -
Somaliland versus Somalia in the Ugandan capital lol
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Weak SFG is busy with Ukraine and Somaliland cultural festivals in uganda while Amiir Godane carries out homicide attacks in their backyards talk about defeating or winning a battle. its been 23 years since afweyne was ousted and the clowns in Mogadishu are for the first time being taught to operate armored vehicles, its going to take a while my friend. -
Somaliland versus Somalia in the Ugandan capital lol
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
You are missing the entire point the moral of the story is that Somalia and Somaliland are taking their disputes to African capitals this is not the politicians of the country these are the locals who have been studying there, they took their disputes to Kampala. This is not about winning of raising one flag at an university its deeper much deeper. These cultural festivals have been held in Ukraine Turkey Syria and there were never problems. But it shows that the Koonfurians feel real threatened by Somaliland flag They are scared to death to see the Somaliland flag. But surely Uganda will pick the side of Somalia the country they protect Uganda earns 2500 dollar per soldier in Somalia i would do the same if i was uganda As for Somalia heading any where Somalia is divided more than ever Puntland jubbaland south western state the small SFG cant barely control Mogadishu Shabaab still controlling large swats of the country and more deadly Shabaab were able to infiltrate villa Somalia. Somalia has a Turkish police commander and an Ugandan Army commander and a British Media adviser coordinator The SFG government controls basically no place and since recently the international community is rethinking of giving it the entire aid package that was pledged to her last year. Somalia is under the mercy of Ethiopia Kenya uganda and this will continue for quiet some time. -
Somaliland: Somalia Intervenes Somaliland Students in Uganda Participation in Cultural Festival Saturday, 08 March 2014 17:31 Submit to Delicious Submit to Digg Submit to Facebook Submit to Google Bookmarks Submit to Stumbleupon Submit to Technorati Submit to Twitter Submit to LinkedIn Kampala International UniversityKampala International University By: Moody Boodle Kampala: (Somalilandsun) The Somalia ambassador to Uganda has put to end the participation of Somaliland students studying at Kampala international university in the cultural festival competition. Sources say that the Somaliland students had asked the festival management board if they could take part in the festivities using the Somaliland flag and the board nodded with a yes. Upon hearing of the news the Somali ambassador became furious and went straight to the university and asked them to withdraw their endorsement and at the same time asking if they are the body that has recognized Somaliland as a sovereign state. A student source says that despite the fact that Somaliland students outnumbers multiply their Somalia counterparts still oppose the fact that Somaliland is a state of its own. The seven day annual festival function held by Kampala international university ruled out the participation of Somaliland flag due to the instigated pressure from the ambassador who had even notified the Ugandan government.
-
Ciidanka Maamulka Cusub ee ‘Koonfur Galbeed’ oo ku wajahan Kismaayo Kismaayo (KON) — Ciidamo hoostaga Maamulka Cusub ee Koonfur Galbeed ee Soomaaliya (K.G.S), ayaa isku aruursanaya Deegaan ku yaalla Duleedka Magaalada Kismaayo, Xarunta Gobolka Jubbada Hoose. Teaser Image Ciidanka Maamulka Cusub ee ‘Koonfur Galbeed’ oo ku wajahan Kismaayo Wararka ay Keydmedia Online helayso, ayaa sheegaya in Ciidamo badan oo daacad u ah Madaxweyne ku Xigeenka Maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya Maxamuud Sayid Aadan in hadda lagu diyaarinayo Deegaanka Goobweyn. Ujeedka Abaabulka Ciidan, ayaa waxa uu yahay sidii Axmed Madoobe & Maleeshiyadiisa "looga dulqaadi lahaa Dhibaatada ay ku hayaan Shacabka ku nool Kismaayo". Ciidamadaan ayaa hogaaminaya Sarkaal magaciisa aan ku helnay Cabdullaahi Shimbir, waxaana ay Ciidankan oo si aad ah u hubaysan ay Difaac ugu jiraan halka loo yaqaan Sabca-Asharaaf oo magaalada Kismaayo u jirto 7 KM. Shacabka Kismaayo, ayaa ka codsaday Maamulka Koonfur Gelbeed in si Deg Deg ah loogu soo magacaabo Shaqsi Shacabka matala sidoo kalena looga dul qaado Xasuuqa Maleeshiyada Axmed Madoobe ee Raas Kambooni. Maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya, ayaa wada Qorshooyin Military iyo Mid Siyaasadeed oo Kooxda Al shabaab iyo Maleeshiyada Kooxda Raas Kambooni looga saari lahaa dhamaan Deegaanada iyo Degmooyinka Gobolada Lixda ah ee Maamulka hoostaga. Keydmedia Online — Xafiiska Muqdisho
-
Axmed Madoobe oo ka hadlay Maamulkii looga dhawaaqay Baydhabo Jimco, Maarso 07, 2014 (HOL) — Madaxweynaha maamulka KMG ah ee Jubba, Sheekh Axmed Maxamed Islaam (Sh. Axmed Madoobe) ayaa ka hadlay maamul lagu magacdaray Koonfur-galbeed Somalia ee ka kooban lixda gobol oo toddobaadkii hore looga dhawaaqay magaalada Baydhabo ee gobolka Bay. Sheekh Axmed Madoobe oo wareysi siinayay BBC-da ayaa sheegay in maamulka looga dhawaaqay magaalada Baydhabo uu yahay mid iska riyo ah, isla markaana aanan waaqaca ku saleynayn. Wuxuu sheegay in maamulkiisu diyaar u yahay inuu gacan ka geysto dhismaha maamulka iyadoo loo maraayo hab ku dhisan juquraafiga dalka. Hoggaamiyaha maamulka KMG ah ee Jubba oo haatan ku sugan magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya lana kulmay mas’uuliyinta dowladda Itoobiya oo uu ka mid yahay ra’iisul wasaaraha dalkaas ayaa sheegay in ciidamada Itoobiya ee ku biiray AMISOM goobaha ay tegi doonaan ay ka mid yihiin gobollada Jubbooyinka. Dhinaca kale, Sheekh Axmed Madoobe wuxuu ka hadlay arrinta wareejinta dekadda iyo garoonka Kismaayo ee ku jiray heshiiskii ay dowladda Soomaaliya ay isla gaareen, isagoo sheegay inay jiraan waxyaabo ka horreeya oo aan la fulin. “Dhamaystirka heshiiskii Addis Ababa ma ahayn mid dekadda iyo garoonka ku eg, balse waxaa jira arrimo badan oo ka horreeya oo la rabay in la dhameystiro kuna jira dastuurka dalka,’’ ayuu Sh. Axmed ku sheegay wareysiga. Maamulka Baydhabo looga dhawaaqay ayaa la sheegay in gobollada uu maamulayo ay ka mid yihiin kuwa Jubbooyinka oo hoos-taga maamulka KMG ee Jubba, iyadoo dhismaha maamulkaas ay si weyn uga soo horjeesateen dowladda Soomaaliya iyo beesha calaamka. Si kastaba ha ahaatee, madaxweynaha iyo ku xigeenka maamulka Koonfur-galbeed ee dhawaan lagu doortay magaalada Baydhabo ayaa waxaa maanta loo dhaariyay xilalkooda, iyadoo mid ka mid ah mas’uuliyiintan uu sheegay in maamulkoodan ay hoos-imaan doonaan 37-degmo oo ku yaalla lix gobol. Inkastoo xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ay goob-joogayaal ka ahaayeen doorashadii madaxda maamulka KMG ah ee Jubba iyo dhaarintoodii maanta ayaan la ogeyn go’aanka ay dowladdu ka qaadanayso maamulkaas, marka laga reebo inay horay u sheegeen inaysan aqoonsanayn maamulkas.
-
Ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM oo qabsaday Degmada Xudur Jimco, Maarso 07, 2014 (HOL) — Ciidamada dowladda Soomaaliya kuwa AMISOM ee ka socda dalka Itoobiya ayaa gellinkii dambe ee maanta la wareegay gacan ku haynta degmada Xudur ee gobolka Bakool oo ay ka talinaysay Al-shabab. Dagaal xooggan oo aan la ogeyn khasaaraha ka dhashay ayaa ka dhacay dibadda degmada Xudur, iyadoo dagaalka kaddib ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay la wareegeen degmada Xudur. Taliska AMISOM ayaa xaqiijiyay in Xudur ay gashay gacanta ciidamada AMISOM iyo kuwa dowladda Soomaaliya oo iskaashanaya, iyadoo aysan bixin faahfaahinno intaas ka badan oo ay bixisay AMISOM. “Ciidamada AMISOM iyo kuwa dowladda Soomaaliya ayaa qabsaday degmada Xudur ee gobolka Bakool,” ayaa lagu yiri warbixin kooban oo lasoo dhigay bogga ay AMISOM ku leedahay shabakadda xiriirka bulshada ee Twitter-ka. Ma cadda khasaare nafeed oo ka dhashay dagaalka oo ahaa mid culus, iyadoo qabashada degmada Xudur ay kusoo beegmayso iyadoo dagaalyahannada Al-shabaab ay xalay dib ugu laabteen degmada Rabdhuurre ee isla gobolka Bakool oo maalin ka hor ay kala wareegeen ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ee Itoobiya ka socda. “Degmada Xudur waxaa la wareegay ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM, mana arag wax khasaare ah oo dagaalkii dhexmaray ka dhashay,” ayuu yiri goobjooge ku sugan degmada Xudur ee gobolka Bakool. Al-shabaab ayaa iyaduna xaqiijisay in ciidamada Itoobiya iyo kuwa dowladda ay si naf-la-caarinimo ah kula wareegeen gellinkii dambe ee maanta degmada Xudur ee gobolka Bakool. Iyagoo sheegay inay ciidamada Itoobiya gudaha degmadaas kula beegsadeen qaraxyo khasaare geystay. Itoobiya iyo dalal kale oo Afrikaan ah ayaa waxaa Soomaaliya kaga sugan ciidammo gacan ka siinaya dowladda Soomaaliya dagaallada ay kula jirto Al-shabaab, iyadoo howlgalladan oo ah kuwo cusub lagu sheegay in dalka oo dhan ay ku qabsadaan. Tan iyo sannadkii 2011 ayaa waxaa Al-shabaab laga qabsaday degmooyin badan oo ay ka talinayeen, iyadoo howlgallada ay horkacayaan ciidamada Itoobiya ee qaybta ka ah AMISOM ay ka wadaan Koonfurta Soomaaliya ay yihiin kuwo kusoo beegmay xilli madaxda dowladda Soomaaliya ay ku dhawaaqeen in sannadkan uu noqonayo sannadkii Al-shabaab laga saari lahaa Soomaaliya oo dhan. Dhanka kale, ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMSIOM ka socda dalka Itoobiya ayaa ku wajahan degmada Waajid oo ka tirsan gobolka Bakool, iyadoo Al-shabaabna ay isku dayayso inay difaacan doonto.
-
Somalia is concerned about the Crimea Crisis
Xaaji Xunjuf replied to SomaliaRising's topic in Politics
The Ethiopians would never do that they have no interest to do so, The Russians will do everything to remain relevant as the second most powerful nation on earth. But eventually there is going to be a diplomatic solutions. Crimea is majority Ethnic Russians -
Kulmiye purchases scooters while there is no paved roads
Xaaji Xunjuf replied to Saalax's topic in Politics
Long live the Somaliland government -
What is Behind the Resurgence of Al-Shabab?
Xaaji Xunjuf replied to Libaax-Sankataabte's topic in Politics
Alshabaab is far from defeated its actually rising shabaab is much smaller in size and are stronger the shabaab went underground now similar like the Taliban. I believe the more Foreign troops the more dangerous Shabaab gets. -
Somalia is concerned about the Crimea Crisis
Xaaji Xunjuf replied to SomaliaRising's topic in Politics
There was a time this would not be a joke and super powers such as the united states and the soviet union really put allot of weight on the Somali republics opinion of international matters. But sadly that Somali republic is no longer here and this Somalia government cant even protect its Presidential palace. -
Salebaan ciise xagla toosiye oo Kasoo Goostay S/Land
Xaaji Xunjuf replied to Dalmar1's topic in Politics
Wasiir Xagla-toosiye Oo Beeniyay warar Laga faafiyay MARCH 7, 2014 Wasiirka cusub ee caafimaadkaHARGEYSA (Somaliland.Org)-Wasiirka caafimaadka Somaliland, Dr Saleebaan Ciise Axmed (Xoglo-toosiye) ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay khilaaf la sheegay inuu soo kala dhexgalay isaga iyo madaxtooyadda Somaliland. Wasiir Xaglo-toosiye ayaa waxa uu sidoo kale deedefeeyey cadho la sheegay inuu doraad kaga amba-baxay magaaladda Hargeysa, kaas oo sida ay tibaaxuhu sheegayaan Burco markii uu gaadhay ay wasiiradda duulista Maxamuud Xaashi iyo Ciyaaraha Cali Siciid Raygal kaga daba-tageen isla markaana ay soo lad-qabeeyeen. Wasiirka Caafimaadka oo isagu xalay Wargeyska Haatuf khadka telefoonka ugu waramay ayaa khilaafkaasi gaashaanka ku dhutay, waxaanu ku dooay inuu arrimo shaqo oo wasaaradiisa la xidhiidha u tagay magaaladda Buroc ee xarunta gobolka Togdheer, kaas oo xussay inaanu wax cadho ah u tagin halkaas, isaga oo arrimahaasi ka hadlayana, waxa uu si kooban u yidhi “Waa waxba kama jiraan warkaasi ma jiro khilaaf noo dhexeeya aniga iyo madaxtooyada, waxaana naga dhaxaysa wada-shaqayn fiican markaa waxaan bulshadda Somaliland u sheegayaa inuu warkaasi yahay mid aan xaqiiqada ku salaysnayn”. Wasiirka Caafimaadka Saleebaan Ciise Axmed (Xaglo-toosiye) isaga oo hadalkiisa sii wata, isla markaana ka jawaabaya su’aal aanu ka waydiinay cadhada la sheegay inuu Hargeysa kaga baxay, waxa uu yidhi “Ma jirto cadho aan anigu Hargeysa kaga baxay, Magaaladda Burco-na waa run oo waan tagay laakiin waxa aan u tagay shaqo, socdaalkayga Burco-na waxa uu ahaa safar shaqo, markaa sida aan kuu sheegay ma jirto cadho aan caasimadda kaga baxay.” Sidoo kale sida ay wargeyska Haatuf u sheegeen dad xogogaal ahi wasiirka caafimaadka Dr Xaglo-toosiye ayaa isagu cadho kaga baxay maalintii doraad magaaladda Hargeysa, kaas oo sida ay ilo-wareedadaasi tilmaameen cadhadiisa lala xidhiidhiyey Odayaal uu ka mid yahay Ugaas ay xidhiidh dhaw lahaayeen wasiir Xaglo-toosiye oo ka yimid deegaanka Boocane oo caasimadda u jooga wada-hadalo ku taxaluqa gogashii nabada ee uu hore madaxwaynuhu ugu fidiyey beelaha barriga Somaliland, ayaan doorkii uu ku lahaa arrimaha deegaanada uu ka soo jeedo aan waxba laga waydiinin, kaas oo arrintaasi u arkay mid lagu yaraysanayo. Dhinaca kale sida ay xogahaasi Haatuf u sheegeen wasiir Saleebaan Ciise Axmed ayuu khilaaf awood maroorsi oo ku wajahan deegaanadda Sool iyo Buuhoodle uu wakhtigan ka dhexeeyaa Wasiiru dawlaha arrimaha barriga iyo nabadaynta Cali Sandulle oo isagu hormuud u ahaa Odayaasha deegaanka Widh-widh ee madaxtooyadda la geeyey. -
Alliance between Maamulka SNM & Terrorists?
Xaaji Xunjuf replied to SomaliaRising's topic in Politics
its because Somaliland doesn't support AFRICAN UNION TROOPS IN somalia , Somalilanders believe Somalia problems can only be solved by the people of Somalia and not by other Africans.