Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    30,225
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    82

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. atleast the taxes we pay go to our soldiers and get their salary on time isku mana diilaan mushaharka yar eeh la siiyo lool
  2. He controls puntland and hiiraan and parts of mogadisho
  3. higlada cumar wacays iyo yoocade 7 km bay isku jiiraan ciidanka qaranka hiiglada joogaan oo woqoyiga kaga beegaan tukaraq , laakin ciidamada puntland maxay mushaharkooda iskugu diileeyn
  4. Iska Horimaad Tukaraq Kadhacay Oo Ay 4 Qof Ku Dhaawacmeen {Tukaraq}5-05-09Afar qof ayaa ku dhaawactay tuulada tukaraq ee duleedka magaalada laascaanood kolkii ay is huwiyeen rasaas aad u xoog badan ciidamo kuwada shaahayay makhaayad yar oo kutaala Tukaraq............. .............. afarta qof ee dhaawacan tay ayaa loo qaaday mid kamid ah oo dhaawiciisa magaalada Garoowe halka kuwii kalena lagu daweynayo goob caafimaad oo kutaala tukaraq. . kooxdan oo ahayd ciidamo katirsan dowlad goboleedka puntland isla markaana qaybsanayay lacago mushahar ah ayaa waxaa soo kala dhexgalay muran iyadoo judhiiba ay rasaas ooda isaga qaadeen. . xaalada Tukaraq ayaa degen iyoo shilkan aanu keenin wax dhhimasho ah hase ahaatee dhaawaca lagu sheegay inay yihiin ilaa 4 qof . . israsaasayntan ayaa kusoo beegmaysa xili maantana buuhoodle ay kadhacday is rasaasayntan oo kale ah oo ay ku dhinteen dad kuwo kalena ku dhaawacmeen. Widhwidh Online News Desk..Media Center
  5. Topic opener just said they are just there well if they are just there why cant they just go away. If they have no power what's the use of them staying there. if the opposition just said let the Africans go away it our country wa in la maqla, maybe then Somalia will have peace see these islamist see the Africans as gaalo and they see them as a treat, just like the Ethiopians
  6. wa ariin laga naxo kolay waxa taggii doona ergooyin golaha guurtiida somaliland just like they did in 2005 markudagaal dhex marray labo beelood oo ku dhaqan magalaada buhuudle.
  7. This is good news this will be a green light for hassan daahir aweys to start the war against those who work with the foreign troops. Ama af Somali kuwa gaalo raaca ah wa siidu sh xassan daahir aweys hadalka oo dhigay…
  8. maxay rabbaan waxay rabbaan inay ciidamadu shisheeye dalka ka baxaan wa runtii xassan daahir aweys sh hotel wuu is badalay laakin xassan daahir aways wali wa halku taagna 2006 tfg wax jira maha ciidi gashay god xarannay ku dhaceen
  9. Thank god its only the koonfuurians, halka ka wada meel fiican bay marraysa, dagaalki ugu weyna wuu idin hadhsanyahay.
  10. Join whoever you want, but never claim to represent Somaliland. Just as you wish Somalilanders to value your desire to unite with Somalia, so they too need you to respect their wishes to stand as a sovereign nation. What is good for a handful of Somaliland individuals in Mogadishu is also good for three million Somalilanders—and that is the freedom to decide your destiny. Ishaad ka riiday
  11. its funny somalis care about somali christians and they think a somali christian is bad because he somali a white christian they dont mind every one should believe what he wants.
  12. i remember abdilahi yusuf asked ina cigaal in 1991 ma isku darsana and then cigaal said kuwa laga goay ba wa idinka adeer gurigiina ha idin leekado. somaliland jiritaneekdu wa muqadis
  13. Maxammad xaji iebrahien cigaal halyeeygii somaliyeed waleh. wa ninkii xaylle sellesie geed ku xiidhay marku raisal wasaare aah somaliya,
  14. Ciidamada SL oo La wareegay Saldhiga Istaraatiijiga Ah ee Meygaagle oo Aagga Horufadhi Ah Warkii 27-Apr-2009 iyo Qormadii: Afnugaal New Desk [Tuur) Qayb ka Tirsan Ciidamada SL taabacsan ee Aagga Buuhoodle ka soo jeeda oo uu hogaaminayo Captain maxamed Sheekh cabdi Dabcasar ( Tuur) oo ah sarkaal u dhashay Horufadhi aqoona u leh dagaalada magaalooyinka & jabhadaynta ay degeen nawaaxiga Buuhoodle ayaa hadda waxa ay la wareegeen saldhig ciidan & bar kaantarool oo ku taallay aagga Meygaagle oo 36 KM oo keliya Buuhoodle kaga beegan dhanka Galbeed kana tirsan Degmada Horufadhi, waxaana hawlgalka ay saldhigaasi kula wareegeen uu ahaa mid aan dagaal ka dhicin ka dib markii ay Qarameeyeen oo liiska ciidankooda kudareen maleeshiyo PL taabacsanayd oo aagaasi fadhiyey, isla markaana ay dejiyeen calankii madoobaa ee halkaasi ka babanayey. La wareegista saldhigani waxa ay timid todobaadkan bilowgiisii ka dib markii ay goor sii horaysay ay Ciidamadaasi fadhiisimo ka samaysteen barta kaantaroolka ee Buuhoodle ee dhanka burco isla markaana waxa uu Captain-ku sheegay inay ku talo jiraan inay saldhig kale ka samaystaan Degmada uu asal ahaan ka soo jeedo ee Horufadhi oo hadaba ay ku sugan yihiin Ciidamo ka tirsan Guutada 84-aad ee Ciidamada SL oo ah Guuto Awood badan oo saldhigeedu yahay Buuhoodle oo uu hadda abaanduule u yahay Captain Cabdifataax Kiisdiid Jaamac Beydan. Ma jirto ilaa hadda cid ama dhinac kale oo ka hadlay qabsashada ciidamada SL ee aagaasi & isku fidinta ay ku balaadhsanayaan deegaanada Buuhoodle, halka sidoo kalena ay maalmahii la soo dhaafay PL ku wareejisay Sl labo tuulo oo ka tirsan Gobolka Sool oo ku yaalla laamiga. Xigasho Allhawd
  15. jawaab Dawladda Somaliland oo Jawaab Adag ka Bixisay Hadal ka soo yeedhay Maamulka Sh. Shariif Written by Qarannews Apr 27, 2009 at 11:46 AM Hargeysa(Qarannews)- Xukuumadda Somaliland ayaa waxba kama jiraan ku tilmaantay in ay jiraan dadaal loogu jiro wada hadallo dhex mara Somaliland iyo Maamulka Sheekh Shariif hogaamiyo, kaas oo ay Xukuumaddu si adag u beenisay isla markaana ka digtay cawaaqibka ka dhasha isku day kasta oo la rabo in la isa soo hor fadhiiso laba wadan. Xukuumada oo daba socotay dhawaaq ka soo baxay Wasiirka arrimaha dibadda maamulka Muqdisho Maxamed Cabdillaahi Oomaar oo sheegay in Somaliland diyaar u tahay wada hadal la gasho Maamulka Koonfureed, sugaysana inta uu maamulkaasi cagahiisa isku taagayo. Wasiirka khaarijiga Somaliland Md. Cabdillaahi Maxamed Ducaale oo maanta shir jaraaid ku qabtay Hargeysa ayaa wararkaasi ku tilmaamay kuwo been abuur ah oo aanay waxba ka jirin, isla markaana aanay jirin cid Somaliland wakiil ka ah oo wada hadalo la wada Somaliya. "Waxa maalmahan danbe soo if baxaya hadalo ka soo yeedhay Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Muqdisho oo ku andacoonaya inay Somaliland diyaar u tahay wada hadalo ay la galaan, kuwaas oo aanu u aragno been cad. qof masuul ahna in uu waxaan jirin ku hadlo waa laga wanaagsan yahay. arrintaa aad iyo aad baanu uga xunnahay aadna waanu u cambaaraynaynaa Warkii u danbeeyayna waxa uu ka soo baxay Maxamed Cabdillaahi Oomaar oo arrimaha dibada u qaabilsan Maamulka Shariifka.". ayuu yidhi WAsiir Ducaalle Isagoo Hadalkiisa sii watana waxa uu intaa kudaray "Riyo beena iyo nin arrintiisu hadal noqotay waxaanu leenahay Somaliland Arrimaheeda way dhamaysatay cid ay jiritaankeeda ka baryaysaana ma jirto, Qaddiyadda Somaliland Muqdishana uma Haysana, Maxamed Cabdillaahi Oomaar-na (wasiirka Khaarijiga Maamulka Shariifka), Qaar ka horeeyayna oo sheeganayay inay dhiig iyo dhul Somaliland la wadaagaanba way ku lug go'een. Markaa waxaan leeyahay Walaal dariiq khaldan ayaad haysaa, haddaad wax halkaa ka samaysanayso ka samayso laakiin annaga ha nagu soo gabban. meel aanu ku codsanay iyo cid aanu u soo diranayna ma jirto in aynu wada hadalno, waxaananu idiinka digaynaa in arrimahaas oo kale aad iska ilaalisaan.". Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Cabdillaahi Maamed Ducaalle mar uu ka hadlay shakhsiyadda Wakiilka arrimaha dibadda u qaabilsan Somalila, Maxamed Cabdillaahi oomaar waxa uu sheegay in uu yahay qof aan wax badan kala socon arrimaha siyaasadda Somaliland, oo ku hambabaray uun shirkii Jabuuti isagoo Hargeysa Jooga,kadibna baxsad ku tagay shirkaasi "Inan dhalinyara oo Hargeysa Joogay baad ahayd, oo waliba sida la ii sheegayo maalmihii uu socday shirkii Jabuuti Baabuur Land cruiser ah Halkan kaga baxsaday, hore waxaa u jirtay inaanu waraaqo kuu dhiiban jirnay adigoo shakhsi ah oo arrimo ganacsi ah, waxaananu u haysanay nin nasteex ah, haddii aad is tidhi arrimahaas uga faaiidayso wada hadalo waxaanu ku leenahay ha ku hungoobin ee ka joog.". ayuu yidhi wasiir Ducaalle. Qarannews Desk Hargeysa, Office Admin@qarannews.com
  16. They want to take over chili and south Africa didn’t you listen to abu mansuur roobow that’s there agenda. Their aim is not Somalia, they even said we let other Islamic people marry our daughters. Ethiopia ka bilabayaan dagaalka. And the world will side with Ethiopia like always. And then more troops will be send to Somalia, and alshabab will fight hadana to fight them , and we start from the beginning hadan.
  17. Sh hotel darajadiisa waxay kordhaysa marku somaliland sxb ka dhigto. haa dii kale sh hotel buu ahanaya , laakin marku somaliland ehel ka dhigto sh sharif buu noqonaya imikana sarraatul mustaaqiinka ayuu ku socda lol
  18. DAWLADDA SH.SHARIIF OO SHURUUD KU XIDHAY AQOONSIGA S/LAND Aqoonsiga Somaliland wuxuu ku xiran yahay taageerada dawladda Sh. Sariif. Aqoonsiga Somaliland wuxuu ku xiran yahay taageerada dawladda Sh. Sariif. Waxa beryahaaba si qarsoodi ah u socday wada hadalo dhexmarayay qaar ka mid ah madaxda sare ee Somaliland iyo dawladda Sh. Shariif ee Somaliya oo ay si buuxda u daadihinaysay wasaaradda arrimaha dibedda ee dalka Maraykanka (US State Department). Shirarkan oo lagu kala qabtay meelo kala duwan sida Djibouti, iyo Washington DC ayaa waxa ka kala qayb galay kooxo kala duwan oo ka kala socday labada dhinac. Hadaba wada hadaladaas oo ilaa hadda meel fiican maraya ayaa haddana waxa jira ama ka muuqata woxogaa aamindarro ah oo ku kala dhex jirta labada kooxood. Tusaale ahaan maamulka S/land waxa uu shuruud uga dhigay in uu maamulka Sh. Shariif ku dhawaaqo aqoonsiga S/land kahor inta aan waxkale laga wadahadal, halka maamulka dawladda Sh. Shariif ay sal uga dhigtay in ay Somaliland marka hore gacan weyn ka geysato lugo isu taaga dawladda kumeel gaarka ah, kadibna marka ay dhamaan dalka (koonfurta Somaliya) gacanta ku wada dhigto ay aqoonsandoonto gooni-isu taaga S/land. Ku-xigeenka wasiirka koowaad ee dawladda ku meel-gaadhka ah, isla markaana ah wasiirka maaliyadda, Mudane Shariif Xasan Sh. Aden oo hogaaminayay kooxda matalaysa dawladda kumeelgaadhka ah ayaa sheegay in Somaliland ay ka awood badan tahay inta ay moodayso, isla markaana ay ku haboonaan lahayd in ay ka ciyaarto arrimaha geeska Afrika kaalin hogaamiyenimo. Waxa uu sheegay in uu isagu aaminsan yahay in S/land ay xaq u leedahay in ay danaheeda ka tashato, laakiin aanay ilaa hadda marin siddii ay taas ku heli lahayd. Illaa hadda S/land waxa la moodaa in ay cid marti uga tahay arrimaha mandaqadda, ayuu yidhi wasiirku. Dhinaca Somaliland, Gudoomiyaha Xisbiga Udub ee USA, Mudane Yusuf Budle oo kamid ahaa kooxda matalaysa Somaliland ayaa sheegay in aanay marnaba suurto gal ahayn in ay siddii lixdameeyaddii S/land ku saxeexdo heshiis indho la’aan ah. Waanu isku baahanahay, laakiin iyagaa naga baahi badan. S/land sideeda ayay ahaanaysaa mana baaba’ayso haddii aanaan aqoonsi ka helin dawladda Somaliya, laakiin toodu (dawladda kumeelgaadhka ah ee Sh. Shariif) halkii kuwii kahoreeyay mareen ayay maraysaa haddii aanaan anagu aqoonsan/rabin. Yusuf Isaga oo ka jawaabaya arrinta qayb ka ciyaarka arrimaha mandaqaddana waxa uu yidhi: Awoodayadu waa mid aanu u isticmaalno oo keli ah wixii dalkayaga iyo dadkayaga u dan ah, kumana lumino heshiisyo macnmo daro ah. Haddii ay maanta dawladda Sh. Shariif ku dhawaaqdo aqoonsiga S/land, dalalka kalena ictiraafaan heshiiskaas, waxa naga balan ah in Muqdisho ay ku degdo muddo bil ka yar. Shirarkan is****jooga ah oo si qarsoodi ah u socday beryahaas ayaa lamoodaa in ay marayaan meel ay iskaga soo dhawaadeen intii hore, laakiin ay weli u dhiman tahay in laga gudbo xaaladda cakiran ee is aaminaadda ah. Waxa lagu wadaa in qaar kamid ah masuuliyiinta ugu saraysa ee dawladda kumeel gaadhka ahi booqdaan magaaladda Hargeysa muddo aan fogayn, in kasta oo ay jirto cabsi ah in ay ka faa’iidaystaan mucaaridka Somaliland oo mar kasta ku sheega xidhiidhyada noocan ah in ay xukuumadda S/land gadayso madaxbanaanida S/land. Mr. Budle oo arrintan ka hadlayaana waxa uu yidhi “S/land mar kasta danteeda u luminmayso Calibaa odhan iyo Caashaa odhan. Waxa aanu rumaysanahay in aanu wax wada qabsan karno dawladdan Sh. Sharif anaga oo isku danaysanayna, waa haddii ay gartaane. Aqoonsiga S/land waxaanu ku raadinaynaa si kasta oo suurto gal ah, dublomaasiyad, xoog, maal/lacag iyo la shaqayn dalalka danaha ka leh geeska afrikaba. posted by Gabileynews desk Ayan Ismail Somali Media St. Paul, MN USA
  19. Hawlgalkii Somaliland ee Higlada,cararkii C/samad cali Shire iyo dhaqdhaqaaqa military ee Somaliland Warkii 25-Apr-2009 iyo Qormadii: Afnugaal News Desk Iyadoo maalinimadii shalay ay ciidamada Somaliland ay hawlgal ka fuliyeen jiidda barri ee gobolka Sool gaar ahaana wadada laamiga ah Tuulooyin ku yaal kuwaas oo aysan horay gacanta ugu hayn maamulka Somaliland ayna ku sugnaayeen ciidamo Puntland ah iyo waliba maleeshioyo Beeleed taageersan. Hawlgalkaasi ayaa ciidamada Somaliland waxa ay kusoo qabqabteen maxaabiis wallow markii danbe lasii daayay iyo waliba baabuur Tikniko ah kuwaas oo ay kusoo furteen ciidamadii ay halkaasi foodda ay isku dareen ayaa waxaa halkaasi ay la wareegay ciidamada maamulka Somaliland wallow markii danbe ay halkaasi isaga soo baxeen. Arintan ayaan ilaa iyo hadda la ogayn ujeeda aka danbaysa hawlgalkan ay ciidamada Somaliland ka fuliyeen agaasi inkastoo uu halkaasi qado sharaf uu u sameeyay Garaad C/salaan Maxamed Madaxawayne kuxigeenka Puntland ay halkaasi ka jirtay isaga iyo qaar ka tirsan Golihiisa wasiirada. Madaxawyne kuxigeenka ayaan ka qayb gelin qado sharaftii halkaasi loogu sameeyay kadib markii ay halkaasi gaadheen ciidamada Somaliland oo wata Tikniko kor u dhaafaysa 20 iyadoo wararka iyo waliba dadka gopob joogayaasha ahi ay sheegayaan inuu madaxwayne kuxigeenka Puntland uu wax yar kaga baxsaday ciidamamda isagoo u baqoolay dhanka Garowe. Hadaba hawlgalkaasi kadib ayaa waxa ay ciidamadas Somaliland ay ka wadaan dhanka Barriga ee wadada laamiga iyo waliba hareereheeda hawgalo lagu tilmaamay inay yihiin kuwo lagu soo afjarayo waxa loogu yeedhay hadhaagii ka hadhay maamulkii Puntland ee aagaasi ku sugnaa. Afnugaal News Desk info@afnugaal.com
  20. ^^^^War dee riyaale is our leader the president of jamhuuriyada Somaliland. wuxu rabbo ha mashquuliyo xuduudiihi ba soo xidh yoocade ba gaadh. bugland vice president na garowe oo baxsaday wa guul
  21. Originally posted by General Duke: What nonsense no one recognizes your moves and this futile attempt at noise making has resulted in everyone either ignoring you or in our case having a laugh. There is no border between these regions of Somalia and you are unrecognized and will never gain anything by this. Adeer you have allot of problems to deal with, and “capturing” imaginary tertian and closing a non existent border is not going to solve the corruption, lack of recognition, poverty and the division in Hargaysa. Kii duke way ka taala walahi, mar hadabu yidhi xuduud ba ma jiro anagu tan oo socono wa yoocade, Systemka anu wadano na wa system Somaliland fikirkanu waddano na wa miid Somaliland ah . sharciganu waddano na wa kii Somaliland.Ciidankan u waddano wa miid Somaliland .awoowdannu isticmaalayno wa miid Somaliland realityga on the ground is Somaliland. And there is nothing mamuulka pugland can do. Ooh yeah they can run lol.
  22. Dagaal Maanta Dhexmaray Ciidanka Qaranka iyo Maleeshiyada Puntland. Written by Qarannews Apr 24, 2009 at 02:39 PM Laascanod(Qarannews) -Ciidanka Qaranka ee jiida hore Laas-caanood ayaa gacanta kaga dhigay Maleeshiyada Puntland Hal gaadhi oo Tikniko ah oo uu saaran yahay qoriga loo yaqaan Dhashiike iyo b/buur Mark2,ka dib markii duhurnimadii maanta dagaal ku dhexmaray labada dhinac Meesha looyaqaan Cadaadda oo u dhaxaysa Tukaraq iyo Gambara,waxaana sidaa u xaqiijiyay Wariye Kayse A.Digaale Saraakiil ka tirsan ciidanka qaranka oo ku sugan jiida hore. Goobtan dagaalku ka dhacay ayaa sida Warku sheegayaan Maleeshiyada Puntland ka samaysatay Bar kaanyarool,islamrkaa na ciidamo u deganaayeen,Haseeyee shee Ciidanka Qaranka Somaliland hawgalkan uu maanta ka fuliyay halkaasi ayaa baabiyay kaantaroolkii laga sameeyay,kuna soo qabtay laba baabuur iyo sadex askari oo maxaabiis ah. Dagaalkan oo socday mudo gaaban ayaa maleeshiyadii Puntland lagaga xoogroonaaday ka dibna kala yaacay. Hada way degan tahay xaalada goobtii maanta dagaalku ku dhexmaray Ciidanka Qaranka Somaliland iyo Maleeshiyada Puntland. Sida wararku xaqiijinayaan bartan kaantarool ee laga samaeeyay tuulada caadada ee dagaalku ka dhacay maanta ayaa lagu tilamaamay inay ahayd meel uu ciidamo ku urursanayay M/weyne ku-xigeenka Puntland,kuwaasoo la sheegay inay qayb ka ahaayeen weeraro hujuun ah oo uu ku soo qaado ciidanka qaranka Somaliland. Waa markii u horeysay ee dagaal dhexmaro ciidanka Somaliland iyo Puntland tan iyo intii uu madaxweynaha cusub loo doortay maamul goboleedkaasi. . Togdheernew Last Updated ( Apr 24, 2009 at 03:12 PM )
  23. Xiinfanin no puntland website mention this only the Somaliland website reported this news, waxaba aad mooday tukaraq iyo gambadhe iyo lascanood , puntland kama maqna , mala ciidkala laga haysta lol.
  24. Originally posted by xiinfaniin: Mintid, I checked Puntland sites and this is what some of them are reporting from the region