Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    30,225
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    82

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Originally posted by Dajiye: ^ Xaji_Xunjuf maxaad ooga reebtay? Mise isagu gabayada ayuu ku fiicanyahay... Anigu isku ma mashquuliyo qolladan xarafyada baddan leh nsum , waxay isku eekeysinayeen mujaheedinti snm. waxa lugu yidhi Somaliland sadexda xaraf bay ka baqaan alla ya run u sheega
  2. In Golaha Khusuusiga aanu ka mid noqon: 1- Qof xil ka soo qabtay Puntland ama Soomalidiidka ha yaraado xilkaasi ama ha weynaadee. 2- Qof xiriir siyaasadeed ama xiriir saaxiibnimo ama xiriir dhaqaale la leh ama la lahaan jiray labadaas maamul. 3- Qof lagu tuhunsanyahay inuu fikir ahaan iyo siyaasad ahaan u xaglinayo labada maamul midkood. 4- Qof shikhsiyadiisu u muuqan karto inuu yahay qof dhaqaale ama jago ama caadifad labada maamul ku jidan karaan. 5- Qof ka qayb qaatay kala qoqobka Beesh ssc iyo isku dirkiisa. 6- Qof leh iimo kale oo Isimadu u arkaan in qofka lihi aanu xilkaas qaadi karin. Iyagoo habka ay doonaan fikrada u gaarsiinaya cidda xubnaha soo xulaysa, waxa haboon in Isimadu arrintaas si deg deg ah wax uga qabtaan. Hadii dad aan xubin-nimada u qalmin ama hagardaamo Beesha ssc wadaa Golaha Khusuusiga soo galaan waa in Isimadu ogaadaan in cidda la eedayndoona iyaga noqonayaan.
  3. Originally posted by Jacaylbaro: horta xaajigan maxaa i daba dhigay ma hadhkaygii baa ?? maya xaajigu Gaadh bu ka haya , topican dawlada fadaraha na dee aad baan u jecelahay inan ka hadlo
  4. Originally posted by xiinfaniin: ^Ma dhantihiin maanta xaaji war waxa hanugu masaalin
  5. Originally posted by xiinfaniin: ma habaarkiiba bilowday sibaad Maaddeey alshabaabi iskugu soo dhawaanaysaan Adigu ma tfg baad naf ka sugeysey? dawlad wasirkeedi maaliyadu Tamaandho ku ibin jiray Baydhabo iyo meeshu madaxweynuhu ahaan jiray macalin quraan
  6. War rayaale mu taggo Tel aviv u so qaado aqoonsiga.Muxu sugaya Isreal wata sheegtay waxay sugaysa uun inay somaliland la xidhiidho? Haadu aqoonsiga so qaado even me who is a kulmiye supporter ayaa rayaale 5 sannoh oo danbe dooranaya.
  7. Burco oo dhan ba is bedel u bahaan no no . lets say somaliland oo dhan ba is bedel u bahan marka qeyb burco tageerta udub u malayn mayo ileen dadku wa isku baahi eh. africanka hadaad ta ka dhadhiciso wax badan ba hagaagi laha
  8. ilahay ha u ziyaadiyo miskinkaas meesha ku xidhan si ban family u nahay ninkaas.
  9. udub tallow sanadkan maxay reer burco ka ibinaysa ololihi doorashadi wa bilawday. Laakin Burco wa kulmiye.
  10. Xiinfanin wax walba wa dhag dhag laascanood wasiirki arimaha gudah ayaa hotel xamdi jooga Magaalada camaradooyin ba lugu xidhaya siidan wararka ku hayo.
  11. Xiinfanin Wanu idinka salaadin iyo boqoro fiicanahay hada runta la sheego. Ina igarre na suldaan ma ahayn laakin ina cali shire suldaan buu aha
  12. Originally posted by xiinfaniin: ^^ Haygula gal-galan ceebta waa lagu gumaabaaye'e Ina Cali Shire iyo Sayidku saldanay isku hayyeen waanad ogtahay ninyahow Ninkani xattaa daanta badda cas dhankeeda shishe dad uu madax u ahaa baa waagaa joogay Where are teh maakhirs when you need them. waraaqdii afcarabiga ahayd ee lanaa siyaadul uwlaa wal akhiirah ay ku jirtay yaa hayya Suldaan darwiish noqda oo saldanadi intu meel iska dhigay Qoriga qaatay Waxa Jira Suldaan Nuur Amaan ilahay raali haka noqde eh Xata awoowgii Suldaan Xirsi Amaan khusuusida walahaan jiray. Suldaanka Maakhir ina cali shire Darwiish ma ahayn Garaadka jamac garaad Maxamuud darwiish ma ahayn Boqor Cismaan From puntland Darwiish ma ahayn. Suldaan Darwiish noqda Suldaan Nuur amaan ba ugu horeyey oo darwiish noqda. oo xabbada rida.
  13. sacad ina cali shire wiil u awoow u yahay ba hargeisa jooga. Muxu duke ka sheekenaya. Ina cali shire boqoradi ingreeska Billad sharaf ah ku siisay cadan Yaman.
  14. Horta ina cali shire , ina cabdulla xassan wu la xidida ina cabdulla xassan ina cali shire walaashi bu qabay. Xabbada na wu ku miisayey
  15. Originally posted by Qhalib: Didn't Ali Shire once gotten shot in the butt? waan maqlay Reer jamac waal ba helay
  16. Originally posted by xiinfaniin: ^^War ingiriiskaa masaafuriyey markii durriyadu gacan siisay Ina cabdulla xassan muxu yidhi Duco awliyaad bu qabba degaha turwaye wa niman gaalada dal dala. Ma dhameya gabayga
  17. Originally posted by Jacaylbaro: xaajiguw aa maxay shadaadiintuu sheegayaa sowkii ina godane taageersanaa ,,, Anigu maan tageersanayn Godane laakin wuxu dhamay Kuwa. 4.5 wax ku qeybsaday, eeh awoowgood dafiray Isagu laakin Irhaabinimo wax ku noqday
  18. Originally posted by xiinfaniin: ^^Soo tuu ina cali shire Ceerigaabo xukummi jirey maaha dee wa xiligi Casri jaahiliga , ina cali shire waatii darawishtu ka eryadeen sanaag.
  19. Originally posted by xiinfaniin: qusuusidu taladay goysaa, hub uma baahna Tallada haday goysoo , tallada ya fulinaya? Garaad xukun doon wa ii kow 2010.
  20. Originally posted by xiinfaniin: daraawiishtu alshabaab maaha ee waa daraawiish. haddana qusuusi baaba loo dhisay oo qusuusigu hub ma haysta iyo tikniko.
  21. ilahoow shadaadiinta ka qabo shacabweynaha somaliland iyo kuwa koonfuria ba.
  22. Israel Waxay Diyaar U Tahay Inay Aqoonsato Somaliland, Balse Xidhiidh Kama Hayno Madaxda Somaliland" Madaxa Wasaaradda Arrimaha Dibadda Israel Ee Afr (Hadhwanaagnews) Thursday, February 11, 2010 Wergeyska ka soo baxa magaalada Televiv ee xarunta dalka Israel ee lagu magacaabo Haartz Daily ayaa wuxuu cadadkiisii shallay boggiisa hore ku daabacay maqaal dheer oo ugu magac darray "Israel waxay diyaar u tahay inay aqoonsato Somaliland oo ay hore u aqoonsatay 1960-kii, laakiin wax xidhiidh ah Israel kama ay helin dawladda Somaliland Wergeyska Haartz Daily oo soo xiganaya sarkaal sare oo ka tirsan wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka Israel oo lagu magacaabo Yigal Palmore oo qaabilsan xidhiidhka Israel ee dalalka afrika ayaa wuxuu si qoto dheer uga waramay xidhiidhka ay Israel la leedahay dalalka geeska afrika, wuxuu si qoto dheer uga hadlay in ay Israel xidhiidh ganacsi, dhaqan iyo dhaqaale oo soke la leedahay dalka Ethiopia oo uu sheegay inay ku dhaqanyahiin wakhtigani dad badan oo aaminsan diinta yuhuudda. Saraakalka wasaaradda arrimaha dibadda ee Israel Mr. Yigal Palmore wuxuu sidoo kale ka hadlay in xidhiidhka diblomaasiyadeed ee dalkiisu la leeyahay dalalka Tanzania, Yuganda iyo xita Jibouti uu yahay mid jira, wuxuuna taabtay inay jiraan xidhiidho toos ah iyo qaar dadban oo dalkiisu la leeyahay dalalka geeska afrika. Mr. Yigal wuxuu si qoto dheer uga hadlay mar la weydiiyey arrinta Soomaalida in ay jirto khatar weyn oo ay u arkaan inay ka soo baxayso dalka Soomaaliya "Soomaaliya waxay u egtahay afghanistantii bedda cas iyo gacanka cadmeed, taariikh ahaan dadka soomaalidu waxaanu ognahay inay yahiin dad kala duwan oo kala mabda´ iyo siyaasad ah, dadka soomaaliduna waxay kala lahaayeen nidaam siyaasadeed oo isku yimid lixdankii taasi oo sababta is faham waa balaadhan oo ku yimaadda" ayuu yidhi mr. Palmore. Isagoo ka hadlaayey xidhiidhka Israel iyo Somaliland wuxuu yidhi "Israel waxay ahayd dalkii ugu horeeyey ee ku dhawaaqa aqoonsi aanu siino dawladdii ugu horaysay ee madax banaani ka qaadata Britain oo ahayd British Somaliland, markii danbe ee labadii soomaaliyeed ee kale midoobeena waxaanu noqonay dalkii ugu horeeyey ee aqoonsada, annaga fekerkayagu wuxuu ahaa inaanu hello dal muslim ah oo aanu saaxiib kala noqono beriga afrika iyo gacanka bedda cas ee aanu wadaagno" ayuu yidhi Palmore. Mar la weydiiyey gooni isku taagga Somaliland halka ay dawladda Israel ka taagantahay wuxuu yidhi "horta mid weeyaane ummad kastaaba xaq ayey u leedahay inay xor u noqoto siday u noolaanayo, malaha ma qabo inay jirto dal uga xogogaal badanIsrael dadka dega Somaliland dhulkii uu Britishku gumaysan jiray, waanigii ku idhi waxaanu ahayn dalkii ugu horeeyey ee aqoonsada, ta keliya ee aanu arkaynay waxay ahayd in la helo saaxiib aanu ka helo gacanka fog ee bedda cas, haddii aan usoo noqdo jawaabta su´aashaada ah dareenka annagu aanu ka qabno Somaliland, waanu soo dhawaynayna weliba waxaan qaba siyaasiyan inay Israel diyaar u tahay inay aqoonsato Somaliland balse ma jiro wax xidhiidh ah oo aanu arrintaasi kala yeelan siyaasiyiinta iyo dawladda Somaliland" ayuu yidhi Mr. Palmor Mar la weydiiyey inay dhici karto inay Israel xidhiidh la samayso madaxda Somaliland wuxuu yidhi "kollay siyaasaddu way isbed bedeshaa ku odhan maayo hadda xidhiidh wuu jira iyo ma jiro midna balse taan ku sheegaya waxay tahay annaga dhankayaga waxaanu qabna xiiso badan inaanu saaxiib ka helo beriga afrika iyo bedda cas" ayuu yidhi Mr. Palmor Hadalkani ka soo baxay sarkaalkani wasaaradda arrimaha dibadda Israel ayaa ah kii ugu horeeyey ee si cad usoo shaac baxa oo tilmaamaya sida ay Israel ugu xiiso qabto xidhiidh ay la yeelato Somaliland, balse waxaa jira warar tilmaamaya inay xukuumadahii Somaliland ee kala danbeeyey ay marar badan ganafka ku dhufteen xidhiidh ay la yeeshaan dalka Israel oo ay u arkayaan inuu xumayn karo xidhiidhka sokeeye ee ay la leeyahiin dalalka carbeed gaar ahaana dalalka gacanka cadmeed gaar ahaana dalka Sacuudi Arabiya