Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    30,089
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    79

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Originally posted by NNC: "But these are the facts on the ground and it doesn’t look like the future is going to be any different its just analyze I made"... I don't think you have any idea what is going to happen in the future, so don't jump before you can crawl walaal. In 5 years time I will show u this post and proof 2 you nothing has changed , Humans and muslims plan things there is nothing wrong with planning allah plans as well., we shall see
  2. Originally posted by NNC: You will love that wouldn't you? Somalia will overcome this inshallah. Why would i love the misery of muslim people they are muslim people after all . But these are the facts on the ground and it doesn’t look like the future is going to be any different its just analyze I made The insurgents wont stop gaining power in the south and they cant be stopped , only by force and military might Only then they can be stopped., and its seems like the world is just tolerating them for now , or perhaps they are working on a master plan, to eliminate them To stop these fanatics you need the man power a clear plan to counter attack them you need perhaps another Islamic faction like Ahlu suna waljamaca . This is not a Simple clan ideology these people are determent and according to them they are spreading Islam Around the globe
  3. Madaxweynaha oo Xalay Madaxtooyada Casho Sharaf ugu Sameeyay Gudoomiyaha Doorashooyinka Ghana Written by Qarannews Apr 14, 2010 at 11:19 AM Hargeysa (Qaran News)- Warsaxaafadeed uu soo saaray Afhayeenka Madaxtooyada JSL, Mudane, Siciid Cadaani Mooge, ayaa waxa uu u qornaa sida tan "Madaxweynaha JSL. Mudane Daahir Rayaale Kaahin, Waxaa u xalay Casho Sharaf ugu sameeyey Qasriga Madaxtooyadda Dr.kwadwo Afarigayan, Gudoomiyaha Gudida Doorashooyinka ee Dalka Ghana oo booqasho shan casho ah ku yimi Jamhuuriyadda Somaliland. Madaxweynuhu waxa ugu horantii ugu mahadnaqay Dr.kwadwo Afariyan booqashada uu ku yimi Somaliland waxana uu ku amaanay Dalka Ghana oo ah wadamada Qaaradda Africa ugu horeeya dhinacyada geedi socodka Dimuqraadiyada, isagoo xusay Madaxweynuhu booqashadii uu ku tagay Dalka Ghana sanadkii 2007-dii . Isagoo ka hadlaya nabadgelyada iyo Dimuqraadiyada Somaliland ay ku caano maashay waxa Madaxweynuhu sheegay in Dawladiisa ay ka go'antahay in Dalka ay ka qabsoomaan Doorashooyin Xor ah oo Xalaal ah oo ay ugu horayso tii Madaxtooyadda, sidii kuwii hore ee Dalka ka dhacay. Waxa kale oo Madaxweynuhu intaa raaciyey in kalsooni buuxda uu ku qabo in shacbiga Somaliland ay si nabadgelya ah u dhiiban doonaan Codkooda marka lagu dhawaaqo in Doorashadu ay dhici doonto. Dr.kwadwo Afarigayan waxa isna ugu mahadnaqay Madaxweynaha, Xukumada iyo Shacbiga Somalilandba sidii diiranayd iyo kalgacalkii loogu soo dhaweeyey intuu joogay Dalka . Dr.kwadwo oo ahaan jiray Macalin ka dhigi jiray Jamacadaha Dalka Ghana iyo wadanka Maraykankaba, waxaa lagu tilmaama in uu ka midyahay dadka waayo aragnimada iyo khibrada u leh arimaha Doorashooyinka Qaaradda Africa, waxaana wadamo badan oo Africa ah uu ka siiyey talo bixin iyo tababaro la xidhiidha habka Doorashooyinka. Dr.kwadwo intu joogay Somaliland waxa uu kulamo kala duwan la yeelan doona Komishanka Doorashooyinka, Axsaabta Qaranka iyo Hay'addo kale oo ka tirsan Somaliland". Next>
  4. Very disturbing pictures, but Somalia will remain like this, no government no peace and stability and insurgents are gaining more power and land
  5. Somaliland needs a new vision Udub has been ruling Somaliland for 17 years , and its the same policy no one is denying , we made good progress During Cigaals days and even during ina riyaales Time present day , we secured the borders our military was well trained and well equipped .And we also hold Parliamentarian Elections in 2005 Somaliland current ruling party udub has delayed the elections for a few times the democratisation of Somaliland was deeply hurt by these actions the Voter registration totally failed, a new electoral commission was announced. I have been to hargeisa to, the current hargeisa mayor could not manage a simple fund to reconstruct the second bridge of hargeisa, yet he has time to visit Brasil lol the private sector is going good How ever if we look at our infrastructure it looks like we are missing the base, Modern infrastructure is the backbone of the economy This is the time we need transformation in our infrastructure, Our current government does not have a clear plan for its regional development. Why are you so afraid of the past Cigaal Aun the father of Somaliland was not some one new to Somaliland. Abdiramxaan tuur Aun was not some one new to Somaliland , And silanyo will not be some one new to Somaliland, he was the longest serving SNM chairman, if i trusted him With the chairman of SNM, what makes you think i cant trust him with Somaliland , mah mah baa jirta sxb galbeedka fog dadku ku mah mahaan waxay weye ninka beertiisa fasha ayaa midhaha na farihisa ku cunna.
  6. i am not from east burco , i support kulmiye and change is something we need
  7. Meel taawxidku ku qoranyahay ilahay ina lo dhaweyo wa shay muqadis ah siday somaliland muqadis u tahay
  8. haye wayahay saado cali Khuusuusiga ku darsada , mala xoreyntad sheegeysid bay ka qeyb qadaan.
  9. Aaalia if you want to describe saado cali as a saint, she is just an entertainer, a singer that really wants a clan region within a country and if you portray her as A Nationalist , well i have to disappoint you and tell you how it is.
  10. saado cali wa qarrandiid. wa reer doon. wa xaqiiqa oo dhab oo jirta.
  11. How sure are you that this deal will last , we all know what happened to the last one?
  12. Loooooooooooooooooooooooooool@Serverka mu xumeeyo , Serverkiiba south africa ba lo qaaday lolz. wala so daweynaya
  13. Ethiopia is a majority Muslim Country how ever , they are not the elite of the Country ,Ethiopia with out the northern chiefs Hegemony, Ethiopia is not Ethiopia.
  14. Wefti uu horkacayo Guddoomiyaha Komishanka Doorashada Ghana oo dalka yimi April 11th, 2010 Comments Off Hargeysa (Somaliland.Org)- Wefti uu horkacayo guddoomiyaha Guddida Doorashada dalka Ghana, ayaa maanta dalka soo gaadhay. Weftigan oo ka soo degay Garoonka Diyaaradaha ee Berbera, ayaa dalka u yimi arrimo la xidhiidha hawlaha Doorashada Somaliland iyo diyaar-garowga Doorashada la filayo inay dalka ka dhacdo. Qoraal kooban oo Komishanku arrintaa ka soo saaray, ayaa wuxuu u dhignaa sidan; “Waxaa maanta ka soo degay madaarka Berbera Guddoomiyaha Komishanka Doorashooyinka ee Wadanka Gaana (Ghana), Mudane Afari-Gyn, ninkaas oo ah nin khabiir ku ah doorashooyinku wuxuu waddanka joogi doonaa illaa bishan aynu ku jirno 15-keeda (15/04/10). Waxaana Madaarka Berbera ku soo dhaweeyay Guddoomiyaha Komishanka Doorashooyinka ee Somaliland Mudane Ciise xamari iyo mudanayaal kale oo ka tirsan Komishanka Doorashooyinka qaran Somaliland.” Somaliland.Org Hargeisa News Desk wararkasomaliland@gmail.com
  15. Guddoomiyaha Komishanka Dalka Ghana oo Somaliland u yimi talo la xidhiidha Doorashada Madaxtooyada Written by Qarannews Apr 11, 2010 at 04:34 PM Hargeysa (Qaran News)-Gudoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Dalka Ghana ayaa maanta Somalilnd ku yimi booqasho qaadan doonta muddo shan cisho ah Waxa maanta Guddoomiyaha ku soo dhaweeyay dalka Guddoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Somaliland Ciise Xamari oo ku qaabilay Madaarka magaaladda berbera Ujeeddada booqashada Guddoomiyaha ayaa lagu sheegay inay ku saabsan tahay tababar uu siin doono xubnaha Komishanka Doorashooyinka Somaliland, isagoo horena Itoobiya ugu soo siiyay tababar kale Guddoomiyaha Komishanka Dalka Ghana ayaa ah sida la sheegay rug cadaa waayo arag ku ah arrimaha Doorashooyinka gaar ahaan kuwa Afrika waxaanu casharo la xidhiidha sida loo qabto Doorashooyin cadaalad ku dhisan siiyaa dalalka Doorashooyinka sameeya sida Somaliland oo kale, waxaanay arrintani fursad u tahay xubnaha Komishanka iyo guud ahaanba Somaliland, iyadoo dhinaca kalena Guddoomiyaha Komishanka Ghana ay u noqon doonto waayo aranimo inuu ka korodhsado Somalilnd oo ah Dal illaa hada kalidii isku tashada marka laga reebo kaalmooyin kooban oo ka soo gaadha beesha Caalamka Waxa guddoomiyaha la dajiyay Hotelka Maan-soor ee Hargeysa isagoo muddada uu Dalka Joogo kulamo kala duwan la yeealn doona Madaxda Dalka, kuwa Axsaabta iyo hawl-wadeenada Doorashooyinka oo iyaga si joogto ah ay u wada shaqayn doonaan Waaheen
  16. Guddoomiyaha Komishanka Dalka Ghana oo Somaliland u yimi talo la xidhiidha Doorashada Madaxtooyada Waxa maanta Guddoomiyaha ku soo dhaweeyay dalka Guddoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Somaliland Ciise Xamari oo Hargeysa (GNS) Gudoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Dalka Ghana ayaa maanta Somalilnd ku yimi booqasho qaadan doonta muddo shan cisho ah Waxa maanta Guddoomiyaha ku soo dhaweeyay dalka Guddoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Somaliland Ciise Xamari oo ku qaabilay Madaarka magaaladda berbera Ujeeddada booqashada Guddoomiyaha ayaa lagu sheegay inay ku saabsan tahay tababar uu siin doono xubnaha Komishanka Doorashooyinka Somaliland, isagoo horena Itoobiya ugu soo siiyay tababar kale Guddoomiyaha Komishanka Dalka Ghana ayaa ah sida la sheegay rug cadaa waayo arag ku ah arrimaha Doorashooyinka gaar ahaan kuwa Afrika waxaanu casharo la xidhiidha sida loo qabto Doorashooyin cadaalad ku dhisan siiyaa dalalka Doorashooyinka sameeya sida Somaliland oo kale, waxaanay arrintani fursad u tahay xubnaha Komishanka iyo guud ahaanba Somaliland, iyadoo dhinaca kalena Guddoomiyaha Komishanka Ghana ay u noqon doonto waayo aranimo inuu ka korodhsado Somalilnd oo ah Dal illaa hada kalidii isku tashada marka laga reebo kaalmooyin kooban oo ka soo gaadha beesha Caalamka Waxa guddoomiyaha la dajiyay Hotelka Maan-soor ee Hargeysa isagoo muddada uu Dalka Joogo kulamo kala duwan la yeealn doona Madaxda Dalka, kuwa Axsaabta iyo hawl-wadeenada Doorashooyinka oo iyaga si joogto ah ay u wada shaqayn doonaan Gabileynews -------------------------------------------------------------------------------- Published: 2010-04-11 Source: waaheen
  17. People make this guy bigger then he is , but very funny though lol
  18. My Condolences on behalf of the Somaliland community on Sol.
  19. Originally posted by FIDHIN: I End the story here Dhulku Ma Guuro ee dadkaa Guura. whoever thats isnt happy with somaliland can move out, any1 wants 2 stay WelCome to Hargeisa like Xaabsade got welcomed, i can see those anti somaliland moving already, from Yagoor to Adhi cadeeye, then from Adhi cadeeye to Laas caanood, then from Laascaanood to Tuka raq, and now from Tuka Raq to Buuro wadal, and thats the somaliland border, hehehehe war nimanku dhakhso badana
  20. Originally posted by Jacaylbaro: Someliweyn since 1960 ................ looool
  21. haahey qoladi aan oga na waxa so gaadhay xummadi ictraafka ha sugi wayin
  22. The problem is when a person is mentally occupied by forces from the pirate state , and he is sacrificing everything for the Pirate state that kept him hostage for so long , that made his people live in slums in bossaaso. Yet you keep hiding your insecurity by saying Maakhir is related to Puntland , I pity you , I don’t need to proof anything its you who is not certain about his status in Bugland Your Sorry Minister has been in office for one year and the only thing he achieved was earning the title mini pirate and with the racist remarks such as The people of the ONLF are not Somali people while pleasing His supreme master Melez zanawi. Another sad case for your uncle ilkajir. The only progress you made was putting your self critical situation by putting all your eggs or should I say tuna in one basket , and at the same time sacrificing Your non existent former maakhir coast state plus your Only rightful political seat you had in the past which was the speaker of the parliament of the pirate state , And in return you got Ilka jir What a sad situation you got your self in