-
Content Count
30,019 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
78
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Somaliland Foreign minister meets kenyan Prime minister Pics
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Some of the Somaliland ministers talking about their visit in Nairobi dawasho wacan http://www.youtube.com/watch?v=3DEksOAMNiU&feature=player_embedded#! -
Realizing Strategic Weight of Somaliland Republic in the Region
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
That’s a good message they are sending to the World and in particular the Somaliland government good work by the way, who is by the way the chairman of the Somaliland forum? -
And the legacy continues as the fourth SNM chairman is the fourth president of somaliland
-
There is no difference between awdal or any other region of somaliland , they are very happy with the government if there are criminals with in a region of Somaliland that doesn’t mean the whole region is not happy come on don’t be so naïve. ONLF has nothing to do with awdal or any other region of Somaliland
-
Somaliland Vice President Saylici hits out at ONLF sympathizers
Xaaji Xunjuf replied to Saalax's topic in Politics
Libaahe u know man i have no problem if onlf is willing to fight Ethiopia it’s a cause which they are fighting for their dignity and land , we should not fight Ethiopia’s war how ever, we do not allow people going through our land and then attacking Ethiopia , Ethiopia is our neighbouring country and Somaliland policy towards Ethiopia is one of mutual interest living peace next to each other. -
Originally posted by Thankful: We know this area has been restless since the elections, there have been protests before this one. These current protests are part of a larger issue that the people have with the admin. Whether NW Somalia allowed them to protest or not, their is nothing they can do. Just like they were helpless in stopping 300 men cross the area. There were protests in hargeisa And borama after the elections so big deal, this has nothing to do with elections its rather related to that last incident
-
Somaliland Vice President Saylici hits out at ONLF sympathizers
Xaaji Xunjuf replied to Saalax's topic in Politics
Strong message from the vice president well done -
^^ The protest was not about Elections or anything like that it was about local incident which occurred at mountains of south west awdal. Somaliland allows people to demonstrate
-
Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar: quote:Originally posted by Xaji_Xunjuf: dee wayahay eeh hadaa xarafka Kh laga keenay badanekeeda bariga dhexe maxaynu ereyada loo badalaya ma siiday tahay loogu dhawaaqo haday khiyaamo tahay qiyaamo maha haday kheyr tahay qeyr maha Horta waxaa qoray ma aqrisay, mana dhuuxday? Ku noqo waxaa kor ku qoray ku sharxayna. Ereyada 'kh' ka bilowdo ama ku jiro oo Carabiga kasoo jeedo badanaa marka kaliya 'kh' la isticmaalaayo waa markee magacyada yihiin (nouns, like place names, people's names), sida makhtal, mukhtaar, kheyre . Hadduu erey iska caadi yahay oo magac ahayn markaa 'q' ayaa la isticmaalayaa, sida qeyr . Sharcigaan aniga ma keensan Soomaalidii dajisay afkeena la qoro keensaday, saan loogu wareerin hadhoow, waana wareerka hadda taagan aadan kala garaneynin. Soomaali badan ugu dhawaaqdo 'q' meeshee 'kh' oo afka Carabiga ah ka tahay. Afkeena kuma jiro, carabkeenana wuu qabtaa laakiin iskuma dhibno mana rabno. There are more nuances in Afsoomaali than you realize. It is not only limited to xarafka 'kh' and how we substitute it sometimes. Xarafka 'thaal' ama 'th' kuma jiro Afsoomaaliga, and we instead use either 'd' if it is a strong dhawaaq or the soft 't' if it is not that strong dhawaaq to the ears. A very useful example being the very letter 'th' itself. If, say, we are going to write in Afsoomaali, of course it would be 'daal,' not 'thaal.' Yet writing in 'daal,' it doesn't mean we are mispronouncing it. It just suits to write daal instead of 'thaal' since we don't have the 'th' letter in afkeena. Then there are some Carabi words we borrowed that end with the 't' letter. We usually substitute to 'd' instead because in original Soomaali, there never been a word that ended with the t letter. So instead of writing salaa t , we write salaa d , instead of siraa t , we write siraa d . Waxaan iyo wax ka badan ayaa u baahan in la barto, marka Afsoomaali barashadiisa iyo naxwadiisa waa loo baahanyahay in la wada barto, kumana koobno BTJX kaliya. saaxibow waan ku fahmay laakin aniga na ii fahan waxan ku yidhi afsomaligu xuruf bu leeyahay gramaar na wu leeyahay xarafka hadanaynu qorin oo aynanu ku so darin afsomaliga eeg 1972 afsomaliga lama samayn , eeh wa la qoray ma fahantay afsomaligu wu jiray waligiis ba. sababtan uu leeyahay Kh in la isticmaale weye hadanay xita ku jirin asalki afsomaliga waxa weye hadaanad kh isticmaalin oo aad q u sticmaashid kalmadu sii kala bay noqonaysa oo sii kalay dadku u turjumayan. Magacyada waxan arkay ummada fara badan oo reer xammar ah xita magaca khadar qadar bay ugu yeedhayan xita wa magacyadi waxan anigu marka waxan is yidhi wey is barren carabkoodey barran ama ereyga Kh ayanay karayn. sabbabto ah Ka hor inta la qorin afsomaliga adigu ma u malaysa inay Kh caadi u isticmaalayeen.
-
Originally posted by The Zack: ^You missed my point. I have seen ton of Reer Waqooyis saying "abaayo macaanto" in a very funny and disgusting way. Pretenders are every where. Even though your dialect (Khaldaani)is spoken in a very small parts of Somalia, Reer Xamar dialect is not the most common one either. My dialect is similar to the dialects spoken in Gedo, parts of Mudug, parts of Bakool, Jubbada dhexe, Jubbada Hoose, parts of Galgaduud, parts and Gol-dogob. That is the dailect that the written Somali is based on. Nobody would write something like this "Waar dee waanu doonayoo..." in a formal paper. Where are you from in galbeed zack?
-
Hoggaanka SSC Oo Casuumado Ka Helay DFKS, Itoobiya Iyo Dalka Jabuuti
Xaaji Xunjuf replied to Liibaan's topic in Politics
Libaahe let people dream men -
qaraxii la sheegay inu ka dhacay guriga wasiirka xanaanada xolaha ee JSL oo noqday haanta biyaha kulaylisa oo qaraxday. Shir jara'iid oo ay wadajir u qabteen taliyaha ciidaanka policeka somaliland iyo Badhitaanka ka dib ayaa waxa la ogaaday in aanay ahayn weerer lagu soo qaday guriga wasiirka . Shir jara'iid oo ay wadajir u qabteen taliyaha ciidaanka policeka somaliland iyo badhasabka gobolka hargeysa ayaa waxay ku sheegeen in aanu ahayn weerer uu ahaa qaraxaasi Haanta kulaylisa biyaha qolka lagu maydho Masuuliiyiinta wada qabtay shirka jaraaid ayaa meesha ka saaray in qarax lagu weeraray guriga wasiirka Gabileynews Desk Hargaysa
-
Hoggaanka SSC Oo Casuumado Ka Helay DFKS, Itoobiya Iyo Dalka Jabuuti
Xaaji Xunjuf replied to Liibaan's topic in Politics
maan garan waxa ka maqan ileen dhulka silanyo ba ssc bu ugu yeedha sool sanaag iyo cayn tallow maxay diidanyihin xiin ma qoladu garaadku bintiland ugu yeedhay baad sheegeysa -
Hoggaanka SSC Oo Casuumado Ka Helay DFKS, Itoobiya Iyo Dalka Jabuuti
Xaaji Xunjuf replied to Liibaan's topic in Politics
Somailand wabu is raaciiye sool sanaag cayn togdheer awdal saaxil iyo maroodijeex uun bu ka reeebey war muxu saaxil iyo maroodijeex ugu so qori wayey colorki calanka sl ba ka maqan uun -
Hoggaanka SSC Oo Casuumado Ka Helay DFKS, Itoobiya Iyo Dalka Jabuuti
Xaaji Xunjuf replied to Liibaan's topic in Politics
Waxay ayaamahan faafinayeen in aduunku casuumay oo ay martiqaad ka heleen, ilaa hadana ma sheegin sababta aduunku u casuumay oo u danaynayo. Muxuuse aduunku u casuumanayaa koox fidmowaleyaal ah oo hawd cidlo ah ku gadoonsan? Waxay macno tirayaan mariqaadkii iyo siyaasadii. Waxay been aan jirin ka iibinayaan shacabka SSC. -
Hoggaanka SSC Oo Casuumado Ka Helay DFKS, Itoobiya Iyo Dalka Jabuuti
Xaaji Xunjuf replied to Liibaan's topic in Politics
KOOXDII ISKU MAGACOWDAY HOGAANKA SSC EE LAGA SUGAYEY DIBUXOREYNTA IYO DAGAALKA OO MARKAY FASHILMEEN MARMARSIINYO KA DHIGTAY ADUUNKAA NA MACSUUBAY OO AANU MARTIQAAD KA HELAY IYO WARAR BEENA OO AY INTERNETTKA KU FAAFIYAAN. Posted: September 17/2010, 4:49 pm Sida aad la socotaan kooxdan oo u badan dhalinyaro qurbaha ku raagtay oo ah nooca Soomaalidu ku magacowdo dhaqan celiska, waxay ka kooban yihiin ilaa 30 qof oo ay ku jiraan dhowr isim oo iyana aan qaan gaadh buuxo ahayn oo aan 40 sano buuxin maskaxdooduna aanay taam noqon. Kooxdani ilaa maalintii ay Nairobi isku magacaabeen waxay ku kacayeen falal xunxun oo ay ka muuqato ciyaalnimo, dhaqan la,aan, masuuliyad daro iyo fidmo shacabka SSC iyo reer Puntland dhexdooda. Falalkoodu waxay u badan yihiin falal ay doonayaan inay shacabka SSC ku ******* kuwaas oo qofkastaaba garankaro waxa ay uga jeedaan: Tusaale ahaan: 1.Mudo 3 bilood ah ayey marba NGO isla sawirayeen oo internetka soo geliyaan oo jaaliyadaha dibadaha tusayeen inay yihiin maamul shaqeynaya. 2.Mudo sanad rubiciisna waxay wareegayaan dibadaha oo lahaayeen dalkii iyo dagaal baanu u soconaaye noo qaadhaama. 3.Mudo 4 bilood ah waxay dhuumaalaysanyeen kenya ilaa Somaliya oo ay marma Baabuurta muuska dusha soo qabsanayeen. 4.Mudo dhowr bilood ah ayey marba war been Buuhoodle kasoo dirayeen oo lahaayeen dagaalkii wuxuu ka socda Widhwidh oo Somaliland waan jebinay. 5.Kooxdani ilaa intay dalka dhuumashada ku soo galeen waxaa fidmadooda ku dhintay dad shacab ah oo tiradoodu kor u dhaafayso 32 qof oo dhintay, 14 dhaawac ah, 6 xabsiga mandheera la geeyey iyo degaanka Widhwidh oo Somaliland la wareegtay. 6.Hada waxay lasoo baxeen inay faafiyaan been cad, iyagoo sheegaya in ay casuumad ka heleen aduunka, iyo wadamada jaarka ah, arintan oo ay u arkeen cardkii ugu dambeeyey ee ay isticmaali karaan. Mudo kadib Jaaliyadaha SSC oo ahaa ishooda dhaqaale ayaa fahmay nidaamka ay kooxdani ku xoogsanayaan, dhowrkii lacagood oo ay u soo urursheena ay sixun u isticmaaleen, waxayna ka jareen dhaqaalihii ay ku caawin jireen. Shacabka iyo waxgaradka Gobolka Cayn ayaa iyana gartay kooxdan qaswadeyaalka ah, iyagoo arkay in kooxdani aanay ku soconin talo iyo midnimo SSC, sidaasdarteedna ay abuurayaan dhibaato degaanka Cayn oo keliya ku kooban. Waxay fahmeen in kooxdani ay ka ganacsanayso dhiiga iyo dhibaatada shacabka Cayn, sidaasdarteed waxay kala noqdeen taageeradii ay u hayeen. Hadaba kooxdan markii meelwalba kasoo xirantay oo taageeradii dhaqaale ee jaaliyadaha waayeen, taageeradii shacabka gobolka cayna lumiyeen, dagaalkii iyo kala qaybintii bulshada reer Puntlandna u socon waayey, wadamada deriska ahna fidmowaleyaal looga aqoonsaday, meel walibana kusoo xirantay ayey waxay lasoo baxeen farsamo cusub oo ay mar uun dalka dibadiisa ugaga laabtan. Khiyaamada ay hada la yimaadeen waa tii ugu liidatay oo ah wax aad loogu qoslo oo aan ilmo caruur ah lagu siri karin. Waxay ayaamahan faafinayeen in aduunku casuumay oo ay martiqaad ka heleen, ilaa hadana ma sheegin sababta aduunku u casuumay oo u danaynayo. Muxuuse aduunku u casuumanayaa koox fidmowaleyaal ah oo hawd cidlo ah ku gadoonsan? Waxay macno tirayaan mariqaadkii iyo siyaasadii. Waxay been aan jirin ka iibinayaan shacabka SSC. Xaysimo.com waxay baaris ku sameysay wadamadii ay magacaabeen ee ay sheegeen inay marti qaadeen, ilaa hadana ma jirto wax casuumada oo ay heleen. Xaysimo.com waxay soo ogaatay inay baryahanba ku mashquulsanaayeen farsamadii ay buuhoodle uga noqon lahaayeen oo wadamadii ay qaxootiga ku ahaayeen ugu noqon lahaayeen, iyagoo la meeshii ay ka dhoofi lahaayeen, waxayna taageero waydiisteen kooxda Al suna wajameeca oo ay ka codsadeen inay tahriibiyaan. Waxayna doonayaan inay fashilankooda iyo cararka ay dib u cararayaan ku qariyaan aduunka ayaa na macsuumay. Arintani waxay noqonaysaa riwaayadii ugu liidatay ee kooxdami la timaado. YAA DOONAYA KOOXDAN ADUUNKU MACSUUMAY INAY TAAGEERO DHAQAALE SIIYAAN?