Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    30,089
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    79

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Duke where did i aplaud him i just said lot's of people are paranoid by him like you
  2. Originally posted by General Duke: Its been clear for a long time that the anarchy in Southern Somalia sustains the secessionists project in Hargaysa. The blame was once heaped on Warlords and clan militia as evidence of Hargaysa’s progress. Today it’s the “Terrorist next door” with reference to the Al Shabaab occupied Southern Somalia. How can it be possible that the top leaders of Al Shabaab are now mostly from the Hargaysa clans? Also how can one deny that even a son of a “cabinet” minister of Siilanyu’s went and joined his uncle Godane in Mogadishu and within a fortnight became a brigade commander? Todays alleged findings if true is the smoking gun.. Somaliland is playing with fire by trying to keep the South Central in a state of turmoil and trying to start a war in Puntland.. Emir godane dad badan bu kaga qaylisiyey
  3. Madaxwayne Ku xigeenka Somaliland C/raxman Saylici iyo Wafti Balaadhan oo uu hogaaminayay oo markii ugu horaysay Booqasho ku Tagay Dekadda Berbera. waxa maanta waftigan uu hogaaminayo madaxweyne kuxigeenku soo dhaweyntooda kasoo qayb galay wajiyo aan is arki kari jirin had iyo jeerna hadalo aan munaasib aheyn....... Daawo Sawiradda Berbera (GNS)Madaxweyne kuxigeenka jamhuuriyadda soomaaliland mudane C/raxmaan C/laahi Ismaaciil(Seylici) iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminaayo ayaa maanta markii ugu horeysay booqasho kuyimi xarunta Gobolka saaxil ee berbera. waftiga madaxweyne kuxigeenka oo ay kamid ahaayeen wasiirka wassaarada duulista hawda. wasiirka Maxamuud Xaashi Cabdi Wasiirka wasaarada warfaafinta C/laahi Jaamac (Geel jire) Marwada koowaad ee qaranka jamhuuriyada soomaaliland Marwo Aamina Xaaji Maxamed Jirde(Aamina Waris) afhayeenka Madaxweynaha soomaaliland C/laahi Cukuse Madax barta koolka Madaxweynaha Mudane Maxamed Cimi (Ilkacase) Agaasimaha Guud ee wasaarada kaluumeysiga iyo khayraadka bada C/raxmaan Cawil Xassan iyo mudanayaal katirsan Golaha wakiilada iyo masuuliyiin kale oo tiro badan oo katirsan xukumada soomaaliland waxaana sidiiran ugu soo dhaweeyey deegaanka gobolka saaxil maamulada heer gobol iyo mid degmo. Dekeda iyo dadweyne rag iyo dumarba isu jiray oo reer saaxil ah. booqashada waftigan oo ah tii ugu balaadhneyd ee masuuliyinta ugu sareysa hogaanka dalka kuyimaadan G/saaxil ayaa u muuqatay amaba la sheegay in ay ujeedadeedu tahay in xadhiga laga jaro wixii kafulay balanqaayadii ay xukumada madaxweyne Siilanyo ku sheegtay in kumuujinayaan waxqabadka ugu horeeya 100ka maalmood. dhinaca kale ayaa waxa siweyn loogu soo ddaweeyey madaarka caalimiga ah ee berbera halkaas oo labadii bilood ee udanbeeyey uu kasocday dhisme dayactir. qalabeyn iyo dub u habeyn balaadhan oo laga waday oo laga waday qaybaha kala duwan ee madaarka sida Terminal cusub oo aad u weyn siwaanaagsana loo qalabeyey oo had iyo jeer dadka dhoofayaasha ahi ay kacaban jireen dhinaca adeega iyo terminalka oo cidhiidhi ahaan jiray waxa kale oo dayactir lagu sameeyey Ran wayga ay diyaaraduhu ka haadan qaybo kamida oo daad waxyeeleyey. waxaana saaka xadhiga kajaray madaxweyne kuxigeenka soomaalilan mudane C/raxmaan C/laahi ismaacil (Seylici) waxaana hadaladiisii kamid ahaa sidan"waxa farxad weyn ii ah in aan xadhiga kajaro waxqabadkii ugu horeeyey ee xukumadayadu shicbiga muwaadiniinta ee fiican codkoodna noosiiyey in aanu wax uqabano maanta tan aan xadhiga kajarayaa tahay tii ugu horeysay waxaanan ku amaanayaa masuuliyiinta heer gobol.Degmo.Deked iyo waliba shirkadaha madaxa banaan ee gacanta kageystay dib u habeynta iyo shirkada gacanteeda ku dhistay iyadoon faa.iido kadoonayn waanay ku mahad yihiin insha aalaahu anaguna xukumada ahaan wixii aanu idka balan qaadnay in aanu waxqabad iyo hurumar dhinac walba ah idiin fulin doono daacadnimona idiinku adeegi doono anagoo sida aanu intaba u fulinayno ku dhameystiri doono j/s/l dhamaantii waxaanu intaa kudaray in ay berberi waxqabadkii 100ka cisho ay iyadu ugu horeyso tahayna in lagaga daydo waxaanu raaciyey walaalahayaga mucaaradka ah waxaanu leenahay nataageera marka aanu wax wanaagsan qabano wixii talo ah ee aad nasiinaysana diyaar baanu unahay. waxa isna halkaa hadalkooban ka jeediyey wasiirka wasaarada duulista hawda Mudane Maxamuud Xaashi Cabdi waxaanu sheegay kharashka kubaxay dib uhabeynta iyo dhismayaashaba lacag dhan (110.000)boqol iyo toban kun oo dollar isla markaa (25000)shan iyo labaatan kamida lacagtaa lagu dhisay madaarka ay bixiyeen shirkadaha diyaaradaha ee macaamilka laleh madaarka oo kala ah shirkada African Airways.Juba Airways iyo shirkada Naasha ee maamusha shaqalaha kahawl gala madaarada waxakale oo u amaanay Gudoomiyaha Golaha Degaanka ee berbera cabdale maxamed carab oo uu sheegay in uu waxbadan laqabtay imikana uu balanqadaay in uu dhameystiro wadada isku xidha ran wayga iyo Terminalkan cusub waxakale oo uu wasiirku sheegay in mareeyaha dekeduna wax laqabtay dhismahana uu gacan ka geystay waxaanu yidhi waxan maareyaha isagana ku amaanayaa in uu gacan ka geystay dhismahan waanu ku mahad san yahay waxa uu wasiirku shegay in ay sii wadidoonan waxqabadkooda oo aanay halkaa kujoojin doonin. kadibna madaxweyne kuxigeenka iyo waftigiisu waxay u soo kicitimeen dhinaca dekeda waxaana uu halkaa maareyaha cusubi ku soo bandhigay waxqabad uu sameeyey intii uu maareynta ka ahaa dekeda oo kakoobnaa shan meelood oo uu madaxweynuhu xadhiga kajaray waxaanay kala ahaayeen dhismayaal cusub oo xafiisyo ah iyo xarumo biyo mareena oo ay maraakiibtu biyaha kaqaadan doonan oo la dhigay pep cusub shaqona ay ugu danbeysay wakhtiyadii dawladii maxamed siyaad bare iyo xarun caafimaad oo laqalabeeyey oo aan hore u jiri jirin iyo Xarun Raadal oo laga dheehan karo shay kasta oo kusoo xadguba biyaha bada ee jamhuuriyada soomaaliland iyo xarun lagu kordhiyey dhismaha dekeda looguna talagalay in lagu keydiyo baabuurta soo degta mustaqbalkana laga dhigo xarun lagu rogo koonteenarada sida uu maareeyuhu sheegay waxana xarumahaas oodhan madaxweynaha mid mid uga waramaayay mareeyaha dekeda Axmed Yuusuf Dirir waxaanu madaxwenuhu ku amaanay maareeyaha waxqabadka muuqda ee uu qabtay waxaanu yidhi waa wax lagaga daydo waxa uu qabtay maareyuhu waanan ku amaanayaa waxqabadka fiican ama muuqda ee uu qabtay isaga oo mudo yar oo kooban maamul ka ahaa dekeda.ugu dambeyntiina waxa hadal kooban saxaafada ku siisay xarunta madaxtooyada ee berbera marwada koowaad ee qaranka soomaaliland Marwo Aamina Waris Xaaji Maxamed waxaanay hadalkeeda ku bilawda sida" waxaan aad ugu faraxsanahay aniga oo maanta imi Gobolkaygii aan u dhashay oo ay wax badani iska bedeleen isbedelkii loo bahnaana uu kamuuqdo oo aan laxaqiri karin waxanan o mahad celinayaa dhamaan maamulka gobolka. degmada. maamulka dekeda iyo waliba dadweynaha reer berbera waxanan leeyahay soo dhaweynta aad nasoo dhaweyseen iyo isbedelka aad muujiseenba waa ku mahad san tihin waxaana aan aamaan gaara u soo jeedinayaa wasiirka wasaarada duulista hawda oo qabtay wax aan aad ugu farxay waanu ku mahadsanyahay iyo waliba maareyaha dekeda oo isna qabtay wax lagu diirsado iyo adeegyo aad loogu baahnaa oo dekeda aan hore uga jiri jirin waxa kale oo aan u mahad celinayaa bahda saxaafad oo iyaga qudhoodu hawl mihiima u haya bulshada. haddaba waxa maanta waftigan uu hogaaminayo madaxweyne kuxigeenku soo dhaweyntooda kasoo qayb galay wajiyo aan is arki kari jirin had iyo jeerna hadalo aan munaasib aheyn kaga dhawaaqi jiray fagaarayaasha ololaha ee wakhtiyadii ololihii doorashada madaxtooyada aan filayna in ay sidan wax u dhacayaan qaarkood kamidina ay ka diga rogteena xisbigan talada wadanka haya imika ee kulmiye waxkalena ay isu sawireen iyaga oo ku biiray xisbigii udub ee xiligaa talada hayay iskana dhigaayay qaar xogo badan haya oo waxyeelayn kara siyaasada xisbigaa wakhtigaa ahaa mucaaradka hadana ah xisbilk xaakimka wadanka soomaaliland ah waxaana maanta xafladahan xadhiga lagaga jarayay waxqabadyada xukumada cusub ay kulmisay shaqsiyaad aad ugu kala fogaa siyaasada waxaana qaarkood wajiyadooda laga arkayay amaba aad ka dheehan karaysay jactad iyo firfircooni la.aan aan hore loogu aqoon. dhanka marwada ayaa waxa ay aad ula mubsuuday isbedelada siyaasadeed ee kadhacay gobolkan ay kasoo jeedo oo wakhtiyadii hore ay maamuladii joogeen aan laga axtiraami jirin oo aanay kala kulmi jirin wax ay ku faraxdo laakiin maanta ay ahayd mubsuud. waxaana maanta loo arkaayay marka laga yimaado marwada koowaad ee qaranka s/land in ay tahay inan timi gobolkeedii Maxamed Ismaaciil Cumar (M.Biid) Gabiley News Reporter Berbera Somaliland
  4. So bintiland it is according to garaad jamac garaad cali
  5. Originally posted by Qandali: ^Astaqfurulah dheh, war nin gaalnimo kudhintay, looma dhuceeyo! Subhanallah, dadkaan caqiidadi iyo Politics-ki ayaa isaga khaldan. rest in peace ma duca war umadan qof bina adan ah dhintay ma waxad u didaysa inan idhaho ku nasso nabbad
  6. Originally posted by NGONGE: quote:Originally posted by xiinfaniin: Notwithstanding the gang-signal like secessionist affiliation with Oodweyne here, the absence of Oodweyne from these boards when Somalia’s political events (Somaliland included) are taking a fascinating turn only suggests that he sort of begun to see the writing on the wall as it were as far as the separation of Somalia is concern . The Guru sends you his regards and says: Mr. Xiiny, On the contrary, matey, for it's the case of: If, only, Mr. Xiiny's peace caravan could make that fictitious "legal union" (that has ceased to have any political force to be reckon with, indeed), other than in his own imagination , ever more pertinent reality to a country call Somaliland. Since, his political hero - i.e., the said Sh. Hotel - can't set foot in Somaliland, nor can he rule it from the ground up (which is where this talk of legality ought to really matters, indeed) other than to claim a bogus "jurisdictional ownership" of it through the BBC's airwaves. No wonder, you have yet to come to terms with the idea of Somaliland's agenda of ignoring any "new government" that has been form for Somalia - be it this one of Sh. Hotel or be it all of the previous one put together, indeed, at least ever since that year of 1991 . But, then, again, dear old Mr. Xiiny and political acuity were never a good bed-follows, indeed; since, his is the idea of thinking that what "barrel-of-the-gun" have ordained it (or at least have created it, which is the case of Somaliland), with a copious blood been shed along the way to boot, no less, can be nullify by a "piece-of-paper" that has ceased to have any "political force" of it's own, or at least have no way of making a good on it's bogus claim when it comes to other's political destiny, indeed... But, there were are, it seems to me with dear old Mr. Xiiny and his argument. And therefore, not much ought to be held against him; since he, really, can't helped it other than being a "wilting-with-the-wind-political-shirt-changer" with a hazy grasp of real reality of the Somali's territories, particularly, that of Somaliland, our acquaintance, indeed…. [big Grin] Regards, Oodweyne. (war he's here even when he's not. His previous replies can answer any current question. Bilaash Guru ku mu noqon). Ngonge = Oodweyne
  7. Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Xadhiga Ka Jaray Terminalka Labaad Ee Ay Dadku Ka Dhoofaan Ee Madaarka Magaalada Berbera. Berbera (Ramaas) Okt. 27, 2010 - Wefti ballaadhan oo uu hogaaminayo Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil [saylici], ayaa gaadhay magaalada Berbera ee xaruunta Gobolka Saaxil. Weftigan oo u jeedadiisa lagu sheegay inuu xadhiga ka jaro dhismayaal dayactir lagu sameeyey oo ka mid ah madaarka caalamiga ah ee diyaaraduhu ka haadaan ee magaalada Berbera, waxa ku wehelinayey Wasiirada Warfaafinta Wacyi-gelinta Md Cabdilaahi Cismaan Jaamac [Geell-jire], Duulista iyo Hawada Md Maxamuud Xaashi Cabdi iyo Marwada koowaad ee dalka Marwo Aamina X Maxamuud Jire [Aamina Waris]. Markii uu weftigu gaadhay garoonka diyaaradaha ee magaalada Berbera waxa uu xadhiga ka jaray Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Md Cabdiraxmaan Terminalka labaad ee garoonka diyaaradaha ee ay dadku ka dhoofaan oo isagu dunsanaa tan iyo markii dalka dib loogu soo noqday. Md Saylici oo halkaas hadal kooban ka jeediyey, ayaa sheegay inuu aad ugu faraxsan yahay inuu maanta furo Terminalka labaad ee madaarka Berbera, isagoo ugu mahadceliyey Wasiirka Duulista iyo Hawada oo uu sheegay inuu aad ugu dadaalay sidii u furi lahaa Terminalkan oo aad ay ugu baahnaayeen dadka madaarkaas ka dhoofa. Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil [saylici], ayaa waxa kale oo sheegay in xukumada cusub ee Somaliland ay soo bandhigi doonto wax qabadkeeda marka ay dhammaadaan 100 cisho ee ay qabsatay, wakhtigii ay xilka dalka la wareegtay. Wasiirka Duulista iyo Hawada Md Maxamuud Xaashi Cabdi oo isna halkaas ka hadlay, ayaa sheegay in markii uu arkay dadka ka dhoofa madaarka Berbera oo isku meel kaliya wada maraya uu go’aansaday inuu dayactiro Terminaalka labaad ee ay adeegsadaan dadka ka dhoofaya madaarka, isla markaana waxa uu tilmaamay inuu furitaanka terminalkani uu ka mid ahaa siyaasada xukumada cusub, maadaama oo xidhnaa mudo ku siman 20 sannadood. Sidoo kale waxa iyaguna halkaas ka hadlay Wasiirka Warfaafinta Wacyi-gelinta Md Cabdilaahi Cismaan Jaamac [Geell-jire], iyo Marwada koowaad ee Madaxweynaha Somaliland Marwo Aamina X Maxamuud Jire [Aamina Waris]. Intaas ka dib waxa uu Madaxweyne ku xigeenka Somaliland uu xadhiga ka Terminalka labaad ee madaarka Berbera. Sidoo kale waxa uu Md Saylici furay Tower weyn oo isgaadhsiineed oo laga hirgaliyey gudaha dakeda Berbera, kaasoo lagu ogaandoono wixii maraakiib ama doonyo ah ee soo gala biyaha Somaliland iyagoo meel aad u durugsan maraya.
  8. Originally posted by Taleexi: Dhegahaygu waxaanay maqlin ha ku khasbin so garaad jamac garaad cali didn't say bintiland what did he say then
  9. ^^ yeah then faisal cali waraaabe ayaa ku tilmaamay wax aan ragga lugu sheegin
  10. Garaad jamac gave the nick Binitland thats a fact. Taleexi wu dhageystey wu is diidsinaya laakin lol
  11. taleexi ,, Garaad jamac garaad cali invented ssc so you should support him no matter what , no garaad selebaan in the house saaxib.
  12. Jb universal tv is back in somaliland warki wasiirka cusub eeh yimi wey so dayeen eeh do you have the video if you have post it.
  13. kamid ahaa Malayshiyaadka Jabhada SSC ay gaareen Deegaano katirsan degmada Widhwidh kadib markii ay si rasmi ah uga goosteen Kooxda SSC Kolka halkay u goosteen
  14. Liibaan soodiinki xabashida necba maxa is badalay hada ingriiska lugu kulmo tallow ma wax ba is badalay lol
  15. oo ma budhcad badeedki bay isku dhibeen 300 oo ciidan waba ciidankooodi oo dhan eh
  16. Originally posted by Jacaylbaro: Ciidama 300 gaaraya oo ka goostay Uruurka SSC sheegayna in aysan ka mid ahayn Uruurka Ciidama gaaraya 300 oo asgari oo ka tirsanaa Uruurka SSC ayaa la sheegay in ay Uruurkaa iskaga baxeen sida uu Cadeeyay Yaasiin Xirse Faarax oo ahaa sargaal ciidamadaa ka tirsanaa oo waraysi siinayay warabaahinta Magalada Garowe . Sargaalkaa ka tirsanaa Saraakiisha Uruurka SSC ayaa sheegay in ciidamadaa tira ahaan gaaraya 300 oo asgari ay Uruurkaa maanta iskaga baxeen kidib markii ay ******** in Uruurkaa uu ahay mid kala dhantaalaya Puntland waa sida uu hadalka u dhigay. “ Aniga iyo ciidan gaaraya 300 ayaa ka baxay uruurka SSC, waxaana uga baxnay markii aan ogaanay xaqiida dhabta ah ee jirta, oo ah in Uruurkaa uusan ahayn mid in uu Gobaalo xureeya raba, balsa uu yaha hadafkiisa in Puntland uu kala dhantaalo” sidaa waxaa yiri Yaasiin Xirse Faarax. Yaasin ayaa sheegay in aay iminka asaga iyo ciidan uu hugaaminayo ay ku sugan yihiin deegaanka Balacade ee degmada Widh Widh hoos yimaada, waxuuna sheegay in degmadaa Widh Widh oo gacanta uu ku hayo Maamulka Soomaliland ay ka saari doonaan . Degmada Widh Widh ayaa muda dhoor maalmood laga joogo waxaa xoog ku qabsaday Maamulka Soomaliland Ciidama ka amar qaata waxuuna sargaalkaa arintaa ku eedeeyay in ay ka danbeeyay Uruurka SSC sida uu hadalka u yiri . Uruurka SSC ayaa muda sanad ku dhawaad ah dhisan waxaana ururkaa lagu dhisay Magaalada Narobi ee Dalka Kenya hasayeeshee dhoor jeer oo hore ayay dhacday in khilaaf nuucaan ah soo kala dhaxgalo beelaha ku midasan Uruurka . RBC NEWS 300 oo ciidan ah oo waba ciidankoodi oo dhan eh
  17. Faroole intu dagaalki attam ka so baxsaday bu hada slaamihi shirinaya cajiib
  18. red sea she has one daughter Muuse ismacil qalinle bay u dhashay
  19. Saado cali warsame yaan wax laga sheegin haday u heesto dadkeeda she can do so , heesaheedu are nice songs wa gabadh reer somaliland ah