Maaddeey

Nomad
  • Content Count

    4,297
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Maaddeey

  1. Dagaalo galabta ciidamada dowladda iyo kuwa Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ku dhexmaray deegaano hoostaga degmada Waajid ee G/Bakool.

    Posted: 10/15/2009 8:39:00 PM

    Shabelle: WAAJID

    Abaaro 5-tii galabnimo ayaa wararku waxaa ay sheegayaan in dagaal uu ka qarxay deegaanka Lagu Magacaabo Buur dhuxule oo 30-km u jira degmada Waajid ee gobolka Bakool.

    Dadka deegaanka ayaa Idaacada Shabelle waxaa ay u sheegeen in dagaalku uu u dhaxeeyay ciidamo ka tirsan dowladda KMG ee Soomaaliya gaar ahaan kuwii ku sugnaa degmada Yeed ee gobolka Bakool kuwaasi oo weerar ku soo qaaday ciidamo kale oo ka tirsan Xarakada Mujaahidiinta AL Shabaab kuna sugnaa deegaanka Buur Dhuxule.

    Dagaalka ayaan ilaa iyo hadda la ogeyn qasaaraha ka dhashay waxaana inoo suurta gali weysay Xariiro aan la samaynay Xarakada Mujaahidiinta al Shabaab si aan waxbadan uga ogaano dagaalada iyo qasaaraha ay geysteen.

    Balse Aadan Max’ed Nuur (Aadan Sarasoor) oo sheegay in dowlada KMG ee Soomaaliya uu u qaabilsanyahay gobolada Bay iyo Bakool oo caawa la hadlayay Idaacada Shabelle ayaa waxaa uu sheegay in ay kala wareegeen Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab deegaanka ay weerarka ku soo qaadeen.

    Waxaa uu intaasi ku daray in qorshahaani uu ahaa howlgal ay qaadeen ciidamada dowladda waxaana uu ka gaabsaday qasaaraha dhinacooda iyo dhinaca ka soo horjeeda dagaalka uu u geystay.

    Ilaa iyo hadda warar dhab ah lagama hayo dagaalka iyo qasaaraha uu shacabka u geystay,waxaana sidoo kale aan si dhab ah loo ogeyn cida gacanta ku heysa deegaanka Buur Dhuxule oo ka tirsan degmada Waajid ee gobolka Bakool.

    Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.

    Dhageyso wararka 7:00-Fiidnimo Habeen walba adigoo raacaya tilmaamaha Wabseydka.

    Fadlan wixii Qalad ah Nala Soo xariir radioshabelle@ymail.com

  2. Dagaalo galabta ciidamada dowladda iyo kuwa Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ku dhexmaray deegaano hoostaga degmada Waajid ee G/Bakool.

  3. Jamaal, have faith Brother!, and I know u do.

    We need the Sayyid Mohammed of the 21st century, and I'm sure he's out there!, he could be u.

    Waa inuu Gabayga si fiican u yaqaannaa! (gabayaa i haaya) haddaan qooraansadayna.. wax baa ii baxay!, kuwaan qof kaloo ka reyn karta maleh oon ahayn nin aqoonta uu u leeyahay ey uun tahay: "WAMAA KAYDUL KAAFIRIINA ILLAA FII DALAAL", aayadda ha la ii saxo! illeyn horaa loo yiri: LIBAAX NINAAN AQOON BAA LAX KA RITA!, waa inuu laan dheer yahay, uusanse qabyaalad aqoon, waa inuu Diin leeyahay, haddana Siyaasadda uga badiyaa (siyaasada waxaan uga jeedaa, kasbashada dadka & sasabashadooda)markii kaas la helo IA, " YAWMA'IDIN YAFRAXUL MUSLIMUUN" AL-SOOMAALIYUUN, Gaalo, shisheeye & Jinni & Jaan oo dhanna markaasey "kobteey ma aragtay" ku dhici doontaa!

    Af-carbeed, ma lagu soo qori karaa halkan?

  4. Sacad & co. Source please!

    Warka iska hubiya bal horta!

    Waa la dagaalaa waana la heshiiyaaye, dagaalkooda hadda ee dhexdooda ma wuxuu ku tusaa inay qaldanyihiin?.

    Hadaad tiraahdo "Haa", waxaan ku leeyahay waa runtaa, laakiin yaan qaldamin?, annagoo dagaalkeennu ku egyahay keyboard-ka aa xad-gudubkeenna dhexdeenna laga yaabanyahaye, ninkii NAAR holcaysa ku hubeysan ka warran?.

    Adinka lee waaye!

  5. Juuje, mahadsanid!, i'm listening to his Qudbo naaw!, Caddow waa nin daacada, Diin & wixii uu west-iga kala yimid (oo wanaagsanaa) ayuu isku darsaday!,AhmdA/laahi-na waa Maamulihii hore ee Muassasada Imaam Al-Shaafici.

    Addow wuxuu yiri: "dal Muslim waxaa garan kara faa'iidadiisa qofkii ku noolaada dal aan Muslim ahayn, Musqusha hadaad gasho waxaad ku astanjooto ma leh, maqaayadda aad gasho xalal ma ka heli doontaa..waxaad u socotaan dal Muslim ah, wax idinkama halaabaayaan Insha Allah.."

    Jazahullaahu Khayran.

    PS. Kaalay amaan shaqo ka raadsadaa haba iga raacdee!

  6. Maasha Allah, Malika, i wanted to help, i couldnt come up half of what u gave, i even thought of "changing the DOB ASAP"!.

    I used to check Indian shops windows to see what they have, but now its the East YURUBIANS, u can even find some help from ur local Mosque/Centre, but i'm not sure if the sis attends one.

  7. Originally posted by nuune:

    lool@Maaddeey
    :D:D:D
    qarxiska jooji

    Cowke, the onlf leader was interviewed by Alsharq Alawsat(number one arabic newspaper in the world), every Somali politician or leader says dat we are all arabs, it is a political stunt to score points!!

    lool @ Xaaji, xalaal calaynaa xaraam calaykum waaye, wa duul qaraxsan!

  8. Originally posted by Cowke:

    but their abadoning somali-nimo and adopted gemal abdel-nasser pan-arabist idealogy which TOTALLY FAILED in the 60's by the way.

    Anyways it just shows the hypocrisy in the onlf and their supporters yet again.

    How did he abandon Soomaalinimo when he clearly says Dad Soomaaliyeed oo carab ah!?

    Soomaalidu ma carab baa waa dood kale, laakiin ninkaan soomaalinimo ma diidin.

    Siyaasad ahaanse waa saxsanyahy, Carabtuu rabaa inuu ku laxawsado!.

    Abdullahi Yusuf-ba waa kii lahaa JABARTI ayaan nahay!

  9. Horta, ani Ngonge inuu BnP-ga halkan yahay waan ogaa, meeshuu ka yimid & meeshuu ka soo jeedo & maseyr ama (Kulli isku dar) waxay tahay ma ogiye dadka cusub waa haayaa kolley.

    Su'aal meeqa post aa looga taqalusaa Alien status-ka, kan markaas anaa meel la yaqaan uga soo haraayee!

  10. lol@Cawaale, adi ninyahabow ma i dhaaftidoo..

    horta adi deris maan ahaan jirnay mise..? ciddoo naga dambeysay oo Gurigooda C/bileha dhashiikaha ku rakiban yahay lagu xareeyn jiray lee amaa tihiin? sug adi.. aadaale aada 2 aan 2 u geynaa waxaad tahayna anaa keenaayo! fhih!